Cambuulo iyo bun
Nomads-
Content Count
2,223 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cambuulo iyo bun
-
Mogadishu fitness center " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Inside safari hotel
-
-
-
Maamulka Ahlusuna ee degmada Dhuusa Mareeb ayaa beeniyay in xiisad ka dhalatay magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud ay ka taagan tahay degmadaas, kadib markii uu iska hor imaad ka dhacay duleedka degmadaas. Sheekh C/raxmaan Geeda-qorow oo ah gudoomiyaha degmada Dhuusa Mareeb ayaa sheegay in aanay jirin xiisad ka taagan magacaabista, hase yeeshee iska hor imaadkii ka dhacay uu ahaa mid ciidamada Ahlusuna iyo Maleeshiyo hubeysan u dhaxeeyay. " Ciidamada Ahlusuna markii ay ka war heleen in dhir jaris ka socoto deegaanka ayay ku baxeen, waxaana jidka u galay maleeshiyooyin hubeysan"ayuu yiri. Waxaa uu sheegay in iska hor imaadka dhacay iyo magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen wehliye Cirfo aanay wax lug ah isku laheyn. Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in laga taageersan yahay Gobolka magacaabista gudoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud, isla markaana uu ku yimid rabitaanka shacabka . Xuseen Cali Wehliye Cirfo ayaa 27-kii bishii hore loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, inkastoo magacaabidiisa ay xubno ka tirsan Ahlusuna ka soo horjeesteen. Jowhar.com ;)
-
-
Football training
-
-
xiinfaniin;973264 wrote: The Kismayo equation has been solved , the core foundations of this federal state has been laid and solidified. Yesterday former PM Geedi saw the light and publicly endorsed. His bold stance is bellwether for the large UNUKA community who has a significant financial interest in Mombasa and Kenya. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/70355-Kismayo-Update/page20 LOOOOOOOOL
-
Professor Geedi ayaa bad-baadiyay dhaqaalaha Ganastadda Beesha HAG ee Nairobi ku leeyihiin oo la qorshaynayay maalmahan in amar lagu siiyo Kenya inay ka baxaan 72-saacadood hadii kale dhaqaalahooda loo dhacayo sidii loo dhacay shirkadii (Speed-way)ee Ex-Xildhibaan Qanyare oo la xasuusto markii uu Nairobi ka horyimid siyaasadii Marxuum C/laahi Yuusuf in la dhacay xoolihiisa isagiina la soo masaafuriyay,waxaana Sirdoonka Kenya ku qasbay Siyaasiinta iyo Ganacsatadda Beesha Kabiyolax ee awooda ku leh siyaasadda Kenya,wuxuuna Geedi ka war-helay in xididada loo siibi-doono Ganacsatadda Beesha HAG ee Kenyya ee ka horyimaadda Maamulka Jubbaland oo gadaal ay ka taagan-yihiin siyaasiin iyo Ganacsato awood badan oo Beesha Kabiyolax ee u badan Soomaalidda-Kenya,marka Geedi sida Tooshka Wareega ee Shacabkamedia uu xog ku helay,duufaantii ku soo socotay Ganacsatada Beeshiisa ayuu bad-baadiyay waana nin oday ah oo laga jecel-yahay guud-ahaan Soomaaliya,iyadoo Professor Geedi uu si toos ah ugu sheegay Gancsacatadan inuu taageerayo Jubbnaland si loo arko in Beesha uu ka dhashay ay taageersan-tahay Maamulka Jubbaland http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=2846:si-la-helaygeedi-oo-bad-baadiyay-ganacsato-beesha-******-u-dhashay-oo-maalmahan-nairobi-laga-soo-tarxiili-lahaa-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
-
-
waxaana hay’addaha ammaanku iyagoo is-kaashanaya ay gacanta kusoo dhigeen 17 unug oo ka mid ahaa kooxda Al-shabaab,” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha oo xusay in unugyadan oo ka kooban halkii unugba uu ka koobnaa saddex illaa 11-xubnood oo gabi ahaan lasoo qabtay, iyagoo ku howlan falal ay dhan ah amniga . Hiiraan.com 17x11=187. Just a simple misstake gadhayoow lambarada ayaan is daba mariyay uun teeda kale i didnt notice the 3-11 xubnood, waxaan uu moodaye every unug iney 11 persons ka tirsanayeen.
-
Bosaso Mustaqbal IDP Camps Equipped With Solar Lights. PICS + AUDIO
Cambuulo iyo bun replied to Dr_Osman's topic in Politics
Homunculus;973448 wrote: People will be cooked in these tin cans. Yep, tough enviroment -
Haatu;973442 wrote: No one will rule Kismaayo without the permission of Afmadoow. Sad but a reality on the ground. If Xasan believes otherwise, then good luck to him. Until he gets this, he stay in his naughty corner in Villa Somalia. The same applies to Madoobe as well he will never be able to rule kismayo or the jubba regions without the other folks permission.
-
Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL
Cambuulo iyo bun replied to Alpha Blondy's topic in General
Loool -
Abdiaziis district
-
SOS Village
-
-
When Somalilanders sell dignity for recogniton
Cambuulo iyo bun replied to Mad_Mullah's topic in General
LOL waryaa is deji hadii kale feerahaan ka dilaacin you hear me? :cool::mad: -
Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL
Cambuulo iyo bun replied to Alpha Blondy's topic in General
Haatu Loooool -
When Somalilanders sell dignity for recogniton
Cambuulo iyo bun replied to Mad_Mullah's topic in General
Loooooool lay of the khat my Afro hashimite friend :D