kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Jiiroow Bakaal;792638 wrote: Odey Faroole lamadagaanki bey saan ku yihiin bal ka waran haddii wadan lagu aamini lahaa i guess you would do a better job than Faroole? NOT. Look at the bright side, your on SOL and even then you stink as a troll. How can you of all people create domestic and international policies. stick to what your good at; trying to be the worst troll to ever enter SOL.
  2. Somalia;792632 wrote: Don't flatter yourself, who posted on this thread first? :cool: talk about someone who's always ahead of themselves.
  3. Somalia;792626 wrote: Ah, so now you are playing diversion politics, great job man, great comeback. :D
  4. uchi;792534 wrote: I heard they are recruiting you want in? she's upset because they declined her application.
  5. ^^^^ i guess dr. osman's rebuttal did some number. way to go Osman.
  6. who cares? does anyone beside xunjuf cares for this rouge state's opinion?
  7. ^^^ 99 years for 50 to 100 million? i'm glad President Faroole told to go jump in a lake. Way to go President Faroole.
  8. *ANWAR*;792256 wrote: soon Galkacyu and the airport will be part of Galmudug inshallah sure thing and while you're at it, do you also believe in tooth fairy.
  9. General Duke;792230 wrote: The Faroole admin has failed to deal with Galkacyu and Mudug in general and this will haunt him soon enough. However the City is an important one and these incidents aside is doing quite well. Thanks to its hardworking and tough residents. XX, Galkacyu airport and City is not in dispute, its part of Puntland. i disagree with you duke, i think reer mudug failed mudug. The reer mudug society and their numerous organizations need to come together and do something about the current state of mudug.
  10. Libaax-Sankataabte;792221 wrote: lol@you all partying already. Oil exploration is a complex process and there is no gaurantee this new exploration at Dharoor will amount to anything "recoverable". I am a bid bearish on the Dharoor prospect to be honest. I think the Nugaal wells (the two identified wells around Garowe) would have been the better option for start. But I understand that is how Cadde's admin set things up in order to get the ball rolling for this project. The good news is that if the current Dharoor well proves to be a duster, the rig will be moved to Nugaal. It is a long process. Hadii Dharoor oil laga helo, reer Bari waxay ku faani doonaan "boowe annagu biyo kuma qubaysanee oil baan ku qubaysanaa".
  11. Boosaaso:-Magaalada Dakada ah ee Boosaaso ayaa waxaa iminka ka bilaabmay dhismaha waddo laamiga ah o dhexmarta magaalada taas oo isku xiri doonta Saldhiga Booliska dhexe ee magaalada iyo Masjiudul-rashiid. Wadadan laamiga ah, ayaa waxay qayb ka tahay mashruuca ballaaran ee 7 Degmo oo Puntland ah ka socda kaas oo ay ka mid yihiin samaynta iyo hagaajinta waddooyinka Degmooyinkaasi. Waxaa kaloo barbar socda dhismaha wadadan waddooyin jay ah oo dayactir iyo hagaajin lagu wado kuwaas oo qayb wayn ka qaadan doonta bilicda magaalada, isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha iyo ammaanka. Magaalada Boosaaso oo aad u kobocday una ballaaratay muddadii 20-ka sano ahayd ee burburka lagu gudajiray ayaa waxaa ka jira waddo xumo aad u ballaaran, iyada oo magaalada la iskaga dhistay qaab dagdag ah oo aysan jirin qorshe magaaleed (Town Plan), taasna waxay sababtay in dhibaato ballaran ay ka timaado gaar ahaan isku socodka gaadiidka oo dhibaato ballaaran ku qaba. Dhismaha wadadan laamiga ah iyo waddooyinka kale ee Jid cadaha ah ayaa waxay wax wayn ka badali doonaan hanaanka magaalo ee dhinacyada adeega gaadiida iyo dadwaynahaba. Puntlandpost.com
  12. Maalinta 21Bisha febraayo waa maalinta caalmiga ah ee loo aqoonsaday maalinta afka hooyo taasi oo caalamka guud ahaanba laga xuso dunida daafaheeda iyadoona qola waliba ay xuso afkeeda gaar ah iyo hidaha iyo dhaqanka ay gaarka u leeyihiin . Sidaasi looga xusay caalamka oo idil maalintaani waxaa iyana laga xusay maalinta afka hooyo gudaha wadanka soomaaliya gaar ahaan deegaanda Puntland waxaana xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen madax ka tirsan labad aGole ee dowlada oo uu hogaaminayo madaxwayne ku xigeenka dowlada Puntland Gen.C/samed Cali shire ,ururada Haweenka ,Dhaliinyarada ,aqoonyahano ,ardayda waxkabarata jaamcada PSU ,Abwaano Fanaaniin Iyo marti sharaf kale oo lagu casumay ka soo qayb galka xuska maalinta afka hooyo ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee jaamacada PSU . Xusitaanka Maalintaani afka Hooyo ayaa waxaa lagu bilaabay suugaan goos goos ah oo ay halkaa is ka soo jeediyeen abwaano caan ka ah gudaha wadanka soomaaliya taasi oo ku aadanayd sida loo marin habaabiyay afkeena hodanka ah ee soomaaliga waxaa iyana xafladu intii ay socotay halkaais heeso iyo majaajilooyin ka tartumaya muhiimada afka iyi hidaha soomaalida halkaasi ak soo jeediyay Kooxda fanaaniinta ah ee waabari Puntland … Wasirul Dolwaha Maamul Wanaga Puntland Maxamed Farax Ciise Gashan oo ka hadlay unaasabada lagu maamusayay afka hooyo kana mid ahaa Gudiga Hormarinta Afka Hooyo ee Puntland aya ka sheekeeyay waajibaadka loo aasaasay guddigoodaan iyo waxyaabihii u qabsoomay ilaa iyo jiritaankoodii.. Maxwayne ku xigenka Puntland Gen.C/samad Cali shire oo isna ka hadlay xuskaam Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo caalmaka guud ahaanab manta laga xusay ayaa sheegay in afka somaligu uu yahay af soo jireena taariikh dheerna ku leh afafka dunida ka jira balse uu saameeyay burburkii soo gaaray wadanka soomaaliya… Sanadii 1999kii ayay ahayd markii ay qaramada midoobay u aqoonsatay inay noqoto maalinta caaliga ah ee afafka dunida taasi oo sanadwaliba si diiran looga xuso guud ahaanba caalamka iyadoona ay noqonayso sanadii labad ee laga xuso maalintaasi deeeganada Puntland . Daawo Sawiro
  13. Somalia;792189 wrote: The people that were forgotten were forgotten for a reason.
  14. Somalia;792190 wrote: It'll probably get worse when the oil flows to us. damn it's time like this that i wish i owned properties in Bosaso.
  15. Puntlandi.com(Galkacyo);-Maleeshiyaad Hubaysan oo ka soo Jeeda koonfurta Galkacyo ayaa Madaafiic ku ganay diyaarado ka soo dagayay madaarka diyaaradaha Galkacyo. Hubka ayaa ahaa mid culus mana jirin qasaaro uu gaystay sida Puntlandi.com u sheegeen saraakiil katirsan Garoonka diyaaraha Galkacyo waxaana ay cadeeyeen in laga soo ganay dhinaca koonfurta Galkacyo. Abaarta maleeshiyaadka ayaa ahaa in ay waxyeeleeyaan Garoonka iyo shaqada ka socota balse uma suuragalin hadafkii ay lahaayeen shaqada garoonkana waxaa ay u socotaa sidii loogu talagalay mana jirin hakadgalay”ayuu yiri masuul katirsan madaxda Garoonka. Maha dhacdii koowaad waxaa mararbadan dhaca in maleeshiyaadka koonfurta Galkacyo ay qaadaan talaabooyin caynakan oo kalaa waxaana mararka qaar dhaca in waxyeelo soo gaarto qaybo kamida Garoonka inkastoo ay jawaabo kala kulmeen ciidamada ilaalada Garoonka. Maleeshiyaadka Koonfurta in ay ku dhiiradaan weerarada Garoonka waxa sahasha sida la sheegay xukumada Puntland oo talaaba cad aan qaadin ama dhayalsanaysa weerarada hadii ay sii socdaana waxaa suuragala in shaqada Garoonka ay wax u dhinto.
  16. xiinfaniin;792181 wrote: la ilaaha illa laaah nin culus baan mooday he's not politician; he's up and coming artist. moving on, either contribute to the thread or leave in peace. salam.
  17. xiinfaniin;792179 wrote: ^^War boqor, waa kuma mohamud amoore? youtube his name and see his video for yourself.
  18. Bruxelse(pi) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saaka kulamo kala duwan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Midowga Yurub, kulamadaasoo ka dhacay xarunta EU ee Bruxelse wadanka Beljam, Ra’iisalwasaare Gaas iyo waftiga uu hogaaminayo wxay la kulmeen Madaxweynaha EU José Manuel Barroso, Andris Piebalgs oo xubin ka ah waaxda Horumarinta iyo Kristalina Georgieva oo iyana xubin ka ah qaybta Xiriirka Caalamiga ah ee EU. Kulamdii shalay iyo maanta uu Ra’iisal wasaare Gaas la qaatay madaxda Midowga Yurub ayaa ahaa kuwo guul kusoo dhamaadey, waxaana laga wada hadlay Xiriirka Somaliya iyo EU iyo sidii Midowga Yurub uga qaybqaadan lahaa dib u dhiska Soomaaliya xag dhaqaale iyo mid siyaasadeedba
  19. Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa caawa [20 Feb 2012] ka soo degay Magaalada London halkaasoo loogu balansanyahay inuu ka furmo Shirweyne Caalami ah oo ku saabsan arrimaha Somalia. Wafdiga Puntland waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Wasiirka Waxbarashada Md. Cabdi Farax Siciid (Juxa), Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cali Askar, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga Md. Cabdulqadir Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland Md. Maxamad Xasan Barre, iyo sarakiil ka tirsan Madaxtooyadda Dowladda Puntland. Wafdiga Puntland ayaa waxaa garoonka Heathrow International Airport kusoo dhaweeeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ingriiska (Foreign and Commonwealth Office – FCO) iyadoo Wafdiga loo galbiyey Qeybta VIP-da ee garoonka Heathrow. Intaasi ka dib ayaa Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Farole waxay la kula kulmeen gudaha garoonka dayuuradaha xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London halkasoo Madaxda Dowladda Puntland si weyn loogu soo dhaweeeyey. Shirka Caalamiga ah ee arrimaha Somalia ayaa furmi doona 23 Feb 2012 iyadoo ay ka soo qeybgali doonaan in ka badan 50 Dowladood. Shirkii Dastuurka Somalia (Garowe II) ayaa lagu soo gabogabeeyey xarunta Dowladda Puntland ee Garowe maalintii Jimcaha 17 Feb 2012, iyadoo ay Madaxda Somalia shirkaasi ku saxiixeen Garowe Principles II oo ah heshiis qeexaya habsocodka barnaamijka Dastuurka Federaalka ee Somalia.
  20. A Puntland Government delegation led by H.E. President Abdirahman Mohamed Mohamud(Farole) arrived in London on Monday evening [20 Feb 2012] ahead of the opening of the International Conference on Somalia being hosted by the UK Government in London. The Puntland delegation includes Interior Minister H.E. Abdullahi Ahmed Jama (Ilkajir), Education Minister H.E. Abdi Farah Saeed (Juha), Information Minister H.E. Ahmed Ali Askar, State Minister for International Cooperation H.E. Abdulkadir Abdi Hashi, Puntland Election Commission Chairman H.E. Mohamed Hassan Barre, and officials from the Puntland Presidency. Foreign and Commonwealth Office (FCO) officials welcomed the Puntland Government delegation at Heathrow International Airport, where the delegation was ushered to the airport’s VIP Lounge. The Puntland Government delegation met with members of the Somali Diaspora, who waved flags and cheered to welcome the Puntland President’s delegation. The International Conference on Somalia is scheduled for 23 Feb 2012 and around 50 world governments are expected to attend. On 17 Feb 2012, the 2nd Somalia National Consultative Constitutional Conference (Garowe II) concluded in the Puntland capital of Garowe, where Somali leaders signed Garowe Principles II document regarding the constitutional process in Somalia.