malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Ciidamo ka tirsan Booliska iyo nabad sugida gobolka Banaadir ayaa maanya weeraray suuqyada ugu waaweyn magaalada Muqdisho ee lagu kala iibsado hubka iyo rasaasta. Wararku waxay sheegayaan in ciidamada ay isku daqiiqad xoog ku galeen suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Cirtoogte iyo suuq hubka lagu iibsado oo sanooyinkan dambe ka sameysay Km5. Intii uu howlgalkaas socday ayaa ciidamada dowlada waxay labada suuq ka soo qabteen hub fara badan oo kala nooc ah iyo rasaas looga ganacsabnayey suuqyadaas. Sidoo kale ciidamada ayaa soo xirxiray ganacsato fara badan oo ka mid ahaa kuwii ka ganacsanayey hubkaas, iyagoo u taxaabay macal hubkoodana la geeyey xarunta dembi baarista CID ee magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah ganacsatada hubka ayaa la sheegay iney baxsadeen ka hor inta aysan gacanta ku dhigin ciidamada howlgalka fulinayey, iyadoo howlgalkan uu noqonayao kii ugu horeeyey noociisa ee laga sameeyo suuqyada hubka lagu iibiyo ee Muqdisho, illaa haddana saraakiisha ciidamada dowlada kama aysan hadlin. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
  2. Cabdi Jiinow Calasow oo duhurnimadii maanta la hadlay Idaacada Kulmiye, ayaa sheegay in uu isagu amray in cagta la mariyo C/qaadir Ceelbuur iyo Ciidamadiisii ku sugnaa Deegaanka Ceelcadde, oo ku dhow Ceel Macaan. Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa wuxuu tani uu ku sheegay in ay ka dambeysay, markii C/qaadir Ceelbuur iyo Ciidamadiisii ay jidgooyo soo dhigteen Gobolka, i sla-markaana uu horey Madaxweynaha Somaliya u amray in la dilo, ninkii jidgooyo soo dhigto. Ciidamada Dowladda ee qaaday weerarka lagu dilay C/qaadir Ceelbuur iyo Ciidamadiisii, ayaa waxaa horkacaayay Taliyaha Guutada 1-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Korneyl Maxamed Yuusuf Madaxweynaha Somaliya u amray in la dilo, ninkii jidgooyo soo dhigto. Somali Gov Ordered the execution of any Moraayan seen wearing a gov Uniform running a illegal check Point . They refused to abandon the illegal check point and disarm . Zero Tolerance the Gov must store fear in the Moryaans heart sxb they have been living in Anarchy for decades .
  3. <cite> @CidanSultan said:</cite> Malister even your own refugees the women and children living in somaliland are scared of going back to mugdisho let alone native born hargsaisawis we are not talking about dadka Masakiinta - By the way they are in their own country stop the none sense .............. we are discussing Mass Migration From Hargeysa to Mogadishu for better Living ?.. Why Hargeysa Admin is detaining Citizen and are against freedom of Movement .
  4. <cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> Malistar good for you guys ilaahay ha idin barakeyo heesihina iyo fanaanintina,, Xaji habar Fanaaniintaan reer hargeysa haa ka caroodiin Faysal Waraabe has stated this year ago that The Brightest kids from Hargeysa are traveling to Mogadishu for better wages and opportunity . waa in dadka is dhexgalaan Good news Coming from the Motherland
  5. Source: http://www.calankamedia.com/?nid=25246 Hargeysa Admin should respect freedom of movement respect humane rights and stop behaving like a Communist admin. There are many other artist who escaped the Communist admin in Hargeysa Fanaaniin dhowr ah oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa haatan waxa ay ku suganyihiin Magaalada Muqdisho gaar ahaan waxa ay daganyihiin hotelka CITY PALACE. Fanaaniintaan reer hargeysa ee haatan Muqdisho dhuumaaleysiga kujooga ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Max’ed Cirro, Yurub Geynyo, Nimcaan iyo Abwaan Laab Salaax. Entertainment Business in Mogadishu is booming - Great icons and Musicians have return and are performing Making big profit . Fanaanada Farxiya Kabayare oo hees cusub oo la magac baxday Aden cade Airport soo saartay 'DAAWO VEDIO
  6. Waxaa garoonka diyaaraddaha Hargeysa lagu xeray mid ka mid ah fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee ka dhisan magaalada Hargeysa, xilligii la qabanayayna laga soo dejiyay diyaaraddii ay saarneyd oo ku wajahan magaalada Muqdisho. Ciidamada Nabadsugida Hargeysa ayaa diyaaraddii ay saarneyd kasoo dejiyeen fannaanada Ifraax Hargeysa oo ka tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska, waxaana la sheegay in diyaaradu ku socotay Muqdisho. Waxaa todobaadyo ka hor Muqdisho tagtay fannaanada codka macaan ee Yurub Geenyo, taasoo dhalisay in si in fannaaniin badan oo kale magaalada Muqdisho tagaan.
  7. <cite> @CidanSultan said:</cite> Malister somaliland is not officially recognised its a formality that you are and that seems to be all you have. Obviously with a big airliner there are issues such as insurance required and somaliland because of it lack I recognition in some cases is treated as part of Somalia however this formality doesn't mean you have any power at all... A lot of airlines go to Hargaisa and Berbera like Ethiopian. Turkey just follows the rules because they don't know anything about the region. These people came to East Africa not because your important but because you were dieing of hunger Cill Suldan you are toning down its good , The Turkss know the region very well sxb they are dealing with SFG directly as sole authority of the country . Ethiopia and Kenyans will follow suite in due time . The Somali Gov will control land sea - airspace in due time that's inevitable . The Secessionist entertainment has come to on end Reality sxb May 18 Parties were lovely lol............ Back to July ! kkkkkkkkk
  8. <cite> @CidanSultan said:</cite> Malister mugdisho could not open a door if it was already open. Everything somaliland has done it has achieved by itself. Somalia rising how's Lascanod and what happened to las korey is pirate of piratestan... Virtual internet soldier. xoghayaha safaaradda Soomaaliya ee Turkiga Mr, C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac Mogadishu approved and supervised the deal how do you feel about that ? The Reality will hit the die hard fanatic secessionist
  9. Thanks to Mogadishu for opening the door for Hargeysa to develop next should be Street pavement - Hospitals - school- Great job <cite> @CidanSultan said:</cite> From hagia Sofia to Hargaisa hahahah... Good job. I'm not a fan of addis or Dubai. Authentic Islamic history showing the might of islam conquering Europe with some Turkish delights and tea striaght to the homeland, the golis mountains and the Red Sea... Alxamdulilah
  10. Mogadishu "The seat of the Shah", HABKA AY U NOOLYIHIIN DADKA ARAGA LA' EE KU DHAQAN MAGAALADA MUQDISHO IYO MUUQAALKA BULSHADA 03 04 2 http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=AeerNjB70Xg after 24 years of war it's still better looking than most African capitals.
  11. The United Nations has authorized 63 peacekeeping missions as of February 2009. These do not include interventions authorized by the UN like the Korean War and the Gulf War. The 1990s saw the most UN peacekeeping operations to date. The UN/AU are assisting the newly formed Somali Gov defeat Al Qaeada ? ...... This war is not internal Conflict - A terrorist organization led by foreign Mans are trying to change Somali history Exploiting Young Somalis brained washed by AL Qeada. The Few extra dollar and living in Containers eating regular meals should not be over exaggerated . Tell me about the African Union Troops conditions that are station in rural desert areas such as Gedo - Galgaduud- Jubba - Bay and Bakol .
  12. There are lot of Negatives when foreign Intervention takes place in war torn areas. Make no Mistake The African Union Troops came to Somalia in times of Great Need were Terrorist organization such as Al Qeada over run the newly TFG admin . The Few extra dollar they earning living in containers risking their life should not be over exaggerate.
  13. The resident of Borama clearly believe in Somalinimo They are out numbered and out resourced by SNM Clans who are pushing for Secessionist idea . Rer Borama intellectuals are Making great difference in the Nation capital contributing in rebuilding Somalia . Hargeysa Admin must respect the peaceful loving Rer Borama freedom of choice ......
  14. Secondly, the army is being recruited exclusively from H communities esp their former militias and no other clan, basically its a clan army. The current president is just HAG leader who has no interest in governing for the larger nation. which is why he armed his community to wage war on water-malians and ethnically cleanse them from their ancestral land. This has nothing to do with incompetence you keep harping on about, its pure malevolent qabyaalad and use of state resources to subjugate an enemy clan. a playbook we are used to in somalia. why do you disregard this fundamental stumbling blocks and go into technicalities, salaries and what have you ?? do you think we are in post clan somalia where competency and better bureaucracy would somehow solve issues that bedevil this country. Somali Federal Army are being recruited across the country , The General Ranks are divide equal and based on experience. Stop trying Delegitimizing the Somali Arm Force .... http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=6eK9DitGooI Waaxaa wadanka Talyaaniga Lagu soo Gabagabeeyay Siminaar Loo qabtay Saraakiil kasocda Wadanka soomlaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Saaraakiishan Soomalida ayaa waxay ka Yimaadeen Muqdisho, Puntland iyo Somalilan
  15. The African troops will leave soon -Somali Gov are currently working on building sizable Moderate army with all the hardware tools needed.Thousand s of Somali soldiers are being trained outside the country , Countries like the Turks , UAE and Italy are Providing high quality training plus moderate weapons such as Armored Vehicles - Tanks and etc . Taliska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlado dhoor ah ka dalbadeen in Ciidanka Milatariga Soomaaliya gacan ka siiyaan la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidii ciidanka loo qalabeyn lahaa. Abaanduulaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed Jen. C/Risaaq Qaliif Cilmi oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in Dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya ka dalbadeen qalabeynta iyo gacan siinta Ciidanka Xooga Soomaaliyeed . Abaanduulaha ayaa xusay in hada ay dalbadeen Diyaarado iyo Doomo gacan ka siiya daabulka Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo la dagaalka Xarakada Al-Shabaab , waxa uuna tilmaamay in rajo badan ka qabaan in ay helaan Diyaarado iyo doomo. Jen. C/Risaaq Qaliif Cilmi ayaa sheegay Deeqdii shalay ay ka heleen Dowlada Talyaaniga ay aheed mid hordhac ah , waxa uuna xusay in dhawaan Dalka Talyaaniga tababaro loogu qaadi doono Ciidanka Xooga Soomaaliyeed. Ciidamada kala duwan ee Dowlada Soomaaliya ayaan heesan Diyaarado iyo Duumo gacan ka siiyala dagaalanka Al-Shabaab , waxaana hada Dowladu rajo ka qabtaa in Ciidanka Dowlada la qalabeeyo lana siiyo diyaarado iyo Doomo ay kula dagaalamaan cadowgooda
  16. Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay rag lagu tuhmayo dilkii odoyaasha dhaqanka ee Buurhakaba Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay dad lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen dil wadareed dhawaan duleedka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay loogu geystay odayaal dhaqameedyo Soomaaliyeed oo ka yimid magaalada Baydhabo. Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliye Sareeyo Guuto Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in raggan lagu tuhmayo in ay ku luglayaaheen falkii23 bishii Maarso lagu dilay odoyaal dhaqameed lagu guuleystay in la soo qabto, waxaana uu intaa ku daray inay ku socoto howlo baaritaanno ah. “Ciidamadu waxa ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan afar ka mid ah ragga lagu tuhmayo in ay falkaasi geysteen, labo ka mid ah waxaa laga qabtay magaalada Buurhakaba, halka labada kale laga qabtay magaalada Baydhabo” ayuu yiri Taliyaha. Jeneraalka ayaa xusay in lagu raad joogo rag kale oo lala xiriirinayo falkaasi, isagoo tilmaamay in ragga hadda gacanta lagu hayo lala tiigsan doono sharciga. Taliyaha ciidanka booliska ayaa uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed sida ay ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka, isagoo xusay in howlgallo kuwan la mid ah oo laga sameeyay Muqdisho ay ciidamadu ku soo qab qabteen rag iyo walxaha qarxa. “Waxaa lagu guuleystay in waxyaabaha qarxa gacanta lagu soo dhigay iyo rag arrintaasi lala xiriirinayo, iyadoo la adeegsanayo xogta shacabka, marka waxaan u mahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed, howlgalladuna waa ay sii socon doonaan” ayuu taliyuhu hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay.
  17. <cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> Stuff and nonsene Fanaanada caanka ah ee Hibo Nuura ayaa ka qaybgashay markii ugu horeysay 22 sanno bandhig ay bulshada maanta waa inay is dhexe galaan , After 25 years of SNM propaganda , Mogadishu economic boom is attracting Somali brightest to Migrate to the Nation Capital. The Communist Admin In Hargeeysa must respect Freedom of speech
  18. Xaaji How would the communist admin Hargeysa see this - Will they ban the Group if they perform in Mogadishu covered with blue flag ?
  19. Somalidiids and Alshabaab should not be allowed to perform in Mogadishu- to Gain $$$ Fanaaniin dhowr ah oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa haatan waxa ay ku suganyihiin Magaalada Muqdisho gaar ahaan waxa ay daganyihiin hotelka CITY PALACE. Fanaaniintaan reer hargeysa ee haatan Muqdisho dhuumaaleysiga kujooga ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Max’ed Cirro, Yurub Geynyo, Nimcaan iyo Abwaan Laab Salaax. Dhamaan Fanaaniintaan ayaa waxa ay horay usheegeen in aysan ogoleen Midnimada Soomaaliweyn islamarkaan aysan abidkood ku heesi doonin Calanka Soomaaliya taa badalkeedna ay u olaleynayaan gooni isutaaga Somaliland. Sababaha ay haatan fanaaniintaan Muqdisho u yimideen ayaa waxaa lasheegayaa in ay tahay sidii ay u heli lahaayeen Baasaboorka E-PASPORT-ka. Warar isqilaafsan ayaa kasoo baxaya in ay bandhig faneed ku sameydoonaan gudaha Magaalada Muqdisho iyo inkale, balse war hoose ayaa sheegaya in joogitaan kooda uu kawarqabo wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mustafa Sh.dhuxulow.
  20. Sheekh Xasan Diheeye - Prof Samater owes his career To Somalia as it was the Gov of Somalia who provided him free Education ? The man receieved free Education and etc on the back of Somali Tax payer now the man is waging war on the same flag and Nation . waa masul Caasi aah.
  21. Boorama (Kalshaale.com) Sheekh Xasan Diheeye oo ka Mida ah Culimada Waaweyn ee Gobolka Awdal ayaa Sheegay in Calankii Wax soo baray iyo Ummadii Wax soo bartay in Laga Cararo ay tahay waxaan la aqbalayn Waxaanu Sidoo kale ka hadlay Halista Soomaliya iyo Sida loo Doonayo In Lakala Dhantaalo. Waxa uu Sheekh Xasan Diheeye Sheegay oo kale in aanu Isagu ahayn Somaliland balse uu Yahay Somalia isagoo fariin Duur Xul ah u diray Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo uu Sheegay inuu la Yaaban yahay Rag Waaweyn oo Mutacalimiin ah oo Jaamacado Maraykan ku Yaala Wax ka dhiga Waxa laga Xumaado haatan ku kacay.
  22. Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo dil toogasho ku xukuntay mid ka mid ah Amniyaadka Al Shabaab a, ayaa xukun dil ah ku riday Maxamed Isxaaq Cabdi Cumar, ka gadaal markii uu dilay Xuseen Cumar Hilowle “Mooja Mooja”, oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Dowladda. Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Liibaan Cali Yarow, oo maanta Saxaafada u akhriyay xukunka dilka ah ee ninkaan lagu riday, ayaa wuxuu sheegay in ay ku cadaatay in uu dilay Mooja Mooja. Gudoomiyaha, ayaa xusay in ninkaan gacanta lagu soo dhigay dilka kadib, isla-markaana ay suurta gashay in lahor keeno Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida. Liibaan Cali Yarow, ayaa tibaaxay in nin kasta oo dil geysta uu xukunkiisu noqonaayo qisaas/toogasho, iskaba daayee ninkaan oo ka tirsan sida uu sheegay cadowga Shabaabka. Yarow, ayaa ku goodiyay in Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ay go’aano sidaan oo kala ah ka qaadan doonto, ragga Shabaabka ka tirsan ee bistooladaha dadka ku leynaaya. Xukunka dilka ah ee lagu xukumay ninkaan ka tirsan Amniyaadka Shabaabka, ayaa wuxuu noqonayaa ninkii labaad oo xukun dil ah lagu xukumo, iyadoo sanadkii tagey xukun dil ah lagu fuliyay nin ka tirsanaa Shabaabka, oo Magaalada Muqdisho ku dilay Wariye Xasan Yuusuf Absuge.
  23. Wararka laga helaayo magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas ay ka soconayaan kulumo xasaasi ah oo ay ka qeyb galayaan M/weynaha DFSomalai iyo gudoomiyaha Baarlamaanka. Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galaayo qaar ka tirsan xubnaha sheeganaayo maamul goboleedyo is qilaafsan oo dhawaan magaalada Baydhaba looga dhawaaqay. M/weyne Xasan Sheekh ayaa maalintii labaad ku sugan Baydhaba isaga oo u jooga sidii uu kaga dhaadhicin lahaa Odayaasha iyo siyaasiyiinta halkaas jooga in ay hal maamul sameystaan isla markaana ay ka tagaan gobolada maamulada u sameysan yihiin ay Dowladda aqoonsan tahay. Sidoo kale M/weynaha ayaa raba in beelaha dega gobolada Bay iyo Bakool ay sameystaan maamul sadax gobal oo ay ku jirto Sh/Hoose markaasna ay dowladda aqoonsan doonto balse loo baahan yahay in laga tanaasulo maamulka Lixda gobal oo ay wadaan. Dhanka kale shirka hadda socda waxaa ku jira siyaasiyiin ay ka mid yihiin Madoobe Nuunoow,Aden Madoobe ,Xaabsade iyo C/fataax Geeseey kuwaas oo hogaamiyayaal ka ah maamulka lixda gobal. Dhanka kale banaanbaxyo ayaa waxa ay ka soconayaan magaalada Baydhabo kaas oo M/weynaha looga dalbanaayo in uusan tagi Hoteelka Bakiin oo ay ku suga yihiin dhinacyada hogaaminaayo maamulka sadaxda gobal.
  24. Top News+Daawo: RW C/wali Sheekh Iyo Madaxwaynaha mamulka Khatumo state Maxaa dhexmaray Madaxweynaha Khaatumo Maxmed Jaamac Indha Sheel iyo waftida uu hogaaminayo ayaa kulan la qaaday Raysal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed,kulan oo layskula soo qaaday xaaladda guud ee Soomaaliya iyo gaar ahaan xaaladda gobolda maamul goboleedka Khaatumo. Madaxweynaha Khaatumo oo sidiiran loogu soo dhaweeyey xafiiska Raysal wasaaraha ayaa ka xogwaramay xaalada deegaanka Khaatumo isaga oo sheegay in maamul goboleedka Khaatumo hawlo badan wax ka qabtay xilliganna isu diyaarinayo shirweyne balaadhan oo xukuumad rasmiya oo uu yeesho maamulka Khaatumo looga dhawaaqi doono. Madaxweynaha Khaatumo waxa kale oo uu ka warbiyey xaaladdaha ka taagan deegaanka Khatumo isaga oo sheegay in ay midnimada Soomaaliyeed u taagan yihiin , maamulada hareeraha ka xigana jecel yihiin in ay daris wanaag kuwada noolaadaan, wuxuuna madaxweyne Indha sheel sheegay in ay lagama maarmaantahay in la taageero qofkii u taagan midanimada Soomaaliyeed. Dhinaca kale Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay la kulanka madaxweynaha dawladgoboleedka Khaatumo isla markaana uu aad u soo dhaweynayo watiga iyo madaxweynaha Khaatumo, wuxuuna sheegay in ay dhinacooda diyaar u yihiin in layska kaashado xoojinta midnimada iyo dawlada Soomaaliya oo gaadha dhamaan dalka Soomaaliya. Madaxweyne Maxmed Jaamac Indha Sheel iyo watiga uu hogaaminayo ayaa waxa ay muddooyinkanba ku sugnaayeen magaalada muqdisho iyaga oo hore ula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Jawaari. By: Aadam Jaamac Ahmed – Warbaahinta Kalshaale.com – Muqdisho Somaliya
  25. Deg deg Ah: Masuul Katirsanaa S/land oo Maamulka Khaatumo Isku Dhiibay, Xilkii Casilay & Sir Bana Ayuu Kashifay (Video) Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Munaasibad Balaadhan oo Loo Qabtay Masuul Katirsanaa Maamulka Siilaanyo Kana soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle oo Xilkaasi Iska Casilay. Yuusuf Cabdilaahi Dhegoole oo Ah Nin Siyaasada Mudo badan Kusoo Jiray Ayaa Ku Dhowaaqay Iscasilaadiisa Isagoona Haatan Usoo Noqday Shacabkiisa Iyo Maamulka Khaautmo. Wuxuu Daboolka ka Qaaday Arimo Xasasi Ah oo Kataagan Magaalada Hargeisa, Islamarkaana Wuxuuna Xubnaha Kasoo Jeeda Beelaha Khaatumo Dhibaatada Haysata Maamulkaasi. Dhinaca kale waxaa Goobta ka hadlay Musharax Saleebaan Dheere oo u Taagan Xilka Madaxtinimo ee Maamulka khaatumo, Cuqaal, & Qaar kamida Golaha Dhaqanka Maamulka Khaautmo.