Macallinka
Nomads-
Content Count
1,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Macallinka
-
@Somalia, Elderska ka xishood. Waxaani waa tabloid waxay rabaan bay iska qorayaan marka war saxa ma aha ee adilee hada war qaloocan yaan lagaa helin. Haduu PM uu noqon waay from Puntland what is the big deal? nothing marka hala isdajiyo akhiyaarta. EDIT: where is Moge iyo war suuqeedkiisii? lol Mise sida Puntlandi.com ayuu u xanaaqsanyahay?
-
oba hiloowlow;871586 wrote: Jaw Jaw waxaasaa baashaala. Allow zaa'idi.
-
Madaxwayna Cusub : -Waxaa la igu Wareejiye Khasnada Dowlada oo Zero ah
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
@Yunis, you are right waa kuligood but the two top guys are responsible and if the money was stolen they must ave taken the biggest share. -
Madaxwayna Cusub : -Waxaa la igu Wareejiye Khasnada Dowlada oo Zero ah
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
@Somalia He is not pointing finger at anyone , he is saying there is no money in the save . And its clear who took it.....that is all am saying. Waxa uu sheegay in uu la wareegay dawlad khasanadeheedu maran yihiin deyna lagu lee yahay shantii bilood ee u danbeysey aan helin wax kaalmo ah oo khsanadaheedu maran yihiin iyada oo caalamku sugaayey waxa is bedala, haddana ay eegayaan talaabada aan qaadno taasna ay dheertahay badda oo xiran oo canshuurtu yartahay. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey uu ka baqsadey kaas oo dhacaya 24.09.2012, weliba waxaa jira shir gaar ah oo Soomaaliya looga hadlaayo kaas oo barbarsocda Shirka guud ee Qaramada Midoobey kaas oo dhacaya 26.Sept.2012 laakiin waxaan qiimeeyey hawsha taala iyo shirkaas waxaana ii soo baxdey in hawsha taalaa ay badan tahay sidaas darteedna aan ka baaqdey Shirkaas, arintan oo Xildhibaanadu si weyn u soo dhaweeyey una sacab tumeen, maadaama madaxdii hore ay ahaayeen kuwo aan cafin shir aan macno lahayn xitaa, isla markaana boorsadoodu ahayd mid iska xirxiran. -
Madaxwayna Cusub : -Waxaa la igu Wareejiye Khasnada Dowlada oo Zero ah
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
^ The only person said anything about Farmaajo taking money was GAS not even the people who were conducting the investigation. Besides when Farmaajo left the office there were 7m in the account. Now, where is the government money? who should we ask for? Of course the top two guyz who were there. By the way they don't have to spend the money on placards that is just peanuts. Most of the money went to bribing the MPs for vote . -
Madaxwayna Cusub : -Waxaa la igu Wareejiye Khasnada Dowlada oo Zero ah
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
Koleey labadaan nin ayaa laga rabaa lacagtii wadanka taalay ayakaa ugu sareeyay dowlada xagee martay? Waa sual meesha taala . -
Madaxwayna Cusub : -Waxaa la igu Wareejiye Khasnada Dowlada oo Zero ah
Macallinka replied to Macallinka's topic in Politics
GAS and Sharif used all the money for the election campaign . Ku waasi ilaahaygii naga badbaadiyay ayaa mahada iska leh. -
adaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Xassen Sheikh Maxamud ayaa shaaca ka qaaday in Dowlada Cusub ee uu madaxda u yahay ay haysto Dhaqaale daro isla markaana lagu wareejiyay Khasnadaha Dowlada Zero ah ayna u dheertahay Daymo Fara badan oo lagu leeyahay. Mudane Xassen Sheekh Maxamud ayaa Tibaaxay inay dowladiisa kala waregtay Xukuumadii ka horaysay Meel banaan oo dad kaliya joogaan, waxaana ay xuseen shaqaalihii meesha loogu tagay inaysan mudo 5bilood ah khasnada Dowlada wax dakhli ah kusoo dhicin taasoo ay ku micneeyeen in meelo kale lala maray dhaqaalihii loogu talagalay in marka hore ay kusoo dhacaan khasnada dowlada markaasi kadib loo diro meelihii kale ee markaasi lagu bixin lahaa. Dowlada Cusub ee Soomaliya ayaa la kowsatay Meel banaan oo aysan wax dhaqaale ah oo howsha lagu sii kalo wado ool waxaana Madaxwane Xassen Sheekh markii uu ku guulaystay Jagada Madaxwaynaha isla markiiba u yeeray maareeyaha Banka dowlada isagoona u sheegay inaan wax dhaqaale ah laga bixin karin Khasnada Dowlada. Waxaana ay arintaasi u muuqatay mid uu madaxwaynuhu ku xakamaynayo Dhaqaalaha dowlada in lala baxo Laakiin Taxadarkii Xassen Sheekh Laguma Guulaysan oo Xili hore ayaaba laga fakaray oo khasnada Dowlada aan lacagba lagu ridan si saxiix aan looga helin. Xukuumadii ka horaysay ee madaxda u ahaayeen Shariif Sheekh Axmed iyo C/welli Gaas ayaa labaduba ahaa musharaxiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha kuwaasoo dhaqaale badan oo loogu talagalay inay dowladu ku marayso howlaheeda ku galay Doorasho iyo Safaro aan micno badan samaynayn. Madaxwaynaha Cusub e Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Xassen Sheekh Maxamuud oo dhawaan Doorasho ka dhacday Muqdisho oga guulaystay Musharaxiin farabadan ayaa xiligani dowladiisa waxaa lasoo darsay dhaqaalo yari taasoo keeni karta howlo badan inay dib u dhacaan.
-
@Haatu Somali ahan u fasir marka hore. Dhuuxgoror ? Qoormaadeey
-
Gedo clan threatens to secede from union if not given PM this time
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
@Abwan , mahayo taas sabatoo ah wax jira ma'aha. Mooge aka War-Mooge ul xaar leh buu la ordayaa. Faroole iyo Puntland ayaa lagu yiqiin markay labo habrood is qabsadaanba inay dhahaan waan go'aynaa markaa taas ayuu rabaa inuu yiraaahdo firiya reer Gedo ayakuna inay goostaan bay rabaan anaka kaliya warkaa ma wadan :cool: -
Gedo clan threatens to secede from union if not given PM this time
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
looooool@ Waa u dhalasho, malayaabtay? Besides he is fabricating the news..........show me a genuine news sxb. Isku xishood ninyahoow. -
Somalis can't organize any event , whether is wedding, inauguration or small party heck they can't even organize funeral . " War maydka aayar, war adigu bal aamus......Wajiga mara kasaar, war wuu cabauraya, war naga aamusa ilaahay ka cabsad.....hadaa ma adaan kaa cabsan lahayn bal wuxuu ku hadlayo eega. Kaa meelkast buu qasaa....shuuut aamus." Everyone wants to have a say !
-
Kenya: Sharif behind the assassination plot
Macallinka replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
@Apophis, you have great test there my friend . Simple but elegant . -
Mooge;870589 wrote: abdiweli is giving you nightmares ninyoow. you will hide in you bathroom again if Abdiweli is name PM. don't fabricate stuff ninyoow. the kenyans were pissed of that two suicide bombings were planned to kill their leaders. that is some serious stuff ninyoow. more serious than selection of PM. this is a matter of life and death for them ninyoow. why were they targetted? that is the question. loool he ain't giving me no nightmares . Waa warka suuqa yaale. Are you gonna silence everyone ? lool Are you denying that Kenya was lobbying for Gas? It is the talk of the town(Fadhi kudiriri as you would say) marka is not personal sxb. By the way I have inside news about the new PM and lets say you won't like it :cool:
-
Beautiful . Laakiin guryahaan sidii larabo clourka loo marinaayo waa inay dowlada dhexe ay joojisaa. Xamar Cadeey waa in ay wada cadaataa . I am going there insallah for the first time 22 yrs. Its gonna be fun.
-
Abdiweli welcomes all world leaders to the Innaugration
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
@Mooge why do i need to google it while u r posted here lol. Its jst an observation sxb relax -
Abdiweli welcomes all world leaders to the Innaugration
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
Mooge;870278 wrote: warya macallinka, are you ok my friend?? what da F*** was that ninyoow?? loooool. loool Mooge i used to hear these stories marka that pic remind me those stories. I bet u too must have heard that right lool -
Abdiweli welcomes all world leaders to the Innaugration
Macallinka replied to Mooge's topic in Politics
Mooge;870257 wrote: Abdiweli welcomes Ethiopia's Prime Minister HaileMariam They have same facial structure , nimanku ma ilmo adeer baa lol. I used hear some stories about long lost oromo/ethiopian clans who are now found in the midst of some of the somali clans :cool: -
Mogadishu. Leaders of Turkey, Sudan, Ethiopia, Kenya others arrive..
Macallinka replied to General Duke's topic in Politics
Apparently there were Kenya delegation ? If that is true, does that mean the president refused their request for who he should pick for the PM position and they are at odds with him? Interesting stuff ..... -
But we still need Jubooyinka to be liberated like any other region. I know Sheekh Sharif was against a strong Jubbaland/Azania state .