Mukulaalow

Nomads
  • Content Count

    899
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mukulaalow

  1. aan dagaalee caruurta ii masruuf ;)You have a valid point there Gooni. I always argued the development initiative should always come from the folks inside and the diaspora should follow, but its other way round.
  2. Peacedoon;817067 wrote: Saraakiil uu ka mid yahay Sheekh Fu'aad Shongole oo gaaray Buuraha Galgala Saraakiil uu hogaaminayo Daaciga Shabaab Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo loo yaqaano Fu'aad Shongole ayaa gaaray Buuraha Galgala Gobolka Bari ee Puntland, iyadoo ay isa soo tarayaan hadal heynta ku aadan in Saraakiil ka tirsan Shabaab ay galeen gudaha Puntland. Wararkan oo soo xoogeysanayay 24-kii saac ee la soo dhaafay kadib markii Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ku dhawaaqay in ragg ka tirsan Shabaab ay soo galeen dhulkooda, una soo rarteen Buuraha Galgala si ay ugu dhuumaaleystaan, ayaa waxaa sii iftiimiyay war lagu qoray bog taageera Shabaab. C/raxmaan Faroole ayaa ka sheegay Magaalada Garowe in Al-Shabaab markii looga adkaaday Koofurta iyo Caasimada Muqdisho ay bilaabeen inay ku soo qul qulaan deegaanadooda, waxaana hadalkaas uu durba dhaliyay feejignaan ay bilaabeen Ciidamada Puntland. Bogga Taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dhowaan ay soo gudbin doonaan fariin maqal ah oo uu soo diray Caalim weyn oo ka tirsan Mas'uuliyiinta Shabaab, inkastoo aanay xusin magaca, hadana waxaa ay balan qaadeen inay fariintaas soo deyn doonaan. Laakiin dadka ayaa tuhun gelinaya sida warka Faroole isu furay iyo warka la soo geliyay bogga taageera Al-Shabaab ee Somalimemo oo lagu cadeeyay inay baahinayaan fariin maqal ah oo uu soo diray caalimka ka tirsan, taasoo lagu sii daray inay noqon doonto mid fajiciso ku ah Maamulka Puntland. Madaxweyne Faroole oo maamulkiisa hada soo fuulayo culeys dhinaca Islaamiyiinta ayaa sheegay in Maamulo deris la ah ay u soo fududeeyeen inay deegaanadooda soo galaan ragga ka tirsan Shabaab, hase ahaatee lama oga qaabka ay ku galeen deegaanadaas ragga uu hogaaminayo Sheekh Fu'aad Shongole. Fu'aad Shongole oo ka soo jeeda Puntland ayaa ku caan baxay Darsiyada diiniga ee uu ka jeediyo Masaajidada iyo fagaarayaasha, isagoo sanadii 2008-dii Fatwo uu soo saaray ku gaalnimo xukmiyay madaxda dowladda, cid kasta oo la shaqeysa xataa kan gaariga u wadaya ee biyaha u dhaaminaya amar ku bixiyo in la dilo. Hadal dhowaan uu soo duubay Amiirka Al- Shabaab Abuu Zubeyr ayaa dar daaran iyo guubaabo ugu jeediyay dagaalyahanada Galgala, isagoo ku wargeliyay inay bur buriyaan Maamulka Puntland. Buuraha Golis ee Gobolka Bari waa buuraley Silsilado ah oo ilaa Sanaag ku dhow, waana meelo ku wanaagsan gambaadka, waxaa la sheegayaa in muddo shan sano ka badan isku abaabulayeen Maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo daacad u ah Wadaadka lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam oo dhowaan ku biiray Al- Shabaab. When I saw this article my first thought was, is this a poem?. The way its laid looks like one.
  3. Manifesto maanta wa caay in Xamar. 'waxa la dhahaa, war ninkani manifesto uu wataa' (ninkani waxbo ma hayo). Carafaat: saxiib Soomaalidu waxay qadarisaa ninka xooga sheegta ee hubka badan. Yes Caydiid xukuumadii Siyad Bare waa uu riday, laakiin su'aasha taali waxaa weeye, "Then What"?/. cali mahdi on the other hand was a hopeless hapless juvenile politician. Laakiin ogow haddii hadalka Manifesto la maqli lahaa xalkey keeneen maanta wax badan baa badbaadi lahaa, hooyo badanna ma aysan gablanteen. fiirso video-gan, caydiid nin madax adag buu ahaa, hadduu xukunka gacanta ku dhigi lahaana Siyad Bare inuu ka darnaado mooye u malayn maayo inuu dhaami lahaa.
  4. oba hiloowlow;816965 wrote: ^^ walahi thats not a bad idea imagine Maryan qasim as president that would be historical,she's a women and she hails from a minority clan idinka sheekadiinu waa "why don't they eat cakes", war dadku waa Soomaalidii aad taqaaneen dugaag aan waxba isku ogoleyn. what we like, and whats on the ground is two different things.
  5. oba hiloowlow;816952 wrote: ^^ sxb Sheikh shariif iyo nuur cadde waa dad is fahmaayo labadoodana waa dad nadiif ka ah qabyaalad oo ilaa iyo hadda lagama hayo beel ay wax ka sheegeen ama wax la mid ah oo caadifaad keeni karto.. tayo hala fiirsho intii qabiil la fiirin lahaa. Oba- dadka ay maamulayaan waa soomaali, Somalis don't care about how educated and clean they are, everything is clan based. The day will come when people will be selected on merit not clan, but not in the near future. until people are disarmed the 4.5 formula seems to be the solution.
  6. oba hiloowlow;816947 wrote: 1:President: Sheikh shariif 2:PM: Nuur Hassan Hussein( Nuur Cadde] Oba come on be realistic. President and PM from the same family? in that case you are creating wholesale enemies for that new government.
  7. peasant;816936 wrote: Mukulalow qudhiisa arintan waa dhex fadhiya oo threadka kale he was predicting dinosaur bones for PL instead of oil. Peasant, That was kind of joke, (sense of humor) check the article, its got a smile in front. Its only a retarded person who would not want oil in Somalia where ever its found. I wish there was oil, Gold, Diamond, Zinc, Iron, Uranium in Somalia. which ever corner it is. and I sincerely believe that.
  8. nuune;816898 wrote: Tukayefakushikarimashgesharikalishtabahushakilashterabluanishahakabilashtakukawalitayahribanagisafaq is that your abtirsi Nuunow? Waxaan hal magac ka weyn.
  9. Wadani if you read my comment it says: this is about people who wish and dream destruction on others, its not only landers its also for Puntlanders and anyone who lip-service sympathy while wishing harm for others. That is what is called HYPOCRISY. I am not Somalilander on Puntlander but its really weird when you see (what ever our political views are), a Muslim Somali wishing harm for another Somali. it is beyond my comprehend.
  10. Sensei;816921 wrote: Seriously, Ilaahay ha u naxariisto dadkaas. First time I heard "Ilaahay uma naxariisto" waxaan ku maqlay meel Jariiban u dhow, anigaaba naxay walaahi. Sensei, this is about people who wish and dream destruction on others, those who google all day on bad news on other side, and when they find one they post it asap and then finish it AUN. Do you think they mean Allaha u naxariisto??
  11. Cali gar leh, Caydiidna jid leh. (which means Both of them are right). That is what destroyed Muqdisho.
  12. Xaaji Xunjuf;816905 wrote: any way aun inti dhimatay. in this case you mean AUN (Allaha Uma Naxariisto). xaajiyow Nifaaqa iska daa.
  13. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;816866 wrote: Kanada, Sirilaanka iyo Isbeyn ku dar.
  14. Samafal;816880 wrote: lool @ predictions qofkasta meesha xanuunaysa buu sheegtay..
  15. future cars, no more traffic jams and gridlock at the M25.
  16. http://www.bbc.co.uk/news/technology-17626818
  17. JB after 40,000 posts of stuff & nonsense, waa uu daalay, xerta hadda waxaa hogaamiyo madaalaha Mr XX.
  18. gooni;816806 wrote: Mar hadaad wadanka dagaal uga cararteen waxaa ila roon inaad meeshiina iska joogtaan inta cilaanku idiin qalalayo mashruuc macna leh oo qurbo joog keentayna lama sheegin Waxa kaliya oo laydinka faa'iidi karaa waa markaad airporada busta badan kasoo dagtaan xoogaaga canshuurta ah oo laydinka qaado qaar badan oo ka murmayana waaba arkay inta caag biyo ah kabada leh maxay tahay 40 dollar sow ima taqaaniin Gooni, thats BS saaxiib. Without diaspora money, brains, and effort, Somalia would've been gone with the wind long time ago. Check the top 10 companies in Somalia and you'll see most of them owned or main shareholders are diaspora.
  19. Valenteenah.;816797 wrote: I fret about how I can help economically but I don't dwell on returning yet. Some time in the future haduu Alle idmo, I would guess. I can see my self sipping tea in a cool breezy afternoon at a posh cafe shop called Valenteenah somewhere in Somalia.
  20. Why is always the North of a country wanting to break away, Somalia, Ethiopia Mali, Iraq, UK. is it something to do with the gene of northerns?
  21. Alpha Blondy;816767 wrote: ^ which govt inaadeer lol? also the number of diaspora should be carefully selected and strictly controlled. i believe there should a select committee that investigates 'returnees' motivates for coming back. contributing is altruistic and its highly unlikely that diaspora folk are truly interested in contributing 'positively'. the term diaspora has become a dirty term in somaliland becos they are either mentally unstable or here to make a quick buck with limited or positive contributions. Your right, I agree with you Alphy- lots of diaspora folks have bad intentions, either to fill their pockets, to further their political ambitions, or for name sake, there needs to be strict interview and vetting system to know what their motives are. Also one of the main problems are the diaspora people taking positions at home while their wives and children live in the west, this causes deflection and lack of concentration, and you see them every few months coming back to the west spending preciouse few months there while God knows what is happening to his responsibilities back home. if I was the authority in charge I would've made these strict guidelines.y 1) Bring your family with you. 2) Transparency, show us all your account details abroad. 3) If you go back abroad you lose your job.
  22. kingofkings;816758 wrote: i promised, and i don't get to do this often, if the president or pm is not from PL, expect the call for independent of PL. and unlike the emotional folks from isolated snm enclave, i'm pretty much confident PL will have independence soon. I call that "Hostage crises"
  23. Rudy-qabiid huh. anyway I watched the whole debate and the two gents seem to be civilized, yes they are mentioning qabiil name, but hey everything is based on Qabiil in Somalia we can not deny that. I remember in 2005 in a town outside London I was working with another Somali guy, and he suddenly started talking about the demography of the town and I vividly remember he told me there are two English tribes living in this town and he told me their names. imagine that, we even know white man's Qabiil.
  24. uchi;816585 wrote: Wow Somalia, you never been?... prepare yourself for a rude awakening, literally. best way to enjoy your first trip to the Motherland is to lower your expectations, remember you are going to a country without proper government and system for more than 21 years, there is chaotic and broken roads, dirty markets, and loud people who don't respect queues. And don't forget the flies and mosquitoes. plus, lots of adeers and eedos you've never heard of will come to you to get their share of your pocket.