Jabhad

Nomads
  • Content Count

    1,351
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jabhad

  1. Weeraro lala beegsaday ciidamada cadowga ee ku sugan duleedka Muqdisho Posted to the Web Jan 30, 17:42 Aayaha.com, 30 Jan. 2007 - Qaraxyo waaweyn ayaa caawa gilgilay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Ugu yaraan lix madfac ayaa lagu waramayaa in lala beegsaday xerada Maslax oo ay ku sugan yihiin ciidamo Itoobiyaan ah. Qaraxyo kale ayaa lagu waramayaa in lala beegsaday xero ku taala duleedka xaafadda Suuqa Xoolaha oo ay ku sugan yihiin ciidamada cadowga Itoobiya. Dad ku sugan degaanka Suuqa Xoolaha ayaa laga soo xigtay in qaraxyada ay daba socotay rasaas goos goos ah oo ka dhaceysay goobta la weeraray. Waa markii labaad ee muddo todobaad gudahiis ah weerar noocan oo kale ah lala beegsado xeryahan ay ciidamada cadowga Itoobiya ku sugan yihiin. Ilaa hadda lama garanayo qasaaraha ay geysteen qaraxyadii caawa. Warar faah faahsan kala soco barnaamijyadeena beri hadii Alle idmo. Aayaha.com Editor@aayaha.com
  2. 6 qof ayaa ku geeriyootay 9 kalana way ku dhaawacmeen gantaalo is daba jooga oo lala beegsaday Xero Ciidamo Itoobiyaana ku jireen oo ku taal duleedka Muqdisho Muqdisho,Salaasa, Jan. 30, 2007 Waagacusub.com 6 qof ayaa ku geeriyootay 9 kalana way ku dhaawacmeen qaraxyo ay Xoogaga Shabaabka la beegsadeen Xeradda Ciidamadda Itoobiyaanka ku jiraan ee ku taal duleedka Muqdisho ee Ceel Cirfiid sida uu ku soo waramayo Wariyaha Waagacusub Maxamed C/Raxmaan Shirwac Aarbeedhee oo ku sugan degaanka Suuqa Xoolaha ee Degmadda Huriwaa. Qaraxyadaan oo ahaa 7 qarax oo isdaba jooga ayaa gilgilay Huriwaa,waxaana la sheegay inay ahaayeen gantaalo xoogan oo lagu tuuray Xeradaas ay ku jireen Itoobiyaanka waloow ay adag tahay sida lagu helo xogta weerarkaas ku saabsan. Marwo Xaliimo Cabdi oo ku dhaw Xeradda Ciidamadda Maslax ayaa Waagacusub u sheegtay in markii qaraxyadaas ay ka maqleen dhinaca Ceelcirfiid ay rasaas xoogan is qabsatay taas oo inta badan ka soo dhaceeysay dhinaca Xeradda ay ku jiraan Itoobiyaanka Muqdisho waxay maalmahaan u muuqatay Baghdada Ciraaq,waxaana hareeyay cabsi iyo walaac laga qaaday qaraxyadda isdaba jooga ah ee ay geeysanayaan kooxo aan heybtoodda la aqoon. Dowladda Federalka iyo Ciidamadda kaabaya ee Itoobiyaanka waxaa ay Muqdisho joogaan 32 maalmood hasse yeeshee wali waxay wax ka qaban la yahiin amaanka oo u muuqdo mid faraha ka sii baxaya
  3. "and what is happening in Adhi cadeeye ??? what did they tell you ???" Tell me who??lol. How old are you anyway?? Wasn't there a war between the two rivals in that area. Or was that a friendly match?? lol don't fool yourself Atheer, stop day dreaming and come to reality. stop the pu-shitting.
  4. "Sorry ,, we are not on war ,,,,,,, remember we've peace so there are no front lines here" Maybe Adhi-Cadeeye is in Iraq. Make sense for once old man. Af-Daboolan waa dahab.
  5. " Actually i hate all of those cowards who don't fight in the front lines like you ,,,,," OK geesiga. Tell us, when was your dear leader on the fron lines of war? Far iyo meel bugtaa is og.
  6. "The irony is that Somalis killing each other and dragging their dead body in the streets for the first time in history while Meles announces Mission Accomplished." Ishaa katuurtay sxb.. Mission accomplished indeed. Somalis are more divided. Gaalo raac vs Gaalo diid.
  7. Warkii Ugu Dambeeyey:: Itoobiya oo ku jabtay markale dagaal ay hawd ka fog ee afmadow ka shisheeya kula gashay MMI Warkii 28-Jan-2007 iyo Qormadii: afnugaalnews war hada naga soo gaadahaya ayaa waxa uu sheegayaa in hada lagu aasayo asakar Itoobiyaana iyo askar somalia magaalada afmodow askartan ayaa waxa ay tahaay askar ku dhimatay dagaal qadhaadh oo ay lagaleen ciidamada MMI. Warar ka ayaa intaa ku daraya in 24 kii saac ee lasoo dhaafay ay aad ugu jabeen ciidama Itoobiya hawdka fog ee afmadow udhow iyaga oo dagaal qadhadh lagalay hadhaagii ciidamada MMI oo hada ku jira hawdkaa . Hadaba warar ka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in magaalada hada lagu aasayo askar badan oo mayda iydoo ay dhimashada askartaasi ay kadanbeeyeen dagaalo culus oo ay lagaleen maxaakiimta hadaba dagaaladan ayaa ahaa dagaalo mudadan socday walow loo diiday saxaafada. Ilaa iyo intii laga saaray MMI magaalada kismaayo waxaa dagaalo qadhaadh ay ka socdeen hawdka fog ee xadka kenya hadaba dagaaladan ugu danbeeyay ayaa warku waxa ay intaa ku darayaan in xitaa lagu laayay dad soomaaleed oo basaasiin u ah Itoobiyaanka. Dagaaladan ayaa waxa ay warar ku intaa ku darayaan mar shabakada afnugaal.com ay la xidhiidhay da ku sugan magaalada afmodow in ay dagaal ay ka qayb qaadanayaa ciidamada maraykanka oo gacan siinaya ciidamada huwanta ah ee halkaa kadagaalamaya. Dagaaladan ugu danbayay ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli uu Zenawi uu sheegay in ciidamadiisu ay kabaxayaan dalka somalia hadana ay 3meelood ahaan ay meeli ay kabaxday maanta hadabada dagaaladan ugu dan beeyay ayaa ah kuwo si wayn looga ilaaliyay saxaafada oo aan qasaaraha dhabta laga war hayn. afnugaalnews info@afnugaal.com
  8. Dowladda FKMG oo Laga Yaabo in ay dib ugu Laabato Magaaladda Baydhabo Markii la weeraray xarunta Villa Somalia ee Muqdisho, sidoo kalana la weeraray garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, isla markaana weeraro joogto ah lagu hayo cidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka ah, isla markana ay cirka isku shareertay xaaladda Nabadgelyo ee Magaalada Muqdisho ayaa warar aanu ka helnay saraakiil ku dhow dhow xarunta madaxtoonyada waxay noo sheegeen in laga yaabo in Dowladda FKMG ay dib ugu laabato magaalada Baydhabo, iyadoo walibana ay isa soo tarayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka. Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo ku sugan dalka Itoobiya kana qaybgalaya shirka Midowga Afrika ayaa ku soo hungoobay fikirkiisii ahaa in soomaaliya la keeno ciidamo nabad ilaalin ah oo ka socda midowga Afrika, inkastoo dhowr dal ay ogolaadeen in ay Soomaaliya Ciidamo keenayaan haddan waxay shuruud uga dhigeen in marka hore la helo kharashka ciidamada. Xaaladda nabadgelyo ee Magaalada Muqdisho ayaa haatan u muuqata mid faraha ka sii baxeysa, iyadoo maalintii shalay ahaydna si bareer ah loo weeraray ciidamo ka tirsan Dowladda FKMG, oo loo gaystay dhimasho iyo dhaawac, sidoo kalana la weeraray xarumo ay ciidanka booliisa ku leeyihiin Muqdisho, haddana dhinaca kale ciidamada Dowladda ayaa dadaal ugu jira sidii ay u hanan lahaayeen ammaanka Magaalada Muqdisho, iyadoo Afhayeenka Dowladda C/raxmaan Diinaari uu sheegay in waxa qalalaasaha ka wada Muqdisho ay yihiin "haraadigii" Maxaakiimta Islaamiga ah, isagoo sheegay in Dowladdu ka adkaan doonto. Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Dowladda Federaalka kula taliyey in iyaga loo dhaafo ammaanka Gobalka Banaadir, maadaama ay aad u garanayaan sida ugu fudud ee nabadgelyada loogu soo cellin karo gobalka Bnaaadir, wuxuuna maamulka Gobalku horey ugu guuleystay in uu ciidamo dhigo Isgoysyada Gobalka Banaadir oo ilaa iyo xad ay nabad ku soo dabaaleen Magaalada Muqdisho, hase yeeshee dadweynaha ku nool Muqdisho ayaa xasaasiyad ka qaba in ciidamo gaar ah ay nabadgelyada sugayaan, sidoo kale waxay ka soo horjeedaan joogitaanka Ciidamada Itoobiya. Gaari sida ciidamo Itoobiyaan oo Jan 24, 2007 maraya aagga magalada Afgooye. Sawirka: Reuterers
  9. "U.S. forces played a limited role in the campaign, training and supplying the Ethiopian army, mounting air raids on militia targets and stationing a U.S. Navy carrier battle group off the Somali coast. But impoverished Ethiopia lacks funds and staying power to sustain an occupation of its chaotic neighbor. And the U.S. military has no plans to increase its role beyond backing its Ethiopian allies, the U.S. official said. When Ethiopia finishes its mission, the carrier USS Dwight D. Eisenhower and its accompanying ships will leave the Somali coast, he said." Ethio-American alliance against Islam set to run from Somalia. Where will the disgraced dabadhilifs hide.
  10. Somalia in danger of reverting to chaos -US military Monday 29 January 2007 00:10. Printer-Friendly version Jan 28, 2007 (DOHA, Qatar) — U.S. military officials here said Somalia could return to chaos in four months if international peacekeepers don’t quickly replace departing Ethiopian troops now propping up the country’s weak government. A Somali government spokesman echoed the warning on Sunday, saying Islamic fighters were regrouping and the U.S.-backed transitional government lacked troops, training and weapons to deal with them. "We need the support of the international community to deploy forces and assist us in securing the country," said Abdirahman Dinari by telephone from Mogadishu. Dinari said fighters from the deposed Council of Islamic Courts were counterattacking just as the invading Ethiopians have begun pulling out. Islamic fighters "are coming back to Mogadishu," Dinari said. "They’re destabilizing sections of the city. They’re killing innocent civilians. They’re attacking police stations." A pair of U.S. military officials interviewed in Qatar last week said a worrying power vacuum was developing in Somalia, with Ethiopian troops hastening their departure amid reports that the army that invaded in December is being debilitated by malaria. Most troubling, one officer said, was that none of the 10 to 20 Council of Islamic Courts leaders or their al-Qaida allies are known to have been killed or captured, and most of the few-thousand-strong militia remains intact inside Somalia. "They’re probably just lying low. They’re probably waiting for Ethiopia to leave," the U.S. officer said. Heightening the pressure, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi told The Associated Press Sunday that he would pull a third of his troops out of Somalia within the next two days. Meles was speaking on the eve of an African Union summit in Addis Ababa. The African Union has approved a plan to send about 8,000 peacekeepers for a six-month mission that would eventually be taken over by the U.N. Nigeria, Malawi and Uganda have said they want to contribute troops, but no firm plans are in place. South Africa, meanwhile, says its forces are too stretched to contribute. Ethiopian forces have been widely credited with a quick success in ousting the Islamic Courts militia from controlling most of Somalia and installing the weak, U.N.-recognized government in the capital, Mogadishu. U.S. forces played a limited role in the campaign, training and supplying the Ethiopian army, mounting air raids on militia targets and stationing a U.S. Navy carrier battle group off the Somali coast. But impoverished Ethiopia lacks funds and staying power to sustain an occupation of its chaotic neighbor. And the U.S. military has no plans to increase its role beyond backing its Ethiopian allies, the U.S. official said. When Ethiopia finishes its mission, the carrier USS Dwight D. Eisenhower and its accompanying ships will leave the Somali coast, he said. (AP)
  11. US military officials in Doha, Qatar, said Somalia could return to chaos in just four months if international peacekeepers are not quickly deployed to replace the departing Ethiopian troops. They said a "power vacuum" was developing in Somalia with the departure of the Ethiopian troops and reports that the army is being weakened by malaria. The US military said it stationed a US Navy carrier battle group off the coast of Somalia and mounted an air raid in the campaign against the Islamic Courts last year, but it has no plans to increase its role in the country. "When Ethiopia pulls out, we'll reduce our presence there", US officials said. Ethio-American marriage getting stronger:D
  12. Somali police convoy attacked SUNDAY, JANUARY 28, 2007 Three people have been killed after armed men attacked a convoy transporting Mogadishu's police chief, according to residents. On Sunday, fighters opened fire on the convoy as it drove through the Somali capital, witnesses said. Mohamed Hussein, a local shopkeeper, said: "I heard a big explosion ... I saw uniformed police exchanging fire with gunmen in civilian clothes." Jama Nour, Al Jazeera's correspondent in Mogadishu, said it had not been confirmed that the armed men were from the Islamic Courts Union. Witnesses told Nour that the armed men were young people from the local neighbourhood and that government and Ethiopian troops were regularly attacked there. Nour said: "We found a dead young man who was killed during the clashes. Some youngsters were dragging him, saying he is a policeman but ... a spokesman for the government affirmed that one policeman was injured. "Witnesses at the scene affirmed that seven people have been injured during the fighting and another three, including the policeman, have been killed." The ambush is the latest in a series on Somali government and Ethiopian forces and follows an attack on two police stations in Mogadishu. Grenade attack Seven people were injured when gunmen fired rocket-propelled grenades at two police stations in Mogadishu and fired machine-guns at officers stationed outside. "In Howlwadag, two policemen and three civilians were wounded while in Wardigley, a civilian and a policeman were injured," said Ali Nur, a Somali police officer. The Somali government blames the attacks on fighters from the Islamic Courts Union, which was forced from Mogadishu in December last year and promised to continue a guerrilla war against the government and its Ethiopian backers. Islamic Courts fighters have pulled back from Mogadishu further into the south of Somalia, where they have been attacked by Ethiopian and US air raids. Abdirahman Dinari, a government spokesman, said: "We will make sure such individuals are filtered from society and apprehended." "Cheap propaganda" Leaflets allegedly from the Islamic Courts were circulated in Mogadishu over the weekend, saying residents should avoid collaborating with Ethiopian forces or face "losing lives and property". Dinari called the leaflets "cheap propaganda". He said: "It will not work. I urge the people to work with the government, and in particular the police, in order to protect their lives." He also said that Islamic Courts fighters were regrouping and that the Somali government lacked the troops, training and weapons to deal with them. "We need the support of the international community to deploy forces and assist us in securing the country," said Dinari. Although the government claimed Mogadishu from the Islamic Courts, the government faces opposition from other groups including various clan militias. In Ethiopia, Meles Zenawi, the Ethiopian prime minister, has said Ethiopia will pull a third of its troops out of Somalia in the next two days. But although international diplomats agree Somalia will need a peacekeeping force, it is unclear where the troops will come from. As Ethiopian forces began to pull back from Somalia, Zenawi said that the Islamic Courts were no longer a military threat but that they could regroup unless there was reconciliation among Somali clans. He said: "If the politics are not right, then they can in the future rebuild their capacity." "Power vacuum" US military officials in Doha, Qatar, said Somalia could return to chaos in just four months if international peacekeepers are not quickly deployed to replace the departing Ethiopian troops. They said a "power vacuum" was developing in Somalia with the departure of the Ethiopian troops and reports that the army is being weakened by malaria. The US military said it stationed a US Navy carrier battle group off the coast of Somalia and mounted an air raid in the campaign against the Islamic Courts last year, but it has no plans to increase its role in the country. "When Ethiopia pulls out, we'll reduce our presence there", US officials said.
  13. "Ethiopia’s vision of Somalia. They never intended to support or protect the TFG, just utilize them in a way which they could reach their ambitions. [Roll Eyes" Mystic, the rise of ICU and the defeat of Ethio-American backed warlords[agents of instability in Somalia]was was a shock to their dream of keeping Somalia divided into weak clan fiefdoms easy to control. When that dream was suddenly shattered by the ICU, they only had left two choices, to do nothing and watch Somalia become a united strong country free from outside interference under the ICU or a puppet government made up of warlords taking orders directly from Ethio-American alliance.
  14. News : World Last Updated: Jan 27th, 2007 - 11:48:49 Breaking News: Are There US Soldiers Missing in Somalia? Posted By: By Scott A Morgan Jan 27, 2007, 11:44 Email this article Printer friendly page Reports are emerging that the US Air Strikes in Southern Somalia have a new wrinkle. According to an Arab Language Newspaper published in the Gulf State of Qatar they have received reports from both Arab and Western Diplomats that US troops are currently missing in the southern part of Somalia. Late last year US Special Forces and Marines were known to have been training in Northeastern Kenya. It should be noted that the Muslim Population in that part of the country were highly suspicious of US goals and agenda while there. While in the region US forces sought to repair schools and provide Medical Care to the destitute. Muslim tribesmen felt that the US was conducting an intel OP to see who was trying to cross the border into Somalia. When the Somali Transitional National Government along with Ethiopian Assistance put the Union of Islamic Courts to flight there were several movements by the US Military. Two warships moved close to the Somali coastline to interdict any attempt by the UIC to flee the region by sea. They were later augmented by the Eisenhower Battle Group. It was also reported that US Special Forces also assisted Kenyan Forces in closing the land crossings with Somalia. So far this month the US has launched two air strikes on purported terrorist sites in Somalia. Oxfam stated that at least 70 nomads were killed in one air strike. This report has not been confirmed however by either Central Command or the Pentagon. So the question that they have been taken hostage in revenge of the Air Strikes cannot at this time be discounted as a revenge mission by angry and distraught people. Recently the US Ambassador to Kenya met with the leader of the defeated mission. The purpose was to ascertain both the status and the whereabouts of the missing American Soldiers. It was also urged that the leader of the UIC return to Somalia to take part in a Unity Government. Right now the US Government should not only be concerned with restoring a legitimate Government in Somalia but also in locating our missing soldiers and defeating the terrorists. Lets hope that this doesn’t reopen old wounds. http://www.kenyanewsnetwork.com/artman/publish/article_2467.shtml
  15. http://ummahfilms.blogspot.com/2006/07/video-blog-8-parental-advisory-culture.html Parental Advisory - Culture vs. Islam
  16. "Again, our Interim president will go into the history of our beleaguered nation as the first puppet, stooge and spineless president elected and protected by Ethiopian regime. Sadly, the use of Ethiopian troops is viewed by President Yusuf as a linchpin of securing and saving his presidency and indeed he cannot live and rule without them at least in his mindset." The last acts of a desperate criminal which will surely fail.
  17. TFG leadership is the bane of Somali people Mohamed S. Egal 25 Jan, 2007 Print Friendly The current predicament and appalling situation in Somalia is dynamic, fluid and fraught with uncertainties. Such unpredictable and unpleasant quandary makes all of us wonder where we are heading and what the future holds for an ordinary Somali yearning for better, secure and stable country. Transitional Federal Government (TFG) leaders, indeed, pursued perilous policy path that could lead us to fiasco and a recipe for further disaster. The invasion of Ethiopian troops to our homeland is arguably the greatest of all the maladies that bedevil Somali nation. It was very clear from the outset that Ethiopian intervention and invasion was imminent and the election of Abdillahi Yusuf as interim president heralded the current situation of our country occupied by Ethiopian troops. It was incident waiting to happen and a golden opportunity knocked their door when an Islamic Court Union group emerged into the political landscape of Somalia and regrettably took hasty decisions that resulted in their demise. It was a matter of time and TFG wasted not a minute to call their protector and patron and this reminds me about our Somali saying “ Meel aan rabey roob ma igu Eryey”. I never thought, in my wildest dreams, that I’d ever see Ethiopians not only occupying and flexing their military muscle mercilessly and vigorously to our people but are also roaming the country and putting in place an insidious plan to achieve their lifetime goal. Americans and Ethiopians are in cahoots working together to undertake common strategic mission. Consequently, the Ethiopians have received the license to kill and it is like an open season for hunting. As tragic as it sounds for majority of Somalis with some sense of nationalism and patriotism, it is unfortunately a triumph and victory for few supporters of this moribund TFG government that are driven by clannish politics. Hitherto, I have been refraining myself from plunging into foray of Somali politics while I am living at the heart of Nugal Valley gracefully tending my herd of camel that are far and away from clear and present danger facing my other brothers at lower Jubba Region. However, I am coming around this time to divulging the full extent of my feeling of vexation and frustration directed towards the Transitional Federal Government (TFG) leading team in general and to the president in particular. It is my personal and naïve opinion that the interim president has been, is and will be the bane of the Somali People and I would like to substantiate my claim in the following few assertions that are based on factual statements. However, I should point out in crystal clear that it is not my intention to taint the reputation of elected transitional government leaders but it is an honest and sobering assessment of those leaders by re-examining some of their recent political remarks, actions and moves that are nationally and morally repugnant to say the least. Our Interim president has set precedence in our nation as being the first Somali political dissident who sought alliance from our century old foe and established launching base in Ethiopia and attacked nowhere else other than his home base of Mudug and not the heart of the Siad Barre Regime. It is hard to swallow and trust someone whose personal lust of power could even drive him to kill his own sons and brothers. Our President is a man well-known for his proclivities toward military interventions and use of coercive force can not stabilize our country. Ethiopian presence is definitely driving wedge against the Somali people. Again, our Interim president will go into the history of our beleaguered nation as the first puppet, stooge and spineless president elected and protected by Ethiopian regime. Sadly, the use of Ethiopian troops is viewed by President Yusuf as a linchpin of securing and saving his presidency and indeed he cannot live and rule without them at least in his mindset. Our leader is one of the wolves that plunged our country into abyss, anarchy and anguish and turned our beautiful country into a living hell. Arguably, Mr Yusuf is part and parcel of the warlord syndrome in our country and was instrumental in spearheading and establishing SSRC group responsible for the total collapse of previous transitional national government. The re-emergence of the warlords, though incapacitated, is still indicative of his association with these wolves. Other leaders of the TFG are characterized by ineptitude, incompetence and inability to govern and forge policy of reconstruction and reconciliation to resuscitate the shattered state. The current PM had no prior political experience and looked clean but he was a wolf in sheep’s clothing. The controversial foreign minister with his tendencies towards venality is worrisome. Quite recently, he has made incongruent remarks regarding the C-130 bombing of Lower Jubba region conflicted with earlier statement of his president who stated naively his lack of knowledge of the air assault to his country and his people. Even worse, adding insult to an injury, both of them stated their support and justified the American air attack notwithstanding the loss of innocent lives of our people and their livestock. To put my perspective in a nutshell, lack of leadership has been and is still at the core of myriad of problems facing our country. We are betrayed by our leaders who appear to have narrow vision mystified by petty considerations. Presently, we cannot afford to let those with shallow insight and short memory to put our country into further perils and problems. I hope the president calls quit and resigns as soon as possible before our victimized nomads accuse him for national treason or crime against his own people.
  18. ^Who are we to tell them when to show or not to show such images. Considering the area they are operating[gari go'an] and the hostile forces surrounding them, it will be very difficult putting out a credible propoganda images.
  19. "Sheikh Suley, one of the Al Qaida related powerful sheikh’s in Mogadishu, declared in 1995 that to eliminate Christianity from Somalia is part of their plan to create a 100% Muslim populated Islamic state in Somalia." Bidix Maclin Xaashi, Sheekh Maxamuud Sh.ibraahim Suuleey iyo Abuu Mansuur. Now they have Abdulahi-Ahmaar to speed up the process of Christianization in Somalia.
  20. "They aren't "few"; their number is increasing. There are tens thousands Somali kids and young children nurtured and cared in orphanages (and other similar institutions) by Western missionaries (some under the disguise of NGO's). The aim is evangelizing them and creating a sizable generation of Christian Somalis who are loyal to the West." ^ We hate each other because of our clan differences and our enemies hate us because of our Islamic identity. Don't be surprised next time if you hear a war not between Somali clans but between Somalis with different faiths. It looks like Western Christian missionaries based in Ethiopia and Kenya are recruiting poor Somalis into their faiths. May Allah help us protect our Islamic identity from outside enemies and our own filthy GAALO RAAC. Here is an article from Somali Christian group group[ACUUDU BILAAH] operating from Nairobi kenya. "30 April 2006. On 23rd of April 2006, Mr. Farah Mohamed Nur was killed in Mogadishu, Somalia. Farah was a Somali Christian, a member of the Evangelical Lutheran Church. He converted and was baptized in the year 2002, in Nairobi, Kenya and later in early 2005 went back to Somalia.Farah was on his way back from an interdenominational prayer fellowship with two others when someone with an automatic machinegun fired and killed them. We have not received yet the names of the two other believers who were members of a Pentecostal denomination. Farah and the two other believers’ killing is part of Al Qaid’s, and it’s allies, systematic campaign to eliminate all Christians from Somalia. Since the beginning of the civil war in 1991, Muslim fundamentalist organizations particularly Al Qaida and it’s partners in Somalia killed hundreds of Somali Christians and dozens of missionaries working in Somalia. Sheikh Suley, one of the Al Qaida related powerful sheikh’s in Mogadishu, declared in 1995 that to eliminate Christianity from Somalia is part of their plan to create a 100% Muslim populated Islamic state in Somalia. Please keep praying for the few hundreds of Somali Christians still remaining inside Somalia. "n 23rd of April 2006, Mr. Farah Mohamed Nur was killed in Mogadishu, Somalia. Farah was a Somali Christian, a member of the Evangelical Lutheran Church. He converted and was baptized in the year 2002, in Nairobi, Kenya and later in early 2005 went back to Somalia.Farah was on his way back from an interdenominational prayer fellowship with two others when someone with an automatic machinegun fired and killed them. We have not received yet the names of the two other believers who were members of a Pentecostal denomination. Farah and the two other believers’ killing is part of Al Qaid’s, and it’s allies, systematic campaign to eliminate all Christians from Somalia. Since the beginning of the civil war in 1991, Muslim fundamentalist organizations particularly Al Qaida and it’s partners in Somalia killed hundreds of Somali Christians and dozens of missionaries working in Somalia. Sheikh Suley, one of the Al Qaida related powerful sheikh’s in Mogadishu, declared in 1995 that to eliminate Christianity from Somalia is part of their plan to create a 100% Muslim populated Islamic state in Somalia. Please keep praying for the few hundreds of Somali Christians still remaining inside Somalia."
  21. Somalia Capital Rocked By Violence After Church Attack MOGADISHU, SOMALIA — Christians in Somalia remained on edge Friday, January 26, after a church attack and fresh reports that five people were killed in clashes in the Somali capital, Mogadishu. A British Broadcasting Corporation Correspondent saw three bodies with gunshot wounds lying in waste ground and witnesses said they saw two more bodies elsewhere in the city. Four people were also injured in mortar attacks, the BBC said. Insecurity, including attacks against Christians, increased in and around the capital since the ousting of Islamists last month. Friday’s violence came after human rights investigators confirmed that a Muslim gunman opened fire on Somali house church where Christians were worshipping, seriously injuring the church leader. The January 2 attack happened in the Southern town of Tayeglow, 320 kilometers (200 miles) from the capital, Mogadishu, said the human rights group, International Christian Concern (ICC) with website www.persecution.org. SECURITY REASONS The leader of the house church, ICC identified only as “S” for security reasons, was reportedly hit by gunfire several times and assumed dead for about an hour before he regained consciousness. "He is currently seeking medical care and his status is critical. The gunman is reportedly still threatening other Christians in the surrounding area," ICC added. ICC linked the attack to recent clashes when Ethiopian troops assisted the provisional Somali government in pushing back the powerful Union of Islamic Courts (UIC) which had taken over and imposed Sharia, or Islamic law, in much of Southern Somalia. "The desire to oppress Christianity existed long before Ethiopia put pressure on Somalia, and this house church attack is a red flag for an increase in violence and persecution for Christian believers in the Horn of Africa,” ICC President Jeff King said in a statement obtained by BosNewsLife. ETHIOPIAN FORCES "Even though the UIC took a thorough beating from Ethiopian forces, it does not mean they have disappeared or have no lingering influence," King added. Ethiopia and Somalia have been engaged in two other wars in the past. "For many Somalis, Ethiopia is the enemy and because most Somalis are Muslim, and Ethiopia is considered Christian, Somalis view Christians as enemies also," ICC said. Although the UIC is not currently in power, Christian observers say the combination of fresh "anti-Ethiopian sentiment" and the last ten years of civil and governmental chaos will likely worsen the situation for Somali Christians. (With reports from Somalia).
  22. American soldiers seized in southern Somalia, Arab and Western diplomats say Aweys Osman Yusuf Mogadishu 26, Jan.07 ( Sh.M.Network) There have been mounting reports that number of American soldiers was missing in southern Somalia following the recent US air operations on the Islamist and al-Qaeda hideouts in southern jungles of the country, alsharqa, an Arabic newspaper based in Qatar reported on Friday. The paper also reported that Kenyan police have seized armed Asians crossing from Somalia into the Kenyan border. The Kenyan police believe the foreigners were fighting alongside with Somalia's defeated Islamists. According to the paper, Arab diplomats, who have asked anonymity, confirmed that unspecified number of US foot soldiers was seized in southern Somalia where Islamists are believed to be hiding after their loss of the capital Mogadishu to the UN and internationally backed transitional government of Somalia and the Ethiopian troops in the country. Western diplomats, who have not been named, also affirmed that US soldiers were missing in southern Somalia, Alsharqa reported. It added that Michael Ranneberger, the US ambassador to Kenya, who met with Sheik Sharif Sheik Ahmed, the defeated Islamist leader under the Kenyan custody, has asked Ahmed to explain where the missing Americans are lingering. Ranneburger has reportedly made the efforts to convince Ahmed to go back to Somalia and take part in a unity government election, which he said, would be held in Somalia next year. He said Sharif could achieve a high government post in the upcoming government election. Meanwhile Kenyan police, who asked to remain anonymous, have confirmed to Alsharqa that they caught two foreign fighters armed AK47s between the Kenyan and Somalia border. The date of the capture was not specified, however. Kenyan security forces are stationed at the Kenyan border along with Somalia to clutch the escaping Islamists and al-Qaeda operatives given a safe heaven in Somalia by the Islamic Courts Union. US ambassador Ranneburger, who spoke to Shabelle on 20 January, said the Islamists were harboring al-Qaeda operatives who were exerting control of the Islamic Courts. Islamists always denied they had al-Qaeda operatives in their Islamic party while in control of the strife-torn country. According to Kenyan Times, Kenyan authorities have arrested five people, including a U.S. citizen and a French citizen suspected to be fighters for Somalia's outdone Islamist movement, on Friday.
  23. Somali Islamists deny Ethiopian troops withdrawal Friday 26 January 2007 00:10. Jan 25, 2007 (MOGADISHU) - The Somali Islamists militias said they have completed their preparations for war against the Ethiopian troops. The ousted Islamic courts, also, denied the withdrawal of the Ethiopian army describing it as public relation operation. According to the Somali pro-Islamist website KismaayoNews, the Islamists militias have appointed a new war commander meant to operate only in Banaadir Region, Mogadishu and its environs. The new commander is known as Sheikh Abdiqadir. The website mentioned it will not give the full name for security reasons. The new commander has regrouped together all the former Islamic courts forces which have been in shambles since Ethiopian captured the country. The first trial operation by the new commander was carried out yesterday when the forces attacked Mogadishu International Airport. "Yesterday's attack was a trial by Commander Sheikh Abdiqadir who wanted to see the possibility of attacking the most protected area in Mogadishu by the Ethiopian troops in broad daylight," an unidentified speaker told Kismaayonews. When asked whom they were targeting in their upcoming attacks as the Ethiopians would soon be leaving the country, the unidentified speaker said: "The Tigrayans are not going anywhere. This story of leaving the country is merely 'public relations'. We are engaging the Tigrayans in a war that would return back to their country so that Prime Minister Meles Zenawi will never rule Ethiopia where he is currently colonizing over 70 million people. "There will be no more foreign troops that will arrive in Somalia. At the moment, we are engaged in a war with the two enemies of Somalia; the USA and the Ethiopians" he said. "They have now been joined by Kenya. The Islamic courts forces are at the moment discussing how to deal with Kenya," the speaker added. This new mobilization by the people of Banaadir Region is going on simultaneously with the war of the mujahidiins in the Jubba regions in southern Somalia where they are inflicting heavy losses on the enemy as the courts' administration and capability are largely found in these regions. The Islamic courts forces, which had been controlling the southern port city, Kismayo, before they were ousted by Ethiopian troops.
  24. Qaar ka mid ah ciidamadii Itoobiyaanka ee ku sugnaa gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe, ayaa maanta ka gudbay xadka uu Hiiraan la wadago dalka Itoobiya, iyadoo sida la sheegay iskaga baxay qaybahaasi. Hobyonet. Muqdisho. Jimco, Jan, 26, 2007 Ciidamadaan oo watay ilaa 12 gaari oo kuwa waaweyn ah iyo 3 gaari oo yaryar, ayaa waxa maanta duhurkii ay dhexmareen bartamaha magaalada B/weyne, iyago ku sii jeeda Itoobiya. Ciidamadaan oo uu la socday taliyaha ciidanka Soomaaliada ee magaalada B/weyne, ayaa waxa ay ka mid ahaayeen ciidan saldhig ku lahaa inta u dhaxeysa gobolada Hiiraan iyo Sh./dhexe. Dowladda Itoobiya, ayaa waxa ay kal hore sheegtay inay billaabayso in ay ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya, inkastoo ra'isal wasaaraha Itoobiya uu maalintii arbacada aheyd uu sheegay in dhammaan ciidamadiisa aysan ka soo bixi doonin Soomaaliya, balse la soo saari doono qaar ka mid ah. Ciidamo kor u dhaafayo 30 kun oo askari oo Itoobiyaan ah ayaa la xaqiijiyey in ay ka howl-galeen gudaha dalka Soomaaliya, waxayna u muuqataa in ay billaabatay tallaabooyin lagu dhimacayo tirada ciidankaasi. Ururka midowga Africa ayaa waxa uu dadaal weyn ugu jiraa sidii ciidamo nabad ilaalineed loogu soo diri lahaa Soomaaliya, ay awoodda kala wareegaan ciidanka Itoobiya ayna u taageeraan ciidanka dowladda Soomaaliya.
  25. Dilal abaabulan iyo qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho (Warbixin) Tan iyo markii ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya kuwa Itoobiya ay kala wareegeen gacan ku hayta magaalada Muqdisho ciidamadii maxkamadaha Islaamiga ahaa ayaa waxaa magaalada ku soo badanayey falalka ammaandarrida ah, sida dilalka iyo qaraxyada ay geysanayaan kooxaha hubeysan, waxaana dhacdadii u danbeysay oo dhacday fiidnimadii xalay siyaabo gooni gooni ah loogu dilay qeybo ka tirsan magaaladan Muqdisho 3 qofood, halka ay jireen dad ay dhaawacyo soo gaareen. Koox maleeshiyo ah oo ku hubeysneyd qoryaha fudud ayaa maqrabnimadii xalay waxay ku dileen agagaarka xarunta shirkadda Isgaarsiinta Nation-Link oo ku taala Jid-cadde wax yar un u jira waddada labaad ee suuqa Bakaaraha nin, xili ninkaasi uu ku sii jeeday masaajid sida la sheegay, waxaana dilka ninkaasi geystay kooxo dabley ah oo ku baxsaday gaari ay wateen, waxaana markii uu geeriyooday ninkaasi la waayey cid aqoonsata, wuxuuna yiilay muddo saacado ah, waxaa markii dambe aqoonsatay hooyadiis ah oo goobtaasi timid kana qaaday. Dhinaca kale , nin dhaawac ah oo madaxu ay rasaas uga taalo ayaa xalay laga helay isagoo dhex yaala wado ka mid ah waddooyinka dhexmara xaafada Kaasa-bolbolaaare ee degmada Hodan, waxaana ninkaasi oo markii dambe la garan waayey dadka deegaanku ay ula carareen isbitaalka Madiina ee magaalaada Muqdisho, halkaasoo saacado ka dib uu ugu geeriyooday dhaawicii ku yiilay. Dhacdada ugu daran ayaa xalay ka dhacday duleedka fagaaraha Tarabuunka ee magaalada Muqdisho ka dib markii kooxo hubeysan oo gaari watay ay halkaasi keeneen nin indhaha iyo gacmaha ka xiran, waxaana markii ay gaariga ka soo dejiyeen ninkaasi ay isla goobtiiba kula rideen rasaas fara badan oo deegaankaasi oo dhan laga maqlayey, iyadoo kooxdii dableyda aheyd ee ninkaasil falka dilka ah kula kacday ay goobtaasi ka dhaqaaqeen, iyagoo ku baxsaday gaarigii ay wateen, waxaana ninkaasi soo qaaday dadka deegaanka oo dhigay masaajid ku yaala agagaarka isbitaalka Digfeer oo nawaaxigaasi ku yaala, iyagoo ku dedaalayey sidii ay u heli lahaayeen ninkaasi eheladiisa oo la garan waayey ka hor inta aysan aasin. Ka sokow falalkan dilalka ah ayaa habeenimadii xalay waxaa qaraxyo laga maqlay degmada Dharkenley ee magaalaada Muqdisho ka dib markii sida la sheegay niman watay labo gaari oo kala ahaa Crolla & Gaari nooca ay Soomaalidu u taqaan Cabdi-bile oo soo galay xaafadaasi xilligii maqrbadii ay hoobiyeyaal ku tuureen dhismihii safaarada Maraykanka ee magaalada Muqdisho (Siliga), halkaasoo warar laysla dhexmarayey gelinkii dambe ee shalay ay sheegayeen in deegaanadaasi ay soo dageen ciidamo Itoobiyaan ah, waxaana hoobiyeyaashaasi ku dhaawacmay inta la og yahay ilaa 2 qofood oo ka tirsan dadka deegaanka markii uu guryahooda ugu tegay xili ay isu diyaarinayeen jiif, waxaana habeenimaadii xalay dadka ku dhaqan degmada Madiina ka muuqday cabsi iyo argagax fara badan. Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa lixdii bilood ee u danbeysay haystay ammaankii ugu sareeyey tan & markii ay burburtay dowladdii dhexe 1991-kii, waxeyna dad badani is weydiinayaan sababta ay dowladda federaalku u hanan laheyd ammaanka caasimada, waxeyna falalkani ku soo beegmayaan xilli ay caasimada uu ku sugan yahay madaxweynaha ama ra'isul wasaaraha, iyadoo ay jireen shilal badan oo dhacay xilli labadooduba ay wada joogeen, waxaana la yaab ah in aysan jirin wax tallaabo ah oo ay dowladdu ka qaadeyso burcada sidaa u leyneysa shacabka C/shakuur Cilmi Xasan