Mukulaalow
Nomads-
Content Count
899 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mukulaalow
-
Xaaji Xunjuf;819161 wrote: Not gonna happen adeer the unity of Somalia is a must. looool. Waxaan maqli jiray, aakhiro markey soo dhowdahay waxaa lagu gartaa, marka reer X ay geela dhacaan, reer Y ay ka celiyaan dhaca geela. maanta waxaanu aragnay xaajigoo leh soomaali kala go'i meyso. iyo Kinkong oo leh waanu go'aynaa. an upside down world.
-
So many threads about PL constitution, no need for another. you are drowning us.
-
Axmed karaash Khaatuumo leader Puntland is now a one subclan state
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War labaduba waa isku mid. Midna waxaa ka taliyo Habraha, kan kalena waxaa ka taliyo Islaamaha. -
Saalax;818222 wrote: Al-Shabaab Oo Shaaciyay In Ay Saldhigyo Waaweyn Ka Sameesteyn Buuraha Galgala Saalax bacareful what you wish for. balaayo lama soo dhaweysto;)
-
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Mukulaalow replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Xasan Dahir Aweys iyo Saraakiisha la socotay ka degeen buuraleeyda Golis ee Puntland. This news smells fishy, how did they land in Golis mountains, by helicopter? Rubbish! -
Naxar Nugaaleed;818098 wrote: Mukulaalow Minnie hopeless is worst then anything you'll find in the Midwest lol Naxar, actually I went there in summer 2004 and I liked the atmosphere, it had this kind of a London atmosphere, I also have many friends and family, so a visit there again would be interesting.
-
The overall pic I am getting from Cleveland is scary, so i may let the friend i am visiting to meet me at Minneapolis. Thanx for the advice guys,
-
xiinfaniin;817915 wrote: ama gabdhaha reer bariga guursada intaan laydinka dhammaysan, ama aysan dabaqad kale gelin lol@xiin. sxb gabdhaha reer bariga maxaa horta laga bixiyaa, waxaan maqlay boqol Taraaqad & baarqabkooda baa la siistaa. Lets hope next year this time we will see some serious pumping & dollar flow.
-
Sh. Abdulkadir Mumin (not Shongole) sends an audio message from Galgala
Mukulaalow replied to Maaddeey's topic in Politics
Maaddeey;817940 wrote: Sheikh C/Qaadir Mu'min oo Fariin Xasaasi ah kasoo diray Buuralayda Golis, Baaq ku socda Shacabka Puntland iyo Maleeshiyaadka Faroole, waa maxay Xukunka maamulka Faroole (DHAGEYSO) Thursday, 12 April 2012 18:24 Maamulka AmiirNuur Hits: 125 E-mail Print PDF Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ka mid ah Culimada Rabbaaniyiinta ah ee Soomaaliya ayaa gaaray Saldhiga Mujaahdiinta Xarakada Al Shabaab ey ku leeyihiin Buuralayda Golis. Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ah Sheikh caanka ah Bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ayaa sanadkii 2010 waxa uu kasoo Haajiray mid ka mid ah dalalka Yurub waxana uu Shikhu xiligaas saldhig ka dhigtay gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya oo ah halka ay ka arimiyaan Wilaayaadka Islaamiga ah. Sheikha oo hadda ku sugan buuralayda Golis ayaa fariin uu soo diray waxa uu kaga hadlay dhowr arimood oo kala ah: Xukunka Maamulka iyo Nidaamka Ashahaado la dirirka ah ee ka arimiya gobolada Puntland. Sheikh C/Qaadir ayaa sheegay in maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Faroole uu yahay Maamul Murtaddiin ah, waxana uu Shiikhu sheegay in uu maamulkaas ku ridoobay arimaha oo socda. Waxa uu Gaalada la samaystay Gacaltooyo, muslimiintiina waxa uu ka dhigtay cadow. Gaalada ayuu ka dhigay dadka ugu fiican Bini aadamka halka uu dadka Muslimiinta ahna ka dhigay dad ay dulaysteen, Gaaladii ayuu xurmeeyey Muslimiintiina wuu liiday, Muslimiintuu ayuu Xabsiyada ka buuxiyey gaaladiina waxa ay si maamuus iyo sharaf leh ugu dhex nool yihiin deegaanka uu ka arimiyo maamulku. Gaaladii ayuu uga hiiliyey Muslimiinta, Muslimiintii ayuu u gacan galiyey gaalada, waxana uu ku farxaa guushada gaalada iyo dhibaatada muslimiinta. waxaana si kore uga taliya gobolada Puntland Maraykanka, waxaana si hoose uga taliya Itoobiyaan. Gaaladii ayuu adeecay oo warkooda yeelay, waxana uu ku adeecay wax walba oo ay gaaladu doonayso. Qawaaniintii ay gaaladu dajiyeen ayuu ku biiray maamulkaasi, waxana uu aqoonsaday waxa loogu yeero Qaramada Midoobay, waxa uu fulinayaa qodob kasta oo ka mid ah qodobada ay saxiixeen Q/Midoobay oo ah kuwa khilaafsan diinta Islaamka. Waxa uu la diriray Diinta ALLAAH, waxana uu weerar ku hayaa Shareecada Islaamka, waxa uu laayey wiilal badan oo doonayey in ay Diinta Alllaah ku dhaqmaan, waxana uu maamulkaasi diidan yayay ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Waxa uu u dagaalamayaa Jidka DAAQUUTKA, waxa uu booriyaa oo amaanaa Ahlul Shirkiga, waxayna uu la diriraa Muwaxidiinta. Waxa uu Dajiyey Qaanuun gacan ku samays ah oo uu hadda doonayo in uu ansixiyo. Intaas ka dib Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa Baaq u diray Askarta iyo ciidanka u dagaalama maamulka faroole Xukunka Shaqaalaha iyo Ciidamada Puntland: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa yiri "Askarta u shaqaysa, difaacaysa, hubka u sida maamulkaas Ridada ku dhacay ee gaaloobay ayaguna waxa ay la xukun yihiin maamulkaas Murtadiinta ah , waana isku xukum" Waxana uu Sheikhu ugu baaqay in ay ka Toobadkeenaan arinka ay faraha kula Jiraan "waxaan ugu baaqayaa in ay ka toobad keenaan oo Allaah u noqdaan hubkana iska dhigaan" ayuu yiri Sheikhu. Sheikh C/Qaadir ayaa asaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu u sheegay askarta Puntland in Faroole uusan waxba u tarayn maalinta Qiyaamaha waxana uu Sheikhu yiri "Faroole iyo ragiisu aakhiro waxba idiinma tarayo, dhaxan ayaad hurudaan cidlaan jiiftaan, Qaad ayaad cunaysaan, Faroole nolol aduun ayuu ku jiraa, oo aduunka wax ayuu ka qabsaday, maalinba meel ayuu u duulaa oo gaalo kula jiraa, nolol wanaagsanna wuu ku nool yahay, Waxaan idiinku Baaqayaa in aad ka tagtaan dagaalka aad Diinta Allaah kula jirtaan" Sheikh C/Qaadir ayaa Diginiin u diray Askarta iyo Maleeshiyaadka Faroole waxana uu yiri "Waan idiin digayaa, Mujaahidiintu way qabsan doonaan dhulkaan maalin uun, diinta allaah cid ka guulaysan karta ma jirto, Allaah askartiisa ayaa guulaysanaysa xili walbaa, hadhow la idinkama yeeli doono bariis ayaan raadinaynay iyo wax la mid ah, maamulkaan waa la ridayaa maalin uun shareecda islaamkana waa lagu xukumi dhankaan dhulkaan, la idinkama yeelayo hadhow waxaan raadinaynay Bariis, hadaad Allaah u toobad keentaan irsaaqada allaah waa idiin badinayaa" Shacabka: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa dhanka kale Baaq u diray Shacabka ku nool Mandiqadda Puntland waxana uu Sheikhu yiri "Waxaa laga yaabaa in aad tiraahdaan waa nala liiday waan baqaynaa, waan dhibaataysannahay, waa nala xir-xiray , arinkaas Allaah agtiisa kama soconayso kamana noqonayso cudurdaar, nin weyn oo wax walbaa hasyta in uu dhaho waa la idaciifsaday lagaama yeelayo, dhulka allaah waa weyn yahay ee qof walbaa ha tago meesha uu ku cibaadaysan karo" Shiekh C/Qaadir Mu'min ayaa ka jawaabay hadalada ay maalmahii dambe wadeen qaar ka mid ah kuwa cadowga u shaqeeya kaas oo ahaa in Jihaadkii oo istaagay ka dib markii laga adkaaday Mujaahidiinta. Sheikh C/Qaadir ayaa yiri " Gaaladii soo gashay qayb ka mid ah dhulka Muslimiinta maanta ayaga ayaa Go'doon ku jira, Mujaahidiinta ayagaa wata khidada dagaalka, waxaana ay ku faafeen Soomaliya oo dhan, Ilaa Kenya ilaa Itoobiya illaa Gobolada Waqooyi Barri, Wilaayaadkii islaamigu waa dhisan yihiin, Dagaalku hadda ayuu faafay oo sii balaartay, meel walbaa way joogaan mujaahidiintu, gaaladiina waxaa haysata dhib iyo rafaad" "Jihaadkii Hadda ayuu Bilowday, waxa uu ku faafay dhammaan dalka Soomaaliya, waa in la qaataa Qorayaha oo loo dagaalamaa diinta Allaah, oo qof walbaa uu u istaagaa Difaaca Diinta Allaah" "Shacabka reer Puntland waa in ay la mid noqodaan Shacabka reer Koonfureed oo aygu u istaagay difaaca diinta Allaah,, Rag , Dumar, Ganacsato iyo Culimoba waxay qoriga u qaateen dagaalka Jihaadka ah ee lagula jiro gaalada iyo Murtaddiinta". "Waxaan idiinku Baaqayaa in aad Jihaadka kasoo qayb gashaan, qabaa'ilku waa in ay u kala tartamaan u gargaaridda Diinta Allaah, si la mid ah sida ay sameeyeen Qabaa'ishii Koonfureed". Gabagabadii: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa haatan waxa uu la joogaa walaalihiisa Mujaahidiinta ah ee horay ugu sugnaa Buuralayda Galgala, ayada oo Bilihii ugu dambeeyey ay si xowli ah u gaareen deegaankaas dhalinyaro aad u fara badan oo iskaga kala yimid magaalooyinka uu ka kooban yahay Degaanka Puntland. Saddex maalmood ka hor ayey ahayd markii ay Warbaahinta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed ay Iclaamiyeen fariinta codka ah ee ka timid Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaga oo xiligaas ay Warbaahintu Qarisay magaca Sheikha, mudadaas ka dib ayey qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaaliyeed waxa ay isku dayeen in ay Qiyaasaan Sheikha uu noqon karo Sheikha gaaray Galgala. Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in Sheikh Fu'ad Maxamed Khalaf uu yahay Caalimka gaaray Galgala, waxana ay Shabelle arinkaas kala kulantay wagi gabax balaaran. Qaar ka mid ah mowaaqicda ay adeegsadaan culimadii leexatay ee ka inxiraaftay jidkii Salafka ee toosnaa ayaa fursad dahibi ah u arkay in ay ka faa'idaystaan Iclaamkii Warbaahinta Islaamiga ah, ka dibna waxa ay si qiyaas ah ku sheegaan in Sheikha Gaaray Galgala uu yahay Sheikh C/Qaadir Mu'min, waxaan shaki ku jirin in qaar ka mid ah Warbaahinta u adeegta ururka Al ictisaam ay la shaqeeyeen Sirdoonka Faroole, waxana ay warbaahintaasi u shaqaysaa qaab Qabyaaladeed oo iska cad. Warbaahintaas ayaa eed naf la caari ah dusha uga tuurtay maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Siilaanyo ee Soomaaliland, waxana ay sheegeen in Somaliland ay u sahashay Mujaahidiinta in ay soo gaaraan Buuralayda Golis. Warbaahinta Ictisaamka ayaan lahayn meel loogu hagaago si la mid ah sida aysan u lahayn xubnaha ururkaasi meel loogu hagaago, maadaama uu ururka Ictisaam uu noqday urur ay ku biiraan mid kasta oo ka soo hor jeeda Jihaadka, ayaa waxaa ku jira ururkaas, Suufi Caabuda Ashkaas, Salafiyah Jadiidah, Camiil Jaajuus ah, mid miskiin ah oo niyad wanaagsan, mid Mujaahid ah oo wax iskaga khaldameen. Halkaan ka dhagayso Kalimada Fadiita Alsheykh Cabduqaadir Mu'min Xafidahullaah AmiirNuur Media Nagala soo xariir Emailkayaga:amiirnuurmedia@gmail.com Kaligii muslim baan maqli jiray, laakiin hadda baan indhaha saaray -
Masha'allah. This is our ticket to good life inshallah. Any Somali who is not happy with this must be sick person.
-
Sheikh Sharif; Galgala waan uga daba tageynaa Alshabab.
Mukulaalow replied to Mukulaalow's topic in Politics
kingofkings;817803 wrote: if its true as to what you are saying, then, why are they losing in the south. fadlan, don't make a small helpless cat into a lion. they are fighting 5 nations in the south (uganda, burundi, kenya, ethiopia and tfg), does puntland have that capacity, NO. that is why you need all the help you can get. there is a wise proverb which says "never under estimate your enemy". -
Sheikh Sharif; Galgala waan uga daba tageynaa Alshabab.
Mukulaalow replied to Mukulaalow's topic in Politics
kingofkings;817796 wrote: i said no offense, but let's be honest for a second. what will he contribute to PL fighting crazy people hell bent on war and displacement. was he not a part of the problem, before he became a part of the "solution". mr. cat, calling the president names is not a crime. You shoud've thanked him for his concern. I believe Puntland needs all help it can to tackle shabab, these morons are no match for 1992 Alittihad militias, they are stronger, wealthier, battle hardened and have some sympathizers in Puntland. plus the Puntland clans are not as united as they were those days. mise waa beenteey?. -
Sheikh Sharif; Galgala waan uga daba tageynaa Alshabab.
Mukulaalow replied to Mukulaalow's topic in Politics
kingofkings;817792 wrote: no offense, but PL does not need assistance from a former terrorists. if anything, PL has proven terrorists and terrorist sympathizers have no place in PL. waryaa Kinkong ka xishoo madaxweynahaaga. -
Madaxweyne Shariif "Al-Shabaab iyo Al-Qaacida waa adkaan doontaa in xilli badan ay sii joogaan Galgala" Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Al-Shabaab iyo Al-Qaacida ay dhibaato kala kulmi doonaan Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, kadib markii warar soo baxayay ay sheegayeen inay gaareen Ragg ka tirsan Shabaab. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu socdo qorshe la iska kaashanayo sidii wax looga qaban lahaa, isagoo tibaaxay inay adkaan doonto in xilli badan ay joogaan. "Arrinta ku saabsan Galgala, waa adkaan doontaa inay xilli badan sii joogaan, Al-Shabaab iyo Al-Qaacida meelna loogama hari doonaa, waxaa socda qorshe la iska kaashanayo sidii wax looga qaban lahaa"ayuu yiri Madaxweynaha oo hadalkan ka sheegay mar uu booqanayay jiidaha dagaalka maalinimadii shalay. Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in Al-Shabaab ay isticmaalayaan Badda iyo bariga si ay u soo gaaraan deegaanada buuraleyda ee Golis, halkaasoo uu tilmaamay markii looga adkaaday Koofurta Soomaaliya ay bilaabeen inay yimaadaan. Laakiin duqowda deegaanada Buuraleyda ayaa waxba kama jiraan hadalka Madaxweynaha Puntland, iyagoo xusay in aanay jirin wax ciidan ah oo soo galay ama Shabaab ka tirsan. Buuraleyda Galgala waxaa ku sugan dagaalyahano Islaamiyiin ah, kuwaas oo dhowaan ku biiray Al-Shabaab, waxaana ay dagaal kula jiraan Maamulka Puntland. jowhar.com
-
xalima#1000;817715 wrote: While I will always applaud growth and welcome the spirit of our brothers and sisters in somalia for their entrepreneurship spirit, I believe all these hotels aren't necessary. When your people are starving why are you building hotels? Who is going to visit you? I agree. This is what I call "Lazy investments", Real investment leis on Fisheries, agriculture, manufacturing. That is what makes big changes and big contribution to society and create good jobs.
-
If I come to Cleveland I will definitely visit Columbus and Cincinnati as well. I also have relatives in VG, but I guess its quite a long way from Ohio. Isn't it??
-
Abwaan;817728 wrote: Anigu waxaan Mukulaalow ku raacsanahay ina haddii dad ay wareeraan aan lala wareerin. exactly. that's my point. Horeey soomaali u tiri "hadaan lakala roonaan roob ma do'o".
-
(لا يؤمن أحدكم حتى يحب لأخيه ما يحب لنفسه)
-
oo adigu marka ma Duke baad koobisaa, hadduu xumaadana anna waan xumaan, haduu fiicnaadana waan la fiicnaa. That is not a good logic. xumaanta waa layska reebaa ee layskuma daydo xaajiyoow.
-
I am thinking about visiting Cleveland Ohio this Summer. any recommendations or tips of where to visit and where to avoid.?
-
Abwaan;817698 wrote: Tan oohin baa ka dambayn doonta ee maad ka deysid XX. Abwaan: xaajigu wuxuu shabaab nici doonaa maalinta Shongole loo magacaabo AMIIRKA WILAAYADA SOMALILAND. Maalintaa uunbuu oran doonaa kuwan Ilaahey hanaga qabto.
-
It seems the TFG is gearing up for some serious expansion. Alshabab's territory is shrinking by the day.
-
Jen. Dhegabadan "Ceelasha Biyaha 4-KM ayaan u jirnaa, Afgooye 16-KM iyo dhinaca Balcadna 13-KM" Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/kariin Yuusuf Dhega-Badan ayaa sheegay in Muqdisho ay iskala baxeen iyaga iyo dagaalyahanada Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay in maalmaha soo socda ay gaari doonaan degmooyinka Labada Shabelle ee Muqdisho deriska la ah. Jen. Dhega-Badan ayaa hadalkan ka jeediyay mar uu maanta booqanayay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed jiidaha dagaalka ee dhanka xuduuda Shabellaha Dhexe iyo Shabellaha Hoose oo Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM difaacooda hore yahay. "Ma ahan Kooxaha jid iyo jaha diidka inaan Muqdisho gudaheeda kula dagaalameyno, meesha aan joogno waa xuduudihii Shabellaha Dhexe iyo Shabellaha Hoose, Ciidankeygu gudaha ayay ugu jiraan"ayuu yiri Jen. Dhega-Badan. Waxaa uu sheegay in dhowaan ay gaari doonaan degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee Gobolada Shabeelooyinka, isagoo tilmaamay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay walaaloobeen "Ceelasha Biyaha ciidankeyga wuxuu u jiraa 4-KM,Afgooye 16-KM iyo dhinaca Balcadna 13-KM oo aan u jirno"ayuu yiri Jen. Dhega-Badan. Inkastoo Abaanduuluhu sheeganayo in masaafo aan dhameyn 20-KM labada degmo u jiraan Ciidamada ayaa hadana degmooyinka Balcad iyo Afgooye waxay dhinacyada Koofureed iyo Waqooyi ka xigaan Caasimada Muqdisho ilaa 30-KM. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhowaan cirifyada Magaalada Muqdisho gaaray, inkastoo wali caqabad xoogan uu ka heysto degmada Dayniile oo wali Al-Shabaab aan laga saarin, dhowaana mar ay isku dayeen inay qabsadeen dib loo soo caabiyay. Ilo wareedyo ku dhow dhow Milateriga Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qorshe ku aadan sidii maalmaha dhow Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ku weerari lahaayeen deegaanada u dambeeyay ee Al-Shabaab kaga sugan yihiin duleeyada Caasimada Muqdisho.
-
maybe they are there just for mountaineering back pack trip.