malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. The Pirates have been defeated SSC region in all direction militarism and politics - Waxaa hada magaalada laga dareemayaa Xasarad ku aadan siyaasiyiintan isugu tagay Magaalada dadkuna waxay kala taageersan yihiin 2da dhinac wax kulan ah ilaa hada ma dhexmarin. Lama oga sababta uu Xagle-toosiye usoo gaaray Buuhoodle. Laakiin waxaa suuragal in labada mas'uul ay ka wada hadlaan horumarka iyo siyaasada Buhoodle oo muran siyaasadeed uu ka jiro. The Question is can Khatumm survive Alone against Somaliland - What will Cali Khaliif Galeyr settle for - It would be embarrassing Minister Position what type of power sharing will the Garaad clans receive ?
  2. Xagla-toosiye just Donated new Ambulance first one in Buuhoodle........ The Pirates are Broke Good Times for Sillaanyo Admin ..........
  3. Buuhoole (Caasimada Online)-Wararka naga soo garaya magaalada Buuhoodle ee gobalka Togdheer ayaa sheegaya in halkaas uu maanta gaaray wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka caafimaadka ee maamulka Somaliland Suleymaan Ciise (Xagla-toosiye). Safarka uu ku tagay Xagla-toosiye Buuhoodle horrey looma sii shaacin oo waxaa la ogaaday uun markii uu tagay isaga iyo wafdiga la socda siddaas waxaa ku soo warramay wariyaha CaasimadaOnline ee Togdheer. Xog badan lagama hayo socdaalka Xagla-toosiye uu ku tagay Buuhoodle, waxaana socdaalkiisa uu ku soo beegmay xilli magaaladaas ay ku sugan yihiin siyaayiin uu ka mid yahay xildhibaan CaliKhaliif Galeyr . Si kastaba, magaalada waxaa laga dareemayaa saan-saan colaadeed oo ku aadan dagaal markale dhex maray Somaliland iyo Khaatumo. I see the rise of Khatuumo Let by Xagla-toosiye and xildhibaan Cali Khaliif Galeyr . can this be Coincidence or was it Planned out ?
  4. Mooge and DR Osman been iyo propaganda waa dhaqaane kooda mana ixshoodaan The Americans have promised to double their Military Aid and training to Somalia Arm force. They have realized the only way to defeat alshabaab is by empowering The Somali National Arm Force who so far have liberated more Ten Towns and cities in less then Three Month . Somali Arm Force have so far received their first request of Armor-vehicles and Tanks . SFG will soon control the Air force a Contract giving to The Turks ... Young ambitions Mans are in Turkey Learning how fly Jets and Helicopters ....
  5. Washington DC - War-qoraal ah oo la soo dhigay wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka ayaa looga hadlay kulankii shaley Addis Ababa ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka John Karry. Qoddobka koowaad waa in dowladda Soomaaliya laga caawiyo dagaalka lagu jirro Al-Shabaab.Qoddobka labaad tayeenta shaqaalaha iyo ciidamada dowladda. Qoddobka seddaxaad in dowladda Soomaaliya laga caawiyo hiigsiga ay lee dahay oo ah in sannadka 2016-ka doorasho ay ka dhacdo Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku wehliyeen kulankaas qaar ka mid ah wasaaradiisa ayaa sheegay in horrumar laga gaaray dagaalka lagula jirro Shabaab oo dhul badan ay ka qabsadeen . US Secretary of State John Kerry welcomed president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, and reaffirmed America’s commitment to the reconstruction of the war-torn African nation. - United state are committed in building and training Somali National Arm force . - United state recognizes Somali National Arm force achievement on the on going Offence against alshabaab terrorist.
  6. US Secretary of State John Kerry welcomed president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, and reaffirmed America’s commitment to the reconstruction of the war-torn African nation. - United state are committed in building and training Somali National Arm force . - United state recognizes Somali National Arm force achievement on the on going Offence against alshabaab terrorist. Less then Three Month Somali Arm force liberated ten Towns - Some Alshabaab strong holds like Ceelbur and Buloburde . P.s President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud should have welcomed John Kerry and received him in Mogadishu .
  7. Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaali Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa halkaasi kulan kula qaatay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry ayaa kulankooda waxa ay uga arrinsadeen arrimo badan oo ay ugu horeyso sidii dowladda Maraykanka ay u xoojin lahayd taageerada ay siineyso dowladda Soomaaliya. Mr John Kerry oo lahadlay markii uu kulanka soo idlaaday kaddib ayaa tilmaamay in Xukuumadda Washington ay xoojin doonto taageero dhinac walbo leh oo ay siineyso dowladda Soomaaliya, isagoo xusay in dowladdu ay iminka ku talaabsatay horumar la taaban karo. Tani ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladdu ku xoojineyso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay beesha caalamka.
  8. Ugu dambeentii Gudoomiyaha Isu Tagga Urur Weynaha Shaqaalaha soomaaliyeed (ITUSS) ayaa hadlkiisa ku soo gaba gabeeyay ‘’Shaqadu waa nolosha iyo sumacada qofka, waa furaha hurumarka bani’aadamka. Bulsho kasta sida ay uga shaqo badan tahay tan kale ayay uga horeysaa, taas waa xaqiiqo ka jirta caalamka oo dhan. Hadii aaney shaqo jirin horumar iyo mustaqbal ma jiri karo” ayuu yiri Gudoomiyaha. Ururka shaqaalaha Beeraha Somaliya Uruka Shaqaalaha kalumaysiga Uruka Shaqaalaha Xoogsatada Dakadda Mogdishu
  9. Maanta oo ah 1-da May 2014 waa Maalinta Shaqaalaha Adduunka ayaa waxaa si aan horay arag looga xusay maagaalada Muqdisho, waxaa Xaflad lagu weeneynayay lagu qabtay hoolka wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka , xafladaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Shaqada iyo arimaha bulsahada iyo Isu Tagga Urururrweynaha shaqaalaha Soomaaliyeed, ayaa waxaa lagu arkayay wadooyinka magaalada muqdishow gawaari ay ku xardhayihiin calaamada iyo astaanta isu tagga ururweynaha Shaqaalaha Soomaliyeed iyo Codbaahiyayaal ay sii daynaya heesihii Shaqaalaha. Guduumiyaha Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed Maxamed Cismaan Xaaji oo kalkaas ka jeediyay qudbad soo jiidatay shaqaalaha iyo marti sharafka ka soo qeybgalay xaflada, guddoomiyaha ayaa ku dheeraaday dhibaatada shaqaalaha asagoo hadalkiisa sii wata ayuu ku ammaanay shaqaalaha Soomaaliyeed daruufaha adag ee ay ku shaqeynayaan iyo sidii ay ugusoo dhabar adeegeen marxaladihii kala duwanaa ee dalka soo maray maadaama ay shaqaalaha Soomaaliyeed kaalin mug leh ku lahaayeen isbedelka hormarineed ee dowladnimada xambaarsan oo ay haatan heystaan shacbiga Soomaaliyeed. Gudoomiha oo hadalkiisa sii wata ayaa kahadlay sidii mar walba loo ilaalin lahaa xuquuqda qofka shaqaalaha ah islamarkaana ay ka go’antahay Isu Tagga in qof walba oo shaqaale Soomaaliyeed ah uu helo xuquuqdiisa waxaana uu ku booriyey guud ahaanba Shaqaalaha Soomaaliyeed iney sii wadaan shaqadooda. Madaxeynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof. Xassan Sheekh Maxamuud ayaa yiri “anigoo ku kalsoon kartidiina iyo dhabar adeegii aad soo muujiseen mudadii uu dalku ku jiray marxaladihii adkaa iyo kaalintii lama ilaabaankaa ahaa ee aad ku laheydeen isbedelka dowladnimo ee maanta jira, waxaan idinku boorinayaa walaalayaal inaad sii wadaan shaqadiina hagar la’aanta ah, waxuuna intaa raaciyay in dowladda Soomaaliyeed ku tala jirto inay abuurto shaqooyin, ayadoo laga faa’idaysanayo xooga shaqaalaha ummadda ee diyaarka ah. Waxaana uu tilmaamay Madaxweynaha baahida loo qabo aqoonyahanka iyo xirfadleyaasha Soomaaliyeed. Isagoo ummadda ku baraarujiyay inay sameeyaan aqoon kororsi ayna bartaan xirfadaha shaqo ee xiligan loo baahan yahay. Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri ‘’Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad shaqo oo dabooli karta baahida shaqaale ee sii kordhaysa. Waxaana ummadda Soomaaliyeed kula dar-daarmayaa inay kordhiyaan aqoontooda iyo xirfadooda si ay ugu sahlanaato inay helaan shaqooyinka ka abuurmaya dalka gudihiisa ,Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqanada iyo horumarka dalka guud ahaan Wasiirka Shaqada iyo arimaha bulshada Eng Luqmaan oo isna halkaas kahadlay ayaa tibaaxay qiimaha weyn ee ay ummadda u leedahay shaqada iyo wax soo saarka shaqaalaha, dowladuna ay ahmiyad siinayso in munaasadaan shaqaalaha Soomaaliyeed ay ku xusaan dabaal dagyo ka turjumaya dareenkooda si ay u muujiyaan muhiimadda shaqada iyo shaqaalaha. Ugu dambeentii Gudoomiyaha Isu Tagga Urur Weynaha Shaqaalaha soomaaliyeed (ITUSS) ayaa hadlkiisa ku soo gaba gabeeyay ‘’Shaqadu waa nolosha iyo sumacada qofka, waa furaha hurumarka bani’aadamka. Bulsho kasta sida ay uga shaqo badan tahay tan kale ayay uga horeysaa, taas waa xaqiiqo ka jirta caalamka oo dhan. Hadii aaney shaqo jirin horumar iyo mustaqbal ma jiri karo” ayuu yiri Gudoomiyaha.
  10. >@Dr_Osman said:</cite> I am a very big supporter of sahal lobby group who I see as the saviour of beesha especially in it's coordination on powerful subclans among the family. Dahir Alasow and Dr Osman have a lot in common they both share the same view on Somali Politics . Dr Dahir Alasow and Dr Osman agree on Clan greediness and dominance of their clan . they believe in what Mines is mines and what yours should be divided equally ... - The Two camps are cancer and the Hiv among Somalians - They work and Stand for the destruction and Division of our People . Some People just don't learn from the civil war - Mass refuge -Humiliation .
  11. Dood Cilmiyeed ku saabsan dib u howlgelinta Kuliyadaha Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha ee Jaamacadda Umadda oo ka furmay Muqdisho “ Ra’iisulwasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta furay dood cilmiyeed ku saabsan dib u howlgelinta iyo qaabeynta kuliyadaha Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka mid ah noqonaya kuliyada ay Jaamacaddu bilaabi doonto. Dood cilmiyeedka ku saabsan dib u howlgelinta iyo qaabeynta kuliyadaha Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Ummadda Soomaaliya, islamarkaana socon doono muddo labo cisho ah, iyadoo ay ka qeyb galeen Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Maamulka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, aqoonyahano horey wax uga bartay Jaamacadda iyo marti sharaf. Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Aadan Guuleed Shabeel ayaa ka sheekeeyay taariikhii Jaamacadda iyo heerarkii kala duwan ee ay soo martay, isagoo xusay in Jaamacadda la aas aasay 1-dii December ee sanadkii 1969-kii, kahorna ay ahayd markii ay jirtay dowladdii daakhiliga 1950 Machadka Siyaasadda, 1954- Machadkii Dhaqaalaha iyo 1964-tii oo ahayd Machadkii sharciga iyo dhaqaalaha. “Waxaa jirta in xaruntii hore ee Gaheyr ee la furay 1985-tii ay deganyihiin ciidamo, sidoo kale kuliyado kala duwan oo ay Jaamacaddu ku lahayd Gobollada Benaadir iyo Shabeelaha Hoose ay iminka yihiin kuwa ay shaqsiyaad iska deganyihiin iyo kuwa kale oo la ogyahay dadka degan, marka waxaan qorsheyneynaa in aan xarumahaasi dib u howlgelino” ayuu yiri Aadan Guuleed Shabeel. Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dr Maxamed Axmed Jimcaale ayaa sheegay in ujeedka dood cilmiyeedkan uu yahay sidii loo qaabeyn lahaa kuliyadaha ay Jaamacaddu ku bilaabi doonto inay howlgeliso, isagoo xusay in 1-da July ee sanadkan ay la wareegi doonaan xaruntii hore ee Jaamacadda Umadda ee ku tiilay dhabarka dambe ee Hotel Shabeelle, halkaasi oo haatan ay dib u dhis ay ku sameyneyso dowladda Baxreyn, si bisha August halkaasi loogu bilaabo ilaa iyo lix kuliyadood oo ay wax ku baran doonaan 500, arday. Ku-simaha Wasiirka hidaha iyo tacliinta sare ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaadi Mudane Maxamed Axmed Kulan ayaa ugu baaqay aqoonyahanada Soomaaliyeed inay la soo xiriiraan Mas’uuliyiinta Wasaaradda, si ay isaga kaashaadaaan dib u soo nooleynta Kuliyadihii ay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed lahaan jirtay, ayna gacan ka geystaan dib u howlgelinta Jaamacadda Ummadda. Wasiirka Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Axmed Maxamed oo isna ka hadlayay dood cilmeedka ayaa sheegay in Mas’uuliyiinta Jaamacadda Ummadda looga fadhiyo inay ka fekeraan sidii ay Jaamacaddu u noqon lahayd mid xambaarsan aqoon, islamarkaana ay koontarool ku sameeyaan Macalimiinta wax ka dhigi doonta Jaamacadda xagga aqoonta iyo tayadooda. “Aniga waxaan ka mid ahaa dufcaddii labaad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ka baxay ee dhiganayay kuliyadda Beeraha oo la bilaabay 1971-kii, anaguna waxaan noqonay 48 arday oo ah kuwa ugu badan ee sanadka 1978 ka baxay Jaamacadda” ayuu yiri Wasiirka Beeraha. Guddoomiyaha gudiga beeraha, Xoolaha iyo kheyraadka Xildhibaan Saciid Maxamed Cali ayaa ku baaqay in dood cilmiyeedkan lagu marti qaado ardayda wax ka baratay Jaamacadaha dalka, si ay talo ugu soo biiriyaan. Xildhibaan Prof Cabdirisaaq Xasan Jurile oo isna goobta hadal ka jeediyay ayaa hoosta ka xariiqay in Jaamacaddu ay ahayd siyaasaddii Qaranka ee Tacliinta sare iyo xarun cilmi baaris ah oo ay bulshada ku dhaqan Qaaradda Afrika ay Jaamacadda u soo raadsan jireen. “Runtii Jaamacadaha ku yaalla wadamada bariga Afrika, halkaan ayay cilmi baaris u soo raadsan jireen, waxaanu ahayn aqoonyahano ay ka go’antahay in Jaamacadda la hor mariyo, waxaan inta hadda howshaasi gacanta ku haysa uga mahadcelineynaa sida ay ugu dadaallayaan in dib loo howgeliyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, oo xaqiiqdii waxbarasho lacag la’aan iska dhaafee anaguna nala xanaaneyn jiray, lacagna bishii nala siin jiray” ayuu yiri Prof Jurile. Ra’iisul Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed oo furay dood cilmiyeedka looga hadlayodib u howlgelinta iyo qaabeynta kuliyadaha Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha ayaa tilmaamay in Xukuumadda Soomaaliya ay gacan ka geysanayso sidii hib loo howlgelin lahaa Jaamacada Umadda Soomaaliyeed. Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo la qorsheynayo in dhawan dib loo howlgeliyo ayaa Mas’uuliyiinta Jaamacaddu waxa ay wadaan qorsheyaal ku aadan sidii dib u habeyn iyo qaabeyn loogu sameyn lahaa lix kuliyadood oo ay ku bilaabi doonto Jaamacadda, iyadoo intii uusan dhicin bur burka dalka ay Jaamacadda lahayd 14-kuliyadood, waxaana Jaamacadda La furay 1-da December sanadkii 1969-kii.
  12. <cite> @Hawdian said:</cite> Xaaji you are missing professor Muuse Suudi Yalaxiow, one funny guy. He use to call bbcsomaliga with funny remarks. One of my all time favoruite war lords or " lord of wa" hope he is well and retired comfortable asMp. Geniuses like him are rare from xamar. Z How will Prof Ahmed Ismaciil Samatar fit in the Kingdom of Afrohishimis AKa SNM descendant . Some people are assuming that Prof is on Grand scheme to take the leadership of Waaqooyi Galbeed a New and different strategy to empower his people and free them .
  13. Prof Cali Khaliif Galaydh Accepted defeat as Speaker of the Parliament Race and Now he is in Talex working as on MP creating State since Somalia adopts Federalism . DAAWO: Prof Ahmed Ismaciil Samatar "Asxaabta Uu (Gudoomiye Cirro) Oo Inala Jooga Ka Midyahay ... Tuunbo Qabiileed Baa ku Jirta.. +VIDEO http://www.youtube.com/watch?v=tQpuDYA1-Pc Prof Ahmed Ismaciil Samatar Struggling with him self Qabil is everything in the Secessionist agenda . Prof Axmed ismaciil samatar has abandoned his life time Goal of Becoming Somali President and now submitted to secessionist agenda - he has switch side and became opportunistic and soar looser .
  14. Prof Cali Khaliif Galaydh, waxa uu rabo Prof Axmed ismaciil samatar Marabo Prof cali khaliif galaydh waa aqoon yahan u dhashy degaamada ssc waliba waxa uu kasoo qabtay dalka soomaaliya xilal waaweyn kuwaas oo umada soomaaliyeed ay wada garanayso maanta, hadaba siyaasigan ayaa waxa uu tagay todobaadkan magaalada taariikhiga ah ee taleex halkaas oo ciidamada maamulka beesha dhexe ee hargaysa todobaadkii hore soo galeen. prof Galaydh oo ay weheliyaan Prof Cali Ciise cabdi iyo aqoonyahano kale oo u dhashay degaamada ssc ayaa goobtaa gaadhay si ay dadkooda ugu muu jiyaan in ay garab taagan yihiin dhibaatadana la qayb sadaan. Marka aad daawato muuqaalkan waxa aad ka dheehan kartaa waxa uu yahay Prof:ka dhabta ah ee u damqanaya dadkiisa iyo himilada wadan kiisa, halka kuwo kalena ay Gurcud gudayaan, una hanqal taagayaan wax rag kale oo waliba ay iyagu ka aqoon badan yihiin ay igu samaysteen.
  15. <cite> @Mahiigaan said:</cite> Hawdian, The guy is qalbi carruur, he thinks if one hospital or school is donated by Turkey/UAE to Mogadishu, Somalia is developing. He has no clue that Afgaye or Jowhar are dirt poor and have no maternity hospital or school. But it is not him alone, t is southern mentality that Somalia is Mogadishu and the rest is insignificant. They always tell me if Mogadishu is pacified Somalia will be peaceful. One of their other claims is that if Mogadishu becomes peaceful, all Somalilanders and Puntlanders will flock to Mogadishu. They are living in their own parallel Universe!. Its Not only Mogadishu that's Progressing Now for the first time ever, Somali farmers are able sell 2-hunred tons of high quality maize grain to WFP. The amount will be used to supply areas that are deprived of enough food. Musa is a farmer from Afgooye. He says they have the capacity for massive production but they need support to market their product on an extensive level .jowhar Somali Livestock market 2014 - Baladweyne #Somalia Male Camel $ 800 straight to Mogadishu Market ..... Give this Gov Five more years of peace and stability Somalia will be self sufficient and Join industrialized Nations .
  16. Mogadishu Civil Aviation School Somalia recovery and development are moving in Fast paced - SFG are working a long strategical plan by building The right Institutions . Ohhh te Turks have come to my aid…. The Arabs are following suit…. The Turks are benefiting they Know the Important of Mogadishu plays in terms of commercial hub . Turks companies are making profit building Mogadishu it works for two country. UAE are getting cheap resource from Somalia agriculture live stock and etc - They are know helping SFG on building strong security force - They are providing training - Moderate Weapons . Haters Can keep Hating well done By SFG
  17. Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Isbitaal cusub oo ay dowladda Imaaraadka Carabta ka hirgelisay Degmadda C/Casiis ayaa mahad ballaaran u jeediyey Dowladda Imaaraadka Carabta. Abdul Hamid Suleiman oo ah Madaxa Mashaariicda Dowladda Imaraadka ay ka wado dalka ayaa uga warbixiyey Madaxweynaha Maashaariicdan Horumarineed ayaa sheegay in isbitaalka maalintii uu la tacaali karo 500 bukaan ah. UAE are following the footsteps of The Turks Congrats
  18. Mogadishu, 29 April 2014. -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Xarumo cusub oo ka mid ah mashaariicda lagu horumarinayo dalka kuwaasi oo ay Dowladda Imaraadka Carabta ka hirgelineyso gudaha Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay la socdaan Taliyayaasha Ciiidamadda Meleteriga iyo Nabad-Sugida iyo Safiirka Dowladda Imraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa tegay xarun cusub oo lagu tababari doono Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya taasi oo ay hitgelineyso Dowladda Imaraadka Carabta. Xarunta cusub ee uu dhismaheedu socdo ayaa markiiba waxaa tabababar ku qaadan kara 12,00 oo askari oo leh, jiifkooda, xarun waxbarasho, goobo lagu cunteeyo, Masaajid, meel gaar ah oo ay ciidamadda dabridku ku sameyaan iyo Xarun caafimaad. Madaxweynaha ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa la hadlay boqolaal qof Soomaaliyeed oo ka shaqeynaya dhismaha xarunta cusub ayaa yiri “ Mashaariicda horumarineed ee dalka ka socota waa bilow, kuwa ka waa-weyn ayaa soo socda oo aan dooneyno inay dad badan shaqo ka helaan si shaqo la’aanta meesha uga baxdo, Idinku hadda fursad shaqo ayaad ka hesheen dhismahaan aad wadaan dalkana dhismahiisa waad ka qeyb qaadaneysaan”. Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Isbitaal cusub oo ay dowladda Imaaraadka Carabta ka hirgelisay Degmadda C/Casiis ayaa mahad ballaaran u jeediyey Dowladda Imaaraadka Carabta. Abdul Hamid Suleiman oo ah Madaxa Mashaariicda Dowladda Imaraadka ay ka wado dalka ayaa uga warbixiyey Madaxweynaha Maashaariicdan Horumarineed ayaa sheegay in isbitaalka maalintii uu la tacaali karo 500 bukaan ah. Isbitaalka iyo Xarunta Tababar Ciidamadda Xoogga ayaa waxaa ku baxaya qaraash dhan $9 million oo Dollarka Mareykanka ah, waxayna dib u howl bilaabi doonaan labadda xarumoodaba muddo Afar bil gudood
  19. runta loo so sheegay ninka isla weyn - Hargeysa Admin are more important and ally of Tigreyn regime - Snmland stands for dismembering what was once called Somali Republic a oath was taken by snm admin.
  20. C/wali Gaas oo Saxeexay Qorsha Somaliland ee Xuduuda Madaxweynaha dowladda Puntland DR. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland iyadoo ay xiisadi ka taagan tahay magaalada taariikhga ah ee Taleex, gobalka waqooyi ee Sool.
  21. 600 families displaced from kismayo “Kismaayo wax maamul ah kama jiraan, dadka ayaa lagu xasuuqaa 6 days ago - Suldaankii guud ee beesha Shiikha****loo maanta lagu dilay magaalada Kismaayo Mar 24, 2014 - Kooxo baastoolado ku hubeysan ayaa maanta gelinkii danbe toogasho ku dilay Ugaaskii Beesha Cawr**male, Ugaas Maxamed Xuseen . http://www.youtube.com/watch?v=TKh85FHwln0 600 families displaced from kismayo
  22. <cite> @Hawdian said:</cite> The motion was filled by an MP who lives in Neyrobi. Hahaha, I stopped reading after that, plz stop posting nonsense. Demanding respect while living in a foreign country , by the host country. Malistar, seriously whats wrong with u. Kenyan Gov are waging economic and discrimination war on Somali people - If the Ban is implemented it will be great blow to the Khat market in Kenya. Kenya - The Kikiyu Farmers and Gov are too feel Some Pressure Job losses Tax reduction and etc . The Gov should also remove the Kenyans troops who are getting paid well to stay in Somalia .
  23. Wafdi ka socda Ganacsatada iyo Beeraleyda Jaadka Kenya oo gaaray Muqdisho iyo Xog ku aadan Ujeedka Socdaalkooda Beeraaleyda Kenya ee Meru ayaa dadaal xooggan ugu jira inaanu is dhimin dalabka maandoorihaya Jaadka ee suuqa Soomaaliya oo ah midka keliya iminka ay gacanta ku haystaan, waxayna kaashanayaan gacansato iskugu jirta Soomaali iyo Kenyan, kuwaas oo dadaal xooggan ugu jira in suuqa Jaadka ee Soomaaliya aan la xirin iyadoo ay ka welwelayaan iney saameyn ku yeelato mashaakilaadka dadka laga soo eryayo dalka Kenya. Qof qariyay magaciisa oo xog-ogaal u ahaa arrintan ayaa xaqiijiyay in xubnaha ka tirsan xukuumadda oo ay u ballaan qaadeen inay hor istaagi doonaan mooshin xubnaha golaha baarlamaanka ay ku doonayaan in lagu joojiyo Jaadka Kenya, maadaama dalka Kenya uu dhibaato aad fool xun ku hayo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaara ahaan xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi. Kulanka ay xubnaha dowladdu la qaateen ganacsatada iyo beeraaleyda maandooriyaha Jaadka ayaa ah mid noqon kara khiyaano qaran, sababtoo ah waxay tani ka hor imaaneysaa danaha dadka Soomaaliyeed, weliba xilligan xasaasiga ah. Ku dhawaad 72 million oo dollar oo faa’iido ah ayuu dalka Kenya ka helaa maandooriyaha Jaadka loo soo dhoofiyo dalka Soomaaliya, halka dadka Soomaaliyeedna ay ka helaan kaliya khasaare dhaqaale, nololeed, qoys iyo caafimaad intaba. Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli ay magaaladda Muqdisho ka jirto hadal heyn ku saabsan dood uu baarlamaanka Soomaaliya ka yeelan doono joojinta Jaadka Kenya. Socdaalka Ganacsatada iyo beeraaleyda ayaa sidoo kale ku soo beegmaya xilli horraantii bishan ay dowladda Ingiriiska dalkeeda ka mamnuucday ganacsiga Jaadka, taas oo sababtay in dhaqaalaha Kenya uu hoos u dhaco, maadaama ay sanadkii ka heli jirtay lacag ka badan 20 million oo dollar. Ma dhici karto in dowladda Soomaaliya ay mamnuuc ka dhigiweyso maandooriyaha Jaadka oo dambi ka ah dalal aan xitaa Islaam aheyn sida, Mareykanka, Ingiriiska, Canada, , Norway, Holland, Denmark, Finland, France, Germany iyo Poland. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Nairobi-Kenya Allbanaadir@live.com
  24. Danjire Maxamed Cali Ameriko oo Deg deg kusoo gaaray Muqdisho una warbixin doono Madaxda Dowlada Soomaaliya. Waxaa Goordhaw Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameeriko, kadib markii ay Xukuumada Soomaaliya ku amartay in deg deg Muqdisho ku yimaado Danjire Maxamed Cali Ameriko oo goordhaw kasoo dagay Garoonka Aadan Cadde ayaa warbaahinta u sheegay in uu qorshaha uu u yimid Magaalada Muqdisho in ay tahay Fulinta Dalabkii Golaha Wasiirada uga dalbadeen in uu Muqdisho yimaado. Shir Deg deg ah ay xalay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa loogu yeeray in si deg deg ah Magaalada Muqdisho kusoo gaaraan Safiirka iyo Qunsulka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya. Safiirka ayaa Madaxda Dowlada Soomaaliya uga warbixin doono sida ay u dhacday in Ciidamada Kenya ay xiraan Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kenya iyo dhibataooyinka kale ee Ciidamada amaanka Kenya ku hayaaan Soomaalida kunool Dalkaasi.
  25. BY ADOW MOHAMED Saturday, April 26, 2014 Somalia in bid to ban Kenya miraa import Ads by Media BuzzAd Options THE Somalia parliament is set to debate a motion seeking to ban miraa imported from Kenya. Kenya exports about three million kilogrammes of miraa to Somalia annually. The motion was filed by an MP who lives in Nairobi after the parliament was ‘angered’ by the ongoing swoop in Kenya that has led to the deportation of hundreds of Somalis. A local media outlet said majority of MPs have supported the motion. The MP declined to be named for fear of victimisation. Most Somalia MPs reside in Kenya and occasionally fly to Mogadishu for house sessions. “Somalia must be respected as an important trade partner to Kenya. Its citizens must be respected too,” said the MP. He said Somalis have found themselves unwelcome in the country where they have sought refuge. “Claims of terror links are unsubstantiated.”