kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaarey degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,waxana si weyn loogu soo dhaweeyey halkaasi oo ay ka qayb-qaateen masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Qardho. Dhex-dhexaadinta laba beelood oo walaala ah ayuu ku sheegey madaxeynaha Puntland socdaalkiisan ujeedadiisa iyo u kuurgelida xaalada guud ee gobolka. Waxa uu booqdey Dr.Cabdiraxman Maxamed goobo muhiim ah oo Qardho ku yaal sida Ceelasha biyaha ,Saldhiga Booliska , aqalka martida iyo xabsiga oo labaduba socoto hawsha dhimsamahooda iyo weliba kuleejka gabdhaha. Madaxweynaha waxa uu intaasi ka dib hadal kooban saxaafada siiyey oo uu ku sheegey in laba boolood oo horey u wada-dagaalamay haddana hub isku aruursanaya ay dhexgali doonaan islamarkaasina doonayaan inay demiyaan dabka colaadeed. Kulan ayuu sheegey galabta inuu dhexmari doonaan dowladda iyo madaxda dhaqanka gobolka Karkaar oo ay kaga hadlayaan qaabka fitnadan looga hortagi lahaa. Dhamaadkii sanadkii 2011 ayay markii madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ugu danbeysey Qardho.oo uu xiligaasi uga sii gudbey dhanka Bossaso xarunta Bari. Si rasmi ah looma shaacin mudda uu Dr.Farole ku sugnaan doono Qardho waxana wararkayaga danbey idiinkusoo gudbineysaa faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan kulamada uu Qardho la qaato maamulka iyo odayaasha.
  2. Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa waxay wadaa qorshe ay ku doonayso in ay ku samayso Siyaasadda Waxbarashada Puntland (Puntland Policy Education), waxaana iminka u fadhiya samaynteeda dad aqoon iyo waayo aragnimo u leh. Maxamed Cali Faarax Agaasimewaaxeedka Mashaariicda iyo Tababarka ee Wasaaradda ayaa Puntlandpost uga warbixiyay habka loo samaynayo Siyaasada Waxbarashada, waxaana uu sheegay in ugu horayn Shaqaalaha Wasaaradda la kulansiiyay ayna ka tala bixiyeen habka loo samayn karo, dabadeedna magaalada Garoowe lagu kulan siiyay Shaqaalaha gobolada Nugaal, Sool iyo Mudug, islamarkasna magaalada Boosaso lagu kulan siiyay shaqaalaha gobolada Bari, Sanaag iyo Karkaar, ujeedada kulamadan ay ahayd talo bixin iyo in dadka ay ka timaado Siyaasadda Waxbarashada si loo ogaaday in ay tahay wax dadku ay leeyihiin. Intasa kadib ayuu sheegay in la kulan siiyay 100 qof oo isugujira Madaxda Wasaaradda, Xildhibaano, Culimo, hay’adaha ku shaqada leh Waxbarashada iyo Shaqsiyaad, waxaana uu dhammaan dadkan ku macneeyay in ay yihiin Labeenta Waxbarashada Puntland, waxaana uu sheegay dood dheer kadib in ay ka soo baxday in la helo Siyaasad Waxbarasho oo go’aamisa hagtana Waxbarashada Puntland oo leh nidaam (System) wanaagsan, taas oo shaqaysa 5-ta sano ee sosocota 2012-16. Arimaha Xooga la saarayo: In Luuqada Soomaaliga noqoto midda kowaad ee wax lagu barto, islamarkaasna uusan gudbayn qofkii ku dhaca maadada Af-somaliga, Luuqada Carabigana ay noqoto midda 2-aad. In Carabiga iyo Diinka ay noqdaan kuwo muhiim ah oo Ardaygii ku dhacana uusan gudbayn. Mr. Maxamed, waxa uu sheegay in dhawaan qoraal (Draft) ah la soo saari doono, dabadeedna Af-somali lagu turjumi doono, markaas kadibna la soo saari doono Siyaasada Waxbarasho ee Puntland oo rasmi ah. Siyaasadda Waxbarashada Puntland (Puntland Education Policy) ayaa wax-wayn ka badali doonta hanaanka Waxbarashada Puntland, waxayna tahay arinta xiisaha leh ee sida wayn ay saamaynta ugu yeelan doonto Waxbarashada oo dhan oo Wasaaraddu hagi doonto, iyada oo meesha ka baxayso hay’adaha oo iminka garwadeen ka ah.
  3. Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madexweynaha Dawlada Puntland Mudane C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamud Faroole ayaa goor dhaw gaary degmada Qardho ee Gobolka Karkaar. Wafdiga Madexweynaha dawlada Puntland oo isla maanta ka soo ambabaxay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa duleedka magaalada si heer sare ah ugu dhaweeyay Maamulka Gobolka Karkaar, kan degmada Qardho iyo dadweyne aad u farabadan oo intooda badan luxayay Calamada Soomaaliya iyo midka Puntland, kuna dhawaaqayay erayo aad u wanaagsan oo ay uga qayb qaadanayaan soo dhawaynta Madexweynaha. Wafdiga Madexweynaha Puntland oo ay ka mid ahaayeen xubno ka mid ah labada gole ee dawlada puntland iyo saraakiisha Ciidamada ayaa duleedka magaalada kula hadlay dadweynihii soo dhawaynta wanaagsan u muujiyay, waxaana la filayaa saacadaha soo socda in wafdiga madexweynuhu ay kulamo la qaataan madexda maamulka gobolka, kan degmada, waxgaradka qaybihiisa kala duwan iyo xubno matali doona ururada bulshada ee gobolkaasi Karkaar.
  4. Carafaat;802673 wrote: Seems his time in office is up. He has no right to speak anymore it's not up to you or your snm enclave to decide the future of President Faroole. If Faroole wants reelection, i will vote for him again. The only capable leader in my opinion to deal with the rest of whatever you want to call them in Somalia. That includes your enclave as well. Guul and Gobonimo to President Faroole.
  5. Puntland President Abdirahman Mohamed Mahamud ‘Faroole’ is reported to have just entered the town of Qardho in Puntland’s Karkaar province. Qardho, home to about 40,000 people, is the capital and largest city of Karkaar province and the main trading hub for the highly-prospective Dharoor valley basin, recently said to have a working petroleum system. Faroole’s visit to this key town, the fourth largest settlement in Puntland, is his first this year. With Faroole are high ranking members of his administration. Thousands of locals came out to greet the leader, followed by convoys belonging to the press. All of the small towns dotting the highway between Qardho and Puntland’s capital Garowe were beefed up with checkpoints and other security parameters. Puntland leaders usually split their time between the capital Garowe and the main port city Bosaso, making this visit to Qardho not only surprising, but also telling of the shift in priority for the state. It isn’t exactly known why Faroole is visiting the town, but our correspondent in Karkaar province will have updates throughout the day covering the leader’s address. DissidentNation
  6. Waxaa goor dhow degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar soo gaarey wefdi heer sare ah oo uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole). Wefdiga madaxweynaha oo ay ku jiraan xubno ka tirsan goleyaasha dowladda ayaa waxaa duleedka Qardho kaga hortegey kumanaan dadweyne ah iyo maamulka degmada oo si diiran usoo dhoweeyey. Koox weriyeyaal ah oo ka tirsan warbaahinta Horseed Media oo la socda kolonyo gaadiid ah oo wefdigan lagu soo dhoweeyey ayaa kusoo waramaya in madaxweynuhu uu ku degi doono Hotel Alla aamin halkaasna la filayo inuu ka khudbadeeyo. Booqashada uu Dr. Faroole degmada Qardho kusoo gaarey oo ahayd mid kedis ah ayaan ilaa iyo hadda si cad loo ogeyn ujeedada ka danbeysa, waxaase la hubaa in uu maamulka, waxgaradka, iyo dhamaan qaybaha bulshada ee degmada Qardho kulan dheer la qaadan doono. Waa markii ugu horeysey oo uu madaxweynaha Puntland booqasho rasmi ah ku tago degmada Qardho intii lagu guda jirey sanadka 2012, waxayna ahayd markii ugu danbeysey ee uu Qardho soo gaarey bishii 12-aad ee sanadkii hore xiligaasoo uu madaxweynuhu horkacayey wefdigii Ra’iisul wasaare Gaas. Khudbadaha mas’uuliyiinta iyo sawiradaba Horseed Media saacadaha soo fool leh ayey idiin soo gudbin doontaa.
  7. Carafaat;802642 wrote: I am wondering why Faroole jasnt been to Galkacyo all those years. Garowe aint that big. I think its for same reason Riyaale didnt go to Lascanood betqeen 2003 and 2007, cause It wasnt safe nor part of his admin. multiple personality boy leave politics to the big boys. don't play dumb Galkacyo is part of Puntland just like how Garowe is part of Puntland.
  8. a lot can change in one year specially in a place like Somalia. If we go by example, a place like Carmo just in the last couple of months experienced a lot of infrastructure boom.
  9. Mario B;802400 wrote: At least me and my crew haven't commited any act of treachery against "PL" or "SL", but that can't be said of you and your clan enclave. there aught to be a rule where people don't use words that they don't know how to use properly. the term treachery is defined as lack of loyalty. the fact you do not deny going from one capital to another is the definition of treachery. words that are also similar with treachery are treason, deceitfulness,deception, dishonesty, etc. etc.
  10. Mario B;802370 wrote: These back stabbers are pathetic indeed!! If "PL" had it's way they would like to be the only "federal state" in Somalia.:mad: people that have natural disposition to bounce from various capitals have no moral capital to use the term back stabbers.
  11. very impressive. The hardest working President in Somalia. guul iyo gobonimo President Faroole.
  12. Mario B;802355 wrote: This dialogue was between me and Somalia, keep your nose out!! As I said speak when spoken to... P.s No need to reply to me unless your name is Somalia. p.s this is a forum. now answer my question?
  13. Carafaat;802345 wrote: She is from a well known family. there is a name for what you have; multiple personality. get help son.
  14. Mario B;802347 wrote: That was directed at Somalia!! No need to be confused, speak when spoken to. :cool: take your own advice. i'm speaking to you. why are you here:confused:
  15. Mario B;802334 wrote: You support "Somaliland" now? As a Mudug resident, you should be working to unite your capital [Galkayo] under one administration, stop wasting your time here... why are you here:confused:
  16. NASSIR;802279 wrote: Eng. Maxamed stated his own individual opinion which is not reflective of the aspiration and volition of the majority of the people from Khaatumo regions. He has a personal stake in defending the PL's false claims and thus hoodwink the international community. if the man did not represent the community, he would not have been there in peace.
  17. Aaliyyah;802258 wrote: what an oxymoron comment. let me clarify for you puntland is not involved and there are no puntland soldiers in buhodle. If you insist on that, then those 600 must be only visible to you. Khaatumo army is defending buhodle against the SL militia and the buhodle men are in the Khaatumo army. So if that is not united? i dont know what your definition of united is??
  18. Excellent work. Minister Dr. Cali Warsame and his team are working hard for the citizen of PL.
  19. Aaliyyah;802219 wrote: LOOOL I agreed with you, why are you angry? was your comment not sincere!..isdaji sxb! good. glad you agreed.
  20. Aaliyyah;802216 wrote: You are right reer buhoodle don't need Faroole or his subclan. Neither does Khaatumo state as a whole. take a chill pill. afterall this is only forum.
  21. Abdul;802212 wrote: Where was he when snm clan militia attacked Buhoodle 9 times the past one year??? Farole should defend the rights of his sub-clan. sxb Buuhoodle does not need Faroole or his sub clan. For heaven sake we are talking about the snm enclave. the day Buuhoodle needs PL against snm is the day pigs fly and hell freezes over. or as Somalis says so causally, waa akhir samaat.
  22. Carafaat;802205 wrote: It's over with the wicked clan based divide and rule politics. waa la fahmay the wicked politicians from Qardho and Garowe. every other sub-sub-sub clans is going its on way. its a matter of time, when we see Qandala President. it's true when they say the secessionists or as i call them the failed enclave from North West Somalia, have no place when it comes to politics. please or fadlan leave Somali politics for the big boys.