malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Gaalkacyo Airport Closed deadline midnight Garoonka diyaaradaha Galkacyo oo maanta hakad galay by A M | Wednesday, Sep 24, 2014 | 2998 views Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Garoonka Diyaaradaha magaalada Galkacyo ee dhinaca waqooyi ayaa maanta hakad ku yimid, kadib markii diyaaradihii ka degi lahaa ay ka baqeen isku dhac dhex mara Maamulada Galmudug iyo Puntland. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno magaalada Galkacyo ilaa iyo hada hal diyaarad oo qaad sida ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha Galkacyo, iyadoo la sheegay in diyaaradihii kale ee maalin walba ka degi jiray ay ka baaqsadeen. Diyaaradaha Ganacsiga ee ka imaanayay Muqdisho iyo dalalka deriska ah iyo diyaaradaha UN-ka ayaa u baaqday cabsi ay ka qabeen in labada maamul uu isku dhac dhex maro, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay. Inkastoo Maamulka Galmudug aan wali go’aan qaadan, hadana ciidamo fara badan oo Puntland ayaa xalay soo gaaray magaalada, taasoo shaki badan keentay, iyadoo ciidamo badan la geeyay garoonka diyaaradaha ee ay Puntland gacanta ku heyso. Arrinta ku saabsan garoonka ayaa laga hadla hayaa magaalada, waxaana dadka deegaanka ay ku talinayaan in aan labada maamul isku dhac dhex marin, maadaama magaalada tahay mid la wada degan yahay, dadka rayidkana ay ku badan yihiin. Maamulka Puntland ayaa xayiraad ku soo rogay garoon ay sameysatay maamulka Galmudug oo ku yaala dhinaca koofureed magaalada Galkacyo, waxaana taas ay keentay in Maamulka Galmudug ay warqad cabasho ah u dirto dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka.
  2. Deg deg: C/wali Gaas oo Ciidan geeyay Gaalkacyo & Xaalada oo kacsan (Maqal) Sep 24, 2014 - 45 Aragtiyood Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maamulka Puntland uu Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Dhanka Waqooyi uu soo dhoobay Ciidamo Farabadan oo wata Gaadiidka Dagaalka,kuwaas oo Farisimo ka sameeystay Waqooyiga Magaalada. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa sidoo kale siwayn looga dareemay dhaqdhaqaaqa Ciidan, waxaana ciidamada maamulka Puntland geeyay magaalada Gaalkacyo ay ku sheegeen in ay ka hortagayaan Weeraro Ciidamada Maamulka Galmudug ay ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo. Waxaa jiray Maalmahaan Khilaaf xoogan oo u dhaxeey Maamulada Puntland iyo Galmudug oo wada daga Gobolka mudug,murankaas oo salka ku haya Xanimaad Maamulka Puntland uu saaray Garoon Diyaaradeed oo ku yaala Koofurta Magaalada Gaalkacyo oo Galmudug ay Gacanta ku hayso.
  3. Deadly week for alshabaab As Gov Named first Taliyaha cusub ee loo magacaabay hey’adda nabadsugidda Qaranka Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ( Cumda) ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay hey’adda nabadsugidda Qaranka. Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Famous shucked Alshabaab and changed the stability situation in Mogadishu and surrounding area. With less then three month Somali military court executed huge numbers of Alshaabaab members found guilty of numerous crimes….. Duqa Muqdisho Gen.Xassan Maxamed Xuseen’Mungaab .Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare .Guddoomiye Liibaan Cali Yarow,guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee Ciidammada Qalabka Sida. Anarchy will be history in South Somalia , The country is heading the right direction well done .
  4. bad week for Alshabaab As Somali Gov names another Strong man as Military court Chief Guddoomiye Liibaan Cali Yarow, In the Middle Akhirso: Khibradda aqoonneed ee guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sarre ee ciidammada Published on September 23, 2014 by Feysal Muse · No Comments · 964 views Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, G/sarre liibaan Cali Yarow, ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ahaa guddoomiyaha maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidammada Qalabka Sida, haddaba waa sidee heerka Khibrad iyo aqoon ee guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee Ciidammada Qalabka Sida. Guddoomiye Liibaan Cali Yarow, ayaa ka tirsan saraakiisha ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxa uu soo maray heerar kala duwan sida, isaga oo ka soo baxay Jaamacadda (Universal Of Africa, Kalliyadda Sharciga iy Qaanuunka). Waddanka Suudaan. Sidoo kale waxa uu soo qaatay tababarro kala duwan sida isaga oo ka soo baxay machad Al-Mushaa 2009-2010-kii, ee dalka Suudaan, halkaas oo uu ku soo qaatay tababar Garsoore. 1.Sannadkii 2003-2009, waxa uu soo noqdey macallin Iskuul. 2.Garsoore Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida sannadkii 2010-2011-kii. 3.Guddoomiyaha Maxkamadda darada 1-aad ee ciidammada Qalabka Sida ayuu soo qabtay hadana waa guddoomiyaha maxkamadda sarre ee ciidammada. Waa nin Shahaada Master Degree ka soo diyaariyey Jaamacadda (Naayif Al-Carabiya Lilculuum Al-Amniya, Sacuudiga Riyaadh, 2003.
  5. Dowladda Puntland wax aysan ogeyn Gobolka Mudug kama soo degi karo, Mudugna Puntland ayay hoos-tagtaa, Abdiweli Gaas Gone crazy his claiming All of Mudug pipe dream sxb attention seeking i called that , Galkacyo is divided in Half Mudug also half with more district and land on Galmudug side . The Airport was open a year ago and was operating fine whats the problem Today ..... Galmudug is also working on opening Hobyo Port that will be deficit to Puntland port reason are all of central Somalia regions will use it for export and import ... Ever since Ethiopian invasion in 2007 majority of business has moved Gobolada dhex - Population increased - better Infrastructure - Great stability . Cadaado airport Qaar ka Mida Ganacsatada Galmudug Oo Dayactir ka wada Wadoyinka K/galkacyo
  6. A memorial Soccer cup in Hargeysa Stadium for Al-Shabaa leader Axmed Cabdi Godane Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay labo koox oo ka mid ah kooxaha kubadda cagta ka dhisan Hargeysa oo doonayay in ay dhigaan Koob ay ku xusi rabeen hoggaamiyihii geeriyooday ee ururka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo 1-dii bishan Sep. lagu dilay duqeyn ciidamada Mareykanka fuliyeen.d Dhalinyarada labadan kooxood ee xuska u dhigayay Axmed Godane ayaa u yiilay Koob loogu baroor diiqayay Godane oo ay doonayeen in lagu qabto garoonka ciyaaraha Hargeysa, waxaana ka war helay ciidamada booliska oo amar lagu xeray uu bixiyay Taliyaha Booliska Somaliland C/llaahi Fadal Imaan. Taliyaha Booliska Somaliland C/llaahi Fadal Iimaan iyo dhalinyaradaasi ayaa waxaa dhex martay dood dheer, Taliyuhuna uu ka dalbaday dhalinyarada in ay joojiyaan koobka xuska ay u dhigayaan Godane, balse ay ka horyimaadeen codsiga Taliyaha, taasoo markii danbe uu ku amray ciidamada Booliska in ay xiraan dhamaan dhalinyaradaas iyo cid kasta oo ku lug leh qabashada koobkaas. Waalidiinta dhalinyarada xabsiyada ku jirta ee falkani loo xeray ayaa sheegay in arintani ay dhacday todobaadkii hore, ilaa haddana ay xabsiyada ku jiraan ubadkooda. Falkani ayaa si weyn looga hadal hayaa magaalada Hargeysa, oo saameyn ballaaran ku yeelatay dilkii Hoggaamiyihii Shabaab Axmed Godane, oo dadka Somaliland badankiis ay aad u taageersanayeen. Geeridii Godane kadib, waxaa Hargeysa Shir jaraa'id ku qabtay Axmed Cabdi Godane Walaalkiis oo lagu magacaabo Baashe Cabdi Godane, isagoo sheegay in walaalkiis uu u dagaalamayay difaaca Diinta iyo sharafka Muslimiinta.
  7. Cabdi Qeybdiid gives puntland three days to respond to his demand WILL GALKACYO HAVE TO 2 Airport? Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale ayaa Shalay Sheegay in Puntland ay Xanimaad ku soo rogtay Garoon diyaaradeed oo Galmudug ay leedahay. Xiisadan ka dhex taagan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa laga Cabsi Qabaa inay dhaliso dagaal xoogan oo dhexmara Labada Dhinac. Puntland Respond “Dowladda Puntland wax aysan ogeyn Gobolka Mudug kama soo degi karo, Mudugna Puntland ayay hoos-tagtaa, waxaa rabaa inaan cadeyno in Galmudug ay sameysatay garoomo qarsoodi ah oo ay hub rabto inay ka soo degsto, midaas baa diidanahay, waxaana Hubka laga soo rarayaa Garoomada Balli-doogle iyo Nambar 50, maadaama garoonka caalamiga ah ee Muqdisho ee AMISOM gacanta ku heyso aan wax hub sharci daro ah laga dhoofin karin”ayuu yiri C/naasir Bedel Khalaf.
  8. Stop propaganda you son of khawariji your happy with more war in the Muslim world you work with Satan's ........
  9. <cite> @CidanSultan said:</cite> He will probably be dead in a month thanks to alshabab. Your new man should investigate the mass rape of Somali girls by African union troops me thinks. Or will he get slapped around as well Cillsuldan Family in Barawe no were to Run they will not make back to waqooyi galbeed....... You son of khawarij no place for you in this world and after Goodluck
  10. Arimaha ay halkaas u tageen ayaa lagu sheegay kuwa laxidhiidha socod siinta maamulka Khaatumo iyo sidii ay ula kulmi lahaayeen saafaradaha iyo danjirayayaasha halkaas u jooga Soomaaliya. After decades of Anarchy The Somali Capital city is once again the Power house and commercial hub of Somali Peninsula , No more flying to Kenya and Ethiopia all the contacts and embassy are open and station In Mogadishu. The Only city where all political/ clan faction can land freely congrats to the SFG .
  11. Khaatuum state officials and elders land in Mogadishu Somalia capital city as city once again becomes the power house of Somali speaking people . Wafti balaaran oo uu horkacayo Garaadka Guud ee beelaha Khaatumo & Madaxdhaqameed Muqdisho Gaadhay ! Sep 20, 2014 - 9 Aragtiyood Wufuudo ka kooban madaxdhaqameedka Khaatumo oo uu ka mid yahay Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa gaadhay magaalada caasimada u ah dalkeena ee Muqdisho ayadoo si weyn halkaas ay ugu soo dhaweeyeen siyaasiyiin , Mas’uliiyiin ka tirsan dawladda federaalka ah iyo xubno kale. Waftigan Madaxdhaqameedka ah ayaa waxaa ayaguna ka mid ah Suldaan Siciid Cusmaan Cali iyo Garaad Maxamuud Cusmaan{Mashqare}. Arimaha ay halkaas u tageen ayaa lagu sheegay kuwa laxidhiidha socod siinta maamulka Khaatumo iyo sidii ay ula kulmi lahaayeen saafaradaha iyo danjirayayaasha halkaas u jooga Soomaaliya.
  12. Somali Gov halts Operation Indian ocean to give Amnesty more time as more Alshabbab are surrendering . Howlgalkii loogu magac daray Badweynta Hindiya ee Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ka wadeen qaar kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ku ku yimid hakad. C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo ah gudoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa ka waramay sababaha keenay hakadka ku yimid howlgalka badweynta India ee Al-shabaab looga saarayey degaanada ay weli joogaan. Siidii ayaa sheegay in howlgalkaas la hakiyey ka dib markii dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay codsadeen in dagaalka la hakiyo si ay isku soo dhiibaan kooxdaasna uga soo baxaan. “Waxay noo sheegeen in haddii dagaalku sii socdo aysan heleyn fursad ay isku soo dhiibaan iyo meelo ay soo maraan sidaas awgeed ayaan joojinay waxaana ku saleynay go’aankii golaha wasiirada ee ahaa in 45 cisho ay isku soo dhiibaan xoogaga Al-shabaab hadda 10 cisho ayaa baxday, waxana haray 30 cisho” ayuu yiri Siidii. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose ay maalmihii ugu dambeeyey iska soo dhiibeen ilaa 300 dagaalyahan oo uu ku jiray sarkaal uu magaciisa ku sheegay Shiikh Xuseen wuxuuna xusay iney si wanaagsan u soo dhoweeyeen. Howlgalkii loogu magac daray badweynta India ayaa hakaday tan iyo markii 1-dii bishan dayuuradaha keligood iswada ee Maraykanku ku dileen Hogaamiyihii Al-shabaab Axmed Godane. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
  13. <cite> @CidanSultan said:</cite> What was that you said a few days ago maltster.... "let the AU rape Somali girls if they don't someone else will".... Anyone who takes you seriously is a joke saxib your joke you need some help worry about ISIS shit keep us update on Syria and Mossad Leader Al Baghdadi kkkk ....... Alshabaab are History sxb they have 30 days to surrender no Place for them In Somalia not even Hargeysa and Burco you son of jaahil
  14. Taliyaha cusub ee loo magacaabay hey’adda nabadsugidda Qaranka Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ( Cumda) ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay hey’adda nabadsugidda Qaranka. Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare (Cumda) ayaa ah aqoonyahan dhallinyaro ah, haystana darajada “Master Digree” oo la xiriirta maadada “Qaanuunka Caalamiga” wuxuuna wax ku soo bartay dalka Masar, isagoo hadda diyaarinaya “Darajada PHD” ee xiriirka caalamiga ah. C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa ah nin dhallinyaro ah. Aqoonyahana. Fir fircoon. Kuna caan baxay howlkarnimo iyo wadaniyad, Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Famous speeches that shucked Alshabaab and changed the stability situation in Mogadishu and surrounding area. With less then three month Somali military court executed huge numbers of Alshaabaab members found guilty of numerous crimes….. . Muddo saddex cisho ah ayuu qeexay inay go’aan ugu gaari doonaan ruuxii Al-Shabaab ka tirsan ee maxkamadda la soo gaarsiiyo. Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Saldhigyada ayaa waxaa feel ugu jiro Waalidiinta Carruurtaasi dhalay oo iyagu kusoo nabdaaday haddalkii kasoo yeeray Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida C/raxmaan Tuuryare oo ahaa inaan la qaban doonin Carruur ka tirsan Alshabaab oo aan lala wadin waalidiintii dhalay. Waalidiinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay iska soo Diiwaangalinayaan Saldhigyada Magaalada Muqdisho Maadaama Qaar kamid ah Waalidkaasi aan ilmahooda meel ku sheegin ama meel ay Jaan iyo Cirib dhigeen ay garan la yihiin. Shaqaalaha dowlada ee ay ku cadaato iney Al-Shabaab u gudbiyaan macluumaad cadowga waa ka daran yihiin waana ka ciqaab kulul yihiin maxaa yeelay qarankii aaminay ayey qiyaameen talaabo adag ayaana ka qaadi doonaa” ayuu intaa ku daray Tuuryare. Waxaa uu intaa ku daray in seefta maxkamada ciidamada qalabka sida aysan laheyn gal iyo nasasho midna, ayna haatan dulsaaran tahay shaqaalaha dowlada ee sida hoose ula shaqeeya Al-Shabaab. “Kuwa shaqaalaha dowlada ka tirsan ee la shaqeeya Al-shabaab yeysan ismoodin inaan lala soconin ama ay isqarin karaan baaritaan badan ayaa socda qaarkoodna dusha ayaa lagala socdaa arimahooda” ayuu yiri C/raxmaan Tuur-yare. Somalia new Hero this man is serious about his country we’ll being
  15. Golaha Wasiirada oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda “SAWIRRO” Published on September 21, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 648 views Muqdisho, 21, September, 2014……. Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Kulankan oo looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka iyo Hindise-sharciyadeedka Biyaha, ayaa waxaa ugu danbayntii lagu magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u magcaabay Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. Wasiir-ku-xigeenka War-faafinta Xukuumadda Soomaliya Mudane Cabdulaahi Colaad Rooble ayaa ka dib markii uu soo dhammaaday shirka Golaha Wasiirada waxa uu la hadlay saxaafadda, isagoo sheegay in Goluhu isku raacay magcaabidda Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Wasiirku isagoo hadlaya, waxa uu yiri: “ Golaha Wasiiradu waxa ay sidii caadada ahayd ka hadleen xaaladda ammaanka, iyadoo war-bixinno laga dhegaystay Wasaaradda Ammaanka Qaranka. Golahu waxa uu sidoo kale isku raacay magcaabidada Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iy Sirdoonka Qaranka oo loo magcaabay Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. “Waxaa xusid mudan in magacii Agaasimaha Hay’adda meesha laga saaray oo lagu beddelay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, magacaasi ayaana loogu yeeri doonaa. Goluhu waxa uu u rajaynayaa taliyaha cusub in uu shaqadiisa u guto si hufan oo daacadnimo iyo waddaniyadi ku jirto.
  16. Muuqaal Kooban Oo Kuu Sharaxaya Masuuliyiinta U Saxeexay Badda Somaliya Dawlada Kenya..... http://www.youtube.com/watch?v=E-Z2VWdoZOE
  17. Somali heritage institute led by Cabdiraxman Caynta holds seminar in Garowe Teaching Puntlanders about Federalism and Vision 2016 .. 1–Nidaamkee Federaal ah ayaa Somalia u haboon? 2–Somalidu nidaamka Federaalka ma si cilmi ku dhisan ayey ku wadaan mise habqaldan, sida hada wax ku socdaan sidee u aragtaa? - 3– Hadii ay suura gali waydo in la qaato habka aad rabto, habkee ayaa kuugu soo xiga oo aad is-leedahay waa la qaadan karaa? 4– Hanaankee ayaad is-leedahay waa in laga fogaado, sababta sheeg? 5-Awooda Federaalka,ma Maamul Goboleedada ayaa loo badiyaa,mise Dowlada Dhexe. Somalia is moving in the right direction
  18. Somali defence minister Jen. Maxamed Sheekh SNA will take full responsibility of the Country 2016 Xaamud “Sanadka 2016 wuxuu qorshuhu yahay in Ciidamada Soomaaliyeed inay ammaanka dalka la wareegaan” Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in qorshaha mustaqbalka dhow ee dhismaha ciidamada xooga dalka uu yahay sidii ay ammaanka guud ee dalka Soomaaliya ula wareegi lahaayeen. Mr Xaamud ayaa sheegay inay rajeynayaan in sanadka 2016 ay Ciidamada qalabka sida ay la wareegaan ammaanka dalka, isagoo xusay in dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ay arrintan ka tashanayaan. Wasiirka Gaashaandhiga oo ka mid ah wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta iyo tayeynta ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo shalay ka dhacay magaalada London ayaa sheegay in ajandahaha ugu muhiimsan ee shirkaas looga hadlay uu ahaa sidii loo dejin lahaa qorshe cad oo la xiriirra halka ay hiigsanayaan ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya iyo awoodda taageerada Caalamka ay ugu baahan yihiin inta ay la egtahay. “Ra’iisul wasaaraha ayaa guddoomiyey shirkii London ka furmay shalay, dowladda Ingiriiska ayaa qaadaneysa door muhiim ah, annaga waxaan madaxda shirka timid hor dhignay qorshaheenna ku aaddan dhismaha ciidammada xooga dalka Soomaaliyeed iyo waqtiga lagu dhammeyn karo howshaasi, iyadoo intaasi ay ku darsan tahay taageero Dhaqaale iyo aqoon oo uu caalamku ku bixiyo ciidamada”ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga Jen. Maxamed Sheekh Waxaa uu sheegay in dhaqaalaha ku baxa Ciidamada AMISOM hada Caalamka uusan sii wadi karin inuu bixiyo, taasna ay lagama maarman tahay in la helo ciidamadii bedeli lahaa, isagoo intaa raaciyay in AMISOM isu diyaarineyso sidii ay uga bixi laheyd Soomaaliya, ammaankana ay la wareegi lahaayeen Ciidamada Soomaaliya. Shirka ka furmay magaalada London ayaa noqonaya shirkii ugu horreeyey ee si gaar ah loogu taageero Ciidamada Soomaaliya tan iyo markii dowladda Soomaaliya ay heshay aqoonsiga beesha caalamka, taas oo ah fursad weyn oo lagu dhisi karo awooddii ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
  19. <cite>@burahadeer said:</cite> compare to beleaguered Mogadishu threatening war on Somaliland. Scotland voters reject independence Scottish leader to step down after majority of voters chose to stay within United Kingdom in landmark referendum.
  20. Romans Onyango is the site engineer at one of Mogadishu's luxury apartment buildings under construction. While there are no official numbers, the Kenyan national is one of the many foreign workers attracted to the Somali capital by lucrative contracts. "There are so many Kenyans coming here - people from all over Africa: Kenya, Nigeria, South Africa, Sudan, everywhere," he say With development on the upswing, the on-rush of foreign laborers isn't sitting well with some locals. "Most of the Mogadishu youths are not happy with the increase of foreign staff," says Mogadishu resident Abdinur Mohamed. "The government should create a law that dictates at least 80% of the staff in all sectors of the economy to be from the local community". According to Mohamed, it's a sentiment shared by most young Somalis, many of whom were unable to secure the necessary qualifications or training due to the country's ongoing conflict. Even recent graduates are facing few job prospects, and some are demanding limited-duration work permits foreign experts. "There is nothing wrong with bringing foreign expertise, but let them stay for a specific period, like a year," says Mohamed. "Within that year, let them train Somali staff so that they may be able to take up these roles in the future."
  21. More Pictures well done Mr Cabdiraxman Caynta admirable work your doing in Somalia congrats
  22. Somali heritage institute led by Cabdiraxman Caynta holds seminar in Garowe Garowe(PT) Macadka Heritage ee Daraasaadka iyo siyaasadda oo fadhigiisu yahay magalada Muqdisho ayaa maanta kulan looga hadlayo arrimaha Federaalka ku qabtay magalada Garowe gaar ahaan Hotelka New Rays. Waxaa kasoo qayb galay siyaasiyiin, aqoon yahan, haween iyo ururo waxana shirkan oo hal maalin loo qoondeeyay loogu talo galay in diirradda lagu saarayo Federaalka ay dadku u baahan yihiin sida uu yahay iyo aragtaddiyadda ay ka qabaan noocay tahay. Sida lagu shaaciyay ajandaha shirka waxa uu salka ku hayaa in laga wada munaashaqooda dhowr su’aalood uu macadkan soo diyaariyay, su’aalahaasi oo kala ahaa. 1–Nidaamkee Federaal ah ayaa Somalia u haboon? 2–Somalidu nidaamka Federaalka ma si cilmi ku dhisan ayey ku wadaan mise habqaldan, sida hada wax ku socdaan sidee u aragtaa? - 3– Hadii ay suura gali waydo in la qaato habka aad rabto, habkee ayaa kuugu soo xiga oo aad is-leedahay waa la qaadan karaa? 4– Hanaankee ayaad is-leedahay waa in laga fogaado, sababta sheeg? 5-Awooda Federaalka,ma Maamul Goboleedada ayaa loo badiyaa,mise Dowlada Dhexe. Qaar ka mid ah aragtida dadka ayaa u dhacaysay in Macadkan uu dabadda ka riicayo in nidaamka Federaalka laga hor yimaado si Muqdisho dalka looga maamulo, hase yeeshee Caynta ayaa arrintaan ku sheegay inay tahay midaan waxba ka jirin. Cabdiraxman Caynta oo waraysi gaar ah la yeeshay Radio Garowe ayaa wax looga waydiiyay su’aalo dhowr ah oo dadku hadal hayeen kuwaasoo ay ka mid tahaya dowladda Puntland inay shirka ka war qabto iyo inay diidan yihiin Federaalka machadkan uu madaxda ka yahay. Puntland ayaa laf dhabar u ah nidaamka Federaalka ee dalka lagu dhaqayo, waxana Garowe lagu qabtay labo shirar oo caalamiya kuwaasoo looga arrin sanayay in KMG laga baxo dalkuna uu noqo Federaalka, balse shacabka Puntland ayaa u arka Machadkan inuu yahay mdi xumaantooda ka shaqeeya oo siyaasado kale oo qorsoon dabada ka riicaya. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya qabashadda Shirkan inuu raali ka yahay Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Puntlandtoday.com
  23. Somali heritage institute led by Cabdiraxman Caynta holds seminar in Garowe Garowe(PT) Macadka Heritage ee Daraasaadka iyo siyaasadda oo fadhigiisu yahay magalada Muqdisho ayaa maanta kulan looga hadlayo arrimaha Federaalka ku qabtay magalada Garowe gaar ahaan Hotelka New Rays. Waxaa kasoo qayb galay siyaasiyiin, aqoon yahan, haween iyo ururo waxana shirkan oo hal maalin loo qoondeeyay loogu talo galay in diirradda lagu saarayo Federaalka ay dadku u baahan yihiin sida uu yahay iyo aragtaddiyadda ay ka qabaan noocay tahay. Sida lagu shaaciyay ajandaha shirka waxa uu salka ku hayaa in laga wada munaashaqooda dhowr su’aalood uu macadkan soo diyaariyay, su’aalahaasi oo kala ahaa. 1–Nidaamkee Federaal ah ayaa Somalia u haboon? 2–Somalidu nidaamka Federaalka ma si cilmi ku dhisan ayey ku wadaan mise habqaldan, sida hada wax ku socdaan sidee u aragtaa? - 3– Hadii ay suura gali waydo in la qaato habka aad rabto, habkee ayaa kuugu soo xiga oo aad is-leedahay waa la qaadan karaa? 4– Hanaankee ayaad is-leedahay waa in laga fogaado, sababta sheeg? 5-Awooda Federaalka,ma Maamul Goboleedada ayaa loo badiyaa,mise Dowlada Dhexe. Qaar ka mid ah aragtida dadka ayaa u dhacaysay in Macadkan uu dabadda ka riicayo in nidaamka Federaalka laga hor yimaado si Muqdisho dalka looga maamulo, hase yeeshee Caynta ayaa arrintaan ku sheegay inay tahay midaan waxba ka jirin. Cabdiraxman Caynta oo waraysi gaar ah la yeeshay Radio Garowe ayaa wax looga waydiiyay su’aalo dhowr ah oo dadku hadal hayeen kuwaasoo ay ka mid tahaya dowladda Puntland inay shirka ka war qabto iyo inay diidan yihiin Federaalka machadkan uu madaxda ka yahay. Puntland ayaa laf dhabar u ah nidaamka Federaalka ee dalka lagu dhaqayo, waxana Garowe lagu qabtay labo shirar oo caalamiya kuwaasoo looga arrin sanayay in KMG laga baxo dalkuna uu noqo Federaalka, balse shacabka Puntland ayaa u arka Machadkan inuu yahay mdi xumaantooda ka shaqeeya oo siyaasado kale oo qorsoon dabada ka riicaya. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya qabashadda Shirkan inuu raali ka yahay Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Puntlandtoday.com
  24. <cite> @DoctorKenney said:</cite> :D I laughed my as* off Two years Ago shirweynaha Jubbaland Kenyan Buffer Zone to further prolong the Somali Civil war thats not the case Today . Waxaa maanta Magaallada Nairobi ee Cariga dalka Kenya ku kulmay Madaxweyne Uhuru Kenyatta, C/raxmaan Faroole, Prof Gandi iyo Mas’uuliyiin kale oo laf dhabar u ahaa Dhismaha Maamulka Jubbaland ee Kismaayo. After years of Hard work Madaxweyne Xasan Sheekh has ended Jubba dispute making it a Somali Federal Gov led Initiative Congrats to the SFG