Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. Mad_Mullah;964742 wrote: LOL @ Justice. You know HAG treat one another. He'll be let go to help peace efforts, he might even get a job in the government. Your truly sick inaar im a ''HAG'' and i want the man punished more than you want :mad:
  2. Hitler Finds out Somaliland is recognized " frameborder="0" allowfullscreen> Hitler finds out a puntlander aint the new PM " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. end of the summer? boy are you crazy Baraawe and buulo burde will be captured before ramadan
  4. Tallaabo;964655 wrote: Gay parents have 'healthier and less argumentative children' http://www.dailymail.co.uk/health/article-2336889/Gay-parents-healthier-children-better-self-esteem.html ninyahow First you were talking about gay clubs in Al's cantarabaqash thread and now your advertising gay marriages.
  5. malistar2012;964647 wrote: look likes Sh Modaba is loosing influence he is not the man anymore , Amisom is consulting with Barre and Iftine Basto how to improve security in Kismayo ... what was all the hype about Raskombani troops.... its time for reconciliation He never had influence to start with remember he controlls 25% of the town the rest is controlled by various clan milittias:p
  6. Zack Garoodi aint a script infact he use to go by the name GAAROODI his nick got banned he was like dr osman version of somaliland:p
  7. Xaaji Xunjuf;964566 wrote: He doesn't look like a HAG? :confused: didnt know ''HAGS'' looked different, oh well you learn something new everyday i guess
  8. Dagaal culus oo u dhaxeeya Maleeshiyaad taabacsan Axmed Madoobe iyo kuwa Barre Hiiraale ayaa maanta ka qarxay magaalada Kismaayo, iyadoo dagaalka uu iminka si xoogan uga socdo bartamaha magaalada. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa ka dambeeyay markii gaadiid la kala dhacay, kaasoo markii dambe isu rogay dagaal gacan ka hadal ah. Dagaalka ayaa ka qarxay aargada Kismaayo, iyadoo haatan ka socdo Xaafada Farjano, waxaa la soo sheegayaa in la isu adeegsanayo hub cul culus. Waxaa jira qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dagaalka sababay, hase ahaatee si dhab ah looma oga. Dagaalka ka dhex qarxay Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ayaa ahaa mid la sii saadaalinayay, maadaama cududa ugu badan ee ciidan ay yihiin kuwo magaalada ku heysta, hub badana leh. Axmed Madoobe iyo Col. Barre Hiiraale ayaa labaduba ka mid ah madaxweynayaasha Jubaland ee Kismaayo ku heysta hub iyo ciidan beelahooda ka soo kala jeeda. Ma jirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay dhinacyada dagaalamaya, waxaase dagaaladan ay qeyb ka noqonayaan kuwo maalmihii u dambeeyay ka dhacayay magaalada, kaasoo u dhaxeeyay dhinacyada magaalada isku haya. La soco wixii ku soo kordho
  9. Xaaji Xunjuf;964462 wrote: HAG will not execute Aways they might put him under house arrest. Are you sure about that? If i had the chance i would execute the bastar,d myself
  10. Alpha Blondy;964436 wrote: ^ the ESSENTIALS, ma garatay? :p Ma sidaas? Iight Inaar
  11. Lmao sii fiican uu gartey tell me what you need inaar dee
  12. I just been busy planning my trip inaar im leaving tomorrow ..
  13. Ahlusunna and Galmudug are already warning ximan and xeeb about giving asylum to the old man... This doesn't look good
  14. Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Dahir Aweys uu ku soo wajahan yahay degmadaas, kadib markii wada hadal dhex maray Madaxweynaha maamulka Ximin iyo Xeeb. Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed (Baarleex) oo xalay ku baxay deegaan uu joogay Xasan Dahir Aweys ayaa wada hadalo ku dhex maray deegaan ka tirsan gobolka Mudug oo raacsan dhanka Ximin iyo Xeeb, iyagoo isku afgartay in loo soo kaxeeyo Cadaado. Afhayeenka Maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafey ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay Xasan Dahir, isla markaana isaga iyo Madaxweynaha Ximin iyo xeeb ay ku soo wajahan yihiin degmada Cadaado sida uu yiri. Sheekh Xasan Dahir oo ay wehliyaan ilaa 10-xubnood ayaa la sheegay inay soo mareen deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud, iyadoo sarkaal ka mid ah saraakiisha aadka ugu dhow uu xaqiijiyay inay ku soo jeedaan Cadaado. Waxaa la filayaa in marka uu soo gaaro Cadaado la kulmo mas'uuliyiinta maamulka, iyo odayaasha deegaanka, iyadoo uu jiro heshiis is afgarad ah oo dhex maray isaga iyo Maamulka Ximin iyo Xeeb. Inkastoo aan la ogeyn in Sheekh Xasan Dahir saldhigan doono degmada Cadaado, hadana warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inuu doonayo inuu ka dhoofo deegaanka, waxaana la tilmaamayaa inuu ku sii jeedo dalka Qadar. Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa Xasan Dahir waxaa uu ku jahwareersanaa meel uu gabaad ka dhigto, kadib markii uu ka soo baxsaday Baraawe, iyadoo deegaanada gobolada dhexe ay gil gishay sheekada ah in deegaanadaas uu soo gaaray mid ka mid ah Hogaamiyeyaasha ugu waa weyn Islaamiyiinta. Jowhar.com
  15. Arbaco, June 26, 2013(HOL) :- Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa shaaciyay in xalay saqdii dhexe uu isu soo dhiibay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xubin sare ka ahaa ururka Al-shabaab islamarkaana hore u hogaamin jiray ururkii burburay ee la magac baxay Xizbul Islaam. Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Xubno uu hogaaminayo ayaa dhawaan isaga soo cararay degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose, waxayna arintaasi ka danbeeyay kadib khilaaf soo kala dhexgalay xubno uu kamid yahay Sheekh Xasan Daahir iyo masuuliyiinta ugu sareeysa ee Al-shabaab. Afhayeenka maamulka Ximin iyo Xeeb Max’ed Cumar Xagafeey oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-soomaaliya ee VOA ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan Sheekh Xasan Daahir Aweys, wuxuuna xusay in xalay saqdii dhexe uu isu dhiibay maamulkaasi. “Xasan Daahir Aweys waxa uu ku jiraa gacanta ciidamada weliba uu hogaaminayo Madaxweeynaha maamul goboleedka Ximin iyo Xeeb, sedexdii aroornimo ayuuna soo galay gacanta madaxweeynaha,” ayuu hadalkiisii raaciyay. Sheekh Xasan Daahir iyo ciidamo la socday ayuu masuulkani sheegay in ay soo gaareen deegaanada dhanka xeebta ee maamulkaasi Ximin iyo Xeeb, wuxuuna sheegay in isa soo dhiibidiisa ay ka danbeeysay wada hadal badan iyo ishorfadhi badan oo dhexmaray ciidamada maamulka iyo kuwii uu watay Sheekh Xasan Daahir Aweys. Mar la weeeydiiyay in uu jiray wax dagaal ah oo dhacay kahor isa soo dhiibidda Sheekh Xasan Daahir Aweys ayuu masuulkani yiri “Xaqiiqdii hadal badan iyo dood badan iyo is-horfadhi badan ayay ka danbeeysay isa soo dhiibidu marka sida ayay u dhacday wax xabad uhuna ma dhicin waana isa soo dhiibay.” Afhayeenka maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa intaa ku daray in Sheekh Xasan Daahir Aweys uu imika ku jiro gacanta madaxweeynaha cusub ee maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Max’ed Baarleex. Masuulkan ayaa mar la weeydiyay waxa ay ka yeeli doonaan Sheekh Xasan Daahir Aweys mar hadii ay gacanta ku dhigeen ayuu sheegay in maamulka Ximin iyo Xeeb uu qeyb ka yahay dowladda federaalka ee Soomaaliya islamarkaana ay marin doonaan waxa ay ka qabto shuruucda caalamiga ah ee dadka isa soo dhiiba ama la qabto. Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maalin ka hor kasoo baxsaday degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose kadib markii uu dhawaan halkaasi dagaal ku dhexmaray ciidamo ay wateen masuuliyiin uu isagu kamid yahay iyo askar kale oo iyaguna ka tirsan Al-shabaab islamarkaasina ka amar qaata madaxda sare ee Xarakada Al-shabaab, waxaana intaasi ka dib Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo xubno uu hogaaminayo ay deegaanka Baraawe uga baxsadeen doomo iyagoona u jiheeystay dhanka gobollada dhexe ee Soomaaliya oo ah halka imika la sheegay in uu iska dhiibay. http://www.hiiraan.com/news/2013/Jun/wararka_maanta26-22379.htm