Illyria

Nomad
  • Content Count

    1,798
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    45

Everything posted by Illyria

  1. Good analyses. Credit goes to the old guards: Islam Bashir, Gen. Said Dheere, and Qarjaf, who for the 5th time came to the rescue. In turn, Islam Ciise, the weak link in the Issims hierarchy, has shown maturity, and listened when it mattered. Whilst naive, if rather green in his dealings, Deni has shown he is a shrewd negotiator, outmanoeuvering the opposition, but can still f@ck up, so let us hold off extending accolades till Jan. 8th. A consolation lesson learnt from the Local Council elections was that the Election Commission could manage the process with very little, if any interference from Deni & Co. Postscript: With HY finally arming themselves, let us hope Biixi & Co. heed their warnings. Trouble with Hargeysa politics is there was only one card to lull the poor public to sleep "ictiraaf", and that has since been ripped to pieces by reer SSC, and now even ina Jirde, the last wise man left in the triangle, is left staring at his toes.
  2. How familiar are you with Sh. Hoose? Who are the main actors in the region? And who controls what cities, and districts? Major Cities: Marka, Barawe Districts: Afgooye, Qoryooley, Kuntuwaarey, Sablaale, Jannaale +.
  3. True, and I also think their intent is dishonest.
  4. He [Deni] is of the mindset that so long as he is doing the right thing, and the public considers his project acceptable, he could do no wrong, a delusional state of mind. Here is a summary: a) [46](3) No limitation as to the number of political parties, with any party, which garners 5% of the Local Council elections recognised as a political party. b) [56] No longer Parliamentarian with the public electing MPs, President, and VP. c) [90] Supreme Court justices have no term limitation. d) [98][113] Permanent Election Commission has neither term limitation, nor preset numbers. 6 shall be appointed by Executive & Legislature, with each political party having a representation.
  5. I abhor Deni and his illbirth, tyrannical, zero sum game politics, and even loathe the pseudo opposition more. These amendments do benefit the opposition even more, but will neither acknowledge nor admit.
  6. Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo taartiikhdu tahay 25 Luuliyo isku raacey in wax laga beddelo ilaa 7 qodob oo ka mid ah dastuurka Puntland, waxaa fadhiga soo xaadirey 60 Mudane oo kamid ah 66 Golaha Wakiiladu ka kooban yihiin. Qodobka 7aad farqadiisa (1) Dhulka Puntland waxa uu ka kooban yahay gobollada Bari, Nugaal, Sool, Cayn, Karkaar, Mudug, Heylaan iyo Sanaag, waxaa lagu daray Raas Casayr oo horey loo oran jirey Gardafuu kaas oo la magacaabey sanadkii 2013 kadib markii dastuurka la asnixisyey. Qodobka 44aad Farqadiisa (2) waxay u dhigney sidan: Xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degmooyinka waa mansabyada dadweynuhu tooska u dooranayaan. Waxaa lagu daray in Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu ay yihiin mansabyada dadweynuhu soo dooroanayaan. Qodobka 46aad Farqadiisa (3) oo dhigneyd sidan: Saddexda urur siyaasadeed ee ugu codadka badan tartanka kowaad ee Golayaasha Deegaanka ayaa noqonaya saddexda xisbi siyaasadeed ee rasmiga ah. Qodobkan si weyn ayaa loo beddalay, waxaana muuqata in uu qabyo yahay, inkasta oo aan dastuurka wax kumeel-gaar ah lagu dhigin ayaa qodabkan laba fasiraad lee yahay waxaana wax ka beddelkiisi loo dhigey sidan: Ururada siyaasadeed ee doorashada kowaad ee goloyaasha deegaanka ka hela xubno ayaa noqonaya xisbiyada siyaasadeed ee rasmiga ah, waxaa lagu daray qodob afaraad oo oranaya: Doorashooyinka xiga xisbiyadu waxay noqonayaan shantii sanaba mar, waxaana xisbi noqonaya urur siyaasadeedkii hela 5% tirada guud ee goloyaasha deegaanada Puntland. Qodobka 56 aad: Hanaanka Dowladda Puntland ee ahayd Baarlamaani waxaa loo beddalay, In aytahay Dimoqraadi dadweynhu soo dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Qodobka 62aad: Sababaha lagu dhumin karo Xasanaadda xildhibaanimo, waxaa lagu daray qodobkan farqad cusub (d) Marki Xubinta xildhbaan kamid ah Golaha wakiilada laga qaadayo xasaanadda waa in ay oggolaadaan 2/3 tirada guud ee xubnaha golaha wakiilada. Qodobka 64aad Waxa uu ka hadlayaa awoodaha Golaha wakilada in ay ka mid tahay Doorashada Madaxweynaha, farqadda ka hadleysa ee (8) ayaa meesha laga saarey. Qodobka 90aad: Maxkamadda Sare: Wuxuu ka kooban yahay shan farqadood, waxaa laga saarey hal farqad oo ka hadleysa muddo xileedka Maxkamadda sare in ay tahay shan sano, waxaana hadda laga dhigey muddo aan cayineyn waxaa xilka ka qaadi kara Golaha wakiilada oo ah cod haldheeri 1/2+1 Qodobka 112 ee ka hadlaaya dhismaha guddiga doorashooyinka, waxaa laga bedalay oo keliya muddada ay jirayaan oo ahayd 6 sano waxaa laga dhigey mid aan xili lahayn, waxaana ay xilka ku waayi karaan si lamid ah Maxkamadda dasuuriga ah qodobka 98aad: b. Haddii ay lumiso shuruudihii lagu soo doortay mid ka mid ah. t. Geeriyooto ama ay ku dhacdo jirro ay la gudan waydo xilkeeda. j. Istiqaalo keento lagana aqbalo. x. Ku xad gudubto Shareecda Islaamka, Dastuurka iyo qawaaniinta Dalka. Kh. Maxkamadi ku xukunto fal dambiyeed culus. Qodobka 113 ee isla Guddiga doorashada, waxaa meesha laga saarey tiradoodi ahayd 9, waxaana laga dhigey in 6 kamid ah ay soo kala magacaabayaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, halka Xisbiyada jira oo aan tiradooda la aqoon midkastaa xubin ku soo daraayo. Intaan waa nuxurka wax ka beddelka ee dastuurka ay ku sameeyeen Golaha wakiilada Puntland. Horseed Media
  7. Hoos ka akhriso 12ka Qodob ee ay dastuurka Puntland ka bedeleen: 1- Qodobka 7-aad: Dhulka & Soohdimaha Puntland 2-Qodobka 44-aad: Doorashooyinka 3- Qodobka 46-aad: Xisbiyada Siyaasadda 4-Qodobka 47-aad: Sharuudaha furashada Xisbiyo Siyaasadeed 5- Qodobka 56-aad: Hanaanka Dawladda 6- Qodobka 57-aad: Qaybaha Dawladda 7-Qodobka 62-aad: Sababaha lagu lumin karo xubinnimada Golaha Wakiilada 8- Qodobka 64-aad: Awoodaha Golaha Wakiilada 9- Qodobka 89-aad: Qaab dhismeedka Garsoorka 10- Qodobka 90-aad: Maxkamadda Sare 11- Qodobka 112-aad: Guddiga Doorashada (PEC) 12-Qodobka 113-aad: Nidaamka Doorashada Guddiga (PEC)
  8. In a nutshell, without HY, the triangle can not exist.
  9. If you actually review proposed amendments, I see no reason for opposition, most notably there being no limitation as to the number of political parties, even Faroole's condemned Horseed party has a chance to compete now. Reference: Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo taartiikhdu tahay 25 Luuliyo isku raacey in wax laga beddelo ilaa 7 qodob oo ka mid ah dastuurka Puntland, waxaa fadhiga soo xaadirey 60 Mudane oo kamid ah 66 Golaha Wakiiladu ka kooban yihiin. Qodobka 7aad farqadiisa (1) Dhulka Puntland waxa uu ka kooban yahay gobollada Bari, Nugaal, Sool, Cayn, Karkaar, Mudug, Heylaan iyo Sanaag, waxaa lagu daray Raas Casayr oo horey loo oran jirey Gardafuu kaas oo la magacaabey sanadkii 2013 kadib markii dastuurka la asnixisyey. Qodobka 44aad Farqadiisa (2) waxay u dhigney sidan: Xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degmooyinka waa mansabyada dadweynuhu tooska u dooranayaan. Waxaa lagu daray in Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu ay yihiin mansabyada dadweynuhu soo dooroanayaan. Qodobka 46aad Farqadiisa (3) oo dhigneyd sidan: Saddexda urur siyaasadeed ee ugu codadka badan tartanka kowaad ee Golayaasha Deegaanka ayaa noqonaya saddexda xisbi siyaasadeed ee rasmiga ah. Qodobkan si weyn ayaa loo beddalay, waxaana muuqata in uu qabyo yahay, inkasta oo aan dastuurka wax kumeel-gaar ah lagu dhigin ayaa qodabkan laba fasiraad lee yahay waxaana wax ka beddelkiisi loo dhigey sidan: Ururada siyaasadeed ee doorashada kowaad ee goloyaasha deegaanka ka hela xubno ayaa noqonaya xisbiyada siyaasadeed ee rasmiga ah, waxaa lagu daray qodob afaraad oo oranaya: Doorashooyinka xiga xisbiyadu waxay noqonayaan shantii sanaba mar, waxaana xisbi noqonaya urur siyaasadeedkii hela 5% tirada guud ee goloyaasha deegaanada Puntland. Qodobka 56 aad: Hanaanka Dowladda Puntland ee ahayd Baarlamaani waxaa loo beddalay, In aytahay Dimoqraadi dadweynhu soo dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Qodobka 62aad: Sababaha lagu dhumin karo Xasanaadda xildhibaanimo, waxaa lagu daray qodobkan farqad cusub (d) Marki Xubinta xildhbaan kamid ah Golaha wakiilada laga qaadayo xasaanadda waa in ay oggolaadaan 2/3 tirada guud ee xubnaha golaha wakiilada. Qodobka 64aad Waxa uu ka hadlayaa awoodaha Golaha wakilada in ay ka mid tahay Doorashada Madaxweynaha, farqadda ka hadleysa ee (8) ayaa meesha laga saarey. Qodobka 90aad: Maxkamadda Sare: Wuxuu ka kooban yahay shan farqadood, waxaa laga saarey hal farqad oo ka hadleysa muddo xileedka Maxkamadda sare in ay tahay shan sano, waxaana hadda laga dhigey muddo aan cayineyn waxaa xilka ka qaadi kara Golaha wakiilada oo ah cod haldheeri 1/2+1 Qodobka 112 ee ka hadlaaya dhismaha guddiga doorashooyinka, waxaa laga bedalay oo keliya muddada ay jirayaan oo ahayd 6 sano waxaa laga dhigey mid aan xili lahayn, waxaana ay xilka ku waayi karaan si lamid ah Maxkamadda dasuuriga ah qodobka 98aad: b. Haddii ay lumiso shuruudihii lagu soo doortay mid ka mid ah. t. Geeriyooto ama ay ku dhacdo jirro ay la gudan waydo xilkeeda. j. Istiqaalo keento lagana aqbalo. x. Ku xad gudubto Shareecda Islaamka, Dastuurka iyo qawaaniinta Dalka. Kh. Maxkamadi ku xukunto fal dambiyeed culus. Qodobka 113 ee isla Guddiga doorashada, waxaa meesha laga saarey tiradoodi ahayd 9, waxaana laga dhigey in 6 kamid ah ay soo kala magacaabayaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, halka Xisbiyada jira oo aan tiradooda la aqoon midkastaa xubin ku soo daraayo. Intaan waa nuxurka wax ka beddelka ee dastuurka ay ku sameeyeen Golaha wakiilada Puntland. Horseed Media
  10. There is a bigger game being set, and we do not wish to waste our time with 'dhufadlayaasha' HJ, let alone 'huudheylayaasha' HA. You may lull those falsities with your newly found Samaale brethren, for we know your ab & isir. HY, your de facto erstwhile leaders are truly the only ones we wish to engage. The rest of you could hold on to your tickets, and for your time, if ever. In the interim, and whilst in waiting, learn how to shower properly, and clean those filthy, red fangs.
  11. Waar ha ku hafan e, u kaadi kuwiina yare caqliga lihi ha isku dayeen in ay jawaabeene. We could not engage the batty loonies removed from reality. O by the by, whom do you think is supporting, arming, and financing HY in the hour of need?
  12. "Waxaan sugaynaa gala dagaalka" As the old scion quipped: "Ragse cadaalad waayaa sidii cawsha kala yaacye, Caarada wadnaha iyo dib buu cubuq ka yeeshaaye, Mar haddii calooshiyo geed ciidan lagu beeray, Cirkiyo dhulkuba way arkaan cirirka toolmoone, Cawdcawdka tolnimo sow colaad aadihi kama fiicna". https://www.facebook.com/watch/?v=246957341514760
  13. In other words, your educated elites are reduced to collecting "digo" at Sayladda xoolaha, and hawking second-hand wares at market stalls at a half price. Cleaning houses, and changing diapers was your lots' job, yaa reer baadiye. I'll let this young HY man speak to you. https://www.facebook.com/watch/?v=1250207018983463
  14. Here are hablaha HY ee raggooda la laayey, la ciilay, cabanaya, kuna dhaaranaya in ay nasabada ka baxayaa! https://www.facebook.com/watch/?v=303414455468858
  15. "Dawlad maahee waa shufta dadka helay ... ma dhergaan, ma laqanyoodaan, mana qajilayaan" "Dhibanahaan dulliga qaayibay ee maanku daxalaystay, Ee dhagarqabihii duudsi baday, wali difaacaaya, Ee dayr cadkiisii ka jecel, diiqa laga siiyo, Ee dalawadiisii nin kale, ugu ducaynaaya, Dad noolnool waxaa sidaa u galay yayga dagi weyday" https://www.facebook.com/watch/?v=265270199558746
  16. Quite the Al Sahaf of the triangle, are not you? And shall be singing that same tune when the blows land on your visage, and the carpet is being pulled from underneath your sullied soles. I always knew you were a pamphleteering dotard, but to be the de facto "dawdar", now that is a bloody low point in life. You progenitor must be so proud of you, if still boring the neighbourood as to your brilliance!
  17. Actually this time, HY are serious, and forming armed rebellion in some regions. Let us leave it at that for now. They forever remain hostage to the illusive, if fictitious "ictiraaf", which necessitated their acceptance of being marginalized, and made irrelevant not only in politics, but in economics, and of all people by Hariisa fraying HA, and "caagadlayaal" HJ. It is quite tragic to watch their political, social, and economic status being reduced to that of mere carpet baggers in the triangle. Horaa loo yidhi rag isma dhalo. The second class citizen minions here accept "gunnimo", and seem proud of it. Bugger the lot!
  18. Fighting the Muse regime, and restoring dignity is our goal. "30 ka sano dulmiga gaadhay, iyo beenta darajaysan; khudbadaha sidii duul Muslim ah, daahirka u muuqda; dibnaha qawlka laga sheegayiyo damaca uur kee fog; "
  19. I was not patronising you, but trying to redirect your focus on this point: "Somalinimo, for [it] transcends symbolisms, and systems of governance, be it fiefdom, monarchical, oligarchy, or Federalism, and one must not mistake [its] many banners, and flags for its lack of. As people, how we choose to govern ourselves bears no relevance as to our core being".
  20. Re-read my dead boy, try again, and this time pause before typing away! By the way, stick to, and with the topic of discussion, and if you resort to labelling me, I shall leave you to it.
  21. Jamaariirtu have given up counting the lost kids, who are just fodder for the Jamaahiirta cannon fire. Just offering decent burial for the dead, treatment for the wounded, and safe passage back home for the captured. Who would have thought ***/*** boys would bellow when captured "Oromo ayaan ahay".