
Cambuulo iyo bun
Nomads-
Content Count
2,223 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cambuulo iyo bun
-
Video of the latest mine explosion in Dayniile
Cambuulo iyo bun replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Jacpher;960496 wrote: ^The government is preoccupied in Jubaland and Kismaayo 500km away to realize these daily deadly occurrences in their backyard or provide any medical attention to these soldiers risking their lives everyday. :confused: is this your way of saying let us be aan xaarkeena walaaqano :cool: -
I wouldn't underestimate Iftiin Baasto if i was in your position
-
Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL
Cambuulo iyo bun replied to Alpha Blondy's topic in General
Alpha Blondy;960486 wrote: this is what i got. i'm so angry. this is so basic. -
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=iAOrNELerQ4" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Ugaas abtigiis i must say your a very reasonable person
-
-
Now they blame PLanders SLanders for Muqdisho's inflation.
Cambuulo iyo bun replied to MoonLight1's topic in Politics
dayniile.com -
Sheikh Ahmed Madoobe: grab the moment of greatness beckoning!
Cambuulo iyo bun replied to Abtigiis's topic in Politics
Somalia;960267 wrote: kkkkkkkkkkkkkkkkkk, waryaada qabyaalada hala joojiyo, waa in la israacaa -
At least 18 dead in battle over disputed Somali port city
Cambuulo iyo bun replied to Dabrow's topic in Politics
Interview with Kismaayo Bob Kismaayo bob: ''Xaaladu wey dagantahay'' Wariyaha: '' waa maxey rasaasta dhaceyso sow adigii yiri xaaladu wey degan tahay'' :D http://www.voasomali.com/audio/Audio/293017.html -
Breaking news: Intensive fightings in Kismayo
Cambuulo iyo bun replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Ugaas abtigiis warka ii sii whats the latest news -
Breaking news: Intensive fightings in Kismayo
Cambuulo iyo bun replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Dagaal xoog leh ayaa mar kale goor dhow dib uga qarxay magaalada Kismaayo, iyadoo Ciidamada Raaskambooni ay qaadeen weerarka, waxaana dagaalka uu yahay mid la isku adeegsanadyo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan madaafiicda. Dagaalka ayaa ka socda Via Afmadow ee Xaafada Calanley, waxaana uu ka culus yahay dagaalkii shalay, iyadoo ciidamo fara badan oo dhinacyada dagaalamaya ay saakay oo dhan abaabulo xoog leh magaalada ka wadeen. Wararka ayaa sheegaya in magaalada oo markii hore ay kala qeybsaneyd haatan u muuqata mid dhinacyada dagaalamaya ay doonayaan inay meesha ka saaraan dhinaca kale, waxaana adag in la ogaado qasaaraha rasmiga ee uu dagaalka socda geysanayo. Maleeshiyaadka dagaalamaya ayaa daaraha dhaa-dheer ee magaalada saartay qoryaha daran dooriga u dhaca, waxaana taasi keentay in xiisada ay sii xoojisay. Dadaalo saaka magaalada ka socda oo la doonayay in dhinacyada dagaalamaya lagu kala qaado ayaa fashilmay, iyadoo Ciidamada AMISOM oo markii hore soo fara geliyay dagaalka la sheegay in ciidamadooda ka saareen bartamaha magaalada. Warar qaar ayaa sheegaya in dhinacyada ka soo horjeeda Axmed Madoobe ee ku dhawaaqay inay Madaxweynayaal yihiin ay dagaalka ku mideysan yihiin. Goor sii horeysay ayaa war ka soo baxay Afhayeenka Maamulka KMG C/naasir Seeraar uu ku sheegay in maanta soo gaba gabeynayaan dagaalka, ayna meel saarayaan dhinacyada ka soo horjeeda. Saakay ayaa ciidamo iyo gaadiid dagaal taageersan Axmed Madoobe oo ka yimid dhinaca deegaanka Taabto lagu rasaaseeyay duleedka magaalada, inkastoo ciidamadaas aanay wax qasaare ah soo gaarin, waana tan keentay in xiisada ay sii kacdo. La soco wixii ku soo kordha. -
Kismaayo(RBC Radio) Dagaal toos ah ayaa saaka mar kale ka bilowday xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee xatunta gobolka Jubada hoose wararka u daneeyey ee xiligan naga soo gaara ayaa tilmaamay in dagaalku uu xiligan si toos ah uga socdo xaafada Guulwade iyo Dalcadda ee magaalada Kismaayo. Dhinacyada dagaalamaya ayaa isku adeegsanaya hubka culus ee madaafiicdu ku jirto waxaana lasoo sheegayaa in meelo kamid ah magaalada ay ku dheceen madaafiic habow ah,wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka oo bilowday daqiiqado ka hor. Dagaalka ayaa u dhexeeya dhinacyadii shalay dagaalamay ee Iftiin Axmed Baatso oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubaland iyo ciidamada maamulka Axmed Madoobe ee Jubaland,ma jirto cid waan-waan ka dhex wadda dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Kismaayo,ciidamada Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ku sugan magaalada ayaa lasoo sheegayaa iney ku sugan yihiin difaacyada ay ku leeyihiin magaalada. Wixii war ah ee kusoo kordha dagaalka Kismaayo iyo Khasaaraha ka dhasha dagaala iminka ka soconaya magaaladaas kala soco warbaahinta Raxanreeb.
-
Kismaayo 2nd Largest City In Somalia No Doubt. PICS
Cambuulo iyo bun replied to Dr_Osman's topic in Politics
lmao i can see a picture from Hargeysa and Xamar -
Mudane SP are you leaving SOL?? Don't do bro
-
Sp inaar salaan sare
-
Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL
Cambuulo iyo bun replied to Alpha Blondy's topic in General
inaar saffz its this girl i've been talking to for a while caadi maha :eek: -
Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL
Cambuulo iyo bun replied to Alpha Blondy's topic in General
I think im in love guys :eek: :eek: -
Kismaayo:Security Sweep Results One Death
Cambuulo iyo bun replied to xiinfaniin's topic in Politics
Haatu;959896 wrote: If wishes were true. You and Xaaji Habaar continue cooking that bun and the unceasing dikri. why so emotional? LOL -
Kismaayo:Security Sweep Results One Death
Cambuulo iyo bun replied to xiinfaniin's topic in Politics
Ilaa 7-ruux ayaa ku dhimatay dagaalkii maanta ku dhex maray bartamaha magaalada Kismaayo maleeshiyaad taabacsan Madaxweynayaasha lagu kala doortay magaalada, iyadoo beryihii u dambeeyay magaalada ka jirtay xiisad siyaasadeed. Xaalada magaalada ayaa ah mid degan, inkastoo ay jirto cabsi ku aadan in mar kale dagaalada soo laabtaan, iyadoo dhinacyada is hayana ay daaraha magaalada la koreen qoryaha daran dooriga u dhaca.