kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. The Hermet;805066 wrote: just as ethnic Djiboutians are from Djibouti :cool: We all Somali's but we from FIVE different somali's fortunate for me i come from a sane one. hermet answer the question:confused:
  2. The Hermet;805050 wrote: young pirate...you are a persona non grata...therefore if you dont know history im not gonna waste my breath on you young pirate grab a book and read son. hahah no no you are the one talking about winning battles so, answer the question.
  3. The Hermet;805031 wrote: sxib after defeating you at every war for the past few hundred years..i dont need to brave face its just in my nature to defeat you. :cool: what are you on:confused: your lot can't handle few and may i add few men in Cayn let only any one else. oh okay. give battles you won and their respective dates. don't hide now:D
  4. Somalia;805040 wrote: Because I have time to, why don't you use yours to liberate your land.. Bye --> :D lol. i was about the say the same thing. miss placed priority:confused:
  5. The Hermet;805031 wrote: sxib after defeating you at every war for the past few hundred years..i dont need to brave face its just in my nature to defeat you. :cool: what are you on:confused: your lot can't handle few and may i add few men in Cayn let only any one else. oh okay. give battles you won and their respective dates. don't hide now:D
  6. Xaaji Xunjuf;805022 wrote: The Constitution wont allow him he can help you guys get the recognition that alluded you for the past 20 plus years.
  7. Mario B;805019 wrote: Faroole doesn't need to lock up anyone when he could send his death squad. Puntland, the assassination and pirate land of Somalia. :cool: that's right. homie don't play that game.:cool:
  8. my creditable sources are telling me as of now mohammed Faroole will run for the president of somaliland.
  9. The Hermet;805001 wrote: saaaad...Somaliland has no king...Except GOD.... sad indeed. hopefully he will not be singing Akon's lock up and snm won't let me. locked up they won't let me out oh no..
  10. The Hermet;804994 wrote: been there thats why i know pirates are all hot air...and also know why you guys worshiping oil at the moment..... GAAAAJOOOOOO. well if pirates are full of hot air, i wondered what your enclave full of:confused: delusion, more delusion and a side of sad face. well anywho, the only enclave in somalia full of something is your (hint hint) you................... " frameborder="0" allowfullscreen>
  11. The Hermet;804984 wrote: ive been to both bosaso and burco... Burco has a population of 450,000 people...waaaaaaaay bigger then bosaso..i dont know what planet you guys are from seriously.. we are not known for talking out of our A%%%es like you guys... you sure you want to go there:confused:
  12. Wafdiga ka socda Turkiga ayaa saaka 16, March 2012 ka hor inta aysan ka anbabixin Garowe waxay kormeer ku tageen goobo ku yaal magaalada sida xarunta iskuulka farsmada gacanta GVTC ,xarunta wasaarada waxbarashada Puntland iyo weliba garoonka diyaaradaha Garowe. Masuuliyiinta Puntland sida wasiirka caafimaadka Dr.Cali Cabdulahi Warsame ,wasiirka dhalinyarada Cabdiweli Xirsi Cabdule,Wasiirka waxbarasha Dr.Cabdi Faarax Juxa ,agaasimaha guud ee waxbarashada Puntland Maxamed Cabdiwahab Axmed ,agaasimaha waaxda mashaariicda ,tababarka macalimiinta iyo xirfadlayaasha Maxamed Cali Faarax ayaa qayb ka ahaa kormeerkii goobaha waxbarasha maanta Garowe lagu marsiiyey wafdiga Turkiga. Turkigu waxa uu balanqaadey inuu wax fiican ka qaban doono arrimaha bulshada gaar ahaan horumarinta waxbrashada ,waxana uu wasiirka waxbarashadu gudoonsiiyey wafdiga dukument lagu xusey baahiyaha waxbarashada. Booqashadooda ayay ku soo khatimeen Garowe garoonka diyaaradaha oo ay soo indha-indheeyeen xaaladiisa iyo qaabka wax looga qaban karo.
  13. GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 16, March 2012 ku qaabiley aqalka martida Qardho wafdi heer sare ah oo ka socdey dowladda Turkiga kuwaasi oo boqasho ku yimid deeganada Puntland shalay. Turkigan ayaa waxa horkacayey xiriiriyaha hayada horumarinta u qaabilsan Turkiga Mr. Cadulaad oo ay wehelinayeen Injineero dhanka dhismaha iyo weliba aqoonyhano qaabilsan biyo-gelinka. Qado sharaf loogu sameeyey wafdiga Qardho kadib ayay kulan balaaran la qaateen masuuliyiinta Puntland oo ka mid yahay wasiirka arrimaha gudaha Gen. Cabdulaahi Axmed Jaamaca Ilkajir ,wasiirka caafimaadka Dr.Cali Cabdulaahi Warsame. Intaasi kadib ayay labada dhinaci erayo kooban siiyeen warbaahinta ,waxana ku horeeyey sarkaalka Turkiga ka socdey oo ka mahad-celiyey sida loogu soo dhaweeyey Puntland shacab iyo dowladba. Booqashada Puntland ay ku yimaadeen Turkidu ayuu ku sheegey sidii ay uga hirgelin lahaayeen mashaariic horumarineed ,dhowaana ay keeni doonaan injineero guda gala qabashada howsha baaxada leh. Waxa uu sheegey in Muqdisho ay horey ka bilaabeen dayactirka wadooyinka iyo xarumaha waxbarashada haatana qorshohoodu yahay in Puntland talaabada labaad noqoto ,isagoona raaciyey in wejiga saddexaad damacsanyihiin Somaliland. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole oo isna erayo kooban soo jeediyey ayaa cadeeyey in Puntland tahay goobta ugu horeysey ee Turkidu dalka ka timaadaa ,waxana la hormariyey xaaladii bini’aadanimo ee deg-dega ahayd. Kaabayaasha dhaqaalaha iyo horumarinta adeegyada bulshada oo Turkigu gacan ka siiyo Puntland ayuu ku sheegey madaxweynuhu inay qayb ka ahayd shirkii Istabnul uga qayb galeen Mat2010. Baahiyaha Puntland ayuu raaciyey in dowaldiisu u gudbiseyTurkigu oo lagu balansanaa in Puntland ay ka qabtaan ,waxana uu uga mahadceliyey booqashada islamarkaasina xusey inay isla garteen qodobadii ay isla soo qaaden labada dhinac. Dowladda Turkiga ayuu siweyn uga hadlay dadaalka ay ugu jirto samatabixinta umadda Somaliyeed,iyo shirka lagu qaban doono Istanbul June 2012. Wafidgan ayaa isla galabta dib ugu soo laabtey Garowe xarunta Puntland oo horey saaka uga anbabaxeen,waxana ay ka hor inta aysan bixin kormeer ku sameeyeen goobaha waxbarashada iyo xarunta wasaarada waxbarashada Puntland ee Garowe Halkan ka daawo Sawirada Kulamada wafdigani la qaateen Madaxweynaha
  14. ^^^^ Al Macruuf alone makes more profit than all of somaliland