Jabhad
Nomads-
Content Count
1,351 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jabhad
-
Pentgon-kii Soomaaliya oo ay degeen Ciidamo Itoobiyaan ah.. Nin odey ah ayaa markii loo sheegay in Wasaaraddii hore ee Gaashaandhiga ee Soomaaliya ay shalay degeen ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxa uu yiri ”Aad baan uga xumay in maanta wasaaraddeenii Gaashaandhiga ay ciidamo Itoobiyaan ah degaan ama ay qabsadaan”. Ismaaciil Cali ayaa isna waxa uu yiri ”Wasaradda Gaashaandhiga waxay astaan u ahayd ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, maanta waxaa dul degay amaba qabsaday ciidamo Itoobiyaan ah, marka waa ayaandaro la soo gudboonaatay dhamaan ummadda Soomaaliyeed”. ”Inkastoo ay burbursan tahay wasaaraddii Gaashaan-dhiga haddana waxay noo ahayd meel ay Ummadda Soomaaliyeed u taqaan halkii laga xukumi jiray ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed” ayuu yiri wiil dhallinyaro ahoo intaa raaciyey ”maanta nama soo haweysateen Itoobiya, balse waxaa soo horkacay Soomaali kale, taariikhda ayaana xusi doonta”. Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u xoogan ayaa shalay soo degay Xarunta Gaashaandhiga, iyagoo halkaasi Baaritaan ka sameeyey.
-
Qaraxyo iyo rasaas xoogan oo lagu weeraray Isbitalka Difgeer ee Muqdisho Mogadishu 16, Feb.07 ( Sh.M.Network) Qaraxyo iyo madaafiic ayaa caawa lagu weeraray Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo fariisin u ah ciidamada dowladda Ethiopia, iyadoo wali aan la soo sheegin wax qasaaro ah. Kooxo aan la garaneyn ayaa Baasuukayaal ku weeraray Isbitalkii Digfeer oo ay fariisin u tahay ciidamada Ethiopia, iyadoo ciidamada Ethiopai ay jawaabo ka bixiyeen, waxaana dhacay israsaaseyn xoogan. Nuur Cali oo ka mid ah dadka ku dhow deegaanka Digfeer ayaa shabelle u sheegay in qaraxyo xoogan iyo rasaas culus ay ka socoto halkaasi, taasoo qalqal galisay dadka deegaanka. Mar wax laga weydiiyay qasaaraha ay geysteen qaraxyadaasi iyo rasaasta la is weydaarsanayo ayuu sheegay in ay adag tahay in la helo xog dhab ah oo ku aadan arinkaasi. Arintaana waxa ay ku soo beegmatay xilli ciidamo ethiooian ah oo wata Taankiyo ay maanta soo dageen wasaaradii hore ee G/dhigga Somalia. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net
-
Dagaak Ka Socda Cusbitalka Digfeer Oo Gumaysiga Tigreega Ku Sugan Yihiin Email this Print this MOST POPULAR PDF version XML version TXT version Qaraxyo iyo madaafiic ayaa caawa fiidkii lagu weeraray Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo fariisin u ah ciidamada gumaysiga Tigreega iyo shaqaalahooda Soomaalida. Weerarka oo loo adeegsaday Baasuukayaal iyo qoryaha darandooriga u dhaca ayaa kuwa gumaysiga tigreegu madaafiic ku jawaabeen halkaasoo ay socoto israsaaseyn xoogan. Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha ay weeraradaasi geysteen, iyadoo inta badan ciidanka gumaysiga tigreegu ay qariyaan khasaaraha ay geysteen. Dhinaca maanta ayaa qaar ka tirsan ciidanka gumaysiag tigreega ah oo wata Taankiyaal soo dageen wasaaradii hore ee G/dhigga Somaliya oo ku taala wadad warshadaha kuna dhow Dayniile.
-
^^Mbagathi cheerleaders are confused walee. Wax fiyoowba laguma arko.
-
"Keep in mind that you are foreigner in Laascaanood and Mogadishu as long as you carry the weird flag. What makes a flag weird? And who are you to say to a Muslim brother, he is not welcome to Mogadishu or to Laascaanood because he happen to have a different flag when most of us here happen to live outside Somalia under someone else's flag? Stop the nonsense atheer and act civilised for once.
-
"I say these Ugandan forces ARE the answer." Miskiin. Not the Ethiopian but the Ugandans are the saviour now. Cajiib.
-
"3.No amnesty should be declared for the warlords who have committed war crimes." Thanks to the Ethio-American invasion, warlords are back in business to terrorize Somali people.
-
The Somali we Want. Posted By: by topi lyambila Feb 16, 2007, 04:53 Junayd Egale - London-based Somali Scholar and Activist Operation peace aboard? For many Somali Nationals in exile abroad, the interim Government recently re-instated by a joint Ethiopia-Us military offensive will not be recognised until the common man is given the opportunity to elect their choice for president. This was declared in part by Junayd Egale a community leader based in London. Junayd, who was speaking to KLN last evening, reiterated his stand and what he calls a united opinion from Somalis in the Diaspora. He said the two years that Yusuf has been given to lead Somalia will become another nightmare. Junaid confirmed reports that Somalia is becoming another Iraq with insurgents mounting guerrilla attacks on the Ethiopian Forces still in the country., He said many people including women and children have been killed since the interim President was brought back to Mogadishu, the streets are back to their chaotic state and nothing like law and order existing, contrary to what the chosen Government mouth-pieces are telling the rest of the world. “There is no freedom of press in that country. Any order that had been put in place by the United Islamic Courts has been blown away and the streets are beginning to pile with rubbish, insecurity-people are scared of walking the streets even during the day. Petty thefts of utilities such as mobile phones and other similar accessories are common place.” Asked – Where do we go from here? Junaid spelt out a six-point plan that he feels is a consensus of what the Somali would like for their country, before any genuine peace talks can resume, and that will include; 1. Full withdrawal of Ethiopian troops 2. All stakeholders to be included in the talks with special consideration for the youth and women 3. No amnesty should be declared for the warlords who have committed war crimes. 4. Negotiations must involve Somalis themselves with the least external interference, especially the foreign elements who have an interest in the country. 5. Participants must be well vetted so as to allow on board only people with Somalia’s interest at heart. These must people of integrity and committed to the cause. People who are accountable and are sure to deliver. 6. Early elections which will be free and fair allowing as many people as possible to participate. In conclusion, Junaid added that the talks should be held within Somalia in a secluded spot preferably in the North, away from the clamour in the capital Mogadishu. Junaid also dismissed the UN factions saying they are dancing to the American tune and cannot see what is wrong in Somalia. “We want a Government that will respect its people regardless of gender or age. We want general amenities availed to the people. We want to see laughter and games with the children back in the playgrounds chasing balls not grenades.” ©
-
Somali should never understimate the power of Abdulahi-Axmaar, the commander of the Ethiopian army. Source: The thinking a pathetic daba-dhilif mind.
-
"Saxib its a fact that Yusuf is the most powerful leader in Somalia today, the only recognised one, the one who controls the capital and unlike your reps his boys never get turned away from a major meeting." Abdulahi-Axmaar, the powerfull commander of the Ethiopian army in Somalia.
-
3000 new recruits from Hiiraan are ready for training
Jabhad replied to General Duke's topic in Politics
If this news is true, I wonder what will the general public in Hiiraan[anti occupation pro-ICU region] say when they hear their sons are working for the same occupation forces that bombed their cities and killed some of their citizens. -
As Taliban said, Nuuradiin is a coward hiding behind "Somali culture" to insult Islam.
-
@4:17,listen how he makes fun of practicing Somali Muslim women. http://agabso.com/states_ka/021007NURADINFARAH.ram Qoraa Nuuradiin Faarax oo qalad weyn ka galay Diinta Islaamka kadib markii uu Jalbaabka ku tilmaamay wax aanan lagu aqoon dhaqanka Soomaalida!!! (miyaanu Islaam aheyn). Minnesota,13,February-07 ( Qaadisiya.com) Qoraaga Soomaaliyeed ee caanka ah Nuuraddiin Faarax ayaa hadal uu dhowaan jeediyay 12-02-2007 wuxuu keenay caro badan oo ay muujiyeen haweenka Soomaaliyeed ee xirta xijaabka. Nuuraddiin Faarax oo dhowaan buug cusub oo la magac baxay "Knots" kusoo bandhigay magaalada Minnesota ee carriga Mareykanka ayaa hadal uu ka jeediyay daah furkii buugga wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan dhaqanka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in xijaabku yahay wax uu ugu yeeray "Afghan business". Qoraaga ayaa ku dooday in xijaabka ay xidhaan dumarka Soomaaliyeed aanu kamid aheyn dhaqanka Soomaaliyeed, isagoo sheegaya in xijaabku yahay dhaqan Carbeed. "Buugaygii ugu horeeyey ayaan ku sheegay in Ceebla goortii ay aragtay haweeneydii xijaabnayd ay ka cadhadhay oo lafaheedii ooga baxasatay, marka waxaan ad dhaqankeena kusoo darteen, yaa halkan fadhiya caawa oo taa qiil u heli kara" ayuu yiri qoraagu mar uu ka hadlayay xijaabka. Hadalka Nuuradiin Faarax ayaa la yaab ku noqday in badan oo kamid ah dadkii dhageysanayay khudbadiisa, waxaana hadalka qoraaga si caro leh uga jawaabtay gabadh Soomaaliyeed oo kamid aheyd dadkii waqtigooda qaaliga ah usoo huray dhageysiga hadalka qoraaga. In badan oo kamid ahaa dadkii soo xaadiray kulanka lagu soo bandhigay buugga qoraaga ayaa la sheegay in ay la dareereen niyad jab weyn, iyagoo ka xun hadalka qoraaga. Nuuradiin Faarax oo loo heystay in uu yahay nin wax badan ku fakara ayaa iminka waxa uu muujiyay in Diinta Islaamka oo idil uu u heysto wax Dhaqan ah sida qabuuraha la siyaarto sida Soomaalida qaar ay dhaqan uga dhigteen iyo waxyaabaha lamidka ah, qaladka uu ka galay Nuuradiin Faarax Diinta Islaamka gaar ahaan Waxa uu kasheegay Xijaabka ay qaataan Haweenka Soomaaliyeed ayaa laga doonayaa in uu ka baxsho jawaab deg deg ah oo uu arrintaasi dadka ugu sharaxayo waxa uu lajeeday, sidoo kale Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa iyaguna laga doonayaa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay uga soo jawaabaan hadalka kasoo yeeray Nin qarsoonaa oo isa soo bandhigay laguna magacaabo Nuuradiin Faarax. Waxaa muuqaneysa Dagaalka lagu jiro Soomaaliya in uusan aheyn keliya mid lagula jiro Diintooda xittaa waxaa soo wehliya Dhaqanka ka muuqda Shacabka Islaamka ah ee Soomaaliyeed maadaama uu Ninkani oo Soomaali ah hadana sidan uu isku dayayo in uu Shacab Islaam ah uga dhaadhiciyo. JAWAABTA WAXA LAGA SUGAYA WAA CULIMADA INSHAA ALLAAH. http://qaadisiya.com/view_contents.php?articleid=394
-
Anti Obama smear campains are in full swing these days and Howard is not alone. Some in the states claim he is anti christ while others go as far as accusing him him of being ideologically Muslim.
-
^^Little Johnny is taking his regional policing role too far. Where is Mahathir Mohamed when you needed him. " Mahathir fires war crimes volley at Bush Published: Tuesday, 6 February, 2007, 09:33 AM Doha Time KUALA LUMPUR: Malaysia’s former premier and outspoken critic of the West Mahathir Mohamed yesterday slammed US President George W Bush and British Prime Minister Tony Blair as war criminals and murderers. Mahathir said the two were bigger murderers than former Iraqi president Saddam Hussain, adding that the war in Iraq - led by Bush and Blair - had caused worse terror than Al Qaeda’s bombers. “What Blair and Bush had done is worse than what Saddam had done,” said Mahathir at the opening of a three-day conference aimed at criminalising war. Tomorrow, conference delegates are expected to formally launch a war tribunal that would hold “trials” for world leaders against whom common citizens file complaints. “We should not hang Blair if the tribunal finds him guilty but he should always carry the label as a war criminal, killer of children, liar. And so should Bush and the pocket Bush of the bushlands of Australia,” Mahathir said, in reference to Australian Prime Minister John Howard, an ally of the US. “We should not hang Blair if the tribunal finds him guilty but he should always carry the label as a war criminal, killer of children, liar. And so should Bush and the pocket Bush of the bushlands of Australia,” Mahathir said, in reference to Australian Prime Minister John Howard, an ally of the US. Mahathir, 81, said that while the tribunal did not have the power to hand out sentencing to those found guilty, other forms of judgement could be meted out. “We are seeing today examples of the form of punishment ... Bush and Blair are now totally reviled and condemned by the world and by their own people,” he said. “They should have full frontal and profile pictures put up everywhere as war criminals. And historians should always refer to them as war criminals in history books.”–DPA http://www.gulf-times.com/site/topics/article.asp?cu_no=2&item_no=131231&version=1&template_id=45&parent_id=25 Mahathir backs Iraqi resistance KUALA LUMPUR: Tun Dr Mahathir Mohamad threw his support behind the Iraqi resistance and told them to ensure that the Americans “paid a high price for their adventure.” http://thestar.com.my/news/story.asp?file=/2007/2/8/nation/16816039&sec=nation
-
lol..walee ceeb ayaa dhacday. War kaadida ceshta. First it was Amxaaro are coming haloo sacabtumooy as they bombed Somali cities. Now they smile because few Ugandan economic migrants are coming. War Alle talada saarta. Duliyoo dhan dhibaa heeysta.
-
"Please, call me Muslim until I free my country from both the Cancers and the Christian Ethiopia ." Ethiopia has 60% Muslim population ruled by a minority Christian regime with the help of outside powers. And now the same outside powers are grooming the minority christian rulers of Ethiopia to become the sole super power in the HORN. The sick few among us[**********] are just there to be used as tools to achieve such goals.
-
Very good development for the 1.1 million citizens of North Eastern regions of Somalia. Development in such regions will help local people find jobs there instead of immigrating to bigger and crowded cities of 2+ million people such as Mogadishu.
-
Bossaso: New Radar instillation + pres Cade meeting
Jabhad replied to General Duke's topic in Politics
Kan JB lamagacbaxay sidi ilmo yar ama ********** ufaantama waalagu qasaarayaa hadii loo jawaabo. [ February 14, 2007, 01:22 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] -
Ciidamo Ethiopian ah oo soo dagay Isbitalka Digfeer Mogadishu 12, Feb.07 ( Sh.M.Network) Ciidamo Ethiopian ah oo fara badan ayaa soo dagay Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, xilli ay soo badanayaan weerarada madaafiicda ah ee lala beegsanayo goobaha dowladda iyo dadka rayidka ah. Isbitalka Digfeer oo ay dagan yihiin dad ka soo barakacay gobolada dalka ayaa waxaa dul dagay Ciidamo Ethiopian ah, iyadoo dadka soo barakacayna arinkaasi wal wal ka muujiyeen. Isbitalka Digfeer oo aan shaqeyn 16 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa ilaa iyo haatan dagan dad aad u liita oo ka soo barakacay gobolada dalka, iyadoo Isbitalkaasi uu yahay Isbital dowladeed oo dadka lacag la'aan loogu daweyn jirey 16 sano ka hor. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
After the daily attack on their hiding places such as the Airport and Villa Somalia, maybe they are trying to find a new locations better suited for hiding.
-
Bossaso: New Radar instillation + pres Cade meeting
Jabhad replied to General Duke's topic in Politics
^Sxb, I don't see any different between the Mbagathi group and Mogadishu warlords before them. They are all Ethiopian stooges to keep the city of 2+ million people hostage. This clans from north are just there to serve the interest of their Ethiopian masters. The winners are certainly the Ethio-American and Kenyan alliance and not any Somali clan. -
Ciidamada Itoobiya Oo Madaafiic Ku Garaacey Xaafaddo Dad Rayid ah Posted to the Web Feb 12, 03:39 Muqdisho (Aayaha.com) Isniin, 12 Feb. 2007 - Xalay ayaa Xaafaddo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho waxaa ku dhacay Madaafiic Xooggan, kuwaas oo dadka Muqdiisho ay tilmaameen in ay ka soo dheceen Villa Soomaaliya oo xarun u ah Ciidamada Itoobiyaanka ah ee jooga dalka Soomaaliya maamulka kooxd Mbagathi. Madaafiicdaan ay soo rideen Ciidamada Cadowga Iyo Maleeshiyaadka kooxda Mbagathi ayaa khasaare naf iyo maalba leh u geystay dad rayid ah oo ku sugnaa guryohooda, iyadoo xaafadda Juungal uu mid ka mid ah Madaafiicda ay soo ridden cadowga uu ku dilay wiil iyo Aabihiis . Xaafaddaha Ceymiska,Juungal iyo Towfiiq ayey ciidamada cadowgu la beegsaden madaafiic fara badan kuwaas oo badankood uu illaaheey ka samata bixiyey dadka rayidka ah,mid ka mid ah dadka ku nool deegaanka Ceymiska ayaa Aayaha.com u xaqijiyey in madaafiicdaan laga soo tuuray Villa Soomaaliya, isagoo xusay in aanu garaneyn sababaha ay Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa kooxda Mbagathi Dadka rayidka ula beegsanayana Madaafiicda. Madaafiicda ay Ciidamada Cadowgu la beegsanayaan Shacabka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa geystay Khasaare Xooggan waana qorshe cusub oo kooxda Mbagathi iyo ciidamada tigreegu ay ku wax yeelaynayaan shacabka rayidka ah kadib markii shacabka Soomaaliyeed uu aqoonsi iyo ictiraaf siin waayey kooxda Mbagathi, waxaana ay kooxda Mbagathi iyo itoobiyaanku shacabka yool uga dhiganayaan kadib markii ay soo baxdey wax Itoobiyaan ka diidan inay yihiin qeybaha kala duwan ee shacabka Dhanak kale waxaa Weeraro hubeysan ayaa xalay habeenimadii Axadda lala beegsaday goobo muhiim ah oo ka tirsan waqooyiga iyo koofurta magaalada Muqdisho. Idaacadda Banaadir iyo Hotel Banaadir oo labaduba ku yaala degmada Shibis ee waqooyiga Muqdisho ayaa lagu weeraray hub noociisu yahay Baasuuke, iyadoo la sheegay in ay weeraradaasi geysteen khasaare. Weeraro iyana loo adaagsaday hubka Baasuukaha ayaa fiidnimadii xalay lala beegsaday saldhigga booliiska ee degmada Madiina, halkaas la sheegay in uu ku dhaawacmay mid kamid ah maleeshiyooyinka kooxda Mbagathi. Lama garanayo khasaaraha dhabta ah ee ay geysteen weeraradii xalay lala beegsaday goobaha aan xusnay. Aayaha.com Xafiiska Muqdisho
-
Weeraro Xalay Lala Beegsaday Villa Somalia iyo Hoteel Banaadir Abaarihii sedexdii habeenimo ee xiliga Muqdisho ayaa marqur ah daryaanka madaafiicda iyo rasaasta isqabsadeen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Weeraradan ayaa kooxaha iskacaabintu la beegsadeen Xarunta Villa Somalia oo ay deganyihiin ciidamo gumaysiga Itoobiya iyo kuwa la shaqaysta ee soomaalida ah. Kadib markii dhowr Hoobiye ay kooxaha muqaawamada la beegsadeen xarunta Villa somalia, ayey ciidanka gumaysiga Itoobiya ku jawaabeen madaafiic ay u qaybiyeen qaar ka mid ah xaafada magaalada Muqdisho. Xaafadaha Juungal iyo Caymiska oo ay madaafiicdani kusoo dhacday ayaa waxaa ku dhintay in kabadan 3 ruux iyadoo tiro kalana ay ku dhaawacmeen. Sidoo kale ayaa weeraro baasuke iyo jebshe loo adeegsaday lala beegsaday, iyadoo weeraradaas kadib ay halkaasi ka dhacay israsaasayn xoogan oo daqiiqado socotay. Weeraradan ayaa dhacay iyadoo abaarihii 7:30 fiidnimo ee xalay weeraro baasuke loo adeegsaday lagu weeraray saldhigga wadajir ee degmada Madiina, halkaasi oo sedex ka mid ah Booliskii halkaa ku sugnaa dhaawacyo ka soo gaareen Weeraradaan ayaa qeyb ka ah iska caabin looga soo horjeedo ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ah ee iyaga la shaqaysta.
-
Ethiopian crimes against Somali people continuees.. 2 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen madaafiic xalay, gilgilay qaybo badan oo magaalada Muqdisho ka mid ah, iyadoo inta badan madaafiicdaasi ay ku dhaceen deegaanada Caymiska, Juungal iyo agagaarka Xcontrol. Hobyonet. Muqdisho. Isniin, Feb, 12, 2007 Haraa madfac BM ah oo ay dadweynaha deegaanka goobtii uu ku dhacay ay kor u hayaan Madaafiicdaan, oo ay isweydaarsanayeen kooxo aan la garaneyn iyo ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa waxaa madfac ku habasaday guri ku yaala xaafadda Caymiska waxaa ku geeriyooday Aabihii qoyska uu madfaca ku dhacay iyo wiil uu dhalay, iyadoo ay ku dhaawacmeen hooyadii qoyska iyo laba cunug oo ay dhaleen. Madfac ku dhacay xaafadda Juungal guri ku yaala, ayaa waxaa la xaqiijiyey in uu ku dhaawacmay hal nin. Madaafiicdaan oo billawday 3 habeenimo oo daqiiqado dhiman, ayaa waxa ay socdeen ku dhawaad qadar 30 daqiiqo ah. Ciidamada Itoobiyaanka e ku sugan xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayaa la xaqiijiyey in ay ka jawaabayeen madaafiic aan lagaraneyn halka ay ka soo dhacayaan, taasoo keentay khasaare soo gaara dadka rayidka ah ee ku sugan xaafadaha magaalada Muqdisho qaarkood. Maslah Osman Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya