malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Al-Shabaab territory targeted in Somali push Somali President Hassan Sheikh Mohamud and his spouse, Sahro Cumar Xasan, arrive at the North Portico of the White House in Washington for a gala dinner. Picture: Michael Reynolds Wednesday, August 6, 2014 Washington (Reuters) - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud told Reuters on Tuesday he expected a new military drive by African Union and Somali forces to start in the next few days to push al-Shabaab militants from more territory. Al-Shabaab ruled most of the southern region of Somalia from 2006 until 2011 when African forces drove them out of Mogadishu and then expelled them from most urban centres in a nation that has faced war and turmoil for more than two decades. But the al-Qaeda-aligned Islamists, who sought to impose a very strict version of Islamic sharia law, still hold swathes of territory. Mohamud said those areas would be the focus of the operation, building on successes from another push earlier this year that reduced al-Shabaab's territorial control. “Operation Indian Ocean is going to start within the next few days,” Mohamud said in an interview during a visit to Washington, where he is attending a summit of African leaders. “We have all the measures in place to make sure that Operation Indian Ocean will definitely succeed.” The president dismissed a recent spate of attacks in Mogadishu - which include the killing of a lawmaker last week - as the “last kick” of a group he said was being squeezed by Somalia and African Union forces. He said the same of al-Shabaab's attacks overseas, which include an attack on the Westgate shopping mall in Nairobi last year which killed 67 people. “This is a sign of weakness,” Mohamud said. “The geographic area of al-Shabaab has (shrunken) and now they are changing their tactics.” Mohamud said he felt confident in his own personal security despite attempts on his life over the years. Militants have repeatedly attacked the presidential compound, including a car bomb strike in July. “Al-Shabaab has been attempting to eliminate myself and other top leadership. But they couldn't succeed in the past and they can't succeed in the future,” he said. Mohamud's visit to the United States comes at a time of deepening ties between the two countries. The United States in June announced it would appoint its first ambassador to Somalia since 1993, and Somalia's first ambassador to Washington in over two decades accompanied Mohamud's delegation during his visit. “(The) US-Somali relationship is improving,” Mohamud said, adding “we are talking about strategic partnership”. Source: Reuters
-
Waxaa Saldhigyada Magaalada Muqdisho buux dhaafiyay Waalidiinta dhalay Carruur farabadan oo aan la Ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen. Saldhigyada ayaa waxaa feel ugu jiro Waalidiinta Carruurtaasi dhalay oo iyagu kusoo nabdaaday haddalkii kasoo yeeray Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida C/raxmaan Tuuryare oo ahaa inaan la qaban doonin Carruur ka tirsan Alshabaab oo aan lala wadin waalidiintii dhalay. Waalidiinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay iska soo Diiwaangalinayaan Saldhigyada Magaalada Muqdisho Maadaama Qaar kamid ah Waalidkaasi aan ilmahooda meel ku sheegin ama meel ay Jaan iyo Cirib dhigeen ay garan la yihiin. Waalidiinta biloway inay is diiwaangalshaan ayaa iyagu Aaminsan In Caruurtooda ay ka Bar bar dagaalamayaab Xarakada Al shabaab. Muxudiin Cali oo kamid ah Waalidiinta Saakay Tagay Saldhiga Degmada Yaaqshid ayaa warbaahinta u sheegay in wiilkiisa uu Ogayn meel uu ku noolyahay geeti ama nolol wuxuuna sheegay in aan wax laga waydiin karin hadii uu wiilkiisa wax ka kaysto dhibaatooyinka ka Ollolsan dalka Somalia wuuxuna shegay in uu Bari kayahya Falka uu wiilkiisa ku dhaqaaqay wuxuna sheegay in wiilkiisa kamid yahay Xarakada Al shabaab Dhanka kale, Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Taliyayaasha Saldhigyada ayaa iyagu soo dhaweeyay dadaalka ay Waalidiintaasi kusoo diiwan galinayaan Carruurtooda ka bar-bar dagaalameysa Alshabaab. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
-
Saldhigyada Magaalada Muqdisho oo ay buux dhaafiyeen Waalidiinta Ilmahooda aan meel ku sheegin (War Culusu) Aug 5, 2014 - jawaab Waxaa Saldhigyada Magaalada Muqdisho buux dhaafiyay Waalidiinta dhalay Carruur farabadan oo aan la Ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen. Saldhigyada ayaa waxaa feel ugu jiro Waalidiinta Carruurtaasi dhalay oo iyagu kusoo nabdaaday haddalkii kasoo yeeray Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida C/raxmaan Tuuryare oo ahaa inaan la qaban doonin Carruur ka tirsan Alshabaab oo aan lala wadin waalidiintii dhalay. Waalidiinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay iska soo Diiwaangalinayaan Saldhigyada Magaalada Muqdisho Maadaama Qaar kamid ah Waalidkaasi aan ilmahooda meel ku sheegin ama meel ay Jaan iyo Cirib dhigeen ay garan la yihiin. Waalidiinta biloway inay is diiwaangalshaan ayaa iyagu Aaminsan In Caruurtooda ay ka Bar bar dagaalamayaab Xarakada Al shabaab. Muxudiin Cali oo kamid ah Waalidiinta Saakay Tagay Saldhiga Degmada Yaaqshid ayaa warbaahinta u sheegay in wiilkiisa uu Ogayn meel uu ku noolyahay geeti ama nolol wuxuuna sheegay in aan wax laga waydiin karin hadii uu wiilkiisa wax ka kaysto dhibaatooyinka ka Ollolsan dalka Somalia wuuxuna shegay in uu Bari kayahya Falka uu wiilkiisa ku dhaqaaqay wuxuna sheegay in wiilkiisa kamid yahay Xarakada Al shabaab Dhanka kale, Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Taliyayaasha Saldhigyada ayaa iyagu soo dhaweeyay dadaalka ay Waalidiintaasi kusoo diiwan galinayaan Carruurtooda ka bar-bar dagaalameysa Alshabaab.
-
TV-ga Puntland ee Garoowe oo La bililiqaystay
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Dhegayso: Ciidankii P/land oo kala Jabay Maleshiyada Faroole oo qabsaday Xarun Muhiim ah & Xiisada ka taagan Garoowe Aug 5, 2014 - 20 Aragtiyood Ciidamo xoogan oo aad u Hubaysan ay la Wareegen Xarunta Tv-ga Puntland oo ku dhow madaxtooyada maamulkaasi, waxayan arrintaan daba socotay ,kadib markii shalay xilka laga qaaday 24 sac ee ugu dambeyeey Musuuliyiin C/raxamaan Faroole uu horey u magacaabay. Ciidamadan ayaa ka Cadhaysan Xillka uu ka qaday Cabdwali gaas Ku sameeyay sadex masuul oo ka haray Dowladdii Cabdiraxmaan Faroole oo uu kamid ahaa Aaasimihii Tvga-Puntland Axmed kismaayo iyo Taliyihii Madaxtooyadda Cumar Cabdulaahi Faraweyne iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Gen muxiyadiin Gacmey. Waxaa haatan kacsan Xarunta Tv-ga puntland ay la Wareegen Ciidamadaas oo aad u Hubaysan waxaana Wararku sheegayan inaysa haatan socdaan wada hadalo ku aadan iyo Qaabkii ciidanka Meesha Looga saari lahaa. -
BOGA LATEST Deg-Deg: TV-ga Puntland ee Garoowe oo La bililiqaystay, Gaas aya Ciidamo ku dalbaday maxay tahay sababta?. Aug 5, 2014 - Comments off Wararka laga Helayo Magaalada Garowe ayaa ku waramaya in Ciidamo Hubeysan oo wata hub ay gudaha u galeen Xarunta Tv-ga Dowlada Puntland islamarkaana ay banaanka u soo saareen Shaqaalihii Tv-ga. Lama oga Sababta Rasmiga ah ee arintani Keentay in koox hubeysan ay galaan xarunta Tv-ga waxaana arinkan uu imaanayaa Saacado uun ka dib markii La sheegay in Dowladu ay xilka ka qaaday Madax Ciidan iyo Agaasimihii Tv-ga Puntland Axmed Kismaayo. Ma jirto war faahfaahsan oo dowlada ka soo baxay waxaana oo la xiriira Arinkan oo ah mid aan mudooyinka deegaanada puntland aan horey loogu arag iyadoo kooxdan hubeysan aysan weli ka hadlin dhacdadan. Dhinaca kale ma jirto wax war ah oo ka soo baxay puntland oo dhacdadan la xirira waxaana arintan ay sumcad xumo ku tahay kooxda weerarka geystay ee qabsatay Xarunta Tv-ga Puntland
-
Faysal Ali Warabe Son joins ISIS jihadist in Syr
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Faysal Ali Waarab he has cursed himself by cursing Mogadishu day and night out sham on him he is a terrorist so is his offspring... Their others members Of Hargeysa admin who close relatives are fighting in the South , yet they have the audacity for many years accused southern tribes of terrorist in the world and local media . -
Faysal Ali Warabe Son joins ISIS jihadist in Syr
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @HawdMan said:</cite> Malistar ? You posted unverified news before its time for you to stop posting like a robot and look through you sources . You can not keep doing this . Once a Deydey allways a deydey . Not expecting much but you could suprise with some truthfull news. @ Mooge , hahaha walee adiga you become a nervious wreck bal faatixa isku aakree Boowe hhhhhhhjjjjjZ Ing Feysal Cali Waraabe oo ah hogaamiyaha xisbiga UCID ee ka jira Somaliland ayaa ka hadlay wiil uu dhalay oo ku biiray Xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama Dalalka Ciraaq iyo Siiriya ee ISIS. Ing. Waraabe oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in wiilka uu isagu dhalay uuna ku dhashay dalka Finland sannadkii 1992-dii, wuxuuna ahaa nin ku xiran masaajidka si weyna diinta Islaamka u bartay. “ILAAHAY mahadii wiilka aniga aya dhalay, waana inan yar, waxaana mar qura la waayay bishii Jannaayo ee sannadkii 2013-kii, haddaan maqlay inuu kooxdaas ku biiray, waa wax la yaab ler runtii” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Wuxuu sheegay oo kale in wiilkan oo xaaskiisa ay wehlisay uu yimid Hargeysa sannadkii 2012-kii iyagoo ku socda Koonfurta Soomaaliya, si ay ugu biiraan Al-Shabaab balse waxaa uu xusay in laga celiyay. “Xiligaas waxaan ilaaladayda amar ku siiyay inay waardiye ka qabtaan, balse xilli habeenimo ah ayuu baxsaday, waxaana lagu sheegay buu yiri inuu joogay Burco, markaas kaddibna way waayeen” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe. Wiilkan oo isku naynaasay Abuu-Shucayb Al-Somali ayaa wuxu sheegay inuu ka yimid dalka Finland si uu ugu biro kooxda Daacish ee ISIS ee dagaallada kawadda dalalka Ciraaq iyo Suuriya. “Waxaan halkan u imid inaan ku biiro kooxda Daacish, waxaana kasoo hijrooday dalka Finland,waana ku faraxsanahay talaabadan waana mid aan muddo dheer haminayey” ayuu yiri Xuseen Faysal oo naynaastiisa ku sheegay Abuu-Shucayb Al-Somali. Bil ka hor ayey ahayd markii wiil uu adeer u yahay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon uu ku biiray kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Ciraaq iyo Suuriya Xafiiska Shabakada Allbanaadr.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com -
Daawo: Wiilkii uu dhalay Faysal Waraabe Kuna biiray Argagixisada ka dagalmaysa Wadanka Suriya oo muuqaal soo duubay Aug 4, 2014 - 32 Aragtiyood Wiil uu dhalay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland Faysal Cali Waraabe oo lagu magacaabo Xuseen Faysal {Abu Shuceyb} ayaa ku biiray kooxahaka dagaalama gudaha Syria iyo Ciraaq . Wiilkaan uu dhalay Faysal Cali Waraabe ayaa iska soo duubay muuqaal isagoo ku hadlaya luqada Finish-ka ama Finland. http://youtu.be/lnXuflG9OhI “Waxaan imid meel raxmad badan,waxaan noqon doonaa shahiid jano galo,waana ku faraxsanahay inaan ku soo biiro Mujaahidiinta ISIS” ayuu yiri Xuseen Faysal Cali Waraabe . Xuseen oo ka tegay dalka Finland ayaa la rumeeysan yahay in lagu sameeyay Awoowgiis Xuseen maadama abtirsiga aabahiis uu yahay Faysal Cali Xuseen. Xuseen iyo gabadh la socotay waxaa dhowr sano ka hor laga soo qabtay Magaaladda Laascaanod xilli ay qorsheeynayeen inay ku biiraan Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia. Dad badan ayaa isweydiinayaa shaqsiyada Faysal Cali Waraabe iyo sida uu bulsho Soomaaliyeed ku hogaamin karo maadama uu ku guuldareestay inuu wiilkiisa ka celiyo ku biiritaankiisa argagixisada.
-
FAAH FAAHIN:- Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Galabta Lagu dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Bari. 4. August 2014 APL Iyadoo galabta Qarax ismiidaamin ah oo uu fuliyey Qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray lagu dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Bari iyo mid ka mid ah Ilaalidiisa, ayaa waxaa kasoo baxaya faah faahino iyo warar kala duwan. Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helay qaar ka mid ah Askarta Qeybta Booliiska Gobolka Bari oo ku sugnaa halkii qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in qaraxa uu fuliyey qof ismiidaamiyey,uuna isku qarxiyey alle AUN Taliyihii Booliiska Gobolka Bari Col C/raxmaan Cali Cabbaas(Muslim) oo banaanka uga soo baxay Qeybta Booliiska Magaalada Boosaaso. Mid ka mid ah Askarta Booliiska oo la hadlay Warbaahinta Maxaliga ah ee Puntland ayaa sheegay in qofka Is-qarxiyey uu isagoo ordaya isku qarxiyey Taliyaha Taliyaha oo Maraya Al-baabka hore ee Qeybta. ”Taliyaha iyo Ilkacase iyo qaar kamid ah ilaaladooda markii ay ka baxeen albaabka Taliska qeybta oo aysan gaarin gaarigii ay raaci lahaayeen ayaa nin waxlxaha qarxa xiran isku qarxiyey…..”ayuu yiri. Taliyaha oo dhaawac ahaan looga qaaday halkii lagu qarxiyey ee Albaabka hore ee Qeybta Booliiska Magaalada Boosaaso ayaa la geeyay isbitaalka weyn ee Magaalada ka dibna waxaa uu u geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray qaraxa, waxaa la geeriyooday sida ay wararku sheegayaan Darawalkiisii oo lagu magacaabi Jiray Ilkacase, sidoo kalena horay Xoghayn iyo Darawal ugu soo noqday Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Faarax Cali Jaamac, Xilligii Xukuumaddii Madaxweyne Dr Faroole. 3-dii Bishii April ee Sanadkaan ayay ahayd markii uu xilka la wareegay Taliyaha Galabta Qaraxa ismiidaaminta ah lagu Dilay ee Col. C/raxmaan Cali Cabbaas oo loo yaqaanay Muslim, markaasi oo uu xilka kala wareegay Taliyihii hore Cismaan Afdalow. Ma jirto cid illaa hadda sheegtay Masuuliyadda Dilkiisa, mana jirto cidka tirsan Dowladda Puntland oo ka hadashey Dilka Taliyaha. Xafiiska Wararka APL, Boosaaso Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com Warkaan Ra'iyigaaga ka Dhiibo Ma baahino aflagaado loogaysanayo, qof, qabiil, qowmiyad iwm, Noogu soo dir fikradaada email-ka >> raadgure@gmail.com , Tifaftir ka dib ayaanu soo daabacaynaa rayiga akhristaha - tifaftirka iyo daabicidu waxay qaadataa ugu badnaan saddex maalmood..
-
Mogadishu port gets 21 century equipment significant development and progress Dekada weyn ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo sameysay Sanadkaan horumar weyn oo aan horay uga hir gelinay Dekada muqdisho tan iyo markii la howl geliyay Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho. Muuqaal cusub oo laga soo duubay Horuamrka baaxada weyn ee ka soconaya Dekada Muqdisho ayaa waxaan jaceyl nahay in aan idinla wadaagno si aad u aragtaa horumarka weyn ee ka soconaya Dekada Muqdisho. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
-
Dekada weyn ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo sameysay Sanadkaan horumar weyn oo aan horay uga hir gelinay Dekada muqdisho tan iyo markii la howl geliyay Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho. Muuqaal cusub oo laga soo duubay Horuamrka baaxada weyn ee ka soconaya Dekada Muqdisho ayaa waxaan jaceyl nahay in aan idinla wadaagno si aad u aragtaa horumarka weyn ee ka soconaya Dekada Muqdisho. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
-
Dekada weyn ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo sameysay Sanadkaan horumar weyn oo aan horay uga hir gelinay Dekada muqdisho tan iyo markii la howl geliyay Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho. Muuqaal cusub oo laga soo duubay Horuamrka baaxada weyn ee ka soconaya Dekada Muqdisho ayaa waxaan jaceyl nahay in aan idinla wadaagno si aad u aragtaa horumarka weyn ee ka soconaya Dekada Muqdisho. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
-
In ay heshiiyeen iyaga Puntland ayuu sheegayaa, wuxuuna dhanka kale tilmaamay in xildhibaanno shalay gaaray Garoowe ay isag horudhac u yihiin oo uu ku wajahan yahay magaalada Garoowe waqti dhow. Aug 4, 2014 - Aragtiyood Raysal wasaaraha dalka Soomaliya Cabdiwali sheekh axmed ayaa si aan laga fileyn uga hadlay hadlii dhowaan kasoo yeedhay maamulka Puntland ee inay xidhiidhka u gooyeen Dawlada Soomaliya. Cabdiwali Sheekh ayaa geesta kale wuxuu sheegay inaysan Xildhibaanada gaadhay magaalada Garoowe ay dirtay dawlada Soomaliya, Isagoona sheegay inay qayb ka ahaayeen Safar u qorshaysnaa. Rw Cabdli wali ayaa wuxuu sheegay sidoo kale inaysan Amarkii Cabdwali gaas ku tagin wax wasiiro ah, maamulka Puntland howshiisa la dhamayn doono. DHAGEYSO: RW C/weli oo si kulul kaga hadlay go’aankii maamulka Puntland sheegayna inuu gaari doono caasimadda maamulkaasi ee Garoowe Aug 4, 2014 - 4 Jawaabood Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aankii Puntland ay xariirka ugu jartay dowladda kadib heshiiskii ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya oo lagu sheegay in lagu sameynayo maamul goboleed Mudug iyo Galgaduud. R/wasaare C/weli Sheekh wuxuu sheegay in loo baahan yahay, in dadka ay fahmaan muhiimadda ay leedahay dowladnimada iyo wada shaqeynta. In ay heshiiyeen iyaga Puntland ayuu sheegayaa, wuxuuna dhanka kale tilmaamay in xildhibaanno shalay gaaray Garoowe ay isag horudhac u yihiin oo uu ku wajahan yahay magaalada Garoowe waqti dhow. Waxa uu hoosta ka xariiqay in 8-da bishani uu booqanayo magaalada Garoowe, waxa uuna socdaalkaasi noqonayaa kii ugu horreeyay ee Dr. C/weli Sheekh Axmed uu ku tago Puntland tan iyo intii loo magacaabay xilka Ra’iisul wasaarenimo. http://saadaalnews.net/?p=21818
-
Somalia new Hero this man is serious about his country we'll being With less then two weeks Somali military court executed dozen Alshaabaab members found guilty of numerous crimes….. G/sare C/raxmaan Tuuryare “Ruux Alshabaab Ah Gacanteena Kuma Daahayo Hey’adaha Amniga Wa Iney Soo Gudbiyaan” Published on July 16, 2014 by Mowliid Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada Qalabka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya G/sare C/raxmaan Maxamed Tuur Yare, (Cumda) ayaa sheegay in ruux Al-Shabaab ah oo loo soo gudbiyo gacanta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya uusan ku daahi doonin xukunkiisa. Muddo saddex cisho ah ayuu qeexay inay go’aan ugu gaari doonaan ruuxii Al-Shabaab ka tirsan ee maxkamadda la soo gaarsiiyo. Today alone he executed Three Alshabaab members Fagaaraha Iskool Boliisiya ee degmada Xamar Jajab ayaa saakay lagu toogtay saddex nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo maalmo ka hor maxkamadda ciidamada ku xukuntay dil toogasho ah. Sedaxdaan nin ayaa waxaa ku jiray ninkii fududeeyay weerarkii lagu qaaday xarunta Madaxtooyada iyo labo kale oo ku eedeysnaa dilal Muqdisho ka dhacay. Dhalinyaradan ayaa waxay kala ahaayeen Xasan Muxudiin Xasan oo ahaa ninkii fududeeyay weerarkii madaxtooyada Qaranka, Aadan Maxamed Xasan oo maxkamadda horteeda ka qirtay inuu dilay 19 qof iyo Bashiir Xasan Maxamed oo isna dad kale dilay. Gudoomiyaha maxkamadda sare C/raxmaan Maxamuud Tuuryare oo ka hadlay goobta lagu toogtay dhalinyaradan ayaa sheegay in hadda kadib caruurta Shabaab ka tirsan ee dadka leynaya lasoo qabto in waalidiintooda laga soo tegi doonin.
-
<cite> @galbeedi said:</cite> Hub ayuu ka gnacsdaa, saxaafadana wuu la hadlay. wasiiro ayey wada hadleen. Well , we all know guys with big guns and militia are untouchable. We also know the biggest threat of peace is not al-shabaab alone. Plenty of Private militia with the power to assassinate and do damages. A long way to go. Cabdi Ileys ayaa waxaa uu xiligaani ku xiran yahay Xarunta Dambi barista waxaana ku socdo baaritaan, iyadoona Saraakiisha Ammaanka ay ku eedeynayaan inuu Hubkaasi ka beecin jiray Alshabaab, hayeeshee taasi ay noqoneyso mid Oohinta Orgiga ka weyn! Dhanka kale, Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda kulamo u dhexeeya Odayaasha iyo waxgaradka kasoo Jeeda Beesha Murusade oo la sheegay inay ka arinsanayaa Howlgalkii Qaabka qabiil ee la siyaasadeeyay iyo kaalinta kaga aadan These elders are to get arrested for for trying to release a criminal who provides weapons to Alshabaab Tha man is in Jail facing serious allegation he is a high ranking officer who deals with Alshabaab ..... Great job by The Gov well done
-
“Waxaan u bogaadinayaa ciidamada amniga oo dadaalkoodu keenay in dhabarka laga jebiyo cadowga, hubka intaa la egna laga soo qabto, aad iyo aadbaan ugu hambalyeeyneynaa wasiirka wasaaradda amniga, ciidamada amniga iyo taliyayaashoodaba, howshanu waa howl dhaxalgala, waxaan rajeynayaa in howshani ay sii socoto ilaa la gaaro in magaalada Muqdisho iyo dalka intiisa kale ummadda Soomaaliyeed ay si cabsi la’aan ah ugu noolaadaan.” Sidaasi waxaa yiri R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed. Cabdi Ileys Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Hubka ka ganacsada This trader must get the death penalty just like Alshabaab foot soldiers if the Gov are serious about security and making Mogadishu stable..... He should be held responsible for all the attacks used in Gov uniforms .
-
Ugu yaraan afar qof ayaa ku naf weyday weerar qorsheysan oo caawa ciidamada Nabadsugida ay ku qaadeen guri ku yaal agagaarka Isgoyska KM4 oo uu deganaa Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga dalka, kaasoo la sheegay inuu hubka ka ganacsado. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Nabadsugida ay damceen in ay baaraan guriga Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Cabdi Illeys oo hubka ka ganacsada, waxaana is hortaagay ilaaladiisa, sidaasina uu dagaalka ku qarxay. Cabdi Ileys oo hadal kooban siiyay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in ciidammo ay kusoo weerareen gurigiisa uuna iska difaacay, balse ma bixin faahfaahin intaas ka badan. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay ku dhinteen dagaalka afar ruux oo ay ku jiraan dhinacyadii ciidamadii dagaalamay, iyagoo intaas ku daray in dad shacab u badan ay ku dhaawacmeen. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalku uu billowday xilli ay dadku ku fiidsanayeen laamiga weyn isku xera KM4 iyo Garoonka Muqdisho. Dhanka kale, saraakiil ciidan iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan ayaa gaaray guriga markii uu dhamaaday weerarka, inkastoo aan wax badan laga ogeyn wixii ay kawada hadleen iyaga iyo Cabdi Ileys oo ah sarkaalka gurigiisa lagu qaaday weerarka. Ciidamadii nabad-sugidda Qaranka ee weeraray guriga sarkaalka ayaan u suuro-gelin inay gudaha u galaan guriga sarkaalka. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
-
Maxkamada Ciidanka qalabka sida Dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah waxa ay ku fulisay Sadax nin oo katirsanaa Xarakada Al-Shabaab uu ku jiro ninkii fududeeyay Weerarkii dhawaan lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Sadaxda Nin ee saakay lagu toogtay fagaaraha Iskool Bolosiya ayaa lagu helay Dambiyo la xariira in ay Al-Shabaab katirsanaayeen ayna ka qeyb qaateen Dilal iyo qaraxyo ka dhacay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho. Sadaxda nin ee saakay la toogtay ayaa lagu Magacaabi jiray Xasan Muxudiin Xasan oo ahaa ninkii fududeeyay weerarkii madaxtooyada Villa Soomaaliya laga qaaday, Aadan Maxamed Xasan iyo Bashiir Xasan Maxamed oo iyaguna lagu eedeeyay in ay Dilal ka geesteen Magaalada Muqdisho. Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeesa kordhisay xukunada dilka ah ee lagu fulinayo dadka lagu helo in ay katirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab laguna helo in ay dilal iyo qaraxyo ka geesta Magaalada Muqdisho. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
-
Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Dowlada Soomaaliya Cabdi Raxmaan Tuur Yare ayaa sheegay in Laamaha amaanka Dowlada Soomaaliya ay xabsiga dhigeen Waalidiin dhalay Dhalinyaro lagu helay in ay katirsan yihiin Al-Shabaab. Mr Tuur yare ayaa xusay in Laamaha amaanka ay aqbaleen dalabkooda ku aadan hadii ay qabtaan dhalinyaro katirsan Al-Shabaab in ay lasoo xiraan waalidiintooda maadama ay qariyeen caruurtooda dambiyo ku hoolanaa. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida ayaa sheegay in hada ay xira yihiin waalidiin dhalay Dhalinyaro Shabaabnimo lagu helay kuwaa uu tilmaamay in dhawaan Maxkamada ay xukuno ku ridi doonto. ‘’ Waa dhamaaay in lasoo xiro dhagar qabe katirsan Al-Shabaab iyada oona lala soo xirin waalidkooda , Waaliiinta waan u sheegnay in ay caruurtooda kala soo baxaan Al-Shabaab ama ay laamaha amaanka kusoo wargaliyaan in caruurtooda ay Shabaab yihiin ayna maaro u aayeen ‘ hada waxaa xiran oo xukun sugaya waaliiin dhalay Dhalinyaro Shabaab katirsan oo lala soo xiray Caruurtooda oo dambyo lagu hayo‘’ ayuu yiri Mr Tuur yare. Hadalka Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka sida ayaa imaanaya xili ay dhawaan Maxkamada ugu baaqday waaliiinta dhalay dhalinyarada Shabaabka katirsan in ay kooxdaasi kasoo saaraan ama ay kuso wargaliyaan laamaha amaanka in caruurtooa ay Shabaab katirsan yihiin. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
-
Breaking news Puntland Cuts Ties with Xamar due to Central State
malistar2012 replied to Adam's topic in Politics
The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, welcomed today’s agreement in principle to form a regional administration in central Somalia. Under the leadership of the Federal Government, representatives from the region signed a document in which they stated that they would work together towards the establishment of a new administration in central Somalia. The signing was witnessed by Envoys and senior representatives of the African Union, the European Union, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the United Nations. “Though this is only the first step in a process of state formation in central Somalia, it is a sign of the country’s progress towards meeting the goals set out in Vision 2016 and the Provisional Federal Constitution,” SRSG Kay said. “The process of federalism is aimed at building a stronger, more united and peaceful Somalia.” “Forming an inclusive administration in central Somalia will not be without its challenges, but these can only be resolved through consultation, dialogue and negotiation involving all parties,” he added. “I urge in particular the full participation of women in the process. It is also vital that the creation of a regional administration is done in a way that protects the interests of both emerging and existing administrations.” “As a witness to today’s agreement, the United Nations is committed to supporting the Federal Government’s peace-building and state-building efforts,” Mr. Kay said. -
Breaking news Puntland Cuts Ties with Xamar due to Central State
malistar2012 replied to Adam's topic in Politics
PUNTLAND waxa ay diiday heshiisyadii Garowe1 iyo Garowe2 (Maxaa ka jira in ay Galkacyo horey uga tanaasushay?) Aug 2, 2014 - jawaab Diidmada Puntland ay diiday heshiiskii Mudug iyo Gobolada dhexe loogu sameenayey Maamul Goboleedka waxay macnaheedu tahay iyadoo diiday Heshiiskii Garoowe1 iyo Garoowe2. Heshiisyadaas waxaa ka mid ahaa in magaalada Gaalkacyo ay hoos timaado Maamulka Galmudug. Diidmmada Puntland ay diiday heshiiskii Mudug iyo Gobolada dhexe loogu sameenayey Maamul goboleed waxay fursad siinaysaa Qabaa’ilada Soomaalida oo intooda badan Heshiiskii Garoowe1 iyo Garoowe2 diidanaa. Sideed iyo toban-ka gobol ee aasaaska looga dhigay maamul goboleedyada ayaa markii horeba cadaalada daro laga tirsanaayey, taasoo hadaad eegtid ahaa mid qabaa’ilo gaar ah loo samaeeyey, Iyadoo aan loo eegin,wax soo saar ahaan,tirada bulshada degan iyo masaafada degaanka. Maamulka KMG Juba ayaa gacanta loo galiyey Axmed Madoobe, iyadoo la hareer maray Beelaha gobolkaa dega sida; Jareer Weyn, Digil iyo Mirifle, Gaaljecel,Mariixaan, Carmalo,Biimaal, Shiikhaal,Dir,Baajuun iyo Giirgiir. Puntland waxay tiraa Kismaayo waa magaalo Soomaaliyeed, cid walba oo sheegata Soomaali ayaa ku maamulkeeda xaq u leh. Dawlada federaalka waxay ku mashquushay inay had iyo jeer raali galiso Puntland oo ay ka hormariso ummadda Soomaaliyeed inteeda kale. Dawlada Federaalka waxay kala tashatay dib u eegista Dastuurka maamulka Puntland oo keliya, iyadoo aan beelaha kale ee Soomaaliyeed lagu wargalin waxa socda. Soomalida waxay tiraahda xaq feeraha yuu ka dilaacaa. Labadii xaqdaro ku heshiisa, xalaal kuma heshiiso. Waa Ilaahay mahadii haddii Dawlada federaalka iyo Puntland ay isku dhaceen. Labada waxay masuul ka yihiin qaska iyo jahwareerka ka taagan Soomaaliya maanta. Isku soo wada duub: Diidmada Puntland ay diiday heshiiskii Mudug iyo Gobolada dhexe loogu sameenayey Maamul Goboleedka waxay keenaysaa in nidaamki Federaalka ahaa uu hawada ka baxo iyo in beel walba ay degaankeeda ay maamul u sameesato. Beelaha Digil iyo Mirif,Hawiiye, Jareer Weyn iyo Mareexaan ay Qaadacaan Maamulka KMG Juba. Qore: Axmed Cabdi Osmaan Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Alldhacdo.com.
-
Popular Contributors