malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
<cite> @galbeedi said:</cite> Malister, ku soo Dhawoow Boorama. It is beautiful especially the summer time. If you ever visit, you will feel welcome. whats this build after 1991 or give me some history lesson wow i'm proud to be Somali Is this Boorama Give the history they say silent people are deadly
-
<cite> @galbeedi said:</cite> Malister, ku soo Dhawoow Boorama. It is beautiful especially the summer time. If you ever visit, you will feel welcome. whats this build after 1991 or give me some history lesson wow i'm proud to be Somali Is this Boorama Give the history they say silent people are deadly
-
<cite> @galbeedi said:</cite> Malister, ku soo Dhawoow Boorama. It is beautiful especially the summer time. If you ever visit, you will feel welcome. whats this build after 1991 or give me some history lesson Is this Boorama Give the history they say silent people are deadly
-
<cite> @galbeedi said:</cite> Malister, ku soo Dhawoow Boorama. It is beautiful especially the summer time. If you ever visit, you will feel welcome. whats this build after 1991 or after give me some history lesson No sign of war Great city Thank You Is this Boorama Give the history they say silent people are deadly
-
Boorama underestimatedne one of most Beautiful city in Somalia i just fall in Love gorgeous fell Just amazing
-
Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas and Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, Singing the Flag Anthem Great day
-
Maalinta Calanka oo maanta si weyn looga xusay dalka. (DAAWO VIDEO) Published on October 12, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 670 views Calanka dalka Calanka dalka Munaasabado lagu weyneynayo maalinta calanka ayaa maanta lagu qabtay qaar badan oo ka mid ah gobolada dalka, waxaana si weyn looga hadlay taarkiihdii uu lahaa maalinta calanka, maadaama ay maanta ku beegantahay sanad guuradii 60-aad ee ka soo wareegatay markii la aqoonsaday calanka. Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, Dhuusamarreeb, Beladweyne, Garoowe iyo meelo kale ayaa maanta si isku mid ah looga xusay Maalinta Calanka oo ah maalin qiimo weyn ugu fadhiso Ummadda Soomaaliyeed. Calanka Soomaaliya ayaa astaan u ah halgankii halgameyaashii hore ee Soomaaliya ay la galeen gumeystayaasha. 1954-tii ayey aheyd markii ugu horreeysay ee la sameeyey Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waa Calanka Buluugga ah ee u eg samada, xiddigta Shanta geesood ku leh bartamaha waa Calanka kaliya ee loo aqoonsanyahay Jamhuuriyadda Soomaaliya Calanka waxaa alifay Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Cawaale Liibaan.
-
Ra’iisul wasaaraha Somalia oo Puntland kala qeyb-galay xuska maalinta Calanka.(DAAWO VIDEO) Published on October 12, 2014 by Fuaad Muxudiin · No Comments · 305 views Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxda dowlad gobolleedka Puntland ayaa si wadajir ah uga qeyb-galay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland munaasibad lagu maamuusay xuska maalinta Calanka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka October maanta oo kale. Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas”, Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, masuuliyiinta golaha Xukuumadda iyo Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, labada golle ee dowlad gobolleed Puntland, hoggaamiyeyaasha Dhaqanka, iyo shacabka reer Garoowe ayaa ka wada qeyb-galay munaasibadda 12 October oo ah maalinta Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Garoowe lagu qabtay. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, oo munaasibadda Calanka Soomaaliya lagu xusayey khubad dheer ka jeediyey ayaa hadalkiisa ku bilaabay heesta (Calanka )“maanta waa maalin ku weyn guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasibadda maalinta Calanka oo ah mid waajib nagu wada ah dhammaanteed inaan xasuusanno, si aan u muujino jirataanka iyo madax banaanida dalkeenna”. “taariikh halgan dheer soo qaadatay ayuu soo maray Calanka Soomaaliyeed, waxaan u jeedinayaa guud ahaan dadka Soomaaliyeed in ay u midoobaan sidii aan u illaalin lahayd karaamada iyo Xurmada uu Calankeenu nagu leeyahay, ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaare Cabdiweil Sheekh Axmed ayaa yiri “ dowladda Soomaaliyeed waxa ay dooneysaa midnimada dadkeeda, dowlad gobolleedka Puntland iyo shacabkeedu aad baan ugu ammaanay doorka ay ka qaadanayaan Midnimada dalka”. Madaxweynaha Maamulka Puntland, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ayaa isagana khubad ka jeediyey xuska maalinta Calanka Soomaaliyeed oo yiri “Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland waxaan ugu hambalyeynayaa maalintaan nagu wada weyn, waxaan diyaar u nahay inaan gacmaha is qabsanno oo aan Midnimada ilaalino”. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Soomaaliya, Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa iyagana ka hadlay munaasibadda hambalyana u jeediyey Ummadda Soomaaliyeed.
-
Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innaga keenu waa, Cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye. Xidigyahay cadi, Waad noo ciidamisee, Carradaa kaligaa adow curadee cadceeda sideedaa u caan noqo ee sidii culagii ciidad marisee Alloow haku celin Alloow haku celin
-
wave your flag. Give you freedom, give you fire. Give you reason
-
RBC Radio: Somalia celebrates the day its flag was internationally recognized over 50 years back. The country is marking the 60th anniversary of the Somali flag which was world widely recognized 1960, six years after the country got its independence from western colonials. hu and the capital of Puntland Garowe includes the many regions the Somali flag day celebrations are underway today. Meanwhile Somali leaders call the people of Somalia to work on Somali unity and leave their tinny difference. Somalia, a country that is creeping to install a peaceful federal system after former central government was ousted in early 90s shares a blue flag which has a white star in the middle
-
Somali PM opens Dialogue with Puntland admin “ Marka kowaad waxaan ka mahadcelinayaa soo dhoweyntii ay noo sameeyeen dadka Puntland tan iyo intii aan halkaan joognay. Shirkaan aan maanta furayno wuxuu muhiim u yahay bud-dhigida xiriir wanaagsan iyo wada shaqayn dhex marta Dawladda Federaalka iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee dalka. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu Gov of Somalia solving internal dispute are sign of Progress and sustainable stability.......
-
New Banking Era in Somalia International Bank of Somalia opens in Mogadishu , Xaawal Time is about to come to end Great Progress In Mogadishu. This Bank will Provide all the service a Moderate Bank Provides - Micro Finance -Loan etc Transfer Money safe to other Countries ..... Great Job by Business Community Waxa uu intaa raaciyay in ruuxii lacagtiisa dhigta uu faa’iido ku helayo, sidoo kalana bankigu uu LC u sameyn doono ganacsatada, uuna xoogga saari doono, horumarinta ilaha dhaqaale ee dalka sida beeraha iyo xoolaha isla markaana uu sameyn doono maalgelin mashruucyada loola yimaado hadii ay ahaan laheyd mid shaqsi wato ama shirkadeed, sidoo kalena uu hirgeli doono waxa loo yaqaanno “Micro Finance” si dadka danta yar fursado ay u helaan.
-
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray bankiga caalamiga ah ee Soomaaliya oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (IBS) kaas oo ku shaqeyn doona shuruucda u yaalla Bankiyada adduunka. Munaasabad xariga looga jarayay bankiga oo ka dhacday xarunta ugu weyn oo ku taalla degmada Xamarweyne ee gobalka Benaadir ayaa waxa goob joog ka ahaa, Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska, Wasiiru dowlaha Maaliyadda, Guddoomiye ku-xigeenka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, guddoomiyaha gobalka Benaadir, guddoomiyaha Hey’adda Culimada Soomaaliyeed, rugta ganacsiga Soomaaliyeed, ganacsato iyo marti sharaf kale. Bankiga oo ah banki Islaami ah ayaa ka hor inta aanu Madaxweynuhu xariga ka jirin waxaa lagu soo wareejiyay qeybaha uu ka kooban yahay Bankigan. Mas’uuliyiintii ka hadashay xafladda waxa ay ku amaaneen ganacsatadii furtay Bakigan oo Soomaali ah in ay yihiin kuwa ku dayasha mudan, maadaama ay keeneen bankigii ugu horeeyay ee qaab caalami ah u shaqeynaya. Maamulka guud ee bankiga caalamiga ah ee Soomaaliya “IBS” oo goobta hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay in Bankiga abaabulkiisa ay lahaayeen Ganacsata Soomaliyeed, isla markaana uu la jaan qaadi doono habka caalamka, isaga oo daaha ka rogay in Bankigu uu leeyahay “swift code” oo ah habka ay ku xariiraan bankiyadu. Waxa uu intaa raaciyay in ruuxii lacagtiisa dhigta uu faa’iido ku helayo, sidoo kalana bankigu uu LC u sameyn doono ganacsatada, uuna xoogga saari doono, horumarinta ilaha dhaqaale ee dalka sida beeraha iyo xoolaha isla markaana uu sameyn doono maalgelin mashruucyada loola yimaado hadii ay ahaan laheyd mid shaqsi wato ama shirkadeed, sidoo kalena uu hirgeli doono waxa loo yaqaanno “Micro Finance” si dadka danta yar fursado ay u helaan. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay maalgashiga dalka, isla markaana ay garteen ganacsatada in hantidooda ay dalka keenaan, bedelkii ay dalal kale geyn lahaayeen. Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu horeyn xarigga ka jaray bankiga cusub ayaa waxa uu ku booriyay Soomaalida lacagtoodu taallo bankiyada caalamka in ay u soo dhiibaan Bankigan cusub, si bankiga ay ugu sahlanaato in uu maalgelin dalka ku sameeyo. Soomaaliya oo ay horay uga jireen bankiyo iyo xawaalado ayaa waxa uu u baahnaa banki caalami ah, maadaama bankiyadii hore ay ku koobnaayeen oo kaliya gudaha dalka oo aysan awoodin in ay u gudbaan dunida inteeda kale.
-
Somali Gov visits BARAAWE. & Caadal ending alshbaab charcoal Profit “Dowladdu waxa ay mamnuucday dhoofinta dhuxusha, dalalkii loo dhoofin jiray waan kala hadalnay arrintaaas, dowladduna ma ogolaan doonto in la dhoofiyo dhuxusha, waayo waxa ay sababaysaa nabaad guur”. Great Job Mudan Xasan Sheekh Maxamuud keep up the Good work Somali Army are winning liberating South Somalia . Somalia is heading the right direction a long lasting sustainable stable Somalia will soon emerge under Mudan Xasan Sheekh Maxamuud ........
-
Munaasabad lagu taageerayay guulaha ciidamada oo lagu qabtay Muqdisho Guddoomiyaha Gobalka Iyo Xildhibaanno Ka Qeybgalay Xaflad Xalay Lagu Qabtay Wadaji Masuuliyiinta ayaa si gaar ah u soo hadal qaaday guulihii ugu dambeeyay ee laga sameeyay Degmooyinka Cadale Iyo Baraawe oo ka kala tirsan gobalada shabeellaha Hoose Iyo Shabeellaha Dhexe.
-
Somali new map Gov Authority reaches Mudug Gov defeating Alshabaab in South Great Job central state process is moving fast Paced Guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galguduud ayaa wada wada tashiyo loogu diyaar garoobayo sidii loo furi lahaa shirka lagu dhisayo maamulkaasi. Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb oo ay ku sugan yihiin qaar ka mid ah guddigaan ayadoo kulamo uu la leeyahay wasiir ju xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Xildhibaan Mahad salad, Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Galguduud. Guddigaan ayaa horay ula soo kulmay maamulka Ximan iyo Xeeb ee magaalada Cadaado iyo qeybaha bulshada ee ku sugan magaalooyinka gobolka Galguduud. Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay fududeynta maamul ay yeeshaan gobollada Mudug iyo Galguduud, ayagoo wada tashiyo iyo dowr dib u heshiisiineed u fududeynaya qeybaha bulshada iyo maamullada gobolladaasi."
-
Economically, it was a port where they exported charcoal and imported what they needed. Militarily, it was a strategic place where Shabaab leaders and foreigners hid and trained bombers,” he told Reuters. “For the government, it means al Shabaab no longer has a base in the range of about 200 km away from Mogadishu. However, this is not the elimination of al Shabaab. They are still strong and control large swathes of Somalia.”
-
African Union, Somali troops retake Shabaab stronghold of Barawe BARAWE Somalia (Reuters) - African Union and Somali troops on Sunday took control of Barawe, a port town used by al Shabaab to bring in arms and fighters from abroad, after the al Queda-linked militants fled without resistance, a Somali official said. The African Union and the Somali military launched a joint offensive in March to drive the Islamist fighters out of towns and areas they control and stepped up their campaign in August after a surge in gun and bomb attacks in Mogadishu. Shabaab members across Somalia have been arrested and smaller towns retaken, but the rebels still hold swathes of territory. "I wish to share some very good news with the people of Somalia. Al Shabaab terror capital Barawe is now under Somali government control," Lydia Wanyoto, the acting head of the African forces, said in a statement issued by the African Union. Abdikadir Mohamed Sidii, the governor of the Lower Shabelle region in southern Somalia, where Barawe is located, had earlier told Reuters that al Shabaab fled when the forces marched on the town. "We have settled most of the troops on the fringes of the town in order not to scare the residents. Only a few infantry are now inside. The mood is calm and there is neither attack nor resistance. Residents are calm," Sidii said. Sheikh Abdiasis Abu Musab, al Shabaab's military operations spokesman, declined to comment on whether the Islamist militants had abandoned the town. He told Reuters earlier in the day that militants on Saturday had burned two government vehicles near Barawe. The AU said the ambush was not successful. Hussein Nur, a university lecturer in governance and leadership in Mogadishu, said Barawe's loss was a blow to al Shabaab. "Economically, it was a port where they exported charcoal and imported what they needed. Militarily, it was a strategic place where Shabaab leaders and foreigners hid and trained bombers," he told Reuters. "For the government, it means al Shabaab no longer has a base in the range of about 200 km away from Mogadishu. However, this is not the elimination of al Shabaab. They are still strong and control large swathes of Somalia." RESIDENTS PREPARE TO FLEE Barawe, about 180 km (110 miles) south of Mogadishu, had been fully controlled by the Islamist militia with almost no government presence since 2006. Al Shabaab banned many aspects of modern life in the town and applied its strict literal interpretation of Islamic sharia law, ordering executions, floggings and amputations for crimes such as theft. Residents said they were leaving Barawe. "Al Shabaab addressed us in the mosque ... they said they were leaving the town and warned us against helping the government," Hussein Ibrahim, a resident of Barawe told Reuters. "I am also preparing to flee. We are sure al Shabaab will attack the town," he added. The group ruled most of the southern region of Somalia from 2006 until 2011, when African troops marched into the capital. Western states, unnerved by the rising tide of Islamic militancy, have supported the AU peace-keeping force financially, saying al Shabaab exploited Somalia's chaos to train fighters. Al Shabaab was destabilised badly after it lost the southern port of Kismayo to AU and Somali government soldiers in September 2012. Kenya, which has deployed troops with the African Union force, felt the impact of al Shabaab's reach in September last year when gunmen from the group launched an attack on the Westgate mall, leaving 67 dead. (Additional reporting by Abdi Sheikh in Mogadishu; Writing by James Macharia; Editing by Raissa Kasolowsky and Jane Baird)
-
More Then 40 Alshabaab fighters surrender to Gov force in Shabeelaha Dhexe In kabadan 40 dhalinyaro ka tirsanaa Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta dowladda Published on October 5, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 798 views In ka badan 40 dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Maleyshiyaadka Al-Shaab ayaa isku soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Raage Ceelle ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. Dhalinyaradan horey uga tirsaneyd maleeshiyada Al-Shabaab ee ka soo goostay kooxdaasi ayaa ka dambeysay markii qaar ka mid ah Waalidiinta carruurtaasi ay gacan ka geysteen in ay isaga soo tegaan kooxda Shabaab oo dhawaan lagala wareegay gacan ku heyta magaaladaasi iyo deegaanno kale oo ku xeeran dhanka xeebta. Xasan Hilowle Cabdi oo ka mid ah Waalidiinta carruurtooda laga marin habaabiyay oo la soo xiriiray Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhalinyarada isa soo dhiibay uu ku jiray wiilkiisa oo muddo ku dhaw labo sano la shaqeynayay maleeshiyada Al-Shabaab, haatanna uu ku faraxsanyahay in wiilkiisa uu ka mid nqoday dhalinyarada gacanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay. Guddoomiyaha degmada Raage Ceelle Yuusuf Xaaji Maxamuud ayaa qiray in dhallinyaro badan oo ka tirsan degmada ay ka mid ahaayeen kuwii ciidanka isku soo dhiibay, isagoo arrintaasi uga mahadceliyay Waalidiinta iyo odoyaasha dhaqanka ee gacan ka geystay in carruurtooda ay ka soo goostaan kooxda Shabaab. Guddoomiyaha ayaa baaq u diray dhalinyarada kale ee weli ku jira maleeshiyada Al-Shabaab in ay ka faa’iideystaan baaqa dowladdu ee ku aadan inay ka soo tegaan kooxda Al-Shabaab, si ay u helaan mustaqbal wanaagsan.
-
Somali Arm Force Liberate Barawe Alshabaab Strong Hold and capital Historical day Indeed Baraawe oo gacanta looga dhigay Al-shabaab Published on October 5, 2014 by Mowliid · No Comments · 2,026 views Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM, ayaa saaka galay magaalada Baraawe oo ah meelaha ugu daran ee Shabaabku dadka ku dhibaateeyn jireen. Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo wata gawaarida gaashaaman ee dagaalka, ayaa lagu soo waramaya in aroornimadii hore ee saaka ay si buuxda ula wareegeen degmada Baraawe ee G/Sh/hoose. Sidoo kale ciidamada ayaa fariisimo ka sameeystay gudaha iyo duleedada magaalada, iyagoo baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka ka wada halkaasi. Dadka ku nool magaalada Baraawe ayaa la sheegay iney isugu soo baxeen wadooyinka, iyagoo soo dhaweynaya ciidanka, maadaama Shan sano kadib ay heleen neecawda xorriyadda. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii, ayaa sheegay in maanta ay kulan la qaadan doonaan qeybaha Bulshada Degmada Baraawe, ayna kala hadli doonaan sidii ay u taageeri lahaayeen dowlada federaalka Soomaaliya. Magaalada wax dagaal ah kama dhicin oo maleeshiyaadki Shabaab ayaa isaga baxay, kadib markii ay u caddaatay ineysan u jilib dhigi karin awooda ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM.
-
Breaking News Alshabaab evacuate its capital Baraawe Sh/Hoose
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Alshabaab has lost influence and sympathy of southern Clans . The majority Towns and cities are liberated with minimum fighting if not Zero casualties ... Gov force have increased well trained Soldiers - Moderate Weapons Better Salary ...... -
Somali Ambassador visits Mombasa Prison Donates Cloth ahead of Ciidul-Adxa Festival — Danjiraha Somalia u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta ku booqday 122 qof oo maxaabiis Soomaaliyeed ah xabsi ku yaalla magaalo-xeebeedda Mombasa ee Kenya; kaasoo lagu magacaabo Shimo La Tewa. Maxaabiistan oo dambiyo kala duwan loo haysto ayaa 107 ka mid ah waxay ku eedeysan yihiin burcad-badeenimo, kuwaasoo intooda badan xukunno ay ku dhaceen. Ameeriko ayaa warbaahinta u sheegay in socdaalkiisa uu ahaa mid uu ugu kuur-galayay xaaladda caafimaad ee maxabiista Soomaaliyeed, iyadoo hal meel kuwada tukaday maxaabiista, isla markaana uu kala hadlay maamulka xabsiga sidii ay u heli lahaayeen maxaabiista adeeg caafimaad iyo cadaalad. Sidoo kale, danjiruhu wuxuu tilmaamay in dowladaha Soomaaliya iyo Kenya uu u socdo wadahadal ku aaddan sidii maxaabiista Soomaaliyeed ee Kenya ku xiran ee loo heysto eedaha la xiriira burcad-badeedeenimada xukunkuna ku dhacay loogu wareejiyo dowladda Soomaaliya. Ugu dambeyn, danjiraha ayaa Soomaalida ku xiran xabsiga Shimo La Tewa u qaybiyay dhar ay ku ciidaan, maalinta barri ah oo guud ahaan caalamka muslimka looga dabaal-dagayo Ciidul-Adxa. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/Oct/wararka_maanta3-48575.htm#sthash.oeKTsTj3.dpuf
-
Popular Contributors