malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. If it was not for this two man HAG community would of had numerous states latest being Shabelle State ....... Puntland has no business dictating the Hag community on what regions can join to form State ? Who ever told you Federalism is a disadvantage to HAG community has mislead you lol ...... The proposal was all ways Galmudug and Galgaaduud forming Federal state ....
  2. Mooge and Elpunta What's Puntland stand on Galmudug joining Galgaaduud to Form central State meaning South Mudug and Galgaaduud any opposition with that ? By the way the president as you know it's not leading the Federal Profile .... Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed job is to complete Federalism by 2016
  3. Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud Oo Gelinkii Dambe Ee Maanta U Ambabaxay Dalka Mareykanka Published on August 2, 2014 by Mowliid · No Comments · 368 views Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxmauud ayaa gelinkii dambe ee maanta u amba baxay dalka Mareykanka, halkaasi oo uu kaga qeyb galidoono, shir ay madaxda dowladda Mareykanka la yeelanayaan Madaxda Qaaradda Africa oo soconaya 4 ilaa 6 bishan, waxaana madaxweynaha safarkiisa ku wehliyay wasiirka arimaha dibadda iyo dhiiri galinta maalgashiga Somalia iyo xubno kale. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa kusii sagootiyay wafdiga uu madaxweynuhu hogaaminayo ee u amba baxay dalka Mareykanka, R/wasaaraha C/wali Sh. Axmed Maxamed, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo mas’uuliyiin kale. markii ay garoonka diyaaradaha ku duushay diyaaraddii sidday wafdiga madaxaweynaha ayaa qeybta nasashada ee garoonka diyaaradaha waxaa kula hadlay Radio Muqdisho iyo Talefashinka Qaranka R/wasaaraha dalka ahna ku simaha madaxweynaha C/wali Sh Axmed Maxamed ayaa sheegay in shirka ka dhacaya mMareykanka ay Soomaaliya la hortegi doonto qorshaha ay dowladdu ugu talagashay horumarinta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa dalka Mareykanka uga qeybgelidoona kulan loogu magac daray jiilka dambe waxaana la sheegay in si gaar ah loogu faaqidi doono danaha iyo baahiyaha ka dhaxeeya Mareykanka iyo wadamada Africa.
  4. Same Federal camp are upset today good to see MPs going back to their region to be Hold accountability .... Let's see how long they stay in Puntland Parliament is currently closed ....... Let's see what different they make who they dictate ?
  5. Somali MPs from Puntland region withdrew from capital Hiiraan Online Saturday, August 2, 2014 At least six members of Somalia’s federal parliament who descend from the regional state of Puntland have today returned to their home region due to a dispute between the federal government and Puntland. The withdrawal of the six legislators from the capital Mogadishu comes several days after the region’s president Abdiweli Mohamed Ali Gaas gave them an ultimatum of 15 days to return to the Puntland region. The call followed after Somali government announced the formation of central Somali state which consists of two regions: Mudug and Galgaduud, but this was boycotted by the Puntland state which partially controls Mudug region. Hassan Abshir Farah who was leading the delegation of lawmakers told reporters at the airport upon arrival that they accepted the call by the Puntland leader and we are glad to be back home safely. Puntland president Abdiweli Gaas said he was very happy with the return of the six lawmakers to the region. “I kindly thank you for embracing my call to return to your home region” President Abdiweli Gaas told the lawmakers during meeting at his compound in the town of Garowe. There are other members of the parliament and government ministers who are also hailed from Puntland and it is not yet clear whether they will accept President Gas's ultimatum.
  6. Galmudug is on older entity plus Abdi Qaybiid is on stakeholder in Somalia more recognized
  7. Nuune Something must happened behind the scene the deal could have been Soar , Ximan Xeeb feels marginalized. Most of the opposition are seeking high position for their faction Ahlu Sunna , Ximane and Xeeb and etc .
  8. The same group who signed Jubba forced south west State are designing another State . Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxame is the one leading the Federal projects and 2016 Vision .
  9. Maamuladda Galmudug Iyo Ximan & Xeeb Oo Heshiis Gaadhay Kadib Shir Mudooyinkii Dambeeyayba Uga Socday Galkacayo http://youtu.be/txwWPJOpjtU Mooge Galmudug and Ximan Xeeb plus Gaalgaduud admin have agreed years ago to form central State . Ximan and Xeeb admin are taking leading role to form Central State ....
  10. Dowladda Maraykanka oo Soo Dhaweeysay Maamul u Sameenta Gobolada Dhexe Somalia. War saxaafaadeed uu ku saxiixnaa sii hayaha Safiirka dowladda Maraykanka ee dalka Somalia Brian H.Phipps ayaa soo dhaweeyay saxiixa hishiis qorshe lagu sameenayo maamul goboleed ay yeeshaan gobolada dhexe dalka Somalia. Maraykanka ayaa ku amaanay dhinacyadii saxiixay hishiiska lagu dhisayo ama maamul loogu sameenaayo gobolada dhexe dalka Somalia kaas oo maalintii shalay oo arbaco ahayd 30 bisha July lagu saxiixay magaalada Muqdisho. “Dowladda Somalia waxay soo dhaweenaysaa hishiiska muhiimka ah islamarkaasna ay ku boorinaysa in lasii wado hanaanka lagu dhisayo maamulada gobolada Somalia lagu sameenaayo ayuu yiri Sii hayaha Safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan dalka Somalia. Dalka Maraykanka ayaa wali taageero joogto ah siiya dowladda Somalia si ay nabad iyo xasilooni ugu noolaadaan shacabka Somalia.
  11. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu horkacaayo oo maanta gaaray Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay. Wefdiga Madaxweynaha, ayaa waxa uu kulamo la qaatay Maamulka Degmada, Saraakiisha Ciidamada, Odayaal Dhaqanka ee Deegaanka, Haweenka, Dhalinyarada. Wuxuuna Madaxweynuhu ka dhageystay macluumaad la xiriira abaaraha ka jira Gobolka. Madaxweynaha Somaliya iyo wefdigiisa, ayaa kormeer ku tagey qaybo ka mid ah Xarunta Gobolka Gedo ee Magaalada Garbahaarey, markii ay kulamada soo gaba gabeeyeen. Madaxweynaha, ayaa isha la soo raacay Xero Militari, oo ay ku xareysan yihiin qiyaastii kun (1,000) askri, oo isugu jira Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Garbahaarey, ka hor intii aanu ka soo amba bixin, ayaa waxa uu qiray in xaalad adag oo xagga nolosha ah, ay ka jirto Gobolka Gedo. Madaxweynuhu wuxuu xusay inaanay Dowladdu lahayn itaal badan, ha yeeshee ay la xanuunsan doonto dadka reer Gedo, ee abaaraha soo xoogeysanaaya wajahaaya. Madaxweynaha, ayaa wuxuu shacabka Somaliyeed iyo Caalamkuba uu ugu baaqay in gargaar loo fidiyo dadka degan Gobolka Gedo, xilli Gobolka Gedo uu ka jiro abaaro. 769 views -1 votes Facebook Disqus Google+ Livefyre
  12. DE-DEG: Dibadbaxyo xooggan oo ka soconaya maanta qeybo kamid ah G. Mudug Aug 1, 2014 - 1 Jawaab Wararka laga helayo qeybo kamid ah gobalka Mudug gaar ahaan deegaanada Galmudug ayaa sheegaya in ay ka soconayaan dibadbaxyo lagu taageerayo heshiiskii ka dhacay magaalada Muqdisho ee maamul u sameynta goballada Mudug iyo Galgaduud. SHacabweyne fara badan oo ku dhawaaqaya erayo ay ku soo dhoweynayaan maamul ay yeeshaan labadaasi gobal ayaa dhexmaraya waddooyinka waa weyn ee degmooyin ka tirsan gobalka Mudug. Waxaa sidoo kale loo malaynayaa in dhanka waqooyi ee Gaalkacyo iyana ay ka qabsoomaan mudaharaadyo lagu diidan yahay heshiiskaasi. Warkan wixii ku soo kordhaa kala soco wararkeenna dambe Wararka La Xiriira:
  13. Bulshada Ku Nool Degmada Dhuusamareeb Oo Soo Dhaweeysay Heshiiska Maamul U Sameynta G/Mudug Iyo Galgaduud Published on July 31, 2014 by Mowliid · No Comments · 389 views Bulshada ku nool degmada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeysay heshiiskii shalay magaalada Muqdisho ay ku gaareen Mas’uuliyiinta maamullada gobollada Galgaduud iyo Mudug, kaas oo ahaa in hal maamul loo sameeyo gobolladaasi. Kadib markii gelinkii dambe ee shalay Muqdisho lagu saxiixay heshiis maamul loogu sameeynayo gobollada dhexe ee dalka ayaa waxaa arrintaasi soo dhaweeyay qeybaha bulshada ee ku nool degmada Dhuusamareeb. Cadceed Sheekh Doon Diiriye oo ah madaxa ururrada bulshada ee degmada Dhuusamareeb oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa soo dhaweeyay heshiiska maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud oo gelinkii dambe ee shalay lagu saxiixay Muqdisho. Heshiiska ayuu Cadceed ku tilmaamay mid taariikhi ah oo horumar u horseedi kara bulshada ku nool gobolladaasi, isagoo ugu baaqay bulshada gobolladaasi iney taageeraan oo ay soo dhaweeyaan heshiiskaasi. Gelinkii dambe ee shalay ayaa magaalada Muqdisho lagu saxiixay heshiis maamul loogu sameeynayo gobollada Mudug iyo Galgaduug, kaas oo ay goob joog ka ahaayeen madaxda Qaranka.
  14. Taardhuleed ” Ahlusunna Khilaafka dhexdeeda ah wey soo afjareysaa”. Guriceel (Sh M Network)—Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed Guddoomiyaha Degmada Guriceel ee Maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay xallin doonaan cid kasta oo ka tirsan Ururka Ahlusunna ee khilaaf ku aadan heshiiskii dhawaan ka dhacay Muqdisho uu ka dhexeeyo kaas oo ay ka qeyb galeen Xubno ahlusunna Waljaamaca ka tirsan kuwa kalana ay ka soo horjeesteen. Taardhuleed ayaa tilmaamay in ay diyaar u yihiin in dhexdooda ay dhameeyaan ismaaandhaafka ka dhex alowsan. Masuuliyiinta ahlusunna Waljamaaca ayaa ku kala aragti duwanaaday heshiis dhawaan lagu saxiixay Magaalada Muqdisho oo ku aadan Maamul loo sameynayo Gobollada Mudug iyo Galgaduud Readers Comments (0) Comments are closed.
  15. <cite> @Holac said:</cite> Instead of leading, Culusoow decided to pit peaceful communities against one another. I didn't know Culusoow was laying claim to Puntland region. This is asking for a conflict. This is way beyond bizzare. What about Pm why are Puntlanders attacking the President only ....? ANY WAYS PUNTLAND NEVER HAD TIES WITH MOGADISHU EVER SINCE LATE PRESIDENT RIP ABDULAHI YUSUF LEFT MOGADISHU....... Puntland does not contribute to the SFG pay tax or provide soldiers ... Let them cut ties until 2016 or pay tax send some troops what are the benefits of having ties with Puntland admin ?
  16. South Mudug will join Galgaduud to form Federal State , The state covers huge land access to port and many airports . South Mudug and Galgaduud have huge population towns and cities are populated Cadoodo ee gobolka Galgaduud. Degmada Caabudwaaq. Galmudug
  17. With less then two weeks Somali military court executed dozen Alshaabaab members found guilty of numerous crimes..... This man has kept his promises with less then a month in office ...... G/sare C/raxmaan Tuuryare “Ruux Alshabaab Ah Gacanteena Kuma Daahayo Hey’adaha Amniga Wa Iney Soo Gudbiyaan” Published on July 16, 2014 by Mowliid Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada Qalabka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya G/sare C/raxmaan Maxamed Tuur Yare, (Cumda) ayaa sheegay in ruux Al-Shabaab ah oo loo soo gudbiyo gacanta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya uusan ku daahi doonin xukunkiisa. Muddo saddex cisho ah ayuu qeexay inay go’aan ugu gaari doonaan ruuxii Al-Shabaab ka tirsan ee maxkamadda la soo gaarsiiyo.
  18. Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho waxa ay maanta ku toogteen labo nin la sheegay in ay bistoolado ku hubeesnaayeen kuwaa oo gudaha Suuqaasi isla xiligaa ku dilay Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada. Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in Ciidamada amaanka ay ku guuleesteen in ay toogasho ku dilaan labo nin uu sheegay in ay Al-Shabaab katirsanaayeen nimankaas oo gudaha Suuqaasi ku dilay sargaal katirsan Ciidanka Dowlada. Goob joogayaal ayaa ku waramay in dilka askariga kadib in raga hubeesan hubeesnaa ay isku dayeen in uu baxadaan, waxaana halkaasi ka dhacay israsaaseen kooban oo dhax martay Ciidamada Dowlada iyo raga hubeesnaa oo ugu dambeyn goobtaasi lagu toogtay. http://youtu.be/bjZ2Dp6Q1JQ Kooxaha hubeesan ee inta badan Dilalka ka geesta Magaalada Muqdisho ayaa inta badan ahaa kuwa ka baxsada goobta ay dilalka ka geestaan , hasa ahaatee tilaabadan ay Ciidamada Dowlada ku toogteen ninka dilka geestay ayaa noqoneysa mid ay ku faani karaan laamaha amaanka ee Dowlada. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
  19. Ninkii Fuliyey Weerarkii Madaxtooyada Somalia Xukun Dil Lagu Xukumay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa u fadhiisatay dacwo ciqaabeed loo haystay Dhalinyaro gaareysa Seddex ruux oo ka tirsanaa Alshabaab. Maxkamada ayaa waxa ay Seddexda ruux ku xakuntay xukunno isugu jira dil iyo xabsi daa’in, kadib markii Seddexdaasi ruux ay cadeysteen falalkii loo soo xiray. Eedeysanayaasha la xakumay, ayaa waxaa lagu kala magacaaba Xasan Maxamed Xasan (Bustoolad wayne) oo Maleeshiyada u fududeeyay Weerarkii Madaxtooyada, Aadan Maxamed Xasan iyo Bashiir Xasan Maxamed oo Degmada Wadajir ku dilay shaqaale ka tirsanaa Wasaarada Maaliyada. Dambiile Aadan Maxamed Xasan waxa uu cadeystay inuu ka dambeeyay dilka 19-qof oo ay ku jireen Maxamed Deeq, Xildhibaan la oran jiray Cabdicasiis, Xaawo Aadan iyo Xafso Cabdi Nuur, Sidoo kale waxa uu qirtay inuu qeyb ka ahaa dilka 13-kale oo isugu jiray shacab iyo ciidan. http://youtu.be/ugCQZi5ii88
  20. 1. Cabdullaahi Goodax Barre, WasiirkaWasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka. 2. Mustafa Sheekh Cell Dhuxulow, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinfa. 3. Ducaale Adan Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Hiddaha & Tacliinta Sare. 4. Mahad Maxamed Salaad, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigelinta Maalgashiga. 5. Mahad Maxamed Salaad, Wasiirku xigeenka Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Oday Xaad Galgaduud Governor Ciro International Community Ugaaska beesh AbuudWaaq
  21. Heshiis Maamul loogu dhisayo Gobollada Dhexe Oo Maanta lagu saxiixay Muqdisho “Sawirro” Published on July 30, 2014 by Feysal Muse · No Comments · 542 views Munaasabada heshiiskani lagu kala saxiixanayay oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, mas’uuliyiin ka socotay QM, Midowga Yurub, Midowga Africa, Wasiiro ka tirsan Dowladda, Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Marti sharaf kale. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Dalka C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo khudbad ka jeediyay halkaasi ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay hishiiskani. Hishiiskani oo Nuqul Na Soo Gaaray ayaa waxa uu u qornaa Sida Tan: 1. Hordhac: Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay horraantii bishan Luuliyo Muqdisho ku martiqaadday wafdiyo ka kala socday Dawlad Goboledyada Galmudug, Maamulka Ximan & Xeeb, Maamulka Alsunna Wal Jamaaca. Ujeeddada martiqaadka XFS u fidisay waxay ahayd in fursad loo sameeyo dadka degan gobollada Galgaduud iyo Mudug sidii ay si wadajir ah u sameysan lahaayeen maamul goboleed loo dhan yahay. Xukuumaddu waxay u xilsaartay hoggaaminta dhismaha maamulkan guddi ka firsan Golaha Wasiirada XFS,00 kala oh: 1. Cabdullaahi Goodax Barre, WasiirkaWasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka. 2. Mustafa Sheekh Cell Dhuxulow, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinfa. 3. Ducaale Adan Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Hiddaha & Tacliinta Sare. 4. Mahad Maxamed Salaad, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigelinta Maalgashiga. 5. Mahad Maxamed Salaad, Wasiirku xigeenka Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta. Kulamada ay Xukuumadda Federaalka la yeelatay dhinacyadan kor ku xusan iyo beelaha deegaanka, waxay bilowdeen 2-dii Luuliyo 2014 in si gaar gaar ah oo isxig-xiga kulamo la tashi ula yeelato, kuwaa oo ugu dambayn ku heshiiyay mabaadii’da asaasiga ah ee lagu dhisayo maamulka Gobollada Galgaduud iyo Mudug. 2. Hadaba Dhinacyada kor ku xusan: • Iyadoo la garwaaqsaday, baahida loo qabo qorshe siyaasadeed oo Lagu Gaarayo dhismaha nidaam Maamul oo rasmi ah misana ku saleysan rabitaanka dadka waafaqsanna Dastuurka Ku-Meel Gaarka ah ee J.F.Soomaaliya, taasi oo ay muuqato in dadka ay u hamuun qabaan. • Iyadoo la ayidaayo, muhiimadda ay leedahay in la dhiiri galiyo heshiis loo dhanyahay, oo horseedaya sharci iyo kala-dambeyn, bixinta adeegyada asaasiga ah iyo xoojinta maamulka heer degmo, gobol, iyo kan federaalka intaba. • Iyadoo si buuxda loo ixtiraamayo, midnimada, madax-bannaanida iyo is raacsanaanta dhul ahaaneed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. • inkastoo ay lagama maarmaan tahay doorka hogaaminta XFS ee isku dubaridka hannaanka iyo geeddi socodka maamul u sameynta Goboladda Mudug iyo Gafgaduud . 3. Waxay isku af garfeen; 1. Inla dhiso maamul ay yeeshaan Gobollada Mudug iyo Galgaduud. 2. In dhismaha maamulka ay ka qeyb qaataan dhammaan beelaha Soomaaliyeed ee wada dega Gobollada Mudug iyo Golgaduud. 3. In la dhiso guddi farsamo oo ka kooban 25 xubnood kana socda dhammaan beelaha dega gobolladaasi. Guddigaasi farsamo waxaa lagu soo magacaabayaa toban maalmood gudahooda marka la saxiixoh heshiiskaan. 4. Maamulka la dhisayo isagoo matalaya dhammaan beelaha dega labadaas gobol wuxuu u hawlgalayaa si wadajir ah in loola wada dadagaalamo nabad-diidka goboladaasina lagu soo dabaalo nabad iyo xasilooni. 5 Geeddi socodka dhismaha maamulka waxaa lagu dhameystirayaa muddo ku siman 60 maalmood, waxaana fududeynaya XFS, 6. In la qabto shirweyne ay u dhan yihiin dhammaan beelaha degan gobolada Mudug iyo Galgaduud si loo dhiso maamul goboleed ka kooban labadaasi gobol. 7. XFS ayaa mas’uul ka ah xaqiijinta, meel marinta iyo taabagelinta heshiiskan,siinayana wixii tasiilaad ah. 8. Shaqada iyo waajibaadka guddiga farsamada waxaa soo diyaarinaya XFS ,islamarkaana ku soo celinaya celinaya saxiixayaasha. 9. ciddii carqaladeysa hannaanka geeddi socodkaan waxaa loo aqoonsanayaa qas wade iyadoo lago qaadayo tallaabada ku habboon. 10.Heshiiskaan wuxuu dhaqan galayaa lago billaabo maalinta la saxiixo. 11.Heshiiskan waxaa si wada jir ah u saxiixaya Dowlad Goboledka Galmudug, Maamulka Alsunna Wal Jamaaca, Maamulka Ximan& Xeeb, iyo 4 xubnood oo Golaha Wasiirrada ee ka soo jeeda Gobolladaas. Sexiixayaashu waxay dhammaantood saxiixooda ku caddeynayaan waafaqsanaanta dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan gobollada Galgaduud iyo Mudug oo loo dhanyahay. 4. Magacyada Sexiixayaasha waa kuwan: Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid D/GOb~Je~~ ——–~ Maamulka Alsunna Wal ~:~-~– Maamulka Ximan & Xeeb Sheekh Ibraahim Shekh Xasan Guureeye Cabdullaahi Maxamed Cali (Baarleex) Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow Ducaale Aadam Maxamed Axmed Cali Salaad (Taako) Mahad Axmed Salaad Dammaanad-qaade: Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodox Barre Goobjoog Safiir Michele Cervone Ergeyga Gaarka ah ee Midowgo Yurub Sefiir Muhemmed Affey Ergeyga Gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD Sefiir Nicholes Key Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramoda Midoobay Merwo Lydie Wenyoto Mutende Sii hayaha Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Komishanka Midowga Afrika.
  22. It is seven years since Uganda sent 7,000 troops to Somalia under the African Union Peacekeeping mission (AMISOM). And for many soldiers, their lives will never be the same again. Meals After two days in Somalia, my worry for our soldiers was not about the possibility that they would lose their lives to the Al Shabaab terrorists. Rather, the possibility that our soldiers would return home too obese. Our soldiers have good meals – a lot better than their counterparts back here. Breakfast includes milk, juice, bread, sausages, eggs and juice, margarine and honey. There is also a variety of flavors for your breakfast – tea leaves, coffee, or chocolate. That is what soldiers enjoy for breakfast. Photo by Carol Natukunda Lunch and supper mainly includes posho (good quality) rice, chicken and beef and sometimes fish, beans and greens and mayonnaise. There is also dessert – apples, yoghurt, and oranges. In fact during one meeting with their Commander Brig. Dick Olum one morning, one soldier said he had a complaint. “How come I ate only five apples this week?” he asked. At another time, one of the chefs asked visiting Ugandan journalists to carry as much yoghurt as they could. “The soldiers are tired of it” he said. Army spokesperson Lt. Col. Paddy Ankunda says soldiers are still required to work out to watch their weight. “The people who are stationed at the exact battle points might not put on weight because of the nature of the work. Those who are stationed at our units and checking points we encourage them to work out as much as possible,” Ankunda noted. The mess (dining room) has a TV screen where they watch the international news channels as they enjoy their meal. There is also a refrigerator stuffed with fruits, juice and water. Courtesy photo: Major Renee Mwesigwa Young ‘corporate’ women On my first day in Mogadishu, I was shocked to see a feisty young woman, all groomed and dressed up in military uniform. I was thinking she is just a secretary for the UPDF in Mogadishu. She looked like any of those corporate women you see around town. But that was until I saw her juniors saluting her. I later learnt that her name is Maj. Renee Mwesigwa. She was among the women that President Yoweri Museveni gave medals for their outstanding work during this year’s Women’s day celebrations. She is a wife and a mother. Like Mwesigwa, the UPDF, now boasts of having so many women soldiers at the frontline. They look young, stylish and cool in their military gears. All professions The army has nearly every expert in them. There are lawyers, accountants, nurses, teachers, and IT professionals among others. They have caterers to cook, they have doctors among themselves name it. Captain Betty Akello Otekat, the head of nurses under the AMISOM says she was an enrolled nurse under the ministry of health. She decided to join the army and she has never looked back. She says serving in a risk zone has been rewarding. “After training, I have ably juggled family, school and my career. I completed a degree in nursing and I am now doing my masters. Some people think being in the army is the end of your life. But for me, it has just the beginning,” Akello says, adding that the remuneration is also good especially if one has to serve in the risky area. “A nurse working here earns over 800 dollars on average,” she reveals. Another UPDF soldier confided he was a lawyer. “Since I joined the army, my life has not been the same. I can defend security at the same time; I am able to give legal advice to my people or colleagues within the army.” The soldiers have two types of uniforms. Photo by Carol Natukunda Sleek phones and flat screens If there is UPDF soldier in Somalia who doesn’t own a sleek phone, it is just that they simply don’t want to buy one. Or at least one who has not bought a flat TV screen for their families back home. It might just be that they are rigid. The UPDF soldiers are earning in dollars. They receive part of their salary as allowance, while the rest is deposited on their bank accounts. But still the allowances they get are enough for them to afford modern TV sets in Somalia, which they send back home when they can. Uniforms There was a time a UPDF soldier had to dress up in tattered uniform. Not anymore. According to Ankunda, each soldier now receives two pairs of uniforms every year. One set of the uniform has smaller prints/sheds compared to the usual uniform we have known for years. The gumboots are no longer the ordinary plastic ones which burn the feet under hot sun. They are leather boots. They also have t-shirts backpacks, water bottles among other necessities. Discipline Forget their mean faces. It is only part of their job. A UPDF soldier in Somalia does not shake hands with civilians or even get too close unless you are in danger and they are coming to your rescue. You just might be the enemy they are looking for. This has earned them respect and admiration from the local Somalis so much that the Somalis now understand some Luganda. Commander: Brig. Dick Olum Residence Although sleeping is a luxury in a soldier’s life, once you are off duty, you are assured of a goodnight’s sleep. The bathrooms have a shower and flush toilets. Around some of the designated military bases, you can access internet, although it is slow. The rooms are improvised metallic containers. But they are painted and spotlessly clean. Each room has four mattresses with bed sheets and a wardrobe. There is also AC so you don’t even feel the heat even in this desert. Electricity is mainly solar. Although the water from the sea is salty, the UPDF is trying to have it treated. Source: http://www.newvision.co.ug/
  23. Uganda Army clarifies on Salary scam within UPDF in Somalia 1 0 Google +0 0 Army spokesperson Lt. Col. Paddy Ankunda Saturday, July 26, 2014 KAMPALA - The Uganda army has come out and clarified on a media report on a "scam" regarding payment of salaries of UPDF soldiers serving in Somalia on peace-keeping missions. The details of the story were published in Saturday Vision of July 26, 2004 titled: "Salary scam hits UPDF in Somalia". In response, UPDF spokesman, Lt Col Paddy Ankunda, said in a press statement nn Saturday that the report is “unfounded and maliciously designed to taint the good image of the UPDF”. According the report, several Ugandan soldiers serving on peace-keeping missions in Somalia are crying foul for being sent back home before the end of their mission, and their money swindled. It reveals that up to 40 soldiers have been affected. But Ankunda came out to respond to the story’s revelations, by among other things, emphasizing that soldiers serving under AMISOM "are paid allowances and not salaries". Below is his statement in full People’s Defence Forces (UPDF) wishes to clarify on the July 26, 2014, Saturday Vision story titled “Salary scam hits UPDF in Somalia.” The report that alleges connivance of paymasters with contingent administrators to declare healthy soldiers sick, send them back home before end of their mission for purpose of sharing their money, is unfounded and maliciously designed to taint the good image of the UPDF. Soldiers serving under AMISOM are paid allowances and not salaries. All soldiers continue getting their salaries back home. Whereas it is true that some soldiers do not complete their tenure in Somalia, such categories are sorted through a transparent process based on AMISOM Standing Operating Procedures. There are several grounds under which individuals are sent back home, like medical, general discipline, failure to meet the requirement of AMISOM standing operation procedures, reduction in force as dictated by AMISOM force levels for a contingent, and general performance, among others. . Most of the names appearing in the media left under grounds like failure to meet the operation standards by performance and discipline, though others were on medical grounds. The main complainant, one Zephania Nyakubaho, was repatriated after he was found to be non-effective in operations, based on his medical condition. While it might be true that the soldier is HIV negative, there are several other medical conditions that can lead to an individual’s repatriation. Investigations have since been carried out on his claims and established that he does not deserve any claimed payment. The UPDF takes full responsibility to give the best of treatment to its sick personnel in all operations. It has never been our practice to deny payments to any sick soldier when they are on official sick leave. AMISOM pays allowances of only troops who are on ground and performing their tasks. As such individuals who are repatriated back to their countries, like Nyakubaho, do not get any more emoluments after twenty one (21) days of leave from the mission area. Payment is made directly by African Union to the Government of Uganda and onto individual bank accounts of the soldiers by Bank of Uganda. The UPDF is committed to ensuring the best of welfare of it troops and their families and affirms that all who serve under AMISOM get their pay for the period worked and no individual’s allowances are swindled by paymasters or administrators as was reported in the press.
  24. Somalistart. Baydhabo is neutral? hehe, I guess neutral means anywhere certain tribes don’t inhibit We'll Baidoa could use some economic bail out plus it's land lock .... If X scared in Jowhare and Y don't feel safe in Qardho ? What other option do we have ..... Kismaayo is under siege by Alshabaab and oday Barre ....... Che what city do you suggest ?