kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Gaalkacyo(Pi) Wafdi ka socda Dowlada Turki ayaa manta booqasho ku yimid Puntland, wasiirka warfaafinta Cali Cabdullahi ayaa Waftiga kusoo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo. Kulamo dhowra oo ka dhacay Gaalkacyo ka dib waxay u gudbeen Garowe. Faahfaahinta warkaan dhowaan ayaan soo gudbinaynaa.
  2. Dr_Osman;804241 wrote: Somalia answered it by saying farole swag, meaning the guy knows all this amount of construction is occuring
  3. what's the point of this thread:confused:
  4. Hay’adda horumarinta beeraha ee CEFA ayaa maanta labo Kanaal oo loogu tala galay sidii loo tayeyn lahaa waraabka Beeraha. waxaa ay u dhistay amaba ku wareejisay beeraleyda deegaanka Karin-Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Wasiir ku xigeenka wasaarada beeraha iyo waraabka, iyo mas’uuliyiin ka socday Hay’ada CEFA ayaa ka qeybgalay munaasabadii Kanaaladan lagula kala wareegayey oo ka dhacday xafiiska hay’adda Cefa. Munaasabadaasi waxaa ugu horeyn ka hadlayIng. Axmed C/raxmaan Nuur (Dabagaale) oo isagu ah injineerka dhinaca dhismaha Kanaalada u qaabilsan hay’adda CEFA, wuxuuna ka warbixiyey qaabkii uu dhismaha 2-daas kanaal kusoo bilowday iyo mudadii uu qaatay, isagoo sheegay in dadka deegaanku ay gacanweyn ka geysteen sidii uu mashruucaasi si habasami leh ugu fuli lahaa. Madaxa hay’adda CEFA Dr. C/laahi Xuseen Samatar ayaa isna ku booriyey beeraleyda deegaanka Karin-Boosaaso inay ka faa’iideystaan Kanaalada loo dhisay, isagoo xusay in kormeer joogto ah lagu sameyn doono sida ay u adeegsadaan maadaama la geliyey dhaqaale xooggan ujeedada laga leeyahayna ay tahay sidii tayada beeraha iyo wax soo saarka dalka kor loogu qaadi lahaa. Mid ka mid ah gudiga beeraleysa oo lagu magacaabo Khaliif Maxamuud Xasan oo isna munaasabadaas si kooban uga hadlay ayaa u mahad celiyey hay’adda CEFA, wuxuuna tilmaamay in CEFA aysan hay’adaha kale ula mid ahayn madaama ay horay mashaariic waxtar leh ugu sameysey hadana u dhistey labo Kanaal oo *****li doono baahiyo badan oo ay dhinaca waraabka beeraha ka qabeen. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Puntland Maxamuud Maxamed Sheekh oo ugu danbeyntii hadalka qaatay ayaa ku dheeraaday sida ay muhiimka u tahay in waxsoosaarka dalka ee ku aadan dhinaca beeraha xoogga loo saaro, wuxuuna mahad balaaran usoo jeediyey hay’adda CEFA, beeraleydana wuxuu ku booriyey in dadaalkooda sii laban laabaan. Kanaalada ay hay’adda CEFA u dhistay beeraleyda Karin-Boosaaso ayaa kala ah Kanaal dhererkiisu yahay 300m oo laga sameeyey beeraha (Cago) oo isla deegaankaas ka tirsan iyo beeraha Karin ee ku yaal dhianca laamiga xiga oo iyagana loo sameeyey biyo mareen dhererkiisu yahay 500m.
  5. Marauder Resources East Coast Inc., a Canada-based oil and gas exploration company, has made public today that it is amending a previously-announced memorandum of understanding with the Somali state of Puntland. Marauder is looking to gain rights to explore an offshore block covering 10,000km2 in the Gulf of Aden north of Somalia’s Bari Province. Under the MOU, Marauder and Puntland State authorities are working towards amending a production-sharing agreement before a July 15, 2012 deadline. If successful in the PSA amendment, Marauder would have full rights to explore the Gulf of Aden block for three years, with the opportunity to sign a second three-year contract after that period. The offshore Puntland block in the Gulf of Aden is an extension of the Dharoor Valley basin currently being explored by Range Resources, Horn Petroleum, and Red Emperor Resources, and is analogous to basins in Somalia’s maritime neighbor Yemen. Marauder is due to receive $15 Million from private contributors towards its goals in Puntland. This financing would allow Marauder to enter into its planned PSA with Puntland State and begin operations. Marauder holds territory off the coast of Canada’s Novia Scotia region, and has been involved in offshore drilling in the area in 2005-06. The team was unable to find success in the region, eventually selling some of their Nova Scotia shares and looking towards Africa. If amended, Marauder will be the latest player in the exciting resource hunt playing out in Somalia’s federal state of Puntland. DissidentNation
  6. keep up the good work minister Dr. Ali Abdullahi Warsame
  7. Earlier today, the Puntland Ministry of Health received twenty-five Somali medical practitioners from Finland and several other countries across Europe. The medical team was received by Puntland’s health minister, Dr. Ali Abdullahi Warsame, and will serve in the Puntland Ministry of Health in the state capital Garowe for a period of three years as part of a joint project between Puntland State and the Finnish Ministry for International Development. Finland’s Minister of International Development, Heidi Anneli Hautala, attended the recent London Conference on Somalia, and established a bridge between the two countries shortly thereafter. This is the second major medical development in the last few weeks, the other one being the first-ever foreign pharmaceutical company opening a chapter in Puntland. The India-based Simba Group, a pharmaceutical manufacturing firm, has announced new headquarters in the works in the state capital Garowe, and made formal presentations to crowds in the Mudug province earlier this week. DissidentNation
  8. so, this would probably explain as to why Faroole is staying in Qardo rather than heading back to PL's capital, Garowe. :cool:
  9. Exploration companies in conjunction with Puntland state authorities are expected to update the public on the Shabeel-1 well this week, according to our source with Dharoor joint-exploration firm Africa Oil Corporation. Our contact tells us that oil presence, and in a sizable quantity, has been encountered at the Shabeel-1 well, signifying a major potential yield for the greater Dharoor Valley basin. He told us that the Puntland Minister of Petroleum Issa Farrah is expected to address not just the local public, but the entire Somali public on the findings at the current stage, and that it is one with a significant impact. We were told that this can be expected within days. Last week, our source stated that a public address was to be expected from Faroole during that 7-day block though it did not materialize as expected, but an announcement is on the horizon very soon, he stated, either from Puntland or the exploration companies, if not both. Additionally, our source in Bari Province tells us that Puntland figureheads stated that exploration had for the most part ended, and that extraction is the next phase. We’ve been told that on top of this current well, programs for other wells will continue into the next two years in order to maximize Puntland’s petroleum-bearing potential. Puntland leader Abdirahman Mahamud is currently situationed in the town of Qardho, roughly at the halfway point between the state capital Garowe and the Dharoor Valley drilling site. (updates from Dissident Nation fill follow progress) DissidentNation
  10. Somalia;803298 wrote: I read it a few hours ago, made me puke. :D did they say an oasis of peace. What happen to the wars in buuhoodle and the kiliings in Awdal. :confused::eek:
  11. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo DOwldaha Hoose ee Puntland Cali Axmed Cali Xoosh ayaa warbaahinta SBC International u sheegay inay been abuur tahay wararka sheegay in banaanbax uu ka dhacay Magaalada Qardho oo uu safar shaqo ku joogo madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed . Mr Cali Xoosh ayaa ku eedeyay Mid ka mid ah Idaacadaha Afsoomaaliga ee Caalamiga ah ay shalay siideysay war sal iyo raad aan lahayn oo ku aadan in Magaalada qardho uu ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo Madaxweynaha Puntland waxaana wasiirka uu sheegay inaysan haba yaraatee jirin wax dibad bax ah oo magaalada ka dhacay. Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha ayaa xusay in Wefdiga Madaxweynaha Puntland ee Shalay soo gaaray Magaalada Qardho ay kormeero ku sameeyeen qeybo kala duwan oo magaalada ah islamarkaaina aysan jirin wax dibad bax ah oo halkaas ka dhacay wuxuu xusay in warkaasi uu yahay war ay sameeyeen dad uu ku tilmaamay warxuma tashiil. Dhinaca kale duqa Magaalada Qardho Maxamed Siciid Hogaamo ayaa sheegay in shalay ay la soo xiriireen Wariyaal ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da kadiba uu u sheegay inaysan Jirin wax dibad bax ah oo ka dhacay qardho waxaana uu sheegay in ka dib uu ku maqlay warka idaacada in dibad bax uu ka dhacay Qardho . Duqa qardho ayaa kula dardaarmay Maamulka Idaacadaas inay ka fiirsadaan wararka sal iyo raadka aan lahayn oo u sheegay inay ka xiganayaan dad ka soo horjeeda Danaha Maamulka Puntland . Mr Hogaamo ayaa xusay dhanka kale inaysan jirin sabab ay dadka reer qardho u dibad bixi karaan waxaa uu xusay in shalay iyo maantaba magaalada ay ku jirto jawi xasiloon kaasi ah in Gudaha Magaalada uu ku sugan yahay madaxweynaha Puntland iyo wefdi la socda oo ka tirsan Golayaasha Dowlada Puntland. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole ayaa howlo shaqo u jooga Magaalada Qardho weli lama shaacin booqashada madaxweynaha waqtiga ay ku egtahay waase uu madaxweynaha weli kulamo xiriir ah la leeyahay masuuliyiinta Gobolka, Degmada iyo sidoo kale Cuqaasha Gobolka Karkaar.
  12. Somalia;802951 wrote: Lol, good post kingofkings, these people are living with the fairies. smh at the folks on this thread.
  13. GARDO, Somalia Mar 12 2012 (Garowe Online) – Puntland President Abdirahman Mohamed Farole traveled to Gardo the capital of Karkaar region, Radio Garowe reports. President Farole and his delegation arrived in Gardo Monday morning. Farole was accompanied by the Minister of Interior Abdullahi Jama Ilkajir, Interior Vice Miniser Ali Yusuf Hoosh, Puntland Defense Force commander Gen. Said Dheere, and Puntland Police Commissioner Mohamed Jaqanaf. The President and his delegation received a warm welcome from residents in Gardo. After arriving in Gardo President Farole and his delegation received a very warm welcome by tribal elders, district authorities and civil society members. President Farole and his delegation visited various sites in Gardo including schools, the general hospital, the guest house in Gardo, the municipal headquarters and the construction site of the Gardo prison.
  14. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Farole, Madaxweyne ku xigeenka Cabdisamad Cali Shire,Taliyaha ciidamada Daraawiishta Gen. Siciid Dheere iyo saraakiil ka tirsan dowlada ayaa maalintii Sabtidii lasoo dhaafey 10 March,2012 booqasho ku tagey xerada 54aad oo ku taal duleedka magaalo madaxda Garowe. Xeradaas oo tababar uga socda cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta ayaa Madaxweyne Puntland warbixino ka dhageystey sariisha sare ee ciidamada iyo tababarayaashooda kuwaasoo ka socda dalka Ethiopia. Madaxweynaha Puntland ayaa ciidamada Daraawiishta ku booriyey iney ka faa'ideystaan fursdaaan qaaliga ah. Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa Mud.Cabdisamad Cali Shire ayaa kulan gaar ah la yeeshey saraakiisha ciidamada hogaamisa iyo tababaraasha kuwaasoo isweydaarsadey warbixino ku saabsan qaabka tababarka u socdo. Xukuumada Puntland ka arimisa ayaa inta talada haysay muhiimad gaar ah siisey dhismaha ciidamada guud iyadoo kor u qaadey tayadooda.
  15. Somalia;802783 wrote: Swag :cool::cool::cool::cool::cool::cool::cool::cool::cool:
  16. Jacaylbaro;802764 wrote: more like Pirates Vs Shabaab .... more like desperate snm enclave versus Faroole. Guess who's winning. Starts with F and ends in e.
  17. Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo ay wada shir-guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Ambassador Augustine Mahiga iyo Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika, Ambassador Wafula. Shirkan Guddiga Wadajirka Amniga ayaa maanta iyo berri ka dhici doono magaalada Muqdisho oo maanta ay kulmayaan Soomaalida oo kaliya, halka lagu wado in berry ay beesha caalamka ku soo biiri doonaan. Waxaana maanta shirka goob joog ahaa wasiiro masùuliyiinta ciidanka militariga iyo booliiska, xubno ka socday Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-Jameeca iyo masùuliyiin kale. Shirka maanta ayaa waxaa khudbado ka jeediyey Raìisul Wasaaraha Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM iyo wakiilka Midowga Afrika. Raìisul Wasaaraha ayaa ka codsaday ka soo qeybgalayaasha in si aad ah loo gorfeeyo arrimaha amniga, gaar ahaan baahiyaha jira ee ciidamada militariga iyo booliska oo uu sheegay in loo baahanyahay in beesha caalamku ay haqab tirto baahiyaha jira si ciidanka Soomaaliyeed uu u soo celiyo amnigii iyo kala danbeyntii. Waxuuna xusay in ciidanka si ay ula dagaalaan Al-Shabaab loo baahanyahay inay heystaan dhammaan tasiilaadkii loo baahnaa iyo in dib-u-dhiska hayàdaha amniga la sii xoojiyo. Maalinta burrito ah ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo shirkan waxaana la filayaa in warbaahinta loo soo gudbiyo go’aanada shirka iyo muhiimada lagu gorfeeyey.
  18. Carafaat;802735 wrote: General Duke, it suprises me you still support him. the folks of Galkacyo seem to stopped supporting him, they have warned Faroole to visit the city, and he hasnt for almost 4 years. While its the city next to Garowe, very hard to ignore that fact. Golgogod folks even created their own admin. How likely is it that you create your own, Mudugland. what Galkacyo folks are you talking about:confused: Everyone in Mudug supports the President. Seriously stop making a fool out of yourself on SOL.