malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Madaxweynaha Maamulka Lixda Gobol ee fadhigiisa uu yahay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa soo dhaweeyay shirka maanta ka furmaya Magaaladaasi. Madoobe Nuunoow Maxamed oo la hadlayay warbaahinta Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay in shirka maanta ka furmaayo Magaalada Baydhab uusan aheyn mid quseeya arimaha Siyaasada ee ka taagan Magaalada Baydhabo, isaga oo ku nuux-nuuxsaday inuu yahay shirkaasi mid lagu xalinaayo khilaafka ka dhex-taagan dadka dega Goboladaasi. Hogaanka Maamulka lixda Gobol ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sidoo kale ku waramaayo inay soo dhaweynayaan shirkaasi hadii ay yihiin masuuliyiinta maamulka Lixda Gobol, wax fiicana ay tahay in shirkaasi la qabto. Inkastoo uusan kala cadeyn Madoobe Nuunoow Maxamed inay ka qaybgalayaan shirkaasi iyo inkale, ayaa wuxuu sheegay in wax muhiim ah ay tahay in Odayaasha Digil iyo Mirifle ee is khilaafsan in la xaliyo. Sidoo kale Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa taageeray dadaalada nabadeed ee Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka wado Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. “Waxaan soo dhaweynaynaa dadaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka wado Magaalada Baydhabo, waa wax aad loogu farxo, Shirka Baydhabo ma’ahan mid quseeya Siyaasad iyo arimaha ku aadan Maamulada lixda Gobol iyo saddexda Gobol, sidoo kale ma’ahan shir saameyn ku yeelanaayo Hay’adaha Dastuuriga ee maamulkaasi”Ayuu yiri Madoobe Nuunoow Maxamed. Waxaa la dhowrayaa natiijada kasoo baxda shirkaan oo socon doono muddo bil iyo bar ah, waxaana maanta lagu wadaa inuu daah-furo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
  2. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=MguyoA8w-tI The blessed Land Mashallah
  3. President Xasan Sheekh Maxamuud After two years Success al Shabaab ally Sheikh Mohamed Said aka Atom surrenders to the Somali government Weapon ban in Mogadishu after decades of Anarchy
  4. We are witnessing the rebirth of Somali National Arm force under President Xasan Sheekh Maxamuud ..training inside the Country the largest mobilization and offense of Somali Arm Force since the 1977 Septemper 11, 2014 – Ciidamo katirsan Milatariga DFS ayaa tababar mudo soconayay, waxaa maanta loogu soo gaba gabeeyay Xerada Jaziira ee Magaalada Muqdisho.Ciidamadaan ayaa waxa ay barteen Xirfado kala gadesen sida Sarkaal iyo Sarkaal xigeeno iyo layli Sarkaalnimo. http://www.youtube.com/watch?v=JynwL0L9mFU The largest mobilization and offense of Somali Arm Force since the 1977
  5. madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh has Put together A Dream Team ... these are the leaders responsible for the success and stability A Good leader makes right choices . Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh Maxamuud has consolidate the power with opposition Today we can say Somalia is a Country on The Road to Success Mashallah
  6. A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team
  7. A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team
  8. A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh Maxamuud has consolidate the power with opposition Today we can say Somalia is a Country on The Road to Success Mashallah
  9. A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh Maxamuud has consolidate the power with opposition Today we can say Somalia is a Country on The Road to Success Mashallah
  10. Two years ago The Somali Parliament was sworn in Mogadishu airport in fear of Alshabaab Today Mogadishu is 100 % stable nothing but development and reconstruction . Xasan shiekh has put great effort on building strong Arm Force and security , Today we see No threat of Alshabaab or Nabadiids . Today Somali Gov Authority stretches from Galkacyo to Mogadishu to Kenyan border . Good leader is a good manager A leader is a visionary, who must have the ability to see the bigger picture of things. This quality will help a good manager build a self driven team. The Success the stability and development you witness are spear Headed by a Team put together Mudane Xasan Sheekh Maxamuud . Alshabaab are defeated no longer are they military threat their leader is dead They lost 90 % of their Territory. Hiiraan and shabelle are free of alshabaab terror , Somali Gov controls highway connecting Gobolada dhex . Galgaduud , Shabelle Hoose ,Bay and bakool alshabaab are hiding in the bushes in Rural areas .
  11. ......kkkkk Two years ago The Somali Parliament was sworn in Mogadishu airport in fear of Alshabaab Today Mogadishu is 100 % stable nothing but development and reconstruction . Xasan shiekh has put great effort on building strong Arm Force and security , Today we see No threat of Alshabaab or Nabadiids . Today Somali Gov Authority stretches from Galkacyo to Mogadishu to Kenyan border . Good leader is a good manager A leader is a visionary, who must have the ability to see the bigger picture of things. This quality will help a good manager build a self driven team. The Success the stability and development you witness are spear Headed by a Team put together Mudane Xasan Sheekh Maxamuud . Alshabaab are defeated no longer are they military threat their leader is dead They lost 90 % of their Territory. Hiiraan and shabelle are free of alshabaab terror , Somali Gov controls highway connecting Gobolada dhex . Galgaduud , Shabelle Hoose ,Bay and bakool alshabaab are hiding in the bushes in Rural areas . A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh Maxamuud has consolidate the power with opposition Today we can say Somalia is a Country on The Road to Success Mashallah
  12. Today Mogadishu is 100 % stable nothing but development and reconstruction . Xasan shiekh has put great effort on building strong Arm Force and security , Today we see No threat of Alshabaab or Nabadiids . Today Somali Gov Authority stretches from Galkacyo to Mogadishu to Kenyan border . Good leader is a good manager A leader is a visionary, who must have the ability to see the bigger picture of things. This quality will help a good manager build a self driven team. The Success the stability and development you witness are spear Headed by a Team put together Mudane Xasan Sheekh Maxamuud . Alshabaab are defeated no longer are they military threat their leader is dead They lost 90 % of their Territory. Hiiraan and shabelle are free of alshabaab terror , Somali Gov controls highway connecting Gobolada dhex . Galgaduud , Shabelle Hoose ,Bay and bakool alshabaab are hiding in the bushes in Rural areas . A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh Maxamuud has consolidate the power with opposition Today we can say Somalia is a Country on The Road to Success Mashallah
  13. Two years ago The Somali Parliament was sworn in Mogadishu airport in fear of Alshabaab Today Mogadishu is 100 % stable nothing but development and reconstruction . Xasan shiekh has put great effort on building strong Arm Force and security , Today we see No threat of Alshabaab or Nabadiids . Today Somali Gov Authority stretches from Galkacyo to Mogadishu to Kenyan border . Good leader is a good manager A leader is a visionary, who must have the ability to see the bigger picture of things. This quality will help a good manager build a self driven team. The Success the stability and development you witness are spear Headed by a Team put together Mudane Xasan Sheekh Maxamuud . Alshabaab are defeated no longer are they military threat their leader is dead They lost 90 % of their Territory. Hiiraan and shabelle are free of alshabaab terror , Somali Gov controls highway connecting Gobolada dhex . Galgaduud , Shabelle Hoose ,Bay and bakool alshabaab are hiding in the bushes in Rural areas . A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh Maxamuud has consolidate the power with opposition Today we can say Somalia is a Country on The Road to Success Mashallah
  14. Two years ago The Somali Parliament was sworn in Mogadishu airport in fear of Alshabaab Today Mogadishu is 100 % stable nothing but development and reconstruction . Xasan shiekh has put great effort on building strong Arm Force and security , Today we see No threat of Alshabaab or Nabadiids . Today Somali Gov Authority stretches from Galkacyo to Mogadishu to Kenyan border . Good leader is a good manager A leader is a visionary, who must have the ability to see the bigger picture of things. This quality will help a good manager build a self driven team. The Success the stability and development you witness are spear Headed by a Team put together Mudane Xasan Sheekh Maxamuud . Alshabaab are defeated no longer are they military threat their leader is dead They lost 90 % of their Territory. Hiiraan and shabelle are free of alshabaab terror , Somali Gov controls highway connecting Gobolada dhex . Galgaduud , Shabelle Hoose ,Bay and bakool alshabaab are hiding in the bushes in Rural areas . A Good leader must build a self driven team leave a legacy A Dream Team Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh Maxamuud has consolidate the power with opposition Today we can say Somalia is a Country on The Road to Success Mashallah
  15. Dowladda Somaliya Oo Dib U Habayn Ku Samayn Doonto Shaqaalaha Dowladda (Daawo Sawirada) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira dalka. Amniga guud iyo qodobo kale oo kamid yahay dowladda Soomaaliya oo dib-u-habayn ku samaynaysa shaqaalaha rayidka ah ee dowladda. Shirka ayaa looga dooday sharci la xiriira tayaynta iyo dib-habaynta shaqaalaha dowladda iyo in fursado shaqo loo abuuro dhallinyarada kasoo baxaya jaamacada dalka ee shaqo la’aantu haysato, waxana qorshahan soo bandhigay aqoonyahano Soomaaliyeed iyo qubaro ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Colaad Rooble oo Saxaafadda la hadlay kulanka kadib ayaa sheegay in golaha Wasiirradu ay warbixin ka dhagaysteen Wasiirrada Amniga Qaranka iyo Gaashaandhigga, waxana uu sheegay in ammaanka dalka uu si weyn u soo hagaagayo kadib markii la qaaday howlgallo lagu adkaynayo ammaanka qaranka oo ay iska kaashadeen ciidamada ammanka iyo shacabka Soomaaliyeed oo laga sameeyay gobollada dalka iyo magaalada Muqdisho. “Dowladda Soomaaliyeed waxaa masuuliyad ka saaran tahay nolosha muwaadiniinteeda, waxaana xukuumaddu ay gurmad u fidisay dadkii ay ku dhufteen abaaruhu oo la gaarsiiyay raashin iyo biyo si wax looga qabto xaaladooda nololeed. Haddana waa soo kabanayaan goobiihii sida daran abaartu u saamaysay” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta. Ugu dambeen Golaha Wasiirada, ayaa kulankoodii maanta uga dooday shirweyne ku saabsan dhaqanka Soomaaliyeed sidii kor loogu qaadi lahaa, waxana goluhu u xil-saareen guddi ka kooban Wasaaradaha Warfaafinta iyo Hidaha iyo Tacliinta sare in ay kasoo tallo bixiyaan qaabka ugu habboon ee shirweynahaas u qabsoomi lahaa.
  16. Somali Capital Governor meets his counter part in Turkey they say history repeats itself Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Jen. Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab"ayaa magaalada Istabul ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa magaaladaas Hüseyin Avni Mutlu, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada magaalo oo horay u wada galay heshiiska mataaneynta Muqdisho iyo Istanbul. Jen. Muungaab ayaa guddoomiya Istambuul uga warbixiyey xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaanna horumarka arrimaha amniga, siyaasadda, dib u dhiska iyo mashaariicda kale ee horumarineed ee ka socda Muqdisho. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa uga mahad celiyay dowladda Turkiga iyo shacabkeeda taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaliyeed, taasoo uu sheegay in aysan hilmaami doonin. Gudoomiyaha Istanbul wuxuu ku amaanay maamulka gobolka banaadir howlaha horumarineed iyo wax ka qabashada amaanka oo noqday mid soo hagaagaya, isagoo u rajeeyay shacabka Soomaaliyeed guul, iyo in Soomaaliya lugaheeda isku taagto. <img src=" Hüseyin Avni Mutlu ayaa isna dhankiisa ka hadlay qorshaha Dowladda Turkiga, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ee ay ka wato Soomaaliya.
  17. Deg deg ciidamada bada ee jamhuuriyada somaliland oo dhoolatus military Somaliland Oo Sheegtay In Diyaar U Tahay In Ka Hortagto Shirkada Somaliya Soo Kiraysatay Ee Ilaalinta Badda . . .
  18. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Kenya ay calaameysatay qeyb ka mid ah badda Soomaaliya, ayna u dirsatay shirkado shidaal ka baara, taasna ay sababtay in dowladdiisa ay dacwad u gudbiso maxkamadda sare ee Qarammada Midoobay.
  19. Somali president discusses his achievements and challenges ahead Somali president Hassan Sheikh Mohamud on Thursday night attended an event organized by Heritage Institute of Policy Studies in Mogadishu to mark the end of his second year in office. The president answered wide range of questions to selected members of the Somali society largely focusing on his achievements and challenges in good governance, federalism, fight against al Shabaab, reconciliation efforts and the controversial maritime boundary dispute between Kenya and Somalia. He also raised the issue of alleged rape by African Union peacekeepers in Somalia, his government’s relations with Puntland and Somaliland administrations and the stabilization progress made by his government. Speaking on the maritime boundary dispute between Kenya and Somalia and the subsequent lawsuit filed by his government to the United Nations top court, the president said Kenya has put a claim to a large portion of Somali territorial waters which forced his government to seek international ruling on the issue. While speaking on the issue of Somaliland, the president said he encourages the continuation of the negotiations between the federal government and the Somaliland administration as he believes only talks between the two sides can produce tangible results and long term solutions. Meanwhile, he praised Puntland administration for being a beacon in Somalia’s democracy and reiterated the proposed formation of an interim state in central Somalia -which Puntland largely opposes- does not pose a threat to the existence of Puntland administration. Speaking on the allegations of rape by African Union peacekeepers in Somalia, the president expressed deep concerns over the disturbing allegations and reports of rape and sexual abuse by the AMISOM forces. He said his government has made direct contact with AMISOM over the Human Rights Watch report.
  20. Guulihii ay gaareen CXD Soomaaliyeed (Daawo-Video) Septemper 12, 2014 – Sidii uu ubilaawday Dagaalkii loogu magacdaray Badwaynta Hindiya ayaa waxa ciidamada Dowladda Federaalka iyo ku wa Amisom ay la wareegeen Magaalooyin iyoTuulooyin badan. Hadaba Barnaamijkan waxa uuku tusayaa dhacdooyinkii iyo Guulihii ugu danbeeyay. http://www.youtube.com/watch?v=mIm09nO1Q0I Newly trained Somali troops advancing Somali Gov promised his first priority is security stability defeating Alshabaab Nabadiids . Creating strong Arm force and Police. The capital the most dangerous and populated Somali region is safe and stable clean from warlords and Alshabab terror . Alshabaab are defeated no longer are they military threat their leader is dead They lost 90 % of their Territory. Hiiraan and shabelle are free of alshabaab terror , Somali Gov controls highway connecting Gobolada dhex . Galgaduud , Shabelle Hoose ,Bay and bakool alshabaab are hiding in the bushes in Rural areas . Two more years Xasan Sheekh Maxamuud dhaanto will be In Hargeysa lol
  21. Political solution has been reach- state building - reconciliation moving good paced There is a stronger effort on grass root bottom up regional reconciliations taken place Jubba admin - South west state - Center state - Hiiraan & middle shabelle admin next two years we will see strong states emerge . Military we are witnessing the rebirth of a strong Somali National Arm Force in all levels Somali Air Force Cadets being trained by the Turkish Air Force in Turkey. Somali Air Force Cadets going through their simulation training in Turkey exclusive pics the future looks good. Alshabaab are defeated no longer are they military threat their leader is dead They lost 90 % of their Territory. Hiiraan and shabelle are free of alshabaab terror , Somali Gov controls highway connecting Gobolada dhex . Galgaduud , Shabelle Hoose ,Bay and bakool alshabaab are hiding in the bushes in Rural areas . Economy shipment from Mogadishu for more than 20 years, comprising 78 tonnes of fruit in six containers, left the port on 22 May. Hundreds of camels waited at the seaport in Mogadishu, Somalia, to be exported to Saudi Arabia on Friday. The entire south territories controlled by Somali Gov are see tremendous development and business booming .Mogadishu seaport exports livestock for the first time in two decades.The first banana shipment from Mogadishu for more than 20 years, comprising 78 tonnes of fruit in six containers, left the port on 22 May. Education Madaxweynaha J. F. Soomaaliya Oo Dib U Howlgeliyay Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed Somalia to get 1 million kids into school to help end poverty and instability MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA MAHADAY DHAGAX DHIGEY JAAMACAD CILMIGA BEERAHA LAGU BARANAYO
  22. <cite> @Khayr said:</cite> This belongs in the Jokes section. No Joke sxb you can see Air force training in Turkey .... Somali Gov are building massive Arm force consistence of all compound in a moderate Arm force Ground force - Air force- naval force Newly trained arm force are advancing destroying Alshabaab SARAAKIIL SOOMAALIYEED OO TABABAR LOOGU SOO XIRAY WADANKA UGANDA 08 09 2014 one year training completed
  23. Somali Air Force Cadets being trained by the Turkish Air Force in Turkey. Somali Air Force Cadets going through their simulation training in Turkey exclusive pics the future looks good. Mukhtar Abdullahi of the Somali Air Force gives speech at the Passing Out Parade at a Turkish Air Force academy Somali Air Force Cadets going through their simulation training in Turkey Turkey is also training Naval force
  24. Somali Air Force Cadets being trained by the Turkish Air Force in Turkey. Somali Air Force Cadets going through their simulation training in Turkey exclusive pics the future looks good. Mukhtar Abdullahi of the Somali Air Force gives speech at the Passing Out Parade at a Turkish Air Force academy Somali Air Force Cadets going through their simulation training in Turkey Turkey is also training Naval force
  25. <cite> @Tallaabo said:</cite> Are you serious? I am sure you know well that no foreign mercenary can set a foot in Somaliland let alone rape our women. Even the Ethiopian spies who occasionally sneak into our country are quickly caught and arrested. I wish I could say the same thing about Somalia. We get no pleasure from witnessing your humiliation and misery but as your brethren we demand you ditch your silly games and do something about your terrible state of affair immediately. This can't go on. being killed and raped used as slave by Arab tribes man is shame . listen to youth cry on the video we have no future , Tell your corrupt Gov create jobs .watch the video its shame wallahi 2014 September kids Burco and Hargeysas are dying in the desert . we are witnessing your humiliation and misery these are your brightest and future safe them forget about Mogadishu resident .allegation of rape is not gonna change the fact on the ground.