Cambuulo iyo bun
Nomads-
Content Count
2,223 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cambuulo iyo bun
-
AUN Borama children 30 Jan 1984, we still remember you
Cambuulo iyo bun replied to OdaySomali's topic in Politics
this is why we should be united,, AUN dhibanayaasha -
wtf this is exactly what im talkin about,, wtf ceelbaraf state ceelbuur state mareeg state wtf is just cities how can they possibly become a state,, people people saan maxee tahay sheeeeeet this is out of controll focus on this reer SOL instead of this hebel vs hebel fight we are seeing.. lets dump the whole federalism idea and lets focus on a centralized government from raaskambooni to raas caseyr
-
waaka so horjeeda aniya dagaalka, also waxaan kaso horjeeda dadka qabiilistayaalka isku qarinayo wadanimada,, wadaniyow xal qaado 2 tol aa isku heysto SOL mid SL baan ahay buu leeyahay kan kaleeta neh wuxuu leeyahay Soomaliweyn ayaan uu dagaalamaya. nolosha ka dhacdeen dadyahow
-
bacaaaaaaaaaaaaaaacaaaaaaaaaaaaaaaaa
-
Thaaaanks alot Aideed
-
yeah man we need fanaaniin like him
-
looooool carafaat hahah
-
duqaaneeti ya dhageesto hee
-
duqa caadi maahan
-
lahjada waqooyiga qabdaranaa horta,, no offence
-
Beledweyne: Cmaliyyah Istish-haadiyah Mubaarakah!.
Cambuulo iyo bun replied to Maaddeey's topic in Politics
Widaay camaliyahh istishaadiya fal xaaraan waaye culimadda weydii -
heartbreaking song wallaahi soomali waa dad inkaarsan
-
Maaddeey;777317 wrote: Cambuulo, in Askar laga laayey Amisom & TFG-da oo uu ku jiro sarkaal sare oo TFG ka mid ah maxaad u soo gudbin weysay?. Widaay aniya wixiis lay sheegay aa so gudbiyay dadka ehelkeygana aag dagaal ma aysan joogin ee waxee joogeen degmada karaan gaar ahaan meesha la yiraahdo suuqa xoolaha ee xaafada Jaamhuuriya waxee yiraahdeen lamo guri dhanka waqooyiga ayeey Amisom joogan qiyaasti waa 50 mitir ka yar mana ogala in lo tago waxo kalo ii sheegen iney dagaal ay ka maqlayeen dhinaca warshadaha, saan horey uu sheegay saacadii 08.30 subaxnimo ee aheed xiliga europe somalia xiligaas waxe uu aheed 10.30 subaxnimo, marka dadka anigu xaalada aan ka wareystay ee iyaka ma ogan karin khasaaraha kala duwan ee soo gaaraye dhinacyada dabcan khasaaro waa jiraayan been maha, ujeedada aan ka lahaana waxee aheed inaa hubsado wararka waxee sheegayaan waxaana ii cadaatay ineysan dowladda wada qabsan beledka oo dhan ma kasti, meelaha aysan dowladda qabsanina waxaa ka mid eh waxarcadde,suuqa xoolaha,xerada maslax iyo areadas dhinaca kale tfgda waxee horumar ka gaarti dhanka barakaat iyo jaamacadda saa sawirada ku arkeeno. kedibna waxaa weydiiyay meesha yaa ugu awood sareeyo waxaa liigu jawaabi amisom iyo tfgda waxeena ku macneeyen hubka culus ay haaystan ii waliba dhaqaale laakinse waxee dhaheen Amisom waa fulay oo dagaalka sii toos uma galaan habeenkii ee duqeen ku bilaabaan dagaalka inteysan qaadin kedibna tangiyada ay ku jiiraan difacyada ma kasti. Marka maadeey aniya been iskuma sheego markasta waxaan jeclahay inaa xaqiiqda ogaado waxaa sheegayana waxaan ejclahay inaa uu arki doontid wax macquul
-
Somaliland Suldans United! on defending our Bordors if needed
Cambuulo iyo bun replied to AsadSL's topic in Politics
dadkiinaati makala daashiin mii? damn khaatumo here SL here my clan is stronger than yours bla bla bla -
08.30 european time which is now im on skype with some relatives in the capital Muqdisho and i asked them about Al shabaab being libarated from Muqdisho, they responed with ''been cad waaye'' im now trying to find out some details. Edit: the amisom forces in the nort fronth is in arjantiin right know trying to capture Huriwaa but they are failing they cant pass far than warshadda bastada
-
Mogadishu united + Puntland Oil = what a week for the Republic
Cambuulo iyo bun replied to General Duke's topic in Politics
2012 has started good this far alhamdullilah may it last inshallah -
Ciidamada Dowladda KMG ah guutooyin ka tirsan oo si aad ah u hubeysan iyo ciidamada AMISOM ayaa howlgal qaatay in ka yar 24-saac waxay kula wareegeen goobo muhiim u ah difaaca magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanno ku yaala degmooyinka Dayniile, Kaaraan, Huriwaa, Yaaqshiid iyo degmooyin kale. Wararka naga soo gaaraya goobaha ay iminka dagaalladu ka socdaan ayaa la sheegayaa in madaafiicda darandooriga u dhaca, kuwa dheereeya iyo gantaalaha ridada fogba la isku adeegsaday, iyadoo ciidamada Dowladda ay jiireen aagag dhowr ah oo ciidamada Shabaabka ay ku lahaayeen Dayniile iyo duleedka degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Goobaha ay dagaaladu ka socdaan ayaa waxaa ku sii qulqulaya ciidamo fara badan oo ka tirsan Dowladda KMG ah, kuwaasi oo isku diyaarinaya inay xoojiyaan aagagga ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin. Dagaalka ayaa la sheegayaa inay qaadeen Dowladda KMG ah iyo ciidamada AMISOM, iyadoo ciidamada Dowladda ay weeraro ballaaran ka geysteen dhowr jiho oo ku yaala hareeraha magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidamada Madaxtooyada Dowladda KMG ah Col. C/llaahi Cali Caanood ayaa warbaahinta u sheegay inay dhowr jiho ka weerareen goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada ururka Al-Shabaab, dagaalkaasi oo uu sheegay in iminka ay weli ciidamadu ku sii eryanayaan wixii ciidamada Al-Shabaab. "Kooxihii cadowga ahaa waxaan ka saarnay meelihii ay uga sugnaayeen magaalada Muqdisho" ayuu yiri Col. C/llaahi Cali Caanood oo sheegay in magaalada Muqdisho ay gacanta ku hayaan. Goobaha ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM ay saakay la wareegeen waxaa ka mid ah xarunta Jaamacadda Muqdisho, wadada Barakaat, waddo muhiim ah oo isku xirta degaanada Basra iyo Degmada Balcad. Sidoo kale dhinaca bari ee magaalada Muqdisho ayaa ciidamada Dowladda KMG ah waxay u dhaqaaqeen dhinaca suuqa Xoolaha, iyagoo dardaray isla markaana cagta mariyay isbaaradii ugu weyneyd ururka Al-Shabaab ay ku lahaayeen degaanka Galgalato Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya dagaalada saakay waaberigii ka bilowday magaalada Muqdisho hareeraheeda ayaa noqonaya weerarkii ugu ballaarnaa ee ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ay guulo ka soo hooyeen, isla markaana si rasmi ah ula wareegeen guud ahaan magaalada Muqdisho oo dhan. Dhinaca kale ciidamada Dowladad iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegayaa in weerarkoodu ahaa mid qorsheysan, isla markaana haatan ku sugan degaanada Maslax, Suuqa Xoolaha iyo degaanno ku dhow dhow. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe