Daqane
Nomads-
Content Count
986 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Daqane
-
Warar caawa soo baxay oo laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xilalkii laga qaaday taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. C/qaadir Cali Diini iyo Abaanduulaha ciidankaasi. Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhegabadan). Ilo ku dhow dowlada Somalia ayaa xaqiijiyey in xilka ka qaadistaas uu soo jeediyey madaxweynaha Somalia, golaha wasiiradana ay isku raaceen caawa dood dheer ka dib, hase ahaatee weli si rasmi ah looguma dhawaaqin, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda la shaaciyo. Wararku waxay intaa ku darayaan in la magacaabay saraakiil kale oo lagu bedelay saraakiishan xilka laga qaaday hase ahaatee nooma suuragelin inaan helno magacyadooda. Lama oga illaa hadda sababta xilalka looga qaaday saraakiishan hase ahaatee waxay ka mid ahaayeen illaa xukuumadii RW wasaare Farmaajo taliyeyaashii horboodayey dagaaladii cuslaa ee ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku qaadeen kulana wareegeen qeybo ka mid ah koonfurta Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo labada Shabelle. Talaabadan ayaa ku soo aadeysa 24 saac ka dib markii golaha amaanka ee QM uu xayiraadii hubka ka qafiifiyey dowlada Somalia, lamana oga in xil ka qaadistan ay la xiriirto arintaan iyo iney ka horeysay. Dayniile Online News Desk Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com Deyniilecom@hotmail.com Webmaster@dayniile.com
-
This would be intreasting to nuune http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=QmDcP6fNTyo" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Dang brother, I have never paid attention, but Surf, Landcruiser [NGOs/Goverment officials] Cheaper older models of toyota e.g toyota 110, toyota carib e.t.c Your encyclopaedic knowledge of what other people drive leaves me in awe.
-
Breaking news: Oba supports the Jubbaland initiative
Daqane replied to oba hiloowlow's topic in Politics
-
Like I said lower shabelle might still join baay state, I would if I was them...
-
Yes they were as was the supplying of sheik Sharif government with light weaponry by the Americans. The aim is to train and equip 16,000 police officers and 30,000 SNA soldiers by the end of the next 3 years, that means training every single branch and officer training outside the country, as long as the SNA logistics and procurement departments proves adequate during the course of the year then the embargo will be fully lifted although the monitoring regime will remain as long as they can possibly maintain it. Until then the 30,000 uniforms and Command and Control communications system to be financed by the Qataris is badly needed.
-
Lifiting and arms embargo is more than the types of weapons that can be bought, even some types of training of armed forces envisioned in the Turkish-Somalia military agreement would have been considered training of unlawful combatants under the present terms of the previous resolution.
-
Alpha I drive spacio toyota and am a fake online blogger.
-
Xaaji Xunjuf;924900 wrote: What ever happens in Mogadishu and Somalia concerns Somalilanders, xita haday habari dhuusto wa inanu maqalno , because Somalia still claims Somaliland as part of their country.The day Somalia erases Somaliland from their constitution you have the right to tell Somalilanders stop meddling in our affairs in the mean time proceed yaa Mitid . Even than you have the right to kick all Landers from SOL LOL So far no conferences planned in Middle shabelle to form a state with lower shabelle. and bay and bakool still want to be involved in the Jubbaland formation , it will be interesting how this clan federalism works out. The 3 sub clans of the Habr ganster clan were never united under one Entity , they were only united to expand to the lower shabelle and lower jubba. But never united in galguduud so i dont see that happening and especially not with reer hiiraan. Actually I have no problem with all Somalis commenting on everything under the sun, it would be silly to, but what I find enervating is comments on something it is obvious someone knows nothing about that topic, for example I do not comment on jubbaland discussions because although for some very general ideas, I have no idea about it, I certainly cannot name all 400 elders at the confrence like some can, so I keep my council and keep quite, lakiin you and others just keep on displaying your ignorance rather than anything else about issues that other people have a clear idea about. I will give you some examples although I know that you are not paying attention, and are waiting for habarta aad hadaal heyse ineey dhuusto, Bay & Bakool will form a state with in the next 5 months if everything goes to plan, even the ethiopians are on board with that at the moment, the idea of them joining jubbaland was pure politics misee you took some threads on here as gospel truth of what an entire community wanted? As for middle shabelle and what not the more important issue is if lower shabelle elders support to an overwhelming majority the shabelle state, as for what you see and what you dont iyo habar gangster iwm, we shall see time will tell, only diffrence people are working towards this saaxib, baal aynu aragno what comes up.
-
Surfs are excellent cars 4 wheel and narrow enough to get maneuver the city
-
not 51% but 50%+1 there is a difference .
-
Well oba that is inevitable, since they are electing the mayor and golaha But like I said that is the plan, we shall see somaha....
-
They call them reer duun dararac meaning adding their two cents in conversations that do not concern them, with their thunderous voices, lool and any way the process has been ongoing, but as you say there is still a whole lot to do and their still other options like lower shabelle joining baay state e.t.c
-
Banadiir will be a federal district with representation in the lower house of parliament and senate, run by a mayor, a council and with eminent domain being held by the central government.
-
Raamsade iyo Abwaan waa geedka umada ee anigu berri hore ayaan ku yiri taas
-
Xaajiyow it does not work that Baay+Bakool = Baay state. Lower Shabelle+ Middle Shabelle= Shabelle State. Hiiraan+Galgaduud+Galmudug = Bartamaha State. Thats the plan markaasna by the way what do reer jibouti call reer somaliland?
-
Waar mazagoway aya capitalka laga digeeya ee maxaa ku hayaa adhi?
-
Lool now that is just greed let reer galgaduud and mudug have access to the shabelle
-
loool Haadi aan hadlo waa aaf salax kudeega yaagi Lower shabelle + Middle shabelle = Shabelle State of Somalia Watch reer duun dararac give their two cents
-
Hiiraan, Galmudug,Xiiman iyo Xeeb, and Galgaduud thats how the cookie is being setup to crumble... 5.Dowladdu waxay la wareegeysaa maamulada degmooyinka gobolada dhexe ee Ahlu suna gacanta ku heyso, kuwaas oo si toos ah u hoos imaanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay xaquuqdoodii u helaan.
-
looool ngonge raagedi
-
Mintid here is some insight into the agreement signed by the prime-minister: 1. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliyeed waxay ammaan iyo bogaadin u soo jeedineysaa halgankii dheeraa ee ay soo galeen Ahlus Suna Waljamaaca waxuuna noqon doonaa mid taariikhi ah. 2. In si waafaqsan Dastuurka iyo siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee maamul sameynta iyo federaaleynta dalka laga hirgeliyo maamul goboleed gobolada dhexe, kadib marka ay soo dhameytiranto wixii hindise sharciyadeed ah ee Dastuurku dhigayo. 3. In dhamaan ciidamada Ahlsu Suna, Hubkooda iyo Gaadiidkooda dagaalba lagu wareejiyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayagoo ka mind noqonaya ciidamada qalabka si ay u helaan xaquuqdooda ciidan-nimo. 4. In laga bixiyo kharashaadkii iyo deymihii Ahlu suna ku galay la dagaalankii Khawaarijta Al shabaab, kharashkaas oo dhan 5 Million oo dollar, waxaana leysla gartay in jadwal taariikheysan iyo guddi farsamo loo saaro qaabkii deymahaas loo bixin lahaay. 5.Dowladdu waxay la wareegeysaa maamulada degmooyinka gobolada dhexe ee Ahlu suna gacanta ku heyso, kuwaas oo si toos ah u hoos imaanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay xaquuqdoodii u helaan. 6. Dowladdu in daryeel u fidiso agoontii iyo naafadii ku wax yeeloobay halgankii dheeraa ee Ahlu sunna uga xoreeysay degaanada gobolada dhexe Khawaarijta Al Shabaab. 7. Dhaqangelinta iyo dabagalka heshiiskaan waxaa loo saarayaa guddi farsamo oo labada dhinac ah mudo labo asbuuc gudahood ah oo ka bilaabaneysa maalinta heshiiskaas la kala saxiixdo. Heshiiskaan waxaa u saxiixay dhinacyada. 1. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka 2. Cabdi Cali Fiidow Waxaa kale oo goob joog ka ahaa. Guddoomiyaha golaha Fulinta maamulka Ahlu suna Waljamaaca 3. Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye Guddoomiyaha saddexda gole ee maamulka Ahlu suna Waljamaaca. 4. Sheekh Cumar Shiikh C/qaadir Guddoomiyaha golaha Talada maamulka Ahlu suna Waljamaaca. 5. H.E. Cabdi Faarax Shirdoon Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya People here as usuall don't understand how important this is...
-
waar anigu muqdisho baaban ka dalee galgaduud markaan kursi iyo cood ka donnayo ayaan taagi doona
-
horta mazagowaay ma magalo weyn baa? berri ayaan gabadh shuukansadheey oo mazogawaay sheegan jirtaay een waxaan is weydiyeey meeshu ma tanzania baa, laakiin definetly magac soomali maha...