Daqane

Nomads
  • Content Count

    986
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Daqane

  1. New shopping center mall near the KM4 junction
  2. Different view of the 1950's built stadium konis
  3. Daqane

    Garissa

    and also former D.C
  4. Daqane

    Garissa

    Haatu;903044 wrote: The mentality of 'anywhere but garissa' is slowly changing sxb and will continue to do so IA. More and more people are realizing the fortune that is ready to be made there. First of all, Mandheera and Wajeer are small insignificant towns compared to Gsa. Also add in the fact that these two towns have not had any major migrations like what Gsa have seen so the original inhabitants don't feel like they're being 'pushed out'. Also, consider the fact the no land has been given out by the municipality since 1981 which meant qof walba meeshuu doono ayuu iska oodanaaye. This all lead to the original inhabitants of the town to take it upon themselves to 'defend' their town from those migrating there, which is sad really. All this can be blamed on the municipality itself. If it had continued to give out land, then murankan ku saabsan dhulka muusan jiri laheyn. As for the master plan, I can only hope they have considered this problem. On a side note though, 8/10 times you won't have a problem if the land you buy is normal sized. However, the problem comes markaad oodata/gadato a huge piece of land. Thanks for the explanation
  5. Daqane

    Garissa

    Oba that will change and besides all nairobians are rediscovering old relatives in xamar so that they can crash in their homes And the relocation is going slowly first older members of the family, then the younger and finally the economically active individuals who are milking both sides until they are well and trully established in xamar! People have learnt from so many false dawns and they are much more cautious this time the next 4 years will be a gradual return Insha allah.
  6. Daqane

    Garissa

    Brother Haatu indeed garissa has alot of potential but the mentality of that particular segment of NEP is still very much any where but garissa oriented and to be honest and I mean really honest reer garissa are just not friendly or trustworthy in Mandera and wajir you can fence a plot of land leave it and come back 20 years later to claim it and after a short meeting with the elders or witnesses and bam you have it back [happened to several relations of mine] but in garissa even if you are from the clan family you can easily get evicted in a matter of minutes if the wrong guy starts getting a hankerin' for your acreage. I noted you said a master plan has been set up has it taken the deep clan animosities of garissa when dividing up the land?
  7. Daqane

    Garissa

    Nuune you have a point walahi I have noticed the same thing even the numbers of somalis are decreasing I mean from just anecdotal evidence and non scientific eye view the number of somalis and bussiness activity seems to have gone down! Even the rents of houses in somali middle income and upper class areas such as south-c and nairobi west seem to be going down!! Add to that that 400 somalis are returning from nairobi to xamar everyday! as in permanently relocating and you kind of get the feeling that boom times nairobi is ending.
  8. I get you are saying the other guys are qualified but does that mean yarisow is not miyaa?
  9. I thought you were talking about this mans qualifications or lack there of.....silly me
  10. Why do you say that, this guy has worked in local government in the U.K for a while and did good work as the Information minister with the setting up of SNTV. Maxaa ku qadeey walaal mise cudurki reeraha qaarkod ba kugu abuurmay??
  11. Xafiiska Raisal wasaaraha oo maalmaha soo socda laga sugayo in Wasiirkii hore ee Warfaafinta C/Raxmaan Cumar Yarisow) lagu magacaabo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho, Xog Hoose. Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay ka soo baxdo xafiiska Raisal Wasaaraha Soomaaliya Wareegto lagu magacaabayo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in xilkaas loo magacaabi Doono C/Raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), waxaana ilo Wareedyo laga helay Xarunta Madaxtooyada ay sheegayaan in maalmaha soo socda uu Xilkaas qaban Doono Yariisow. Gudoomiyaha Xilkiisa dhamaaday Tarsan ayaa la sheegay in uu xilkaas ku wareejin Doono Wasiirkii hore ee Warfaafinta C/Raxmaan Cumar Yarisow) oo lagu wado in dhawaan loo magacaabo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho. C/Raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) in uu uu Noqdo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho ayaa dad badan waxay u arkaan horumar uu Gobolka banaadir ku Talaabsaday, maadaama Xiligii uu ahaa Wasiirkii Warfaafinta waxd badan uu ka qabtay xaalada saxaafada iyo hanaanka bulshada ay ula shaqeeyaan Warfaafinta. Eng. Yarisow ayaa ah aqoon yahan wax badan ka qaban kara xaalada amaan ee Gobolka banaadir iyo isku socod la aanta Xiliyada habeenkii ah, taasi oo ay u dheer tahay in Wadooyinka Magaalada Muqdisho ay u baahan yihiin dhismooyin oo xiliga Roobka dadka Muqdisho aysan isku socon Karin gaadiidka. C/raxmaan cumar ayaa 10 sano madax ka soo ahaa Dowladda Hoose ee London, UK oo uu Agaasime ka ahaa Waaxda Guryeynta oo runtii leh aqoon ku aadan sida Dowladaha Hoose ay u shaqeeyaan. 48 saac ka hor markii ay soo baxeen Wararkaan ayaa waxaa si aad ah u Qoray Warbaahinta Soomaaliya iyo Warbaahinta caalamka iyo Bogaga Internetka. Afhayeenkii Hore ee Xukuumadii Soomaaliya iyo Wasiirkii Warfaafinta ayuu soo qabtay C/Raxmaan Cumar Yarisow taasi oo ay u dheer tahay aqoonta maamul ee Dowlada Hoose uu u leeyahay, maadaama dalka Ingiriiska uu in badan ku Noolaa uu ka soo shaqeeyay Dowlada hoose ee dalkaas. Saxaafada aya soo dhawaysay in badan arintaan ayaga oo u arkay maamulka Cusub ee uu Hogaaminayo Yariisow mid wax badan ku soo kordhin kara xaalada kala Guurka ee Gobolka banaadir iyo Xiliyada habeenkii ah oo magaalada Mugdi ay tahay. Sidoo kale Wareegyada lagu magacaabayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka banaadir ayaa lagu wadaa in ay soo baxdo saacadaha soo socda, sida ay Bogan u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiska Raisal wasaaraha Soomaaliya. Cabdixakiin Cilmi Xasan Cabdixakiin441@hotmail.com Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com Deyniilecom@hotmail.com Webmaster@dayniile.com
  12. Renovation and laying of astro turf in koniis stadium And congratulations to the graduates of Plasma university
  13. No Haatu the golaha shaacabka you are refering to as the siyad one is being renovated as we speak and is the temporary location of the current parliament, the old 60's one is being rebuilt from the ground up and the turks are claiming a modern facility with live broadcasting ability will take a year to build.
  14. Xaaji I respect and admire this man, any man who could not get the support of faroole gets my vote, and anyone who gets off the gravy train called the somali federal parliament is either mad or cunning like a fox.
  15. Isnt this what we were saying all along? Somalis at this juncture have only one interest and mentality clannism from shoe shiner to so called sophisticated international businessman, the political opinion is the same regardless of differing political interests. For the moment four things have united the somalilanders the search for iticiraaf, the clear and present collective memories of the futility of war, the exemplary work of the elders of the society and the fact that as an unrecognized state the money available to steal and patronize with is very limited in form of foreign aid flows. All of these pillars are eroding at different speeds, I believe as someone already stated that 90% of the hubris against silaanyo is clannist and it will just switch sides when this president term ends and some other individual wins. But somaliland still has so much going for it least of all the fact their constitution is not based on clan federalism as the tortuous situation in southern Somalia is. Inshallah I hope truly hope this is just a momentary hiccup and that the bells of ********* do not keep on tolling as they toll for all of us.
  16. Wafdi ka socda dowladda oo gaaray magaalada Kismayo Wafdi sare oo ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray caasimadda gobolka J/hoose ee Kismaayo. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, wasiirka gaashandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Faqi, wasiirka warfafainta iyo isgaarsiinta & boostada iyo dalxiiska C/laahi Ciilmooge Xirsi. Waxaa sidoo kale wafdigan ka mid ah saraakiil ciidan iyo wasiiro xiggno ay ka mid yihiin taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini. Wafdigan ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Kismayo.
  17. Wafdigii ka socday dowladda ee gaaray Kismaayo oo kulan la qaatay maamulka KMG ah ee magaaladaasi Wafdi ka tirsan Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay kulamo kula qaateen mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee gobolkaasi. Wafdigan ka socday labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminayay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha waxaana ku wehliyay wasiirka warfaafinta, wasiirka gaashaandhiga, taliyaha ciidamada XDS, wasiir ku xigeenada wasaaradaha warfaafinta gaashaandhiga iyo saraakiil ciidan. Wafdiga ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay madaxda maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo, kuwaas oo ay kala hadleen xaalada Kismaayo waxaana kulanka ay qaateen mas’uuliyiinta uu ahaa mid ay saxaafadda dibad joog ka ahaayeen. Markii uu soo gaba gaboobay kulanka ayaa waxaa saxaafadda ka hadlay wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka Mudane C/xakiim Xuseen Guuleed kaas oo sheegay in kulankan uu ahaa mid ay uga arrinsanayeen xaalada Kismaayo.
  18. Wafdi ka koobnaa illaa sadex wasiir oo ka tirsan dowlada Somalia iyo saraakiisha ciidamada saakana ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose. Xubnahan oo ka koobnaa Wasiirka Gaashaandhiga, wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta iyo wasiirka cadaalada iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amingaqaranka ee dowlada Somalia oo ay wehliyaan saraakiil uu ka mid ahaa taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed Jen. C/qaadir Cali Diini ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonla Kismaayo masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada Jabhada Raaskambooni iyo milateriga Kenya. Wafdiga ayaa garoonka dayuuradaha ee magaalada Kismaayo waxy salaam sharaf kaga qaateen cutibyo ka tirsan ciidamada dowlada ee magaalada Kismaayo, iyadoo halkaas ay kooxda baambeydu ka garaacday muusikada astaanta u ah calanka Soomaaliya. Intaa ka dib waxaa waxaa wafdigaas waxaa loo gelbiyey gudaha magaaalada Kismaayo iyadoo amaanka magaalada si weyn loo xoojiyey ciidamadana lgu daadiyey jidadka magaaladaas, waxayna kulamo la leeyihiin madaxda iyo saraakiisha halkaas ku sugan, iyagoo kormeero ku tagi doona xarumo ay ka mid yihiin dekeda Kismaayo, isbitaalka Guud xarumaha maamulka saldhigyada ciidamada iyo meelo kale. Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com Deyniilecom@hotmail.com Webmaster@dayniile.com
  19. There is criticism and there is criticism what sort of leverage does the President and his goverment have against the kenyans and ethiopians, when even in such dangerous times some of us have nothing but criticism and nothing else to offer?
  20. Dowlada Etoobiya oo diidmo qayaxan kala hor timid heshiiska Milatari ee Soomaliya iyo Turkiga Dowlada Etoobiya oo in dhawaalo damaceeda ahaa in Soomaliya la hoos geeyo ayaa hada hurdadii ka soo kacday kadib markii ay ka warsheshay dowlada Soomaliya oo heshiis milatari iyo mid iskaashi dhex maray dowlada Tyuriga taa oo dowlada Etoobiya ku sheegtay mid aan u cuntameynin heshiis noocaas ah waxaase leys weydinayaa Soomaliya ma ah miyaa dowlad madax banaan oo aayaheyda wadankeen doonta kala tashan karto Dowlada EToobiya oo xoog ku joogta dalka Soomaliya ayaa ku tilmaantay heshiis aysan Igad ogeen in ay Soomaliya galin karin taa oo dad badan oo Soomaliyeed ku tilmaameen in hadalkaasi yahay mid lagu qosol madaama Soomaliya tahay wadan xur ah cidoow doono la heshiin karto Shacabka Soomaliyeed oo horey ula yabanaa mamaulka xoogag ee Igad ugu sameysa maamul gobolada Jubooyinka xili Dowlad dhexe oo la aqoonsanyahay ka jirta dalka Soomaliya iyadoona hadaladaan ka soo yeerayo shaki badan galineysa yaaha Dalka Soomaliyeed ,hadaana madaxda Soomaliyeed si aqliyeesan uga jawaaban hadaladaan ka soo yeeraya labada dal ee Dhulka Soomalida xooga ku heysta ee kala ah Etoobiya iyo Kenya kuwaa oo hada aaminsan damin dhowr sano oo hore la damacsanayeen Soomaliya ay hada ugu soo dhaceen taa oo sheegeen in ay kaga faaideysanayaan madaama Soomaalida yihiin madaxdeeda kuwa ka jecel in dalka helo nidaam iyo kala danbeen ijecelna n ay hoos tagaan wadamo ahaan jiray cadow soo jireen ah. Qeyladaan ka soo yeertay Dowlada Etooiya ayaa ah mid la wada sugaayey madamaama Soomaliya xiligaan heshay dowlada dhexe oo awood leh kana baxday xiligii KMG hadana u gudubtay mid rasmi ah aduunka la gali karto heshiiskay doonta madaama ay ka mid tatahay dowalaha ka mid ah qaramada midoobay Si kastaba ha ahatee madaxda Soomalida ayaa looga fadhiyaa in ay meel marsiyaan heshiiska milatari ay la soo galeen dowlada Turkiga madaama ay ka hor timid dowaladii 22 sano qas ka iyo jahwareerka waday Soomaliya Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com
  21. Courtesy Skyscrapercity.com Hamar Jajab district Last I heard the old fish market is to be modernised by the Japanese aid agency JICA. Mark the swimming pool Renovated Safari Hotel mogadishu Animal rights day but I personally have no idea how this is relevant to animal rights.
  22. How do the superpowers gang operate? who finances them? who tells them who to steal from, who to attack and what to steal?? Who is keeping this gang rolling in the money, who keeps serious police investigations off their back?? It is "respectable" members of the Somali business community, no need to lie or act shocked by the actions of these Hashish addicts but the most important element is that they are being used by the religious and bussiness community, the ever in the mosque community, the I wont get my hands dirty community to further their intreasts and goals and that is the real "shame" of the islii community rather than these vicious ciyaal fa cali, the most depressing thing is how they were in the forefront of the clashes with the kenyatis earlier this month and are actually earning some legitmacy in this current situation of break down of law and order in Kenya...