kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah ayaa maanta oo bishu tahay 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo. Shirka waxaa marti galiyey dowlada Puntland waxaana fududeeyey xafiiska ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabislan Somalia. Shirka waxaa kasoo qayb galey saxiixayaashii geedi socodka barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah oo ay kamid yihiin mudane sheekh Shariif Sheekh Axmad Madaxweynaha dowlada federaalka KMG ah ee Somalia, mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Gudoomiyaha Barlamanka Federaalka KMG ah, mudane Cabdiweli Maxamad Cali Ra’isal wasaaraha xukumada dowlada Federaalka ah KMG ah, Mudane Cabdiraxman Sheekh Maxamad Maxamud “Farole” Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdisamad Cali Shire Madaxweynaha ku-xigeenka Puntland, Mudane Cabdisamad Nuur Guuleed Madaxweyne ku-xgeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Sheekh Maxamad Maxamud Yusuf “Libaax” oo matalaya Ahlu-Sunaha Waljamaca iyo danjire Augistin Mahiga ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabislan arimaha Somalia. Iyadoo laga ambaqaadayo xaalada siyaasadeed ee Somalia iyo baahida loo qabo in si deg-deg ah loo dhaqangaliyo barnamaijka dhameystirka ee xiliga kala guurka ah “Roadmap-ka” iyo mabaadiida lagu heshiiyey Garowe1,2, waxaa hogaamiye-yaashii shirka kasoo qayb galey ka doodeen qaab loo fulin lahaa heshiisyadaasi waxeyna isku raaceen qodobada hoos ku xusan; 1- In la dardar galiyo dhameystirka barnaamijka xiliga kala guurka ah, heshiiyadii geedi socodka iyo mabaa’diida Garowe 1,2. 2- In la dedajiyo xulushada xubnaha kamid noqonaya golaha ansaxinta Dastuurka oo shuruudahoodu ku cad yihiin go’aamada Garowe1,2 waxaana la isla gartey in loo soo xulayo xubnaha shirweynaha la yareeyo si ay ugu sahlanaato wax qaybsiga 4.5 ee lagu heshiiyey. 3- Tirada golaha ansaxinta Dastuurka oo lagu go’aamiyey Garowe2 oo aheyd 100 qif waxaa la isla gartey in laga dhigo 825 oo lagu qaybinayo habka 4.5, oo loo arkey wax qaybsi raad-raac hore leh. 4- Waxaa la isku raacey in madax dhaqameedyada Somaliyeed ay noqdaan dadka soo xulaya xubnaha golaha ansaxinta Dastuurka iyagoo kaashanaya qaybaha kala duwan ee bulshada sida culu’maudiinka, aqoonyanahada, dhalinyarada, haweenka, Ganacsatada iyo qaybaha kale ee bulshada. 5- Waxaa la isla gartey 135 xubnood oo ka imaanaya madax dhaqameedka afar beelood oo min 30 xubnood ah iyo beesha 5aad oo 15 xubnood ah iyagoo la tashanaya beelahooda waxay soo xuli doonan xubnaha golaha ansaxinta Dastuurka iyo xubnaha Barlamanka cusub iyagoo ay gacan siinayaan guddi farsamo oo ka kooban 17 xubnood oo lix xubnood ka imaanayaan hay’adaha dowlada Federaalka Somaliyeed, 3 Xubnood Puntland, 3 Xubnood Galmudug, 3 xubnood Ahlu Sunah, 6 Xubnood oo Federaal ah iyo 2 xubnood oo ah xafiiska siyaasada qaramada midoobey ee Somalia UNPOS. Iyo 6 Xubnood oo ka socda beesha caalamka oo goobjoogayaal ah, wixii caqabad noqda waxaa loola soo noqonayaa saxiixayaasha Raodmap-ka iyo mabaa’diida Garowe1,2. 6 Waxaa lagu heshiiyey in shirka ugu horeeya ee madaxdhaqameedyada soo xulaya ergada ansaxinta Dastuurka ay kulankooda ugu horeeya ku yeeshaan magaalada Muqdisho 25 April 2012. 7- Waxaa la isku raacey in masuu’liyada iyo dhameystirka barnaamijka xilaga kala guurka ah iyo mabaadiida Garowe1,2 ay si gaar ah u saaran tahay saxiixayaasha barnaamijka “Roadmap-ka” oo ah cida loola noqonayo wixii caqabad ah. 8-waxaa la isku raacey fududeynta iyo takeerada maaliyadeed ee barnaamijka dhameystirka xiliga KMG ah in si deg-deg ah looga sugayo beesha caalamka. 9- Wixii aan halkaan ku cadeyn waxaa loola noqanayaa “Roadmap-ka” iyo mabaadiida Garowe1,2. Waxaa saxiixey dhamaan xubnihii aksoo qayb galey kulankaan.
  2. NASSIR;810288 wrote: What concept of Somali politics? This is how WardheerNews' editorial board put it, Yet the selected him to be their person of the year... Wale waa yaab. the current Somali politic....survive and remain relevant for as long as possible. and, how did i forget, steal, lie, cheat, and more importantly, ignore the need of the poor and the destitute to the element. if i'm missing anything, fadlan do add.
  3. whether you love him or hate him, one thing is for sure, the man knows politics and specially the concept of Somali politics.
  4. Somalia;810207 wrote: Reminded me of a family I knew of. some people need to adopt to their environment. i knew a guy who did the same thing and guess what, he ended up in jail. fellas, we're not in Somalia anymore. on the other hand, abusing your wife or your husband (it does happen sometimes) should be one of those things you shouldn't do regardless of situations or circumstances. Furthermore, i don't think either one of you married to get abused. so, rule of thumb, any form of abuse is not only immoral, but also, blatantly put, WRONG.
  5. Kulankii maanta Magaalada Galkacyo uga socday saxiixayaashii Heshiiskii Road Map-ka ayaa goor dhow la soo gaba gabeeyay, iyadoo la isku raacay in wax laga bedelo qodobadii horay loogu heshiiyay shirka Garowe 2. Shirkan oo ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sareysa dowladda, Ahlusuna, Galmudug, Puntland iyo Qaramada Midoobey, waxaana looga hadlayay waxyaabihii ka qabsoomay heshiisyadii hore Warar horu dhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in dhinacyada ka qeyb galaya shirka ay isku raaceen 11-qodob oo loogu magac daro Galkacyo Principle (Mabaa’diida Galkacyo) oo la mid ah kii Garowe Principle. Wararka qaar ayaa sheegaya in heshiiskii Garowe 2 wax laga bedelayo, iyadoo haatan la isku raacay qodobada horu dhaca ah Qodobadan horu dhaca ayaa waxaa ka mid ahaa:- 1-In la dhimo tirada dadkii ka qeybgali lahaa ansixinta dastuurka taasi oo heshiiskii Garoowe uu dhigayey in tiradu noqoto 1,000qofood waxaana hada la isku raacay in laga dhigo 825 xubnood dadka ansixinaya dastuurka uu dalku yeelanayo ayadoo arintaasina ay ku timid qaabka lagusoo xulayo oo ah qaabka 4.5. 2- In 135 oday dhaqameed ay soo xulaan ergada ansixinta iyo xildhibaannada cusub wuxuuna qodobkaasi bedelayaa qodob ka mid ah qodobada heshiisyadii Garoowe oo ahaa in ergadu ay soo xuli doonaan oo qura saxiixayaasha heshiisyadii Garoowe iyo Road-Mapka. 3-In 25 April lagu qabto Muqdisho gaar ahaan xarunta Gaadiidka Booliiska oo ah madasha loo asteeyey in dastuurka loogu qabto shir odayaasha dhaqanka kaasi oo saxiixayaasha heshiisyada garoowe iyo gaalkacyo ay kala tashan doonaan qaabka looso xulayo ergada dastuurka ansixin doonta. 4-In 15-May in la qabto shirkii ugu horeeyey ee ansixinta dastuurka kaasi oo isna lagu qabanayo isla xarunta Gaadiidka Booliiska ee magaalada Muqdisho. 5-Qodobada kale ee heshiiska ku jira ayaa waxaa kamid ah in beel walba ay soo xulato laba qofood oo u metesha xildhibaannimada iyadoo labadaasi qofoodna midkood la qaadanayo amaba uu xildhibaan noqonayo hadii uu sharuudaha buuxiyo ayadoo sharuudahana ay ku xusanyihiin heshiisyadii Garoowe. Qodobada rasmiga ah ee lagu heshiinayo ayaa la filayaa in goor dhow dhinacyada ay saxiixaan saxaafadana loo soo bandhigo, ha yeeshee waxaa soconaya kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin ergooyinka ka qeyb galeysa.
  6. Shirka wada tashiga saxiixayaasha Somalida ee barnaamijka dhmeystirka geedi u socodka xiliga kala guurka ah. Warmurtiyeed Galkacayo 26 March,2012 Shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah ayaa maanta oo bishu tahay 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo. Shirka waxaa marti galiyey dowlada Puntland waxaana fududeeyey xafiiska ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabislan Somalia. Shirka waxaa kasoo qayb galey saxiixayaashii geedi socodka barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah oo ay kamid yihiin mudane sheekh Shariif Sheekh Axmad Madaxweynaha dowlada federaalka KMG ah ee Somalia, mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Gudoomiyaha Barlamanka Federaalka KMG ah, mudane Cabdiweli Maxamad Cali Ra'isal wasaaraha xukumada dowlada Federaalka ah KMG ah, Mudane Cabdiraxman Sheekh Maxamad Maxamud "Farole" Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdisamad Cali Shire Madaxweynaha ku-xigeenka Puntland, Mudane Cabdisamad Nuur Guuleed Madaxweyne ku-xgeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Sheekh Maxamad Maxamud Yusuf "Libaax" oo matalaya Ahlu-Sunaha Waljamaca iyo danjire Augistin Mahiga ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabislan arimaha Somalia. Iyadoo laga ambaqaadayo xaalada siyaasadeed ee Somalia iyo baahida loo qabo in si deg-deg ah loo dhaqangaliyo barnamaijka dhameystirka ee xiliga kala guurka ah "Roadmap-ka" iyo mabaadiida lagu heshiiyey Garowe1,2, waxaa hogaamiye-yaashii shirka kasoo qayb galey ka doodeen qaab loo fulin lahaa heshiisyadaasi waxeyna isku raaceen qodobada hoos ku xusan; 1- In la dardar galiyo dhameystirka barnaamijka xiliga kala guurka ah, heshiiyadii geedi socodka iyo mabaa'diida Garowe 1,2. 2- In la dedajiyo xulushada xubnaha kamid noqonaya golaha ansaxinta Dastuurka oo shuruudahoodu ku cad yihiin go'aamada Garowe1,2 waxaana la isla gartey in loo soo xulayo xubnaha shirweynaha la yareeyo si ay ugu sahlanaato wax qaybsiga 4.5 ee lagu heshiiyey. 3- Tirada golaha ansaxinta Dastuurka oo lagu go'aamiyey Garowe2 oo aheyd 100 qif waxaa la isla gartey in laga dhigo 825 oo lagu qaybinayo habka 4.5, oo loo arkey wax qaybsi raad-raac hore leh. 4- Waxaa la isku raacey in madax dhaqameedyada Somaliyeed ay noqdaan dadka soo xulaya xubnaha golaha ansaxinta Dastuurka iyagoo kaashanaya qaybaha kala duwan ee bulshada sida culu'maudiinka, aqoonyanahada, dhalinyarada, haweenka, Ganacsatada iyo qaybaha kale ee bulshada. 5- Waxaa la isla gartey 135 xubnood oo ka imaanaya madax dhaqameedka afar beelood oo min 30 xubnood ah iyo beesha 5aad oo 15 xubnood ah iyagoo la tashanaya beelahooda waxay soo xuli doonan xubnaha golaha ansaxinta Dastuurka iyo xubnaha Barlamanka cusub iyagoo ay gacan siinayaan guddi farsamo oo ka kooban 17 xubnood oo lix xubnood ka imaanayaan hay'adaha dowlada Federaalka Somaliyeed, 3 Xubnood Puntland, 3 Xubnood Galmudug, 3 xubnood Ahlu Sunah, 6 Xubnood oo Federaal ah iyo 2 xubnood oo ah xafiiska siyaasada qaramada midoobey ee Somalia UNPOS. Iyo 6 Xubnood oo ka socda beesha caalamka oo goobjoogayaal ah, wixii caqabad noqda waxaa loola soo noqonayaa saxiixayaasha Raodmap-ka iyo mabaa'diida Garowe1,2. 6 Waxaa lagu heshiiyey in shirka ugu horeeya ee madaxdhaqameedyada soo xulaya ergada ansaxinta Dastuurka ay kulankooda ugu horeeya ku yeeshaan magaalada Muqdisho 25 April 2012. 7- Waxaa la isku raacey in masuu'liyada iyo dhameystirka barnaamijka xilaga kala guurka ah iyo mabaadiida Garowe1,2 ay si gaar ah u saaran tahay saxiixayaasha barnaamijka "Roadmap-ka" oo ah cida loola noqonayo wixii caqabad ah. 8-waxaa la isku raacey fududeynta iyo takeerada maaliyadeed ee barnaamijka dhameystirka xiliga KMG ah in si deg-deg ah looga sugayo beesha caalamka. 9- Wixii aan halkaan ku cadeyn waxaa loola noqanayaa "Roadmap-ka" iyo mabaadiida Garowe1,2. Waxaa saxiixey dhamaan xubnihii aksoo qayb galey kulankaan.
  7. Case study of Farah Geeseey Farah Geeseey has been a witness to domestic violence throughout his life. On one particular day, he remembers his father calling his mother, “Naayaa”. With a very distinctive voice, the mother did not respond. Ms. Geeseey did not respond because she was calming down their clinging three-month old infant clinging on her back. Mr. Geeseey was fuming inside. When she finally came in the family’s dwelling (Aqal), Geeseey started beating her with his wooden stick. Farah saw his mother bolt out of the Aqal like she was shot from the barrel of a gun. Right on her heel was his father, tall, slender, and in his late twenties. A few minutes later, Geeseey was on top of his wife pounding her with all of his might. No, Farah was not watching a staged MMA (Mix Martial Arts) fight on pay-per-view but a real live drama was evolving in front of hi eyes, involving his blood and flesh, his own parents. One could hear her scream for help miles away, but no one came to her rescue. No one came to her rescue because Mr. Geeseey told his neighbors in advance not to intervene, if they do, he will divorce his wife with all of her three talaqs. Through time, Farah witnessed many more incidents like this unfold in his household. Farah grew up idolizing his father who was rich and confident with a physique of a gladiator. Farah wanted to be like his father. Mr. Geeseey also liked his son a lot-a complete mirror image of himself. He could not be more proud of his genetic imprints. Fast forward it to 1999. Farah came to the USA with his young wife and their two children-Nimco and Mahad. In the beginning, life was tough for the Geeseey family in their new country. With no formal education and no skills, Farah had difficulty finding a job. Except for the occasional employment at one of the slaughter houses in the Dakota’s, Farah was not able to provide for his family. The family went to apply for public assistance and was also lucky enough to find a fully subsidized housing. Farah ended up being a cab driver in the twin cities metro suburbs. But Farah was no longer the bread winner or head of his household. As they say, all habits don’t die. Farah had physically abused his wife. What Farah failed to realize, however, was that, he could no longer tell others not to intervene when beating his wife. Farah was arrested multiple times for battering his wife and hitting his children. Eventually, Farah and his wife divorced and led separate lives. Mahad, now 14, is defiant and has become a thorn in the side of his school staff and of his mother. He goes to school when he wants and wont’ when he does not feel like it. Mahad is a bully; he is a bully on the school bus, in the court yard, and at home. He hits his siblings, and even his mother. At his tender age, young Farah is well known at the juvenile service centers and in the local law enforcement. Nimco, now 16, is attracted to the biggest thug in her neighborhood, an 18 year old dropout who lives with his grandmother because both of his parents are incarcerated. She is staying with her man because he makes her feel safe, Nimco, explains. Domestic violence harms children in so many ways. Even when children are not the intended target of abuse, they still suffer emotional and psychological damage in a violent household. They can also learn from their parents and become abusers or victims of abuse. A few days ago, I had an interesting conversation with a group of elderly Somali men. Our topic of discussion was how difficult it has become for them to be responsible parents in America. One reminded me the old Somali adage of “carruuri gaalona ma’aha Islaamna ma’aha” which can be translated as “children are neither believers (Muslim) nor non-believers” which in turn reminded me this other Somali saying “haween waa carruur raad wayn” which also roughly could be translated as “women are children with large shoe sizes”. This gentleman kept on saying how his wife undermines his authority; how she allows the children run her life but failed to say what he has done to mitigate the situation. Our conversation in the crowded coffee shop prompted me to wonder what this old geezer was longing for, beating his children or his wife, or perhaps both. Parents have the biggest influence on their children’s behavior. We all heard the phrase “children see, children do”. And as this case study demonstrates for us, the behavior of abuse is transmitted within the family from generation to the next, and the cycle of violence keeps on until someone breaks free.
  8. Somalia;810149 wrote: ^^ Acuudi billahi "dad baad sanka ka marmarinaysaan inay ka hadlaane" He can't even hold himself back. :D
  9. Xaaji Xunjuf;810123 wrote: Why are people against it? looooooooool.
  10. seriously, why are we responding to folks likes XX for news and updates:confused: lord knows these people have issues that is outside of our scope and practices.
  11. Maamulka Koonfurta Gaaalkacyo oo soo dhaweeyey in Madaxweyne Cabdullahi Yusuf loogu magac daro Airport Gaalkacyo(Pi) Afhayeenka Maamulka Koonfurta Gaalkacyo(Galmudug) ayaa soo dhaweeyey in Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo loogu magac daro Alla ha unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullahi Yusuf. Puntlandi.com oo la xiriiray afhayeenka Maamulkaas Axmed Sh.maxamuud Baasto wuxuu noo sheegey in Maamulkiisu ay soo dhawaynayaan Magacaabidaa, isagoo hoosta ka xariiqay in Maamulkiisu xitaaay arintaas soo jeedin lahaayeen. Maanta ayaa saxaafada qaarkood daabaceen warar been abuur uu ku tilmaamay afhayeenku wararkaasoo laga faafiyey maamulkiis, wararkaan ayaa qoray in Maamulka Galmudug ay ka biya diideen magacaabidaas. Alla ha u naxariistee Madaxweyne Cabdullahi Yusuf wuxuu ahaa Halyeygii saxiixey heshiiska Gaalkacyo lagu wada dagan yahan, tasoo haboon in mar walba la xasuusto .
  12. AfricaOwn;809891 wrote: ^^Since I refuse to pay homage to this dead man, I will ease back and not say anything at all. you should have kept your mouth shut to begin with or refrain from posting irrelevant comment on this thread.
  13. Xaaji Xunjuf;809871 wrote: if galkacyo is under one administration we can happily say the people of that city can agree to name the airport after AbdilahI yusuf or after who ever they want. Unite the city and call the entire city Cabdilahi Yusuf if you like as long as the city is united and the people of galkacyo are united that's what matters well done president sharif Ahmed for addressing this issue. It doesn't matter whether jfk said it or Ronald Reagan said what matters is that the world saw that Berlin should be united and Somalis today see that galkacyo should be united. kulaha it doesn't matter who said it, if you are trying to quote someone, yes it does matter. the consequence of taking a quote out of its original context means a change of its initial meaning and significance. therefore, yes it does matter. secondly, Galkacyo is not your city and i failed to understand why all of a sudden it matters to you and your snm enclave as to what happens in other parts of somalia. my advice is kindly limited yourself to your irrelevant triangle.
  14. before i go into why there are so many things wrong with you and your thread, i want to be diplomatic by saying, Are you Okay:confused:, second, it's not JFK that said tear down this wall, it was Ronald Reagan. also, fix the mistake in your title, its not tare, rather tear.
  15. ^^^^ thanks somalia for another amazing video update. thanks bro.
  16. masha Allah, Jigjiga looks awesome. :cool:
  17. Kulankii Marxuum Cabdulaahi Yuusuf (13.01.2010) Waxa uu ahaa Taariikh aanan ilaaweyn (Qormo) Waxaan uugu tala-galey qormadan kooban inaan uuga waramo Qiso dhab ah. Waxaan kamid ahaa dadkii sida weyn uuga soo horjeedey Dowladii uu Madaxweynaha ka ahaa Cabduaahi Yuusuf Axmed, xiligaas oo aan oran karey waxa ey aheyd xili aan waxbadan oo ku saabsanaa Siyaasada Soomaaliya aan ogaadey, waxaan aad uuga qeyb gali jirey Banaanbaxyadii looga soo horjeedey Dowladii Cabdulaahi Yuusuf oo ku dhisnaa Qabyaalada, balse ey jireen dadweyne la khaldey oo aan kamid ahaa. Dad-fara badan oo aan ku jirey ayaa uuga soo horjeedey Dowladii Cabdulaahi Yuusuf AUN soo galintaankii Ciidanka Ethiopia, balse gadaal ka baraarugey dibna u saxey qaladkii ey galeen. Kulankii aan la kulmey Marxuum Cabdulaahi Yuusuf iyo Jawigii ku xeernaa. Habeenimadii 13/1/2010. Ayaan is-raacney Odayaal iyo Dhalinyaro kazoo jeeda Puntland waxana aan nasiib u yeeshay inaan kamid ahaa Ragii ku booqdey Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Hotel Marriot Kilburn London. Iyadoo aan aad u wal-walsanaa aadna uuga baqayay ayaan hor fariistey Hogaamiye Cabdulaahi Yuusuf AUN, waxa durba igu soo dhacdey tolow muxuu ku oran doonaa?? Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ayaa barasho kadib kaftan iyo xog-waran la qeybsadey Martidii, waxana uu ka sheekeeyay Halgankii uu soo marey iyo sida ey uuga goaneyd iney Soomaali hesho Dowlad rasmi ah. Mudane Cabdulaahi Yuusuf ayaa hadalkiisi kadib talo iyo Dar-daaran ku baxshey in Soomaali daacadnimo loogu shaqeeyo sidoo kalena dadka loo horseedo Dowladnimo. Ugu danbeyn waxaan Cabdulaahi Yuusuf weydiistey Cafis anoo uuga xog-waramey qaabkii aan uuga soo horjeedey iyo sida Dad badan qalad looga fahan siiyay Hab Siyaasadeedkisi, Waxa uu igu yiri Adeer waa ku cafiyay adiga iyo intii khaldka la fahansiiyay waana la socdaa in Dadka Soomaaliyeed ee la iga horkeeney ey ahaayeen kuwa aan si-dhab ah uula soconin xaalada Dalku uu ku jirey. Ugu danbeyn waxaan Cabdulaahi Yuusuf la-kulankiisi ka bartey, Daacadnimo Soomaalinimo iyo Wadniyad, waxa uu ahaa Shakhsi ey dhab ka aheyd Dowladnimo Soomaalinimo, waxa uu ahaa Muwaadin doonayay inuu dhibka ka saaro Soomaaliya iyo Horseed Siyaasadeed oo cusub. Cabdulaahi Yuusuf Geeridiisi waxa ey igu aheyd Naxdin Tiiraanyo Caloolyow iyo Maalin Madow. Allow Janatul Fardow dhaxal uuga dhig, una danbi dhaaf.
  18. Somalia;809473 wrote: Nah, I have used it before you against FreshPrince before, Miskiin deleted it. I didn't break rules so I don't know why smh. horta kan ma waalanyahay. wherever you go, he's there. audhu billah, kan ilaahay ba ka magangelney.
  19. Somali Pirate;809470 wrote: lol common sense. look at that rep power. a 1000 posts and yet it's still zero lol dude. if your are asking me to explain myself then you need to go and do some research. or look at that other thread to see my points. i cant be arsed typing a whole lot of words for nothing loooooooooool. kulaha i can't type whole lot of words for nothing. the irony is that it's exactly what your doing. or are you too dazed and confused to realize that. for the rep power, if it means that much to you, i had a rating of 10 and three green star. but, i traded all that to put trolls like you in your place and its worth it.