kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Wasiirka maaliyada Puntland oo sheegay in lacago cusub lasoo daabacayo {Dhegayso} March 8, 2012 // Warar Somaali Wasiirka maaliyadda ee dowladda Puntland Faarax Cali Shirre ayaa ka dhawaajiyay inlasoo daabici doono lacago cusub oo Sh.so oo uu sheegay in wax looga qaban doono hoos u dhaca ku yimid qiimaha lacagta doolarka ee suuqyada Puntland. Hoos u dhac guud oo ku yimid qiimaha doolarka ee suuqyada Puntland ayaa saameeyay dadwayanaha danyarta ah iyo kuwa eheladoodu ay lacagaha uga soo diraan dibadda,kadib markii aysan wada wax isbedel ah uusan ku imaan qiimaha cuntada. Wasiirka maaliyadda Dr Faarax Cali Shirre waxaa uu sheegay dowladda oo ku daadalaysa xakamaynta hoos u dhaca dhaqaalle ee ku yimid lacagta doolarka in lasoo daabici doono lacago cusub oo ay hormuud ka noqon doonto samaynteeda dowladda faderaalka ee Soomaaliya. Dadwaynaha ayaa waxaa uu ugu baaqay inay xisaabaad ama accounto ay ku yeeshaan bankiga dhexe ee Puntland si lacagahooda sh.so loogu badalo lacagaha cusub ee lasoo daabaci doono. Dowlada Puntland ayaa horay uga soo horjeestay lacagaha cusub ee sh.somaaliga oo ay horay u shaacisay inay daabici doonto xukuumadii Cumar Cabdirashiid uu hogaaminayay,Puntland ayaa xiligaasi wada shaqaynta u jartay dowladii xiligaasi oo khilaaf siyaasadeed oo aad u xun uu kala dhexeeyay. Lacagaha lasoo daabacayo ayuu sheegay wasiirka maaliyadda inay ka koobnaan doonto. 1000 Sh.s 2000 Sh.s 5000 Sh.s 10000 Sh.s 20000 Sh.s Dhagayso Shirka jara’id ee wasiirka Audio
  2. Duufaan;800381 wrote: again, stop talking about matters you know nothing of. fadlan stop embarrassing yourself.
  3. Somalia: U.S. Assistance to the Transitional Federal Government March 07, 2012 Taken Question Office of the Spokesperson Washington, DC Question Taken at the March 5, 2012 Daily Press Briefing March 6, 2012 Question: Please provide a response to reports that the Somali Government spent only $1 million on social services last year, but received $58 million in aid. Will this affect US aid to Somalia going forward? Answer: We have seen Mr. Fartaag’s report and the previous ones he has prepared. We have also seen the Transitional Federal Government’s (TFG) rebuttals to allegations made in the audits. We continue to engage with the TFG as it works to improve the transparency and accountability of its finances. Read the complete story at the US Department of State Copyright © 2012 WardheerNews.com
  4. GAROWE, Somalia Mar 8 2012 (Garowe Online) – Puntland Minister of Finance Farah Ali Shire held a press conference on Thursday to discuss the fluctuation in Shilling and announce a the continuation of the tax system, Radio Garowe reports. The Somali Shilling has seen major movement in recent weeks although it has strengthened against the US dollar it has been unstable. The Somali Shilling which was trading Wednesday at 24,000 Shillings to 1 US dollar has hit 19,000 Shillings Thursday morning. Minster Farah explained some of the reasons of the fluctuation recently. “There are a lot issues that need further studying but the fluctuation is partly due to lack of printing of new Shilling Somali and the increased GDP and living standards of the country. That has caused currency exchange traders to hold on to their Somali Shilling waiting to trade it for US dollar,” said Minister Farah. Minister Farah said that the service of Sahal which allows you to pay for items by using your mobile phone has attributed to the fluctuation in Shilling a point Minister of Commerce Hassan Farah Jama stated on Tuesday. “Sahal service has added to this fluctuation because of the use of US dollar over Somali Shilling," said Minister Farah.
  5. Duufaan;800374 wrote: what? so people like you are now experts. using color printing and paper imported India. Last time everyone bought machine and was printing and we known what happened. Puntland do not have it is own central Bank, this work is for central bank of somalia. you mean the the same government that only spent 1 M out of 59 M dollars earmarked for famine recovery? What happened to the rest of that money? moving on, you don't expect for PL to wait for ineffective government while its economy is dealing with rapid changes to the Somali Shilings do you? 20 yrs is enough time for people to make up their mind. anyway, since your opinion will not change the reality on the ground, the move that minster of finance, Shire, announced this morning will not only help PL manage its economy, but also give investors and people the confident to invest and protect their hard earned wealth. Therefore, since the decision is already made, i don't see the value of continuing this debate. Peace.
  6. Duufaan;800372 wrote: this is not new money. this is fake money, just continuation of Cade musse project. this puntland mafia is not better than the moqdisho mafia in 90's don't comment on matter of which you know nothing about. this is a good step and it's long over due.
  7. Earlier today, IRIN, an independent news service of the United Nations, recorded interviews with the people of Puntland, ranging from high-ranking government ministers to diapora-based analysts and ordinary civilians in the region on the subject of a recent oil discovery in the region. Opinions varied from person to person, but remained relatively positive. Independent analyst Mohamed Abshir Waldo had this say on the subject. The discovery of a valuable natural resource anywhere in Somalia is welcome and it should benefit all the people of Somalia. The finding of adequate oil in Puntland would change the lives of the people of Somalia for the better provided it was managed properly and Somali authorities learned from the experiences of other African countries where oil was found. Oil has the potential of bringing corruption and curses to a country if not handled well. Farrah Ali Jama, the Puntland Minister of Finance stated the following when asked about how funds would be handled by his administration. I am 100% confident that this resource will improve people’s livelihoods. We will not fall into the mistakes made by others. The funds will not fall into the pockets of any individual or group. This is for all of the Somali people wherever they may be. We are working on a legal framework for the relationship between the Transitional Federal Government and the Puntland government on who will do what. The draft constitution will make it clear how resources will be divided. We will make sure that whatever money comes out of this will be handled transparently and every penny accounted for. Jama is a highly competent minister and is an integral member of Puntland president Faroole’s ‘technocratic’ cabinet. On a more telling note, the agency also spoke to Farrah Hassan Atosh, a traditional elder in the town of Armo, a mere 28 km from the Dharoor valley oil field. We are expecting great things. It will change our lives for the better. Insh’Allah, we will never depend on others to give us food again. You can see many more people arriving every day and it can only add to the development of the town. We not only support it, we will defend it from anyone who wants to stop it. They are employing many young men who would have been idle and easy prey for recruitment into militias. Atosh, as with many locals in the region, is extremely defensive of oil exploration and believes his community has a lot to gain, and nothing to lose. The former district commissioner of Atosh’s hometown, Awad Hussein Ali, had this to add. Businesses are starting in the area. We have a construction boom going, with hotels and big houses being built to accommodate the company employees and contractors. A few months ago we were exchanging US$1 for 32,000 Somali shillings. Today it is 23,000 Somali shillings. Who knows, our shilling may become like the Kuwaiti Dinar! They are already putting in roads and hopefully, schools and hospitals will follow soon. The optimism in the region is to be expected, because while oil itself has yet to bring in actual dollars for the local economy or the people directly, the exploration and energy surrounding the project has brought many tangible benefits to the region, especially the financial sector. Not long ago, it was renegade pirates bringing in cash injection to the region, but they have been replaced by a more proper financial steroid, and a hugely appreciated one at that. DissidentNation
  8. Dowladda Puntland ayaa maanta 08, March 2012 lacag cusub oo dalka la keenayo oo badali doonta tan hatan suuqayada taal iyo weliba qaabka loola tacaalayo hoos u dhaca ku yimid qiimaha sarifka Doolarka. Wasiirka maaliyada Puntland Faarax Cali Shire oo maanta shir saxaafadeed ku qabtey xafiiskiisa Garowe ayaa sheegay in ay go’aamiyeen in canshuuraha dowladda 50% lagu qaadi doono Doolar halka 50% kale lagu qaadi doono shilinka Somaliga sidii horey caadig ahayd. Waxa uu raaciyey in bishan gudaheeda lacag shilin Somali ah dalka la keeni dooni oo iskugu jirta qiimayaal kala duwan,waxana uu tibaaaxey Faarax Cali Shire in laga aruurin doono suuqyada kumanaanka la isticmaalo haatan. Kulan wareedkan ayaa waxa ku weheliyey wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan iyo maamulayaasha bankiyada Bossaso ,Garowe iyo weliba xisaabiyaha guud ee Puntland.
  9. Garowe(Pi) Wasaarada Maaliyada Puntland ayaa maanta shaacisey in lacagaha cashuuraha lagu qaadi dolono dolar ahaan boqolkiiba kontan , Wasaaradu waxay kaloo sheegtey in Puntland keeni doonto lacag cusub oo lagu badali doono lacagta hada la isticmaali ee duqowday. Wasiirka Maaliyada Puntland Farax Cali Shire oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegey in lacagta cusub ay imaan doonto bishan maarso, wuxuu kaloo Wasiirku sheegey in ay Dowladu la tacaali doonto gacan ku haynta qiimaha Dolarka oo hada hadba hoos u dhaca ama kor u kaca. Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire aayaa maanta soo saarey wareegto arintaa ku saabsan, hoos ka akhriso wareegtadii. DAWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYA PUNTLAND STATE OF SOMALIA Wasaaradda Maaliyadda Ministry of Finance Xafiiska Wasiirka W/Maaliyadda Ref: W/WM/DPL/244/2012 Garowe, March, 8, 2012 WAREEGTO KU SAABSAN IN CASHUURTA DAWLADDA LAGU QAADO 50% DOOLAR 50% SH. SOOMAALI Ku: Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Bosaso. Ku: Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Puntland Bosaso. Ku: Agaasimaha Waaxda Furdooyinka ee W/Maaliyadda Bosaso. Ku: Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga ee W/Maaliyadda Bosaso. Ku: Xisaabiyeyaasha Gobolada ee W/Maaliyadda Rugtoda. Ku: Hogaanka Ilaalinta Cashuuraha (Turbotaariyo) Rugtoda. Og: Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Asluubta ee Puntland Garowe. Og: Hantidhawrka Guud ee Dawladda Puntland Garowe. Og: Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Garowe. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Markuu Arkay : Dastuurka Dawladda Puntland Markuu Arkay : Sarifka Doolarka oo Hoos u dhac ku yimid Markuu Arkay : Shillinka Soomliga oo yaraaday ayna keentay iyadoo Aan muddo wax lacag Soomaali ah la soo daabicin Markuu Arkay : In Miisaniyada Dawladda ay ku saleysan tahay Sh.So Markuu Arkay : Baahida loo qabo in wax laga bedelo Lacagaha lagu qaado Cashuuraha Dawladda Markuu Arkay : Cabashada Ganacsatada iyo Dadweynaha Markuu La-tashaday : Maasuuliyiinta ay arrintani khusayso WAXAAN GO’AAMIYEY In Cashuurta Dawladda Boqolkiiba kontan (50%) lagu qaado Doolar. Boqolkiiba kontan ka kalena (50%) lagu qaado Sh.Soomaali, ilaa amar dambe Dawladdu ka soo saarto, heerka qiimaha sarifka Cashuurta Dawladda lagu qabto waa sidiisii hore (Dollar Exchange Rate). Haddaba, waxaa dhammaan Masuuliyiinta ay Wareegtani sida tooska iyo ogeysiinta ugu socoto lagu wargelinayaa in la hirgeliyo laga bilaabo 10, March, 2012. Fullin wacan Mr. Faarax Cali Jaamac Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Ministry of Finance, Puntland Sate
  10. Somalia;800314 wrote: It is only proper since the future economy of the country is in PL's hands. With that said, this is so wrong. no brother. this is long over due. i think and i'm 100 percent sure Minister Shire would agree, the problem PL faces in terms of economically is the lack of ability to regulate its regional currency. imagine the power that Shire and future Ministers of Finance will have once they can manipulate the Monterrey system of PL. all in all, this is a great day and a good indication that PL is going in the right direction. Guul and Gobonimo PL.
  11. like PL government is going to give its oil revenues that easily. god i love the mindset of some people. i say once PL starts producing oil, PL should entertain the idea of being .......
  12. it's official, my all time favorite politician from the great states of PL is non other than Faarax Cali Shire.
  13. Dowladda Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay soo daabacanayso lacago Shilin Soomaali ah oo lagu bedeli doono lacagta hadda dalka laga isticmaalo. Wasiirka maaliyadda ee Puntland Faarax Cali Shire oo maanta magaalada Garoowe Saxaafadda shir ugu qabtay ayaa arintan shaaciyey. Wuxuuna intaas ku daray in sababta xiligan kusoo beegtay in Puntland ay lacago gaar ah yeelato ay tahay kadib markii uu hoos u dhacay qiimaha lacagta hada la isticmaalo ee shilin Soomaaliga. Wasiirka maaliyadda ee Puntland wuxuu tilmaamay in lacagta la soo daabacayo ay dalka imaan doonto bishan socoto gudeheeda. Waa markii ugu horeysey oo ay Puntland shaaciso inay yeelan doonto lacag u gaar ah, waxayna lacagta lasoo dabacayaa ka koobnaan doontaa. 1,000 Sh.s 2,000 Sh.s 5,000 Sh.s 10,000 Sh.s 20,000 Sh.s Horay waxaa u joojiyey isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga maamulka Somaliland ee ka jira gobolada waqooyi galbeed ee Soomaaliya. Sawirada iyo codka shirka Saxaafadeed ee wasiirka naga fisha goor dhow. Horseed Media
  14. The Hermet;800068 wrote: I dont see tribal federation in British Somaliland young pirate...its unitary state, control from the center from corner to corner...just giving a message from history to my brothers in the South...you young pirate continue screaming EDITED AND MAKE FUN...you have been defeated therefore i am no longer interested.
  15. The Hermet;800063 wrote: Yoguslavia had only one main clan: The Slav's which consisted of all the states of the former Yugoslavia... http://en.wikipedia.org/wiki/Slavic_peoples and this was their end... What Tribal Federation In british Somalia will contribute to.........
  16. Xaaji Xunjuf;800019 wrote: Dr osman maha dawlad wa mamuul hoosaas dawlada Somalia Mogadisho joogta adeer la soco Pudhlayn wa mamuul goboleed reereed maha dawlad dawladay xaal qaado adeer hada tan dawlad lugu sheego. Che dee waxa weye kalay ii dawada Somalia iyo Somaliland dadka jooga wa dad iska shaqo la aani hayso markaas dee wa in marba madaxweyne durbaan loo tumo. :D
  17. Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe kasoo degey wefdi uu horkacayo madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole. Wefdiga madaxweynaha oo ay ku jiraan wasiirka arimaha gudaha, wasiirka caafimaadka, wasiiru dowlaha dastuurka, wasiiru dowlaha qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah iyo mas’uuliyiin kale ayaa kamid ahaa ergooyinkii Soomaalida ee ka qayb galay shirkii London. Waxaana garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda oo uu horkacayo madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamed Cali Shire iyo dad weyne aad u tira badan. Kooxaha Baanbeyda oo iyaguna garoonka ku sugan ayaa wefdiga madaxweynaha kusoo dhoweeyey muusikada astaanta u ah qaranka Soomaaliyeed. Intaas kadib waxaa madaxweynaha iyo wefdigiisa loo sii gelbiyey dhinaca xarunta madaxtooyada halkaas oo la filayo in ay saacadaha soo socda Saxaafada shir ugu qabtaan. Sawirada iyo codadka imaanshaha wefdiga madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole naga fisha goor dhow.
  18. Dr_Osman;799955 wrote: Xaji nowadays you seem to such a puntland addict, sanka miyay ka gashay shidaalka? i was about to say the same thing. then again, cut him some slacks, after all, his triangular enclave is isolated, irrelevant, and economically as well as politically is behind PL.
  19. sending my love, support, and best wishes to the great state of PL
  20. GAROWE, Somalia March 6, 2012 (Garowe Online) – The Shilling Somali, the Somali currency has dipped in recent months in the region of Puntland without showing sign of bouncing back, Radio Garowe reports. The Puntland Minister of Commerce Hasan Farah Jama who spoke to Radio Garowe said that the Puntland government is holding meetings with currency exchange operators and business owners in Puntland to discuss the issue of the dip in the Somali Shilling and the price of commodities that has remained stagnant. Many residents of Puntland have complained about the current situation of the Somali Shilling and the lack of change in prices for goods. Just a few months back 1 US dollar was exchanged for 30,000 Somali Shilling but now is exchanging at 24,000 with prices for goods remaining unchanged. Minister Jama addressed the concern many believe, that the Puntland government is responsible for the plunge in the Somali Shilling. “The Puntland government has always made it a mandate to fight inflation but the reduced Somali Shilling is partly due to a large amount of currency exchange operators who hold the majority of the Somali Shilling, who have decided to try to control the influx of the Shilling in order to make profits from the decreased Shilling,” said Minister Jama. Another problem which the Minister said was increasing the inflation of the Shilling was the use of Sahal, a service that allows you to buy items by your mobile phone. The service which uses US dollars has affected the Somali Shilling because of the lack of Somali Shilling being used by consumers. The Minister urged people to increase the use of the Somali Shilling and lower the use of US dollar which is valued more to business owners and consumers. “I plead with the Somali people to use the Shilling because the usage of US dollar has affected our currency and will continue to inflate the currency,” said Minister Jama. Minister Jama said that this issue of inflation will be addressed with as the Puntland government will intervene in this issue and will set up regulatory boards that will help manage the currency but will not interfere in the markets as Puntland is a free market economy.
  21. Garoowe ( Allpuntland ) : Munaasabad si weyn loo soo agaasimaya ayaa waxaa ay ka dhacday xarunta Barashada Xirfadaha Garowe ee GVTC ,Waxaana loo qabtay 40 Dhalinyara ah oo ka kala yimi Degmooyinka Dhul xeebeedka ee Puntland, Waxaana iska kaashaday Wasaaradda Cadaaladda,diinta iyo arrimaha Dhaqancelinta & Hay,adda NCA , Maamulaha Kuliyadda Barashada Xirfadaha Gacanta Garowe Eng, Maxamed Diiriye Laalac ayaa ugu horayn jeediyey Warbixin ku adan Taariikhda Dugsiga & ujeedada Munaasabadda waxaana uu sheegay in Dugsigaan la Furay 1998 iyadoo ay dhismihiisa lahayeen Islam Bank , ayna kasoo Baxeed Dhalinyaro Gaaraysa 1,400 oo arday kuwasoo Bartay Xirfado kala Duwan oo ah Farsamada Gacanta ,iyadoo Maantana muhiimada Barnaamijka ay Tahay sidii looga jihayn lahaa Dhalinta shaqaqoyinka aan munaasabka ahayn oo ay ka mid tahay Burcadbadeednimadu & Tahriibta , Yuusuf C/qaadir x.Xirsi oo ah Madaxa Hay,adda NCA ee Puntland ayaa isna Qaatay Hadalka Waxaana uu sheegay in mashruucaan ay saldhig u tahay Dowladda Puntland in uu ka Fulo Deegaanada dhul xeebeedka ah, Madaxa NCA ayaa sidoo kale xusay in Barnaamijkani galay sanadkii ugu Danbeyey ee Sadexaad ayna yihiin Difcadii Lixaad oo Wax ka Barata Machadka Farsamada Gacanta Garoowe , Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda ,Diinta & Arrimaha Dhaqancelinta Puntland Maxamuud Siciid Xuseen ayaa si Rasmi ah u furay munaasabadda ayaa sheegay in Dowladu garab tagantahay Dhalinyarada iyadoo wada Mashariicda Horumarineed ee ka socda Dhulka Xeebaha, Wasiirku waxaa uu Dhalinta ku Booriyey in ay ka Faaiidaystaan Barashada Farsamooyinka uu Machadkani Bixin doono si ay WaxBarashada Marka ay dhamaystaan ay uga shaqeeyaan Dalka oo si weyn ugu Baahan in laga Haqabtiro Farsamooyinka kala duwan. Difcadaan ayaa Dhalinyaradu ku Barandoonaan Xirfadaha Korantada, Faradaha& Fuundinimada iyadoo Machadkana laga Bixiyo kuliyadahaas iyo kuwo kale oo aad u farabadan. Xafiiska wararka ee allpuntland Garoowe
  22. Tababarkaan Ayaa waxaa Uu maanta Ufurmay Dhalainyaro Tiradoodu ay gaaraysay 40 kuwaasi oo ka kale Yimid Deegaanada Bandarlayla ,Baargaal ,Eyl ,Boosaaso Iyo Garoowe. Waxaana Inta Uu Tababarkasi Socdo Ay ku Barandoonaan Farsamooyinka Gacanta Sida Koronta Dhismaha Guryaha Iyo Niijaarada Iyadoona ay Muhiimada Tababarka uu Yahay Indhaliyarada Laga Jeediyo Falalka Burcad Badeednimda . AQoonkorar sigaani oo Socondoona Muddo LIxbilood ah kaasi oo Ka Furmay Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Garoowe Iyadoona ay Mashruucaani AY iska Kaashadeen Hay’ada NCA iyo Wasaarada Cadaalada Puntland. Yuusuf Cabdi Qaadir Xaaji OO ah Madax Hay’ada NCA Puntlad ayaa waxaa uu ka Warbixiyay Muhiimada Tababarka iyo Goobaha ay Dhaliyarada ka kala yimaadeen“Dhaliyaradan waxaa ay kala yimaadeen Deegaanada Eyl,Bandarbayla,Baargaal, Bosaaso iyo Garowe Waxaa ay Barandoonaan Farsamooyinka Gacanta sida Barashada Korontada,Dhismaha Guryaha Iyo Najiirada ooay baran doonaan Muddo Lixbilood Ah Muhiimada Waxaa Weeye in Xirfaddo loo Abuurro Dhaliyarada si ay san Uga mid Noqon Burcad badeedda iyo Kuwa falalka Amni darada Gaysta Dowlada ayaan marar badan Nagacaawisay hadana si wanaagsan ayay Noocawinaysaa waxaana Tababarka Aan ka wadashaqaynayanaan Wasaarada Cadaalada Arimaha Diinta Iyo Dhaqan celinta Puntland Waa Dafcaddii Lixaad Tababarka waxaan Rajaynayaa in Adka Faa’iidaysandoonaan. Wasiirku Xigaynka Wasaarada Cadaalada,Arimaha Diinta iyo Dhaqan celinta Puntlad Maxamuud Siciid oo si Rasmi ah u Furay Tababarka Ayaa Kula dardaaramay dhalirada in ay ka faa’iidaystaan Tababarka iyo Aqoonta ay heleen. Mudoonyinkii Ugu Dambeeyay Hay’ada NCA iyo Wasaarada Cadaalaada Arimaha Diinta Iyo Dhaqan celinta Puntland waxaa ay ku Howlanayeen Shaqa u Abuurida Dhalinyarada Si Dhalinyarada Looga weeciyo falalka Burcadbeednimada.
  23. Wefdi ka socda qaar kamid ah wadamada bixiya deeqaha mashaariicda la dagaalanka Burcad-badeeda ayaa maanta magaalada Garoowe kulan yeeshay madaxda wasaarada dekedaha, gaadiidka badda, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland. Agaasimaha la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir oo markii uu kulankaasi oo gaba gaboobey kadib Saxaafadda shir u qabtay ayaa ka warbixiyey ujeedada socdaalka ay wefdigaasi Puntland kusoo gaareen. Wuxuuna sheegay in wufuudan oo ka kala socda dalalka Denmark, Norway iyo Britain ay ka wada hadleen arimo dhowr ah, ujeedooyinka ay xiligan Puntland u yimaadeenna ay ugu muhiimsan yihiin labo arimood oo kala ah: Sidii ay ugu kuur geli lahaayeen waxa ka qabsoomay mashaariicdii la dagaalanka Burcad-badeeda ee ay dhaqaalaha ku bixiyeen. Iyo sidii ay madaxda Puntland ula saxiixan lahaayeen heshiis ku aadan in Puntland lagu xiro laguna maxkamadeeyo kooxaha jirri badeeda ah ee laga soo qabto badaha caalamiga ah iyo kuwo Soomaaliya ku teedsan. Wefdigan ayaa dhinaca kale inta ay Garoowe joogaan waxay kulamo gooni gooni ah la qaadan doonaan madaxda wasaarada cadaaladda iyo taliska ciidamada Booliska, iyagoo sidoo kale booqan doona qaar kamid ah xabsiyada Puntland. Qaraar kasoo baxay golaha ammaanka ee QM oo tirsigiisu ahaa 2015 ayaa looga codsaday DKG, Puntland, iyo Somaliland inay ogolaadaan iyaga oo taageero ka helaya hay’adda UNODC in laga sameeyo deegaanada ay ka arimiyaan maxkamado gaar ah iyo xabsiyo lagu xiro Burcad badeeda. Audio http://horseedmedia.net/2012/03/07/madaxda-w-dekedaha-iyo-la-dagaalanka-burcad-badeeda-iyo-wefdi-eu-ka-socda-oo-kulmay-codsawiro/
  24. Garowe(Pi) Waftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sh.MM. Faroole oo ay kamid yihiin Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdullahi Axmed ILka Jiir, Wasiiru Dowlaha Xiriirka Caalamiga Cabdulqadir Cabdi Xaashi iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdi Farax Siciid Juxa ayaa goor dhowayd lagusoo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Garowe. Waftiga Madaxweynaha ayaa mudo dhowr iyo toban casho ah wadanka ka maqnaa , iyagoo kasoo qayb galay shirkii London ee Arimaha Soomaaliya looga hadlayey.
  25. Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka socota qaban qaabo xoogan oo loogu jiro sidii loo soo dhoweyn lahaa wefdi uu horkacayo madaxweynaha Puntland oo todobaadyadii u danbeeyey safaro shaqo dalka dibaddiisa ugu maqnaa. Wefdigan oo ay ku jiraan xubo ka tirsan golaha wasiirada ee Puntland ayaa ka qayb galay shirkii arimaha Soomaaliya looga hadlayey ee 23.Feb ka dhacay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska. Mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdisamed Cali Shire, wasiiro iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha si ay uga qayb qaataan soo dhoweynta wefdiga madaxweynaha. Sidoo kale waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe iyo hareeraha wadada gashaba ku sugan dadweyne aad u tira badan kuwaas oo wata calamo, iyo boorar ay ku qoran yihiin halkudhigyo soo dhoweyn ah oo wefdigaas loogu tala galay. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud iyo wefdigiisa waxaa la filayaa waxyar kadib marka ay Garoowe soo gaaraan inay Saxaafadda uga warbixiyaan safaradii ay