Macallinka
Nomads-
Content Count
1,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Macallinka
-
^ lol Dadka waxaa iskaga qasan dhaqanka iyo Diinta. !
-
Waxaan kawadaa maadaama wadaadadeenii ay madhabta shaafici raacsanaayeen oo adkeed inay ku khilaafaan any mas'alo , maxaa keenay inay tan ku khilaafaan? Taa waxay kutusaysaa inay dhaqan ahaan u cuntamiwaysay.
-
Maxaa u cadeeyay wadaadadeenii hore in Waraabaha Somalia laga helo uu kaduwanyahay kan lagahelo Sacuudi Arabia? Ani waxay ilatahay waxay ku base-gareeyeen dhaqankeena oo way u cuntami waysay Waraabe Somalia laga cunaayo taasna diin ma noqon karto maxaa yeelay rabitaankaaga ama nacaybkaaga kumatiirin kartid mas'alo islaami ah.
-
MMA hada wadaadadeeni hore waxay raacsanaayeen Madhabka Shaafici, madhabkaasna wuxuu qabaa in Dhurwaaga (lol magaca aa idilay) la cuni karo marka culumadeeno fasirka jeebkooda kalama soo bixi karaan waa inay meel ku tiiriyaan .
-
Su,aasha:???? Culimadayada sharafta mudan: waxa aan idinka qarsoonayn waxyaabaha uu Xassaan Xuseen ku faafiyo muxaadaraadkiisa iyo duruustiisa kuwaas oo meel ka dhac ku ah culimada iyo ardayda soomaaliyeed ee cilmiga diinta ku hawlan ,Ummaddooduna uga markhaati kacday khayr iyo wanaag, ilaa xad uu gaadhay arinkiisu in uu si badheedh ah ula jahro gaalaysiinta culimada ka dib markii uu soo dhameeyay dhaleecayntooda iyo caydooda kuna xukumay fisqi iyo inay yihiin )علماء سوء ٔاو ٔاحبار سوء( .(culimo xunxun) Qaar ka mid ah cajaladihiisa waxa uu ku yidhi: ( Jamaacada Al-Ictisaam agtayda waxa ay ka yihiin koox gaalo ah oo diinta ka ridawday , waxaana loola macaamilayaa sida dadka ridooba), waxa uu ula jeedaa hadalkan jamaacada la yidhaahdo Al-Ictisaam Bilkitaabi Wasunnah oo ay ka mid yihiin badanka culimada salafiyiinta ah ee soomaaliya, sidoo kale waxa uu ku sheegay cajaladihiisii ugu dambeeyay in lagula dagaalamo oo lagu laayo culimadaas meel kasta)في الحل والحرم( . Qaar ka mid ah cajaladihiisa Waxa uu ku dooday inuu banaanyahay dilka qof caalim ah haddii fasaadkiisa lagu joojinayo in la dilo , waxaana uu sheegay in ka wax dilay mujaahid yahay ka la dilayna shahiid yahay ( يكون( !!!!قاتله مجاهداً والمقتول شهيداً waxa uu gaalaysiiyay cid kasta oo ku hoos nool goobaha ay ka taliyaan maamulada riddoobay – waa sida uu hadalka u dhigaye- tusaale ahaan goobaha uu ka taliyo sheekh shariif, madaxwaynaha dawladda ku meelgaadhka ah, maamullada Puntland,S/land,iyo soomaali galbeed xukunkaasna kuma kala saarin haba yaraatee ruux caalim ah iyo mid caammi ah toonna , ha aaminsanaado waxa ay aaminsanyhiin maamulada uu gaalaysiiyay ama yaanu aaminsanaane –waa sida uu sheegtaye http://dailyjuba.com/wp-content/uploads/2012/08/Halkaan-ka-akhriso-Fatwo-ay-Culimo-Soomaaliyeed-kaga-digayaan-Manhajka-Xassaan-Xuseen-oo-Halgan.net-soo-gaartay.pdf
-
^lool @MMA that is a good analysis .....but the thing is Sharif Sakiin and co are pushing for the presidential election to be held first so that he could run for the speaker position if he looses the presidential race. Waa la isku maqanyahay
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;857380 wrote: Duqa, hilibka doonfaarkaba iyo xoolaha baqtiyo xalaal ayee noqdaan markee baahi iyo macluul timaato. Laakiinse uma maleeyi any Soomaali inay cuni lahaayeen. Dhaqan ayaa jiro. Teeda kale Umul wuxuu yiri wadaadadeenii hore wey ka hadleen, oo waxeena go'aansadeen kan ay Carabta cunaan inuunan ahayn dhurwaaga noolaha cuno, yahay kan kaliya cuno dhirta iyo anyaxa. Waa culumadeena la yaqaanay soo jiritaanka ahaa go'aan ku gaareen maadaama dhurwaaga iyo waraabaha Soomaaliya joogo yahay mid dadka cuno. Hadda sheekhyo Sacuudiyeed iyo kuwa dabaraacaba iima xalaaleysiinaayo mid aynan awalba xalaaleysiinin culumadeena hore. MMA sheekh Umul wuxuu yiri sidaan: Kutubteena Fiqiga ugub kuma aha oo Minhaajka iyo kutubta ka hooseysa waa ku taallaa, balse culumadeenna ayaa si kale u fasirtay oo yiri {waraabaha waa midka aan dhulkeena joogin waana midka nacaska ah ee dhulka carabaha jooga ee aan xoolaha cunin} ayay ku sheegi jireen, wax diidayana ma jiro , kutubta Imaamu Shaaficina waa ku taallaa. Mutjamaceenana waxa aysan u cuni jirin culumada ayaa tafsiirkaas siisay, haddana baahi ayaaba jirta oo dadka waxay mararka qaar gaarayaan xilligii bakhtiga u bannaanaa”ayuu yiri Shiikh Umal oo caddeeyay in w arka guntiisa iyo gunaanadkiisa uu yahay in cunista hilibka waraabaha ama dhurwaaga uu bannaan yahay . Yacni culumadeena ayaa go'aansaday inay saas u fasirtaan ee wax diinta ku salaysan ma'aha. Run ahaantii markii hore warkaan aad baan uga naxay oo ku lablabooday laakiin hadii daliil saxiix ah ay timaado fikirkaada iyo sida ay adigu kuula muuqato dariishada ayay kabaxayaan. Sidaa daraadeed anigu hadaan arko qof dhurwaa cunaayo xaraam waaye ku oran maayo ilaa aan daliil kaduwan ten meesha uu sheekhu keenay oo culumo ka waawayn ay isku raacaan inuu xaraam yahay. Laakiin anigu macuni lahayn !
-
^Maya, qofkasta oo sifiican u sharaxo oo dadka sifiican oga dhaadhiciyo ayaan ka dhagaysataa. Umul si wacan buu u sharaxay waraysigiisii .
-
^ iska celi Seriously, I felt sick when i have seen some pple eating Waraabe but then I have listened to Shk Umal saying is Halaal with a saxiix xadiith so I had accepted like Samicnaa wa adhacnaa but i wouldn't eat it myslef.
-
IS the mall owned by Arabs?
-
^Maxaa loo xasuuqay (can't check the link) ?
-
OMG lol that was funny
-
Watch Gedo Elders threw their support behind Abdiweli
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
Mooge;856600 wrote: lool. Macallinka is busted. loool. walahi wa cajib. qabil ba dardaray somalidii. lool I am not busted sxb. Waxaan ka hadlayaa markii layiri Shariifka wuxuu doorandoonaa someone from Gedo waxaa jirtay inuu Faroole yiri waan goosanaynaa hadii qof aan anka ahayn la doorto? ...Bal aan soo baaro wax yar ii sug -
Watch Gedo Elders threw their support behind Abdiweli
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
Boyz as soon as he was nominated Puntlanders were against him simply he got the job, even Faroole went far and said , they will cessed if anyone other than a person from Puntland get the PM position. -
Watch Gedo Elders threw their support behind Abdiweli
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
Of course Abdiwali can have supporters in Gedo ......that shows u Reeruhu wuu kalaa haraa oo waxay ku kaladuwanaan karaan afkaarta etc. Laakiin waxaa marna dhacayn in Farmaajo laga taageero Puntland lol -
lool@ aahaan ii warso not SNM ! wax badan baa isbadaly since then. Interesting video .
-
BOLT doing MO's celebration kkkkk He has the respect of the best ppl in the Athletics yet we have some Maryoole who can't walk straight let alone run bad mouthing about the legend looool
-
He didn't it again. What a legend!
-
What a shame!
-
That picture does't look right as Che said. What a sad move for a man who knows one or two things about media, PR etc
-
lol@Chimer, sxb meeshaan sagaal bilood baan joogaa, marka si fiican baan u qiyaasi karaa dhalinyarada fish and chipska tusaale, adiga, Carafaat, Somalia iyo kan yaree hargaysa jooga intiinuba waxaan ku qiyaasay inuu Somaligu inugu yarhayay maxaa yeelay ama qurbaha ayaad ku dhalateen ama adinkoo aad u yar timaadeen marka wax u baahan faaqidaad dheer maba aha. Laakiiin sifiican baad u dadaashay ee meesha ka siiwad baan ku oran lahaa.
-
Mooge maxaa ku gubaayo adi? lol Let it go sxb. Oradoo soo afur ha isxiijine.! Waxani waa FACTS and no one can deny it unless they are clueless :cool: