kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Gaacuur;804875 wrote: Kingofkings, :D Hore aa laguu sheegay, Jirjiroole aa tahay (is badal badan).. Maxaa keenay meesha PL iyo Roadmap. Waxaa laga hadlayaa Somali Cities, haddii ay tuuladaada list ka soo galin wax wayn haka dhigan.. Caasimadda ayaa wali naga wada dhaxayso oo na wada deeqdo. looks who's going off topic:confused:
  2. Showqi;804862 wrote: Kingofins, No body is taking away your success boy. But your problem is you cant even walk but you wanna race with the big boys. I will suggest you First learn who to walk and then we will do the race okey. last time i check the big boys were the ones dictating the creation of the current government, the road map, and are the clear leaders of somalia. The definition of being big boys in terms of in the political arena of somalia is who has the first and last words. sorry to burst your bubble, but that's PL . we are the big boys of somalia. but you knew that already. so, what's with the calaacal:confused:
  3. Showqi;804852 wrote: Gaacuur brother he is not even gonna come close.So forget it. Its: Muqdishu Hargeysa Baladweyne baidoa Kismaayoà Burco http://en.wikipedia.org/wiki/List_of_the_Largest_20_Cities_in_Somalia_by_Population But then again he will tell you I have oil now!!! i know, there there. everything will be okay. but look at the bright, no amount of rant will take away the success of PL and her people. as far the your fake city population is concerned, everyone knows the population of PL and city population of somalia.
  4. uchi;804833 wrote: I heard he has an AK-47 made out of gold & khat leaves and that he really doesn't like ugly woman.
  5. Gaacuur;804832 wrote: All Ciyaal Tuulo, Xamar 21 years ayay jiiftay waadna gaari wayseen.. marka booloxuuftadaan badan dhaafa, Boosaaso walaa Barbara midna Xamar ma gaareyso next 20 years.. yeah, who in there right mind wants to compete with the city of death, destruction, and how did i forget, the most dangerous city on the planet. the only thing mogadishu did in the last 20 years is hold back the country. i hope you're proud of yourself. :rolleyes:
  6. Showqi;804829 wrote: Kingofings, We will see But you are also forgeting that Mogdishu is your capital city, and requires and will collect Federal taxes from every province of Somalia. Even the Carmo and the Hafuun you are talking about. dream on. PL wealth belongs to her citizen.
  7. the only city that the rest of the country will need to compete with as of now is BOSASO and once the oil money comes; forget about BOSASO, worry about places like CARMO and HAFUUN.
  8. uchi;804764 wrote: Surprise surprise...I knew bosaso would be mentioned before I opened the thread~ give it a rest Doctor take a break~
  9. Dr_Osman;804753 wrote: Well thats thanks to colonials for setting up shop in your backyard, not ours!!! John iyo James ba ka dhici jiray Berbera and we all know where the largest church was located in somalia mogadishu, wax lagu faano miyaa waxaas? you should faan about what your fathers did not what someone else fathers did your father lol!!!! I faan about saldanadayda because its my fathers and grandfathers Anyways this about progressiveness and which city is leading. Like I said im undecided as far as city vs city is concerned because I find both strength and weaknesses in most cities, but as a region vs region my mind is already made up after assessing facts Osman, i can't believe you have to ask which region is the most progressive in terms of economic:confused:
  10. At home and abroad, a sense of excitement and optimism can be felt among the Somali communities from the Puntland regions as stability, political triumphs, and economic opportunities open up. Residents in Puntland’s cities and villages have been buzzing about with rumors of oil, a subject that has dominated their lives for the past few months. But the conversation is not just limited to oil. Greater political clout for the region’s agenda in Mogadishu, as well as improving health standards, and better access to education have all brought about reasons for locals to be excited. There’s no doubt that oil and gas exploration coupled with foreign interest and investment in the poor region is the single biggest factor of excitement and glee. In the major cities alone, the Somali Shilling has gone from exchanging at rates of 32,000 to the dollar to 19,000 in Bosaso and 25,000 in Garowe. Even in the small roadside town of Armo, the Shilling now exchanges at rates of 23,000 to the dollar, better than the Puntland State capital. The number one question asked at cafes and other meeting points of interest was how oil production would affect the region. As previously established, the current opinion is very positive, with an estimated 1,000 jobs created by oil exploration in the rural communities, and countless business opportunities opening up across the landscape. The people of the region have many reasons to be excited about the future of not just their local communities, but their entire nation as well, and a growing trend of economic interest in the region will serve to bring further hope to a broken land. DissidentNation
  11. According to our correspondent in Galkayo, a Turkish international aid unit arrived in Puntland a few hours ago. The delegation is made up of senior government members and engineers responsible for building roads and the airport grounds. Although this is not the first time the Turks have visited Puntland, it will be the first time they’ve visited the state for the purpose of initiating development programs of this scale. After sitting through a few meetings with Puntland officials in charge of the airport in Galkayo, they moved on to the state capital Garowe, where we’re told they’re spending the night. They’re expected to arrive in the Qardho district tomorrow where the leader of Puntland has been meeting elders the past week. In related news, the Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdağ, is expected to arrive in Mogadishu on Tuesday. This will mark the the first Turkish Airlines flight to the Somali capital. The Deputy PM will meet with Somali officials and host the the official opening ceremony of Turkish-built facilities in Mogadishu. DissidentNation
  12. Waftigan ayaa waxa uu ahaa mid ka socda Wasaarada Caafimaadka kuna wajahnaa ka war qabka xaaladah Caafimaad ee Gobalka Bari gar ahaan Dagmooyinka ka dagsan Laamiga , Waxaa Waftigan Hor ka caysay Wasiirad ku xigeenada Wasaarada Caafimaadka Puntland Murwo,Saynab Ugaas Yaasiin waxaana ku weheliyay Agaasimah Waxda Caafimaadka Dadwaynah DR,Cali Diiriye ,Isu Duwah Wasaarada Caafimaadka Gobalka Bari Siciid Maxamed Waraabe iyo Madax Hayada WHO ee Gobalka Bari Faarax Cismaan Yuusuf iyo Sidoo kale Saxaafada oo ay kala socotay SBC Waftigan ayaa wax uu Magaalada Boosaaso Ka anbabaxay Maalinimadii Talladad ahayd Sacadu markay ahayd Sideedii iyo Bar subaxnimo isagoo ugu horayntii gaaray Degmada Carmo oo ka tirsan Gobalka Bari waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Mamulka Degmada iyo Qaybah kale ee Bulshada , soo dhawayn kadib ayaa wax u bilaamay Kormeerkoodi ahaa Idho Idhaynta Xaalada Caafimaad ee Dagmooyinka Gobalka Bari Goobtii ugu horaysay ay booqteen ayaa waxay ahayd Xarunta Dhalaanka iyo Hooyada ee Dagmada Xarmo halkaas oo ay ka socotay Tallalka Caruurta iyo Hooyada dhaqmaadka ah iyagoo halkaa kula hadlay Kooxix bixinayay Tallalka iyo Dadka la tallalayay oo isagu jiray Caruur iyo Hooyoyin Waxaa halkaa kula hadlay Agaasimah Waxda Caafimaadka Dadwaynah Dr Cali Diiriye oo sheegay in ay ka wasaarad ahaan ay si aad ah ugu faraxsan yihiin sida ay hawshu u socoto ayna tahay wax lagu faani karo Intaa kadib ayaa waxa xaaladah Caafimaad ee Degmada ka war bixisay Faadumo Cabdilaahi Cartan oo Maamulah Caafimaadka Degmada Carmo iyadoo ugu horaytii mahad aan la soo koobi karin u jeedisay Waftiga ka socday Wasarada Caafimaadka oo ay Hogaaminaysay Wasiirad ku Xigeenada Wasaarada Caafimaadka Murwo Saynab Ugaas Yaasiin iyadoo sheegaty inay hawshu ay u socoto sidii loogu tala galay lakin ay jiraan wax yaalo aqabado ah oo jirah ayna ka codsanayaan wasaarada inay xaliso Ugu dabaytii ayaa waxaa halkaa ay waftiga ay hogaaminaysay Murwo Saynab sheegen inay ay wax walba diyaar ula yihiin isla markaana ay xalindoonan aqabadahaa jirah si aadana ay ugu mahad celinayaan dadka iyo mamulka degmada carmo siday u soo dhaweeyen Iyadoo intaa kadib ay kulan wada qaateen mamulka degmada oo ay ka wada hadleen sidii ay u wada shaqayn lahaayeen iyadoo taasi noqotay mid ay isla meel dhigay kuna balameen inay si wada jir ah uga wada shaqeeyan xaaladah caafimaad ee dagmada Sidoo kale waxaa ay waftigaasi u dhaqaaqen dhanka wadad rafka ah iyagoo gaaray Degmada Iskushuban oo ah degmo Qadiimi ah isla markaana ay ka socdaan Ollalah Malmah Caafimaadka Caruurta iyo Hooyada iyagoo halkaa seexday Habeenimadii Arbacada ahayd kana dhaqaaqay subaxdii aroortii gaarayna Tuulada Xiriiro oo ka tirsan Degmada Iskushuban Waxay Halkaa kula kulmeen Kooxix ka shaqaynayay Tallalka iyadoo halkaa kula hadlay odayaasha iyo qaybah kale ee bulshada oo ay kala hadleen xaalada caafimaad ee tulada iyagoo odayaashu sheegay inay jiraan xaalado caafimaad daro oo ka jirah meesha ayna ugu horayso inaysan lahayn MCH taasina ay qayb ka tahay xaaladah ugu daran oo ka jirah halkaa iyagoo sheegay in ay tuladu ay ku nool yihiin dad badan Intaa kadib ayaa waxaa halkaa kula hadlay waftigii oo isku duuban oo sheegay inay wax ka qaban doonan xaaladah ay sheegen Odayaashu iyagoo uganah mahad celiyay sida diiran ee ay u soo dhaweeyen Waftigan ka socday Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa wax uu dib ugu soo laabtay Degmada Iskushuban oo ay si habsami leh uga socdeen hawlah tallalka iyadoo halkaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Waftigaa ay hogaaminaysay Murwo Saynab Ugaas Yaasin Dadka degmadanah ay si aad ah u amaanayeen Waxana ayna Booqosho ku mareen Meelah ay fadhiyeen Kooxah Tallalka oo iyagu hawshooda watay wasriirada kuxigeenadanah ayaa waxay ku amaantay sida ay hawshooda u gudanayaan iyadoo u sheegtay in waajibka saaran uu yahay inay carurtooda iyo haweenkooda ka ilalaiyaan cadurada dilaagah ah Intaa kadib ayaa wax ay kulan saacado ah socday ay la qaateen Odayaasha ,Mamulka Waxbarashada iyo sarkaalka haysta Arimah Tallalka Degmada Iskushuban waxaana uu ka dhacay xafiiska Gudoonka Waxbarashada Degmada Ugu horayntii waxaa halkaa ka hadlay Nabadoon Cabdi Cali Geesood oo isagu sheegay in wax lagu farxo ay tahay inay maantay shir la galaan wafti ka socdah Wasaarada Caafimaadka ayna soo dhaweenayaan isagoo sheegay in tallalka ay dhankooda ka wadaan ayna diyaar u yihiin inay mar walba ay garab tagnaadan wasaarada caafimaadka isagoo uga mahad celiyay Suuliyaal ay wasaaradu halkaa ka dhistay kuwaas oo ay la kaashatay qaar ka mid ah haayadah hadan isagoo ugu danbaytii sheegay in ay mahad gaar ah u jeedinayaan wasaarada wasaaradah kalena ay ugu baaqayaan inay u shaqeeyan sida wasaarada caafimaadka sidoo kale waxaa halkaa ka hadlay Gudoomiyah Waxbarashada Degmada Maxamuud Ismaaciil oo isagu sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin in Wasaarada Caafimaadka Puntland ay tahay mida kaliyah ee ka soo dagtay laamiga ayna ugu mahad celinayaan isagoo sheegay in xiriir wanaagsan ay la leeyihiin wasaarada caafimaadka kaas oo ay sameeyasay Murwo Saynab Ugaas Yaasiin oo uu sheegay inay tahay markii labaad ay timaado ayna soo dhaweenayaan wasaarada iyo tallalka isagoo xusay in iskoolka dhaxdiisa uu ka socdo tallalku ayna indhohooda ku arkeen waftigu Waxaa isna halkaa ka hadlay Madax Booliyada Tallalka Degmada Iskushuban Cabdi Khaalaq Maxamuud Maxamed Xeef oo isagoo sheegay inay hawshuu ay u socoto sidii loogu tala galay ayna ku faraxsan yihiin in wasaradu ay wax badan ay la qabto maadama ay dhankeeda ay kawdo ka shaqaynta tallalka isagoo sheegay in dhamaan dadku yihiin kuwo ogol inay qaataan talalka ayna taas tahay guul u hooyatay awsaarada caafimaadka Intaa kadib ayaa waxaa hadalka la wareegay Waftigii ka socday Wasaarada Caafimaadka Puntland Gat ahaan Agaasimah Waxda Caafimaadka Dadwaynah Dr.Cali Diiriye oo isagu sheegay in intii ay ku jireen Kormeerkan ay arkeen wax lagu faani karo oo ay qabteen Shaqaalah Caafimaadka taasina ay tahay mid looga baahnaa ayna marwalba garab tagan yihiin ayna ka dhabtahay siday hada safarka dheer u soo galeen isagoo sheegay in dhamaan gobalada dalka ay ku sugan yihiin wasiiro ilaa agaasimayaal iyo isuduwayaal iyo sidoo kale shaqaale u heelan shaqadooda aqoona uleh Waxaana uu sheegay in Degmada Iskushuban ay tahay mid aad u amaanan siday u qabatay hawsha mudana in mar walba la garab tagnaado isagoo ka hadlay Dhanka Isbitaalka oo xiran uuna sheegay inay qorshah wasaarada ay ku jirto in la kiciyo loona dhamaystiro qalbakiisa iyo wax walba oo uu ubahan yahay wasaaradana ay diyaar u tahay inay umada rer Puntland ay u shaqayso siday ula shaqeeyen Ugu danbaytii ayaa waxaa halkaa ka hadashay Wiirad Ku Xigeenada Wasaarada Caafimaadka Puntland Murwo Saynab UGaas Yaasiin oo iyadu si aan La soo koobi Karin u amaantay Dadka ku nool Degmada Iskushuban Siday u soo Dhaweeyen iyadoo sheegtay inay yihiin u heelanayaal Xaaladah Caafimaad Taa darteed ay ka wasaarada ahaan ay diyaar u tahay iany wax walba u qabtaan oo ay awoodan iyadoo sheegaty inay aad ugu faraxsantahay sida ay u sooreen oo ay u soo dhaweeyen iyo waliba Haweenka istalalayh oo ay aragtay oo ku sheegat kuwo ku dhiiran ka talinta qoyskooda WAftigan ayaa wax uu noqonayaa waftigii ugu balaarnaa oo ka socada wasaardah Puntland oo gaarah Degmada isku /ban oo ku taal Dhanka Rafka iyadoo horay ay u tagtay Murwo Saynab Ugaas Yaasiin oo Furaysay Mashruuc ay wasaarada Caafimaadka ay ka fulisay Degmadaas kaas oo ahaa Suuliyo lag Qoday halkaa Sikataba ah ahaatee WAftigan ayaa wax uu soo Idho Idheeyeen Xaalada Caafimaad ee Deeganadaas ay booqdeen Iyagoo il gaar ah ku ahay Sida uu Tallalku u socday WAftigan ayaa wax uu shalay galab dib ugu soo laabtay Maagalada Boosaaso oo ay horay uga Anbabaxeen iyagoo ISla markau soo galeen shir lagalay HAwl wadeenadii joogay magaaladan kana wareestay siday hawshu u socto Sikataba ah ahaatee Hawlah Caafimaad ay wado Wasaarada Caafimaadka ayaa waxay yihiin Kuwo sidii Ugu haboonaa u socda iyadoo dhamaan Bulshada Puntland ay u soo dhweeyen
  13. Qardho[RBC Radio] Madaxweynaha Dawladda Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole iyo Wefdi uu hoggaaminayey oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Generaal Cabdillaahi Axmed Jaamac”"Ilkajiir”",kuxigeenkiisa Cali Xoosh,Wasiirka Caafimaadka Dr Cali Cabdillaahi Warsame,Aggaasimaha Guud eeCaafimaadka Cabdirisaaq Xirsi Xasan,Taliyayaal Ciidan iyo Xubno kale oo muddo dhowr beri ah ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa kulamo iyo booqashooyin ku kala bixiyey meelo badan oo magaalada ah. Madaxweynaha iyo Wefdigiisa ayaa kormeer ku bixiyey markii ay soo gaareen magaalada xarumaha kala duwan ee Dawladda sida Saldhiga Booliska,Xabsiga weyn ee dhismihiisu socdo,Cisbitaalka Guud ee Qardho,Ceelasha biyaha laga cabo,Ciidamada Daraawiishta iyo goobo kale. Ujeedada Safarkiisa ayaa Madaxweynuhu ku sheegay in ay tahay xalinta khilaaf u dhaxeeya laba beelood oo wada degta magaalada Qardho,kuwaas oo dirir ay horay u dhexmartay hadda ay ku jiraan isu hub uruursi ay Dawladdu ku doonayso in ay ku kala dhexgasho dadkeeda isagoona tilaamay in ay ka hortagaan Colaad dib u dhexmarta labada dhinac. Hotelka Al-AAMIN oo u Madaxweynuha iyo Wefdigiisuba ay ka degenyihiin magaalada ayuu kulamo gooni gooni ah kula qaatay Odayaal kasoo kala Jeeda labada beelood ee Walaalaha ah ay dirirtu kala gaartay,waxaase weli socota waan waan loogu kala dabqaadayo labada dhinac oo Madaxweynuhu garwadeen ka yahay iyadoona la filaayo in ay kasoo baxaan qodobo dhaxalgal ah. ….”"”Anagu kolay Safarkayagu wuxuu ahaa in dhibaatada nabadgelyada ah aan wax ka qabano iayadaana ku mashquulsaneyn isla markaasna waxaan ku guda jirnaa hay’adaha Dawladda ee magaalada kuyaala ha ahaato mashaariicda socota ama hay’adaha kale sida Ciidamada amniga,booliska, Ciidamada Daraawiishta Xarumahooda iyo Cisbitaalka Guud ee degmada Qardho…“ayuu yiri Faroole. Sidoo kale Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha Puntland Cali Yuusuf Cali”"Cali Xoosh”" oo Saxaafadda gudaha la hadlay ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay in Mudaharaad looga soo horjeeday Madaxweynaha Puntland Cabdirixmaan Faroole uu ka dhacay magaalada Qardho taasina ay tahay wax lagu qoslo isagoona sheegay in Warkaasi ay siidaysay hal Idaacad oo u ula Jeeday VOA-da ….”"” Idaacadaha Adeer qaar lagama siideyn hal Idaacadoo beenta looga bartay oo Idaacad Caalami ah isku magacowday laakiin deegamadaan mid beenta iska sheegta iyadu hanuuniso ay tiraahdo sidaas wax u sheeg kaliyaa sheegtay oo VOA-da ah war la qabaa xiisa male taas idinkaa sheegaya marka taasi been bey ahayd waadna aragtaan siday deegaanku wax u socdaan…”"”ayuu yiri Cali Xoosh. Madaxweyne Cabdirixmaan Faroole ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Qardho ku kala bixiyey kormeero kala duwan Xarumaha kala duwan ee hay’adaha Dawladda Puntland ee kuyaala magaalada Qardho sida Saldhiga Booliska,Xabisga weyn ee la dhisayo, Ciidamada Daraawiishta goobaha ay ku sugan yihiin halkaas oo Warbixino koob kooban kaga dhagaystay Saraakiisha madaxda ka ah isagoona u riyaaqay horumarka baaxada leh ee ka soconaya magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Si kastaba ilaa hadda Madaxweyne Faroole iyo Wefdigiisa ayaa wada dadaal sidii lagu kala dhexgeli lahaa heshiis rasmi ahna loo kala dhexdhigi lahaa labadaas beelood ee dirirtu dhexmartay,iyadoona weli uu ku suganyahay Madaxweynuhu magaalada.