kingofkings
Nomads-
Content Count
2,894 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by kingofkings
-
PL SL United To Steal Khaatumo State's Natural Resources!
kingofkings replied to FreshPrince's topic in Politics
Freedom;798047 wrote: You must either love me or hate me cause anything I say you respond lool. Why you after me troll -
PL SL United To Steal Khaatumo State's Natural Resources!
kingofkings replied to FreshPrince's topic in Politics
Freedom;798027 wrote: Lol love the back and forth you know this thread has failed when the troll from the NW enclave entered it. -
PL SL United To Steal Khaatumo State's Natural Resources!
kingofkings replied to FreshPrince's topic in Politics
FreshPrince;798023 wrote: One line destroys Abdullahi Yusuf and his credibility, legacy and entire existence. Are you ready for that ONE line? Okay, here it goes. Mengistu Haile Mariam, the Somali people's GREATEST enemy had Abdullahi Yusuf on a leash, 17 years after Mengistu Haile Mariam's fall from power, a former Mengistu regime officer, such as General Gebre slapped Abdullahi Yusuf like a pimp. ENOUGH SAID! While President Siyaad Barre had Mengistu Haile Mariam on his knees begging for mercy, shaking in fear; your "hero" Abdullahi Yusuf was taking romantic stroll thru Addis Ababa with his lover Mengistu Haile Mariam. lool mr. flip flopper i'm sorry if Abdullahi Yusuf disappointed you, but have you stop to think, maybe and this is just a thought, it is you that disappointed president Yusuf:confused: May God, show some respect to your former regional and national President. -
excellent news
-
1 Image Sums Up Puntland Military Capability Compared To Somalia
kingofkings replied to Dr_Osman's topic in Politics
Dr_Osman;798017 wrote: Wallahi sxb thats say it all. Dood iyo san iyo saas looma bahno. That one picture shows two contrasts. One of avg somali militias in mogadishu and hargeisa and puntland in the air with helicopters, an-26, and sea-going naval vessels on top of huge stockpile of soviet, somali, ethiopian, american and yemeni inventory. Thats just the hardware specs, but what I feel leads us apart from other somalis is the training our forces have. Have u seen the PIS, SPU, AND PMF. caadi ma aha :cool: -
Somalia;798007 wrote: *DING DING DING*, we have a winner. :cool:
-
i want to say um....uh can i ask the audience for help? lol. i'm not sure, but i want to say current state of PL before the discovery of oil.
-
Puntland And The Brain Drain Solution. Editorial
kingofkings replied to Dr_Osman's topic in Politics
excellent idea. I hope the PL is reading this article. -
Carafaat;797701 wrote: Faroole doesnt look happy with seating next to ASWJ. waa la fogeeyay. I wouldnt be either.
-
-
Waxaa maanta kulan yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland iyo saraakiisha ugu sareeya ciidamada NATO ee howgalka la dagaalanka Burcad-badeeda u jooga xeebaha deriska la ah dalka Soomaaliya. Mas’uuliyiinta dowladda ee kulankaas ka qayb qaatay oo uu horkacayo Wasiirka gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa waxaa sidoo kale ku jira agaasimaha la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Duceysane), wasiir ku-xigeenka arimaha gudaha Cali Yuusuf Cali (Xoosh), guoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey), maamulka degmada Jiriiban iyo qaar kamid ah madaxda dhaqan. Wasiirka wasaaradda gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Siciid Maxamed Raage oo waxyar kadib markii uu kulankaasi soo gaba gaboobey warbaahinta Horseed Media u waramay ayaa ka warbixiyey waxyaabihii ay ka wada hadleen saraakiisha ciidamada badda NATO ee ay maanta kulanka yeesheen. Wuxuuna sheegay inay isla soo qaadeen arimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen: Sidii xeebaha u dhexeeya deegaanada Jiriiban iyo Garacad looga sifeyn lahaa xooxaha Burcad-badeeda ah. Sidii dhinaca dhulka Burcad-badeeda loogala dagaalami lahaa, si looga hortago inay badda u weerar tagaan. Sidii shaqo abuur iyo barnaamijyo horumarineed looga hirgelin lahaa degmada Jiriiban iyo deegaanada hoostaga, ammaankoodana loo xoojin lahaa. Kulanka ay maanta yeesheen hogaanka ciidamada NATO iyo mas’uulyiinta dowladda Puntland ka tirsan ayaa ka dhacay dusha markab dagaal oo ay ciidamadaasi leeyihiin kaas oo ku sugan meel u dhow xeebaha degmada Jiriiban ee gobolka Mudug. Waana markii 2-aad oo ay hogaanka ciidamada NATO oo ay xiligan hayso dowladda Turkigu ay la kulmaan mas’uuliyiinta ugu sareysa wasaarada dekedaha, gaadiidka badda, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda muddo labo bilood gudeheed ah.
-
Garowe: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa tabobar u qabatey Dhakhaatiir, Umulisooyin iyo kalkaaliyeyaal caafimaad waxaana tabobarkan uu ka dhacay Wasaaradda Caafimaadka ee Garowe. Aqoon iswaydaarsigan oo 4 casho qaatey waxaa lagu baranayey habraacyada isku dhafan ee lagu maareeyo Uurka, Xiliga dhalmada iyo daryeelka dhalaanka. Tabobarkan waxaa xiritaankiisii kasoo qaybgalay Wasiir ku xigeenka Koowaad ee wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Xirsi Ducaale, Wasiir ku xigeenka labaad ee Wasaaradda Zaynab Ugaas Yaasiin, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Dr. C/risaaq Xassan Ciise, Wakiilka WHO ee Puntland Dr. Cali Cabdi Ciise, UNFPA iyo marti kale. Tabobarkan waxaa iska kaashaday WHO, UNFPA iyo Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyadoo macalimiinta casharada bixinayayna ay ka socdeen WHO iyo UNFPA oo labaduba ah labo hay’adood oo caalami ah Wasaaraddana kala shaqeeya dhinaca caafimaadka. Dr. Hayfa Elamin oo ka socday WHO una qaabilsan dhinaca Caafimaadka taranka (Reproductive Health) ayaa mahadcelin balaaran usoo jeedisay wasaaradda caafimaadka iyadoo uga mahadcelisay sida ay ugala shaqeeyeen tabobarka, waxay kaloo u mahadcelisay kasoo qaybgalayaasha oo si wanaagsan uga qaybqaatey casharada iyadoo sheegtey in si wanaagsan ay uga wada doodeen iyagoo kooxo kooxo ah. Waxay ka codsatey dadka tabobarka qaadanayey inay u faa’ideeyaan dadkooda iyo dalkooda oo aysan waxa ay barteen uga dhaqaaqin xarunta wasaaradda caafimaadka oo ay tabobarka ku qaadanayeen. Qaar ka mid ah dhakhaatiirtii tabobarka la siinayay ayaa ka mahadceliyey casharadii lasiiyey iyo habraacyada isku dhafan ee lagu maareynayo uurka, waxayna sheegeen inay wax fiican ka faa’idaysteen macalimiinta casharada bixinayay iyagoo uga mahadceliyey dadaalka balaaran, waxay kaloo u mahadcesheen wasaaradda caafimaadka iyo hay’adda WHO iyo UNFPA. Wakiilka WHO ee Puntland Dr. Cali Cabdi Ciise ayaa isaguna ka Hadley xiritaankii tabobarka wuxuuna sheegay in baahi weyn loo qabay tabobarka ujeedkuna uu ahaa in la tayeysiiyo aqoonta dadka ka shaqeeya caafimaadka gaar ahaan Caafimaadka taranka (Reproductive Health Care), wuxuu codsaday in la raaco habraacyada iskudhafan oo uu sheegay dhakhtarku inay yihiin habraacyo (Guidelines) ay soo diyaarsheen dad aqoon durugsan u leh caafimaadka haysatana waayo aragnimo balaaran. Dhakhtarku waxa uu intaas ku darey inay masuuliyad ka saaran tahay dadka ka shaqeeya caafimaadka hooyada iyo dhalaanka inay daryeelaan lagulana xisaabtamayo. Wasiir ku xigeenada labaad ee Wasaaradda Caafimaadka Zeynab Ugaas Yaasiin ayaa iyaduna sheegtey inay ku faraxsan tahay tabobarkan oo muhiimad weyn u leh wasaaradda caafimaadka iyadoo sheegtey inay wasaaraddu qabanayso tabobaro kuwan oo kale ah, waxay ka codsatey dhakhaatirtii, Umulisooyinkii, kalkaalisooyinkii iyo ardeydii machadyada ee tabobarka la siiyey inay uga faa’ideeyaan bulshooyinkii ay ka yimaadeen. Ugu danbeyntii ayaa tabobarka waxaa ka hadlay soona gunaanaday Wasiir ku xigeenka koowaad ee Wasaaradda caafimaadka ahna ku simaha wasiirka Dr. Maxamed Xirsi Ducaale. Wasiirku waxa uu u mahadceliyey hay’addaha WHO iyo UNFPA iyo waliba macalimiintii sida gaarka ah casharada u bixinaysay. Waxa uu sheegay in tabobarkan uu ka mid ahaa tabobarada ay wasaaraddu ku teyeysiinayso aqoonta bahda caafimaadka ee Puntland, waxa uu kula dardaarmey kasoo qaybgalayaashii tabobarka qaatey inay meelihii ay ka yimaadeen uga faa’ideeyaan ayna ku tabobaraan dadkii ay ka yimaadeen wixii la barey ee aqoon ahayd. Buugaag laga bixiyey tabobarka oo afka Ingiriiska ku qoran ayaa wasiirku waxa uu sheegay inay wasaaraddu u badali doonto afsoomaali markaasna loo qaybinayo buugaag afsoomaali ku qoran xarumaha caafimaadka si loo wada fahmo habraacyada lagu maareeyo Uurka, Xiliga dhalmada iyo daryeelka dhalaanka marka ay dhashaan.wasiirku ugu danbeyn waxa uu dadkii gobalada ka yimid ugu duceeyey in ilaahay nabad ku gaarsiiyo guryahoodii.
-
Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa sheegay in uu qorsheynayo sidii uu dhowaan wadahadal ula furi lahaa madaxda dowladda FKMG ah ee Soomaaliya. Siilaanyo ayaa warkan sheegay mar uu u waramayey laanta afka Soomaaliga ku hadasha ee Idaacadda BBC, wuxuuna tilmaamay in talaabadaasi ay tahay mid maamulkiisu uu u qaadi doono sida ugu dhakhsaha badan. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo kamid ahaa madaxdii dhowaan ka qayb galay shirkii arimaha Soomaaliya looga hadlayey ee ka dhacay magaalada London ayaa soo dhoweeyey go’aankii shirka lagu gaarey ee ahaa in maamulka Somaliland uu la hadlo madaxda FKMG ee dalka. Wuxuuse tilmaamay inay ula hadlayaan sidii laba dowladood oo deris ah isagoo xusay in waxyaabaha uu kala hadli doono ay kamid tahay sidii Somaliland ay madaxbanaani u heli lahayd arintaasoo horay Somaliland ay ugu arkeysey mid aan Soomaalida waxba kaga xirneyn hadase u muuqata mid lagama maarmaan noqotay. ” Shirkii waxaa kasoo baxday in Soomaaliya iyo Somaliland ay wada hadlaan, taasna waxaan u aragnaa in maslaxadeenu ay ku jirto, waana inaanu danahayaga mar walba sheegan karno, oo aan dunida hor dhigi karo, walaalaheena Soomaaliyeedna hor dhigi karno “ Siilaanyo ayaa yiri. Wuxuuna intaas raaciyey: “go’aankii shirka kasoo baxay ee ahaa in aan Soomaaliya la hadalno waxaan u aragnaa inaan wixii danaheena ah kala hadalno, dad walaala ah baan nahay, wixii madax banaanideena khuseeya ayaan kala hadlaynaa, walaalaheen waanu ka qancineynaa arintaas waxaanuna jecel nahay inay nala fahmaan” Si kastaba ha ahaate xukuumadda Somaliland oo sheegata inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa horay u shaacisay in madax banaanideedu ay tahay mid muqaddas ah, cid hor istaagi kartaana aysan jirin, Soomaalidana aysan waxba kaga xirnayn. Haseyeeshee hadalka kasoo yeeray madaxweyne Siilaanyo ee ah in uu la hadlayo madaxda dowladda FKMG ah ee Soomaaliya isagoo isku deyaya inuu ka dhaadhiciyo sidii Somaliland madaxbanaanideeda uu uga dhameyn lahaa ayaa ah mid muujinaya mowqifka ay beesha caalamku ka taagan tahay in Somaliland loo aqoonsado dal Soomaaliya ka go’ay.
-
Somaliland is not serious about International Recognition
kingofkings replied to Carafaat's topic in Politics
They could engage in a war and push all the way to Bosasso and lock up Garowe and Galkacyo. And occupy the Bosasso port as political leverage. You wouls see all the Puntlanders playing the drums for recongnition in no time coward enclave that failed to defeat buhoodle is threatening to occupy Puntland is by far the funniest @#$% i heard this week. Thank you. i really needed this. -
The Hermet;796960 wrote: ^^^^ dum* and dumb*r :cool: haha..
-
Timur;796958 wrote: These khat-addicted animals are sick. An entire 10,000-word essay dedicated to Faroole's sub-clan. Subhanallah.
-
Somalia;796730 wrote: https://twitter.com/#!/hsmpress :D
-
GAROWE, Somalia Feb 29 2012 (Garowe Online) – Puntland highway authority has announced that it will be issuing driver licenses next month, Radio Garowe reports. Director of vehicle licenses for Puntland Qassim Abdulqadir Sefle spoke to Feedback, a call in program hosted by Radio Garowe had the chance to announce to Puntland residents the initiation of driver licenses by March 1st 2012. The director spoke about the requirements which include health, experience, and age amongst other requirements. Mr. Sefle added that candidates that do not meet the requirements could attend a driving school sponsored by the Puntland Highway authority. Mr. Sefle spoke about the advantages that the driver license brings including accountability on both the driver and the government for the safety of pedestrians and other drivers.” Increasing car accidents in Puntland have forced the government to act because we do not want unqualified drivers operating vehicles on our roads,” said Mr. Sefle. The director received positive feedback from listeners who were glad to see action being done about unqualified drivers.
-
Stockholm(Pi) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Mohamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Stockholm ee Caasimada Sweden kula kulmay Ra’iisal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt, kulanka waxaa isna goobjoog ahaa Kuxigeenka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsiga Cabdiwahaab Ugaas. Labada Raysal wasaare ee Soomaaliya iyo Sweden waxay ka wada hadleen Xaalada Soomaaliya, iyadoo booqashada Raysal wasaaraha Soomaaliya uu ku joogo Sweden ahayd martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Dowlada Sweden. Ra’iisal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt wuxuu sheegey in Dowladiisu diyaar u tahay inay ka qaybqaadato dib udhiska Soomaaliya iyo dhiiri galinta Qorshaha kala guurka siyaasada Soomaaliya(Roadmap). Ra’iisal wasaare ku xigeenka soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsiga Cabdiwahab Ugaas ayaa isagu kamid ahaan jiray Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Reer Sweden. Habaynka khamiista ayaa Waftiga Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya waxay magaalada Stockholm kula kulmayaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden. Ra’iisal wasaare Gaas wuxuu booqasho dheer ku marayay Wadamo ka tirsan Midowga Yurub isagaoo safarkiisa kasoo bilaabay Dalka Biljamka, Uk, Norway iyo Sweden oo uu hada joogo.
-
Somalia;796509 wrote: Oh, so now that you failed at defending the non existent entity, you try and forge an alliance with resident Aideed over there, I am afraid it won't work. Taking the cloth of feminism in vain, tsk tsk tsk
-
The Hermet;796687 wrote: it makes more sense now...hahahaha...:cool: Wa iska sheko Khatumo (Riwayad). Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintey tiro kalena way ku dhaawacmeen rabshado hubaysan oo ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland, kuwaasi oo dhexmarey ciidamada Booliiska iyo dad mudahaaradyo dhigayey. Rabshadaha ayaa bilwoday ka gadaal markii ciidamada Booliiska oo taageeraya shaqaalaha dawlada hoose ee magaalada Hargeysa ay bilaabeen inay xoog ku muquuniyey ganacsatada danyarta ah ee ku ganacsada magaalada gaar ahaan bartamaha, kuwaasi oo lagu eedeeyey inay ku ganacsadaan qaab sharci daro ah, balse dadka ganacsatada ah iyo dadweyne kale oo taageeraya ayaa wadooyinka isku soo baxay kuwaasi oo rabshado kala hortagay ciidamada booliiska iyo dawlada Hoose. Dadka isu soo baxay oo ka careysnaa go’aanka dawlada hoose ayaa bilaabay inay kala gooyaan wadooyinka ayna xanibaan isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyagoo waodoyinka ku gubay taayiro, dhigaynna jidgooyooyin. Dhawaaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada waxaana taagan jawi kacsan iyo xaalad dagaal waxaana laga cabsi inay kordhaan rabshada iyadoo dadka dhaawaca ah loola cararay goobaha caafimaadka. Wixii warar ah ee arintan ku soo kordha kala soco SBC, saacadaha soo socda Insha ALAAH. Hayaan Faarax SBC Hargeysa