kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. The Hermet;791472 wrote: really :cool: And remember the people of Mugdisho are happy with Somaliland just these so called leaders that arent. So a two state solution is in order as was the case in 1960. Somaliland and Somalia two states and the people of Mugidsho and Somaliland should push for this strategy because this is the only solution for the somali peoples. Wise enough for yaa... Fools give you reasons, wise men never try
  2. Abwaan;791500 wrote: Rules, rules bay ka dhammaan weysaa? Are you trying inaad dad ka dhex-hadashid and hint in Jiiroow la ban-gareeyo? Inuu khaldan yahay waan u wada sheegnay ee stop repeating....maalin walba ayaad rule jebisaa haddii rule lagugu qaadayee, dad iyo qabiillo intaba waad caysaa....malaha adiga kuma qabto rule-ku? if the troll does not understand the rules, yes ban his or her out of this forum. Rules are there for a purpose. Why if there were no rules, believe you me, this forum would get ugly fast. However, are you excusing his qabil name calling? If so, maybe you and him or her whether it is need to reread the rules of this forum. Finally, i do not engage in qabil name calling. Look back at my posts so that you can see it for yourself.
  3. Jiiroow Bakaal;791492 wrote: Samafal baa aflagaadada bilaabey in page 2 if someone puts you in your place, it does not mean you engage in qabil name calling. the rules of the forum is clear when it comes to qabil and name calling. If following the rules is too much for you, take your mindless trolling somewhere else.
  4. The Hermet;791456 wrote: Walahi masakinta its a bad deal for them they appose it due to the status of Mugdisho but they seem angry walahi and they said they will never except it, so much for the fake constitution anyways, its officially history, they can push on any plane they want, but any constitution has to be approved by the people and it seems the people of mugdisho who are the majority in the south will never except anything other then a centralised government ruled and run from mugdisho in its entirety. :cool: A fool sees not the same tree that a wise man sees
  5. NASSIR;791458 wrote: Samafal, Boosaaso waxey kamid tahey degaanada reer Maakhir hadaad dhulka iyo dadka dega kala taqaan. Tan labaad, su'aasha ah maxaad u dhisi weydeen Badhan iyo Dhahar, waxaan leeyahey labdaba hor'umar weyn baa ka muuqda. (Aqri Badhan report @ Wiki) dadkeedaana u horseeday ee maahan mid ka yimid meel kale. Dhibaatada ugu weyn ee gobolka Sanaag waa kaabayaasha dhaqaale sida laamiyada, dekedaha iyo airportyada in kastoo dekedo yar oo wax lagala soo dego jiraan. Iyo productive land oo aanan heysan system wanaagsan. Lama dhiso karo kaabayaasha dhaqaale hadii laba maamul ku hardamayaan degaanka iyagoo strategy qaas ah isticmaalaya taasoo ah Qayaano, hanjabaad, dagaal, been abuurid, isku dirid beelaha wada dhashey iyo waxyaalo kale. Tusaale waxaa u ah mashruucii dekeda laasqoray. Lacag ay dowlada federaalka ugu deeqday mashruucaasi waxaa si toos ah u lunsadey madaxweynahii hore ee PL. Marka xalku waxay ila muuqataa in wax laysu ogolaado oo aanan reer reerkale degaankiisa sheegan. what you talking Nassir? Did you just say Bosaso is part of Makhir? Wow.
  6. Xaaji Xunjuf;791451 wrote: ^^ Haa Amba waan fahmi wayey waxay ku diideen the mabay xumayn waxa ka so baxay garowe. really?
  7. The two trolls from the failed triangle enclave are up to their usual rant, which means something about the success of Puntland is bothering them.
  8. Abwaan;791371 wrote: maxaa u diidaya haddii kaad u mashxaradeysidba uu yeeshay? You think in halkaas dagaal ku dhammaanayo? Ma cid baa cid xukumi karta? Waxaad naftaada la jeceshahay dadka kalena waa lala jeclaadaa! Qax kale kama bixi karno, dagaalna Soomaali uma ahan. Kan hadda jira Ilaah hannaga joojiyo, mid federalism lagu raadinayo dalka inta ka hartay buuba burburin...Anigu cidna uma hadlayo, balse waxaan leeyahay Soomaalidu waa isku mid! Ma cid baa cid xukumi karta? if that's the mentality, then what's the point of creating a central government then? If federalism fails, i promise you you will see small independent states just like yugoslavia. So, if i were you, i would pray federalism works.
  9. ^^^^^^^^federalism is the only way to prevent future injustice. furthermore, not every qabli can have their own state, unless they have two or more states to themselves. i hope that answers your concern.
  10. Somalia;791294 wrote: No, you are lying. Why do you like to post things you know is a lie? If this happened everyone would report it. But it didn't. See, the thing with you secessionists is that you have some sort of cuqdad against Puntland. We build a great place, it's part of Somalia and we are prospering. We are living what you are living except we are not forced to. So sxb, let bygones be bygones, it's a new dawn. Do not hold any old things against us. It looks pathetic . Puntland State of Somalia Garowe PRESS RELEASE 15 February 2012 Puntland Government strongly rejects false media reports of a terrorist attack near the commercial port city of Bossaso. Reports broadcast by Mogadishu media, namely Radio Shabelle and Hiiraan Online, falsely claimed that 15 Puntland soldiers were killed in a militant ambush. This report is false and there was no attack at Sugurre, a village where Puntland government forces maintain security checkpoints. This false report is intentionally timed to coincide with the opening of the Second Somalia National Constitutional Conference (Garowe II). The Conference opened peacefully on time in Garowe on Wednesday 15 February 2012. On 5 February 2012, Puntland government forces launched a successful counterterrorism operation and captured an explosives expert working for Al Shabaab terrorist group near Bossaso. This explosives expert is the brother of Mohamed Said Atom who is loyal to Al Shabaab group and whom Puntland government forces expelled from mountain hideouts at Galgala in 2010. Finally, Puntland Government urges Somali independent media to respect and abide by journalistic ethics, rules and regulations.
  11. Maraykanka. (Allpuntland)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee waxka dhiga qaarkamid ah jaamacadaha dalka Maraykanka ayaa si kal iyo laab ah usoo dhaweeyey qaybtii labaad ee shirkii Tastuurka Qaranka Soomaaliya oo Labo cisho ka hor kusoo gabagaboobey magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland kaasoo uu sheegey inuu ahaa shir muhiim ah oo loo baahnaa islamarkaasna dhacay waqti muhiim ah, Isagoona codsaday in hirgelinta shirkaas loo wada istaago lagana wada shaqeeyo baraarujinta Ummada Soomaaliyeed si looga boxo xaalada adag ee uu dalku ku jiray mudada dheer. Aqoonyahanka Soomaaliyeed Wuxuu sheegey in shirkaas oo ay reer Puntland martigeliyeen uu si toos ah uga turjumaya himilada Soomaali doonka ah ee ku duugan maskaxda shacabka reer Puntland taasoo uu sheegey in ay tahay Soomaaliya meesha kaliya ee ay dawlad rasmi ah ka jirto islamarkaasna ay dadka Puntland dega kuweyntahay Soomaalinimo Jacaylka iyagoon wax dan gaar ah ku wadan Dadka kale balse un ka danqanaya mushkilada Soomaaliya ka jirta. “Shirkani wuxuu ahaa guul Waayo in dalka gudihiisa lagu shiro oo weliba lasoo saaro go’aamo baa waxay tahay arin aad u weyn oo aan marna la heli karin, Runtii Waxaan rabaa inaan hawada Salaan u mariyo Shacabka Soomaaliyeed weliba kuwa reer Puntland, Dadkaasu waa dad qaali ah oo la’aantood ma qabsoomeen shirarkaan iyo kuwo kale, Waa deegaanka kaliya ee xasiloon hadana si caafimaad qabta u raadinaya Soomaalinimo iyadoon madaxdeedu dan gaar ah raadinayn taasna maahan wax la heli karo”Ayuu yiri Prof.Samatar oo dhanka kalena sheegey in Bartamaha sanadkan isaga iyo aqoonyahano kale iyo Siyaasiyiin aad u badani ay u qorshaysantahay inay booqdaan deegaanada Puntland lana kulmaan bulshada iyo madaxda Puntlad. Xafiiska Wararka Allpuntland, Gaalkacyo.
  12. Garoowe (PV):-Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan sheekh Maxamed Faroole iyo wafdi uu horkacayo ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhoofay garoonka diyaaradaha garoowe kaasoo shalay ahaa mid aad u mashquul badan. Wafdiga Madaxweynaha oo ay ku jiraan Wasiirada arimaha gudaha C/laahi Axmed jaamac Ilka jiir,wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah iyo wasiirka waxbarashada ayaa waxaa klu sii sagootiyay garoonka diyaaradaha caasimada Puntland ee Garoowe mas’uuliyiin ay ka mid yihiin madaxweyne xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka. Madaxweynaha waxaa la sheegay inuu jabuuti sii mari doono kadib uu london toos ugu anbabaxi doono hadii Alle idmo. Wafdiga Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inay London uga qeybgalaan shir Dowlada Ingriisku u qabaneyso dhinacyada Soomaalida qaarkood kaasoo aad uga duwan shirarkii hore soomaalida loogu qaban jirey. Wararka shirka ayaa aad isu soo taraya inkastoo ajandaha rasmiga ah aan wali laheyn hadana dowlada Ingriiska ahmiyad weyn ayay siisay shirkaasi waxaana lagu martiqaaday ilaa 50 madaxweyne oo caalamka ka kala imaan doona. Shirka oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan inuu socon doono 5 saacadood islamarkaana furmi doona 23-ka bishaan ayaa lagu wadaa inay ka soo baxaan qodono wax badan wax ka badala siyaasada soomaaliya. Dhanka kale wafdiga Madaxweyne Faroole ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee durba u dhoofa london iyadoo sidaas oo kale madaxweynaha Somaliland uu isna u dhaqaaqay shirkaasi waxaana lagu wadaa in madaxda Soomaalida ee lagu martiqaaday ay dhamaan u dhoofaan dalka Ingriiska sacadaha soo socda.
  13. aamulka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta lagu wareejiyay Suuq cusub oo loogu talagalay qudaarta Magaalada Galkacyo in lagu iibiyo iyo gaari loogu talo galay inuu nadaafada qeyb ka qaato islamarkaana qashinka magaalada uu ka dheereeyo. Shirkada dhimskaha ee NASTEEX ayaa soo gabagabeysay dhismaha suuq cusub oo laga hirgeliyay gaalkacyo iyadoo dhanka maalgelintana ay lahayd hay’adda Horn Releif waxaana suuqaasi si rasmi ah loogu wareejiyay dowlada hoose ee Magaalada Gaalkacyo. Duqda degmada Gaalkacyo Saciid Cabdi Faarax oo si gaar ah furaha loogu wareejyay dhismahan cusub ee suuqa Qudaarta Gaalkacyo ayaa uga mahadceliyay dhaaan dhinacyadii dadaalka ku bixiyay hirgalinta suuqan,sidoo kale isla maanta duqa ayaa Horn Releif kala wareegay baabuur nooca iskarogaha loo yaqaano oo loogu talagalay inuu Magaalada ka qaado qashinka faraha badan ee dawladu ay xaafadaha ka soo ururiso. Baabuurka lagu wareejiyay dowlada hoose ayaa gacan ka gaysan doona dadaalka maamulka Gobolka Bari uu ugu jiro sidii bilicda magaalada loo soos aari lahaa mana aha markii ugu horeysay oo dowlada hoose ay la wareegto qalab loogu talo galay inay howshooda ku fudueystaan. Gaalkacyo-Mudug
  14. Gaalkacyo(puntlandi.com):- Dawlada hoose ee degmada Galkacyo ayaa lagu wareejiyay Suuq cusub oo loogu talagalay qudaarta Magaalada Galkacyo in lagu iibiyo iyo gaari nooca iskarogada loo yaqaano oo isna loogu talagalay in qashinka Magaalada looga daadgureeyo. Suuqa weyn ee qudaarta oo maalmahan dambe dhismihiisu uu socday ayaa waxaa dhisay Shirkada dhimskaha ee NASTEEX waxaana dhaqaalaha ku baxay bixisay hay’adda Horn Releif oo ka mid ah hay’adaha ka hawgala Deegaanada Puntland. Duqda degmada Gaalkacyo Saciid Cabdi Faarax ayaa si rasmi ah hay’ada ugala wareegay furaha dhismahan Cusub ee suuqa Qudaarta Gaalkacyo, wuxuuna uga mahadceliyay dhaaan dhinacyadii dadaalka ku bixiyay hirgalinta suuqan. Daqiiqado kadib wuxuu duqu sidoo kale hay’ada Horn Releif kala wareegay Gaari nooca iskarogada loo yaqaano oo loogu talagalay in ay Magaalada ka qaado qashinka faraha badan ee dawladu ay xaafadaha ka soo ururiso. Arrimahani waxay ku soo aadayaan xilli degmada Gaalkacyo ay ka socdaan dadaalo dawada hoose ee degmadu ay ku horumarinayso bilicda iyo nadaafada Magaalada Gaalkacyo. Cumaryare, Gaalkacyo
  15. Dr_Osman;791280 wrote: Oh go away dayniile boy your not even in the equation, you will be confronted and expelled from the nation. Why are the haters showing their ugly faces nowadays the difference between pawns (al shabaab) and high profile leaders is that when it's all set and done, we all know the outcome of people like this particular loser; execution. so talk and make all the jokes you want. your days of terrorizing in somalia is numbered.
  16. Beer-Gaal;791296 wrote: Well, who is qabilist if you are not one then? ever heard of the expression it takes one to know one. if you don't it;s okay. all you need to know is that your one of the biggest qabilistay on this forum.
  17. Freedom;791298 wrote: Lol dumb troll. don't you know when someone is refering to you as well?
  18. Freedom;791301 wrote: Opposition lol that's there job to say that it's like how the republican say about democrats lol you know what they say about Obama here lol. Weak points I expected from you lol even after the evidence is presented to you, you have the nerve to talk. wow. As we say here in the states, you's a dumb troll.
  19. Oodweyne;791152 wrote: King Now, listen, dear script, I did indulge you long enough, particular with the that hope you will see the error of your ways. So, now, see to it to bugger off, boyo,.. :D errors of my ways; boy i thought i was helping you see the errors of your ways. question is are you going to stop using words you don't properly know how to use?
  20. Freedom;791153 wrote: He is a troll ol boy didn't i tell you not to call others troll when you are a troll yourself.