malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Raped in their own country by foreign soldiers.
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
Xaaladda Maanta iyo Muqdisho 8-9-2014 (Daawo-Video) Septemper 09, 2014 – Waxaa barnaamijka lagu falanqaynayaa isbadelka ay Caasimadda Muqdisho ee waqtigan danbe ku tilaabsatay. Horumarka iyo ganacsiga Magaaladda Muqdisho ayaa ah mid isbedel saa id ah uu ka muuqdo, well done to the gov of Somalia for bringing back normality stability . today youth are attending schools - job and have Great entertainment .... -
Raped in their own country by foreign soldiers.
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> Malister now everyone sees you for what you are a pathetic individual who is a cheerleader for a retarded man who can't take a piss without au approval. Godane is dead, I don't know him and frankly I don't care. It's to him and his lord. Every man will die eventually. Alshabab is a movement and like any movement it has an ideology, it's ideology is potent and it's biggest contributor is the United States of America. Their ideology is one of Muslim nationalism, the removal of foreign soldiers who rape and pimp your women out. Sharia which is the law of God not Obama, or Ethiopia or Kenya or your bandits. Alshabab kills innocent people clearly wrong and unjustifiable in our glorious faith islam. In comparison to your ideology one of dependence on the very soldiers that rape your sister in ally ways, the laws of secularism and opening yourself to your enemies Kenya and Ethiopia. Malister you don't realise it yet but it's over.... The man who supports the rape of women in mugdisho by Christian forces who are occupying a land supported by a government that was never elected by the people. You make me si&k malister. I hope you feel the pain of these women in your own family 2014 September they have been brutalized raped and beaten in they say many more youth from Somaliland are locked , safe these youth if your sincere who are yelling we know your wishes for the people of Mogadishu are nothing but evil ..... tell your uncle Sillaanyo stop spending the money on expensive medical bill help the youth this is a shame dissolve the Gov call it quits kkkkkkk modern day Libyan slaves -
Raped in their own country by foreign soldiers.
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> ^^^ Walahi malister you seriously need help. Alshabab is Alshabab the Islamic courts union brought peace to Somalia. Like you call Alshabab terrorist the us and Kenya and Ethiopia called the Islamic courts union terrorist but they were not terrorist.you my small headed hag friend have swallowed the Zionist media pill. Alshabab doesn't rape somali women, they fight for God and country. They are an effective fighting force and still exist till this day. I don't agree with everything they do. They are somali Muslim nationalist. Your bandits will never be able to control a single inch without the au forces you are happy to see rape your sister behind the ally ways of mugdisho. Your so called president pimps out the somali women to au forces with your approval. Malister I will pray for our sisters in mugdisho who get raped by the christen African mercanaries you support and it's clear for all to see your the hypocrite. Claiming to be a nationalist yet arguing "if the au forces didn't rape the women of mugdisho someone else would" Acudubilah Your sick malister sick. I hope your sister or your mother feels the pain these women in mugdisho feel and see if you would say the same thing you fake peice of sh&£) Ciilsuldan kkkkkkk i Now it hurts your uncle was blown into pieces stop being frustrated while the coward was running ..... you weirdo -
Diyaarad soo sawireysa kuwa sida sharci darrada ku guranaya kheyraadka badda oo la soo bandhigay Published on September 10, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 1,243 views Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ayaa maanta soo bandhigtay diyaarad ay ugu talogaleen in badda Soomaaliya ay ku soo sameyso howlo kormeer ah oo ku aadan maraakiibta iyo doonyaha sida sharci darrada ah uga qowleysanaya badda. Diyaaradaan oo ah fish patrol ayaa waxaa mudo lix bil oo kiro ah la soo gashay Wasaaradda Kalluumeysiga oo kaashaneysa shirkad xagga ilaalinta kalluunka qaabilsan, waxaana diyaaradda shaqadeedu tahay in todobaadkii mar ay kormeer ku soo sameeyso maraakiibta, doonyaha sida sharci darrada uga kalluumeysanaya xeebaha Soomaaliya iyo kuwa badda ku shubaya haraadiga sunta. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamuud Colow Barrow oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howsha kormeeka ee diyaaraddan ay wax badan ka badali doonto sida sharci darrada ah ee xeebaha dalka looga qowleyso, isagoo intaa ku daray in tani ay qeyb ka tahay qorshaha dowladdu uga aadan ilaalinta kheyraadka badda. “Marka ay kormeerka soo sameyso diyaaradda waxa ay soo sawiri doontaa maraakiibta iyo calamada ay sitaan, intaas kaddib anagu caalamka ayaan dacwad u gudbineynaa si sharciga looga tiigsado milkiilayaasha maraakiibta iyo dowladaha laga leeyahay” ayuu yiri Wasiirka. Mudane Maxamuud Colow Barrow ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay qorsheyneyso in badda ay dhigaan qalab casri ah oo ku xiran satellite-ka, taasi oo u jeedkeedku yahay si loo badbaadiyo kheyraadka ku jira badda oo si sharci darrada ah loo guranayay in ka badan 23-sano
-
Raped in their own country by foreign soldiers.
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> This is what I refer to daily on this forum and this Malister while he battles alshabab in his head his own sister is getting taken advantage of behind the so called villa somalia. These people are without blood. Alshabab is not going anywhere and alshabab have said they will not stop any struggle until all foreign soldiers leave while Malister takes joy in the fact this his sister is being sexually abused by some guy from Burundi. Who probably carried aids. Walahi you people make me sick and this is what the slaves have become. Happy and content with their own servitude and occupation. All foreign soldiers should leave somalia. This so called government must be dissolved and the clans must be called together to talk. Alshabab should stop killing innocent people and the somali people must be allowed to run their own affairs. Malister I bet if the au sexually abused your mom you wouldn't be saying the same thing you hypocrite. cillsuldan you stupid terrorist hypocrite don't bring moms sister in this forum you sick kid go blow your self up in Syria like your fellow cousins . Alshabaab will be destroyed just like how your uncle was blown into into pieces while the coward was running . -
<cite> @Khayr said:</cite> Malistar, If Qoslaye already has a white communication Director that is milking UN/NGO money - then why are you still applying for that job? i'm good with job i have nor do i work for Somali Gov , its insult to see this white guy Jarat Chopra discriminating our Government . Facts are fact sxb never did we have in decades a Government who rebuild all Institution provided free school healthcare and etc. Mashruuca Aadan Dugsiyada ee ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhaawacdey ayaa sannad jirsaday kaddib markii 60,000 oo ardey Soomaaliyeed iyo dhallinyaro loo diray dugsiyada waxbarashada dalka. Mashruucan oo ah mid socon doona muddo seddex sanno isla markaana lacag la’aan ah ayaa lagu doonayaa in ay waxbarashada aadaan 1 Milyan oo carruur Soomaaliyeed ah guud ahaan gobollada dalka Soomaaliya, waxaana iska kaashanaya dowladda Soomaaliya sannadka uu mashruucan shaqeynayo ayaa waxaa la shaqaaleysiiyey ilaa 2000, oo macallimiin ah, kuwaas oo fursad u helay in ay maamullaan waxbarashada lacag la’aanta ee dowladda Soomaaliya. Barnaamijka aada dugsiyada waxaa ku bixi doonta sida ay dowladda Soomaaliya horey u sheegtay lacag gaareysa 117, Milyan oo dollar, si waddanka looga badbaadiyo Jahliga iyo Faqriga, waana ololle ay si weyn ula dhaceen bulshada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibedda ku nool. Nothing but success story now days
-
Can someone ask The UN Monitor Group Jarat Chopra , how are The Gov of Somali Paying for all these Projects ? Mashruuca Aada dugsiyada oo sannad jirsaday Published on September 9, 2014 by Feysal Muse · No Comments · 4 views Mashruuca Aadan Dugsiyada ee ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhaawacdey ayaa sannad jirsaday kaddib markii 60,000 oo ardey Soomaaliyeed iyo dhallinyaro loo diray dugsiyada waxbarashada dalka. Mashruucan oo ah mid socon doona muddo seddex sanno isla markaana lacag la’aan ah ayaa lagu doonayaa in ay waxbarashada aadaan 1 Milyan oo carruur Soomaaliyeed ah guud ahaan gobollada dalka Soomaaliya, waxaana iska kaashanaya dowladda Soomaaliya iyo hey’adda UNICEF. sannadka uu mashruucan shaqeynayo ayaa waxaa la shaqaaleysiiyey ilaa 2000, oo macallimiin ah, kuwaas oo fursad u helay in ay maamullaan waxbarashada lacag la’aanta ee dowladda Soomaaliya. Barnaamijka aada dugsiyada waxaa ku bixi doonta sida ay dowladda Soomaaliya horey u sheegtay lacag gaareysa 117, Milyan oo dollar, si waddanka looga badbaadiyo Jahliga iyo Faqriga, waana ololle ay si weyn ula dhaceen bulshada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibedda ku nool. Sannad kaddib ayaa waxaa socda dadaal lagu ballaarinayo olollaha waxbarashada Soomaaliya, waxaana arrintan ay wax weyn kusoo kordhin doontaa in Soomaaliya ay gaardho sanadaha soo socda heerka waxbarashada wax ka badan %50, sida ay saadaaliyeen hey’adaha waxbarashada.
-
Raped in their own country by foreign soldiers.
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
The most interesting part of the UN Human Rights Watch Monitor Article is time of Published , While the Gov and ally forces are in the midst of defeating Alshabaab huge battle are ongoing ? what good propaganda for Alshabaab recruitment and boost kkkk -
Raped in their own country by foreign soldiers.
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
More Garbage coming from Kenya The Land of NGO's Kenya must take lead in gifting ultimate solution to Somalia By Makau Mutua Updated Sunday, February 2nd 2014 at 00:00 GMT +3 Share this story: By Makau Mutua Twitter@makaumutua There comes a time when you’ve got to save your neighbour from himself. For, if you don’t, you might be damned with him. Methinks it’s time Kenya thought boldly – and compassionately – about the mess that’s Somalia. One of the options – bold and compassionate – of salvaging a seemingly irredeemable and terminally dysfunctional state is to move in and take it up. Can Somalia be saved as a single state as we know it? Perhaps not. But the bold and compassionate move to save Somalia should be a Kenya-only burden – the contiguous states should jump in and take their own slices. Let’s remember this – there’s nothing “sacred” about post-colonial states that imperialists made up just over a century ago. Some countries should’ve a claim to statehood. That’s why they should be combined with other, more viable, states. Somalia falls in that column because it’s shown itself incapable of self-governance. The Federal Government of Somalia – the current attempt by the AU and the West to resurrect “humpty dumpty” – has all the marks of illegitimacy. It can hardly hold any territory in Somalia on its own. Nor does its writ extend beyond several neighbourhoods in Mogadishu. It’s nonsense on stilts. Just because a state was established long ago, doesn’t mean it should continue to exist – especially as a fiction of the imagination. As a state, Somalia is merely a romantic idea, nothing more. It’s an unworkable, unviable, and destabilising concoction – a total charade. Already, “ Somalia” is hopelessly divided. Its own inhabitants have “disappeared” it as a single state. The Federal Government controls Mogadishu, but then there’s Puntland, Somaliland, and Jubaland. There’s no realistic expectation that all these little enclaves can cohere into one viable state. Either the international community recognises each of these statelets as sovereign, or it allows neighbouring states to absorb them. States can only exist where the inhabitants exhibit a will to form a political community. Absent such a patriotic commitment, it’s futile for the “international community” to impose statehood on an unwilling populace. It’s an unimaginative solution to a modern paradox. Not all states are, or should be, permanent per se, and nor should they be so treated. In 1963, the OAU – now the AU – adopted the doctrine of uti possidetis, which is Latin for “as you possess”. It provided that colonial borders were inviolable and had to be treated as “sacred” after decolonisation. It essentially froze in place colonial maps even those that didn’t make sense. Newly independent African states feared that re-opening colonial borders would undo them. European cartographers didn’t know what they were doing – they only sought chunks of land to exploit. We were stuck with the silly maps after the Europeans departed. Africans have redrawn some of these crazy maps. Eritrea broke away from Ethiopia. South Sudan forced a divorce from Sudan.This brings me to my central thesis – why Kenya should permanently save Somalia. The most compelling reason is the security and viability of Kenya. Of all the countries in the Horn of Africa, Kenya is imperiled the most by a rogue and ungoverned “ Somalia”. Yet Kenya is the unquestioned and indispensable anchor state in the region. As Kenya goes, so does the rest of the region. Kenya doesn’t face any rival or existential threat from any other source except “ Somalia”. That’s because Kenya is Somalia’s economic lifeblood. There’s a real existential symbiosis between Kenya and Somalia. It’s fact Somalia is a haven for terrorists, extremists, weapons trafficking, and other evils. We leave Somalia alone at our own peril. Where do Somalis run to when there’s trouble in Somalia? Kenya is the country of refuge. Think of Dadaab Refugee Camp – now the largest refugee camp in the world. It’s also Kenya’s fourth largest city. I don’t see those refugees ever going back to Somalia. Mark my words – they will eventually become Kenyans. And that’s not a bad thing. I know that some xenophobic Kenyans may object – thinking that Somalis would dominate Kenya. But what’s wrong if those Somalis become Kenyans? Read more at: http://www.standardmedia.co.ke/?articleID=2000103699 -
Daawo Sawirada Madaxweynaha oo Maanta Xariga ka jaray Dib u dhiska Xaruntii Fiisha gufeerno Dugsiga sare 15 May oo 23 sano kadib helay dayactir: Madaxweynaha J. F. Soomaaliya Oo Dib U Howlgeliyay Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed gaarki-ugu-horeeyay-oo-la-gaarsiiyay-qeybo-katirsan-gobolka-gedo - Hiiraan- Shabelle dhex- Gobolada dhex - The Somali Gov are working hard spending the budget wisely we can see all construction and effort by this Gov to build our Nation.
-
Jarat Chopra Time is up Somali has Government .... The Government of Somalia needs the Money and are showing tremendous result and achievement ... The Government are using money transparent and accountability we are seeing reconstruction of all Institution of Government . Soldiers and security are getting better salary - Civil servant are being paid on time . free Schools such as Jaamacaddii Ummadda / dugsiga sare 15 May oo 23 sano kadib helay dayactitir . All Government Institution are going through construction some are done these are some latest Ministry of Foreign Affairs office daacadda Codka Ciidamada oo Maanta Si Rasmi ah Loogu Furay Muqdisho iyo Masuuliyin Sare Dowladda oo Xariga . - Dawlada Soomaaliya oo dib u Furtay Mac-hadkii Duulista ... - Wasiika Warfaafinta oo ka hadlayey xarig ka jaridii dhismaha Wasaarada Dhalinyarada & Cayaaraha ayaa . - Xukuumada oo Xariga ka jartay Xafiiska Hanti dhowraha guud Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta Wasaaradda Tacliinta sare - Dhismihii Xarunta Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Oo Maanta Dib Loo Furay Wasiirka arimaha gudaha oo maanta xariga ka jaray xarun cusub oo ay yeelatay waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadd ....
-
<cite> @Khayr said:</cite> Malistar, I thought that Qoslaye, Amisom and Mighty Uncle Sam (QAMUS)came in and did the job. Malistar, please please let us know how this happened? Also, please let us know if Qoslaye and his friends need more money to defend the Kenyan Seashores. Qoslaye, Amisom and Mighty Uncle Sam are doing good job they manage to kill Alshabaab leader and reduced Alshabaab power by 90 %
-
Ciidamada Ammaanka Oo Ka Hortagay Dhagar Qabe Rabay In Mar Kale Uu Qarax Ka Fuliyo Deegaanka Xaawa Cabdi Published on September 8, 2014 by Mowliid · No Comments · 410 views iyadoo maanta qarax naftii halignimo ah maleeshiyaadka dhagarta badan ee Al Shabaab ay dad rayid ah ku laayeen deegaanka Xaawa Cabdi ee Duleedka magaalada Muqdisho, ayaa ciidamada ammaanka waxa ay fashiliyeen qarax mar kale ay rabeen in ay la beegsadaan goobta maanta qaraxa uu ka dhacay oo ay ku sugnaayeen saraakiil u tagay in ay u gurmadaan dadka ay laayeenm kooxdaasi. Gaarigani ciidamada ay fashiliyeen oo ahaa gaari kaarib ah ayaa waxaa ku haleegsamay wadihii gaariga oo maleegay q ay aano uu ku dhibaateyn rabay dad Soomaaliyeed, inkastoo qaraxaasi uu dhaawacyo ka dhashay. Ciidamada Ammaanka ee ku sugan deegaankaasi ayaa feejignaan la galiyay, iyagoo ka feejigan qataraha ay u soo maleegayaan dadka Soomaaliyeed.
-
Suicide attack outskirt Mogadishu alshabaab indiscriminately killing civilians Qarax Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi Ee Duleedka Muqdisho Published on September 8, 2014 by Mowliid · No Comments · 871 views 12 ruux ayaa ku dhimatay in ka badan 20 dad shacab waa ay ku dhaawacantay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee Duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa marka ay fulinayeen dhagar qabayaasha ka tirsan Al Shabaab ay marayeen halkaasi kolonyo gaadiidka ciidamada Amisom iyo guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxani bahalnimada ah ee maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab ay la beegsadeen dadkaasi aadka u faraha badan ee aan waxba galabsan ayaa qeyb ka ah dhibaateynta dadka Soomaaliyeed ay kooxdaasi u geystaan, waxaana dadkaasi ay saarnaayeen gawaari BL-ah oo wadada marayay. Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa qaraxa markii u dhacay wax yar kaddib la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku dhibaatoobeen dad shacab oo saarnaa laba gaari BL-ah oo wadada marayay, waxaana uu tilmaamay in Ciidamadu ay wadaan howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo. Hey’adaha amaanka dalka ayaa ka feejigan qataraha maleeshiyaadka argagaxisada Umadda Soomaaliyeed ay u maleegayaan umadda Soomaaliyeed, iyadoo kooxdaasi dhar baaxo xoog leh ay kala kulmeen ciidamada qalabka oo meel kasta oo dalka ka mid ah ku baacsanaya.
-
Yuulka fires qoslaye's cousin (security chief) after he insulted him
malistar2012 replied to Mooge's topic in Politics
<cite> @Dhagax-Tuur said:</cite> ^Your answer is not good enough, Sahaaf. Are you saying, he's in his position because he's HAG? You are rubbish for Afhayeen dawladeed. You must have gotten your place 'cuz of your being HAG. what i heard is the Interior Minister and Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) Madaxii Sirdoonka dalka are the same sub-clan , Pm Abdi Wali sacked him and will replace him with someone from . 5 clan. its all about power sharing its stupid if you ask Mr Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) Madaxii Sirdoonka dalka was doing fine job the last two month . -
Alshabaab are surrendering to the Gov . militant are to meet Amnesty 45 days deadline Horjooge Katirsanaa ururka Al Shabaab oo Dowladda isku soo dhiibay (Daawo-Video) Septemper 07, 2014 – Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay gacanta dowladda Soomaaliya, ayadoo abaalmarino dhiiro gelin ah ku guddoonsiisay. Maxamed Aadan Cabdiraxmaan oo ah horjoogaha shabaabka ka tirsanaa ayaa sheegay in isu soo dhiibistiisa ay gacan ka geysteen Waalidkiis, isagoo xusay in uu aad ugu faraxsanyahay sida uu uga soo goosta kooxda Shabaab. “Waxaan ka tirsanaa Al-Shabaab, muddo ayaan la shaqeynayay, waxaana ka howgeli jiray Degmad Jilib, deegaankaygana waa Diinsoor, dowladda iyo Ummadda cafis ayaan weydiisanayaa, markii aan soo goosanayay fasax ayaan kaga faa’iideystay, oo aan go’aansanay in aan isaga soo tego” ayuu yiri Maxamed Aadan. http://www.youtube.com/watch?v=I41fZynonfc
-
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Mogadishu - Hiiraan-Shabelle dhex no stop celebration Thanks to SNA and the Allied force http://www.youtube.com/watch?v=5X5dy24qBHk Banaanbax Lagu Soo Dhaweynaayo Dilkii Godane Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada) Banaanbax lagu taageeraayo dilka Amiirkii Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Aw Maxamed (Goddane), ayaa waaxaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Banaanbaxa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal ruux oo bulshada ah, waxayna isugu soo baxeen Xarunta Degmada Boondheere. Banaanbaxayaashu waxay wateen boorar lagu soo xardhay ereyo si weyn loogu taageeraayo qaarajinta Amiirkii Ururka Al Shabaab, waxayna dadku ku qaylinayeen ereyo ka dhan ah Shabaabka. Dadka isugu soo baxay Xarunta Degmada Boondheere, ayaa waxay muujiyeen in Somaliya ay ka daashay dagaalada dhexdeeda ah, isla-markaana ay u baahan tahay inay xilligaan nabadda hiigsato. Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa si buuxdo u taageeray hawlgalkii qorsheysnaa ee 1-dii bishaan lagu dilay Axmed Cabdi Aw Maxamed (Godane), oo Shabaabka dhexdiisa looga yeeri jiray Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abuu Zubeyr). -
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Mogadishu - Hiiraan-Shabelle dhex no stop celebration Thanks to SNA and the Allied force http://www.youtube.com/watch?v=5X5dy24qBHk Banaanbax Lagu Soo Dhaweynaayo Dilkii Godane Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada) Banaanbax lagu taageeraayo dilka Amiirkii Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Aw Maxamed (Goddane), ayaa waaxaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Banaanbaxa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal ruux oo bulshada ah, waxayna isugu soo baxeen Xarunta Degmada Boondheere. Banaanbaxayaashu waxay wateen boorar lagu soo xardhay ereyo si weyn loogu taageeraayo qaarajinta Amiirkii Ururka Al Shabaab, waxayna dadku ku qaylinayeen ereyo ka dhan ah Shabaabka. Dadka isugu soo baxay Xarunta Degmada Boondheere, ayaa waxay muujiyeen in Somaliya ay ka daashay dagaalada dhexdeeda ah, isla-markaana ay u baahan tahay inay xilligaan nabadda hiigsato. Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa si buuxdo u taageeray hawlgalkii qorsheysnaa ee 1-dii bishaan lagu dilay Axmed Cabdi Aw Maxamed (Godane), oo Shabaabka dhexdiisa looga yeeri jiray Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abuu Zubeyr). -
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Mogadishu - Hiiraan-Shabelle dhex no stop celebration Thanks to SNA and the Allied force http://www.youtube.com/watch?v=5X5dy24qBHk Banaanbax Lagu Soo Dhaweynaayo Dilkii Godane Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada) Banaanbax lagu taageeraayo dilka Amiirkii Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Aw Maxamed (Goddane), ayaa waaxaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Banaanbaxa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal ruux oo bulshada ah, waxayna isugu soo baxeen Xarunta Degmada Boondheere. Banaanbaxayaashu waxay wateen boorar lagu soo xardhay ereyo si weyn loogu taageeraayo qaarajinta Amiirkii Ururka Al Shabaab, waxayna dadku ku qaylinayeen ereyo ka dhan ah Shabaabka. Dadka isugu soo baxay Xarunta Degmada Boondheere, ayaa waxay muujiyeen in Somaliya ay ka daashay dagaalada dhexdeeda ah, isla-markaana ay u baahan tahay inay xilligaan nabadda hiigsato. Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa si buuxdo u taageeray hawlgalkii qorsheysnaa ee 1-dii bishaan lagu dilay Axmed Cabdi Aw Maxamed (Godane), oo Shabaabka dhexdiisa looga yeeri jiray Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abuu Zubeyr). -
Yuulka fires qoslaye's cousin (security chief) after he insulted him
malistar2012 replied to Mooge's topic in Politics
<cite> @Holac said:</cite> lol@bufkedi. If the guy is punishing Al-Shabab, why are they getting rid of him? Power sharing 4.5 wasiirka amniga is Hag -
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @Ismahaan said:</cite> This is on insult to the Brave Somali People two of the poorest Nation Kenya and Ethiopia that's totally embarrassment they can even feed their population let alone invade another Nation and definitely not the Lion of Africa aka Somalia .... -
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
ciidanka Qabsan lahaa Dalka Somalia Somali Air force - Naval force - Ground Force Training in Turkey Dowladda Turkiga oo inta badana taagero hiil iyo hooba ah la garab taagan Soomaaliya ayaa waxaa ay Tababro siisaa dhalinyaro loogu tala galay in Mustaqbalka dhow ay noqdaan Ciidamada Cirka SOomaaliya (Somali Air Force). The future looks good Somalia will once again dominate East Africa ........ -
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
”Dress code for SNA troops is all but non-existent, with some personnel wearing civilian clothes and others a variety of military uniforms. Three SNA officers sitting a few metres away are dressed in camouflage gear. One has a Chinese uniform, the second a Turkish and the third a US uniform.” “It’s true we [sNA] don’t have uniforms and we don’t have enough ammunition,” said Yaro. “An AK-47 has 30 bullets in a magazine for each soldier. If someone has eight magazines is it possible to fight with him? newly trained Somali Arm Force chasing the Terrorist http://newsomali.com/wp-content/uploads/2014/04/1117.jpg Somali Gov troops are leading the battle advancing beating the enemy the future is bright , the campaign to build strong National Army is going well and moving fast paced . -
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Ismahan. Meelihii soomaalidu iska difaaci lahaayd dhan sida air port, dekadii, For your Information the Port and airport are going through tremendous Investment and reconstruction.... are you against that ? sounds like you are against investment and development That's going on in Mogadishu ? post-warlord/ Terrorist era Mogadishu Port Construction of Terminal 1 Airport http://i.ytimg.com/vi/5D1UMr8_eEc/hqdefault.jpg?w=160&h=120&sigh=98USmLPosiXkq5az3cPfBEE5VPY -
post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
post-warlord/ Terrorist era Somali Gov Bans all weapons in Mogadishu The Nation Capital DAAWO VIDEO:Ciidamada Nabad sugidda oo gacanta ku dhigay hub iyo gaadiid Published on September 6, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 747 views Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Benaadir gacanta ku dhigay hub iyo gaad lagu sheegay in loo isticmaalayay falalka amni darrada ah. Howlgalka oo ahaa mid ay ciidamadu ku xaqiijinayeen amniga caasimadda, ayay ku soo qabteen 29 qori oo ah nooca AK47, ku Todobo bamgacmeed, labo bistoolo oo ah nooca Tee-teyda loo yaqaan, Todobo gaari oo la rumeysan yahay in loo adeegsado falalka amniga lagu qal qalgelinayo, sideed booshashka qoriga lagu qaato ah iyo qaar ka tirsan kooxaha nabad diidka ah sida uu Warbaahinta u sheegay Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka Maxamed Yuusuf. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa sheegay in howgalkii maanta ay ciidamadu ka sameeyeen Muqdisho uu ahaa mid lagu xoojinayo nabad gelyada caasimadda, isla markaana ay joogteynayaan howlgallada lagu baacsanayo kooxaha maleegaya falalka ka dhanka ah amniga, isagoo shacabka ka codsaday inay sii xoojiyaan taageerada ciidamada amniga ee ku howlan adkeynta nabad gelyada. Howlgalladaan ayaa ah kuwa sii xoojinaya xaaladda amni ee Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay ka soo kabanayay falalka bulshada lagu dhibaateynayo oo ay sameynayeen kooxaha nabad diidka ah.
-
Popular Contributors