malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. It's great oppurtinuity for Somalia and SFG to capitalize on the amount of assistance and help they are getting from the IC. The Turks are leading the way in helping SFG strength it's institutions creating stability .... Development and achievement are moving in fast paced ... We see the economy growing exporting live stock and agriculture has resumed and increased 100% . Somalia has trenmendouse resources to offer as the world looks towards Africa .... .
  2. Somali president visits Turkish destroyer Mogadishu, Somalia (HOL) -- The Somali state-run media has broadcasted that President Hassan Sheik Mahmoud is currently on a Turkish destroyer which moved closer to Mogadishu sea port on Thursday. President Hassan was invited to a luncheon organized on the Turkish destroyer. This is the first time that a Turkish navy destroyer moves closer to Somali capital Mogadishu. Meanwhile, The Turkish Navy Chief staff Admiral Murat who arrived in Somalia on Thursday held lengthy talks with key government officials including minister of defence and army commanders. Admiral Murat visited the defence ministry where he met with minister of defence Mohamed Sheik Hassan Hamud, the Somali army chief of Staff General Dahir Aden Elmi and Somali Navy commander General Madey Nurow Ufurow. Both sides discussed on the strengthening of military cooperation between Turkey and Somalia. During the meeting, Somali army chief of Staff General Dahir Aden Elmi briefed the Turkish official on the recent developments made by the Somali military in the fight against Al Shabab militants. For his part the Somali minister of defence Mohamed Sheik Hassan Hamud thanked the Turkish Navy Chief for the historic visit to the country and pledged that Somalia will develop a continued and strong cooperation with Turkey. The visit of the Turkish Navy commander to Somalia comes several weeks after his Somali counterpart General Madey Nurow Ufurow toured to Turkey to pave the way for a greater cooperation the two countries. See more at: http://hiiraan.com/
  3. National Security US taps first envoy to Somalia in 20 years 0 More BY ASSOCIATED PRESS June 3 at 1:09 PM WASHINGTON — For the first time in more than 20 years, the U.S. will appoint an ambassador to Somalia in what a senior official on Tuesday described as show of faith for future stability in the war-ravaged African nation. Even so, the U.S. has no immediate plans to re-open its embassy in the Somali capital Mogadishu, which has been beset by violence and deadly bombings spurred by the militant network al-Shabab. As recently as two weeks ago, a car bomb outside the national parliament building killed at least seven people, and a senior al-Shabab fighter threatened Americans in a radio broadcast in Somalia. In a Tuesday speech, U.S. Undersecretary of State Wendy Sherman said the decision to name an ambassador to Somalia reflects what she called a sign of the deepening relations between Washington and Mogadishu and “the faith that better times are ahead.” She challenged Somalis to eschew generations-old clan rivalries and focus on building a united national government. “None of us can make that choice for Somalis,” Sherman told the U.S. Institute for Peace in Washington. “But Somalis should know, if they choose to continue to come together, they will have enthusiastic and substantial international support.” Western diplomats began increasing ties with Mogadishu after Somali civil activist Hassan Sheikh Mohamud was elected president in September 2012. Washington formally recognized the new government four months later, and Great Britain opened an embassy in Mogadishu’s fortified airport compound last spring. The U.S. has resisted re-opening its embassy in Mogadishu, which closed in 1991, when Somalia’s government collapsed after years of civil war. American troops were sent to Mogadishu the next year to help stave off the country’s famine on a peacekeeping mission that lasted until their 1994 withdrawal — about five months after the humiliating “Black Hawk Down” debacle in late 1993, when Somali militiamen shot down two U.S. helicopters; 18 servicemen were killed in the crash and subsequent rescue attempt. In recent years, U.S. diplomats who focus on Somali issues have been based in neighboring Kenya, and travel to Mogadishu periodically to meet with government officials and civil society activists. Sherman estimated about a dozen U.S. diplomats are currently in the Kenyan capital Nairobi working on Somalia. She did not say who would be nominated as the ambassador to Somalia, adding only that it would happen “soon.”
  4. M/weyne Dr Gaas " Gudiga Madaxa banaan ee Dib u eegista Dastuurka waannu la soconaa, hadba siday u shaqeeyaanna waannu eegaynaa". 3. June 2014 APL Iyadoo Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ansixiyeen Gudiga Madaxa Banaan ee Dib u eegista Dastuurka Dalka Soomaaliya, ayaa arrintaasi tan iyo Khamiistii ( 29 May 2014) oo Gudigaas la magacaabay Dowladda Puntland aysan wax war ah kasoo saarin. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa markii ugu horaysay xilli uu u warramayay Telefishinka Somalichannel, waxaa uu sheegay in Puntland ay la socoto Gudiga Madaxa Banaan ee dib u eegaya Dastuurka Soomaaliya, iyadoo uu jiro Khilaaf aan illaa hadda la xallin oo ku salaysan Qodobo muhiim ahaa oo laga saaray Dastuurka Soomaaliya kuwaasi oo keenay isku dhac Siyaasadeed oo dhexmaray Puntland iyo Dowladda Federaalka. Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Gaas ayaa sheegay in Marwo Caasha Geelle Diiriye oo ka mid ah 5-ta Xubnood ee Gudigaan ay Puntland Dirsatay, ayna meesha ku tagtay si wada og yahay, isagoo Madaxweynuhu intaas raaciyay in Puntland ay eegi doonto hadba sida Gudigaani ay u shaqeeyaan. Sanadkii hore ee 2013 ayay ahayd markii Madaxweynihii hore ee Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) uu sheegay in Puntland ay xiriirkii kala laabatay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Xassan Sheekh Maxamuud, iyadoo illaa iyo 8-dii Janaayo 2014 oo uu xilka Baneeyay Faroole aan si toos ah looga wada hadlin khilaafkaasi. Ugu dambayntii in Xiriirka Puntland ay Xiriirka u jarto Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka dambaysay ka dib markii Dastuurka Qaybo Qoraalka ah laga saaray Qodobo muhiim u ahaa Maamul Goboleedyada iyo Nidaamka Federaaliga ah.
  5. Wararka ka imaanaaya magaalada Hargeysa waxay sheegayaan in Qaraxyo aad u xoogan ay caawa ruxeen meelo badan oo magaaladaasi ah. Qaraxii saddexaad oo loo adeegsaday caagadaha sharaabka ayaa hada Ka Dhacay Nawaaxiga Madaxtooyada Somaliland . Wax khasaare ah oo ka dhashay ma jiraan, laakin lama oga ilaa hada cida dhabta ah ka dambaysay falaka noocan ah ee amniga wax lagu yeelaayo . Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa heegaan buuxa la galiyey dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay. Falkan ayaa ku soo beegmaya xili uu madaxweyne Siilaanyo ka hadlay qaraxyada lagu fulinaayo waxa loogu yeedhay Shaanida, waxaanu madaxweynuhu ku sheegay kuwa falkan ka dambeeya inay yihiin kuwii qaranka lagu aaminay, balse muu cadayn kuwaasi cida rasmiga ah ee ay yihiin
  6. M/weyne oo soo xiray tababar saddex todobaad socday Gudoomiyayaash Degmooyinka Taliyayaasha Boliiska iyo ku xigeenadooda , Taliyayaasha Nabad-sugida iyo Ku Xigeenadooda, Xoghayayaasha degmooyinka iyo Garsoorayaal 13 qofood ah. Tababarkaan oo loo qabtay masuulliyiin loo magaacabay degmooyinka laga xoreeyey Al Shabaab iyo kuwa iminka howl-galladu ku wajahan yihiin, ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka, Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha iyo masuuliyiin kale. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo ka warbixiyey tababarka ayaa yiri”. Tababrakan Seddexda maalmood socday aya ka koobnaa Afar qeybood oo muhiim ah sida Gudoomiyayaash Degmooyinka,Taliyayaasha Boliiska iyo ku xigeenadooda , Taliyayaasha Nabad-sugida iyo Ku Xigeenadooda, Xoghayayaasha degmooyinka iyo Garsoorayaal 13 qofood ah.Tababarakan waxaa lagu bartay waxayaalo aad muhiim u ah oo ay ka mid ahaayeen sida degmo loo maamulo iyo Dowladda Wanaaga”. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gabagabadii ka hadlay munaasabada tababarka lagu soo xiray ayaa salaan ka dib hadalkiisa ku bilaabay tacsi mar kale uu u diray eheladii geesiyaashii ku dhintay weerarkii Xarunta Baarlmaanka ee ay ku difaacayeen hey’adaheena Dowladda tii ugu muhiimsaneyd oo matalayasa Shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan. Waxaan rabaa in halkaan si gaar ah uga xuso mar kale Captain Daahir dhiiranaantii iyo geesinimadii uu muujiyey iyo sida uu daacad ugu ahaa Diinta, Dalka iyo Dadka iyo Umadda sharafteeda iyo heybadeeda. Umadda Somaaliyeed waay xusuusan doontaa magaca Captain Daahir dhalaanka Soomaaliyeed ee dugsiyada dhigta waa la bari doonaa. Waxaan lee yahay Captain Daahir waxa uu noqday Xalanahii Maanta, Waan garaneynaa Xalane wuxuu ahaa ee uu u dhintay 50 sanno ka hor”. Madaxweynaha oo la hadlayey masuuliyiinta tababarku u soo gabagaboobay maanta ayaa yiri. “Waxaa muhiim in 25 Sanno ka dib dowladnimada Soomaaliyeed ay ka baxdo Caasimada Soomaaliya oo ay gaarto magaalo Madaxda Gobolladda haddana ka sii baxdo ee ay gaarto degmooyin badan ee masuuliyadeeda KMG-ka ah ee aad bilaabeeysaan qaarna horay ay u bilaabeen. Meelaha qaarkood Dowladi ma aysan ka jirin laakin maamulo dadku ay sameysteen ayaa ka jiray kuna meel mareen. Maanta waxaad mataleysaan Dowladnimada Soomaaliya oo dalka u diyaarineeysa nidamka Federaalka ah oo aad unukii koowaad u tihiin, tababarku waxa loo sameeyey sidaas ayey ahayd.” ayuu yiri Madaxweynaha. Kooxaha Nabad diidka ah xumaan ayey ka shaqeyeen horayna dhib ayey dadku ugu hayeen. Magaalooyinkii markii laga eryey, ceelashii ayey ka duugeen shacabka, xarumahii caafimaad ee meelaha qaar ka jiray ayey baabi’iyeen, dugisyadii ayey qalabka ka qaateen dadkii ayey degaanadii ka saareen oo ay ku qasbeen in duurka oomanaha galaan. Ka dibna wadooyinkii inay istaagaan, dadka magaaladana u diidaan in raashin u yimaado ama soo adeegtaan si loo yiraahdo Shabaabkii ayaa noo roonaa. Arrinkaas waa been dadku inay muujiyaan inay been tahay arrinkaas waa idinka, waxaa leyska rabaa oo waajibkiinu yahay in dadku aynu u darsan Shabaab. Ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa hadalkiisa sii raaciyey. “ Meesha aad maamuleysaan waa meeshaasi Nabad Diidku dhibaatada ku reebay. Waxaa la rabaa inaad dadkeedu abaabushaan oo kalsooni iyo dhiiranaan gelisaan, Shabaabkuna Afar wiil oo qaldantay oo yac leeyska dhihi karo tustaan. Caqabado ayaa jira oo maamul degmo wixii ay ahayd inay heystaan oo dhan ma heysataan waan ognahay. Idinku waxaad tihiin kuwii u horumaray culeyska iyo dhibaatada”. Sidoo kale Madaxweynaha oo la dardaarmayey masuuliyiinta tababarka qaatay ayaa u sheegay in looga baahan yahay dib u heshiisiin iyo inay dadku ka saaraan shakiga dhaxdooda lagu beeray. “Degaanka laguu diray iyo dadka aad masuulka ka tihiin waxaa la idinka doonayaa inaad dib u heshiisiin dhaxdhigtaan oo aad ka saartaan shakiga Kooxaha Nabad diidku geliyeen iyo suurto gelinta adeegyada bulshada.Waxa la idinku qiimeyn doono waa kuwaa. Waxaad ka mid tihiin barnaamij ballaaran oo dalka oo dhan ka jira oo la yiraahdo Barnaamjika Xasilinta Dalka, waxaa lagu soo celinayaa Adeegyadii Bulshada, Nidaamkii iyo Hey’adahii Dowlada oo shaqo gala iyo arrimo kale”. Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in Xukuumada, Baarlmaanka iyo Garsoorka ay leeyihiin barnaamijyo cad-cad oo dib u qaabeyn dalku loogu sameynayo ee uu qeyb ka yahay tababarka maanta la soo gabagabeeyey ee ay ka soo shaqeysay xukuumada gaar ahaan Wasaarada Arrimha Gudaha iyo Federaalka.
  7. Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka, ayaa waxay weerar lama filaan ahaa ay ku qaadeen hoyga uu Magaalada Muqdisho ka degan yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys. Ciidamo ka tirsan nabad sugida dowlada Somalia ayaa maanta galay hoyga uu degan yahay Shiikh xasan Daahir Aweys oo ku yaala agagaarka xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay isku gedaameen hoyga Xasan Daahir kuna sugnaayeen ku dhowaad muddo saacad ah. Ciidanka nabad sugida ayaa warar lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan iney si cad ugu sheegeen Xasan Daahir in madaxda dowladu dhibsadeen qeyb ka mid ah hadal uu dhowaan ka sii daayey warbaahinta oo si kulul uu ugu weeraray dowlada. Ilo wareedyo ku sugan madaxtooyada ayaa sheegaya in ciidamada nabad sugida ay amar ku siiyeen Xasan Daahir inuusan fasax la’aan la hadli Karin saxaafada, waxaana sidoo kale ciidamadu ay ka qaadeen Xasan Daahir telefishin uu daawan jiray, telefankiisa gacanta, Laptob iyo qalabka inernetka soo xiriiriya iyo waxyaabo kale. Dowlada Somalia ayaan ka hadlin illaan haddav sababta ciidamada nabad sugidu ay u tageen hoyga uu degan yahay Xasan Daahir Aweys oo weli ah maxbuus aan xor aheyn oo ku jira xabsi guri lagu ilaaliyo.
  8. Warar sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyo Saraakiisha sar sare ee Hey’adaha Ammaanka Iyadoo xalay Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed uu iska casilay xilkiisa, saacado kadib markii Al-Shabaab ay weerartay Xarunta Baarlamaanka ayaa warar soo baxaya sheegayaanin laga yaabo Saraakiisha hey’adaha amniga is casilaan ama xilka laga qaado. Warar kala duwan oo suuqa soo galay ayaa sheegaya in Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida Waa Jen. C/xakiin Dahir Saciid (Saacid) iyo Jen. Bashiir Goobe ay yihiin mas’uuliyiinta ku soo xiga is casilaadii Wasiirkii Amniga. Qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga ee magaalada Muqdisho ayaa arrintan si aad ah u hadal hayay, sidoo kale shacabka reer Muqdisho oo aragtiyadooda dhiibtay ayaa sheegaya inay muhiim tahay in Taliyeyaasha laamaha amniga is casilaan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda la filayaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo gaabiyay socdaal uu ku joogay dalka Koofur Afrika, waxaana wararku sheegayaan inuu sameyn rabo is bedel. Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay la hadlay Raadiyaha dowladda ayaa sheegay in saacadaha soo socda ay dhici doonaan is bedelo, inkastoo markii hadalkaas uu ku dhawaaqay uu is casilay C/kariin Guuleed. Is casilaada Wasiirka Amniga ayaa ka dambeysay markii Madaxweynaha uu weydiistay inuu is casilo, iyadoo war saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha lagu sheegay in laga aqbalay, looguna hambalyeeyay tallaabada geesinimada leh ee uu qaatay. Weerarada Al-Shabaab dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ku qaadayeen xarumaha dowladda ee ammaankooda si aad ah loo ilaaliyo ayaa waxay ceeb iyo fadeexo ka soo gaartay saraakiisha hey’adaha amniga oo sameyn waaye ka hor tag, iyadoo intii weeraradaas dhacayeen oo dhan ay jireen digniino laga bixinayay weeraro lala eegto xarumaha dowladda.
  9. War deg deg: Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo goor dhow is casilay Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow oo caawa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa, saacado kadib markii la weeraray xarunta Golaha Shacabka.
  10. War deg deg: Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo goor dhow is casilay Waxaa kaloon rabaa inaan caawa umada Soomaaliyeed u sheego in saacadaha soo socda isbedel dhacayo kaaso bilow ah kuwo kaloo farabadana ay kusoo xigi doonaan, talaabo cad ayaa msa’uuliyiinta dalku ay qaadi doonaan, waxaana u bahaanahay xilligan midnimo iyo isku duubnaan” ayuu yiri madaxweynaha.
  11. Madaxweynaha”Waxaan Rabaa Inaan Ummadda U Sheego In Isbedel Dhacidoono Saacadaha Soo Socda” (Dhageyso) Published on May 24, 2014 by Mowliid · No Comments · 158 views Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay askartii iyo shacabkii ku geeriyootay weerarkii argagixisadu maanta kusoo qaadday xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Madaxweyne oo wareysi siiyay Radio Muqdisho isagoo ku sugan dalka South Africa ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay ciidamadii ku geeriyootay iyagoo difaacaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. “Dhalinyaradii shuhadada ahaa ee geesiyada ahaa ee maanta u geeriyootay iyagoo daafacaya sharafta ummadda iyo hey’ada qaran ee Baarlamanka ayaan tacsi u dirayaa ehelkoodi, iyo ciidamadi ay ka geeriyoodeen, geesinimada uu muujiyay Kabtan Daahir Gurxan Maxamuud oo hor istaagay baabuurkii Qarxayay waxey tilmaameeysa dhiiranaanta iyo geesinimada ciidamada” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Madaxweynaha ayaa sheegay in Shabaab ay doonayaan iney dhantaalaan dowladnimada Soomaaliyeed, isagoo intaa ku daray ineysan niyadjebineynin falalka argagixiso, wuxuuna hoosta ka xariiqay in dhacdadi maanta iyo kuwii ka horeeyaba ay dowlada Soomaaliya wax ka baraneyso. “waxaan rabaa umadda Soomaaliyeed inaan u sheego ineey kalsooni buuxda ku qabaan dowladooda iyo ciidamadoodaba, xiligaano kale oo la dhibanyahay waa xiliga isku duubnaan iyo midnimo loo baahanyahay, waa xilliga cadowgu kaga faa’ideysto inuu keeno wax umadu ku kala qeybsami karaan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxwenaha. madaxweynaha ayaa ka dhawaajiyay in saacadaha soo socda uu dhici doono isbedel, isagoo tilmaamay in talaabooyin cad cad ay qaadi doonaan mas’uuliyiinta dalka. “Waxaa kaloon rabaa inaan caawa umada Soomaaliyeed u sheego in saacadaha soo socda isbedel dhacayo kaaso bilow ah kuwo kaloo farabadana ay kusoo xigi doonaan, talaabo cad ayaa msa’uuliyiinta dalku ay qaadi doonaan, waxaana u bahaanahay xilligan midnimo iyo isku duubnaan” ayuu yiri madaxweynaha. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in uu soo qaabiyay safarka uu ku joogay dalka South Africa, isagoo rajeeyay in beri aroorta hore uu soo gaaro Muqdisho, wuxuuna hoosta ka xariiqay in dadkii ku dhawacmay falki maanta ay dowladu u fidin doonto gurmad caafimaad oo deg deg ah.
  12. Alshabaab are desperate the Gov has thwarted many terrorist plot . Sending ten young man on suicide mission only ending up killing themselves it's sign of defeat. this should be lesson to Alshaaydans foot soldiers and low ranking leaders only death bullet a waits you . This sort of unsuccessful terrorist plots will continue until top Alshabaab leaders are captured or killed .
  13. Terrorist Alshaaydans have failed big time , congrats to the Security forces they have foiled a pre-dawn attack on the Parliament . All ten plus terrorist have been killed what waist of life and time ......... http://radiyomuqdisho.so/daawo-sawirrada-ciidamada-amaanka-oo-xaqiijiyay-amaanka-xarunra-gshacabka-iyo-rwasaaraha-oo-booqday/
  14. Ciidamada Oo Xaqiijiyay Amaanka Xarunta G/Shacabka Iyo R/wasaaraha oo Booqday Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golaha Wasiirada iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa ay booqdeen xarunta golaha shacabka kadib markii ciidamada amaanku xaqiijiyeen amaanka. Kadib markii ciidamada amaanka ee dowladdu ay soo afjareen howlgal ay kula dagaalamayeen dhagar qabayaal ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab oo maanta weerar ismiidaamin ah oo fashilmay ku qaaday xarunta golaha shacabka ayaa R/wasaaruhu noqday mas’uulkii ugu horeeyay ee booqday halkaasi. R/wasaaraha ayaa saraakiisha amaanku waxa ay halkaasi ugu soo bandhigeen meydadka todobo ka mid ah dhagarqabayaashii xaruntaasi weerarka ku qaaday, kuwaas oo ciidamada amaanku ay toogasho ku dileen. Dr. C/weli R/wasaaraha dalka oo halkaasi saxaafadda kula hadlay ayaa ciidamada amaanka ku amaanay sida geesinimada leh oo ay uga hortageen weerarka argagixisadu kusoo qaaday xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale R/wasaaraha ayaa tilmaamay in xukuumaddu ay xoogga saaridoonto adkeynta amaanka dalka, gaar ahaan xarumaha muhiimka ah ee dowladda, isagoo ku gooddiyay in la soo afjaridoono howlgallada dalka looga xoreynayo argagixisada. R/wasaare Dr. C/weli ayaa sheegay ineysan falalka argagixiso hakineynin qorshayaasha dowladdu ay ku xaqiijineyso amaanka dalka, isagoo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday falka argagixiso. Dhinaca Kale R/wasaaraha ayaa xusay in dowladdu ay daryeel caafimaad u fidin doonto dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixiso ee maanta. R/wasaaraha ayaa ugu dambeyntii shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney isdejiyaan islamarkaana ay hey’adaha amaanka gacan ku siiyaan sidii looga hortagi lahaa falalka cadowtinimada ah ee argagixisadu ka geysaneyso dalkeena.
  15. Wasiir ku-xigeenka amniga Qaranka oo ka warbixiyay isku daygii fashilmay ee Al-Shabaab (Dhageyso) Published on May 24, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 418 views Wasaaradda Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay isku dey kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay ku doonaysay in ay uga geystaan weerar ismiidaamin ah Xarunta Golaha shacabka oo uuu ka socday kulanka Barlamaanka. Wasiirka ku-xigeenka Amniga Qaranka, Mudane Ibraahim Isaaq Yarow oo la hadlay Radio Muqdisho, ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay weerarkii is qarxinta ee ka dhacay ilinka hore ee Masjidka Isbaheysiga Islaamka uu yahay mid ku kooban Dhagar-qabayaashii weerarka soo qaaday marka laga reebo dhaawac soo gaaray askari ku sugnaa halka weerarka uu ka dhacay, isagoo xusay in dhamaan maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday gebi ahaanba la laayay.q
  16. Madaxwaynaha dawlada Soomaliya Xasan sheekh maxamuud ayaa Booqasho ku maray Qaybo kamida magaalada Muqdisho, Sidoo kale madaxwaynaha ayaa Xili habayn ah booqada Qaarkamida Hotelada magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay arimo badan oo quseeya dalka soomaliya, Noloshiisa Hore ee uu kusoo noqday, sidoo kalana wuxu fariin udiray guud ahaanba Shacabka Soomaliyeed.
  17. <cite> @Tallaabo said:</cite> Few days ago I read news articles about the increasing infant mortality in Somalia due to malnutrition. END Som gov let by Hassan sheikh are putting great effort on reviving Somali economy , so far livestock and agriculture export has gone up 100 % . Large Arab market are open for our resources and the SFG are leading the way doing great job marketing. Wasiirka ayaa sheegay in tallaabada lagu dhoofiyay mooska ay sahli doonto in kheyraadka dalka ka soo go’a loo dhoofiyo dalka dibadiisa, isla markaana ay dib u soo laabato ganacsigii Soomaaliya ku laheyd caalamka. Somali farmers have for the first time been able to supply high quality food to the UN’s World Food Program (WFP), providing supplies to be used to feed fellow countrymen. Farmers from South-central Somalia have sold 200 metric tons of high quality maize grain to WFP, which is to supply areas within the country that have inadequate food. This is a major breakthrough for the farmers, especially coming from an area that faced severe famine less than three years ago. In 2011, the United Nations declared that 4 million people in Somalia suffered food crisis, as the country suffered the worst drought to affect the East African region in 60 years.
  18. Dowladda Federaalka Oo Mooskii Ugu Badnaa Ka Dhoofisay Dekeda Muqdisho Published on May 22, 2014 by Mowliid · No Comments · 1,165 views Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mooskii ugu badnaa muddo Toban sano ah ka dhoofisay Dekeda Muqdisho, iyadoo loo dhoofiyay dalalka Kuwait iyo Imaaraadka Carabta. Wasiirka Beeraha Soomaaliya Cabdi Axmed Maxamed Baafo ayaa sheegay in mooskan lagu sahminayo suuqyada qaliijka, isla markaana beeraley Soomaaliyeed iyo Ganacsato ay iska kaashadeen inay dhoofiyaan. “Mooskan waa tijaabo, waxaa lagu sahminaya suuqyada khaliijka, si loo iib geeyo, mar walbana loo dhoofiyo, waxaa hadda Dekeda Muqdisho laga dhoofiyay ilaa 78-tan oo ah ilaa lix konteenar” ayuu yiri Wasiirka. Wasiirka ayaa sheegay in tallaabada lagu dhoofiyay mooska ay sahli doonto in kheyraadka dalka ka soo go’a loo dhoofiyo dalka dibadiisa, isla markaana ay dib u soo laabato ganacsigii Soomaaliya ku laheyd caalamka. “Mooskan waxaa laga kala keenay Balcad, Afgooye, Awdheegle iyo janaale”ayuu hadalkiisa ku sii daray Wasiirka Beeraha. Soomaaliya ayaa caan ku aheyd dhoofinta Mooska oo la geyn jiray dalal badan oo caalamka ah, iyadoo tanina ay dhiiri gelineyso wax soo saarka iyo kheyraadka dalka in loo iib geeyo dalalka caalamka.
  19. Mogadishu is no safe heaven for alshaydans , Security has improved Residents are cooperating with police force . Mogadishu Mayore is leading target raids on alshaydans leaders financier and cels . Mogadishu youth now days are busy with School - jobs - Sports and entertainment .
  20. Maamulka degmada Hodan oo ka warbixiyay howl gal gaar ah oo lagu qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab Maamulka degmada Hodan ayaa faah faahin ka bixiyay howl gal gaar ah oo ay iska kaashadeen ciidamada booliska iyo kuwa nabadsugida oo ay ku soo qabteen xubno looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab. Gudoomiyaha degmada Hodan C/qaadir Cali Kulan ayaa sheegay in macluumaad ay heleen kadib ay qaadeen howl gal qosheysan oo ay ku soo qabteen ilaa shan ruux oo gacan saar la leh Al-Shabaab. "Howl gal gaar ah oo ay iska kaashadeen ciidamada booliska iyo nabadsugida waxaa ku soo qabanay, shan ruuc oo gacan saar la leh Al-Shabaab, waxaa u gudbinay xarunta Nabadsugida, baaritaan ayaana ku socda"ayuu yiri Gudoomiyaha degmada Hodan. Gudoomiyaha ayaa sheegay in howl galka uu ahaa mid farmuuq ah oo dadka deegaanka ku soo wargeliyeen, isagoo xusay inay socdaan baaritaan raggaas ku aadan, isla markaana howl galada ceynkan oo kale ay joogteyn doonaan sida uu hadalka u dhigay. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa howl galo baaritaano xiriir ah laga sameynayay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, waxaana howl galkan si gaar ah isaga kaashanayay ciidamada dowladda ee Nabadsugida, Booliska . Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
  21. Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka oo soo badhigtay dhagar qabe Shabaab ka tirsan (Sawirro+Dhageyso) Published on May 21, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 1,686 views Hay’adda nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigtay dhagar qabe ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ka shaqeyb jiray Idaacadda Andulus ee ku hadasha Afka maleeshiyada Al-Shabaab kaasoo ka qeyb qaatay dilalka laba mudane oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya loogu geystay magaalada Muqdisho. Hay’adda Nabad sugida Qaranka taliskeeda Gobolka Benaadir ayaa maanta ku soo bandhigtay dhagar qabe ka tirsan Al-Shabaab oo ka qeyb galay dilal loo geystay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo tiradoodu gaaraysay labo Xildhibaan, kuwaasi oo siyaabo kala duwan loogu dilay Degmooyinka Xamar weyne iyo Dharkeynleey. Dhagar qabaha oo sharxaya sida uu Shabaabku ugu shaqeynayay ayaa yiri “Aniga magaceeyga waa Maxamed Qaasim Axmed 2009-kii waxaan ka shaqeynayay Idaacadda Afka Shababaabka ku hadasha ilaa iyo 2010-ka, waxaan ka tegay 2011-ka waxaana ku biiray mu’saso Al-kataa’ib la dhaho oo ay shabaabku leeyihiin” Dhagar qabahaan iyo mid kale oo lagu magacaabo Farxaan Macalin oo ay ka wada tirsanaayeen koxda Al-Shabaab ayaa Isiintii la soo dhaafay laga qabtay maqaaxi ku taala degamda Dharkeynleey. Farxaan iyo Maxamed markii ay ciidamada gaariga ku soo qaadeen waxa uu fursad u helay Farxaan in uu daaqadda baabuurka ka boodo, taasi oo keentay in uu sidaasi u dhinto. Warbixinta oo dhameystiran Linkiga hoose ka dhageyso
  22. Sheekh Xasan Daahir Aweys, Hogaamiyihii hore ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam, ayaa Dowladda Itoobiya wuxuu ku eedeeyay inay kala qaybineyso dalka iyo dadka Somaliyeed. Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa sheegay Itoobiya in ay tahay cadowga ugu weyn ee Soomaaliya, isla-markaana uu Caalamka u adeegsanaayo, sidii loo kala dhantaali lahaa Soomaaliya, sida uu yiri. Maamulada ka jira dhammaan Gobolada Wadanka Soomaaliya, ayuu xusay in looga arrimiyo Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya, halkaana ay iska xaadariyaan, sida uu sheegay. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu baqdin ka qabo in la kala qaybsado dadka Somaliyeed, maadaama uu Caalamka aqbali kari la’dahay sida uu sheegay in dad 10 milyan ah, ay heystaan Xeebta ugu dheer ee Qaarada Afrika. Dalka Itoobiya oo dadkiisu ay ka badan yihiin 80 milyan oo bad la’aan ah, ayuu sidoo kale sheegay in uu u cuntami la’yahay Caalamka, ayna taasi sababi karto sida uu sheegay in dalka, loo kala qaybiyo wadamada deriska. Sheekh Aweys wuxuu dhalinta uu ugu yeeray in ay kacaan, isla-markaana ay badbaadiyaan dalka iyo shacabka Somaliyeed, kana suuliyaan waxa uu ugu yeeray qabyaalada qurunka ah. Ina Macalin Daahir Aweys wuxuu hadalkaan ku sheegay khudbad dheer oo uu kaga hadlaayay xuska maalinta 15-ka May, inkastoo khudbadiisa galabta uun loo qaybiyay Warbaahinta gudaha Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
  23. Magaalada muqdisho is bedel weyn ka jira xilyadada habeenkii, Waa Muuqaal aad uxiiso badan oo caawa laga sii daayay Tvga Caalamiga ah ee Universal Tv Wariyaha Qarniga Salmaan Jamaal Saciid oo kamid ah ah wariyayaasha Tv-ga Universal ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ku taag taagsaday isbadalka Magaalada Muqdisho oo runtii uu kasoo diyaariyay Who Needs Nairobi ? Mogadishu is Heading the right direction Thanks to its Hard working residents .The New Administration is full of young educated student who spend most of their lifetime in Mogadishu.
  24. The Pirate are thirsty for bad news about The General Mungaab the man who just set up commitee for the first time in Mogadishu to solve property ownership . Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa magacaabay Gudiga xalinta Khilaafaadka Dhulka, kaasoo ka shaqeyn doona sidii is qab qabsiga arrimaha dhulka iyo guryaha la xiriira uu u xalin lahaa. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in magacaabista Gudigan ay fursad qaali u noqoneyso shacabka Soomaaliyeed oo qabay mudooyinkii ugu dambeeyay cabashooyin ku aadan dhulka oo is qab qabsi ku aadanaa. Gudigan uu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu soo xulay si madax banaan, isla markaana loo xilsaaray in xal waara ka gaaraan wixii cabasho iyo dhib ay qabaan Bulshada Soomaaliyeed. “Cid Walba gurigeeda waa Dhisan kartaa waana iibsan kartaa mana jirto cid ku heysata laakiin wixii la isku qabsado waa in la kala saaro iyadoo ay ku salaeysan tahay Cadaalad iyo ka run sheegid taas waxaa Gundhig u ah maxkamada iyo Cida kale oo ay Quseeyso”, ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaan lagu xusin magacyada xubnaha Gudiga xalinta khilaafaadka dhulka.