Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. Alpha Blondy;969086 wrote: i was on snet, just the other day. the people on snet are foul and disgusting. there, they think i'm civilised and stuff. here, they think i'm craaaazy. i'm in need of attention, inaar. i get it here. sheekadaydu waxay noqotay sidee maahmaahdi ahayd ''Allow....kan yar iga celiyoo kan weyn igu sii daa''. . i need help ee so ma aragtid? :cool: btw, can you visit my ex-gf xamari babes and let me know what she's up to. she lives in xamarjabjab near the cad-cad's. i'll send you her number, ma garatay? Lmaao dee i like violence and drama dee marka its the perfect place .. You mean she lives in xamarweyne? Anyways soo tuur her number inaar waalagu daydayaa :cool:
  2. Alpha Blondy;969082 wrote: nah. i think i'll pass on those. i don't know how to be a gog and magog, you know. Lmaaoo!!! Alpha Blondy;969081 wrote: walahi we need a SOL Square sort of thread. i'm sick and tired of this dictatorship. they will not silence us. :mad: DOWN with SOL, ma istidhi? LOL that would be something runtii balse the mods will do anything to silence us, let us all flee to Snet
  3. Inaar i got a 4.5 system for my nicks ee sidaa ula sooco:cool: ximan and xeeb you say huh? kawaran if i say i got one for you; Malistar
  4. Inaar this place has become a complete joke its not what it used to be im migrating to Snet. :cool: Iight im down for it however the dictators will delete it nasiib daro :mad:
  5. Its time for me to retire from this site. Jah Bless. Anyone who wants to take over this nick send me a pm.
  6. Haatu;968873 wrote: Cam, thanks to the new county system, it's as Apo says. We should get a sizable chunk so if there's corruption it'll be the fault of our leaders. Thats cool then.
  7. Daqane;968878 wrote: Kulan afur ah oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiin caan ah oo isugu jira Soomaali iyo Kenyaan oo ka dhacay Nairobi Isniin, July 15, 2013 (HOL) - Waxaa xalay magaalada Nairobi ka dhacay kulan ballaaran oo isugu yimaadeen siyaasiyiin caan ah oo ku jira siyaasada wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Waxaana kulan kasoo qaybgalay Ra'iisul wasaarayaal hore: Cali Khaliif Gallayr, Cali Maxamed Geedi, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Musharraxiin Madaxtinnimo: Dr. Maxamed C/laahi Baadiyow, Yuusuf Garaad Cumar, Sheekh Maxamed Yaasiin, madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel) iyo wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Gaandi, Xildhibaano Keenyaan ah: Diiriye Cabdullahi Maxame, Maxamed Shidiye iyo Ilyaas barre Shiil. Waxaana kulankan oo markii hore la filayay in lagu weeraro dawlada federaalka ah ee Soomaaliya intiisii badnayd looga hadlay taageerada geedi socodka nabadda Soomaaliya. Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ujeedka kulankan uu yahay inaan dhiig dambe uusan ku daadan Soomaaliya, isagoo walaac ka muujiyay rabshadaha kasoo cusboonaaday Puntland iyo dagaallada asbuucyadii lasoo dhaafay ka dhacay Kismaayo oo uu sheegay inay nasiib darro ahaayeen. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Gaandi oo kulankaas ka hadlay ayaa sharraxaad ka bixiyay qorshihii uu ku bilowday maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka oo uu sheegay in dawladii hore ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka ahaa Shariif Sheekh Axmed inay qorshahaasi si bilowday. "Waxaan sugaynay in dawlada dhalataa ay meesha kasii wado heshiisyadii ay galeen dawladihi hore, dawladii hore ee Soomaaliya ayaa Kenya ka codsatay inay ka taageerto maamul u samaynta gobollada haatan laga sameeyay Jubbaland" ayuu yiri Gaandi. Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo dhalleeceeyay xildhibaanada dalbanaya inay Kenya isaga baxdo dhulkooda ayaa sheeegay inaysan Kenya ku jirin wax damac ah oo ay ku doonayso dhul Soomaaliyeed. "Annaga ayaaban ogolayn in taako kamid ah dhulka Soomaaliya ay Kenya hunguriyayso, war waxaan idin leenahay inta aad dhisanaysaan ciidamo adag ammaankiina iyo ammaankeena waa isku xiranyahay, waana ku khasbanahay inaan idin taageerno" ayuu yiri Shiil. Madaxweynaha Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel) oo goobtaas khudbad ka jeediyay ayaa sharraxay qadiyadooda isagoo sheegay inay isu taageen midnimada Soomaaliyeed balse aysan jirin wax taageero ah oo ay kaga heleen Soomaalida halganka ay ugu jiraan inaan Soomaaliya lakala karin. Xildhibaan Maxamed Shidiye oo isna ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya ayaa ku dheeraaday muhiimada ay leedahay in Soomaalida ay isu taagaan adkaynta midninadooda iyo ammaanka dalkooda. Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in qabiilka Soomaalida ee la isku haysto inaysan caddaynba in la wada dhashay. "Qabiil baa la sheegayaa, yaa DNA u kala qaaday, war hoy meesha wax la isku dilaa ma yaalliin, ee Soomaalidu danahooda ha qabsadeen" ayuu yiri Galayr. Dhammaan kasoo qaybgalayaashii kulankan ayaa diray farriimo nabadeed iyagoo sidoo kalana taageero u muujiyay geedi socodka nabadda Soomaaliya. You Nailed it
  8. tbh i dont trust those guys, but i have full faith in nuur adde,baadiyow and shariif.
  9. Xaaji Xunjuf;968860 wrote: ^^ Thats just bull why would they all meet and talk about Jubbaland when we all know Jubbaland is far from being separated from Somalia, its just a political dispute between the govt and admin in jubbaland. There is something else going on in Kenya and these politicians are up to something. They weren't just talking about Jubbaland they where discussing federalism as well. Why would Shariif,Nuur cadde etc work against somalia when they infact struggled for somalia to come this far?
  10. its silly propoganda xaaji no such thing, its true that Baadiyow,Shariif Ahmed,Geedi,Abdiwahab ugaas Khaliif met eachother and had a meeting in Kampala, Gaas and nuur cadde were participating via skype the reason they all met was because of a fear that somalia might become balkanized the reason being Jubbaland so they agreed to form committees that will try to bring Ahmed Madoobe and Hassan sheikh together so they can solve this mess. They are not anti culusoow they are more of a tool that will help to bring a final solution.
  11. Baadiyow is an honourable wadani man amin amiir ha xishoodo
  12. D.O.C inaar xagee ka baxdey? Long time noo see dee maxaa cusub?
  13. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeeray Isbitaal cusub oo casri ah oo Dowladda Turkiga ay ka hirgelineyso Muqdisho. Booqashada waxaa ku wehliyey Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada. Sidoo kale waxaa la socday Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Turkey baan uga mahadcelineynaa Isbitaalka ugu casrisan Bariga Afica inay Soomaaliya u dhisaan. Booqasheda maanta waxey aheyd inaan muujino sida aan ugu faraxsanahay gurmadka wallaalaheen Turkiga waxey yimaadeen waqtigii ugu habboonaa oo booqashadii Ra’iisul Wasaare Erdogan waxey wax weyn ka bedeshay sida Soomaaliya caalamku u arko.” Isbitaalkan cusub ayaa ah mid ay 200 sariir ah ay qaadeyso oo qalabka la keenayana ay yihiin kuwa ugu casrisan ee bariga Africa. Sidoo kale Isbitaalka waxaa laga garab dhisayaa Masaajid aad u weyn iyo Machadka kalkaaliyeyaasha. Sidoo kale Isbitaalka waxuu yeelanayaa qolalka gurmad-ka deg-degga ah oo leh 28 sariir. Madaxweynaha oo la hadlayey warbaahinta ayaa yiri “Isbitaalkan cusub waxuu shaqo u abuuray in ka badan 400 Soomaali ah iyo qoysaskooda. Mashaariicda horumarineed ee noocan oo kalena waa kuwo uu dalku u baahanyahay bacdamaa uu dalku galayo marxaddii dib u dhiska iyo horumarka. Isbitaalkan marka uu furmana waxuu shaqo u abuuri doonaa Soomaali fara badan. Dowladdu ahmiyad gaar ah bey siineysaa mashaariicda shaqo u abuuraya Soomaalida.” Madaxweynaha ayaa yiri “shacabka waxaan ugu baaqayaa inay nabadda ka wada shaqeeyaan si dalka aan uga hirgelino mashaariic casri ah oo shaqo u abuuri kara Soomaalida. Horumarka iyo nabaddu waa kuwa isku xiran. Markale waxaan u mahadcelinayaa wallaalaheen Turkiga oo hirgeliyey mashruuca isbitaalkan iyo machadka kal-kaaliyeesha caafimaadka.”
  14. warsamaale;968788 wrote: you talking to a person whos been there ? pardon me?
  15. Marksman;968704 wrote: Is this the same hospital or a different one? This is a 200 bed hospital. Source Yes its the same one
  16. warsamaale;968782 wrote: Most modern in east africa ??:eek: Yes
  17. Daqane;968702 wrote: Digfeer with large mosque being built with in compund...200 beds with an extra 30 bed ICU. Digfeer Hospital Renovated. Possibly the most modern and state of the art medical facility in East Africa. Latest State of Art equipment 200 beds 28 Er beds New large Mosque to be built on the compound wey duushay wallee
  18. Alpha Blondy;968672 wrote: xamar jabjab iyo xafaada hodan. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL LOOOOOL your not caadi
  19. Apophis;968655 wrote: Naga daa sxb, if today NFD was part of Somalia, you would be claiming it as a HAG territory (as you do with the adjacent territory, J/Land). Hey Jubbaland is a shared region inaar :cool: Apophis;968656 wrote: Wrong again amigo, the county governor will have the resources from this bounty in his hands and he will share it with the central government. Garissa will get a majority share. I doubt it, but if it indeed happens i welcome it heck i might even get a wife from Gaarisa :cool: