malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
<cite> @Mooge said:</cite> walahi the more I think about the South of Somalia, the more I say dadkani daawo maleh. why sell young children to Saudis? niyoow why isn't life valuable for these people? Galkacyo ku soconay mar na tiri, iyo Boosaaso iyo in tahriib u wado dalka Sacuudiga, Mooge South Has a lot of Ports And airports why don't the human traffickers Use them . Bossaso Port has become famous for tahriib and Humane traffick business ever since the Pirate business ended and Port Dried . Puntland admin must put on end to the Illegal activities Taking place in Bossaso Port .
-
Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa ka warbixiyay howl gal ciidamadooda ku soo bad baadiyeen ilaa 18 caruur laga soo xaday qeybo ka mid ah Gobolada Koofureed, lana doonayay in qaab ganacsi loogu tahriibiyay dalka Sacuudiya Carabiya. Wasiirka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Ximin iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye oo wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in caruurtan laga soo afduubtay Muqdisho iyo Gobolka Shabeelaha Hoose. "Baaritaan kadib waxaa ciidamada amniga ku qabteen Cadaado caruur gaareysa ilaa 18 caruur oo 17 ka mid ah ay gabdho ahaayeen, afar qof baa hogaamineysay oo mid ay haweeney aheyd, markii hore warar kala duwan ayay inoo sheegtay, Galkacyo ku soconay mar na tiri, iyo Boosaaso iyo in tahriib u wado dalka Sacuudiga, marka baaritaan ayaa wali ku wadnaa"ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Bulshada Maamulka Ximin iyo Xeeb. Waxaa uu sheegay in caruurtan ay geeyeen xarun weyn oo lagu xanaaneeyo, isla markaana ay ku wareejiyeen Ururka Haweenka Maamulka Ximin iyo xeeb, si ay u xanaaneeyaan. Mar la weydiiyay sababta ka dambeysa in caruur inta la eg oo u badan gabdho loo afduubto ayuu xusay inay ku tuhunsan yahay in qaab ganacsi ahaan loo waday, waxaaa uu cadeeyay inay la xiriireen reerahooda. "Caruurtaan waxaa tuhunsanahay in qaab ganacsi loo waday, ma ahan caruur shaqeyn karta, waayo aad bey u da'yar yihiin, waxaa u weyn 9-jir, 6-jir ilaa afar jir, marka sabab loo tahriibiyo ama shaqo loogu wado meesha ma muuqato, reerahooda ayaa la xiriirnay, badankoodna waxay ka soo jeedaan Buulo Mareer"ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Bulshada Maamulka Ximin iyo xeeb. Dhinaca kale waxaa uu sheegay inay wadaan dadaalo ah sidii dadka eheladooda ah ay ugu wareejin lahaayeen, balse waxaa uu xusay in marka hore ay soo dhamaato baaritaanada wali socda.
-
History as we Witness 20 Month of work congrats to the SFG ....................... Its been decades if Not centuries since a Gov in Somalia has enjoyed such wide acceptance and popularity. The Gov has taken the security in the Nation capital serious . we are seeing the stability due to the hard work of Somali security force. Mogadishu Elites enjoying the Stability and Beauty of Liido Beach well done to and congrats to Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
-
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa waxaa kusoo dhaweeyay xeebta Liidon dhalinyaro aad u farabadan kuwaasoo markii uu gudaha u soo galay xeebta kor-uqaaday Ra’iisul Wasaaraha ayagoo ku dhawaaqayey erayo ay kusoo dhawaynayaan Ra’iisul Wasaaraha. This is most Popular and widely Accepted Somali Gov in Decades Very Important work for leaders to Join their people and be seen share the Problem . Security has improved dramatically as the Gov of Somalia set up aware and reconciliation program for Youth in Mogadishu . Last week the President joined and walk visiting Neighborhoods in Mogadishu .
-
Ra’iisul Wasaaraha oo galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido kana qeyb galay ciyaar ka socotay Garoonka Banaadir:-War-Saxaafadeed+Sawirro Muqdisho, 16, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kamid ah golaha Wasiirada, Taliyaasha Ciidamadda kala duwan ee Soomaaliya, Masuuliyiin ka socotay maamulka gobolka Banaadir, ayaa galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido oo maalinta Jimcaha iskugu yimaadaan dadwayne aad u farabadan oo iskaga kala yimid degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa waxaa kusoo dhaweeyay xeebta Liidon dhalinyaro aad u farabadan kuwaasoo markii uu gudaha u soo galay xeebta kor-uqaaday Ra’iisul Wasaaraha ayagoo ku dhawaaqayey erayo ay kusoo dhawaynayaan Ra’iisul Wasaaraha. Damaashaadka kaddib Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula qaxweeyay dhalinyaradii ku dabaalanaysay Xeebta Maqaayadda Beach Veiw, “Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maanta la damaashaado dhalinyaro Soomaaliyeed, marka hore dhalinyaraan noqday oo maanta waxaan la damaashaadayaa dhalinyaro Soomaaliyeed, meeshaan aan maanta joogno ee Liido markii uu dhulku nabadda ahaa waxay kamid ahayd goobihii aan usoo nashasho tagi jiray, waxaa iskugu key darsamay, soo dhawayn aan kala kulmay dhalinyaradii ku dabaalanaysay Xeebta iyo anigoo la Qaxweeyay shacabkii fadhiyay Beach Veiw. Tani waa astaan rajo iyo xasilooni ka muuqata dalke” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galay tartanka cayaaraha koobka Jeneraal Daa’uud oo iskugu soo hareen labada kooxood ee kala ah Jeenyo iyo Heegan waxaana ciyaar xiiso badan oo dhexmartay kaddib koobka qaaday Kooxda Jeenyo, waxaana halkaas Ra’iisul Wasaaruhu ku guddoon siiyey koobkii kooxda Jeenyo. Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dr. Khaalid Cumar ayaa kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha. Waxaana dhinaca kale mahadcelin u jeediyay cid walba oo ka qayb qaadatay horumarinta Dhalinyarada iyo Cayaaraha. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo gabagabadii hadal jeediyay ayaa ku dheeraaday ahmiyada uu leeyahay Isboortigu, isagoo ku dhiirgeliyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha inay joogtayso kulamada noocaan oo kale ah, gobolada dalkana laga bilaabo tartan ciyaareed dhex mara kooxaha deegaanka. “Cayaaraha oo soo noqda waxay ka dhigantahay noloshii Soomaaliya oo soo noqotay, cayaaruhu waxay astaan u yihiin nabada, waxaan aad ugu mahadcelinayaa Xiriirka kudbadda Cagta Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Cayaaraha iyo Dhalinyarada. Kooxda maanta qaaday koobkaana waxaan leeyahay Hambalyo” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. —DHAMAAD—
-
Hargeysa Admin is in Trouble as regions and clans such as Borama - SSC are becoming more ambitions and not satisfied with one sided Secessionist agenda . Khatuuma let by the Dhuloz are gearing up for Grant Conference in Talex where by most of elders and Politicians are to meet discuss the Future and Ambitions of the Clan . Waxaa saaka magaalada Buuhoodle Laga saaray iyada oo laga masaafuriyey wasiirka Caafimaadka ee maamulka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye Maakhir let by The Fishing community have also joined Dhuloz Thirst for self rule and and Ambition and so on , The Fishing community are about to Hold a Grand Conference were they will discuss the future of the Clan in Sanaag Badhan . BORAMA: Inka badan 30 dhalin yaro ah oo loo Qabqabtay Awdalstate 24saacadood ee ugu dambeeyey, Diyaargarowga 18may iyo Koox Wariyayaal ah Oo Hargeisa Looga keenay Buunbuuninta 18may.+WARBIXIN 15-05-2014 Borama (Bnn) Iyadoo ay ka hadhantahay 3 maalmood oo kaliya munaasibada 18 may oo ku beegan maalintii gobolada waqooyi ay ku dhawaaqeen in ay ka go'een Soomaaliya inteeda kale, kuna beegan sanad guuradii 23 aad ee ka soo wareegtay waqtigaasi,kala go'a guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Dalka waxaa si weyn looga diyaar garoobayaa xuska maalintaasi balse xaalada magaala madaxda gobolka Awdal ee Borama waxaa ka socda laba qaban qaabo, u diyaar garawga munasibada 18 may waa ay ka duwan tahay sida looga diyaar garoobayo gobolada Maamulka S/land kaliya u diyaar garaga 18 may waxaad dareemi kartaa kaliya marka aad ku sugan tahay goobaha iyo xarumaha masuuliyiinta maamulka S/lan.
-
Guddoomiyaha gobolka Benaadir oo Magacaabay Gudiga Xalinta Khilaafaadka Dhulka Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa magacaabay Gudiga xalinta Khilaafaadka Dhulka, kaasoo ka shaqeyn doona sidii is qab qabsiga arrimaha dhulka iyo guryaha la xiriira uu u xalin lahaa. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in magacaabista Gudigan ay fursad qaali u noqoneyso shacabka Soomaaliyeed oo qabay mudooyinkii ugu dambeeyay cabashooyin ku aadan dhulka oo is qab qabsi ku aadanaa. Gudigan uu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu soo xulay si madax banaan, isla markaana loo xilsaaray in xal waara ka gaaraan wixii cabasho iyo dhib ay qabaan Bulshada Soomaaliyeed. “Cid Walba gurigeeda waa Dhisan kartaa waana iibsan kartaa mana jirto cid ku heysata laakiin wixii la isku qabsado waa in la kala saaro iyadoo ay ku salaeysan tahay Cadaalad iyo ka run sheegid taas waxaa Gundhig u ah maxkamada iyo Cida kale oo ay Quseeyso”, ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaan lagu xusin magacyada xubnaha Gudiga xalinta khilaafaadka dhulka.
-
Hundreds of British tourists evacuated under armed guard from Kenya over terror fears . Friday, May 16, 2014 Ads by Media ViewAd Options A number of UK travel companies are suspending holidays to Kenya, with hundreds of British tourists being evacuated under armed guard because of a growing terror threat. Tour operators Thomson and First Choice are bringing holidaymakers home after a change in the Foreign and Commonwealth Office (FCO) travel advice. The two companies have cancelled all flights to the East African country until the end of October, while long-haul travel company Kuoni is, for the time being, not offering holidays to the Kenyan coast. Earlier this month, a bomb attack at a bus station in the coastal city of Mombasa killed three people and injured around 16. Another explosion also damaged a hotel in the city during rising tensions and a a recent spate of al-Shabab-linked incidents. Around 100,000 Britons travel to Kenya every year, and many have been devastated by the change in circumstances. Andy Coughlan was on 'a dream holiday' after with his wife Irene, 53, who was told she had gone into remission after suffering breast cancer. 'We’re absolutely devastated,' Mr Coughlan, 53, told The Daily Telegraph. 'Ren had been seriously ill for a long time and this was the first time after all the chemo that she was ready to travel. 'She said she wanted to wait for her hair to grow back. As soon as it did, we were on our way here.' The couple from Swansea were staying at the luxury Diani beach and had only arrived in Kenya on Tuesday. Earlier this week the FCO changed its advice for Kenya to advise against all but essential travel to Mombasa island and within 3.1 miles of the coast from Mtwapa creek in the north to Tiwi in the south. Kuoni said today: 'Although the advice does not include Moi International Airport, Diani beach or Malindi, the main road to access these resorts goes through the restricted area defined by the FCO advice. 'This means that we are no longer able to offer holidays to the Kenyan coast at present.' The company added that it would contact all customers who were due to travel in the next seven days and this would continue on a rolling basis until the FCO advice changed. Kuoni said that any customers travelling from the UK within the next seven days with an itinerary that included the coast were able to cancel free of charge or amend to an alternative destination with no administration fee but at the applicable cost. The company went on: 'For any customers who are travelling to other parts of Kenya on safari or staying in a lodge and don't have Mombasa included in their itinerary, they will not be affected by the current FCO advice and holidays will continue as normal.' Thomson and First Choice said they had been continuously monitoring the situation as it developed and have been working very closely with the FCO and follow its advice at all times. The companies went on: 'As a result of the change in FCO advice, the decision has been taken to cancel all our outbound flights to Mombasa, Kenya, up to and including October 31. 'As a precautionary measure, we have also taken the decision to repatriate all customers currently on holiday in Kenya, including our Air Fare passengers, back to the UK on Thursday and Friday this week.' According to reports, Thomson has about 400 customers in Kenya, including those in Mombasa and on safari. The FCO advice reads: 'There is a high threat from terrorism, including kidnapping. The main threat comes from extremists linked to Al Shabaab, a militant group that has carried out attacks in Kenya in response to Kenya's military intervention in Somalia. 'There has been a spate of small-scale grenade, bomb and armed attacks in Nairobi (especially the area of Eastleigh), Mombasa, and North Eastern Province. 'You should take care in public places where people gather, and exercise a heightened level of vigilance.' A spokeswoman for the FCO said: 'We estimate there are 5,000 British nationals resident along the coast and approximately 500 in Mombasa and surrounding area.'
-
Mogadishu Degmada Howl-Wadaag the Last remaining district leader Mudane Maxamed Abuukar Cali Jacfar officially hands over his Position to a Young Educated Man raised in the Neighborhood. Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) Gudoomiyaha wareejinayay Xilka Degmada Howl-wadaag oo Munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in xilka laga qaado uuna si sharafi ku jirto ku wareejiyo , waxa uuna tilmaamay in Xiligii loo baahnaa ay kusoo aaday in uu xilka ka dago. ‘’ Waxaan ku faraxsanahay in aan xilka ku wareejiyo Axmed Nuur oo ah nin aqoonyahan oon filayo inta aan qabtay kabadan in uu qaban doono , waa wax lagu farxo in Dhalinyaro dalka wax usoo baratay in xilka ay la wareegaan xiligan , maahan in dhalinyaradaasi lagu tilmamao kooxo iyo Wadan hebel ayey wax kusoo barteen , waxa ay xaq u eeyihiin in dalkooda wax ka noqdaan ‘’ ayuu yiri Jacfar. Gudoomiyaha cusub ee Degmada Howl-Wadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad (Aanas) The Young Man in the Middle well done Congrats new dawn for Somalia as Mogadishu recovers and Heels from decades of war. Munaasabada xalay ka dhacday Xarunta Degmada Howl-Wadaag ayaa aheed mid aad u qurux badan oo kusoo dhamaatay jawi aad u macaan , waxaana Munaasabadaasi Bulshadii kasoo qeyb gashay ay kor u qaadeen Hadiyado kala duwana gudoonsiiyeen Gudoomiyihii hore ee Degmada Howl-Wdaaga Jacfar.
-
Gudoomiye Muungaab oo Isbadalo Siyaasadeed iyo mid Amni ka sameeyey Muqdisho Muqdisho (Sh M Network)—17-ka Bishii February ee Sanadkan 2014 ka ayey aheyd markii Dekreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud lagu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sareeye guuto Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho markii loo magacaabay Xilkan ayaa waxuu diirada saaray amaanka Magaalada Muqdisho isagoo kala kaaashanaya Shacabka Muqdisho. Gudoomiye Muungaab ayaa Khudbadii ugu horeesay uu jeediyay ayaa waxuu sheegay in marka hore uu diirada saarayo xaqiijinta amaanka Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho islamar ahaantaana la hoos geeyay Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida gaar ahaan kuwa ka shaqeeya Maamulka Gobolka Banaadir. Sareeye guuto Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa isbadalo ku sameeyay Gudoomiyeyaasha 16 Degmo ee Gobolka Banaadir isagoona magacaabay Rag dhalinyaro ah oo qaarkood wax ku soo bartay Dalka Dibadiisa. Haweenka Soomaaliyeed ayaa Qudhooda qeyb ka qaatay Isbadalka amni iyo midka Sayaasadeed uu sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxaana Magaalada Muqdisho ku yaraanaya Qaraxyo iyo Falalka amaanka ka soo horjeeda kuwaasi oo ay geysan jireen Dagaal yahanoo ka tirsan Xarakada Al Shabaab. Ugu dambeyn, Siyaasiyiin iyo Waxgarad ku dhaqan Muqdisho ayaa guubaabiyay Maamulka uu hogaamiyo Sareeye guuto Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho kaasi oo ay ku sheegeen in wax badan uu ka qabtay amanka Magaalada Muqdisho.
-
Muqdisho (Sh M Network)—Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sareeye Guuto Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Maamulkiisa uu noqon doono kii ugu dambeeyay ee la soo Magacaabay uuna gaarsiin doono Magaalada Muqdisho heer dadku ay wax doortaan. Mr Muungaab ayaa ku nuux nuuxsaday in isbedello kala duwan haatan ay ka jiraan Caasimadda Muqdisho Maamulkiisana uu sii dar dar gelin doono. Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir oo ah mid ugub ah ayaa wax qabad wax ku ool ah ka sameeyay mudada kooban ee Maamulkiisu hoggaanka Gobolka yahay. Dhawaan ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa ka soo yeeray hadal aad u soo jiitay Bulshada Muqdisho kaas oo ku aadanaa in dhammaan dib loo furayo waddooyinka xiran xittaa kuwa safaaradaha Shisheeye ay jareen. http://www.youtube.com/watch?v=GgBE1YxUrkM Sareeye Guuto Xasan Max’ed Xuseen Muungaab & Shacabka Muqdisho oo hal goob kuwada damaashaadaya taas oo sabab u ah isbadalka cusub ee ka dahcay dalka iyo sida ay Shacabka uga hadlayaan Damaashaadka ay la qaadanayaan qaar ka mid ah Madaxda Dalka.Muuqaal ku tusinaya sida ay u faraxsan yihiin shacab la damaashaadaya Madax ka tirsan Dowlada ayaa waxuu ku tusinayaa isbadalka xoogan ee ka dhacay dalka iyo sida jawiga Muqdisho uu yahay ee nala daawo.
-
Three Motion within weeks something is wrong who is behind Treason. 1. Motion Against the President at time where the Country is heading right direction. Wax-qabadka lasoo ban-dhigay waxaa ka mid ah xoreynta dhibkii Al-Shabaab laga xoreeyay saddex milyan oo qof oo deggen sagaal magaalo iyo lix gobal. Qaababka taageerada lagu xoojinayo sida unugga isku-dubaridka gargaarka (Aid Coordination Unit) iyo sanduuqa horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo la sameeyayay si loo hubiyo garagaarkii Soomaaliya loo ballan-qaaday in la isku-duway lana ilaaliyay. 2. Motion Against FAVORI the Company who manages and Modernized Aadan cadde International Airport. 3 . Motion against wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka who is now doing outstanding job relieving the newly liberated Areas and creating stability . Xarunta tababarka booliska ee Gen. Kaahiye ayaa waxaa maanta lagu qabtay tababar ay soo abaabushay wasaaradda arr. Gudaha kaas oo ku aadan xagga maamulka gobolada laga xoreeyay Al-Shabaab.
-
Kulankii baarlamaanka ee loogu codeyn lahaa shiorkada maamusha Garoonka diyadaha Muqdisho oo maanta baaqday Kulan ay mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya maanta ku yeelan lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa dib u dhacay, kaddib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaanno buuxin kara tiradii loo baahnaa. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa cod loogu qaadayay mooshin ka dhan ah heshiiskii shirkada FAVORI ay kula wareegtay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee Muqdisho iyo ka doodista mooshin kale oo ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka. Waxaana Sooxadirey oo kaliya in ka badan 65 Xildhibaan oo shalay mooshin ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdullaahi Goodax Bare ka hor akhriyay baarlamaanka jawaabna manta ka sugayey Baarlamaanka . Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe xildhibaannada u soo jeedinayay in ay soo xaadiraan kulamada si ay u gutaan waajibaadkooda qaran. Waa maalintii saddexaad oo uu baaqanayo kulan loogu talagalay cod u qaadista mooshinka ka dhan ah heshiiskii shirkada FAVORI oo uu yeelan lahaa baarlamaanka Soomaaliya.
-
Magaalada Muqdisho oo maalmahaan ka socdeen dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo iska soo horjeeda ayaa la sheegayaa in 35 xildhibaan ka noqdeen soojeedintii ahayd in Madaxweynaha Soomaaliya is casilo, sidoo kale 22 Xildhibaan ayaa sheegay in magacooda laga been abuurtay oo aysan kamid ahayn xildhibaanada qorshahaas horboodayey. Mooshin ka laabashadaan ayaa timid kulamo is dabajoog ah oo maalmihii lasoo dhaafay xildhibaanadu la yeelanayeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo saraakiil katirsan Madaxtooyada Soomaaliya. Xildhibaanada ka laabtay mooshinkii dhaleeceynta ahaa ee loo soo jeediyey Madaxweynaha ayaa kala ah Xildhibaan Cabdulqadir Macalin Nuur, Xildhibaan Cumar Finish, Xildhibaan Cabdulkadir Hashi, Xildhibaan Cabdi Hashi, Prof Dhalxa iyo Xildhibaano badan oo kale. Sidoo kale Xildhibaan Sanyare oo kasoo jeeda Puntland ayaa la sheegayaa inuu wadahadal kula jiro Xukuumada Soomaaliya. Xildhibaanadaan isi saxay ayaa kusoo aadeysa xili labadi maalin ee u dambeysay Magaalada Muqdisho ay hareeyeen banaanbaxyo balaaran oo lagu taageeraayo Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo horumarka Caasimada Muqdisho. Shiribkii shalay ee Banaanbaxa ayaa ahaa ”MADAXWEYNE MUUNGAAB AA LAGA MASEYRAY ASAA MOOSHINKAAN LA KEENAY” Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan waxaa kusoo badanayey xildhibaano qaswadayaal ah oo u muuqanayey inay ka shaqeynayaan dib u dhaca dalka Soomaaliya, mooshinada baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqday kuwa Saameeya kaliya Caasimada Muqdisho. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
-
kulankaasi ka dib waxaa ay kulan qadasharfeeda ay ku yeeshen salaadiintu Holka weyn ee Hotel Rays inkastoo kulnkaasi ay diba ka ahaayeen Saxaafada iyo masuuliyiinta S/land ee iskugu jiray maamulk heer gobol iyo wasiirduba ilaa iyo hada ma cada waxaa kulnkaasi ay ku lafa guri doonaan amaba ay ku falaan qaynayaan. Very interesting development Indeed first time in decades the Elders in Borama meet and sit down with their fellow elders and brothers from Koonfurta Soomaliya . So Much to talk to about Land - Money - Property - Unity . Congrats to Hargeysa Admin for Maturing and allowing free Movement ......
-
Waxaa maanta si balaadhan loogus oo dhaweeyey magaalada Borama Ee xarunta Gobolka Awdal inka badan 45 Madaxdhaqmeed oo ka imiday koonfurta dalka Somaliya kana soo kicitimay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalweynaha Somaliya, Soo dhaweynta madax dhaqmeedkani ayaa si weyn looga dareemayey gudaha magaalada Borama, Abaaro 11:00am ee maanta ayaa ay soo gaadheen magaalada Borama waxaana kulan ay kula yeesheen madaxdhaqmeedka beelaha Gadabuursi Hoolka Weyn Ee Jaamacada Camuud, Waxaase xusid mudan in kulnakaasi ay goob jog ka ahaayeen maamulka Gobolka Awdal sidoo kale waxaa ku wehelinayey madaxdhaqmeedkan safarkooda wasiirada Diinta Iyo Awqaafka Sh.Khaliil Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, kulankaasi ka dib waxaa ay kulan qadasharfeeda ay ku yeeshen salaadiintu Holka weyn ee Hotel Rays inkastoo kulnkaasi ay diba ka ahaayeen Saxaafada iyo masuuliyiinta S/land ee iskugu jiray maamulk heer gobol iyo wasiirduba ilaa iyo hada ma cada waxaa kulnkaasi ay ku lafa guri doonaan amaba ay ku falaan qaynayaan. Very Interesting development
-
Well done Xassan Sheikh International community backs the Presidents
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Thanks to the Somali President Somalia is moving towards Good Governance Xarunta tababarka booliska ee Gen. Kaahiye ayaa waxaa maanta lagu qabtay tababar ay soo abaabushay wasaaradda arr. Gudaha kaas oo ku aadan xagga maamulka gobolada laga xoreeyay Al-Shabaab. Nine newly liberated Towns and cities are to get new Police stations - district head Quarter building renovated - Hospitals and etc . Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdsho General Xasan Maxamed Xusueen Muungaab ayaa xalay la kulmay ciiidanka Ilaalada deeganka, kuwaasi oo uruurin doono canshuurta ay bixiyaan dadka, sidaasi darteed Waxaa caawa Daaha laga Rogay Ciidankii soo uruurin lahaa canshuurta iyo kuwii sugi lahaa ammaanka canshuur uruuriyaasha. Building Infrastructures for all Government Institution are significant step towards Good Governance and accountability . -
Well done Xassan Sheikh International community backs the Presidents
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Isagoo la hadlaayey madasha madaxweynuhu wuxuu caddeeyay in dowladda ay wax badan ka qabatay ujeeddooyinka lagu heshiiyay. Wax-qabadka lasoo ban-dhigay waxaa ka mid ah xoreynta dhibkii Al-Shabaab laga xoreeyay saddex milyan oo qof oo deggen sagaal magaalo iyo lix gobal. Qaababka taageerada lagu xoojinayo sida unugga isku-dubaridka gargaarka (Aid Coordination Unit) iyo sanduuqa horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo la sameeyayay si loo hubiyo garagaarkii Soomaaliya loo ballan-qaaday in la isku-duway lana ilaaliyay. Haddaba si loo helo hufnaan iyo maamul maaliyadeed oo wanaagsan, bangiggii dhexe ayaa boorka laga jafay iyadoo la magacaabay guddoomiyihii Bangiga, ku-xigeenka guddoomiyaha iyo golaha maamulka bangiga iyo guddiga maamulka maaliyadeed iyo waliba guddiga kormeerka maaliyadeed. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in horumarka kaabayaasha dalka ay ka mid yihiin: 35-km oo lagu dhisayo jidadka Muqdisho, mashruucyo waaweyn oo ay ka mid yihiin dhisidda xarun-maamuleedka degmooyinka, maxkamadaha, saldhigyada booliiska, isbitaallada iyo ceelasha biyaha oo laga billaabay Jowhar iyo Marka. Congrats to the SFG Somalia is Heading in the Right direction thanks to the great Leadership of Somali President Xasan Sheekh Maxamuud and the Top Leadership of SFG including the PM and His cabinet....................... -
This is most Popular widely accepted Somali Gov in decades Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigii la socday ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka weyn ee degmada Qoryooley oo kooxaha Al-shabaab ay ka bililiqaysteen dhammaan qalabkii yaalay, wuxuuna sheegay Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed si deg deg ah in loo keeno doono Isbitaalka qalab uu ku shaqeeyo si dadka deegaanku u helaan adeeg caafimaad oo dhameystiran. Somali Prime Minister Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed Doing great job Touring the country assessing the needs the of the People . Kismaayo Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe Wararka Maanta: Khamiis, Apr 10, 2014-Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo Maanta Booqashooyin kusoo kala bixiyay Degmooyinka Bulo-Burte . Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Socod Lug Ah Ku Maray Qeybo Ka Mid Ah Caasimadda Kadib Soo Dhaweyntiisa
-
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Waxaa loo baahan yahay in la soo celiyo walaaltinimadii ka dhaxayn jirtay dadka dega gobolka Shabeelada Hoose”:-War-Saxaafadeed+Sawirro Marka, 08, May, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagay gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa uu kulamo kala duwan la qaatay odayaasha dhaqan degmada Marka, wuxuuna ka dhageystay warbixino ku aadan xaaladda gobolka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kala hadlay odayaasha dhaqanka arrimaha nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta gobolka iyo sidii odayaasha dhaqanku qeyb libaax uga qaadan lahaayeen isku soo dhoweynta beelaha ku wada nool gobolka Shabellaha hoose oo baryihii u danbeeyay ay khilaafaad ku kala dhex jireen beelaha wada daga gobolka. “Dadka ku dhaqan gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan degmada Marka waa dad walaalo ah oo weligoodba wada deganaa, hal meelna wax ku wada qeybsan jiray, waxaana loo baahan yahay in la soo celiyo walaalnimadii, iskaashigii iyo wax wada qabsigii aad caanka ku aheydeen” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo dhanka kale xusay in dawladda Federaalku ay ku taageereyso sidii loo gaarsiin lahaa dib-u-heshiisiinta gobol, degmo illaa tuulo. “Marka laga hadlayo gobollada Soomaaliya gobolkan wuxuu kamid yahay goobaha ugu badan ee ay daganyihiin qabaa’illada Soomaaliyeed, intiina meesha fadhida waxaa la idinka doonayaa inaad dawladda gacan siisaan Ciidamadda qalabka sida ee gobolka jooga, sidoo kale aad ka caawisaan sidii dadka shacabka ah iyo Ciidamaddu xiriir wanaagsan u yeelan lahaayeen” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed oo dhanka kale sheegay dhawaan wafdi ka socda Xukuumadda inuu soo gaaro doono gobolka Shabellaha hoose si wax looga qabto baahiyada kala duwan ee deegaanka ka jira, wuxuuna ka codsaday qaybaha bulshada inay dul-qaad muujiyaan. Odayaasha dhaqanka degmada Marka ayaa gaba-gabadii u balan qaaday Ra’iisul Wasaaraha inay garab istaagayaan kana shaqeynayaan nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta dadka ku dhaqan degmada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose, si loo gaaro Soomaaliya oo xasiloon aayaheedana ka tashata kuna wada nool nabad iyo xasilooni. Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Axmed Baafo oo kulanka ka hadlay ayaa ka codsaday odayaasha dhaqanka iyo qaybihii bulshada ee kasoo qeyb galay Munaasabadda in loo soo jeesto dhanka wax soo saarka beeraha iyo khayraadka kale ee gobolku caanka ku yahay si deegaanka u gaaro hormar. “Maanta waxaan ka hadlaynaa sidee lagu xalin karaa dhibaatooyinkii deegaanka ka dhacay waxaan jeclahay markaan bari soo laabto inaan ka wada xaajoon doono mustaqbalba wax soo-saarka gobolka oo runtii ah meelah ugu dhaqaalaha iyo quruxda badan Soomaaliya” ayuu yiri Wasiirka Beeraha Soomaaliya. Waa markii ugu horreysay oo uu Ra’isul wasaaruhu booqdo degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose oo ka mid ah deegaanadii ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Kooxaha Nabad diidka ah. —-DHAMAAD—
-
"The Somali Government of Sheikh Hassan (QOSLAAYE) won't last longer".
malistar2012 replied to Dj Kzee's topic in Politics
. Gov revenue and budget increased 100 % – Collecting Tax - We see a strong Economy forming in Gov Controlled area Mostly the South of Somalia -. Agriculture – live stock – Fishing Industrial and etc – Infrastructure booming Now for the first time ever, Somali farmers are able sell 2-hunred tons of high quality maize grain to WFP. The amount will be used to supply areas that are deprived of enough food. Building Two Moderate military academy and camps In Mogadishu – Training thousand of troops Mooge The only progress you is on MJ President in villa Somalia lets be Honest kkkkkkkkkkkkkkkkkkk -
Oh my God. Look at how Alshabab operates. Even old lady is part of it
malistar2012 replied to Mooge's topic in Politics
Great job by the SFG security force these alshabaab assassinates are going to face bullet . This was significant arrest and challange to the security force a lot of investigation man power closed this case . -
"The Somali Government of Sheikh Hassan (QOSLAAYE) won't last longer".
malistar2012 replied to Dj Kzee's topic in Politics
http://www.youtube.com/watch?v=7tMH-ak5ulw economically his doing good we see the progress in Gov held regions . President hassan sheikh maaxamuud Phase 2 on the ongoing offence against terrorist will end life of alshabaab Leaders Low ranking and high ranking specially southern Alshabaab leaders . These Boys are in Turkey learning how fly Jets and Helicopters . Somalia has now a permanent govt -
"The Somali Government of Sheikh Hassan (QOSLAAYE) won't last longer".
malistar2012 replied to Dj Kzee's topic in Politics
DoctorKenney If he was simply financially corrupt, I wouldn’t even oppose him. If he took a few million dollars from the Government Treasury and bought himself a home, but he did other good things such as helping to stabilize the country, then the good outweighs the bad and I wouldn’t even be upset. President hassan sheikh maaxamuud Achievement so Far - 1.Liberating More then Ten Cities and Towns - Taking over Alshabaab strong Holds Most fighting done by SNA. . Gov revenue and budget increased 100 % - Collecting Tax - We see a strong Economy forming in Gov Controlled area Mostly the South of Somalia -. Agriculture - live stock - Fishing Industrial and etc - Infrastructure booming Now for the first time ever, Somali farmers are able sell 2-hunred tons of high quality maize grain to WFP. The amount will be used to supply areas that are deprived of enough food. Building Two Moderate military academy and camps In Mogadishu - Training thousand of troops
-
Popular Contributors