Macallinka
Nomads-
Content Count
1,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Macallinka
-
Farmaajo - Banaanbax Lagu Taageerayo oo Mogadishu Kadhacay
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
Maaddeey;866094 wrote: Bannaan-bax hadduu ka celin waayey in la eryo, sidee kursi ugu celin karaa?. Kii hore looga eryay kursi PM aas ahaay, kanoo mid Presidente eh maas bannaan bax keeni karaa? lol Ama ha helo ama yuusan helin dadkaan shacabka ahi waxay si xor ah u muujinayaan rabitaankood. Taas ayaa ah arinka muhiimka ah. -
Farmaajo - Banaanbax Lagu Taageerayo oo Mogadishu Kadhacay
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
It looks like Somalia has turned a new page inshallah. Whoever wins, it will be a great victory for Somalia. Somalia ha noolaato! -
Farmaajo - Banaanbax Lagu Taageerayo oo Mogadishu Kadhacay
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
Dibadbaxyo lagu taageerayo Musharixiinta Shariif Sh. Axmed iyo Farmaajo oo saakay Muqdisho ka socda Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa saakay aad u kacsan, waxaana waddooyinka waaweyn saakay isugu soo baxay kumanaan dadweyne ah, kuwaasi oo kala taageeraya in Madaxweynaha loo doorto Shariif Sh. Axmed ama Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), iyadoo ciidamada ammaankana ay si weyn u ilaalinayeen in bannaanbaxyadaasi ay isku rogaan fowdo iyo falal amniga dalka khatar kara. Gawaari lagu soo xiray samaacado waaweyn isla markaana lagu dhejiyay sawirada Madaxweyne Shariif iyo qaar kale oo lagu dhejiyay sawirada Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Max'ed Farmaajo ayaa lagu arkayay wadooyinka magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah dadweynaha bannaanbaxyada dhigayay oo aanu su'aalo ka weydiinay sababta keentay inay bannaanbaxyo ku taageeraan qaar ka mid ah musharaxiinta u tartameysa jagada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u sheegay Shabakadaan in bannaanbaxyadooda ay culeys ku saarayaan Xildhibaanada Baarlamaanka inay soo doortaan musharaxa ay doonayaan. Dhinaca kale dibadbaxyadaan ayaa ku soo beegmaya xilli magaalada Muqdisho maalmahaan ay harqiyeen boorar la suray waddo kasta iyo luuq kasta oo ku yaala Muqdisho ayna ku sawiran yihiin musharaxiin fara badan oo ay ugu horeeyaan Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, Ra'iisal Wasaaraha xukuumadda KMG ah Prof. C/Weli Maxamed Cali Gaas, Ra'iisal Wasaarihii hore Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo, Prof. Xasan Sheekh iyo kuwo kale oo fara badan. Maxamuud Axmed Xasan Web Updating, Somaliweyn Website xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com www.somaliweyn.com -
Farmaajo - Banaanbax Lagu Taageerayo oo Mogadishu Kadhacay
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
Waxaa manta Magaalada Muqdisho ka dhacay banaanbax ay ka soo qayb galeen kumaanan ka tirsan Shacabka Magaalada Muqdisho. Banaanbaxayaasha oo aad u badana ayaa waxaay iskugu soo baxeen Wadada Maka Al Mukaraama ee Bartamaha Magaalada Magaaalada Muqdisho waxaayna ku qaylinayeen taageerada ay u hayaan R/wasaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Maxameed Farmaajo oo asagu ka mid ah Musharaxiinta lo saadaalinaayo in ay ku gulaystaan Doorashada Madaxweynenimada Somalia ee Magaalada Muqdisho ka dhacaysa Maalinta Isniinta. Bananbaxayeesha oo watay boorar u ku xardhan yahay R/wasaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahai Maxamed Farmaajo ayaa waxaay socod ku soo mareen inta badan Magaalada Muqdisho ayaago mujinaya Shucurtooda . Muuse Xaayow oo ah Oday Somaliyeed oo jira 80 sano ayaa ka mid ahaa Mudaaharadayaashi manta ka soo qaybgalay bananbaxii lagu taageerayay Musharax Farmaajo asago saxaafada la hadlayaana waxaa uu yiri. “Aniga waxaan ahay Awoowe Somaliyeed waxaan jira 80 sano Cafimaadkaygana ma ficnayn waxaa manta bananka isoo bixiyay in aan cimrigayga inta ka dhimaan nabad ku qaato oo Dowlada soo socota aan ka helno daryeel Caafimad iyo Xanaano Shalay markaan dhagaystay Khudbadi Farmaajo waxaay igu riixday in aan manta ka soo qayb galo bananbaxaan anigoon caafimad ahaan ficnayd Farmaajo waxaan u arka ninka kaliyah ee Wadanka samatabixin kara islamarkana nadiif ka ah waxyaabo badan Farmaajo waxaan u arka ninki na xanaaneyn laha hadaan nahay Wayeelada Somaliyeed Xubnaha Barlamanka Cusub waxaan ka codsanayna in ay codkooda siiyaan Mudane Farmaajo” ayu yiri Muuse Xaayow. Dadki manta iskugu soo baxay bananbixi lagu taageerayay Musharax Farmaajo waxaa ka mid ahaa Ex: Xildhibaan Muuse Cali Jamaac oo ka mid ahaa Xildhibaanadi hore ee Somalia Muuse waxaa uu Xildhibaanada nasiibka u yeeshay in ay galaan barlamanka cusub ka codsaday in ay codkooda siyaan Musharax Farmaajo oo aan u arko shaqsi nadiif ah oo Soamlia qaadsiinkara tubta toosan. Sido kale Anigo ku hadlaya Magaca Xildhibaanadi hore ee Somalia waxaan ka codsanaya in xildhibaanada cusub ay no hiliyaan si aan u helno balanqaadki Farmaajo uu u sameeyay Xildhiibaanadi hore ee ahaa in uu siin doono Mushaarki ka maqna 10 ki bilood ee Cabdiweli gaas Xukunka hayay iyo sido kale in uu Xildhibaanadi hore siin doono lacag howlgab ah ” ayu yiri Xildhibaan Muuse Cali. Hoyo Caasha Cabdili oo ka mid ah Hoyooyinka dagan Magaalada Muqdisho oo ayadana dareenkeeda mujinaysay ayaa waxaay sheegtay in Golaha barlamanka cusub ee Somalia ay si toos ah u mataalan Shacabka Somaliyeed Shacabka Somaliyeed meel kasta uu jogo na uu mujiyay dareenkooda iyo cida ay rabaan marka Aniga uma tilmaamayo Shaqada Barlamanka Cusub ee Somalia wa in ay go,aamiyaan dareeenka Shacabka ay mataalan ayay tiri hoyo Caasha Cabdile. Bananabaxaan oo dadki ka hadlay aay aad u badnayeen ayaa waxaa uu aha mid si nabad galyo ah ku socday ayado dibadbaxayaasha ay si dagaan oo ilbaxnimo ku jirto dareenkooda u mujinayeen ayaa waxay ugu danbeyn ku soo Aruureen hoyga uu Magaaalada Muqdisho ka dagan yahay Musharax Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo halkaas oo bananbaxayaasha ay si guud codsi ugu direen Xubnaha Barlamanka Somalia kaas oo ay ku codsanayeen in ay dortaan Musharax Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo. Bananbaxa lagau taagerayay Musharaxnimada Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo ee ka dhacay saka magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ku soo adaya xili maalinta bari ah lagu wado in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada barlamanka Somalia ayado Xubnaha ugu cad cad in ay ku gulaystaan doraashadaasina ay ka mid yihiin Musharax Maxamed Farmaajo, Musharax Sh. Shariif Sh .Axmed , Musharax Cabdilahi Axmed Cadow Musharax Cabdilahi Baadiyow Musharax Cabdiweli Cali Gaas. -
Farmaajo - Banaanbax Lagu Taageerayo oo Mogadishu Kadhacay
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
-
Sharif was a lousy President ~ time for a New Man to take charge.
Macallinka replied to Tillamook's topic in Politics
-
Sharif was a lousy President ~ time for a New Man to take charge.
Macallinka replied to Tillamook's topic in Politics
He must go we are tired see him flying around . Tell him to go back teaching Geography lessons ! He became so arrogant lately , he looks like upset most of the time . Bax naga tag dheh! -
Lol@ Dr-OSmaaan
-
This is suicidal, I don't think the new MPs will allow this, they can make deals for as long as they want but at the end of the day is up to the new MPs to do the right things. Just like Salaad Cali Jeele said , they should take the money from these fools and vote for other candidates . :cool:
-
^ Teedakale danbiyada qaar waa minor like traffic violation . Ninyaaban naga daadee wax kasta ha sooqufin sxb.
-
[/img]
-
The campaign continues.... Farmaajo meeting with the madaxda Khaatumo
-
Ra'iisul Wasaarihii ka horeeyay Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa aheyd mid dhinacyo badan taabaneysay, ugu horeyn waxaa uu xusay in markii xilka loo magacaabayay uu qodobo dhowr ah muhiimad saaray, Ammaanka, dareyleyka Ciidamada iyo la dagaalanka musuq maasuq, kuwaasoo uu xusay in dhamaan ka soo baxay. Farmaajo ayaa sheegay in Madaxtooyada loo jira wax ka yar hal KM markii loo magacaabayay, isla markaana xabada wiiftada ay soo gaareysay, waxaa uu tilmaamay inuu ku guuleystay in Taliyeyaasha Guutooyinka inuu siiyo mushaar, isagoo xusay in saddex safar uu dibada ugu baxay , isla markaana uu joojiyay diyaaradihii gaarka ahaa ee madaxda raacaan qarashaadka badan ay uga baxaan diyaaradaha gaarka iyo Hotelada , waxaana uu tibaaxay in lacagahaas uu ku bixiyay mushaarka iyo daryeelka Ciidamada iyo Ciidamada naafada ahaa oo mushaar u bilaabay. Waxaa uu sheegay in markii uu ka tanaasulay xilka Ra'iisul Wasaaraha uu qasnada uga tagay lacag dhan 7-Milyan . He also added Mogadishu was fully liberated 8 days after his resignation which means kuxkuumadii TAYO that has jump-started started the whole liberation should be given the credit .
-
^ And Good luck to your man too , he needs it more than Farmaajo Waa inoo bacdal speech tonight folks .
-
Best Acceptance Speech Goes To ... Shiekh Sharif Ahmed
Macallinka replied to malistar2012's topic in Politics
He hasn't talked yet and the best speech goes to him ? lol Waxaano kale ayaa raba inay nala tartamaan kawaran;) , waryaa ma Oba ayaa ku soo diray? -
Published works by Dr. Abdiweli Mohamed Ali.. Choice for 2012.
Macallinka replied to General Duke's topic in Politics
Somalia;865465 wrote: They are not at all similar, the one you posted doesn't even have mathematical evidence, charts or nada! :eek: Check pages from 35 onwards loool -
Published works by Dr. Abdiweli Mohamed Ali.. Choice for 2012.
Macallinka replied to General Duke's topic in Politics
The whole piece of the Article was based on : Political Instability and Economic Growth Edit: He is cut and paste professor lol -
^ OK Meesha kasiiwad
-
what sort of proofs are you looking for? The guys picture or the body of the young supporter who was gunned down when Farmaajo came back to Mogadishu ? Wax iskula fal ninyahoow.
-
Sharif sent his gun man to eliminate this guy from Ximin iyo xeeb who was campaigning for Farmaajo but luckly survived. Do you want his name? just call Xamar sxb. Now tell me who is desperate ?
-
@Oba What about the one that is so desperate trying to kill his opponent's campaigners/supporters ? It was few days back that the shot at a campaigner from Farmaajo camp who is from Xibin iyo Xeeb lucky he serviced.