kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. The Hermet;801849 wrote: Im just enjoying you guys crash and burn saxib thats all...crash and burn...somali proverb states " falsehood has one leg to stand on" hence why you always tripping up. You been lieing to the Somali people for decades and now you trip every day...hahaha...:cool: Alla maxay somaliland naceeeb-yehin, We 20 miles from your capital what does that say about the one legged pirate den..
  2. The Hermet;801845 wrote: ^^^ funny people walahi... but hey take pleasure in the fact that Somali's see them as we see them today...no more hiding behind Somaliweyn and nationalism bull anymore... with garowe its all about clan...sub sub sub clan to be exact and piracy...:cool: There's something wrong with you today. did your homeboys refused you laluush for today's marfiish:confused:
  3. Freedom;801834 wrote: You know what I am talkin about no. i have no clue. why don't you do me the favor and spell it in large font.
  4. AfricaOwn;801827 wrote: ^^ who's making this a clan issue? Its dukey and his old tactics. He hails from the garowe clan, such a conniving people. whoa. watch your filthy mouth! where is this hostility for Garowe comes from:confused:
  5. keep up the good work Juxa.:cool:
  6. This is just shameful. Where is the PL government when there citizens are in dire need of basic human necessity such as WATER:confused:
  7. Xaalad biyo yari oo saamaysay dadka iyo xoolaha ayaa lasoo sheegayaa inay ka jirto degmada Xaafuun ee gobolka Karkaar. Gudoomiye kuxigeenka gobolka Karkaar Yoonis Cali Faarax ayaa sheegay biyo yaraantu in laga dareemayo tuulooyinka, Hurdiye Xando iyo Baarmadoowe oo dhamaantood katirsan gobolka Karkaar. Waxaa uu sidoo kale sheegay biyo la’aantu inay sabab u tahay roobabkii la filaayay oo aan da’in iyo ceelshii biyaha oo qaarkood cilad farsamo ay soo wajahday. Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay dowladda Puntland iyo hay’adaha QM inay u direen baaq ay ku codsanayaan in gurmad loo sameeyo dadka deegaanka. Mar wax laga weydiiyay saamaynta nololeed ee biyo la’aantu sababtay ayaa waxaa uu sheegay,dadku inay qarka u saaranyihiin inay u dhintaan biyo la’aantan ayna jiraan xoolo u geeriyooday biyo la’aanta ka jirta deegaano ka mid ah gobolka Karkaar.
  8. Garoowe : (APL) : Kulan kan oo ahaa Mid looga Arinsanayey siyaasadda iyo Qorshaha Waxbarashada Puntland ,ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxda Sare ee wasaaradda waxbarashada Puntland ,Hay,adaha Calamiga ee ka shaqeeeya waxbarashada puntland,iyo Qaar ka mida Bulshada . Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cabdi wahaab ayaa sheegay ahmiyada Barnaamijka oo uu Xusay in Labada Maalmood laga Doodidoono , Siyaasadda Waxbashada iyo Qorshaha Shanta Sano ee Soo socota Waxbarashada, Maxamed ayaa shaagay in Siyaasadda La diyaariyey Sanadkii 2005 iminkana ay wasaaradu go,aansatay sidii loo Xoojin lahaa loona Horumarin lahaa, Wasiirka Waxbarashada puntland Cabdi Faarax siciid (juxaa) oo si Rasmi ah u Furay kulanka ayaa sheegay in ay wasaaradiisu Wado Tiro koob ku saabsan Xog uruurin lagu ogaanayo Iskuuladda laga Wado Deegaanadda Puntland ayna Gacn buuxda ka Geysatay Hay,adda UNICEF , Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Xogtaasi ay soo xarootay 80% iyadoo kala ah noocyada iyo Goobaha Waxbasho sida, • 458 waa iskuuladda Hoose Dhexe ee puntland, • 53 Dugsiyadda Sare ee puntland • 28 Xarumaha lagu Barto Farsamada Gacanta • 223 Goobaha Waxbashada Dadban • 8 Jaamacadaha ku Yaal puntland • 6 kuleejyada ay ardaydu ku Xaraysanyihiin, • 776 Waa isugayn Xarumaha Waxbarashada puntland, • 55.6 % Ardayda Waa Wiilal, • 44.4% waa Gabdho • 133,000 Guud ahaan Tirada Ardayda • 4000,Macalin Celceliska Tirada Dugsiyada Gobolada ayuu sheegay wasiirku in ay kala Tahay Marka laga eego Boqolayda ay Tahay , Sool 5% , Cayn 5% ,Sanaag 9% , Mudug19 ,Nugaal 20% , Karkaar 11% , Bari 31%, ayna Dhimantahay 15% iyadoo uu sheegay in ay Tahay Xog uruurin Dhab ah oo Lagu Kalsoonyahay, Wasiirka ayaa Xusay in wasaaradiisu ay Xooga Saarayso in lagu Saleeyey Saldhigna ay u Tahay Waxbarashadu Dastuurka , Diinta iyo Dhaqanka Dalka iyadoo la Xoojinayo Afka Hooyo ee Soomaaliga. Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa Mudooyinkan Danbe Waday Dardargelin ku aadan Sare u Qaadida Tayada Waxbashada Puntland.
  9. Garowe(Pi) Xaflad casho ah oo lagu daahfurayo Dastuurka cusub ayaa iminka ka socota Garowe, Cashada ayaa waxaa kasoo qayb galaya Madaxda Dowlada Puntland iyo Marti sharaf lagu casumay, Wasiiru Dowlaha Dastiirka Puntland Cabdi Xasan Jimcaale ayaa la filayaa inuu soo bandhigo Dastuurka. Waxaa hada goobta Xafladu ka dhacayso kusoo qulqulaya martida iyo madaxda Dowlada,. Dhowaan ayaan idiin soo gudbinaynaa faahfaahinta warkaan.
  10. The Hermet;801791 wrote: thanks for the laugh...:cool: what's so funny:confused: didn't H. Clinton state your enclave is part of federal Somalia.
  11. The Hermet;801784 wrote: ^^^^ thats why you lot are always the first to run away from a battle field...yet talk up the most game... hahah...halarious. " are you ok you seem to be all over the place"..... hahaha like i said before, thank God for weak enemies like you...its not even a challenge anymore. its just to easy...
  12. The Hermet;801777 wrote: ^^^ I love making pirates scwerm...haha... :cool: dont cry to hard...we know things are getting really sad..:cool: are you okay:confused: you seem to be all over the place:D
  13. The Hermet;801765 wrote: say the pirates who print fake money to steal from other somali's....this made me laugh walahi...it shows how sad times are for them...pirates dreams falling apart, the oil has been proven to be nothing, their clan plans are falling apart, Southern somalia cant stand them and we all know it....sad times...even the title gave it away...hahaha... :cool: get it together. your losing yourself again. " frameborder="0" allowfullscreen>
  14. Mario B;801677 wrote: ^^ Just stay away from SSC regions, Thanks!! smh. what will they say when PL officials visits SSC region:confused:
  15. Thanks Osman. I have been looking for this video for weeks. again, Thank you bro.
  16. Xaaji Xunjuf;801530 wrote: Dr osman you are a secessionist the garowe clan enclave is part and parcel of somalia its ruled from mogadisho by sh sharif. Even in the near future you wont have autonomy I think you're describing your failed enclave. See you in Mogadishu regarding your future.
  17. reer Mudug and especially reer Galkacyo doing what comes natural to them even when the situation would otherwise suggest lack of coordinated development. Guul and Gobonimo Mudug state.
  18. wasn't the same thing said about the London conference. I guess when you're desperate for attention, you'll say anything.
  19. Ururka Al-shabaab ayaa ku tilmaamay dowladda Turkiga inay hormuud u tahay wadamo daneynaya sidii Soomaaliya gumeysi cusub loo gelin lahaa. Sh. Cali Maxamuud Raage (Cali-dheere) oo ah afhayeenka Al-shabaab ayaa mar uu Saxaafadda la hadlayey sheegay in Siyaasadda Turkiga ee Soomaaliya ku aadani ay tahay sidii dhaqaalaha dalka loo wiiqi lahaa, si ay u fududaato in shisheeyuhu ay u gumeystaan. Cali-dheere wuxuu sheegay in Turkigu uu dadaal ugu jiro sidii uu u curyaamin lahaa ilaha dhaqaalahu kasoo galo dadka Somaalida, si ay isugu dhiibaan shisheeyaha, gacamaha ugu taagtaan. Dhinaca kale afhayeenka ururka Al-shabaab ayaa ku tilmaamay shirka arimaha Soomaaliya looga hadli doono ee la qorsheynayo inuu ka dhaco magaalada Istanbul, mid ujeedadiisu ay tahay sidii Soomaaliya gumeysi cusub loo gelin lahaa. Hadalkan kasoo yeeray Al-shabaab ayaa imaanaya xilli dhowaan dowladda Turkigu ay shaacisay inay wada hadal la fureyso Al-shabaab si xal loogu helo ismarin waaga siyaasadeed ee la haray dalka Soomaaliya. Caasimadda dalka Turkiga ee Istanbul waxaa bisha June ee sanadkan ka dhici doona shir daba socda kii dhowaan lagu qabtay magaalada London, kaas oo ay kasoo qayb geli doonaan wadamo badan, loogana arinsanayo xal u helidda dhibaatooyinka dabada dheeraaday ee dalka Soomaaliya.
  20. Kulan saxaafadeed ay ku qabteen Xarunta wasaarada Maaliyada Puntlande Garoowe wasiirka wasaaradaasi Faarax Cali Jaamac iyo Gudoomiye yaasha Bangiyada Puntland ayaa waxay ku shaaciyeen in dowlada Puntland ay go’aansatay Lacag cusub oo ay daabacaneyso. Faarax Cali Shire wasiirka Maaliyada waxa uu intaasi ku daray in lacagta la soo daabacayo ay hormuud ka yihiin dowlada KMG ah iyo Puntland islamarkaana ay dalka soo geli doonto dhamaadka bishan . Isagoo faah faahinaya lacagtan ayuu sheegay in ay noqon doonto mid u kala qeyb san lix nuuc oo kala ah 1000,2000,5000,10000,20000,50000 islamarkaana ay tahay shiling somali ayna bedeli doonto tan iminka suuqa ku jirta . Sidoo kale Waxa uu ka hadlay wasiirku lacagaha sarifk doorlarka oo hoos u dhacay islamarkaana loo sababeynayo lacagihii shiling soomaaliga ahaa oo yaraaday, ayna dowladu ku dhawaaqeyso canshuurihii ay ganacsatada ka qaadeysay lagu qaadayo %50 Shiling Somali halka 50ka kalena lagu qaadayo lacagta qalaad. Hadalka ka soo yeeray dowlada Puntland ayaa noqonaya mid gees u ridaya isku dhexyaac dhowaalahan ku kala jiray sarifka doolarka oo hoos u dhacay iyo qiimeyaasha maciishada oo kacsan.
  21. Amiin Caamir oo ku caana inuu lacag dhaafsado sharafta magaca Soomaaliyeed, iyo inuu u adeego kuwo ku caan baxay isku dirka iyo burburinta shacabka Soomaaliyeed ayaa imin ka bilaabay inuu ka qayb qaato burburinta amaanka Puntland isagoo u adeegaya kuwa u tafa xaytay nacaybka iyo dib u dhiga bulshada Puntland,wuxuuna lacag yar dhaafsanayaa fulinta howlahaas isagoon ka fiirsan waxa ka imaan kara sawirada uu sawiro. Sawirku wuxuu leeyahey macno badan Dadka qaar waxay arkaan oo kaliya qofka la sawirey iyo erayada ku qoran lakiin sawirkastaa wuxuu xambaarsan yahay macne iyo ujeedo. Sawirkii ugu dambeeyey ee uu sawiro Amiin Caamir waa mid lid ku ah amaanka shacabka Puntland kuwasoo isu diyaarinaya iney u gudbaan horumar hor leh oo ah in wadanka laga hirgaliyo Doorashooyin xor ah iyo habka xisbiyada badan, waxaa jira Dad badan oo Aduun fara badan diyaar ula ah inay hor istaagaan horumarka shacabka Puntland, ayna khal khal galiyaan bulshada dhexdeeda. Dacaayada la doonayo in si qaldan wax looga dhaadhacsho shacabka ma ahan mid loo dulqaadan karo, waxayna u baahan tahay in Shacabka Puntland ay la dagaalamaan kuwa qalinka iyo jeebka u adeegsada burburinta Puntland. Argagixisadu ma ahan oo kaliya ninka qoriga wax ku dila ee kan qalinka iyo lacagta u adeegsada marin habaabinta iyo iska horkeenida shacabku waa Argagixiso. Amiin Caamir hadii uusan lahayn maskax uu kukala garta qoraalada iyo fikradaha loo keenayo ee uu lacagta ku qaadanayo macnaha ka dambeeya iyo ujeedooyinkooda waa inuu ka waantoobaa, hadii kale waa inuu cadeystaa inuu kamid yahay Cadowga burburka Dalka usoo tafa xaytay inuu kamid yahay, kuwaasna shacabka iyo Dowlada Puntland go’aan adag bay ka taagan tahay ladagaalankooda meelkastoo ay joogaan. Amiin caamir ma waxaad moodey in hogaamiyayaasha Puntland mucaarad iyo xukuumada hada jirta ay yihiin kuwo ka tusaale qaadanaya sawirada qaldan ee aad kaga qayb qaadatay burburinta Koonfurta Soomaaliya, siyaasiyiinta iyo shacabka Puntland mucaarad iyo muxaafid waa kuwo u taagan difaaca dalka iyo Dadkooda. Puntland waxay u taagantahay horumarka iyo dib usoo celinta magaca Soomaaliyeed, Shirarkii Garowe waxay ahaayeen bilow wanaagsan, Shidaalka uu Amiin caamir dacaayada u adeegsanayo waa mustaqbalka Soomaaliya.