Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. My man those people are under oppression back home what they should do is take their guns and fight the horrible woyane, they are somalis under gumeysi
  2. Naxar this is disgusting i cant believe that one would actually be willing to be under Habesha rule
  3. edadiin la janeeye kuwaana maxee ka wadaan damn hown can one be proud to be injireey, embarressing alloow saaso kale hanaga dhigin
  4. nuunow your very strange sxb, no disrespect..
  5. Malika;798292 wrote: ^ I know juxa.. Just out of curiosity - if the neighbours were Arabs, would they have been refered as reerkii Arabka or reer Ali or so? Cida Asharaafta atleast that what i use to hear
  6. ^^ inteena kalaa ka wadaa hee
  7. ^^ allright thanks Juxa, so the rest who lives in the shabelles and jubbas are kooyto
  8. people can somebody answer the questions that i and somalicentric is wondering about,
  9. ma iyaga dhulka loogu yimid? I always thought that they emigrated hundreds of years ago from Tanzania and Mozambique,,
  10. lol maa daashiin mii idinka, on the other hand im sure reer Mogadishu is happy for Puntland's progress and not shivering as u mentioned,, my friend those times has passed, the only thing that matters is qaranimo and nabad.
  11. http://www.journeyman.tv/57666/documentaries/rain-in-a-dry-land.html
  12. ^^ They have the right to know their history atleast i would be intrested to know my origin and how my people came to Somalia,,
  13. Xaaji Xunjuf;797875 wrote: What about them they are Somali like any other Qabil. Not ethnically correct but i agree with u
  14. Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa saakay waaberigii la wareegay deegaanadii ugu dambeeyay ee ay duleedka magaalada Muqdisho kaga sugnaayeen maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay deegaanka Suuqa Xoolaha iyo xeradii Masalaxa ee wadada Balcad, waxaana ay xarumo ka sameysteen xerada Maslaxa. Sarkaal u hadlay ciidamada dowladda ayaa sheegay in ciidamadii saakay la wareegay dhulka ay weeraro ka soo qaadeen jihooyin kala duwan, sidaasna ay ugu suuro gashay in ay dhulkaasi qabsadaan. Si kastaba, dhulka saakay ay gacanta ku dhigeen ciidamada ayaa ah goobihii ugu dambeeyay ay Muqdisho kaga sugnaayeen kooxda Al-Shabaab.
  15. walahi i have to go to cadaado one day sawirada waa ii cajibiyeen
  16. (Mogadishu, 2 March 2010) Somali National Forces with the support of AMISOM troops in Mogadishu have this morning launched an operation in response to attacks by the terror group al Shabaab originating from their base in the northern fringes of the Somali capital. The operation involves AMISOM’s Uganda Contingent and aims to push the al Shabaab out of Maslah -a depopulated neighbourhood in the north. It will extend the city’s defenses and deny the Al-Qaeda backed terrorists important ground from which they have been targeting the city's population. "This operation is necessary to consolidate the security of Mogadishu. It will make it possible for the civilians to return to their homes and resume their normal lives. I urge every peace loving Somali to give maximum cooperation towards this cause for peace," said AMISOM Force Commander, Maj. Gen. Fred Mugisha. The move comes barely two weeks after a similar push to the south saw the security cordon around the city expanded further outwards. An update will be given as the operation progresses. ENDS -- Paddy Ankunda Lt Colonel AMISOM Force Spokesman Tel: Somalia: (+252) 699 758567 (+252) 618 508181 (+252) 623 80889 Tel: East Africa: (+256) 772696070 (+256) 713914411 Email: amisomforcehq@gmail.com paddyankunda@yahoo.com
  17. lool carafaat xeradiisa aa la qabsadi in the outskirts of the city
  18. a stabile Somalia that creeps u out i know, 22 years for nothing what a waste
  19. intii ka harsaneeed magaalada waa laga saari erya erya
  20. Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo kaashanaya ciidammada AMISOM oo saakay howlgalka ka billaabay dulleedka magaalada Muqdisho ayaa la wareegay deegaanno hor leh, iyadoo deegaannada ay la wareegeen ay ka mid tahay xerada Maslax ee dulleedka Muqdisho. Taliyaha Guutada Labaad ee ciidammada Xoogga dalka coronel C/llaahi Cali Caanood oo goor dhow waregsi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidammada Xoogga dalka ay saakay u ruqaansadeen sidii ay Al-Qaacidda uga xoreyn lahaayeen cirifka dambe ee magaalada Muqdisho, waxa uuna tilmaamay in ciidammada ay la wareegeen deegaanno badan oo dulleedka ka ah Muqdisho. Taliyaha ayaa hoosta ka xariiqay in ciidammada Xoogga ay jiireen deegaannada kala ah Suuqa xoolaha, Dibille iyo deegaanno kale, isagoo intaa raaciyay in ciidammada ay gudaha u galeen xeradii ay Al-Qaacidda muddada ku sugneyd ee Maslax, haddana ay ciidammada ku sii siqayaan dhul ka baxsan magaalada Muqdisho. Coronel Caanood ayaa sheegay in ciidammada Qalabka Sida aysan jirin wax khasaaro ah oo soo gaaray, isla markaana ay sii baacsanayaan malleeshiyaadka Al-Qaacidda oo uu sheegay in qaarkood ay ku go’doon ku yihiin guryo ku yaalla halka uu holwgalka ka soconayo. Ugu dambeyntii ayuu sheegay in ciidammada ay dagaalka ka soo galeen jihooyin badan, waxa uu intaa ku daray in ciidammada aysan hakan doonin inta Al-Qaacidda Muqdisho laga ciribtirayo.
  21. Ciidammada dowladda Soomaaliya oo kaanashaya ciidammada AMISOM ayaa saakay arroortii la wareeegay deegaanka Suuqa xoolaha ee dulleedka magaalada Muqdisho kadib howlgalka ballaaran oo ay halkaasi si wadajir ah uga wadaan maanta ciidammada dowladda iyo ciidammada AMISOM. Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo garabsanaya ciidammada AMISOM ayaa saakay ku dhaqaaqay deegaanka Suuqa xoolaha ee dulleedka magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dhuumaaleysanayeen haraadiga malleeshiyaadka Al-Shabaab Al-Qaacidda, iyadoo ciidammada halkaasi ay kala wareegeen kooxda hororka ahaa ee Al-Shabaab Al-Qaacidda. Howlgalka wadajirka ah ayaa illaa haatan soconaya, iyadoo ciidammada ay jiireen malleeshiyaadkii isku dayayay in ay hor istaagaan, dhinaca kale howlgalka ciidammada dowladda Soomaaliya iyo ciidammada AMISOM ay ka wadaan dulleedka Muqdisho ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay malleeshiyaadka badan. Dhinaca kale saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya ee holwgalka hoggaamineysa ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay in uu howlgalkaani yahay kii Muqdisho oo idil looga ciribtirayay Al-Qaacidda iyo kuwa la mid ah. Wixii Warar Ah Ee Howlgalkaasi Ku Soo Kordha iyo Sawirro Kala Soco radiomuqdisho.net
  22. ^^ Aideed saying xududa aa lisu furaa lawada dal, hal passport aa la heesana,, ali mohamed gedhi saying warshadda baastada ilaa hodan diyaarada duqeeneso,salaad ali jeelle saying ''qax ma hurto waaye'', Darwiish kidnapping teenagers then claiming ransome, so much for dowladdnimo
  23. sax sensei but but 3da kale alternative fiican waa we have seen what they are capable of