![](https://www.somaliaonline.com/community/uploads/set_resources_24/84c1e40ea0e759e3f1505eb1788ddf3c_pattern.png)
Mukulaalow
Nomads-
Content Count
899 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mukulaalow
-
Kenyan Islamists Join Alshabaab Amiir Godane welcomes them
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wallee nimankan dagaal diimeed hor leh bay keenya kasoo wadaan. Muslimiinta Kenya waxay ka mid yihiin minorities-ka aduunka ugu xuquuqda wanaagsan, kristanka & muslimiinta kenyana waa dad is qadariya oo waligood xumaan dhex marin, laakiinse hadda shabaab iyo Qaacida oo billaabay inay kaniisadaha dadka ku qarxiyaan haddaan layska qaban Kenya wax xun baa kasoo socdo oo nigeria way ka dareysaa, soomaalida daganna hantidooda waa u dhamaatay. -
Faarax-Brawn;824660 wrote: It aint all about money ina adeer...think about that for a moment. faarax I told you earlier. it aint all about money but Status, ninkaa waa nin balaaya 200 halaad buu leeyahay. at the same time, wuu cagacadyahay. its twisted logic, but its a Geeljire logic. Australia doesn't know what to do with the millions of camels roaming on its countryside, its destroying the environment an it doesn't make an economic sense, so they are planning to cull them and getting rid off. Somalis should do the same.
-
The new Knights of the Ottomans. Thank you. Somalis are learning to say "Thank You".
-
ninka geel jiraha bal aragiisa fiiri. diif, rafaad, naxariis darro, baa ka muuqato. mida kale taariikhda soomaalida laguma haayo geel jire milyuneer noqday, laakiin waa la arkay beeraleey milyuneer noqday, malaay dabato milyuneer noqday. laakiin geel. a ah
-
It depends what cousin, most Somalis marry Paternal cousin that is your cousin from your father-side, but its very rear to see marriages between Maternal cousins. But according to our religion its fine, I have seen many many many relatives who are the product of this type of marriage and they are fine and healthy. But the west always attacks this kind of marriage and claim to produce deformed children, which scientifically not proven. At the same time the west tells us Homosexual activity is fine and healthy and two men can get married. uuuf
-
wyre;824631 wrote: Damn Mukulaal Geel waxba kama taqaanid :D abkeey mukulaal diloow geel nool maas u daahaa. but seriously, geela soomaalida xarago uunbuu u yahay iyo in laysugu faano. wax kaloo faa'iidah malahan.
-
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;824615 wrote: Anigu waligay ma maqlin garaad xil laga qaaday beel ba caleemo saaratay ka awoow ka awoow ma odhan kartid garaad meesho doono ha iska tago caqli gal maha sabab beel bu matala hadu dhinto cid kale caleemo saar or dee waxad samaysa garaad kale ka barbar same that's an option. Hadu axmed karaash xidhi kari wayey dee bal ta ha ku dayo. adiga horta waxaan kaaga yaabay, garaadka xilka lagama qaadi karo, laakiinse waa la ceejin karaa baad ku doodaysaa. laakiin tan saxda ah waa in garaadka la qadariyo, ogow gobolada nabadda ah waxaa heerkan soo gaarsiiyay waa isimada, siyaasi waa yimaadaa waana tagaa, isimka laakiin dadkiisa buu ku dhex jiraa, inkastoo waayadan aysoo bexeen isimo qurbaha usoo qaxay. -
good, I wish they could buy the whole lot. Geela khasaaro mooyee faa'iido uma soo kordhin soomaali. Waligiin ma aragteen geel jire la leeyahay waa taajir? MAYA, kan 1000ka halaad iskaleh iyo kan hasha leh waa isku arag, waa isku maskax, waa isku rafaad. plus, Dhulka soomaalidu dagto wuu ka duwanyahay dhulalka qowmiyadaha inoo dhow ay dagaan sida Amhara, Oromo, Kikuyu, Masai umadahaas dhulalka ay dagaan waa barwaaqo iyo cagaar iyo roob, dhulka soomaalidu dagto waa abaar iyo qaxar, xaalufintaas waxaa qeyb weyn ka qaatay geela oo asagu maalintii u baahan intaasoo tan oo cagaar iyo geed uu cuno, sidoo kale dhuxusha oo ilaa iyo hadda fara kulul ku heyso soomaaliya. Marka waxaan ku baaqayaa in masaaridu ay naga wada iibsadaan geela soomaaliyoo dhan. Good riddance.
-
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
here is what I am talking about, guys don't under estimate the power of clan mentality in somalia, this move seems to be a recipe for un-necessary khatumo internal conflict while its struggling with two powerful external forces. watch the video and see how this BEEL reacted to the move. and Saado is right to denounce it. -
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Abdul;824565 wrote: Makes no sense at all. xx is right, its very delicate issue when it comes to clan elders in somali mentality. to humiliate the tribal chief is a dangerous move and soon you'll see the whole clan rallying behind. best thing for khatumo is to respect these Garaads even if they are not inline with the state policies. -
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yunis;824558 wrote: - reer ssc duqda quraan saara, una sheega in ay heesa kaliya ku ekaato. reer SSC ayagaa markii hore gabadha u durbaan tumay -
Right now, the father is on top of the mother... that is naughty Algebra.
-
here is one of old time Maay song "Maykiin galee". but I could't find the old version.
-
Ahlusunna Waljama'a rejects Galmudug's expansion plans
Mukulaalow replied to Somalia's topic in Politics
Sh.Axmed Ilkacase Prof: Xirsi Labba Garre weird names, these fake morons are even more dangerous than shabab. -
Marrying 2 women on the same night was invented by Somalilanders.
-
ROMANCE MATHEMATICS Smart man + smart woman = romance Smart man + dumb woman = affair Dumb man + smart woman = marriage Dumb man + dumb woman = pregnancy ______________________________ OFFICE ARITHMETIC Smart boss + smart employee = profit Smart boss + dumb employee = production Dumb boss + smart employee = promotion Dumb boss + dumb employee = overtime _____________________________ SHOPPING MATH A man will pay $20 for a $10 item he needs. A woman will pay $10 for a $20 item that she doesn't need. _____________________________ GENERAL EQUATIONS & STATISTICS A woman worries about the future until she gets a husband. A man never worries about the future until he gets a wife. A successful man is one who makes more money than his wife can spend. A successful woman is one who can find such a man. _____________________________ HAPPINESS To be happy with a man, you must understand him a lot and love him a little. To be happy with a woman, you must love her a lot and not try to understand her at all. ______________________________ LONGEVITY Married men live longer than single men do, but married men are a lot more willing to die. ______________________________ PROPENSITY TO CHANGE A woman marries a man expecting he will change, but he doesn't. A man marries a woman expecting that she won't change, and she does. _____________________________ DISCUSSION TECHNIQUE A woman has the last word in any argument. Anything a man says after that is the beginning of a new argument. __ ___________________________ HOW TO STOP PEOPLE FROM BUGGING YOU ABOUT GETTING MARRIED Old aunts used to come up to me at weddings, poking me in the ribs and cackling, telling me, 'You're next.' They stopped after I started doing the same thing to them at funerals. SEND THIS TO A SMART WOMAN WHO NEEDS A LAUGH AND TO THE SMART GUYS YOU KNOW CAN HANDLE IT
-
More photos about Borama. http://www.flickriver.com/photos/charlesfred/tags/borama/ Petrol station in Borama.
-
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
Mukulaalow replied to Dr_Osman's topic in Politics
oba hiloowlow;824205 wrote: ^^ sxb ximan iyo xeeb iyo galmudug aniga kama so jeedo, dhulkeygana al shabaab ayaa heysto marka aan xoreeysto igu ogow inaan maamul ka sameeyo min waaxweyn ilaa waadi, qorshaheedana waa hore bey diyaar noqotay, good start. laakiin ogow unity wax ka fiican ma jiraan, maamuladaan yaryar ee tirada badan markii miiska wax qeybsiga la yimaado uma babac dhigi karaan PL & SL sababtoo ah waa dad wax isku darsaday oo leh hal ujeedo. -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
Mukulaalow replied to Dr_Osman's topic in Politics
oba hiloowlow;824202 wrote: ^^ baraxleey ilaa kismaayo ay dadkaas degaan diid ama ha diidin adey ku taal, aniguse waxaa qabaa dad is fahmi karo isku dhaqan isku siyaasad baa maamul noqon karo, maamulkana inuu qabiil ku dhisnaado ani ma qabi rather deegaan dadka isla dego iney maamul sameystaan waayo iyaga is yaqaan is garanayo pl iyo sl ayaa ii xayasiine pl waa hal laf, SL waa hal laf war hadaa diiday inaa qabiil wax ku qeybsatid, oo diiday inaa gobol wax ku qeybsatid maxaa rabtaa? ma iska daba wareegaanaad ku jiree waligaa? midda kale timirtii horeba dab loo waa, horta muqdisho ilaa barxleey soo xali markaas kismaayo ilaa xuduudka uganda usoo jeeso. PL&SL hadaa tiri waa hal laf, ximanxeeb iyo Galmudug waa hal laf maxay usameysan la'ayihiin hal mamul? bal ka jawaab su'aashaas. -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
Mukulaalow replied to Dr_Osman's topic in Politics
oba hiloowlow;824196 wrote: mukulaalow adigana waxaan ku weydiinaa dad gaalkaacyo ilaa kismaayo dego sidee loo mideeya, puntland waa meel yar, somaliland fiiri meeqo gobol waaye, waxaa rabtaa mudug ilaa jubadda hoose inaa maamul uu sameysid lool caqli maha, oba, horta kimaayo iyo meelahaas iska iloow waa laysku heystaa, laakiin ani waxaan ka hadlaa from muqdisho to baraxleey dadka dago, maxaa diidan inay sameystaan hal maamul. dhul ahaan hadii la fiiriyo kama weyna SL ama PL. -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
Mukulaalow replied to Dr_Osman's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;824193 wrote: How about this in Somalia the rule is 2 regions or more can be a federal state if we look at the Political culture of Somalia during the siad bare regime it was a strong centralized government everything was governed from Mogadishu. But this doesn't have to be the future way of how Somalia should be governed. A decentralized state will allow the regions and citizens of Somalia to operate and elected their regional representatives with more power in public decision-making.When People say hiiraan Galguduud shabeelada dhexe and southern mudug should be one state they don't know what they are talking about when did these people share one administration just because they belong to the same Clan that should not be a reason for them to have one clan state.This is totally different when compared to Puntland , the Puntland region of Somalia was established and Politically designed as the former Sultanate of Sultan Ali Yusuf keenadiid and Boqor Osman so its much and much easier for them to organize themselves as a clan. Ask you're self Mukulaalow why is it so hard to establish a Jubaland or azania in the juba regions. Federalism was introduced in 2003 almost 10 years later only puntland is the only Federal state that controls 2 region and more followed by Galmudug. Lets not mix issues here, the reason why the mid regions failed miserably to establish one admin can be listed under three main reasons. 1) Lack of trust. although the main inhabitants of these regions hail from the same clan confederation but there is deep mistrust and suspicion. 2) Lack of maturity. these regions lack political maturity and political leadership, one reason being the elite and intellectuals from these regions never think beyond Muqdisho and the H confederation invested heavily in terms of blood and wealth in Muqdisho neglecting their motherland proper. 3) Hate for the federal system. If you talk to anybody from the H confederation about federalism, most of them bluntly refuse the system blaming on conspiracy theories and "external forces" who want to destroy the country, and if you analyze the real reasons they refuse is, that this region under federal system would be swallowed by bigger or more resourceful regions. The Jubooyinka is quite different story since they did not see any stability since 1991 and has always been a battle ground. -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
Mukulaalow replied to Dr_Osman's topic in Politics
oba hiloowlow;824164 wrote: ar abwaanoow ceeldheer iyo xarardheere xisaabta haba ku darina Oba waxaan ku weydiiyay, dadka daga gobolada dhexe ilaa xamar ee ku abtirsada H block maxaa u diiday inay halmaamul oo is ogol sameystaan, waligood is nacayb iyo is ximin kama weynaadaan miyaa, war fiiriya Puntland & Somaliland sida ay u tix galiyaan aduunka iyo TFG-da, sababtoo ah waa dad midaysan waa gobollo badan oo isu tagay oo hal dallad sameystay, mar waliba waxaa arkeysaa dadka goboladan dhexe ayagoo ka calaacalaya Puntland inay u yeeriso dowladda federalka wexey damacdo, taas wax kale ma keenin ee waxaa keenay maamulkaas oo awood ka heysta dadkiisa oo ay ku mideysanyihiin, maxaa gobollada dhexe u diiday saasoo kale intay isku heystaan galmudug, ximanxeeb,hiiraanlaand,waaxwaadi,futuut iyo balaaya aan la aqoon. war heedhaha dadkiina wax u sheega ha sameysteen hal maamul. -
I just love this song, although I am not from Bosaso but this song wants to make you go there.
-
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
Mukulaalow replied to Dr_Osman's topic in Politics
Abwaan;824139 wrote: it is not greater tolka, fikraddaan qurbaha ayay ka billaabatay khaasatan London, iyagana kama imaan. Iyagu qaabkii ay ula jaanqaadi lahaayeen bay ka baaraan-degayaan. I am hearing in Galmudug la rabo in la ballaariyo, from Matabaan to Ceel-Dheer, Caabudwaaq and all the way to Matabaan. Dadka Soomaaliyeed ee degaannadaas deganna ay qayb ka wada noqon doonaan. And who is Maxamed Caddoow? Ma C/llaahi caddow baad ka hadlaysaa? Do you think inuu rabo? Malaha fikirkiisa waxba kalama socotid, ninkaani Soomaali Weyn buu u fekeraa, qabiil iyo degaan ma galo. Mise waxaad isledahay beesha ragga ka socda ayuu ciriiri gelinayaa? haa Waa C/Lahi Cadow baan u jeedaa, waan ogahay inuu rabo somaliweyn laakiin laba goor buu ku guul darreystay marka ha isku dayo inuu jaranjarada hoos kasoo bilaabo, waakaa faroolaba loo wado federalka.. Its good hadii from Galkacyo to Matabaan hal maamul yeelaneyso, wax xunna ma aha in reer waliba danihiisa iyo amnigiisa maamusho, laakiin reerku waxay u baahanyihiin inay horboodaan rag waxgarad ah oo ka fakaraya maslaxadooda, I don't know about in C/salaan, but indhacadde & Qaybdiid ma aha mustaqbal fiican, thats why aan u leeyahay C/Lahi cadow iyo rag badanoo aan ku arkay ingriiska oo mutacallimiin ah waxna ka qabtay gudaha sida ninka la yiraahdo Kheyre Guutaale oo ah ragii aasaasay jaamacadda GU, ragaasoo kale in talada ay faraha lasoo galaan oo nimankan warlordyada aan markale talada lagu siideyn. Midda kale reerku wali xoogiisii iyo xiniinyihiisii xamar buu yaalaa, marka waa in ay dhistaan gobolkan ay hilmaameen asagaa mustaqbal u ah.
-
Popular Contributors