malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Cillsuldane stick to the topic your Joke sxb stop repeating same nonsense - your words will Not Kill Somalia ........... "Insanity is repeating the same Thing <cite> @CidanSultan said:</cite> No real army in Somalia other then foreign troops. No trust on government, severe curroption. The average somali on the street does not see any real improvement in 2 decades. And you still think Somalia is not dead. Somalia is dead: it reminds me of those nature shows a rotting Karkis that is being slowly chewed up by oppertuntistic scavengers. Step one is to remove all foreign troops. For the first time, Somali farmers are turning themselves into suppliers of high-quality food assistance for their fellow Somali people Mogadishu is a city undergoing a massive economic boom that has not been seen for two decades. There are new hotels, housing complexes, restaurants, and taxi companies opening up each day. More than 60,000 Diaspora Somali have returned to take advantage of the business opportunities that are now available. The Somali Diaspora has been joined by regional investors from Uganda, Kenya, Ethiopia, as well as India, Egypt and China. More than 20 European, Asian and African countries have opened embassies in Mogadishu, which indicates how much varios governments are interested to capitalize on the ongoing reconstruction of Mogadishu and Southern Somalia. Mogadishu Apartments
  2. <cite> @Miyir said:</cite> XX Qoslaaye and Jawaari started the 6 state to frustrate Jubaland, is it going to work for him to convince the people of Baydhabo to support 3 state? going to be hard sell, people don't trust him anymore, looks like they feel betrayed by Qoslaaye, ma caqli badna lataliyaal fiicana mahaysto, why go to Baydhabo now? if he fails this time it will weaken his presidency big time. well done by The President Sh Hassan and Guddoomiyaha baarlamaanka for visiting Baydhabo ee xarunta gobolka Bay in times of Turmoil and unrest . All Federal states in South are KMG and not permit - . The Country is at war with Terrorist the two Group in Baydhabo are to reconcile . The Gov visit sends strong signal that Somali Gov and the people will solve their internal issue.
  3. Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo Axad, Maarso 30, 2014 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo gelinkii dambe ee maanta ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa maanta gelinkii hore gaaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa oo isugu jira xildhibaano iyo wasiirro dowladda Soomaaliya ka tirsan. Inkastoo Jawaari uusan la hadlin warbaahinta markii uu ka duulayay Muqdisho ayaa waxaa haddana wararka la helayo waxay sheegayaan inuu isku dayayo sidii uu u fududeyn lahaa in madaxweynuhu uu la kulmo maamullada is-diiddan ee kuwada sugan Baydhabo. Wararka ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha iyo gudoomiyuhu ay kuwada sugan yihiin xerada 60-aad ee ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin Baydhabo, iyadoo aysan jirin wax kulammo ah oo billowday. Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa ku wehlinaya safarkiisa tiro xildhibaanno ah oo kasoo jeeda gobollada Koonfur-galbeed Soomaaliya, iyadoo madaxweynaha iyo wafigiisa aysan u suuro-gelin inay maamulada laga dhisay Baydhabo kulamo la yeesahaan tan iyo markii ay maanta tageen degmadaas. Xaalada degmada Baydhabo ayaa daggan caawa, iyadoo ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda Somalia ay ammaanka aad u adkeeyeen, mana jiraan wax isku socod ah oo Baydhabo ka caawa. Booqashada madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka ayaa salka ku haysa sidii la isugu dayi lahaa inay xal ka gaaraan khilaafka u dhexeeya maamullada laga dhisay Baydhabo, iyadoo maamulladan uu u dhexeeyo khliaaf xooggan. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa bishan looga dhawaaqay labada madaxweyne oo kala hoggaamin doona maamullo laga dhisay magaaladaas oo midkood ay lix gobol ku mideysan yihiin, halka kan kalena ay ku midesayn yihiin saddex gobol. Lama oga natiijada kasoo bixi doonta booqashadooda, iyadoo maamulka Koonfur-galbeed ee ka kooban lixda gobol oo ay dowladdu horay u diidday uu sheegayo in Baydhabo aysan ka jirin laba maamul, maamulka ka jirana uu yahay maamulkooda oo keliya. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  4. \\ This two need to cease fire - stop the killing of civilians Shabakadda Caasimada Online ayaa in muddo ah u kuur galeysay dilalka ka dhaca magaalada Kismaayo iyo cidda fulisa. Waxa ay ogaatay in dilalka inta badan ee ka dhaca magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, aaney geesan Al-Shabaab balse ay geestaan maleeshiyaad xiriir la leh Axmed Madoobe ama ay isku qabiil yihiin. Nin 35-jir ah oo dhawaan ka yimid Kismaayo wax badanna xog u haya sidda dadka loogu laayo Kismaayo iyo cidda fulisa ayaa xog badan nooga warramay. Wuxuu sheegay dilkii ugu dambeeyay ee Khamiistii loogu geestay Kismaayo ilaa seddax qof oo shacab ah ay fuliyeen maleeshiyaad ay isku qabiil yihiin Axmed Madoobe, kuwaasoo ka careesnaa dilka sarkaal ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubba oo ku geeriyooday qarrax loogu xiray gaarigiisa. “Haddii aan idiin sheego sidda dilalka uga dhacaan Kismaayo inta badan horta waxaa geesta maleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan, kuwaasoo aaney jirin cid ay ka amarqaataan, Shabaabku ma badna dilka ay geestaan oo waa la bargaranayaa, Ugaaskii beesha Cawramala waxaa dishay Shabaab oo labadii dhallinyaro ee dishay gacanta ayaa lagu hayaa, laakin dilal kale ee sidda wadarta uga dhaca Kismaayo waxaa geesta maleeshiyaad hubeysan” Waxaan weydiinay sababta loo dilo shacabka? Wuxuu caddeeyay in habeeb kasta Kismaayo dad lagu dilo “Tusaale marka ay dhacaan qarrax ama sarkaal laga dilo maamulka KMG ah waxaa dhacda in maleeshiyaad hubeysan oo ay isku heeb yihiin ninka la dilay ay weerar ku soo qaadaan xaafadaha ku dhowdhow goobta dilka, waxa ay aruuriyaan dadkii halkaas joogay, haddii ay 20 ahaayeen 10 ayaa la soo celiyaa inta kale waa la laayaa oo meydadkooda ayaa la soo dhigaa magaalada cid ka hadli karto ma lahan, dadka siddaas ayaa loo laayaa” ayuu yiri ninkan noo warramay oo diidday in magaciisa aan xigano. Goorma ayey dhacaan dilalka noocan oo kale ee shacabka lagu baabiyo? Wuxuu sheegay inta badan dilalka loo geesto shacabka in ay dhacaan marka uu maqan yahay Axmed Madoobe, waayo ciidamada wax laaya inta badan ma jirto cid ay ka amar qaataan balse waxa ay ka cabsadaan Axmed Madoobe oo marka uu joogo waxba ma geesan karaan” ayu yiri. “Nin aan daris nahay oo dawaarle ah ayaa ku jiray dadkii ugu dambeeyay ee la dilay, markii aan dhahay maleeshiyaadka wax dishay oo aan qaraabo nahay maxaa loo dilay ninkan miskiinka ah ee waxaas aan ku lug lahayn waxa ay ku lee yihiin waa ay islee yihiin kuwa wax dilay kuwan” Ugu dambeyn wuxuu muujiyay rajjo aan fiineen oo ah haddii ay Kismaayo siddan ku socoto in ay noqon doonto magaalo dhiib badan lagu daadiyo oo dhibaatooyin ay ka dhacaan. Caasimada Online Xafiiska Wararka Kismaayo Caasimada@live.com
  5. Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa dib Uga soo baxay Fadhiisimadii ay Dhowaan Ku Durkeen kadib dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay sameeyeen Ciidamada maamulka Puntland. kuu waan ma argaagix Puntland kkkkkkk they look like milities from 90s lol Thanks to Ethiopia For Keeping the peace in Northern Part of Somalia
  6. <cite> @Hawdian said:</cite> ^ what about Kabakutukade and Aweys, ether its all of them amba ruunta leysu shegayaa . Markas kuwa ka billow . Secondly you talking tough but seems not to understand the reality on the ground which is that as long as foreign troops are in Somalia and specially Ethiopia and Kenya neigbouring countries there will be a constant popular resisstant to remove ajnaabis from the country.get real and cut the propoganda. Kabakutukade and Dahir Aweys and Gadone are no different - In fact i would like to see Kabakutukade and Dahir Aweys killed and tortured first as they enjoyed the misery of their people and region . Terrorist have No Toll sxb -
  7. <cite> @OdaySomali said:</cite> Key words:" qayb ka mid ah". The question is how significant and influential within the group is this "qayb". Cabdulahi Godax spoke very soft Grave mistake in my opinion i believe all Alshabaab Leaders are ought to be Hanged in Public , those who planed and send suicide bombers to Schools - Markets not to mention shelling innocent people at night intend to Kill and cause instability - , Alshaabab is the enemy of Islam And Somalia -
  8. DF oo xaqiijisay in ay wada hadal kula jirto garab ka mid ah Al-Shabaab Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Soomaliya ayaa markii ugu horreysay daboolka ka qaaday in ay wadahadal kula jirto qayb ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab. Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in dowladda ay wadahadallo kula jirto qaybo ka mid ah kooxda Al-Shabaab. Wasiirka waxaa kaloo uu sheegay in Al-Shabaab siddii loo maleenaayay aaney ahayn oo ay ku jirran dad diyaar u ah in lala hadlo sidda uu yiri. “Al-Shabaab annaga seddax qayb ayey noogu qaybsan yihii, qayb waa kuwa ajaaniibta waa in ay dalka isaga baxaan wax kale oo noo dhexeeya ma lahan, kuwa labaad waa hoggaamiyaasha Shabaab, waa ku aragti shisheeye wada oo dalka raba in ay burburiyaan, haddii ay diyaar u soo nooqdaan in ay nala hadlaan waa soo dhaweneynaa, qolada seddaxaad waa dhallinyarada u dagaallama kuwaasoo dhaqan celin ayaan u sameeneynaa oo haddaba 800 ayaa xareesan” ayuu yiri wasiirka. Waa markii ugu horreysay oo dowladda Soomaaliya sheegto in uu wadahadal u socdo qaybo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida. Al-Shabaab waxaa hadda laga qabsaday magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana ugu dambeeyay Ceelbuur. Dowladda waxaa hadda gacanteeda ku jirra Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab balse aan isku mowqif ahayn Axmed Godane.
  9. <cite> @CidanSultan said:</cite> Trip advisor: make sure you hire a band of bandit if you want to walk around the city state Aadan Cade Airport is too Small for Mogadishu - The SFG has started building new Airport in Daynill which will ease the Traffic jam. A New Somalia is developing state of the art Infrastructures - Roads - Hospitals - Schools - Airports - Hotels and etcs . CiilSuldane
  10. Guddoomiyaha Isbahaysiga Nabadda Soomaaliyeed, C/llaahi Sheekh Xasan Cali ayaa si kulul u naqdiyey hadal qadaf ahaa oo uu Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka Kenya, Faarax Macaallin Dawaare ku aflaagaadeeyey beesha H******. C/llaahi Sheekh Xasan oo xalay u waramay Barnaamijka Wareegga Wararka ee 24-ka saacadood ee Idaacadda Dalsan Radio, ayaa ku tilmaamay Faarax Macallin nin dhunsan oo Qowmiyad dhan ku xad-gudbay, wuxuuna ugu baaqay maadaama uu Kenyaati yahay inuu ku mashquulo danaha Kenyaatiga. “Ma jecli inaan u jawaabo Faarax Macallin, haddana waa aflagaado ka soo baxday nin dhunsan oo dhalasho kale haysta” ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan oo xusuusiyey Farax Macallim inuusan ku mashquulin Qowmiyadaha Soomaalida, maadaama uu isagu Kenyaati yahay. C/llaahi Sheekh Xasan, waxa kale oo Faarax Macallin kula taliyey inuu ka hadlo Falkii ay Kuukuuyada u geysteen awoowayaashii iyo Ehelladiisa nolosha lagu gubay 80-maadkii iyo Xasuuqii Wargalo. Dhinaca kale, Siyaasi C/llaahi Sheekh Xasan waxa uu Wareysigiisa ku xusay inuusan Faarax Macallim xaalladiisa caadi ahayn tan iyo markii laga qaaday Xilka Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka iyo Kursigii Xildhibaanimo. “Faarax Macallim waxa uu ku saaqiday Siyaasadda, markii uu Guddoomiye ku xigeenimadda iyo Kursigii Barlamaanka waayey waxa uu noqday qof aan caadil ahayn” ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan.
  11. AU and Somali Forces seize Al Shabab’s biggest stronghold in central Somalia Mogadishu (HOL) - The Somali National Army and the Ethiopian contingent of African Union Peacekeepers have on Wednesday reclaimed the strategic City of Elbur in the central Galgadud region which is about 376 kilometres north of the capital Mogadishu. The allied forces happened to enter the city after engaging in a fierce fighting with Al Shabab militants in the Washaqo neighbourhood about three kilometres north of Elbur. “The situation is now calm, the Somali national Army and the AU peacekeepers entered the city at about 1: 30 PM local time” a Somali military official in the city told the media. The militants fled toward the village of Jacar which is about 52 kilometres from Elbur along the road to Mogadishu. It took three days to the Somali Army and AU forces to enter Elbur, as the militants were trying to defend their grip on the city. Earlier the allied forces seized more villages along the road between Elbur and the region’s provincial capital Dhusamareeb which is about 100 kilometres north of Elbur. Those include: Ceel La helay, Ceel-Garas and Ceel-Qooxle. Meanwhile, tens of thousands of families who fled from the city earlier in the week have sought refuge into the Shiilka village which is about 5 kilometres south of the city along the road that leads to the Somali capital Mogadishu. Email:islow@hiiraan.com
  12. Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel \\\ Indhosheel Has formed ties with Mogadishu Mastered the art of Politics , Khatuum State is off Limit for the Hargeysa Admin - Indosheel will be giving Mashruc Culus ay-malgalisay-dowlada ........ lol
  13. Wuxuuna sheegay In Dawladii Siyaad bare ay dagaal la galeen Hadana ayna waxba ku ahayn inay Puntland iska dhiciyaan. Faysal Waarab Is confused - Beesha Lasqoray Makhir where fighting along side Siyaad Barre Regime this just adding salt to the injury of Hartismaa Waxa sheekada noqotay Qaabil iyo argixiso ladirir
  14. Faysal Waraabe oo ku dhowaqay Inaan *****u kala hadhin, Dagaal Lagu Qaado Beesha Garowe ee P/land Hargeisa (Kalshaale.com) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID ee Maamulka Hargeisa ayaa Madaxwaynaha Maamulkaasi ku Qabsaday Xilkiisii, Wuxuuna ka hadlay Safar uu ku baxayo iyo Wadamo Tiro badan oo uu soo marayo. Dhinaca kale Faysal Cali Waraabe ayaa Beesha ***** Iyo Maamulkoodaba ugu Baaqay Inaan loo kala hadhin Sidii laysaga Difaaci lahaa waxa uu ugu Yeedhay Maamul beeleedka Garoowe, Ciidamadana Loo wada Gayn lahaa Jiidaha, Wuxuuna sheegay In Dawladii Siyaad bare ay dagaal la galeen Hadana ayna waxba ku ahayn inay Puntland iska dhiciyaan.
  15. Arab leaders must rise to regional challenges, President declares as Arab Summit opens in Kuwait His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today arrived in Kuwait City for the Arab League summit. The President said: “Arab nations need to rise to the challenges that collectively face us. We lag behind in terms of human development and we need to do much better adapting our political institutions to the twenty-first century. The old models haven't worked. We must now demonstrate unity of purpose if we are to make the progress our people deserve.” Arab leaders will be discussing resolutions on the crisis in Syria and the Arab peace initiative. Arab countries were important diplomatic and development partners as Somalia was rebuilding its economy and political institutions, the President said. He will have a series of bilateral meetings with Arab leaders focused on a range of issues. “We will be discussing peace-building initiatives and development projects and updating our colleagues on the success we are having in our offensive against Al Shabaab,” the President said. “After the military victory against our enemies we will be looking to find a lasting solution to the conflict and repeat our unconditional offer to work with all Somalis who renounce violence. We are all Somalis and must join forces to rebuild our country.”
  16. Congrats to the newly formed Somali Arm Force after length of hard Training inside and outside the country , They are showing their skills and bravery in the field . Somali Arm force with help of Amisom Have liberated more then 10 district within month not mention house to house search for alshabaab members in each town they liberate , Mine Ied explosive and booby trap search . .
  17. War Deg Deg ah:- Ciidamada Qalabka sida oo la wareegay Degmada Ceelbuur Published on March 26, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 133 views Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ka saareen maleeshiyada Al-Shabaab. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Galgaduud Maxamed Cabdi Maxamed oo la socda ciidamada ayaa soo sheegay in ciidamadu ay si buuxdo gacanta ugu dhigeen magaalada, isagoo xusay in ay halkaasi ka wadaan howlgallo baaritaanno ah oo ay ku baadi goobayaan haraadiga Al-Shabaab. Magaalada Ceelbuur ayaa iminka ah mid degan, iyadoo aysan jirin wax cabsi ah oo haysta bulshada halkaasi ku dhaqan, waxaana meelaha qaar ay dadku soo dhaweynayeen guulaha ay ciidamada ka gaareen degmada Ceelbuur, halkaasi oo ka mid ahayd goobihii maleeshiyada Al-Shabaab ay dadka ku dhibaateyn jireen.
  18. Is it, maybe, just maybe, that because they’re thrashing the heck out of Somaliland’s Al Shabab forces in south Somalia, you despise them? Do you hate them because Amisom first kicked out Silaanyo’s proxy forces out of Mogadishu, then Kismayo, and then Baidoa and now Amisom has even begun moving them out of central Somalia. hadii run la rabo fulay tahin , Your giving Hargeysa admin to much credit thier budget is like 200 90 % aid Xishood malaha
  19. Confused Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin states Alshabab is Fake it does not exist ? After the Fail project of Kenyan Gov in Jubba Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Frustrated accused the Gov in Mogadishu to be one clan plus they are after the Kismaayo Port Airport ...lol Why does a citizen and Gov official of Kenyan Care about Port and airport of Kismaayo ?
  20. <cite> @CidanSultan said:</cite> ^^^ No insulting other nomads malister...haha... Copy and past won't brin Somalia back to life. Saxib its a dead corpse that is being artificially being kept alive via intensive care. I.e Burundi and Uganda. I know that, you know that and the whole world knows that. Alshabab is your greatest blessing if it wasn't for Alshabab the world would have let you die a lot earlier. Hassan shieck going to save Somalia????? Hahahah....Geta outa here. cillSuldan Somali Never dies sxb waa immortal just look into to the History , Somali Nation faced many Great danger and came out Glorious ........Your Words will not Kill the Lions of Africa sxb . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud the Messiah Of Somalia will restore the Lions of Africa Back together build a Strong Nation , You are witnessing History !!!!
  21. Abdiwali Gaas showing strength and Bravery visiting the same spot his General was killed a week ago . Mogadishu made him brave being under siege of Alshabaab. There are three major Factor 1> Ethiopia the decision maker of the region and the Procter of both Entities 2> Money 3> SSC who will the people in the region support in case of all out war .
  22. <cite> @CidanSultan said:</cite> Somalia is dead with Burundians holding it up on life support... That is the reality of today love it or hate it. . NAAGSuldane Somalia The Lion of Africa Never dies sxb , Somalia Survived Siad Barre - Civil war - Warlords - SNM Terrorist sponsored Alshabaab - AlQeada . 23 years on, Somalia's defunct flag carrier eyes return to the sky
  23. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=OgkV9T2Np8k Safarka Madaxwaynaha ee Muqdisho, Xaalada Deeganada Khaautmo, Maamulka Khaatumo Iyo Madaxda Dawalda, Aqoonsiga dawlada, Xuduudaha Maamulka, Khilaafaadka Somaliland, Puntland iyo Maamulka Khaatumo , Shiwaynaha Taleex iyo Arimo Kale oo dhowr Ah. Maxamed Yuusuf Jaamac Indhosheel Appears to be very Confident after visiting Mogadishu the Nation Capital . Maxamed Yuusuf Jaamac Indhosheel will be crowned as sole leader of Khaatuum .
  24. Dhagayso:- Xildhibaan Pro: Cali Khaliif Galaydh ” Reer Muqdisho Maamulka Khaatumo ayeey Tageersanyihiin + shirkii Khaatumo Taleex ayuu ka Furmayaa Xildhibaan Pro: Cali Khaliif Galaydh oo kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka somaaliya kana soo jeeda Degaanada maamulka Khaatumo ayaa shegay in Maamulka Khaatumo shacabka somaliyeed ee Muqdisho Dagan ay tageersanyihiin. Galaydh ayaa ka hadlay shirka Taleex iyo Arimaha Maamulka Khaatumo,isagoo shegay in umada khaatumo aad xamar loga tageero. http://saadaalnews.net/?p=1073