Tallaabo

Nomad
  • Content Count

    4,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    53

Everything posted by Tallaabo

  1. Xaaji Xunjuf;956470 wrote: Tallaabo dadkaas aad baan u kala aqaana siday xita shabeelooyinka u dega qaar ba xita tuulooyin ka degan galguduud. Laakin Somaliland dan ugu ma jirto in dad iyagi ba meel ay seexdan hayn inaynu shuraako la noqono. Adeer Duni dhan ba la ino soo diray waxa la inooga bahanyahay inaynu Afro hashimite people eeh itoobiya ku nool xoreyno ila iyo harar. Waxa la inoogu bahanyahay inaynu Koonfurta Yemen qabsana oo aynu gacansiina imamyadi anu wax isu ahayn. Wax badan ba ina sugaya waxa la inooga bahanyahay inaynu Ukrain iyo wadamada wax soo saarka leh la xidhano. Adna fadhatayaal baad nugu wareerinaysa adeer hawla badan ba ina sugaysa. Horta Jamhuuriyada Somaliland aynu dal xor ah oo meel walba laga aqooonsanyahay ka dhigno , dabeedna hawlihi kale banu u gudbi karna. Adeer DRta koonfur wax aya kaaga baahanyihiin majirto. Mida kale Yamanta iyo waxa aadku hadlaysaa waa been la isugu sheekeeyay. Ethiopia waa dal jaarkeena ah oo lama dirirayno. Ukrain iyo dadka kale ee wax soosaarka lehna waynu soo dhawaynaynaa. laakiin walaaleheena Shabeelada hoose iyo Jubada dhexe waa inaynu isbarannaa oo isku abtirsannaa.
  2. Xaaji Xunjuf;956462 wrote: War waxasi wa sheekooyinka qurba joogta loogo sheekeyn jiray , tageero maxay ah, SNM had a better ally with the USC, or the Unuka Pilots who refused to bomb Somaliland. Dadkan iyagi ba socon kari lah maxay dad kale tari, xaajiyad ba qada gebigooda ba. Anigu waxan odhan laha dadka productiveka Somaliland hala xidhato sida Ukrain iyo wadadamada hormaray oo wax badan hala is weydarsado dhaqaalaha ciidanka wax wada qeybsiga ganaciga Dad webi ag fadhiya wax ba inugu so kordhin mayaan eh. Xaaji taariikhda dadkaa marka hore soo baro. kaddib baynu ka hadli doonaa.
  3. Xaaji Xunjuf;956463 wrote: Hashimite and Arab kala saar. Hashimite Arabs wa ka sareyaan ethnic Somalilandish people are of higher pedigree, than Arabs, because they have the best of both. Dadka Carabta loo soo diray banu nahay . ;) waali iyo nus
  4. Xaaji Xunjuf;956456 wrote: Wax wada qabsigi wuxu fiicanyahay marka wax la kala faiidaysanyo anigu runti waxan odhan laha , dadkaas iska masaakinta meeshooda inta lo dayoo. inagu inaynu la xidhano dalkaas la yidha Ukrain, Ukrain , wax so saar fiican dad wax ku ool na wa leeyihin Ukrain qeybo ka mid ah ha inala so degan. Dadka shabelooyinka ku noolna oo ba iyo ta toona karin inaynu wakhtiga iskaga lumino maha. Umadda waxa wax lala qaybsada dadka productive ka sida reer Ukrain. Xaaji hada waad caytamaysaa dee:mad: Dadkan aad leedahay wax kama faa'idayo waa dadkii markay colaadu ka socotay Koonfur Duriyadda magta wada bixin jireen oo amaankooda ilaalin jiray.
  5. ^ Even 400 years ago Christianity was more organised than Islam. In fact, the Roman Catholic church was a political force in control of much of Europe.
  6. Xaaji Xunjuf;956449 wrote: Warsaamale the clan of ismaciil Cumar geele. Wayahay tallaabo adigu so gurguro inay wax ku taraan:D Warsaamale no no arab Descent for me. Saaxiin Xaaji dadkaasi uma baahna in lasoo gurgurto ilayn alaab laboobaayo ma ahee. Laakiin waxa waajib aha in dadkaas walaalaha nahay aynu isbaranno oo wax wada qabsanno
  7. warsamaale;956448 wrote: Another question for XX , do you consider your self of arab descent ? Xaaji bought into the fake Arab card which we used to milk our Arabian neighbours:D
  8. Xaaji Xunjuf;956441 wrote: Tallaabo they are not our cousins, they are koonfurians whom SL and them had great relations with it. These people are no use to us , waxba inugu so kordhin mayaan. Draculas in Djibouti are much closer to us in terms of culture. Eventhought they are not ethnic Somalilandish either. Saaxiib you can not distance them with your mere statements. Yes they are Koonfurians but they are our closely related clans too. They could live in Sudan, they could live in Nigeria, and they could also be our enemies but all that do not change the fact that they are our distant cousins.
  9. warsamaale;956439 wrote: This is the correct PC free version Tallaabo.
  10. Xaaji Xunjuf;956432 wrote: These people are no use to us ,i am more interested in isiolo that place has real Ethnic Somalilandish people living there. They cant even defend their land from rag tag HAG militia. Somalilanders should not waste their energy on those folks. Xaaji blood is thicker than water. You can not disown your cousins ee isku xishood.:eek:
  11. nuune;956428 wrote: My federalism, you think I am from Africa or Somalia. No you are part-time Irish and part-time citizen of the jumbojetland.
  12. warsamaale;956423 wrote: Do you guys consider yourselves D/R ? i thought your from a different lineage. Don't listen to Xaaji Xunjuf and his ilk and his absurd Arabisation of my clan. We are aborigines of the land. We are in the big tent of DR clan;)
  13. nuune;956422 wrote: So your stance is Madoobe and nothing to do with the new state of Shabelle hehe I am not against Axmad Madoobe or any other politician, warlord, or clan. I just think one more state in the Shabele region would help your federalism.
  14. I must admit tribalism in SOL is as funny as it is sickening:D
  15. What do you guys think about the creation of a federal state consisting of Lower Shabelle and Middle Jubba by our Southern DR clans together with D & M and the other communities in that region instead of them letting Axmad Madooba annex one of their states and colonise them? Your suggestions are welcome.
  16. NGONGE;956409 wrote: ^^ Morsi's fans are saying it's ok. Husni's fans are blaming Morsi. The thing is, with Egypt's revolution and the huge numbers of youth who got used to revolutions and riots, Egypt has a ready made army to send to Ethiopia if the situation ever gets worse. But I don't think it will. Ethiopia seems ready to play nice and keep both Sudan and Eygpt happy. Egyptians were just over reacting about this project. Ethiopia proved that the dam would not affect the flow of water into both Sudan and Egypt.
  17. I call for the creation of the Shabelle State of Somalia made of Lower Shabelle and Middle Jubba
  18. The Zack;956408 wrote: he said the DR is fake too LOl Just as fake as the D block:p
  19. nuune;956399 wrote: Tallaabo, stop with this DR, you can't win with that use the Hashimite ibnu Manaaf card! Saaxiib that card was fake. We invented it to get access to the Arabian palaces:p
  20. Good Ethiopian resources for Ethiopia;)
  21. nuune;956388 wrote: Tallaabo is right, the Hashimittes are the majority in the Jubbada Dhexe, a breakaway state must be pronounced asap! Not Hashimite but DR, our big tent;)
  22. The Zack;956385 wrote: Middle JUBBA maba degaan kuwaas. Hal tuulo xitaa kama degaan. Shabeelaha Hoosana 1 districts(Marka) out of 7 bey ka degaan. So that is why. There is your answer Xaaji Habaar, I don't think this is true. If it was, it would be beautiful! That is simply not true
  23. I always wondered why our Southern DR clans in Lower Shabeele and Middle Jubba not form their own Shabeele State of Somalia comprising of those states instead of becoming a minority in other people's fiefdoms? I am sure the Duriyadda and the other DR clans in Somaliland and Djibouti would offer them support at least moral one.