malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
WAR DEG-DEG AH:Ururka Alshabaab oo ka baxay degmada Baraawe WAR DEG-DEG AH:Ururka Alshabaab oo ka baxay degmada Baraawe by A M | Friday, Oct 3, 2014 | 540 views Wararka ka imanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ururka Alshabaab ay faarujiyeen degmada Baraawe oo ahayd degmadii ugu muhiimsanayd ee gacantooda ku soo hartay. Ciidamada ururka Alshabaab ayaa ka baxay degmada Baraawe kadib markii ay u soo jirsadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada wax ka yar 20km. Kolonyo ciidamo ku hubeysan hubka culus oo ay ku jiraan taangiyo ayaa saaka ka dhaqaaqay deegaanka Maringubaay waxayna taasi sababtay in ururka Alshabaab uu baneeyo magaalada Baraawe. Hase yeeshee wararka ayaa sheegaya in ciidamadii Alshabaab ay haatan ku sugan yihiin meelo aan ka fogeyn magaalada Baraawe. Ciidamo faro badan oo wata tikniko kana mid ah ciidamadii hore ugu sugnaa magaalada Baraawe ayaa gaaray halka loo yaqaan Ambareeso iyagoo halkaa difaacyo ka dhigtay. Lama oga sababata ay ugaga baxeen ururka Alshabaab magaalada Baraawe inay tahay mid la xiriirta xeelad dagaal. Mana jirto illaa iyo hadda wax war ah oo ay ka soo saareen ka bixitaankooda magaalada Baraawe oo u ahayd saldhig weyn. Dadka u dhuundaloola siyaasada dalka Soomaaliya ayaa u arka ka bixitaanka ururka Alshabaab ee degmada Baraawe iyo dilkii horaantii bishii hore lagu qaarijiyay hogaamiyahoodii Axmed Godane inay tahay dib u dhac mar kale soo gaaray ururka ayna adag tahay inay dib ugaga soo kabtaan, Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay sidoo kale ka waday dhaqdhaqaaq xeebaha gobolka Sh/dhexe iyagoo qabsaday deegaan ballaaran oo ay ku jirto degmada Cadale. Wixii ku soo kordho wararka Baraawe kala soco www.jowhar.com
-
Khatumo State recognized as State within Somalia
malistar2012 replied to Axmed1508736699's topic in Politics
Ciilsuldan will commit suicide soon lol Brightest from North are making different Wasiirka Arrimaha Dibadda Mogadishu is not bad place to live or be from Times has changed its stable .. Life is Good economic is booming its the only place where all Somalians are equal well represented ... -
Huge Party celebrating The end of Alshabaab , The Party is significant because its being held in district of Huriwaa which used to be the most dangerous district In Mogadishu. Few month ago it was no go Zone for Gov workers , Jen Muungaab has vowed and Promised to changed situation in District of Huriwaa . Jen Muungaab also Moved Mogadishu admin HQ To District of Huriwaa Toda1y its 100 % stable .
-
Jen Mungaab Govenor of Banaadir kept his promise the city is 100% stable Madaxweynaha oo xalay ka qeyb galay Munaasabad ka dhacday degmada Huriwaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ka dhacday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee degmada Huriwaa, isagoo sheegay in ammaanka caasimada uu wanaagsan yahay. Munaasabadan ayaa lagu soo bandhigay hidaha iyo dhaqanka, sidoo kale waxaa la soo bandhigay nuucyada qudaarta ee wax soo saarka dalka uu leeyahay, waxaana markii dambe khudbado ka jeediyay Mas’uuliyiintii ka qeyb gashay. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in ammaanka magaalada Muqdisho la isku haleyn karo, isla markaana ay ka socdaan dib u dhis iyo howlo mashaariic ah. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabada ayaa sheegay in ammaanka magaalada uu soo hagaagayo, iyadoo uu tusaale u soo qaatay degmada Huriwaa oo ka mid aheyd degmooyinka ugu amniga xumaa.
-
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Taliyihii Gaashaan-Dhigga Xisbul Islaamkii Burburay ee Sheikh Xasan Daahir Aweys ayay gacanta ku dhigeen sirdoonka Mareykanka iyo Itoobiya, xilli isaga iyo Laba Horjooge oo kale ay ku sugnaayeen Hoteel Ku yaalla Magaalada Hargeysa oo ay ku tageen si dhuumaalaysiya. C/Qaadir Kumaandoos Taliyihii ciidamada Xisbul Islaamkii Burburay ayaa todobaad kahor isaga cararay magaaladda Muqdisho, markii hogaamiye-yaasha Al-Shabaab, garabka Milatu Ibraahiim ee ka amar qaata Ibraahim Afkhaani ay ku xakumeen toogasho isaga iyo 3 sarkaal oo kale. Seems like Hargeysa admin can arrest one individual terrorist with out help of foreign Troops or foreign security agency ........kkk -
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
At least in Mogadishu we keep them in the country justice will be done in Somalia never did Mogadishu Hand them over to Ethiopia tigreyn Regime shame shame Notice The Different cillsuldan ninka waa rer Hargeysa he is being tortured In Tigreyn Prison while Mogadishu rehabilitates The Likes of Sh. Atom and Dahir aweys his Boss sit in Mogadishu free of Xabash ragnimo sas ba la dhahaa . Notice how Sh. Atom choose to surrender Mogadishu never in mankind history we scoop to that low give up Somali man True Story cillsuldan go Cry in the Corner Ciidamada Ethiopia ayaa ninkan u kaxaystay dhinaca xuduudooda iyadoo ay kuwa Somaliland ka caawiyeen soo qabashadiisa, sida ay sheegeen ilo wareed ku sugan degmada Burco oo arrinkan ka warhayey. Maamulka Somaliland ayaa horey heshiis iskaashi dhinaca amniga u la saxiixday sirdoonka Ethiopia kaasoo Somaliland ay ku ogolaatay in dadka ay doonayaan sirdoonka Ethiopia ee ku sugan deegaanada uu ka taliyo maamulka Somaliland loo fududeeyo soo qabashadooda. Why not take him to Hargeysa lol -
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Hargeysa (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xidhxidh ee u dhow Widhwidh ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa maamulka Somaliland ay halkaasi ka soo qabteen sarkaal ka soo goostay ururka Al Shabaab oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland. Sarkaalkaasi ayaa lagu magacaabaa C/laahi Maxamed Axmed Carabey, wuxuuna deegaankaasi gaaray dhowaan ka dib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay xubnaha sare ee ururka Al Shabaab kaasoo sababay in saraakiil sare oo kooxda hogaankeeda ka mid ahaa ay goostaan. Carabey ayaa la aaminsan yahay inuu ka mid ahaa ragga sida weyn ugu dhow hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Cabdi Godane [oo magaciisa kalana yahay Mukhtaar Abu Zubeyr] kaasoo dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Somaliland, hase yeeshee Carabey waxa uu ka mid ahaa saraakiisha uu khilaafka kala dhexeeyay Axmed Godane ee isaga cararay in la khaarajiyo. Waxaanu wararku sheegayaan in Carabey uu u baxsaday dhinaca deegaankii uu ka soo jeeday ee gobolka Togdheer halkaasoo ay ka war heleen sirdoonka Ethiopia iyo kuwa Somaliland lagana qabtay labo maalin ka hor. Ciidamada Ethiopia ayaa ninkan u kaxaystay dhinaca xuduudooda iyadoo ay kuwa Somaliland ka caawiyeen soo qabashadiisa, sida ay sheegeen ilo wareed ku sugan degmada Burco oo arrinkan ka warhayey. Maamulka Somaliland ayaa horey heshiis iskaashi dhinaca amniga u la saxiixday sirdoonka Ethiopia kaasoo Somaliland ay ku ogolaatay in dadka ay doonayaan sirdoonka Ethiopia ee ku sugan deegaanada uu ka taliyo maamulka Somaliland loo fududeeyo soo qabashadooda. -
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Its Okay for Hargeysa Admin to get help fighting terrorist From Xabash and etc lol Hargeysa (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xidhxidh ee u dhow Widhwidh ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa maamulka Somaliland ay halkaasi ka soo qabteen sarkaal ka soo goostay ururka Al Shabaab oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland. Sarkaalkaasi ayaa lagu magacaabaa C/laahi Maxamed Axmed Carabey, wuxuuna deegaankaasi gaaray dhowaan ka dib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay xubnaha sare ee ururka Al Shabaab kaasoo sababay in saraakiil sare oo kooxda hogaankeeda ka mid ahaa ay goostaan. Carabey ayaa la aaminsan yahay inuu ka mid ahaa ragga sida weyn ugu dhow hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Cabdi Godane [oo magaciisa kalana yahay Mukhtaar Abu Zubeyr] kaasoo dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Somaliland, hase yeeshee Carabey waxa uu ka mid ahaa saraakiisha uu khilaafka kala dhexeeyay Axmed Godane ee isaga cararay in la khaarajiyo. Waxaanu wararku sheegayaan in Carabey uu u baxsaday dhinaca deegaankii uu ka soo jeeday ee gobolka Togdheer halkaasoo ay ka war heleen sirdoonka Ethiopia iyo kuwa Somaliland lagana qabtay labo maalin ka hor. Ciidamada Ethiopia ayaa ninkan u kaxaystay dhinaca xuduudooda iyadoo ay kuwa Somaliland ka caawiyeen soo qabashadiisa, sida ay sheegeen ilo wareed ku sugan degmada Burco oo arrinkan ka warhayey. Maamulka Somaliland ayaa horey heshiis iskaashi dhinaca amniga u la saxiixday sirdoonka Ethiopia kaasoo Somaliland ay ku ogolaatay in dadka ay doonayaan sirdoonka Ethiopia ee ku sugan deegaanada uu ka taliyo maamulka Somaliland loo fududeeyo soo qabashadooda. -
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Its Okay for Hargeysa Admin to get help fighting terrorist From Xabash and etc lol Hargeysa (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xidhxidh ee u dhow Widhwidh ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa maamulka Somaliland ay halkaasi ka soo qabteen sarkaal ka soo goostay ururka Al Shabaab oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland. Sarkaalkaasi ayaa lagu magacaabaa C/laahi Maxamed Axmed Carabey, wuxuuna deegaankaasi gaaray dhowaan ka dib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay xubnaha sare ee ururka Al Shabaab kaasoo sababay in saraakiil sare oo kooxda hogaankeeda ka mid ahaa ay goostaan. Carabey ayaa la aaminsan yahay inuu ka mid ahaa ragga sida weyn ugu dhow hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Cabdi Godane [oo magaciisa kalana yahay Mukhtaar Abu Zubeyr] kaasoo dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Somaliland, hase yeeshee Carabey waxa uu ka mid ahaa saraakiisha uu khilaafka kala dhexeeyay Axmed Godane ee isaga cararay in la khaarajiyo. Waxaanu wararku sheegayaan in Carabey uu u baxsaday dhinaca deegaankii uu ka soo jeeday ee gobolka Togdheer halkaasoo ay ka war heleen sirdoonka Ethiopia iyo kuwa Somaliland lagana qabtay labo maalin ka hor. Ciidamada Ethiopia ayaa ninkan u kaxaystay dhinaca xuduudooda iyadoo ay kuwa Somaliland ka caawiyeen soo qabashadiisa, sida ay sheegeen ilo wareed ku sugan degmada Burco oo arrinkan ka warhayey. Maamulka Somaliland ayaa horey heshiis iskaashi dhinaca amniga u la saxiixday sirdoonka Ethiopia kaasoo Somaliland ay ku ogolaatay in dadka ay doonayaan sirdoonka Ethiopia ee ku sugan deegaanada uu ka taliyo maamulka Somaliland loo fududeeyo soo qabashadooda. -
Alshabaab Militant are surrendering by Hundreds to the Somali Gov following the 45 days Amnesty Offer .... Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Maamulka Gobolka Hiiraan by A M | Monday, Sep 29, 2014 | 812 views Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ay labadii maalmood ee la soo dhaafay isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ku sugan gobolkaas Taliye kuxigeenka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Faarax C/llaahi Faarax ayaa sheegay in tirada guud ee isa soo dhiibtay todobaadyadii u dambeeyay ay gaarayeen ilaa 28-xubnood oo qaarkood hubkooda watay. Taliye kuxigeenka ayaa sheegay in shalay kaliya ay isa soo dhiibeen sagaal xubnood oo 8 ka mid ah ay iska dhiibtay degmada Buulo Burde, halka midka kalena uu Beledweyn iska soo dhiibay. “Waxaa labadii maalin isa soo dhiibay ilaa sagaal ruux, sideed ka mid ah Buulo Burde ayay iska dhiibeen, midka kalena wuxuu iska dhiibay Beledweyn, waxaa geynay xerooyin loogu tala galay oo ah in lagu dhaqan celiyo”ayuu yiri Taliye kuxigeenka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Waxaa uu sheegay in cafiska dowladda u fiday dhalinyarada ka tirsan Al-Shabaab ee ah mudada 45-cisho ay keentay inay ka faa’ideystaan, isla markaana ay dhalinyaro badan ka soo goostaan sida uu yiri. Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Siidii ayaa dhowaan sheegay in boqolaal ka mid ahaa Al-Shabaab ay u diyaarsan yihiin inay todobaadyada soo socda inay isku soo dhiibaan dowladda. Xukuumada Soomaaliya ayaa dhowaan muddo 45 cisho u qabatay inay uga faa’ideystaan cafis ay dowladda u fidisay dhalinyarada Shabaab u dagaalama, si ay isku soo dhiibaan mudadaas.
-
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Dr kenney your Naive sxb This Mental Ill Kid wanna be terrorist Has one enemy which is The Somali Nation ? His fine with Amisom and African Troops he hates to see African brothers helping The Somali Gov .Somalia did help African countries in the 60s-70s and 80s To Gain Independence Train Soldiers and etc ....... HIS OKAY WITH THIS ... The Fake Fanatic Daesh boy is Okay with Tigreyn Spy agency roaming around Waaqooye Galbeeed Arresting people taking them to Ethiopian jails who knows what happens after this is Cillsuldan Leader Praying Siilaanyo mourns the death of meles zenawi asking God to Forgive him lol .....Dadka christin miiyaa Fk hypocrite Two Face Khaawrijy .... Cillsuldan what he hates and cant stand is the rebirth of Somali Nation / Somali Arm Force The era of Warlord / Alshabaab is comming to on end sxb a new young educated Generation have raised and took office ...... Good luck with your holly war Against The Great People Of Somalia ....... Taalada dadka ee gacanta ugu jiirta -
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Majority of the Famine are man madd alshabaab responsible . they refused and are robing Aid Trucks from reaching Drought hit regions and district .They also are looting districts and region while they are Running withdrawing . Mudane Xasan Sheekh Maxamuud legacy will be building a strong security institution Arm force a / Police force and NISA Maxkamadda darajada 1aad oo xukun dil ah ku riday Askar isbaaro dhigatay Gudoomiyaha Maxkamada ciidanka qalabka go’aan adag soo saaray September 29, 2014 - Waxaa Qorey : Balcad Media -Guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida Soomaaliya Kornayl Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay inMaxkamada ay go’aan ku gaartay in la dilo kooxaha ku labisan dareeska ciidamada ee dadka dhaca u geysta. Kornayl Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay inay dhammaatay xilligii la iska sii deyn jiray marka ay dhac geystaan ciidamada sidaas darteed hadda ay taas dhammaatay isla markaana tiirka la geyn doono. -
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Maamulka Gobolka Hiiraan by A M | Monday, Sep 29, 2014 | 812 views Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ay labadii maalmood ee la soo dhaafay isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ku sugan gobolkaas Taliye kuxigeenka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Faarax C/llaahi Faarax ayaa sheegay in tirada guud ee isa soo dhiibtay todobaadyadii u dambeeyay ay gaarayeen ilaa 28-xubnood oo qaarkood hubkooda watay. Taliye kuxigeenka ayaa sheegay in shalay kaliya ay isa soo dhiibeen sagaal xubnood oo 8 ka mid ah ay iska dhiibtay degmada Buulo Burde, halka midka kalena uu Beledweyn iska soo dhiibay. “Waxaa labadii maalin isa soo dhiibay ilaa sagaal ruux, sideed ka mid ah Buulo Burde ayay iska dhiibeen, midka kalena wuxuu iska dhiibay Beledweyn, waxaa geynay xerooyin loogu tala galay oo ah in lagu dhaqan celiyo”ayuu yiri Taliye kuxigeenka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Waxaa uu sheegay in cafiska dowladda u fiday dhalinyarada ka tirsan Al-Shabaab ee ah mudada 45-cisho ay keentay inay ka faa’ideystaan, isla markaana ay dhalinyaro badan ka soo goostaan sida uu yiri. Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Siidii ayaa dhowaan sheegay in boqolaal ka mid ahaa Al-Shabaab ay u diyaarsan yihiin inay todobaadyada soo socda inay isku soo dhiibaan dowladda. Xukuumada Soomaaliya ayaa dhowaan muddo 45 cisho u qabatay inay uga faa’ideystaan cafis ay dowladda u fidisay dhalinyarada Shabaab u dagaalama, si ay isku soo dhiibaan mudadaas. -
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> 2 million dollar looted from the starving people of Somalia by the presidenta who needs approval by foreign mercaneries to take a piss while they rape his neice in the next roo will be given to anyone who can turn in alshabab. Malister your a joke.... you keep talking about woman getting raped you mental ill kid , is true what they say about Daesh Fanatic like you are obsess with rape . stop raping little girls and boys You son of Gandu...... -
Center state needs to be build without violence , centre regions are going through Great Progresses In terms of economic - Infrastructure and stability . Caadado Airport Terminal Ximan and Xeeb leaders with maamulka Gal-Mudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) Abdi Qeybdiid oo odaynimo aan looga baran sameeyay Shaqo Culuus oo qaaban Nooya Somali Army will be in control of the entire South by Year end Borders and etc first gov post Siyad Barre Regime to Reach Mudug
-
DEG-DEG: Diyaarad qaad siday oo ka degatay garoonka Galmudug iyo shaqadiisa oo dib u billaabatay Sep 28, 2014 - 1 Jawaab Wararka ka imaanaya Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay ka soo degatay diyaarad sida Khaad xili maalmihii dambe howlihii garoonka ay hakad galeen kadib markii muran uu soo kala dhex galay maamulada Puntland iyo Galmudug. Garoonka diyaaradaha ee Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in shaqadiisa ay maanta tahay caadi waxaana si sidaas lamid ah u shaqeynaya garoonka waqooyi oo uu maamulka Puntland
-
Somalia puts $2MN bounty for new Al-Shabaab leader 14 8 Google +4 0 Ahmed Omar Abu Ubeyd has taken over the leadership of Al Shabab after the death of Ahmed Godane. Sunday, September 28, 2014 MOGADISHU – The Somali government on Saturday announced a $2 million bounty on the head of new Al-Shabaab leader Ahmed Omar Abu Ubeyd. “The government offers $1 million for information leading to the arrest of the new Al-Shabaab leader and $1 million for information leading to his death,” the National Intelligence and Security Agency [NISA] said in a statement. The statement said that the identity of people giving the information will not be revealed. Former Al-Shabaab leader Ahmed Abdi Godane had been killed by a U.S. drone strike earlier this month in the Lower Shebelle Region. Last month, the Somali government and African peacekeepers launched a massive joint military operation – “Operation Indian Ocean” – against Al-Shabaab, which has since seen the group lose most of its strongholds. Somalia, a long-troubled country in the Horn of Africa, has remained in the grip of on-again, off-again violence since the outbreak of civil war in 1991.
-
war has been avoided In Mudug well done To The SFG The Two airport will be open Cabdi Qeybdiid “Waxaa ka laabanay xayiraadii aan ku soo rognay garoonka diyaaradaha Galkacyo” Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu soo dhoweynayo wada hadalka Nabadda oo ay ku dhawaaqdau xukuumadda Waxaa uu sheegay inay awood u leeyihiin in diyaarad soo ridaan, hase ahaatee aanay taas aanay ku dhaqaaqeyn, waxaana uu ku eedeeyay Puntland inay colaad abuurayaan. Congrats to puntland and Galmudug war will bring Poverty and Alshabaab only , Great to see SFG recommendation and demand for stability and Peace in Center Somalia has been accepted .
-
Al Arabiya Interview with Somali President Hassan Sheikh Mahmoud http://english.alarabiya.net/en/webtv/reports/2014/09/27/Interview-with-Somali-President-Hassan-Sheikh-Mahmoud.html via @AlArabiya_Eng nterview with Somali President Hassan Sheikh Mahmoud Friday, 26 September 2014 The Somali government has recaptured 70 percent of territories in the southern and central parts of the country from al-Shabab, Somali President Hassan Sheikh Mahmoud told Al Arabiya on Friday. Speaking to Al Arabiya’s New York Bureau chief Talal al-Haj, Sheikh Mahmoud said the government has now built public administrations in areas it controls. “Services started to be delivering; the aim of operation "Indian ocean" is to cut al-Shabab from the links they have to the outside world, taking over from the coastal area of Somalia This is the main objective of this operation,” he said. But he said the Somali government’s military remains “not up to the task” of completely eliminating al-Shabab. “They are not up to the task. Somali national force is a nascent institution that was recently established. They are lacking equipment, they are lacking capacity, they lacking training and many other - but the level of commitment to these young boys and girls who are in the army is what is driving them,” the president said.
-
Norway delegation In Hargeysa there is only One Somalia wake up
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> Malister unlike you fake nationalist... We have something called dacaad and fear of Allah. The people of Las canod run their own affairs, Las canod today is richer then under said Barre, more stable and peaceful then both said Barre or under garowe. For one minute remove the poison of tribalism from your checkpoint rape approving mind. If an authority that is built on the will of the people through a real process on the ground by the people. That provides you with the services you need like security,free education and safety to do business and local councils why would you want to invite the AU to rape your daughter or some bandit to set up a checkpoint. Sometimes your have to use something severely lacking in Somalia common sense, self worth and doing things for yourself. Ohhh, the UN will help me, the AU will look after me, Kenya will secure this for me, Ethiopia is my brother. Wake the F%) : up and smell the coffee. The Islamic court system was by far the best system Somalia ever had. It was developed by the people and needed no outside help. We have something called dacaad and fear of Allah sure .On Administration with dacaad and fear of Allah would not spill blood from Laascaanod to Buuhodle ? elders from rer Awadal would not scream unjust for 24 years . they recently traveled to Hargeysa asking for share of the Resource and power and denied their rights . Forced and out Gunned by SNM clans they are Fed up . Diiwaangalinta Madaniga Oo Maanta Hargeysa Ka Bilaabantay ,Reer Awdal Oo Ku Gacansaydhay Iyo Warancade Oo Ku Hanjabay In Xabsiyada Ka Buuxsami Doonaan xoog iyo Ethiopia ba kuu heestii dadka maaskiinta -
Norway delegation In Hargeysa there is only One Somalia wake up
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> Who cares about the international community. Norway broke off from Sweden and before that from Denmark. Every nation has their own policy and objective. Somalia as a nation state is dead. Foreign mercaneries keep it on life support. The government of theft and hypocrisy. Women getting raped in day light. Muslims being killed in shebelle hoose, drone attacks. Kenya invasion in the south. The entire Kismayo debacle. Save us all the Bs.... The only solution to Somalia is an Islamic courts system in Southern Somalia and in mugdisho. Somaliland as a nation state is gone and the only real plausible approach at any unity is a European union style model with Muslim countries in the region. Norway said your part of Somalia..... Let's all have a party now... Hahaha... The world doesn't work like that unfortunately. Save your own women from rape before Barking up other trees you fake nationalist. In reality all you are are peddlers of tribalism and clearly that has failed just look at you. 30 years from now Somalia unless an Islamic courts system doesn't return will still be in this mess while Somaliland quietly waits and develops I guess waqooyi Galbeed Also needs an Islamic courts system with never ending clan warfare Civil war Yes Sep 24, 2014 DEG DEG: Dagaalkii ka qarxay duleedka Laascaanod, Hubka culus & Goob jooge Waraysi Bixiyey (Dhegayso Faah faahin) Laascaanod (Kalshaale) Waxaa xalay Saqdii dhexe duleedka magaalada Laascaanood ka dhacay dagaal Xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulka khaaatumo iyo Maleeshiyaadka maamulka Somaliland ee kasoo duuley Burco Iyo Hargeisa. Goob jooge Ku Sugan Magaalada laascaanood Ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyey Qaabka uu dagaalku u dhacay iyo mudadad uu socday. Waxaa uu sheegay in dagaalka Laysku Adeegsaday Hub Culus oo u badan Garnaylada Garbaha laga Tuuro, Wuxuuna sidoo kale sheegay in Maleeshiyada Maamulka Somaliland uu Qasare Xoogan kasoo gaadhay dagalaakaasi. Goobta uu dagaalku ka dhacay ayaa waxaa kusii qul-qulaya haatan Gaadiidka Gurmadka ah Ambulance, Ilaa iyo hadana si dhab ah Looma Xaqiijin Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi. -
Cabdi Qeybdiid gives puntland three days to respond to his demand
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @Tillamook said:</cite> Lol I like how Malistar keeps getting wet dreams over failed warlords like Qeybdiid! Saaxiib, have you not learnt your lesson from your backing of Barre Hiraale? Puntland Claiming other people Land and Provoking war i call that a wet dreams Dowladda Puntland wax aysan ogeyn Gobolka Mudug kama soo degi karo, Mudugna Puntland ayay hoos-tagtaa, This what you call wet dreams A New Warlord Mr prozac The Warmonger lol The Man Has become a spoiler of Peace n stability Mr prozac Has gone crazy he Needs to Take his Medicine 2014 Mudug needs Peace stability and Unity . Gaas is claiming Something far from his reach creating Tension Provoking War Why? -
Cabdi Qeybdiid gives puntland three days to respond to his demand
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Galmudug pres release warning To Abdiwali Gaas Haddii garoonka Galmudug la xiray, kan Puntland-na ma sii furnaan doono, waadna arki doontaan ayuu yiri Xiisada oo meel xun gaartay & Gal-mudug oo Fariin adag u dirtay Puntland… Sep 24, 2014 - jawaab Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaa maanta oo Arbaca ah shir jaraa’id ku qabtay xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil, oo k amid ah xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug, wuxuuna ka hadlay hadal uu sheegay madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qeybsiid kaasoo ahaa in muddo seddax cisho xayiraada looga qaado garoon diyaaradeed oo dhawaan Galmudug ay ka sameesay koonfurta Gaalkacyo. Xildhibaanka ayaa ku goodiyay haddii aaney muddada uu qabtay madaxweynaha Galmudug in looga qaado xayiraadda in magaalada Gaalkacyo gabi ahaan ay noqon doonto goob ka caaggan diyaaradaha sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu intaas ku daray in la joojin doono wax yaabaha Boosaaso looga qaado gobalada dhexe, sida cuntada iyo alaabaha kale, oo cuna qabateyn ay saari doonaan. Haddii garoonka Galmudug la xiray, kan Puntland-na ma sii furnaan doono, waadna arki doontaanayuu yiri Xildhibaanka ayaa sidoo kale, in hadalkiisa uusan ahayn dagaal cusub in uu abuuro balse uu la yaaban yahay gar-darrada maamulka Puntland oo diyaaradaha ka mamnuucay in ay ku dagaan garoonka laga dhisay dhinaca Galmudug.Khilaafka labada maamul ayaa cirka galay, kaddib markii Puntland ay ka hor timid maamul gobaleed loo sameeyo gobalada Mudug iyo Galgaduud.
-
Popular Contributors