Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. Xiisad ayaa ka taagan deegaan lagu magacaabo Faax oo u dhaxeeya degmooyinka Xarardheere iyo Hobyo, kadib markii halkaas ay gaareen Ciidamo uu wato Sheekh Xasan Dahir Aweys oo labo cisho ka hor si qarsoodi ah uga soo baxay degmada Baraawe, markii uu Doon ka soo raacay. Wararka ayaa sheegaya in deegaanka Faax ay isku hor fadhiyaan Kooxo Burcad badeed ah iyo ciidamo la socda Sheekh Xasan Dahir, waxaana dadka deegaanka la soo deristay cabsi ku aadna in isku dhac dhex maro. Hase ahaatee waxaa jira waan waan iyo dadaalo la xiriira in la dhameeyo xiisadaas, waxaana warar aan la xaqiijin sheegayaan in Sheekh Xasan Dahir uu ka dhoofi rabo garoon ku yaal Hobyo, kuna sii jeeda dalka Qadar. Mudooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa socday wada hadalo u dhaxeeyay Sheekh Xasan Dahir iyo dowladda Qadar, kaasoo ujeedadiisa aheyd sidii dowladda Soomaaliya iyo Ururkii Xisbul Islaamki bur buray oo mas'uuliyiin ka mid ah ay dhowaan sheegeen inay ka goosteen ay dowladda wada hadal la furi doonaan. War xalay lagu qoray bogga taageera Shabaab ayaa lagu muujiyay arrinta ku saabsan wada hadalada dowladda Qadar qorsheyneyso iyo dadaalada arrimahaas ku saabsan inay yihiin mid meel xasaasi ah maraya. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Shabaab oo ku aadan baxsashada Sheekh Xasan Dahir Aweys, iyadoo khamiistii degmada Baraawe uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Shabaab iyo kuwa daacad u ahaa Sheekh Xasan Dahir.
  2. Haatu;964053 wrote: Warsamaale, I don't do chest-beating sxb. Btw folks, I've been lying about my clan. I'm unfortunately from the so-called 'Looma-ooyaan'. unfortunately kulaha war say alxamdulilah farabuuto waaxiid
  3. Mad_Mullah;964058 wrote: Who owns Aruba? the government
  4. *ANWAR*;964052 wrote: Why is there no progress in the construction of the national parliament , the theater or hotel aruba?? national parliament and the theater is under construction, right now
  5. Xaaji Xunjuf;964020 wrote: Wadani laakin wanu ka adagnahay kuwaas maxanu geel ka dhacnay ilahooow danbigeena dhaaf maxanu caruur ku korinay cuud anu ka so dhacnay Haatu and his people. LOOOOOL isdeji ninyahow
  6. Skeptic;963963 wrote: Assalaamu 'Aleykum all, Can we share potential business ideas ... They can range from anything (as long as its xalaal and doable) I live in Minnesota most Somalis here are concentrated into Halal Grocery, Daycare and Home care are now booming, ... But I like something different from that ... or anyone know anyone selling their business? Thanks Why would one share potential business ideas?.. I got plenty and i aint sharing..
  7. Wadani;963975 wrote: Gobta reer Shaikh Isaxaaq afkaaga ka leexi beer falatayahay. Waxan oo miidhan baa moderator isku sheegayaa. bro that's uncalled for, MMA is wrong for attacking you too since you asked a honest question.
  8. Xiinow do you remember when i said you puntlanders only talk,talk and talk this is why. You said he was on record saying that yet you cant provide any evidence. Hadal maan waadeyna?
  9. xirfad wanaagsan waaye wallee ;)
  10. Xiinow i like to hear that audio preferably the whole speach as that bit could've been taken out of context. I doubt it though why would he risk saying something that can endanger his legitimacy?
  11. xiinfaniin;963949 wrote: I think an agreement is inevitable now ,. Agreed. but the government paid a price in terms of trust and credibility Exactly how? The president tried to reach for Madoobe many times and we've seen its fruits thus why the government is playing tough politics.. We need to distinguish the fantasies and the reality and by that i mean the media and their daily fabrications
  12. Yes xiinfiniin i believe both sides are wrong in this waa xaqiiqda jirta runtii
  13. Mudane Abdirizak should be more neutral in this inuu isku keeno mooye he have no right to say hassan is wrong and madoobe is right specially when both sides are at fault otherwise he'll loose face
  14. walahi i always thought they were hybdrids isn't their language like oromo?
  15. ^^ *waiting for Karbaash nr 2 by haatu*
  16. Haatu;963742 wrote: Tell me Mr Ebonics, does speaking the dead white man's tongue add to ones intelligence? :cool:
  17. Tallaabo;963655 wrote: Mujaahid for kicking around a ball half naked? aar dee inaar uu tartiibi bal did you even watch the game?
  18. Vsabba;963612 wrote: I think every Tribe/clan/subclan/subsub clan should create there own war monument so that we can all play the victim card. We are all stuck in this boat because no one wants to give up an inch to move on. i say repent to Allah and quit victimizing your selfs you are all guilty because you belong to a QABIL we went from USX,SDX GGA AND SO'NSO TO AL THIS AND AL-THIS THAT and NOW ADD ANYTHING TO ---LAND AND IT BECOMES A COUNTY SUBHANNALLAH.... +1.