Mukulaalow
Nomads-
Content Count
899 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mukulaalow
-
Ahlusuna wal jamaca supports Somalilands quest for statehood
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
after 21 years waxay aheyd inaad tiraahdaan waxaa na aqoonsatay UN, NATO, ARAB LEAGUE, AFRICAN UNION, ISLAMIC CONFERENCE, EU. instead I am hearing waxaa na aqoonsatay ASWJ, XimanXeeb, Malaaq Yaanyuuow, iwm. I see SL back peddling. -
This is hilarious original British prank. I almost fall off my chair.
-
NGONGE;825006 wrote: They're jumping in early with the tag of "spoilers" and creating a fight where none exist! The fighting already started Ngonge, with news coming from Muqdisho of some people warning war if the constitution is passed. there is an un-holy alliance to topple it.
-
While the PM's office fully supports the constitution, it seems Sheikh Shariif is flip-floping, and seems confused.
-
Afhayeenka DKG: “Qaswadeyaasha tallaabo cad ayaa laga qaadayaa” Updated:- 2 hours ago| La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Af-Hayeenka Dowladda ayaa maanta si kulul uga jawaabay hadalo ka soo yeeray Kooxo uu ku tilmaamay Qaswadayaal (Spoilers) oo maalmahan bulshada Muqdishu isku dayayey inay ku kiciyaan hab beel iyagoo si khalad ah u fasirayey Qabyo Qoraalka Dastuurka. Eng. Yarisow ayaa yiri “ Dowladda iyo Beesha Caalamkaba waxaa ka go’an in kooxaha Qaswadayaasha (Spoilers) ah ee sida bareerka ah uga soo horjeeda in xilliga KMG ah la soo afjaro oo la helo isbedel dhab ah oo shacabka u keena horumar iyo maamul wanaag in lagu dari doono liiska Qaswadayaasha (Spoilers) oo keeni karta in cunaqabateen lagu soo rogo, isla markaana la hor-geeyo maxkamadda caalamiga ah.” “ Beryahan waxaa Muqdisho isku abaabulayey kooxo doonaya in xaaladda murugada leh ee cakiran ee laga soo gudbay inay dib-ugu celiyaan shacabka Soomaaliyeed. Shacabku waxey maanta heleen amni iyo nabad oo ganacsatadii iyo shacabkaba ay Muqdisho ku sameeyeen dib-u-dhis xoog leh oo soo celisay bilicdii iyo rajadii Muqdisho. Sidaas daraadeed Shacabka diyaar uma aha in dib loo noqdo. Kooxahan waxey diidanyihiin isbedel oo ay rabaan in aan la ansixinin dastuurka oo aan la helin dowlad rasmi ah oo ku dhaqanta shareecada Islaamka iyo maamul wanaag.” Ayuu sii raaciyey Eng. Yarisow Waxey aheyd 23kii Febraayo markii Hillary Clinton ay sheegtay in Qaswadayaasha (Spoilers) ee isku daya inay is hortaagaan barnaamijka Xilliga Kala Guurka ah in Caalamku uu ku soo rogayo cunaqabateen. Sidoo kale QM iyo AU in badan ayey sheegeen inaan marnaba la aqbali karin in kooxo ama shaqsiyaad caqabad ku noqdaan horumarka nabadeynta iyo xasilinta dalka. Kooxahan waxey caadeysteen inay si khaldan u sharaxaan Qabyo Qoraalka Dastuurka oo ay ujeedooyin kale ka leeyihiin. Dastuurku waxuu ku ansixi karaa oo kaliya afdi dadweyne, shaqsi walbana waxuu heli doonaa fursad uu ku sameeyo isbedel, ku daris iyo ka dhimis. Shaqsiyaadkan iyagoon akhrisan ayey waxey been ka sheegeen arrimaha dastuurka sida jinsiyada iyo Diinta. Qabyo Qoraalka Dastuurka ayaa sheegaya dhanka jinsiyada sidan: “ Shacbiga Soomaaliyeed waa mid lamina kala qeybin karo, waxuuna ka kooban yahay dhammaan muwaadiniinta. Jinsiyadd Soomaaliyeed waa mid qur ah, sharci gaar ah ayaana xaddidaya sida lagu helayo, lagu laalayo ama lagu waayayo. Qof leh jinisyadda soomaaliyeed lagama qaadi karo jinisiyadda soomaaliyeed, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale. Diidmada, laalista iyo ka qaadista jinsiyadda laguma xiri karo asbaabo siyaasadeed.” Sidoo kale Dastuurka cusub ayaa sheegaya dhanka Diinta sidan:“ Dastuurka Soomaaliya waxaa saldhig u ah Qur’aanka Kariimka ah iyo Sunnada Nabigeenna Muxammed (NNK), waxuuna ilaalinayaa maqaasidda ( ujeeddooyinka) shareecada iyo caddaaladda bulshada. Soomaaliya waa dal Islaam ah, kana mid ah ummadaha Afrikaaanka iyo Carabta. Islaamka Waa Diinta Dowladda. Diin aan aheyn Diinta Islaamka laguma faafin karo dalka.” Sababaha keenaya in kooxahan ay beer abuur cad ka sheegaan dastuurka ayaa ah iyagoo diidan in isbedel dhaco rabana inay sii joogaan oo ay sidii hore Soomaaliya ku soo noqoto oo collaado, dagaallo, iyo amni daro waarta. Ha yeeshee Dowladda iyo Shacabkaba waxaa ka go’an inay sii xoojiyaan horumarka ballaaran ee dhan walba ah isla markaana la soo afjaro xilliga kala guurka ah bisha August oo la helo dowlad caadil ah oo karti iyo hufnaan leh oo awood u leh inay dalka u horseedo midnimo, wallaaltinimo, horumar iyo barwaaqo.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
NGONGE;824994 wrote: ^^ It looks more or less the same as the one before! yeah agree, but not much changed, except few amendments. -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^ unfortunately, I couldn't find latest draft in English. must be somewhere, but can't find it. Google it. -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waakan kan la rabo in la ansixiyo. latest draft http://www.sanaagmedia.com/?p=1203 -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Here it is N.O.R.F http://www.dastuur.org/images/stories/docs/Consultation%20Draft%20Constitution%20English.pdf -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
NGONGE;824951 wrote: Why? Is he wrong in saying that he will not support a constitution that he (and almost everyone) does not know anything about? Is he wrong in rejecting the AMISOM threat? Of course, it must be my Somali understanding, but reading those words, I got the impression that he is opposing the idea that people should support something they know nothing about just becuase the TFG & AMISOM say so. I also understand that he's not happy with AMISOM's threat to "spoilers". Surely that is the reasonable and responsible thing to say about this elusive constitution! Since he is from an academia background, he should've pointed the articles that he doesn't agree with, the constitution is widely available in the net and in government institutions and there is no excuse of not reading it. But the thing is, Ali seems to be very angry with the tfg for it's it dealing with Khatumo case, and he sees Puntland's finger prints all over the constitution. That's why he opposes, period! -
'Liibaan';824933 wrote: ..There is clearly lack of Somali ownership in constitutional processes, . Since when did Somalis own anything, they are fed by the UN. Almost every single project in the country is owned and built by NGO's, our politicians, MPs, ministers, even president's salary is paid by UNPOS, they are guarded and protected by AMISOM. So tell me what do Somalis own so they can create their own constitution? Maahmaah carabi baa tiraahdo, من لا يملك قوته، لا يملك قراره. taasoo macnaheedu yahay "Qofkaan quudkiisa gacanta ugu jirin, go'aankiisana gacanta uguma jiro". Soomaali waa horey taladeeda faraheeda ka baxday ayadaana ka bixisay.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Carafaat;824768 wrote: “Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo” arresting people solely for the peaceful expression of their political beliefs, is dictatorial and itself considered a crime. It shows how flawd the intentions are and how little they belief in the rightousness of this consitutions, by threating to arrest people. markii horeba kii keenay fikradda ah in dustuurka la ansixiyo baaba gardarnaa. Somalia is not a normal country, its not time for constitution referendum. -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;824763 wrote: they were like Xaw dastuurku sheega eebow.. War xaajiga illeen waa xaayow, wuunoo dhuuntay. -
Che -Guevara;824743 wrote: ^I agree, hate when they beat around the bushes. I only have on rule though. Masii dhaadhaco, I just say D-Block, Most of them are satisfied with that..loool you must be living in another planet che, D block iyo H block iyo I block goormaa laga tagay, aniga intaan arkay kuma qancaan ee hoos hoos hoos bey sii faagaan. I even saw an eritrean man who knew deep inside laf laf.
-
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Aaliyyah;824742 wrote: Mr scripe, this is what you wrote "im puzzled what does this word mean" and now you are saying oh i was just amazed that you used such a word. Clearly you have such a short term memory. Make up your mind. Actually never mind I careless..ii dhaaf Makulaalow, lol ma sidaasba. horta waa loo baahnaa gabar nimankan indhaha u fiiqda, but don't be provoked by them, we don't want to miss you like Somalina. -
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Aaliyyah;824736 wrote: lol@ ilma faroole..walahi that is such a cute name for them. waabad keentay. Laakin adiguba somaad ka mid aheen ilma faroole LOL mr script you dont need to apologize to me. This is a forum, afkaaga yuusan ku ciilin. Cayda uun iska ilaali sida mr moge iyo wixi la halmaala. lol. Maya aniga ilma faroole waxba isuma nihin, waa un saaxiibaday, almost all my friends in the UK are ilma faroole, marmarna waan karbaashaa haddeey xad gudbaan. -
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
waryaadahe ilma faroole gabadha daaya. -
*Blessed;824718 wrote: ^Kaalay bal, ii sheeg, meesha qabiil dartii geela lagaga caraaro? Hoos u hadal yaanu Showqi ina maqline. LOL The virtues and evils of qabiil are over rated. There's some use, there's some misuse, it just so happens that Somalis are collectively myopic . There are many other qabiil based societies who aren't bent on self destruction. blessed waan kaa diiday, bal eeg dalalka qabyaalada aadka looga dhaqmo waa kuwa aduunka u hooseeya, Afghanstan, Yemen, Somalia. Qabiilka wuxuu wataa cuduro fara badan sida eexda, sadbuursi, nin jacayl, kibir, iwm.
-
PM Abdiweli Gaas gets a tour/place to host clan elders
Mukulaalow replied to kingofkings's topic in Politics
kingofkings;824702 wrote: Muqdisho, April, 30, 2012—- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Dowladda waxaan kula talinayaa in ay odayaasha laba laba isula dajiso qolalka (Room mates), this is how it should look. North Galkacyo Islan & South Galkacyo Ugaas on same room. Garowe Islaan & Hargeysa Suldaan same room. Burco Suldaan & Buuhoodle Garaad same room. Ximanxeeb ugaas & Hiiraan Malaaq on the same room. etc. and put 2 pairs of boxing gloves in each room. that would be fun -
Qabiil is everything in the `somaliworld We eat it, we drink it, we breath it. actually i heard a western anthropologist who studied Somalis, said in his dairy, "Somalis love 3 things, God, Camel, and Clan, but if you tell them to drop 2 and choose only one, then they will choose the Clan.". True, when it comes to Qabiil, we will forget Allah, morality, xishood, long vision. its a curse on the Somali ethnic I am afraid.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Former Prime Minister of the TFG Ali Mohammad geedi rejects constitution Galmudug Community rejects the new Constitution. There are dozens of others similar to that, hebel rejected ...................... Nuune taas xal maha, soomaalida waxay ku maahmaahdaa Gar laba nin kama wada qoslisiiso. dustuurkan marna lagama yaabo in 100% uu qof waliba ku qanco, maanta hadii aad adiga diido barrina mid kalaa diidayo. Dustuurkan debate-kiisa muddo buu soo socday maxaa meelaha khaldan loo sixi waayay oo looga hadli waayay. Cali khaliif groupka diidmada buu ku biiray wax walba, Somaliland & tfg wada hadalkooda waatuu diiday, haddana dustuurka. what a waste of talent. -
gooni;824696 wrote: Mulac badda lagasoo qabtay iyo geel wax la is ag dhigo maahan sxb ogoow mulacaas aad yaseysid in dowlado badan ay ka taajireen oo ay dalalkooda ka dhigeen kuwa qani ah, sida Iceland, Greenland, Alaska USA, Seychelles, Malta, Cyprus, dalalkan iyo kuwa kaloo fara badan dhaqaalahooda miisaaniyadda ugu weyn waxay kasoo baxdaa Fisheries ama waxaad adiga u taqaan Mulac;). Tuunaha kaliya ee badda Soomaaliya laga xado sanadkii waa 6 billion oo doolar. imisaa geela nagasoo gasho dhoofintiisa? waa wax aad u yar oo la oran karo waa tobaneeyo million. Bal soo sheeg hal dowlad oo dhaqaale la sheegi karo ka sameysay geel. ZERO. kuwii heystay sida Australia waxay isku dayayaan inay baabi'iyaan.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Mukulaalow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ali is losing my respect and lots of his admirers respect, he is talking like yalaxow and qanyare "waan diidnay" mentality, actually the whole constitution can not be wrong 100%, so please point-out the chapters that you don't like, you are a professor for God's sake. -
Wiil Cusub;824684 wrote: Mukulaalow ka waran Geeljirahan Hammer-ka wata ee 500 hallaad leh miyaanu tijaar ahayn sheekadan daawo 100 halaad baa u irmaan midkiiba 5 ltr per day soo saarto 500 ltr per day melk price 0,7 to 1,5 doller per ltr. The guy is not geel jire but a civilized dairy farmer, yacnii maskax magaalo baa mashruucan la galiyey. balse taariikhda laguma hayo geel jiraha reer baadiye oo ka taajiray geeliisa intuu rabo ha lahaado. Waa xoola sheydaan.
-
Popular Contributors