Mukulaalow

Nomads
  • Content Count

    899
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mukulaalow

  1. Somaliland gooni isu tageeda diid laakin wa u dhalasho good, mar hadey sheekada isugu soo ururtay "waa u dhalasho".
  2. I went there few years ago, there isn't massive community there, but there are number of old sailors (Siimaano) mainly from Somaliland and Maakhir, there is also a small number of asylum seekers who were located there, not by their choice.
  3. Xaaji Xunjuf;825833 wrote: Mukulaaloow the professor is a Somalilander and he is proud of his Somalilandish origin he stated that clearly many times he just disagrees with its quest for recognition but he believes in a Somaliland and Somalia Confederacy state with equal power-sharing. He said lets try it one more time if it doesn't work than seek ur recognition.He always says that the people of Somaliland founded the former Somali republic with their true believe of Somalinimo you should listen to him when it comes to Somaliland no one hates the professor in Somaliland. Come on he never said he is a Somaliland citizen, the guy is a die hard unionist read what his party stands for, not a single line he mentions somaliland, and the MOTO of his party is "Somaalinimo & Islaamnimo". yes he believes there to be a dialogue like me and others, but he never says he is somalilander. What Hiil-Qaran stands for. Nations, like human beings, are historical phenomena. They are at once made and make themselves. The first is the result of women and men awakening to the fact that their own welfare requires strong civic solidarity that materializes in concrete institutions. In return, institutions become the pillars and protectors of collective life and, therefore, the nation. There is no gainsaying that both as single human beings and society, the Somali people have fallen into catastrophic circumstances. Consequently, we find ourselves at a cross roads: either to accept that our condition is permanent or to regroup to dream a new vision, mount an unprecedented effort, and resurrect our individual and national dignity and those who will come after us. We think that total defeat does not become us. Thus, in these harrowing times, we announce the birth of a NEW political party, open to all patriotic adult Somalis willing to invest their intelligence, time, and resources. Ummaduhu waa sida dadka, Waa la sameeyaa weyna isa sameeyaan Ta hore waxa keena rag iyo haween toosa una soo xayta in loo baahan yahay wadannanimo isugu shubata tiirar qaran. Tiirarkuna waxay noqdaan nabad ilaaliyaasha guud iyo qarannimada. Haddii aan shaqsi Soomaali ama bulsho Soomaali nahay waan rubad go'nay. Waxa ina horyaal inaan is dhiibno ama inaan ka gilgilanno hadimada innagu haabsatay. Haddii gilgilasho aan dooranno waxa laga maarmaan ah in arag cusub, iyo xoog culus la israaciyo si loo soo celiyo dadnimadeena maanta iyo beri dambaba. Inama qabato in la quusto! Sidaas owgeed waxaan goosanay inaan abaabulno xisbi siyaasiya oo cusub oo u furan qof walba oo wadaniya oo u diyaar ah in maskaxdiisa, wakhtigiisa, iyo hantidiisab uu ummada wax ugu taro. http://www.hiilqaran.org/about-us.html burahadeer quote; t's not slander my friend, I try find out and in meantime ask XX to dig his archives. sxb if that is not slander, then I don't know what it is. You are accusing an honorable man of supporting the 1988 massacre of Woqooyi Galbeed, that is not only slander, but defamatory as well. if you can not substantiate, you should retract and apologize. period.
  4. Xaaji Xunjuf;825832 wrote: ^^^War kuwaasi wa laangaab cidi waxba ma weydiso in Djibouti but it will most likely be some one else from the Geeles tribe only another subclan that wants to lead , Any way we support President ismaciil Cumar geele hay hay waliga hay this man is the best thing ever for Djibouti. Xaaji, don't under estimate them, they are waiting for the right moment and never forgot the 1994 defeat, as i understand the Ciise are becoming more divided as the Furlabe branch becoming more of the opposition spearhead, but a weak Ciise will ultimately give chance to the revival of Front for the Restoration of Unity and Democracy (FRUD) armed group, led by the radical Axmed diini Axmed who never signed for the 2000 peace accord.
  5. Xaaji Xunjuf;825827 wrote: Good news dastuurkan degdega badan eeh umada lugu qasbayo hala diido. Alla ninku koonfur fowdo la jecelaa.
  6. Waryaadahee Soomaaliyeey kiinii baad soo gubteen ummadaha kale dab ha galinina. Do you know who will be the most beneficiaries if geele goes, The Canfar will be in-charge.
  7. burahadeer;825821 wrote: he supported siyad barre when bombardment was on in northern cities...guess that makes him somali!! Proof please, an article, a video clip, and audio clip. bring your proof, or you'll be liable for slander. iska hadal ma fiicna.
  8. Xaaji Xunjuf;825748 wrote: Somaliland mps and Ministers visited dhadhaab refugee camp its true what they say reer Somaliland are the one who care the most about Somalinimo just look at the professor. correction. he considers himself a Somali. not Qol iyo barsad Somalilander. and that's why he is hated in SL.
  9. Here is the Indian take away prank. even funnier than the Chinese.looool
  10. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;825409 wrote: Kontonmeeyadii iyo lixdameeyadii, dad aan isir ahaantooda Soomaali ahayn ayaa dhalasho ahaan Soomaali ahaa. Qaarkoodna waliba xildhibaano ayee ahaayeen, iyagoo Carab, Talyaani, Bakistaani iyo Hindi wada ahaa. Taas dhib ma keenin. Waxa dhibka keenaayo waa institutionalizing it or making it a consitutional law. It can be abused from left to right. It should have been left to the invididuals and how they apply iyo Soomaaliya kuwa ku dhashay how long they lived in there, how they carry they view their Soomaali citizenship should they receive one, where are they going to live, et cetera. Qof Soomaali isir ahaan ahayn dhalasho Soomaali wuu qaadan karaa, but not in five years or ten years. Or twenty xataa. No. It should depend on the individual and how he carries his Soomaalinimo. Look waxa qashinka ku qoran axdigaan: Qof kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya dhalasho ahaan waa Soomaali. Qof kasta oo ay isqabeen ugu yaraan shan sano muwaaddin Soomaaliyeed wuxuu xaq u leeyahay inuu dalbado Soomaaliyeyn. Qof shan sano oo taxane ah, si sharci ah Soomaaliya u degganaa, buuxiyeyna shuruudaha sharciga jinsiyadda, xaq ayuu u leeyahay inuu dalbado Soomaaliyeyn 'Soomaaliyeyn' kulahaa. They even tried to invent a new word for it afka Soomaaligaba ku jirin. Wax meelo kale laga soo qaatay inay tahay waa iska arkeysaa, plus shisheeye kuu qoray oo Afingiriis lagu hor qoray markaas Afsoomaaligii lagu micneeye. Shuruudo la buuxinaayo iska yar. It will be abused. Soomaaliya isn't dal hormaray now, looma baahno waxaana camal. Dal hormaray waxaan sameysto, not us, not for now. Maskiin, adduunka waxyaalaha lagu hormaro waxaa ka mid ah populationka, maxaan ka baqaneynaa hadaan soomaali nahay, the more people, means more tax, more import, more export, more brain waves. I went to Somalia few years ago, and it realy shocked me how un populated the country was, I mean driving for hours and not seeing a single human being. Look at Ethiopia 80 million, we need more people and more man power to rebuild the country. nothing to be scared of.
  11. I would also include as a mark of respect those nations who opened their countries and gave their citizenship to Somalis in their time of need, such as the EU, and North America. I know there wont be a Norwigean applying for Somali passport , but as gesture to say "THANK YOU".Saxan saxan baa lagu gudaa.
  12. The only thing I wish they included was to say every Somali ethnic (Ethiopia, Kenya, Djibouti) has the right to be a Somali citizen.
  13. Qodobka 11aad U-dhalashada Jinsiyadda 1. Qof kasta oo ku dhasha gudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali. 2. Qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya dibaddeeda waa Soomaali dhalasho ahaan, haddii ay hooyadii ama aabbihii ku dhashay Soomaaliya ama isir ahaan Soomaali yihiin. 3. Qodobkani wuxuu si siman u saamaynayaa qof kasta oo dhashay taariikhda Dastuurka uu dhaqangalay ka hor ama kadib. 4. Ilmaha laga helo Soomaaliya oo ay da’diisu ka yar tahay siddeed-jir, oo jinsiyaddiisa ama tan waalidkiisa aan la aqoon, waxaa loo aqoonsanayaa inuu Soomaali yahay. Qodobka 12aad Muwaaddinnimada Lagu Helo Soomaaliyeynta 1. Qof kasta oo ay isqabeen ugu yaraan shan sano muwaaddin Soomaaliyeed wuxuu xaq u leeyahay inuu dalbado Soomaaliyeyn. 2. Ilmo aan muwaaddin ahayn, balse qof muwaaddin ahi soo korsaday, xaq ayuu u leeyahay in la Soomaaliyeeyo. Waalidka korsanaya aa u dalbi kara ama markuu 18 jirsado ayuu laftirkiisu weydiisan karaa Soomaaliyeyn. 3. Qof Shan sano oo taxane ah, si sharci ah Soomaaliya u degganaa, buuxiyeyna shuruudaha sharciga jinsiyadda, xaq ayuu u leeyahay inuu dalbado Soomaaliyeyn. 4. Shardiga shanta sano ee uu qofku xaq u yeelanayo in lagu Soomaaliyeeyo guur ama degganaasho kuma xirna in uu buuxiyay ka hor ama ka dib taariikhda dhaqangalka Dastuurka. Qodobka 13aad Kala-noqoshada Soomaaliyeynta 1. Qof jinsiyadda Soomaaliyeyn ku helay waa lagala noqon karaa jinsiyadda haddii maxkamad awood sharciyeed u leh arrimahan ay ogaato in: a. Uu jinsiyadda ku helay been-abuur, isu-ekeynsiin wax uusan ahayn ama qarin xaqiiqo sugan; b. In iyada oo uu dalku dagaal ku jiro, uu si aan sharci ahayn ula ganacsado, la xiriiro, iskaashi hawleedna la yeesho cadawga oo ay caddaato inuu si ogaal ah ugu taakuleeyey dagaalkaas; c. Soomaaliyeyntiisa ka dib lagu xukumo khiyaano qaran ama denbi kale oo lagu mutaysan karo ugu yaraan toddobo sano oo xarig ah. 2 Qofka loo haystey in jinsiyadda uu ku helay dhalasho sida ku xusan qodobka 11 (4), waa lagala noqon karaa jinsiyadda haddi maxkamad awood sharci leh ay go’aamiso: a. In uu jinsiyadda ku helay been-abuur, isu-ekeynsiin wax uusan ahayn ama qarin xaqiiqo sugan; b. In isaga ama waalidkii dhalay la ogaado inay jinsiyad kale leeyihiin; ama c. In da’diisu ay ka weyneyd siddeed jir markii dalka gudihiisa laga helay. Its well defined, and clear.
  14. AMISOM ayaaba wadani noqon rabta waayo shan sano ayeey joogaan Xiiji Muuse nimanka amnigiisa ilaaliya ee shabaab ka hor taagan buu u quuri la'yahay inuu baasaboor soomaali ah siiyo.
  15. Beelweynta ****** oo yeeshay kulan looga soo horjeedo dastuurka qabyo qoraalka iyo xubno si la yaab leh uga hadlay shirkaan ayaa xubnihii ka soo qeybglay isku aragti ka noqdeen dastuurka qabyo qoralka oo lagu tilmaamay in la aqbali karin qodobadiisa Shir balaaran oo ay yeesheen xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeedo beelaha ****** oo si weyn looga soo horjeestay qabyo qoraalka dastuurka Ka gadaal kulan balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka qeybgaleen xildhibaano ,siyaasiyiin ,aqoonyahano culumaaudiin haween ,dhalinyaro iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay kuwaas oo ka soo jeedo beelaha ****** ayey ganafka ku dhufteen dhamaan xubnihii ka qeybgalay . Waxaana ay sheegeen in guud ahaanba qalad uu yahay dastuurka qabyo qoraalka oo la doonayo in la ansixiyo dhawaan waxaana meelmarintiisa ku howlan xubno ka tirsan masuuliyiinta dowlada KMG Somaliya si dalka loogu dhaqo . Kulanka oo ay ka soo qeybgaleen siyaasiyiin iyo xildhibaano masraxa siyaasada dalka si aad ah uga dhaxmuuqdo ayaa masuuliyiintii ka hadashay waxaa ka mid ahaa maxamed farax jimcaale ,Xildhibaan Muuse suudi yalaxow ,sheikh yuusuf Maxamed siyaad indhacade ,nbadoon Maxamed Xasan Xaad iyo kuwa kale waxayna dhaaantood cadeeyeen in aan bulshadu ku dhaqmi Karin waxyaabaha uu xanbaarsan yahay . Masuuliyiinta ayaa shegay in dartuurka qabyo qoraalku yahay mid lagu marin habaabinayo shacabka la daalaa dhacayo dagaalada iyo abaaraha ayna u dheer tahay dowlad la,aan iyo iyaga oo aan heli Karin howlaha adeega guud ee bulshada ,waxayna tilmaameen in dastuurka lagu doonayo colaad hor leh oo dhasmarta markale qabaailada somaliyeed dhaxdooda kuwaa oo ay cadeeyeen in aysan fikir iyo talo midna ku laheyn ansixita iyo meelmarinta dastuurka dalku yeelanayo . Qaar kamid ah shaqsiyaadkii madasha shirka ayaa ka dhawaajiyey in masuuliyiinta dowladu kuwooda u ololeynaya ansixinta dastuurka qabyo qoraalka iyaga oo fariin ugu diray in aysan marna ogolaandoonin in mugdi lagu meelmariyo masiirka shacabka Somaliyeed . Alxaaji Muuse Suudi Yalaxoow " Dastuurka cusub canugii ku dhasha waa xaaraan qadcan ah" Xildhibaan Muuse Suudi yalaxoow oo maanta ka qeyb galay kulan culus oo ay isugu yimaadeen beesha ****** ayaa si kulul waxa uu mar kale uga hadlay arinta Dastuurka isagoona sheegay in marnaba aanay aqbali doonin. Xildhibaanka ayaa sheegay in dastuurkaan uu yahay mid aan sharci ahayn isla markaana xaaraan ah sidaa darteedna looga baahanyahay beelaha Soomaaliyeed oo ay ka mid tahay beesha ****** in ay arintaasi iska eegto. "Hawiyoow i maqla ha dhihina waxba nooma sheegina, Dastuurkaan waa mid dalka lagu gaadi rabo, dastuurka cusub canugii ku dhasha waa xaaraan qadcan ah ee dalka yaan loo horseedin xaaraanta, diinta islaamka kuma qotomo, waxaa ku jira wax aan diinta ahay, waxaa kaloo la yiri 5 sano ajnabigii joogaa dalka waa muwaadin, hadii 100-shiinees ah ay dalka timaado 5 sano ay joogaan waa muwadiniin, AMISOM ayaaba wadani noqon rabta waayo shan sano ayeey joogaan marka sidaas ayaa lawadaaye namootiya dastuurkaan oo naga celsha" ayuu yiri Muuse Suudi Yalaxoow. Sidoo kale xildhibaanka waxa uu eedeeyay ra'iisul wasaare Gaas oo uu sheegay in xukuumadiisa aanay dalka waxba ka qaban, isla mar ahaantaana ay tahay xukuumad daciif ah. "Mida kale Ra'iisul wasaaraha hala weydiiyo amaankii dalka halka uu ku sheego, lacagihii uu soo dal dashayna hala weydiiyo halka uu geeyay, baarlamaanka inutuu ku ogyahay, waxaad kaloo weydiisaan Ra'iisul wasaaraha dadkii baahnaa intuu ku sheegaa ee abaarta haysay, waxa uu meel ku sheego malahan warqado cad uu meel ku sheegaa, madaxweynahane waa sidaas ee dastuurkaan beenta ah yeeysan sanka naga gelin"ayuu Xaaji Muuse Suudi hadalkiisa raaciyay. Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in markaan beesha ****** ay baraarugsantahay wax walba oo wanaag ahna diyaar u tahay balse ay garan la dahay kaliya qofkii wanaagaas la wadi lahaa. "****** Dimuqraadi uu rabyaa waana jilacsanyahay ******, waxaana uu rabaa cid wax la qabsata nabadana diyaar aan u nahay laakiin in nala sasabo markii aan seexano ka dibna sanka farta nalaga gelsho yeeli mayno anaga, wixii xoog wadana waan gediheenaa, geddi cad aa loo ridaa kadibna waa la jiidaa" Yalaxoow ayaa yiri. Hadalka xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow ayaa waxa uu imaanaa xilli ay jiraan qabaa'ilo Soomaaliyeed oo si kulul uga soo horjeeda dastuurka cusub ee wadanka Soomaaliya loo sameenaayo. Jnaraalka Yuusuf Maxamed Siyaad indhacade ayaa isagu qaba in beesha ****** ka mid tahay beelaha somaliyeed kuwooda ugu waaweyn isla markaana ay diidi karto wixii ay qalad u argot . Shirka looga soo horjeedo ansixinta dasturka qabyo qoralka ayaa ku so badanaya magaalada Muqdisho iyada oo baaqyo loo dirayo madaxda dowlada iyo gudiga ku howlan ansixitiisa kuwaaas oo aan dhag jalaq u siineynin
  16. Muuse Suudi oo Sheegay in uusan Umada Soomaaliyed u Cuntamayn Dastuurka Cusub May 1, 2012 - 2 Xildhibaan Muuse Suudi iyo Waxgarad kale oo si adag uga soo horjeestay dastuurka cusub ee Soomaaliya sheegayna inaysan aqbalayn. Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mid ah waxgaradka iyo xildhibaanno ku shiray Muqdisho kana soo horjeestay dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay inaysan aqbalayn dastuurka. Mudane Muuse Suudi ayaa ku tilmaamay dastuurka mid aanay ogolaan karin isla markaana uu yahay gogol-dhaaf aanay kasoo baxayn wax ay dani ugu jirto dalka iyo dadka Soomaaliyeed. “Dastuurkan lala rooraayo waa mid aanay dani ugu jirin dadka, innagu mas’uuliyiin ayaan nahay waana na weydiinayaan dadka aan xildhibaannada u nahay, marka wax aan u jeedno inaysan wanaagsanayn ma ogolaan karno,” ayuu yiri xildhibaanka oo si cad u sheegay inay dadka reer Muqdisho kasoo horjeedaan dastuurka. Xildhibaan Muuse Suudi ayaa sheegay inay aad uga xumaadeen in lagu tilmaamo dad qas-wadayaal ah haddii ay ka hadleen dastuur ay u jeedaan inaysan dani ugu jirin dalka iyo dadka Soomaaliyeed. “Annagu ma ogolaan karno in dastuur ay ku qoran tahay qofkii ajnabi ah ee dalka jooga shan sano wuxuu noqonayaa muwaadin. Waxaan nahay 10-Milyan haddii ay 100-milyan oo Shiine ah ay nasoo dul-dagaan shan sanana ay dalka joogaan waxay noqonayaan muwaadiniin, dalka waa nalaga qaaday markaas,” ayuu yiri xildhibaan Yalaxoow. Mudane Muuse Suudi ayaa gabagabadii hadalkiisa ku sheegay in haddii la ogolaado in wax laga bedelo khaladaadka ay ka tabanayaan datuurka cusub ay soo dhaweyn doonaan kuwaasoo uu ku sheegay inay ka mid yihiin waxyaabo diinta islaamka ka horimaanaya balse uusan ka sheegin goobta. Ugu dambeyn, waxaa iyana ka hadlay kulanka looga horjeeday dastuurka ee ka dhacay Muqdisho xubno uu ka mid yahay Prof. Maxamed Faarax Jimcaale oo hoosta ka xariiqay in dastuurkan uu yahay mid ay dalal shisheeye ah wataan lana doonayo in lagu kala googoosto Soomaaliya.
  17. April 23, 2012. now? we are on the 1st of May, yaa carafaat.
  18. Mario B tell us which article you want to be changed or amended? or are you just making up excuses.
  19. xiinfaniin;825298 wrote: :D @When the war is over ASWJ will go back to the dugsi to teach sufism ASWJ is direct result of alshabaab's religious extremism, they went to Ethiopia to defend the graves of thier spiritual leaders not to participate in Somalia's political discourse ASWJ are beiing sucked deep into politics, I don't think they will ever go back to dugsi, kursiga macaan ninkii ku fariistaa kama koco illaa garbaha la jiido.
  20. Taleexi;825247 wrote: Mukulaalow: Waxaad tahay the best script ever oo weliba die-hard secessionist ah Mukulaalow is secessionist? wel,l its like saying Obama is a communist.
  21. Taleexi;825241 wrote: Bal in cajabeey cajiib tahay XX baanu isku si wax u aragnaa!! Taleexi thats called politics. No eternal enemy, no eternal friend, but eternal interest.
  22. did you notice when ever you ask if they read it, they just disappear.
  23. Sawiradii qaraxa http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2012/05/120501_dhuusa_mareeb.shtml