malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
major bust this week Alshabab militias huge weapons seized Mogadishu
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Ciidamada Nabadsugida oo howl gallo baaritaano ka sameeyay ilaa shan degmo ka tirsan G/Banaadir by A M | Thursday, Oct 30, 2014 | 1755 views Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka ayaa maanta ilaa shan degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir ka sameeyay howl gallo baaritaano ah, iyadoo howl galkan intii uu socday lagu soo qabtay dad fara badan oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab. Howl galkan oo ahaa gur guri ayaa laga sameeyay qeybaha bari ee degmooyinka Yaaqshiid, Huriwaa iyo Kaaraan, halkaasoo cutubyo ka tirsan Ciidamada Nabadsugida goobo ay tuhunsan yihiin baaritaano ka sameeyay. Ciidamada oo ku hubeysnaa gaadiidka dagaalka ayaa la arkayay, iyagoo baaryaay guryaha, waxaana ay ka soo qabteen hubka fud fudud iyo qalab ciidan. Sidoo kale ciidamada Nabadsugida ayaa howl gal ka sameeyay qeybta galbeed ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley, waxaana ay ciidamada si la mid ah xaafadaha ku yaal u baareen guri guri, iyagoo soo helay hub iyo waxyaabo kale. Howl galadan ayaa ciidamada waxay ku baadigoobayeen hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay guryaha ka raadinayeen, waxaana howl galkan uu qeyb ka yahay mid hey’adaha ammaanka ay mudooyinkan ka wadeen degmooyinka Gobolka Banaadir. Dhinaca kale Ciidamada Nabadsugida ayaa maanta bur buriyay ilaa labo guri oo ku yaal xaafada Gubta ee degmada Dayniile, kadib markii maalin ka hor laga helay hub iyo waxyaabaha qarxa, iyadoo gurigaas gebi ahaanba dhulka lagu daray. Hey’adaha ammaanka dowladda ayaa go’aano ay soo saareen dhowaan waxay ku sheegeen in gurigii laga helo, hub iyo waxyaabaha qarxa lala wareegi doono. -
major bust this week Alshabab militias huge weapons seized Mogadishu
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Gabar Cuntada u karin jirtay Ciidanka Al Shabaab oo lagu soo qabtay Muqdisho (VIDEO) http://www.youtube.com/watch?v=t_-82M3dasY October 29, 2014 – Hawlgal ay sameeyeen Ciidamadda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia oo Maanta lagu soo qabtay Hub, Daawooyin iyo Qalab kale oo Ciidan. Ciidamada sirdoonka Dowladda ayaa waxaa soo gaaray xog sheegaysay in ay dhalinyaro badan oo Al shabaab katirsan ay daganaayeen guri, gurigaas oo loo ekaysiiyay guri caadi ahaa oo ay daganaayeen Qoys dhalin yaro ah. baaritaan kadib waxaa hub badan laga helay banaaka guriga, kaas oo ku duugnaa dhulka. -
major bust this week Alshabab militias huge weapons seized Mogadishu
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Konteenar ay ka buuxaan Qalab militery oo maanta Lagu qabtay Dekedda Muqdisho (VIDEO) http://www.youtube.com/watch?v=RLTN2niDCAk October 28, 2014 – Ciidamada booliska ee dekadda ka howlgalla ayaa gacanta ku dhigay kunteenar ay ku jiraan waxyaabaha loo adeegsado qaraxyada iyo qalabka ay isticmaalaan ciidamada, iyadoo la qabtay xilli la isku dayay in qalabkaasi dekadda laga bixiyo. Taliyaha saldhigga booliska dekadda Muqdisho Gaashaanle sare Maxamed Cabdi Eeboow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xubin ka tirsan ciidanka ilaaalada canshuuraha uu qabtay kunteenarkan xilli ay ku guda jirtay kormeer ay ku smaeyneysay qalabka dekadda la soo geliyo iyo kuwa ka baxaya. Wasiirka Amniga Qaranka ee xukuumadda Soomaaliya Khaliif Axmed Ereg oo gaaray dekadda Muqdisho ayaa sheegay in dadaal ay sameeyeen ciidamada amniga lagu guuleystay in la qabto kunteenarka, isagoo intaa ku daray in guddi baaritaanno dheeri ah sameeya ay u saareen, si loo ogaado cidda dalka soo gelisay. Sidoo kale saraakiisha hay’adda Nabad sugidda ayaa sheegay inay baaritaanno ku hayaan mas’uuliyadda shirkadda BIL oo ay u rarneyd qalabka la qabtay. Kunteenarka ayaa waxaa ku jiray dhar, kabo milateri iyo qalab magned ah oo fududeeynaya waxyaabaha qarxa, waxaana wararka qaar ay tilmaamayaan in markabka siday kunteenarkan uu ka yimid dalka Shiinaha, isla markaana dekadda Muqdisho ku soo xirtay 22-kii bishaan gacantana lagu dhigay qofkii uu u rarnaa badeecadaan. Xafiiska Sawirro.com Muqdish -
Hogaamiye ka tirsaa Ururka Al shabaab oo lagu soo qabtay Degmada Dayniile (VIDEO) October 28, 2014 – Ciimadda Nabad-sugida iyo Sirdoonka qaranka ayaa howgalo ballaaran ku soo qabtay hub iyo dadkii heystay kaddib howl gallo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. http://www.youtube.com/watch?v=Fr6uzIyNdEs Ciidamada ayaa soo qabtay sagaal qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Al-Shabaab. Guri ku yaalla degmada Dayniile ayaa laga helay hub badan oo dhulka ku duugnaa iyo dhowr qof oo ku sugnaa guriga. Degmada Howl-Wadaag ayay ciidamadu sidoo kale ka sameeyeen howl-galka, dhowr qof oo lala xiriiroyay inay ka tirsan Al-Shabaab ayaa laga soo qabtay xaafadaha u dhow suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-Wadaag. Sarkaal ka tirsan Nabad-sugidda ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidamadu ay heleen xog ku saabsan dadka iyo hubka la soo qabtay, ayna sii wadi doonaan baaritaannada noocaan ah. Maalmo ka hor ayay ciidamada Nabad-sugiddu gacanta ku soo dhigeen dhallinyaro laga keenay gobollada oo ay Al-Shabaab doonayeen inay falal amni darro ka sameeyaan gobolka Banaadir, Kuwaas oo ku sugnaa guri ku yaalla degmada Howl-Wadaag. Xafiiska Sawirro.com Muqdish
-
Banki Moon and World Bank Presiden in Mogadishu Breaking News
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Banki Moon oo goor dhaw soo gaaray muqdisho Published on October 29, 2014 by Ismaaciil Mukhtaar · No Comments · 16 views Wafdi uu hoggaaminayay Xoghayaha guud ee Q.midoobay Banki Moon ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana wafdiga Q.midoobay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda oo uu horkacayay, R.wasaare ku xigeen ahna wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Ridwaan Xirsi Maxamed. Mr Banki Moon ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Bambeyda, isagoo goor dhaw Saxaafadda shir jaraaid ugu qaban doono saldhigga ciidanka Nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM ee Xalane. Wafdiga uu horkacayo Banki Moon, ayaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato, M.weynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mud Xasan Sh Maxamuud, iyo Masuuliyiinta Kale ee Dowladda.. Banki Moon ayaa safar ku maraya wadamo ka mid ah gobolka Geeska Afrika isagoo shalay booqday magaalada Jabuuti ee caasimada jamhuuriyadda Djabuuti. Waa markii Labaad ee Banki Moon oo booqasho ku yamaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Hadaba wixii warar ah ee Ku soo gordha socdaalka Xoghayaha Guud Ee Q.midoobay Banki Moon kala soco si toos ah Radio Muqdisho -
SOMALIA: EXCLUSIVE BREAKING NEWS: Banki Moon and World Bank President to pay a historical visit to Mogadishu Tomorrow, Adden Adde Airport operations halted Posted on October 28, 2014Somali News Exclusive RBC Breaking News: United Nations Secretary General Banki Moon leading a high level delegation including world Bank President Jim Yong Kim are scheduled to land Somali Capital’s highly guarded Adden Adde international Airport In Mogadishu on Wednesday. Exclusive reports obtained by RBC Radio indicates that the operations of Adden Adde International airport are halted for a complete lock down where preparations to welcome the United Nations and World heads are underway in the airport. This delegation led by Banki Moon, United Nations Secretary General is expected to hold meeting with top Somali federal government leaders. Banki Moon is also expected to hold meeting with Somali President Hassan Shiekh Mohamud and Prime Minister Abdiweli Shiekh Ahmed amid deep political dispute between the president and the Prime Minister. This will be a historical visit of United Nations Secretary General Banki Moon and World Bank President Jim Yong Kim to Mogadishu, The Somali capital that had suffered the utmost of the nation’s over two decades of upheaval.
-
Picture of the day ---- Qolaye gets ignored by the Yuulka.
malistar2012 replied to Mooge's topic in Politics
Today Picture of the day Baldy stressing from the looks of it he did not sleep 24 hrs Baldly needs listen to his boos implement mudane Xasan Sheekh Maxamuud agenda vision 2016 ..... -
<cite> @Tillamook said:</cite> ^ Keep going in circles, like a kitten playing with its tail, all you want. The PM has the authority to reshuffle his cabinet. If the president is unhappy about the sidelining of his allies in key ministerial positions, then he should resist that using the powers given to him by the constitution. At the end of the day, the final arbiter of this spat between the president and pm will be the constitution. And as you know... gari labo qof kama wada qosliso! we will see who comprises in the next week or Parliament wlll decide the faith ofthe prime minister he applied for a job, went through the interview process, agree to the terms & conditions and then once in the office start acting like a Afweeyna lol The Audacity !! ..lol
-
<cite> @Tillamook said:</cite> ^ Thanks for sharing with us the accomplishments of the former minister of Justice. We now hope you will continue to do so as Minister Farah takes his expertise and hardwork to the Ministry of Veterinary services. Presidential Powers: (e) Dismiss ministers, state ministers and deputy ministers on the recommendation of the Prime Minister; (k)–Appoint senior Federal Government officials and the heads of the Federal Government Institutions on the recommendation of the Council of Ministers; The President has the responsibility to safe the nation and fulfill his election promise , fulfill his policy vision six pillar policy strategy . This ciiyaal suuq Abdiwali picking fight with the President going after senior Gov officials who are making progress should not be tolerated . PM choose to get under the skin of the President this is not responsible person therefor The President needs to fire him ASAP....... The country security and progress is at risk .
-
Wasiirka Garsoorka oo howshiisa si caadi ah u wato Wasiirka wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo kow ka ahaa Wasiirada xilalkii ay hayeen isku shaandheynta uu ku sameeyay Ra'iisul Wasaaraha ayaa howshiisa caadi usii wada, isagoo dheg jalaq u siin isku shaandheynta Ra'iisul Wasaaraha, isla markaana uu ku dhaqmayo baaqii Madaxweynaha ee ahaa in howshooda sii wadaan Wasiirada. Wasiir Faarax oo maanta soo xeray tababar 3 maalmood shaqaalo ka tirsan Wasaaradda Garsoorka u socday, kaasoo lagu baranayay xiradaha maareynta xafiisyada ayaa wuxuu sheegay Wasiirka Faarax in Wasaarada Garsoorka ay sii wadi doonto isbadalada dhinaca garsoorka lagu sameynayo. Xeritaanka tababarkan ayaa kusoo beegmay xili Ra'iisul Wasaaraha uu isku shaandheyn ku sameeyay xukuumaddiisa, iyadoo wasiirka garsoorka xubnaha la badalay uu kow ka ahaa. waxaana isku shaandeyntaasi ka horyimid oo diiday Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal uu soo saaray Madaxweynaha wuxuu ku faray Wasiirada in howshooda si caadi ah usoo wataan, taasoo muujineysa khilaafka sare ee Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha.
-
Sarkaal ka tirsan Xafiiska Garsoorka, ayaa wuxuu sheegay in Wasaaradu ay iminka ku hawlaneyd, sidii ay Xarumo kaga furan laheyd Magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo, Marka, Baladweyne iyo Galkacyo, iyadoo laga duulaayo qorshaha Garsoorka lagu wada gaarsiinaayo dhammaan Gobolada Somaliya oo idil. Sarkaalkaan wuxuu sheegay in Wasaaradu ay diyaarisay isku duwayaal u qaabilsan Wasaarada Garsoorka, si ay kaga hawlgalaan Magaalooyinka waaweyn ee dalka. why is the Prime Minister targeting Mudane Faarax sheekh Cabdiqaadir who is doing significant heavy work for The Government of Somalia . Sarkaalkaan wuxuu sheegay in Wasaaradu ay diyaarisay isku duwayaal u qaabilsan Wasaarada Garsoorka, si ay kaga hawlgalaan Magaalooyinka waaweyn ee dalka. The Prime minister must Go he has become a spoiler and obstacle , Pm Abdiwali’s is dangerous to the Nation Progress , mudane Xasan Sheekh Maxamuud should not tolerate such Ciyaal suuq behavior this stubborn Kaacanist attitude should be deported back to Canada.
-
Wasiirka Garsoorka Iyo Dastuurka Somaliya Oo Hirgeliyay Sharciyo Badan Wasiirka Dastuurka iyo Garsoorka Somaliya Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed, oo ka mid ah Golaha Wasiirada ee Xukuumada C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa waxaa la tilmaamaa in uu ka mid yahay Wasiirada ugu fir fircoon, ee ka hawlgasha Magaalada Muqdisho. Tan iyo markii bishii Janaayo/January ay hana-qaaday Xukuumada C/weli Sheekh Axmed, ayaa waxaa Wasiirka Garsoorka iyo Dastuuka u qabsoomay arrimo badan, iyadoo muddo saddex bilood gudahood uu ku hawlgeliyay 110 arday oo wada jaamiciyiin ah. Wasiirka, ayaa wuxuu suurta geliyay Dhismaha heerka kala Saraynta iyo Xafiisyada, iyadoona yoolku yahay xoojinta hawlaha shaqo ee horyaala Wasaaradiisa, si ay u hiigsato sanadka 2016-ka, markaasoo la iclaamiyay in dalka ay doorasho dadweyne ka qabsoomto. Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa wuxuu saxiixay magacaabidda Xubnaha Guddiga Madaxa Banaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Arrimaha Dastuurka, Wasiirkii isku soo duba-ridayna waxa uu ahaa Wasiir Faarax, iyadoona uu Ra’iisal Wasaaruhu ku booriyay shaqada uu qabtay. Sidoo kale Wasiirka waxa uu soo diyaariyay Ansaxinta Xeerka Guddiga Adeegga Garsoorka, soo gudbinta Xeerar kala duwan oo udub dhexaad u ah Sharciyada Wadanka, kuwaa oo laga tilmaami karo diyaarinta Xeer Dhismaha Machadka Sare ee Garsoorka, Xeerka Nidaamka Garsoorka, Xeerka Dhismaha Xuquuqda Aadanaha, Sharciyada Xabsiyada & Maxaabiista iyo Ka Hortagga Masuq Maasuqa. Bishii September, ayaa wuxuu Wasiir Faarax uu Golaha Wasiirada horgeeyay Sharciga Xuquuqda Carruurta, kaasoo meesha ka saaraaya in la askareeyo dhalinta Somaliyeed ee soo koreysa, waxaana soo dhaweysay bulshada caalamka. Wasaarada Garsoorka, ayaa waxay dhawaan soo gaba gabeysay Dib u Habaynta Sharciga Maxkamada Sare, kaasoo lagu waday in dhawaan la horgeeyo Golaha Wasiirada ee Somaliya, si ay u meel mariyaan. Waxaana xusid mudan in Wasaaradaasi ay ku hawlaneyd fulinta Mashaariicda Ballaarinta ee Xabsiga Dhexe Xamar. Wasaarada Garsoorka, ayaa waxay billo ka hor soo gaba gabeysay Dhismaha Xarunta Ciidanka Asluubta, oo ku taala agagaaraha Isgoyska Ex Control Afgooye, iyadoona dib u qalabayn ku sameysay Xoogaga Asluubta ee Xaruntaasi ka hawlgala. Wasaarada Dastuurka, ayaa waxay xilligaan ku hawlaneyd diyaarinta Xeerar ay ka mid yihiin Sharciyada Doorashooyinka, Nidaamka Axsaabta Siyaasadeed iyo Sharciga Federalka & Xuduudaynta. Sarkaal ka tirsan Xafiiska Garsoorka, ayaa wuxuu sheegay in Wasaaradu ay iminka ku hawlaneyd, sidii ay Xarumo kaga furan laheyd Magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo, Marka, Baladweyne iyo Galkacyo, iyadoo laga duulaayo qorshaha Garsoorka lagu wada gaarsiinaayo dhammaan Gobolada Somaliya oo idil. Sarkaalkaan wuxuu sheegay in Wasaaradu ay diyaarisay isku duwayaal u qaabilsan Wasaarada Garsoorka, si ay kaga hawlgalaan Magaalooyinka waaweyn ee dalka.
-
Guddoomiye Jawaari: “Waxaa dhisan hay’ado dastuuri ah oo xalin kara kala aragti duwanaanshiyaha Madaxda dalka” Guddoomiye Jawaari: “Waxaa dhisan hay’ado dastuuri ah oo xalin kara kala aragti duwanaanshiyaha Madaxda dalka” Published on October 26, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 1,100 views Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday in Dowladdu ay u dhameystiranyihiin hay’adaha dastuurka ee dalka, isla markaana uu kalsooni weyn ku qabo in xaliyaan arinta ku aadan kala aragti duwanaanshiyaha u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa inta aan ka dhoofin garoonka Muqdisho waxa uu tilmaamay in hay’adaha dastuurka ee dalka ay dhameystiranyihiin. “Waxaan beesha caalamka iyo bulshada Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay is dajiyaan oo ay ku kalsoonaadaan hay’adaha dastuuriga ah ee dhisan, dowladdu waxa ay awood u leedahay in arrimaheeda gaarka ah ay ku xaliso gudaha dalka” ayuu yiri Mudane Maxamed Cismaan Jawaari. Guddoomiye Jawaari ayaa lagu wadaa in maalinta berrito ah uu soo gabo gabeeyo shirka looga hadlayo maamul u sameynta gobollada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, oo muddo soo socday.
-
Previous titles Prof. Saalim Caliyow Ibrow Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka xannaanada xoolaha dhirta & daaqa; The Man is Veterinary expert held the position several times , why switch him to Minister of Justice and Constitutional Affairs at critical stage? Bladly lost credibility spoiler on obstacle to the Gov Agenda and strategy , Baldly achievement are short coming firing Ministers unnecessary cabinet reshuffle is the highlights of his career. in critical time where the gov has to meet vision 2016 election completing federal states , defeating alshabaab getting ready for post Amisom and so on with time running out ? is it appropriated to have cabinet reshuffle that will bring set backs and confusion ?
-
Less then Year ago Landed In Mogadishu with No Vision or Agenda hired by mudane Xasan Sheekh Maxamuud Circle . Pm Abdiwali’s Job is to Implement Government vision six pillar policy strategy. How can the country be governed and the national agenda be implemented if he keeps replacing ministers? what was the reason for the cabinet reshuffle the country is progressing security and economy are improving significant . Alshabaab are on the Run . Federal states in south are completed . Farah Abdulqadir, a key ally of the Somali President The Man has achieved a lot reforming the Justice system and has Great project work Ahead of him leading Somalia to 2016 vision . He also took major role reconciliated the Jubba admin and FG . The Prime Minister is becoming obstacle to the Government policy to implement vision 2016 - The man is power tripping he is becoming selfish power hungry preparing for 2016 to get meaning position or run for President . The Prime Minister is directly igniting feud and set back by targeting President close circle . he will end up losing bad .
-
Somaliland will got my vote only through genuine and honest referendum , as of Today reality speaking the People of Borama are unhappy with power sharing - Then Comes SSC not lot secessionist activity Khatuum-Puntland - Makhiir . solution Autonomous Somaliland with all the power considering the good governance and history - Tradition and so on Trad lets keep Somalia Together its 2014 just look how the world around us is changing
-
President of Khatumo State ordered to leave Ethiopia Hiiraan Online Wednesday, October 22, 2014 Addis Ababa (HOL) - Ethiopian government has ordered president of Khatumo State of Somalia Mr. Ali Khalif Galyedh to leave Ethiopia. President Ali Khalif was in Addis Ababa to attend Conference on Federalism sponsored by Horn Economic and Social policy Institute(HESPI). No explanation was given the deportation of President Ali Khalif from Ethiopia, but Somaliland and Puntland who oppose the formation of Khatumo State may have pressured Ethiopia government. Mr. Ali Khalif Galydh was former Prime Minister of Somalia and member of the Somali Parliament. Lawmakers of Khatumo State of Somalia elected him president on August 14, 2014
-
“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed Published on October 22, 2014 by Mowliid · No Comments · 1,909 views Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa fariintan uga hadlay dhibaatooyinkii ka dhacay dalkeena iyo raadadka ay ku reebeen dadka iyo dalka Soomaaliyeed iyo weliba sida loogu baahanyahay in ay dadku u istaagaan horumarin iyo wax wada qabsi si ay uga baxaan dhibaatada daashatay.
-
Somalia Plans to Start Producing Oil Offshore in Six Years By Jillian Ward Oct 21, 2014 8:18 AM PT 0 Comments Email Print Somalia plans to begin producing oil and gas offshore for the first time within six years and is in talks with state governments about how revenue will be shared, Petroleum Minister Daud Mohamed Omar said. The Horn of Africa country, which has been immersed in conflict for more than two decades, is proceeding tentatively on exploration to avoid creating new tensions, Omar said at the Somalia Oil & Gas Summit yesterday in London. Somali President Hassan Sheikh Mohamoud said in August the government expects to complete an assessment of its oil and gas potential this year. “The Somali government, even though it wishes to move forward quickly in these areas, will also move forward cautiously,” an interpreter for Omar said at the conference. “We do not intend to have the quest for oil and gas to re-ignite divisions and violence.” Somalia is considering its first bidding round for oil blocks since 2009 as increasing stability begins to attract more foreign investors. African Union-backed government forces have regained control of about 70 percent of the country that had fallen under the control of al-Shabaab, the al-Qaeda-linked militant group seeking to create an Islamic state in Somalia. The government is in talks with companies including Royal Dutch Shell Plc, Exxon Mobil Corp., BP Plc and Chevron Corp. about reactivating dormant contracts in the country, said J. Jay Park, managing director of Petroleum Regimes Advisory, who provides legal advice to the government. Oil companies haven’t operated in the country since civil war erupted in 1991 and they were forced to declare force majeure. Yemen Geology “It is in Somalia’s interest that these companies are given every opportunity to return,” Omar said. While Somalia has no proven oil reserves, drillers are betting the country has a geology similar to that of Yemen, which lies across the Gulf of Aden and has 2.7 billion barrels of proven oil reserves. Somalia’s oil deposits may amount to as much as 110 billion barrels, according to a June report published by the Mogadishu-based Heritage Institute for Policy Studies. Saudi Arabia, the world’s biggest oil exporter, has 266 billion barrels of proven reserves, BP data shows. The results of seismic surveys carried out by Soma Oil & Gas Holdings Ltd., a London-based exploration company funded by Russian billionaire Alexander Djaparidze, are expected to be submitted to the government by the beginning of next year, Chief Executive Officer Robert Sheppard said in an interview at the conference. The survey, completed at a cost of $37 million, was finished without any security issues, he said. $100 Million “This Soma activity has demonstrated that seismic can be done in offshore Somalia,” Shell Vice President for Exploration in Sub-Saharan Africa Alastair Milne said at the conference. “But it will take more detailed technical work before we can pinpoint that place to drill, and that will likely require investment well in excess of $100 million.” An oil and gas revenue-sharing bill has been drafted and is moving through consultations with the emerging federal member states, Omar said. Somali officials at the summit were unable to provide a timeframe for when the law might be passed. For now, the provisional federal constitution allows the federal government to award blocks and make deals with international oil companies after consultations with the states, Omar said. A UN monitoring group report on Somalia published last week flagged increased onshore commercial activity as a risk that may trigger conflict, recommending that no contracts with oil and gas companies be signed until “appropriate constitutional, legislative, fiscal and regulatory provisions had been clarified and agreed to by the federal government and its regional authorities.” (An earlier version of this story corrected the title of the conference in the second paragraph.) To contact the reporter on this story: Jillian Ward in London at jward98@bloomberg.net To contact the editors responsible for this story: Will Kennedy at wkennedy3@bloomberg.net Paul Richardson, Karl Maier
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo Dhaweeyay Heshiiskii Dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo Puntland Published on October 16, 2014 by Cilmi Waare · No Comments · 1,430 views Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Xaan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay saxiixa heshiiskii dhex maray dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland,kaasi oo dhigayay in dib loo soo celiyo xiriirka labada dhinac iyo in si wada jir ah looga shaqeyo sidii loo dhisi lahaa dal federal ah. Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa loogu mahad celiyay looguna hambalyeyay cid kasta oo gacan ka geysatay saxiixa heshiiskaasi. “Waxaan soo marnay sanado badan oo dhib badan,wada hadal dhex mara soomaalida ayaa ah wadada horey loogu socon karo,taasi oo xaqiijineysa Soomaaliya oo nabad ah islamarkaana degan”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha. “Waxaan aqoonsanahay guusha ay Puntland gaartay 16-kii sano ee la soo dhaafay,iyadoo xoojisay,islamarkaana dhistay hay’ado awood leh,Puntland wax badan ayey ka geysan kartaa dhisidda Soomaaliya oo awood leh,dimoquraadi ah,islamarkaana mideysan”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Qoraalka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in labadii sano ee la soo dhaafay horumar weyn laga sameeyay siyaasada Soomaaliya,laakiin loo baahanyahay in wax badan la qabto. Madaxweynaha ayaa yiri“ Hiigsiga sanadka 2016 waxaa qeyb ka ah arrimo badan oo wax ka bedeli doono siyaasada Soomaaliya,todobaadyada soo socda waxan rajeynayaa in horumar laga sameyn doono qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin sameynta gudiga xuduudaha iyo federaalka iyo gudiga doorashooinka”. “Waan in aan taageernaa dhismaha u ogolaanaya dowlada federaalka ah in ay sii wado gaaritaanka maamulada KMG ah,iyadoo loo marayo wada hadal,xili uu sii socdo sameynta maamulada federaalka ah,waxaan rajeynayaa in la dardar galin doono howsha dib loogu eegayo hirgalinta dastuurkena federaalka ah,maadaama sanadkan 2016 isku diyaarineyno doorashooyin loo dhanyahay” Ayuu yiri madaxweynaha. Madaxweyanaha Soomaaliya ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay maanta dal ahaan waxaan horey u qaadnay talaabo wanaagsan,waxaana codsanayaa in aan garbaha is qabsano si aan u dhisno mustaqbal wanaagsan.
-
alshabaab are desperate this week they are targeting Restaurant public area for No other then thirst for blood - they will diminish soon these attacks need funding and leadership which they don't have
-
<cite> @Tillamook said:</cite> Malistar, Thanks for sharing the news, but I was hoping you'd share with us what your thoughts are about this agreement, signed between The Puntland State of SOMALIA and the Federal Government of SOMALIA? Also, please opine upon what impact-- if any-- that it could have on the "fad ama hae fadin, waa lagu fadsiin" philosophy you were so keen on championing? Thanks! The agreements are step forward it highlights the need for the Gov of Somalia and Puntland state admin to work together respect protocol - create joint Arm force - Police force through out the country all regions will have the same agreement . The Impact will be great on the ground Somali Gov seen as entity that can reconcile with its people and federal states ... Now that the Gov represent every region its time the UN lifts Arm embargo so that Somalia Army can take over be responsible for the security of Nation.. Somali Gov mandate is to complete federal states the process are moving in Good paced -
-
Gov of Somalia and Puntland Admin reach agreement sustainable stability is close Dowladda Federaalka iyo Puntland oo ku heshiiyay 12 qodob Waxaa Duhurnimadii maanta magaalada Garoowe lagu soo gabagabeeyay shir mudo afar maalin u socday wafdi Ra´iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Somalia Cabdiweli Sheekh hoggaaminayay iyo Guddi uu madax u ahaa Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, shirkaasi oo gabagabadiisa laga soo saaray 12 qodob oo labada dhinac ay ku heshiiyeen. Ra´iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Cabdiweli Gaas ayaa labada dhinac u kala saxiixay heshiisyadan, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wafuud beesha caalamka madaleysay, Ergayga Qaramada Midoobay iyo wakiilka Igad. Qodobada labada dhinac ay isla garteen ayaa 1-Dastuurka iyo Arimaha Federaalka: A-Dowlada Federaalku waxay ka garaabeysaa dooda Puntland ee ku aadan wax ka badalka dastuurka, waxaana lagu heshiiyey in arintaasi labada baarlamaan ay ka wada hadlaan, dowladdana ay fududeyso. B- Dhamaystirka iyo Fulinta Dastuurka: Waxaa laysku raacay in la dedejiyo dhamastirka dastuurka iyo fulintiisaba iyadoo loo marayo sida uu qabo cutubka 15aad ee isla dastuurku.C- Dhismaha Dowladaha Xubnaha ka Noqonaya Federaalka: in maamulka KMG ah ee gobolada Dhexe oo dowladda hoggaamineyso uu ka koobnaado gobolka Galguduud iyo koonfurta gobolka Mudug, sidoo kale waqooyiga Mudug wuxuu ka tirsan yahay Puntland. D- Dhismaha Ciidamo Qaran oo Umadda ka Dhexeeya: qodobkaas waxaa lagu heshiiyey in loo raaco sida ku xusan heshiiskii Garowe [March 11, 2013]. Heshiiskaas oo ay wada saxiixeen Ra'iisul Wasaare Cabdi faarax Shirdoon iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroleoo tibaaxaya dhismaha ciidan qaran oo isu dheeli tiran iskuna dhafan lagana kala keeno dhamaan gobolLada iyo degmooyinka dalka. 2- Heshiisyadii horay loo wada galay: labada dhinac waxay isla qaateen in heshiisyadii horay Puntland iyo Dowlada Federaalku u wada galeen ay waajib tahay in la fuliyo, maadaama heshiisyadii hore hirgeli waayeen waxaa heshiiska maanta la kala saxiixday iyo kuwii horeba fulintooda iyo daba galkooda loo xilsaaray gudi isku dhaf ah. 3- Heshiisyada horumarineed iyo kuwa caalamiga ah: waxaa lagu heshiiyey fududeynta heshiisyada noocaas ah iyadoo loogu dhaqmayo sida ku cad dastuurka qodobkiisa 53-aad. 4- Qaybsiga Deeqaha Caalamiga ah ee Lagu Helo Magaca Soomaaliya: gudiyada labada dhianc waxay ku heshiiyeen in si cadaalad ah loo qaybiyo dhammaan noocyada deeqaha magaca Soomaaliya lagu helo. 5- Hiigsiga 2016: maadaama aan weli wadatashi buuxa laga samayn waxa laga yeelayo hiigsiga sanadka 2016 iyo caqabadaha jira, Puntland iyo Dowlada Federaalku waxay ku heshiiyeen in arintaas si wadajir ah looga tashado qorshena looga yeesho caqabadaha jira. 6- Hantida Umadda Soomaaliyeed ee Dibada ku Maqan: In si cadaalad ah loo qaybsado handidada loo soo celiyo, iyadoo jidka loo marayaana noqonayo mid cad oo laga wada tashaday. 7-Aqoonsiga Shahaadada Dugsiga Sare Puntland: Qaab ahaan waxay u ekaaneysaa Shahaadada wasaaradda Waxbarashada Somalia, iyadoo lagu muujinayo astaanta Dowladda Federaalka waxaa sidoo kale ka muuqata magaca Wasaaradda Waxbarashada Puntland, waxay sidoo kale Dowladda aqoonsan tahay Shahaadada lagu heshiiyay, waxayna u gudbineysaa Dowladda Sudan iyo cidii kale ee loo baahdo in loo caddeeyo in puntland qaato imtixaan mideysan oo DF aqoonsan tahay. 8-Isu dheelitirka jagooyinka Dowladda Federaalka magacaabeyso: in Dowladda federaalka soo magacowdo saraakiisha ciidamada, Diblumaasiyiinta, gudiyada madaxa banaan iyo shaqaalaha rayidka ah, loona qeybsado si cadaalad ah, iyadoo la isku waafaqay in haweenka saami fiican la siiyo. 9-Hantida la kala haysto: waxaa lagu heshiiyay in arintaasi loo fuliyo sida ku cad heshiiskii 11 marso 2013, ee leh waxaa labada dhinac ku heshiiyeen in dowladda federaalka dedejiyo isu celinta hantidada gaar ahaaneed si loo helo dib u heshiisiin dhab ah, iyadoo loo magacaabayo guddiyo heer qaran ah oo madax bannaan go´aanadiisa leh awood gaar ah. 10-Qaabka wadashaqeynta Dowladda iyo Puntland waxaa la isla qaatay sida ugu wanaagsan ay iskula shaqeyn karaan inay tahay. A-kor u qaadista kalsoonida iyo xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland, in la xoojiyo xiriirka la isna dhaafsado booqashooyin labada dhinac lana ilaaliyo baratakoolka dowliga ah. B-In la dhiirigeliyo wadashaqeynta hay´addaha kala duwan ee dowladda federaalka iyo Puntland. C-In la dhaqan geliyo dhamaan heshiisyadii dhex maray dowladdigii KMG ahaa iyo Puntland, wixii aan ka hor imaaneynay dastuurka. D-Ilaalinta iyo ku dhaqanka dastuurka. E-In laga hortago wax kasta oo wax u dhimi kara xiriirka iyo wadashaqeynta labada dhinac, wixii tabasho ahna lagu xaliyo wada hadal. 11-Qodobada iyo ajandayaasha aan ku jirin heshiiskaan ee Puntland soo gudbisay waxaa lagu heshiiyay in fadhiyada kale looga hadlo. 12-Heshiiskaan wuxuu soo afjarayaa wixii khilaafaad ahaa ee u dhaxeeyay labada dhinac, wuxuuna daah furayaa is afgarad, wada shaqeyn toos ah iyo iskaashi lagu xaqiijinayo danaha qaranka Soomaaliyeed iyo horumarinta geeddi socodka nabadda Dowladda Federaalka iyo heer Dowlad goboleed.
-
<cite> @galbeedi said:</cite> Malister, ku soo Dhawoow Boorama. It is beautiful especially the summer time. If you ever visit, you will feel welcome. whats this build after 1991 or give me some history lesson Is this Boorama Give the history they say silent people are deadly
-
Popular Contributors