kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Dr_Osman;790567 wrote: king the state has matured can't wait for August 1, 2012. I feel like this one is going to be the one that defines Puntland in the decades to come.:cool:
  2. ElPunto;790559 wrote: When you're in a predicament and you look at everyone else to lay blame on - you are by definition ridiculous. But do carry on.
  3. Dr_Osman;790555 wrote: Garowe is Political Capital. Its a Government that is indepedent untill a federal somalia is born :cool:
  4. Xafiiska Ra’isalwasaaraha dawlada KMG Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saarey warsaxaafadeed la xiriira shirka ka socda magaalada Garoowe, nuqul ka mid ah warsaxaafadeedka oo soo gaarey SBC ayaa u qornaa sidan. Warsaxaafadeed Shirka Garowe2 ee wadatashiga Dastuurka Soomaaliya ayaa maalintii labaad si habsami leh uga soconaya xarunta Jaamacadda Puntland iyadoo saaka ay ergooyinku isu qeybiyeen saddex qeybood kuwaasoo diirada saarayay arrimaha kala ah Federaalku waxa uu yahay iyo midka ugu haboon ee ay Soomaaliya xilligan qaadan karto, Dowlad Wanaaga iyo weliba hirgelinta Axdigii Garowe (Garowe Principles), iyada oo qof kasta oo shirka ka soo qeybgalay uu ku biirayay kooxda uu doorbidayo mowduuceeda. Kooxahan ayaa ka koobnaa dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo ay matalayeen Wasiiro, Xildhibaano iyo khubaro, maamulada gobolada, Guddiga Khubarada Dastuurka, Guddiga Qabyo qoraalka ee Dastuurka, Bulshada Rayidka, Khubaro madax banaan iyo weliba saraakiil ka socotay Xafiiska Siyaada ee Q/midoobay (UNPOS). Kooxahani waxa ay si weyn u lafa fureen marxalada dalka iyo waxa xigi doona marka ay dhamaato mudada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa Dowlad aan kumeel gaar aheyn kuna dhisan Federaal, waxaana dooda ugu badan maanta ay dhex martay qeybta ka doodeysay Federaal ceynkee ah ayay Soomaaliya qaadan kartaa, inkastoo markii dambe ay isla meel dhigeen go’aano dhaxalgal ah kuna soo bixi doona Warmurtiyeedka ugu dambeeya ee shirka (Final Communiqué. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Guddoomiyaha Baarlamanaka Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan, madaxweynaha Galmudug State Maxamed Axmed Caalin iyo wakiilka xoghayaha guud ee Q/midoobay Ambassador Mahiga ayaa iyagu galabta soo kormeeray qeybaha ay isu qeybiyeen ergooyinka shirka iyo habsami u socodka doodooda, waxayna hambalyo iyo bogaadin u jeediyeen ergooyinka oo ay dhex martay dood wax ku ool ah oo bilow u noqon karta dowlad sal adag oo Soomaaliya ka dhalata taasoo ay ku mideysan dhamaan qeybaha Soomaalida. Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli ayaa kula dardaarmay in fadhigan maanta ay go’aamo ka soo saaraan shacabka Soomaaliyeedna ay maqlaan shirkii Garowe2 inay ka soo baxeen go’aamo taariikhi ah isla markaana Masiiri ah. “Waxaan idiin sheegayaa in London caawa aan laga seexan doonin, adinkana la idiinkaga baahan yahay inaad saacado dheeraad ah shaqeysaan, sababtoo ah waxaa nalaka sugayaa go’aan iyo heshiis aan gaarno, si loogu daro Agendaha shirka London ka furmi doona 23-ka bishan” ayuu ku yiri R/wasaaruhu ergada shirka isaga oo xasuusiyay in beesha caalamku ay iska dhaadhiciyeen in Soomaaliya aysan heshiin Karin balse taasi ay muuqato in laga gudbay maadaama shirkii ugu horeeyey ee Garowe Principles ay ka soo baxeen guulo la taaban karo haatana uu ka filayo in shirkan Garowe2 ay ka soo baxdo natiijo wanaagsan oo wax ku ool ah. Dhinaca kale, waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe wefdigii Ahlusunnah Waljamaacah oo uu hogaaminayay Mudane Prof. Xirsi Hilowle, Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow, Khaliif C/qaadir Macalin Nuur iyo Maxamed Yuusuf Ow-libaax oo ka mid ahaa saxiixayaashii Garowe Principles waxayna kulamo kala duwan la qaateen madaxdii ku sugneyd goobta shirka oo uu ka mid ahaa Ra’iisul Wasaaraha.
  5. Waxaa goor dhow magaalada Garoowe soo gaarey wefdi uu horkacayo madaxweynaha Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Wefdiga madaxweyne Shiriif oo ay ku jiraan xubno kale oo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyey Garoonka diyaaradaha ee Garoowe. Mas’uuliyiin tira badan oo ka tirsan madaxda ka qayb gelaya shirka Garoowe-2 ayna kamid yihiin madaxweynaha Puntland, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyo Augustine Mahiga ayaa wefdiga Shiriifka soo dhoweeyey. Sidoo kale soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka qayb qaatay dadweyne aad u tira badan oo isugu jirey arday, xubno ka tirsan ururada haweenka, iyo kuwo ka socdey ururada dhalinyarada. Waa markii 2-aad ee uu madaxweynaha Soomaaliya magaalada Garoowe soo gaaro mudo 3-bilood gudohood ah, waxayna booqashadii tan ka horeysey ee uu Garoowe ku yimid ahayd xiligii uu furmayey wejigii 1-aad ee shirka wadatashiga Dastuurka. Sawirada iyo codadka mas’uuliyiinta Horseed Media sida ugu dhakhsaha badan ayey idiinku soo gudbin doontaa. Horseed Media
  6. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaa goor dhow kasoo degey wefdi heer sare ah oo ka socda qaar kamid ah dalalka ku bahoobey ururka midowga Yurub. Wefdigan oo Safiiro u badan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey qaar kamid ah golaha wasiirada ee dowlada Puntland oo ay kamid yihiin wasiirka Maaliyadda, wasiirka maamul wanaagga, iyo xubno ka tirsan golaha Baarlamaanka. Wefdiga EU ka socda ee Garoowe yimid ayaa waxaa kamid ah Safiirada Soomaaliya u qaabilsan dalalka Sweden, Italy, iyo Britain, waxaana sidoo kale goor dhow la filayaa in uu Garoowe soo gaaro madaxweynaha DKG ah ee Soomaaliya mudane Shariif sh. Axmed. Ujeedada socdaalka wefdiga midowga Yurub ka socda ee Garoowe soo gaarey ayaa ah sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen xiritaanka wejiga 2-aad ee shirka Garoowe oo qorshuhu yahay in maanta lasoo gaba gabeeyo. Waxayna noqonaysaa markii ugu horeysey oo ay tira danjireyaal ah oo intaas le’eg kana socda dalalka ku bahoobay ururka midowgya Yurub ay magaala madaxda Puntland ee Garoowe soo gaaraan. Horseed Media
  7. Somalia;790448 wrote: I knew there was a reason Dr_Osman wasn't fond of me. Imagine my name being Mahamud, that would be awesome. :D:D:D hahahaha.
  8. Somalia;790440 wrote: My London area is run by Reer Mudug, if you ask them about secession they will kick you to the kerb.
  9. Dr_Osman;790419 wrote: Anyone living in the diaspora that knows the Puntland citizens be it through social life, studies, or work or any other aspect in life, can you please provide your comments on what the Puntland people are like. Are they hugeeeeeeee pro puntland with flag blazing or are they more subtle and somalia orientated. I know my family love puntland to death and make sure it's peaceful and they always get concerned if a battle begins however as far as government is concerned their of the old school mentality the government seat is in mogadishu. I know some puntland people who are real extreme here like the minister of finance he was always like that in melbourne, he was well known in the cafe hide-outs in heated debate defending puntland, farole was a different kettle of fish all together in melbourne he was known to have a very bad attitude but he was always of the mentality that Puntland doesn't need mogadishu and you can see it clearly in his policies. So for all the SOL members what are puntlanders like in your city, are they up in your face about puntland or do they not care much. I know for a fact that since farole took power the diaspora has become alot more puntland focussed as far as social events are concerned something that did not occur as much under the previous presidents well, what can i say, i knew there was a reason or two why i liked mr. Shire. Unfortunately, living in my city, even though there is a large reer puntland community, decided to remain subtle or all together quite. Alternatively, it could be me for a not knowing the next puntland event; it's not like it's advertised to everyone. However, there's a rumor that a well known Puntlander will be visiting my city and if it's true i'm going. So, with that regard stay tuned.
  10. Somalia;790307 wrote: I don't think you or anyone from your area of Somalia is in any position to belittle any of Faroole's work. my thoughts exactly. you would think people by now would come to the conclusion a person like Faroole of all people would not be losing asleep over their opinion.
  11. Abdul;790254 wrote: Bigger things??? you talking about Faroole or somebody else?? i believe i answered your initial concerns. Anything else, well, it's extra. so peace.
  12. Abdul;790239 wrote: You are right Faroole is not a threat to Khatumo state but im not sure about the kettle and pot thing. watch the video and let me know how this is different from what Faroole is doing? I hope that explain the tea and the kettle remark. with regards to Faroole, the non threat part is to suggestion he has a bigger things to worry about like election, oil drilling, etc. i don't have to tell you everything, do i?
  13. A_Khadar;790174 wrote: There are known thing you know and Faroole's danger is one of them.. you don't need to worry about Faroole, i don't think he pose a threat to anyone or your state. As far as the professor is concerned, the old saying, the kettle calling the pot black, comes to mind.
  14. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo wasiirka awqaafta iyo arrimaha islaamka Jabouti Xaamid Cabdi Suldaan ayaa maanta 16 ,Feb 2012 kormeerey xarumo ku yaal Garowe oo hormuudka yihiin waaxyaha waxbarashada iyo caafimaadka. Wasiirka amniga Gen.Khaliif Ciise Mudan taliyaha ciidamada booliksa Puntland Col.Maxamed Siciid Jaqanaf iyo u qaybsanaha Puntland dalka Jabouti Cali Cabdi Awaare ayaa dhinaca Puntland ku weheliyey Gen.Cabdisamad,halka wasiir Xaamid ay la socdeen agaasimaha guud ee madaxtoyada Jabouti Ismaaaciil Xuseen Taani ,taliyaha amniga Xasan Siciid Kheyre iyo safiirka Jabouti u fadhiya Somalia. Wasaarada waxbarashada Puntland ayaa kow ka ahayd xarumihii maanta ay booqdeen wafdigan Puntland iyo Jabouti ka tirsanaa,waxana ay warbixino ka dhageysteen wasiir kuxigeenada waxbarashada iyo agaasimayaasha waaxyaha kala duwan. Madbacada wasaarada iyo xafiiska imtixaanaadka iyo sidaa loo sameeyo shahaadooyinka ayaa ahaa kuwo sida gaarka ah u soo jiitey indhaha wafdiga oo si balaaran oo faahfaahsan loogu sharaxay qaabka lagu shaqeeyo. Hoolka barlamanka Puntland oo ay ka socotey hawlo dhisitaanka hoolka cusub ee shirarka ayaa gudoomiyaha barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi uu uga waramay sida ay ay hawshu socoto iyo qaabka la filayo inuu ku soo baxo dhamadkiisu. Wasaarada arrimaha gudaha ayaa ahayd goobta ku xigtay oo uu agaasimaheeda guud Cabdilaahi Xaaji Alcolo uu wafdiga u waramay waxqabadka wasaaradiisa,isagoona tilmaamey in ay xooga saaran xalinta khilaafaadka beelaha iyo horumarinta dowladda hoose ee degmooyinka. Caafimaadka ayay wafdigu sidoo kale saaka ay booqdeen waxana ay ka maqleen tirakoobyo iyo warbixinada guulaha laga agaarey Puntland dhinaca horumarinta adeegyada caafimaadka oo uu wasiirku xigeenka caafimaadka Puntland Dr.Maxamed Xasan Ducaale uu soo jeediyey. Kuliyada tababarka macalimiinta Garowe GTEC ayaa iyadu noqotey goobta ugu danbeysey ee wafidga saaka uu booqdo ,iyadoona halkaasi uu ku soo dhaweeyey maamulaha GTEC Dr.Cabdirisaaq Shoole oo uga waramay marxaladaha ay soo martey iyo cida gacan ka siisa waxbarashada ardeyda.
  15. Gaalkacyo(PV):- Mid ka mid ah shirkadaha soo saara biyaha ee Puntland gaar ahaan shirkada shirkadda biyaha (Somali Drilling crop) Galwa ee magaalada Gaalkacyo ayaa dhemeysay soo saarista ilaa 6 ceel biyood. Shirkadaani Galwa ayaa biyo ka qodey Gaalkaco ilaa 6 ceel biyood kuwaasoo dhamaantood ay biyuhu banaanka yimaadeen markii dadaal badan ay sameeyeen. Fuaad abshir Xasan oo ajh Maareeyaha shirkada biyaha ee Gaalkacyo ayaa sheegay in dadaal badan ay ku bixiyeen qodida Ceelkan si uu u buuxiyo Baahida Biyaha ee Magaalada Gaalkacyo ka jirta, iyadoo horay ay Ceelal kala duwan u soo gaareen Ceelashii ay shirkadu magaalada biyaha ka siin jirtay. Shirkada Somali Drilling crop oo fadhigeedu yahay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa mudada ay ceelkan qodaysay ku qaadatay 15 cesho sida uu cadeeyay maamulaha shirkadan maxamuud cabdi yare. Maaha markii ugu hreysay ee isla shirkadaani qodo ceelal biyoodyo hore ayay ugu guuleysteen inay deegaanada Puntlanda fuliyaan qodistaa ceelal intaan ka sii badan. Xafiiska Garoowe puntlandvoice.com
  16. Shirkadda biyaha magaalada Gaalkacyo ee Galwa ayaa soo afmeertay qodista ceelkii 6-aad oo ka mid ah ceelasha ay magaalada Gaalkacyo dadka ku nool ka helaan adeegga biyaha. Maareeyaha shirkada biyaha ee Gaalkacyo Fuaad abshir Xasan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dadaal badan ay ku bixiyeen qodida Ceelkan si uu u buuxiyo Baahida Biyaha ee Magaalada Gaalkacyo ka jirta, iyadoo horay ay Celado kala duwan u soo gaareen Ceelashii ay shirkadu magaalada biyaha ka siin jirtay. Qodista ceelkan ayaa waxaa ku guulaysatay shirkada qodosta iyo dayactirka ceelasha Soomaliya ee ( Somali Drilling crop) oo fadhigeedu yahay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug waxaana ay ku qaadatay mudada ay ceelkan qodaysay shirkadu sida uu sheegay maamulaha shirkadan maxamuud cabdi yare 15 casho oo kaliya. Mudane maxamuud cabdi yare ayaa dhanka kale sheegay in ay jiraan ceelal dhawr ah oo ay ka qodeen magaalooyinka iyo dhulka miyaga ah ee gobolka mudug isagoona ku daray in haatan ay hayaan dalabaad kale oo ay dhawaan qodi doonaan. Shirkada qodista iyo dayactirka ceelasha ayaa ee somali Drilling crop ayaa ka mid ah shirkadihii sida weyn uga qayb qaatay samata bixinta dadkii ku abaaroobey baadiyaha gobolka Mudug iyo qaar ka mid ah deegaanada gobolada dhexe ee Soomaliya . Dhamaan shacabka ku nool Magalada Gaalkacyo ayaa aad u soo dhaweeyay dhamaystirka ceelkan cusub oo ay qodotay shirkada biyaha ee Gaalkacyo (Galwa) waxana ceelkan uu haqab tiri doonaa baahida loo qabo biyaha oo waayadan aad u yarayd iyo ceelasha shirkada oo ahaa ku aan ku filnayn bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug .
  17. current projects; ilo tango beverages and shampoo. future ones; ilo detergent.
  18. Taleexi;789725 wrote: I propose a merge of Awdal iyo Saylac. it's the only way the state will function.
  19. Somalia;789752 wrote: We must all support this new state in its right for self-determination. we must do everything to support the new state.
  20. fake news. next time at least try to make believable.