kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. MoonLight1;812836 wrote: Breaking news? lost sheep:confused:
  2. Oslo(Pi) Waxaa galabta Hotel SAS ee Magaalada Oslo lagu qabtay barnaamij looga hadlayey Dastuurka Soomaaliya, Barnaamijka oo qayb ka ah baahinta iyo isfahansiinta Dastuurka Cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Hay’ada National Democratic Institute o uu ka socday Maxamed abdirizak abubakar, Hay’adaan ayaa fadhigeedu yahay Magaalada Nairobi iyo Prof. Maxamed Osman Jawaari oo ka socda Hay’ada Sharci Dajinta ee Dowlada KMG Barnaamijkaan ayaa ah mid loogu tala galay in lagu wacyi galiyo Qurba joogta Soomaaliyeed si looga turxaan bixiyo Dastuurka cusub, iyadoo looga jawaabayo dadweynaha su’aalaha ay ka qabaan Dastuurka. Waxaa horay loogu soo qabtay Barnaamijkaan Wadanka Ingiriiska.
  3. The Zack;812800 wrote: ^The deen has clear stances on a lot of things, the Culumaa know deen. Am I missing something here? kulaha the culuma know deen. just because you know something does not mean you can take Allah's attributes. furthermore, why are these so call imaams quite all of a sudden. i remember their unwarranted vocal lectures, but now they all seem to have died out. what gives:confused:
  4. Somalina;812623 wrote: The capital city's name is Mogadishu, Muqdisho, Mogadisho, Xamar, Xamar Cadde. calm down troll. honest mistake. :rolleyes:
  5. peace + large diaspora + oil + government = Strong Somalia
  6. Dhegeyso codka Wasiir ku-xigeenka Garooowe waxay kamid tahay degmooyinka 7-ada ah ee uu ka shaqeeyo barnaamijka JPLG, waxaana mashaariic kan lamid ah horay looga soo fuliyey magaalooyin ay kamid yihiin Boosaaso iyo Qardho.
  7. Dhegeyso codka Patric Patric oo ah madaxa hay’adaha UN-ka u qaabilsan mashaariicda JPLG oo isna munaasabadaas kasoo qayb galay ayaa u mahad celiyey bulshada deegaanka, maamulka degmada iyo shirkaddii la siiyey qandaraaskii jidkaas lagu dayac tiray. Wuxuuna ku booriyey maamulka degmada inay sanad walba sameeyaan howlo noocan oo kale ah si jidadka magaalada looga dhigo kuwo wanaagsan sanado badanna sii shaqeyn kara.
  8. Wasiir ku-xigeenka 1-aad ee wasaaradda arimaha gudaha, dowladaha hoose iyo horumarinta reer meyiga ee Puntland Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo isagu wadadaas xarigga ka jaray ayaa ugu danbeyntii hadalka qaatay. Cali-Xoosh ayaa sheegay in jidkani uu yahay mid waxbadan ka tari doona horumarka degmada haseyeeshee loo baahan yahay in mashaariicda noocan oo kale ah lasii dardar geliyo si jidadka magaalada oo dhan looga dhigo kuwo hagaagsan. Dhegeyso codka duqa Garoowe
  9. Waxaa maanta xarigga laga jaray mid kamid ah wadooyinka magaalada Garoowe oo bilihii u danbeeyey dayactir lagu wadey. Mashruuca jidkan lagu dayac tiray ayaa qayb ka ah mashaariicda horumarinta degmooyinka ee JPLG kuwaas oo ay Garoowe kamid tahay degmooyinka laga hirgeliyey . Munaasabadii wadadan xarigga looga jarayey waxaa kasoo qab galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo madax ka socota hay’adaha bixiya dhaqaalaha mashaariicda JPLG-ga. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay duqa degmada Garoowe Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor), wuxuuna mahad balaaran usoo jeediyey hay’daha ku deeqay dhaqaalaha ku baxay masharuuuca wadadan lagu dayactiray. Duqa Garoowe waxa uu sheegay in mashruucani uu ku jiro mashaariicdii JPLG iyo sanadkii 2011, isagoo xusay in wadada maanta xarigga laga jaray ay isku xirto xaafadaha Wadajir, Hodon iyo Waaberi.
  10. Wefdi ka socda dalka Germany ayaa maanta soo gaarey magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Wefdigan ayaa waxaa horkacayey wasiirka iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta ganacsiga ee Germany Dag Nabel. Waxayna kulan la qaateen Ra’iisul wasaare ku-xigeenka DKG ah ee Soomaaliya ahna wasiirka ganacsiga C/wahaab Ugaas Xuseen Khaliif. Labadan mas’uul ayaa markii uu kulankooda oo ka dhacay garoonka Muqdisho soo gaba gaboobey kadib Saxaafadda shir u qabtay, waxayna ka warbixiyeen waxyaabihii ay iskula soo qaadeen. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka ganacsiga iyo wershedaha ee DFKG C/wahaab Ugaas Xuseen Khaliif ayaa ugu horeyn hadalka qaatay. Wuxuuna sheegay in ejeedada ka danbeysa booqashada wedigan Jarmalka ahi ay tahay sidii ay dowladda Soomaaliyeed u caawin lahaayeen kadib markii ay la dhaceen waxqabadkeeda. wasiirka iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta gacansiga ee Germany Dag Nabel ayaa isna sheegay in isaga iyo wefdigiisaba ay farxad u tahay inay magaalada Muqdisho yimaadaan. Dag Napel ayaa intaas ku daray in xiriirka labada dal uu 25-sano kadib dib usoo laabtay, islamarkaana dowladda Germany ay ka go’an tahay inay Soomaaliya ka taageerto dhinacyo badan. Wefdigan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee ka socda dalka Germany ee in mudo ah magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho soo gaara. Waxayna booqashadoodu timid ka gadaal markii dhowaan mas’uuliyiin dowladda KMG ah ee Soomaaliya ka tirsani ay dalkaas safaro shaqo ku tageen.
  11. rudy-Diiriye;812367 wrote: Hi Brother Kingofkings...I am sorry to see that my lil throw robbed u the wrong way! I wanna tellya personally that I do respect your opinion since its yours & yours only. As the somali saying goes, nin ragaha garabkaaga la dayaa! That said, I wanna talk to you about a thing called free speech in the democratic part of planet earth. Anyway one has the right to criticize or remark their opinion about leaders despite the judgement of such leader supporters or non supporters. So, if you are a living member of planet earth, you should confirm to this idea. If u aint, then u got alot to earn my brother. I would suggest to learn about this fast & enroll in a good school about the concepts of what is called Democracy and free speech. I am sure that you are well aware of my status as father and a hard working husband. However, even though u patronized me as the opposite sex, i aint gonna sweat that and hold any sort of grudges against u. I will just tell you that i really apologize if i brought out your demeanor manor and wish that in the future, you will respect all your somali brothers and sisters as equals always, no matter what side of the coin they prefer. Thats the way we all humans need to treat each, despite our differences in what life environment presents to us. ce la vie. thanks. but i am a bit lost. i thought i was going to get the rudy treatment. oh well better luck next time. but, no, i'm only teasing. i have yet to take anyone's posts or remarks, unless its clear clan remark, personally. on free speech, Rudy, i'm only few handful of people here that respect the right to free speech. i don't care what anyone says or do. so, i am not against your right. on the gender, i thought and i kid you not, i thought you were mid twenty year of gabar. but as big notorious once said, now i know. so, don't take my comment/post seriously because i'm only teasing.
  12. Vsabba;812365 wrote: Saxiib if you want others to respect your opinion, you you have to respect theirs so calalka yare sxb don't take it seriously. it's just for fun.
  13. Mukulaalow;812351 wrote: I like reer Mudug, there is some degree of innocence in them. but they can be bloody stubborn. what somali dialect do you speak:confused: is it af may may:confused: