
Jamal Hassan
Nomads-
Content Count
23 -
Joined
-
Last visited
-
Puntlanders cuts somalia's flag in pieces in Garoowe
Jamal Hassan replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
I peak Hassan Sheikh face. -
http://www.hiiraan.com/news/2013/Jun/wararka_maanta3-22125.htm
-
Kulan Dhexmaray Ra'iisul Wasaaraha Australia iyo Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdiweli Gaas (SAWIRRO) Melbourne, June 3 (HOL) - shalayto oo taariikhdu ahayd 2nd June 2013, ayaa waxaa magaalada Melbourne ee dalka Australia kulan ku dhex-maray R/Wasaaraha Australia Julia Gillard iyo R/Wasaarihii hore ee Somalia mudane Prof C/Weli Maxamed Cali Gaas. Kulankaas ayaa Prof C/Weli ka warbixiyey marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay dowladihii Soomaaliya ilaa dalka Soomaaliya hadda ka baxay marxaladdii ku meel gaadhka ahaa, una gudbay dowlad rasmi ah. Prof C/Weli waxa uu ku booriyey R/Wasaaraha Australia Julia Gillard in dowlada Australia ay sii wado taageerada ay u fidiso dalka Soomaaliya, taageeradaas oo ku aadan dhinaca horumarinta iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya. Julia Gillard ayaa iyaduna dhankeeda cadeysay inay ku faraxsan tahay booqashada uu Prof C/Weli ku yimid Australia, isla markaana ay Australia diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato dib u dhiska dalka Soomaaliya. R/Wasaarihii hore ee Somalia Prof C/Weli ayaa maalmihii la soo dhaafay booqasho ku joogay dalka Australia, isaga oo la kulmayey qeybaha kala duwan ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan Australia. Ujeedada safarkiisa ayaa ahayd in uu qurba joogta Soomaaliyeed ku dhiiri geliyo in ay ka qeyb-qaataan dib u dhiska dalkii hooyo, isaga oo nuxurka qudbadiisu ahayd in dadka Soomaaliyeed marka hore kaalin buuxda ka galaan dalkan Australia gudihiisa, markaas ka dib ayey caawin karaan Soomaaliya. Soomaalida Australia degan ayaan u kala hadhin soo dhaweynta R/Wasaarihii hore ee Somalia mudane Prof C/Weli Maxamed Cali Gaas oo aad loogu ammaanay hawshii fiicnayd ee uu qabtay intii uu hayey xafiiska.
-
The Somali Government will back Barre hiiraales Presidency
Jamal Hassan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think their more concerned about their survival. -
@SomaliInterior: "My #Kismayo trip was very good and meetings were very fruitful, thanks to Kenyan and Somali Army. #Somalia. #Kismaayo is a beautiful and historic town, 3rd capital of the our nation. It can not ruled by clan militia or non governmental group. #Kismaayo: All parts must be aware of that no clan or an armed group can have the decision of creating admin to a great town like Kismayo."
-
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u Qaabilsan Soomaaliya This is just embarrassing.
-
President of Somalia Hassan Sheikh Mahamuud Visits Turkey
Jamal Hassan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Is this Saacid dude ceremonial? -
He is the wife of Asha Haji Elmi, he in under her strings and we all know who will be calling the shots. He has no experience nor the type of education required to pull Somalia out of this predicament. A Bachelor degree is carried by 22 year olds. Shirdon is a toothless prime minister and a notorious Narcotic trader. His qualifications did not take him this far his wife did. Farmaajo or Barre would have been a far better choice.
-
Hopefully Ali isse, Hashi, Abdiweli and other educated people will still be interested in helping there country.
-
I'm sure most won't even want to work under that type of leadership.
-
If he's smart he will include Hashi in this cabinet.
-
Any thoughts on who will fill the top ministries.