kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Freedom;794029 wrote: Old man take a page book from you, but u are jumping the gun lol. King for u do like me or are you stalking or trolling me lool i'm on this thread for the same reasons as you; trolling.
  2. OdaySomali;793726 wrote: Damn I tuned out ages ago, is it still going on. Can anyone provide a link ? here the link, http://www.bbc.co.uk/somali/ there's nothing playing as of now. maybe there's more speeches or maybe it over. i don't know, but get it a try.
  3. GoldCoast;793707 wrote: "We believe in a Unified Somalia. Somalis can define it themselves. Like us, with 50 states." - Clinton the saying "it aint over until the fat lady sings" comes to mind. now i'm not saying Clinton is fat, but that it's over for the secessionists.
  4. US and UK believe in one Somalia. oh well, the secessionists should look for new power to help them in their cause.
  5. last question from the swiz reporter; very important one. somalia's economic zone.
  6. barkulan.com, same question as the first reporter. what a waste of opportunity.
  7. Britain is involve in Somalia now because of security, famine, and piracy. Also the success of regional states.
  8. GAROWE PRINCIPLE I and II MOST MENTION NOUN IN THE LONDON CONFERENCE
  9. Somalia;793461 wrote: THAT IS NOT AL-JAZEERA The damn secessionists are making up video banners and pretending to be Al-Jazeera ahhahahahahahahahhaa Wallahi this is a low blow :D :D inna lillahi wa inna ilayhi raji'un. i guess the concept of shame is yet to enter the minds of these people behind the video. how sad.
  10. thanks for the update. i'm impressed with the MP approach to the issue of Somalia.
  11. current time in london is 1:50 pm, so that means the conference will reconvene in around 2 hours.
  12. Shirka London toos uga daawo bartan internetka waxaad videoga shirka aad si toos ah dib u daawan kartaan 15:30 GMT or 3:30 pm london time
  13. OdaySomali;793425 wrote: I was about to say... i'm gone for a while and the conference has finished already. Was IOG the last to speak ? Also when do they reconvene ? i'm guessing so don't quote me on this, but it should reconvene around an hour from now. I have it streaming on my pc, so if your around look for the thread to be on top of the blog and it should indicate when it reconvenes. with regards to IOG, i think Gulled and then by MP Cameron.
  14. Shirka waxaa furay Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron oo isaga dowladiisu ay shirkan martigelisey, wuxuuna sheegay in dhibaatada Soomaaliya ay tahay mid dunida oo dhan saameyn ku yeelatay hadii sidan lagu sii fiirsadana ay noqon doonto mid dib looga shalaayo. David Cameron wuxuu sidoo kale sheegay in shirkani uu yahay fursad weyn oo Soomaaliya heshey, isagoo intaas raaciyey in Soomaaliya ay u baahan tahay in laga caawiyo sidii ay cagaheeda isugu taagi lahayd si ay aayaheeda uga tashato. Cameron wuxuu dhinaca kale soo hadal qaaday Al-shabaab iyo Burcad-badeeda oo uu tilmaamay inay qayb ka yihiin dhibaatooyinka xiligan dalka Soomaaliya ka jira, Ra’iisul wasaaraha Ingiriisku wuxuu hadalkiisa kusoo afmeeray in uu si aad ah ugu faraxsan yahay in dhamaan madaxda Soomaalidu ay shirkan joogaan. Xoghayaha guud ee QM Ban Ki Moon oo isna si kooban u hadlay ayaa xusay inay haboon tahay in mudnaanta 1-aad la siiyo sidii ammaanka loo xoojin, wuxuuna ku baaqay in la taageero ciidamada DKG ah ee Soomaaliya ee ka garab dagaalamaya kuwa AMISOM si ay sugidda amniga kaalin muuqata uga qaataan. Ban Ki Moon wuxuu tilmaamay in weli dalka Soomaaliya ay saboolnimo xoogani ka jirto weerarada Burcad-badeeduna ay sii kordhayaan, wuxuuna ugu danbeyntii u mahad celiyey dowladda Britain oo iyadu shirka maanta bilowday martigelisey iyo wadamada kale ee Soomaalida dersika la ah kuwaasoo uu xoghayuhu sheegay inay gacan ka geysanayaan sidii Soomaaliya xasilooni loogu soo dabbaali lahaa. Madaxweynaha DKG ah ee Soomaaliya Shiriif Sheekh Axmed ayaa intaas kadib hadalka qaatay wuxuuna ugu horeyn u mahad celiyey dowlada Britain iyo dhamaan madaxda shirkan ka qayb gelaya, isagoo sheegay in shirkani uu yahay ay umadda Soomaaliyeed rajo weyn ka qabto. Madaxweyne Shiriif wuxuu sidoo kale ku taliyey arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin: In la xoojiyo ciidamada nabad ilaalinta iyo kuwa DKG. In Soomaaliya laga qaado cuna qabataynta hubka. Iyo in beesha caalamku ay xoojiso taageerada ay siiso Soomaaliya si looga baxo marxaladda KMG ah. Shiriifka oo luqadda Carabiga ku khudbadeeyey wuxuu docda kale tilmaamay in umadda Soomaaliyeed ay ka mideysan tahay soo celinta amniga iyo qarannimadii Soomaaliya, isagoo tibaaxay waxqabadyadii ugu muhiimsanaa ee ay dowlada KMG ahi samaysay mudadii dhowrka sano ahayd ee ay jirtey. Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Maraykanka Hilary Clinton ayaa iyana sheegtay inay lagama maarmaan tahay in Soomaaliya laga taageero dhinacyo badan si ay hurmar u gaarto maadaama ay soo dhowdahay xiligii uu dhamaan lahaa wakhtiga KMG oo ku beegan bishan Augst si loo gaaro dowlad Soomaaliyeed oo joogto ah. Hilary Clinton waxay sheegtay in maraykanku uusan marnaba ogolaan doonin in la kordhiyo wakhatiga dowlada KMG ah islamarkaana cunaqabaytan lagu soo rogi doono cid walba oo isku dayda inay talaabadaas ku dhaqaaqdo. Xoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanku waxa kale oo ay sheegtay in dowlada Maraykanku ay diyaar u tahay inay dowlada iyo bulshooyinka Soomaalida ahba ka taageerto dhinaca horumarka sida waxbarashada iyo abuurista kaabeyaal dhaqaale oo xoogan. Clinton ayaa ugu danbeyntii sheegtay in Maraykanku uu soo dhoweynayo cid walba oo dhaliisha hogaanka Al-shabaab waxayna ku tilmaantay Al-shabaab iyo Al-qaacida oo dhowaanta midoobey inay yihiin wax laga soo gubey. Ra’iisul wasaaraha dalka Qatar Hamad bin Jassim bin Jaber bin Muhammad Al Thani oo Clinton kadib hadalka qaatay ayaa u mahad celiyey dhamaan kasoo qayb galayaasha shirka, wuxuuna ku taliyey inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo ciidamo badeed oo ay Soomaaliya yeelato si Burcad-badeeda loola dagaalamo dhalinyarada Soomaaliyeedna shaqooyin loogu abuuro, Hamad Bin Jassim ayaa ugu danbeyntii sheegay in xal u helidda dhibaatooyinka dalka Soomaaliya ay tahay mid ay Soomaalida keliya go’aan ka gaari karaan. Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa isna ku dheeraaday waxqabadkii ay dowlada Turkigu bilihii u danbeeyey ka samaysay dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay in Turkigu uu Soomaaliya ku bixiyey dhaqaale kor u dhaafaya $300 oo Milyan, dhaqaalahaas oo ku baxay dhinacyada bini aadminimada iyo hurmarinta arimaha bulshada Soomaaliyeed. Ahmet Davutoglu wuxuu sidoo kale sheegay in Turkigu uu marti gelinayo shir kan dhiggiisa ah oo ka dhici doona magaalada Istanbul June 2012, wuxuuna gagabadii xusay in Turkigu uu taageerayo kordhinta AMISOM iyo tayeynta ciidamo Soomaaliyeed oo u shaqeeya hab madax banaan si ay ammaanka dalkooda gancanta ugu dhigaan. La soco goor dhow khudbadaha madaxda kale……….
  15. Gulled speech after much pondering seemed to me lacking clear objectives and what was with his last remark. This conference is not about somalia and its various region working out their differences, but how to tackle issues such as al shabaab, piracy, and ending the transition. Overall, compare to the rest of the delegates, he seemed to me the odd man out.
  16. Dr_Osman;793367 wrote: Ok this topic is sensitive issue, Puntland Security alot of jealous souls. Let switch the topic, what u wanna talk about. Garowe Principles? or you wanna talk development? or you wanna go down oil path with me? You wanna talk about decentralized local administration capacity building in Puntland or the democratisation program? As puntlander there alot to talk about, where you wanna take it is the question? by the way i came from the somali cafe in my area and dealt a huge karbash to some mogadishu and hargeisa boys dissing the state out of envy and jealousy. I am the key Puntland defence in my local cafe!!! im known as ali puntland i have no doubt that you are a grade A karbasher. let the jealous souls despair in their moment of pain.