Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. oba hiloowlow;854636 wrote: Faroole wants to be informed anything concerning Khatumo and their representatives. Shariff Hassan the head of parliment wants the presidential ellection to first take place before the parlimental ellection. Ahlu-Sunnah was being represented by a spokesman instead of Awlibaax who signed the roadmap document on their behalf Sheikh Shariif wants the committee designated to come up with the new parliamentarians dismissed Correction Oba, Sharif didn't want Aw-libaax to represent AhluSuna coz they were in disagreement in regards of JubbaLand therefore, Sharif wanted someone else to represent Ahlusuna. And when he saw Aw-libaax plus Sharif Sakin wanted the presidential election before the Parliamentary election wuu carooday.
  2. Wararka naga soo garaya Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in manta uu magaladaasi ka dhofay Madaxweynaha Dowlada kmg ah ee Somalia Mudane Sh.Shariif ,madaxweynaha ayaa dhofay ayado uu magaladaasi ka socdo Shirka Saxiixeyaasha Roadmapka ee ay ku kulansanyihiin 6da Saxiixe. Dhofitaanka Madaxweynaha ayaa waxaay ka danbeysay ka dib marki Madaxweyne Shariif uu aad uga caroday marki kursiga Ahlusunna Waljamaca uu ku fadhistay Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax oo ah Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolada Konfureed. Sh Shariif ayaa waxaa uu watay Lataliyihiisa qaas ah a Cabdiqadir Macalin Nuur in uu Wakiilka Ahlusunna ku matalo shirka 6da Saxiixeyaasha Roadmapka Nairobi uga furmayay manta taas oo uu ka biyo diiday Gudomiyaha Ahlusunna Gobolada Konfureed Sh. Aw-libaax oo asagu ahaa Xubinta Ahlusunna u matalaysay Shirarki Roadmapka ee ka kala ahaa Garoowe 1 Galkacyo, Nairobi, Istanbuul, Roma waxaa uu sido kale ka qayb galay Shirarki ka dhacay Copenhegan Adis Ababa Muqdisho iyo Garoowe 2. Sh. Maxamed Aw-libax ayaa waxaa uu ugu danbeyn ku fadhistay Kursigi Ahlusunna ay ku lahayd Saxiixeyaasha Roadmapka taas oo ka caraysiisay Sh. Shariif oo Xurguf Siyaasadeed ay kala dhexeyso Aw-libaax waxana taasi ay sababtay in Sh. Shariif iskaga baxo Shirki Saxiixeyaasha Roadmapka. Gudomiyaha Ahlusunna Gobolada Konfureed iyo Madaxweyne Shariif ayaa waxaay si weyn ugu kala f******* qorshaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo oo uu Sh.Maxamed Aw-libaax ku leyahay Sameyn badan ayado sh. shariif arinkaasi usan ku qanacsanayn balse beesha Calamka oo arinkaas danaynaysa ayaa ku qasbay Sh.Shariif in uu saxiixo Aqoonsiga Jubbaland. Madaxweyne Shariif ayaa waxaa uu sido kala ka bixintaankisa shirka qayb ka aha dalab ka yimid Shariif Xasan kaas oo ah in dorashada madaxweynaha Somalia la soo hormariyo islamarkana la dib dhigo dorashada gudomiyaha barlamanka arinkaas oo caro ku aburay Sh.Shariif. Waxaa sido kale Jiray kulamo qaas ah oo ay yeesheen R/wasaare gaas iyo Faroole kuwaas oo ay qayb ka ahayeen xubno ka socda beesha calamka ayadon sh. shariif usan ogeyn ajandaha shirkaasi. Arimahaas oo isbirsaday ayaa waxaa ku rixeen sh. shariif in uu iskaga baxo shirka saxiixeyaasha Roadmapka ee ka socday Nairobi. Ugu danbeyn waxaa hada sii toos ah uga socda Magaalada Nairobi shirki Saxiixeyaasha Roadmapka ay kulahayeen Hotel ku yaala Nairobi waxana ka qayb galaya R/wasaare gaas Shariif Xasan Sh Adan Madaxweynaha Galmudug Calin Madaxweynaha Puntaland Faroole Wakiilka Ahlusunna Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax iyo Wakiilka UN ka Agoustino Mahiiga. Wixi warar ah ee ka soo baxa Shirka manta dib ayaan idinka soo tabin doona Insha alah. Nuur M Caynte
  3. So Caalin is still the president of Galmudug ? interesting !
  4. Wuu soo carooday yaah like gabar yaroo ninkeedii ku soo xanaaqday oo reerkoodii ku soo laabatay
  5. Is Farooole doing this? lol Laakiin Shariif inuu Caroodo ma ahayn. I can see a pontential new name for him "Shariif Carooday" lol
  6. Apparently he loves Somali Music. Enjoy MOOWooow.
  7. looooooooooooool that was the funniest pic from Amin Amir.
  8. LazGirl tacsi ayaa u taalo. Waxaa la sheegay markii ugu danbaysay inay oranaysay ABED ABED meaning I surrender in Amharic looool
  9. @ Abtigiis MO trained for this night for the last 4 yrs , he even moved to US to do jst that. I knew he is gonna win Gabrasallase said MO is the man to beat .....they knew it he is gonna destroy them tonight and that he did brilliantly !
  10. What a night for all of us Somalis in UK.
  11. LAZGIRL eat your wordddddddds and all the doubtersssssssssssssssssss
  12. The game is on now ......! MO Farah all the way inshallah
  13. MO is the man to watch ! even Gebreselassie is saying that. Lets see what happens he will be on in few minutes.
  14. So sad he didn't qualified. He came last , but he tried his best!! Edit: Actually there were two ppl behind him .......Well done
  15. One guy is behind him.......looks like won't qualify
  16. He is still in the crowd .......not left behind lol
  17. Mohamed Mohamed is running now....
  18. lool@Somalia . Bahashu ma habaar ayay maraysaa lol bal habaarka u tartiibi Ramadan baa lagu jiraaye. I wished TAYO & H-Qaran party to have united.!
  19. Thanks Abaas, this will be a good book for me. Check ur PM.
  20. She was the last one in her group. Not bad though at least she tried!
  21. Abbas aad iyo aad ayaad u mahadsantahay , will ask around inshallah. Is this book an electronic? if yes i will PM u my e-mail so you can forword it 4 me inshallah. Again thanks for all ur help.
  22. Is Abwaan gonna relocate to Gaalkacyo now lool Faroole iyo Wiilkiisa waa looyaabaa, AbdiQaybdiid waa macangag he won't be manipulated as Caaalin.
  23. Inaa Lilaahi Wa inaa ilayhi rajicuun. Ilaahay ha u naxariiso gacan ka xaqdaran baa dishay
  24. Majaajiliistihii Caanka ahaa ee Marshaale oo Muqdisho lagu dilay Cabdi Jeylaani Marshaale Talaado, July 31, 2012(HOL): Waxaa caawa Salaaddii maqrib kaddib Muqdisho lagu dilay Majaajiliiste ay si weyn u yaqaaneen dadka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdi Jeylaani (Marshaale), waxaana dilkiisa ka dambeeyay kooxo hubeysan. Marxuumka ayaa lagu dilay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir oo uu deganaa, waxayna dad goob-joogayaal ah sheegeen in ay toogteen labo ruux. Marxuumka ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo dhaawac ahaan loo geeyay. Marshaale oo ku caan ahaa majaaajillooyinka iyo ruwaayadaha maadda iyo qosolka leh ayaa wuxuu la shaqeynayay TV-ga Universal iyo Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho. Sidoo kalena marxuumka waxaa uu horay ula shaqeeyay Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho. Dilka Marxuum Marshaale ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan magaalada Muqdisho dhaawac loogu geystay Wariye Maxamed Nuur Shariif iyo Wariye C/qaadir Cumar Cabdulle, kuwaasi oo dhaawacii loo geystay ka badbaaday. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online