Abu-wehliye
Nomads-
Content Count
71 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abu-wehliye
-
Hadii ay 77% ay kasoo horjeedaan nidaamka shariicada ee kuwa khawaarijka ah rabaan waa ilaahey mahadiisa...AHLAN BI_SHARIICA ALWASAT
-
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
Abu-wehliye replied to Saalax's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;944780 wrote: Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan. Xaaji, alshabaab cid ay ka adagtahay malahan ee waxaa caawiyey lacagah faraha badan ee kooxaxa argagaxisada ah siiyaan iyo dadka masaakiinta nabad jecel ee ay deegaankooda ka qabsadeen oo dhirtiina ka dhameeysteeen. -
Haddeey yihiin kuwii dilka geeystey waxey ila tahay wey heleen waxey muteesteen
-
Bad news, Shabab coming alive near Barawe again (pics)
Abu-wehliye replied to Mad_Mullah's topic in Politics
Waxey ilatahay meel ay ku dhuuntaan ayeey la'yihiin..mardhow ayeey dharka iska tuuri doonaan gerkana xiiranayaan -
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
Abu-wehliye replied to Saalax's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;944731 wrote: Xiinfaniin Amiir godane is stronger than raskambooni militia and all the other factions , but you have borrowed muscles Oo Godane iyo maafiyada la socota goormey dagaal galeen..marwaliba dhoomeysi un bey ku dagaalamaan! Ilaahayoow ummada ka qabo kuwaan KHAWAARIJKA ah. -
Abu mansuur Al-amriki shot in the neck by Al shabaab assins
Abu-wehliye replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Ilaahayoow Soomaalida ka qabo al-Shabaab iyo kuwa dawa socda... -
Ilaahayoow KHAWAARIJTAN ummada Soomaaliyeed ka qabo
-
اللهم صلي علي سيدنا محمد وعلي اله واصحابه وسلم
-
Banaadir Admin Launches neighbourhood watch
Abu-wehliye replied to oba hiloowlow's topic in Politics
waa qorshe wanaagsan.. waxaana rajeeynaayaa inuu qorshahan ka hortago kuwa dhiiga muslimiint xalaaleystey -
Ilaahayoow naga dhig kuwii waalidiintooda u naxariisata oona ka doceysta.
-
Sheekh Uways .. the one who spread islam in southern Somalia-East Africa
Abu-wehliye replied to Khadafi's topic in General
Qoristan qiimah badan ee Sheykh Uways Ilaahey khyr ha kaa siiyo walaal, haduu maanta noolaan lahaa sheikhu wuxuu la fajaci lahaa kuwa anaga naga mid ah oo diinta afduubey! oo gaaleeynaaya kuwa jidka sheekha ku taagan! -
Waxaan jeclaan lahaa inaan Jannada ku dhex arko dadka sida dulmiga ah loo diley oo ku raaxeysanaayaa Jannada, gaar ahaan kuwa al-Shabaab iyo waxa lamidka ah sida xaq darada ku diley...
-
http://warqaad.com/2013/04/02/dhageyso-faahfaahinta-qarax-ka-dhacay-bakaaraha/ al-Shabaab waxey ka adagtahay oo kaliya Shacabka aan hubeysneyn ee xamaalanaaya...Ilaahayoow ummada kuwaan ka qabo..
-
6 dead as heavy war erupts in Merca, Somalia
Abu-wehliye replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
Sidaan arko koox ku guuleysaneysa dagaalkaan marko majirto ee al-Shabaab ayaa si wanaagsan u qosleeysa oo kaliya.. -
Al shabab attacks Afmadow district of Lower Jubba region
Abu-wehliye replied to Saalax's topic in Politics
al-Shabaab mar hadeey Kismaayo difaaci weydey wax ay tari karaayaan ayaan la arag ee mar dhow wadankoo idil ayaa laga saari doonaa Ilaahey haduu yiraahdo. -
Waxey ilatahy in ciidanka qalabka sida Soomaaliyeed mar hadii la hubeeyo uusan u baahneyn Ethiopian ama Africans. waxaa soo dhowaadey in al-Shabaab wadanka oo dhan laga xureeyo ee waxaan dhihi lahaa dadaka deegaanka degan ciidamada qalabka sida ku caawiya sidaad al-Shabaab goobihiin ugu saari laheydeen.
-
Carafaat;804414 wrote: I have heard from a secret source that Somalia will be back on its feet, have one cetral authority for the whole country and will be Al Shabaab free within one year, inshallah. Ilaahey run ha ka dhigo....
-
Somali Forces Re-Capture Aw Diinle From Al-Shabaab
Abu-wehliye replied to xiinfaniin's topic in Politics
The Zack;928779 wrote: Anigu alshabaab baan la yaabaa markey xabaahi arkaan wey sii cararaan laakiin waxaa kasii daran the so called SNA, kaligood alshabaab uma istaagi karaan. Dhibaatada heysata dowlda iyo ciidankeeda waa hub la'aan iyo ciidan tababaran oo diyaar u ah ineey dalkooda u dhintaan. al-Shabaab si fudud ayaa looga adkaan karaa ee waxaa loo baahanyahay in daka la wacyi geliyo oo diinkooda la fahamsiiyo. -
Somali and Ethiopian troops withdraw from Xudur Bakool.
Abu-wehliye replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Reer xudur waa ineey al-Shabaab kula dagaalaan wixii awoodooda ah, dawladana waxaan dhihi lahaa waa ineey ciidan u dhistaa dadweynaha gobalka oo ka dhiciya kuwan KHAWAARIJKA ah. -
Al-Shabaab defeated, says Somali president ?
Abu-wehliye replied to malistar2012's topic in Politics
Waa guul Somaalida maanta u soo hooyatey ineey ka adkaadaan al-Shabaab iyo ajaanibta wadankeena rabey iney ka dhigaan mid aan waligiis dowlad yeelan. Dowlada Soomaaliya waa ineey ka shaqeysaa sideey u dhaqan rogi laheyd dhalanyarada la duufsadey waxaana dowlada laga filayaa ineey meeleyso dhalantyarda oo ay shaqooyin u hesho si ayan al-Shabaab ama kuwa la mid ah fursad ugu helin ineey duufsadaan.
-
Popular Contributors